LUUL SODOGEED O KUCEEBOOBAY MAXKAMADDA HORTEEDA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 149

  • @naruurochannel2174
    @naruurochannel2174  23 години тому +7

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
    wa.me/c/15312185147

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 20 годин тому +7

    Sharciga islaanku wuxu FarayA. Inad koriso Agoonta & Rajada Anaga ku Sheegeyne kkkkkkkkk Hunguri weyne ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 21 годину тому +9

    Odayga xawaadle waa safiih ay isticmaalayaan saleebaan iyagoo ugu neceb soomaali beesha xawaadle ilaaheeyow ceeb hanoo dilin

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 19 годин тому +4

    Ilaahow u naxariiso Qabrigeeda u Waasaci Janofardowsa ka Waraabi Aamiin yaa Rabi InshaAllah Luul

  • @umu_muharas
    @umu_muharas День тому +9

    يوم لا ينفع مال ولا بنون

  • @KhadroMazamed
    @KhadroMazamed 23 години тому +6

    salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 23 години тому +16

    Horta SHALAY Marka GABADHA ay nooleyd oo caruurtani agoonta ahaayeen ODAYGANI caruurta wax ma ka ogaa?

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 22 години тому +1

      Maya odaygaan reerka sid cali uyeertay mar dambe ola is mari waayay yaaaab

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 19 годин тому +4

    Xishodka Rabbiyoow hanaga qadin xataa ka xishon mayo abaha gabadhisa silica logubay waa hunguri radis ninkan. Ma oga miyaa in caruurta intayan korin ladili karo isagana lafakinkaro. Ninkas iyo inta dulmiga ladaba tagan ba Rabbiyoow nadhafi Aamiin Yaa Rabbi.

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 23 години тому +4

    Saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw saw Amiin Amiin Amiin ya rabi

  • @Caaydruus
    @Caaydruus 20 годин тому +3

    Alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar alaahu akbar

  • @Caaydruus
    @Caaydruus 20 годин тому +2

    Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu Salalahu caleeyhi wasalam wasalam

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey День тому +8

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 23 години тому +6

    Odaygan leh carurtan awoowe u ahay, waxaynu lenahay shame on you, carurna dan uma haayo oo waxa laga yaaba in uu sanba ka warqabin oo uu san waxba tarin, marka waxan leyahay dhuunta lagugu dhufey oo candho maroodi ku gashay ee masha isaga carar sida wax laguma doonee.
    Hadalna meshan ugamaba furna hadu yahay qof wax isku falayo oo inyar xita xishood leh.😢 Allah yahdik

  • @ayanhirsi211
    @ayanhirsi211 22 години тому +2

    ODAY WAALAN WAAYE DIYO UU RAADINAA SUBHANALLAH HUNGURI BADANAA MA LUUL BUU SHAQO KU LEEYAHAY ODAYGAAN MASKAXDIISA JUUSTO MA AHA EE HALA BAARO

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 22 години тому +1

    ASC Masha Subhanallaha Allahu Akbar Subhanallaha Somaliye cajab waxa arakta wax kayabiiya inta aduka kunooshahay asaga xaq lagu leeyhay diniyan Subhanallaha Allaho imanka nagusug Amin yarabi 🇸🇴🇸🇴

  • @IfraxMuqtar-v3c
    @IfraxMuqtar-v3c 22 години тому +4

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @farhiaabdi2505
    @farhiaabdi2505 День тому +7

    Manijar saadiyo xirsi idinka maxaa ugu shaqeeyn weydeen

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 22 години тому +2

    Odayga Sacuudiga ayuu ku soo wareeray oo baabuurta ayuu dhaqi jiray inuu gaajada uga baxo gabadh ay reer dadoow dhalay inuu ku lacagaysta ayuu rabay ilayn waa cidii ay jidgooyada u taalay ee musaafirka dhici jiray ma lacag uu meel dhoow ku arkuu daynayaa waa wuxuu Sacuudiga uga yimid

  • @hkay980
    @hkay980 19 годин тому

    Although i condemn wholeheartedly the women who are hellbent in defying the court outcome, the grandfather has the right to be heard....this a valid request

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 21 годину тому +2

    ❤❤❤❤❤❤ Wooooow Hunguriyaaaa Ilaahayow Imaanka Nosug Yarabi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @RFJ985
    @RFJ985 21 годину тому +3

