FARIIMO Cabsi gelin ah oo Shacabka ISRAlll Mobeylada loogu diray & N-Yahu oo helay wixii uu doonayay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999