    اللهم امين يارب العالمين

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 17 годин тому

    Ilaaheye ha u naxariisto dhigedn ranbi ha so iftionsho 😢😢😢Odayga wa nin Saad qaadeye xunbo cusakaye ilaaheye xaqa ha nagu hagaajiyo😢😢😢

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 5 годин тому +2

    Salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxmedDaahir-y3h
    @MaxmedDaahir-y3h 5 годин тому

    Said Cali FALILLAHIL XAMDU waa cibaado io xaqii oo lafulinayo isha Allah

  • @miskiomar4399
    @miskiomar4399 21 годину тому +3

    Allahu Akbar

  • @user-tq5ok4jv4p
    @user-tq5ok4jv4p 23 години тому +4

    Scw scw scw scw allaaho akbar

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 22 години тому +1

    Waayaaaab claahi wcs
    Odaygan cebobay REER SALEBAN wata okiiskii markuu adkaaday sacudiga uga yeerteen
    Lama arkin markay gabadhu sakaraadeysay ilmuhu oynayeen laakiin 2 arin wada
    1. In u kiskan ugu rido cadowga ilmaha ha qaan gaaraan halkala doransiyo isgo ilmaha cadow uloogi kara si xataa sixir lowarabiyo si siidcali lo daayo ou uqaato lacago badan
    2. Arimo lacageed olagu sasabtay nala shaqee 😢😢😢😢

  • @luulmaxamed2257
    @luulmaxamed2257 17 годин тому +2

    Anoo aaqiro jiro aduunka allaha kugu ceebeeyo waa odeygaan o kale

  • @hawohared2814
    @hawohared2814 17 годин тому +2

    Scw scw scw
    War odayga waxaa kaqaldan wuxuu umaleeyay in hanti aygabadhu lahayd layskuhaysto

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 хвилини тому

    waa oday dhiig islam qaba oo dadqalato u eg subxaanallah

  • @fathiafara9156
    @fathiafara9156 21 годину тому +1

    Aamiin yaa rabi

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 21 годину тому +1

    Odaygaan wuxuu wadanka ka tagay 1989kii waligiis ilmihiisa lama soo hadlin oo wuu ilaabay hada wuxuu soo doontay waydiiya malaha dadka qurbaha ku xayraamay ayuu ku jiraa

  • @sahrahashi8838
    @sahrahashi8838 11 годин тому

    Oday meel fariiso hunguri ba kuwada Allah ku ceebee maxay tahay xaqa ka maqan oo uu radin subxana Allah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 17 годин тому +1

    Odaga Xawaadle Caruurta ha laga ilaaiyo hadii loo dhiibo caruurta halis ayey gali karaan

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 22 години тому +2

    Scw

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 17 годин тому

    MashaAllaah I hope inlatoogto dilaagii luul dilay❤❤

  • @user-lu5kd2ik1x
    @user-lu5kd2ik1x 23 години тому +2

    Waa dacwadii ugu hungurixumayd

  • @rodaali169
    @rodaali169 23 години тому +1

    SCW Amiin

  • @fatimoadan6677
    @fatimoadan6677 22 години тому +2

    Scw scw❤

  • @hanadqeys9667
    @hanadqeys9667 6 годин тому +1

    Odayga Asaa luguhiis isku keenay😂🤝

  • @CabduqadirCusman-wy3gv
    @CabduqadirCusman-wy3gv 19 годин тому

    Isha allah waa la fulinayaa xaqa alley taqaanaa waana laga jaa sinayaa waqtiguu allah yirahdo wbtf

  • @MohamedAhmed-tq3sc
    @MohamedAhmed-tq3sc 20 годин тому

    Diinta islaamka iyo sharciga axkaamta Soo baro dhaha odayga dhalay ilmaha luul cabdi casiiz awowgood ah

  • @FatumaMohamed-l9e
    @FatumaMohamed-l9e 22 години тому +2

    Scw scw scw

  • @IsmailMohamed-n8w
    @IsmailMohamed-n8w 22 години тому +1

    Xawadloow warkina sidan miya gabdha Sheqal aydba magteda xog ku qadanesan😂 Somali waya bantahay

  • @mohanedadendhuubow1274
    @mohanedadendhuubow1274 23 години тому +1

    Waxaad rabtay maad afka ka sheegtid illeen sharciga waa la marsiiyay oo waa la xukumay micnahaagu dadku wey fahmeen haddii diyo la qaadan lahaa ilmaha ayaad reerka la qasan laheyd oo aad isku dayi lahayd in aad boobta adeer waliyu damka ayaa kiiskan maxkamadda keenay ee marka gabadhaada alla kumaba keenee ay wax gaaraan adiga u dacwoo oo ha oggolaan in cid kale kula maamusha dadkoo dhanna wey ku fahmeen ee iska dhuumo haddad xishooneysid.

  • @fatimoadan6677
    @fatimoadan6677 22 години тому +1

    Amiiin❤❤

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 День тому +2

    Halatoogto nejisja odaygan wareersana yaqabsada

  • @SucaadohusseinHassan
    @SucaadohusseinHassan 21 годину тому +2

    Scw Scw Scw Scw

  • @GacaloInamaxamad
    @GacaloInamaxamad 8 годин тому

    آللهم صلي وسلم وبارك عليه وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc 23 години тому

    Subxanallah ninkaan waa jahwareersan yahay kiiskaana meel ugama banaana luul aabaheed baa dhiigeeda iska leh odeygaan waa xoolo raadis iimaanka Allaha ku sugo cajaaib waxiisa waa qasab diyo ha lagu qaato aduunyo waxan la arkeynin malaha 😢

    • @fowzia-hy6fc
      @fowzia-hy6fc 23 години тому

      Sayid cali nin xabsi ku jira umaba eka qosolka ka muuqdey At least Inuu ka qoomameeyo ayey aheyd falka uu geystay waxanse Allaha awooda iska leh ka baryeynaa marxuumada xaqeeda inuu soo ifiyo 😢

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 13 годин тому +1

    Imaanka tagsii lagasaar😂😂😂😂😂

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 23 години тому +1

    Doctor xabeeb hala geeyo odeygaas wallahi maskixiyan ayuu u waalan yahay haduusan ilmahaas oo uu awoowga u yashay wiilkiisa dhalay AUN wax siin karin muu iska aamusa odeyga waa wasaq wlhi dulmi ayuu ku doodaaa tuug waayay war ilmahaas agoonta Iyo rajada ah adeer Ilaahay baa aduunyada keensatay kana jeclaadey Labadooda waalid Rabigii aduunyada keenay baa rizaaqadooda keenaayo ee naacda kala tag dheh wuxuu doqonsanaa xawaadle aqli leh la waa saa waa dad waligood ciilan oo baahan Hawiya inay dad dilaan dulmi isku raacaan ma ahinee xaq maba yaqaanaan wallahi cuqubo Alah ayaa idinku dhici doonto wallahi hadaan jaracaas mujrimka la dilin AUN wlshay Luul qabrigeeda waasac Iyo nuur ilmaheedana Ilaahay ha u xafido Awoow kaloo wanaagsan baa Ilaahay siiyay Alah ha u daayo oo kama qaado best Dad ayaan dhihi karaa wallahi gabadhiisa Xaqeeda u soo dhiciyay guuleyso Aabo Abdicaziiz

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 23 години тому +1

      Xaaqu waa soo dahiray ee odagaas waa odayaashii dhibka Shanta Somaliyeed halkan jojiyay ee hala xiro Maxakamada xaaqa bay ku dhawaqaday

  • @Axmedsaki-fl2ih
    @Axmedsaki-fl2ih 23 години тому

    Waa imanlawe somaliyed halayabin

  • @ContentGamingHeadset-ci4xl
    @ContentGamingHeadset-ci4xl 23 години тому +1

    Boos ogama banaano aabaheed ayaa shaqo kuleh adeer rali noqo

  • @HooriDucaale
    @HooriDucaale 21 годину тому

    Waan kutageraa waayo waxaad shegtaa xaqiiqda ilahay haku xafido

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 21 годину тому

    Wcs wrwb
    Saw. Odaygaan ha u bixin waa oday da ada heyso oo isku dardarsamaye. Waa lasoo lugooye wayiskacadahay waxii cecelilahaana koleey woo kasoo fakaday.

  • @leylaahmed5716
    @leylaahmed5716 22 години тому

    Saallaallahu caleyhi waasalaam ♥️

  • @QadanDayib-u3w
    @QadanDayib-u3w 20 годин тому

    صل الله على وسلم

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 День тому

    subxan llaah walahi wa ceebobay odaygan ❤❤❤

  • @MohamudAbdi-zq6ej
    @MohamudAbdi-zq6ej 23 години тому +1

    Adiga oo suufi ah rabigaga aqanin yat wah ushegi walalow uffffgvvvvf

  • @AaminoAamino-us2rj
    @AaminoAamino-us2rj 20 годин тому

    Asc.xuseenow.waa.dhacada.wanaa.kaar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SahraSiman-uu1uk
    @SahraSiman-uu1uk 2 години тому

    Aabo gabadhiisa cadaladeda usoo dhiciyey lkn wali lama aamini karo ilaa tiirka lasoo istaajiyo oo wajigisa uu arko aabo cabdicasiis😮

  • @ZahraAbdullah-nx1lt
    @ZahraAbdullah-nx1lt 20 годин тому

    WIILKA CARUURTA UWEYN IYO AWOOWGIIS AAD AYEY ISUGU EGYIHIIN

  • @ugaasocabdilahi9296
    @ugaasocabdilahi9296 22 години тому

    Allaaah mudilaaaha madam kulul hahaha Shaya cadaladaa

  • @ahmedabdi3878
    @ahmedabdi3878 19 годин тому

    Isaga.dila.sii.daaya.sayid.cali.kan.lacagta.raba.dil.sii.daaya.sayid.cali.kan.dila.lacagta.raba

  • @ilhan687
    @ilhan687 17 годин тому

    Ninkani waa daydaaye waaynaadaye baan odhan kära dhiig aanu la,haayn buu isbaaru uu dhiiganayaa.waa cajiib.

  • @ZahraAbdullah-nx1lt
    @ZahraAbdullah-nx1lt 20 годин тому

    WADAADKU WAA XOOLA DOON EE CARUURTII AGOONTA IYO RAJADA AHAA MAKA WAR HAYAA

  • @AliMoalim-k7n
    @AliMoalim-k7n 21 годину тому +1

    Waa sax

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 23 години тому

    Ninkaan wallaahi ma xishoonaayo bal arak waxa uu la soo shirtagay SHEYDAANKA!!!!

  • @user-tt1lt7dn2b
    @user-tt1lt7dn2b 21 годину тому

    QABRI CEEBED HORAY LOOMA ARAG

  • @SamiiraSaleban-fd7hi
    @SamiiraSaleban-fd7hi 9 годин тому

    Qald ba laga dhadjiciyey
    Dhiigeeda ma laha waa qaldan yahy

  • @faadumomuhumedgaabay-kh7mk
    @faadumomuhumedgaabay-kh7mk 20 годин тому

    Wale ceb loma dhibto qofka. Qalaalan maxa wado ama is cebey ama qeyliya xaqa luul ilahey aya laga sugayan isagana shaqeynayo insha alah

  • @user-ei3ge8em6b
    @user-ei3ge8em6b 18 годин тому

    Ma fahmi kartid ilmaha asagaa dhalay luul abaheed ilmahaa wax kama galin yaa leh llmaha o ay ku abtirsadaan waa sax xaqooda in la dhaafiyo ma ah diyada ciyaalkaa leh wax fahan ninkaan meel wax ka qaado ma joogo ee wax ilmaha ku qabsan karo ma jiraan ilmaha hada waxaa haystaan wax ku filan oo ay ku helaan xaqii hooyadood

  • @mahdiosman3249
    @mahdiosman3249 20 годин тому

    Waa dilaalka dadka dhintay 😂😂😂 usheega ninkani wiilkaaga muudilin ee wuxuu dilay gabadh dad kale dhaleen 😂😂😂

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 21 годину тому

    Ninkan gabadhisa gubay isaga ayaa dhiban haddii uu gubay waayo xisaabi aakhiro ayay jirtaa in la qisaasa Isaga ayay u fiican tahay laakin u jeedkan waxaan u fahmay waa kiis siyadadeed

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 23 години тому

    Odaygaan wuu xanuuunsan yahay? War baxoo ilmahaan wax ka kori hunguriga alla Kaa qabayee?

  • @gdydddhhxh1474
    @gdydddhhxh1474 12 годин тому

    Subxana allh aduun waakaas😢😢😢😢

  • @MaxmedDaahir-y3h
    @MaxmedDaahir-y3h 5 годин тому

    Tiibishoolkaan XL maaha waa tumaal

  • @DekaAhmed-qp9em
    @DekaAhmed-qp9em 20 годин тому

    ibanka allaha kuqado odoygan walan

  • @Omra-qt7jo
    @Omra-qt7jo 23 години тому

    Duli af weyn oo melkasta oo xun fiyuus ka radsho xaran cun dad isku dire namimiye musliminta fidno dhegay

  • @NimoAbdirahman-f3l
    @NimoAbdirahman-f3l 23 години тому

    Nairobi Maka Hawley gashaa

  • @amranapdilaahi4228
    @amranapdilaahi4228 23 години тому +1

    Scw scw scw waxaas igadaayoo warka isii luul cabdilahi

  • @xuseencabdulaahi114
    @xuseencabdulaahi114 23 години тому

    Sxb ha quslin ninkan xaq ayuu u leeyahay odaygan ilmaha uu aabaha u yahay suaal shareecada islaamka odygan ilmihiisa qeybta hoyodo ayey wax ku leeyihiin dhiig ama dhaxal ee qosol ma ahan teed kale

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u 14 годин тому

    soomaliya waa ey walatay waa eyna isku waalatay yaa saxan iyo yaa qaldan lama fahmi karo lkn waxaa loo bahanyahay adoo lagaa qaldanyahay in aad iskaga tagto

  • @abukarahmed2474
    @abukarahmed2474 23 години тому

    war awoowe waalan waxba lagama dhageyso ee ninkaan wax hala fahamsiiyo

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 23 години тому

    weli ma dhistirmin xukunka waxa. dhadhau dib u eegis is hortaag ,caruurta inay qaangaadhan ayaa la rabaa

  • @laylacabdiqani9121
    @laylacabdiqani9121 22 години тому

    Salalhu caleehi wasalam

  • @user-ei3ge8em6b
    @user-ei3ge8em6b 18 годин тому

    Waa lasting day daynaa ilmihiin waa dhaafisay lacagtii talo xumo

  • @fatumahassan8924
    @fatumahassan8924 19 годин тому

    Asc. Somali yey bal ninkaa eega waayabe iiman laantiisa meel aan waxlaga. Radinin ayuu huguri kadoonaya suxaanalaah waa dilal iiman belay. Ha dhagaysanun wuu washaye

  • @user-vl6kp6ck5x
    @user-vl6kp6ck5x 21 годину тому

    Horto waxaas ha iidanbeyse manager sacdiya 😂 maxaa ay qabataa ? Maxaase adigu ugu shaqeyn weyday oo youtube bariis oo ga soo raadsatay ???? 😂

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame7528 19 годин тому

    Istaqfurulaah, somalidu diintooda waa sideey maleey nayaa, hada odayga awoowga war baxinta uu rabo inuu yiraa waxbaa ka si ah oo si sax ah uma sheegayo, balse waxuu rabaa inuu yiraa sida fiqiga islaamka , hadaan jilciyo matalan adiga ina macalin ah hooyadaa iyo awoowgaa hooyadaa dhalay yaa xaqa ugu badan leh nabar kow waa adiga sabab quraanka aad suuratul nisa hooyaada sidee loo dhaxlayaa alle hadeey wiil leedahay waxeey waalidku leeyihiin intaas yacni waa wax ka yar in badan inta wiilkeedu leeyahay, maxaa lasameeyn waxaa lasugayaa inta wiilka luul ka qaan gaaro si uu gaanka uga qaato hadii loo qasaasayo iyo hadii diyo uu qaadanayo.

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 22 години тому

    Iimaan ka beel maxaa kagaay gabadha ma isagaagalay caruurtuu kuqaraaban

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i 22 години тому

    Odaygan waanin waalan

  • @user-ei3ge8em6b
    @user-ei3ge8em6b 18 годин тому

    Cadaalada mag hadaa qaadato maxaa raadinee waa cadaalad waa diiday maxy soo kordhinee 200 dollar aa diiday mana la Tongan doono

  • @canabmohamed6213
    @canabmohamed6213 19 годин тому

    Waa oday majnuna ah

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 23 години тому

    Ellahay xaqa ha u hiiliyo

  • @fathiafara9156
    @fathiafara9156 21 годину тому

    Subxaan allah ax ax ax wlhi😢😢😢😢😢

  • @ifraxmohamed9774
    @ifraxmohamed9774 19 годин тому

    Muxuu kuqoslayaa dameeri dhaanraacdygan

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey День тому

    Subxanllh subxanllh odaygan una dambayn waa qof xanunsan subxanllh subxanllh subxanllh subxanllh yaab ninkas diilaga tiirka tiirka tiirka tiirka diilaga togasho

  • @jamilamusse5616
    @jamilamusse5616 22 години тому

    Weey soo waaleen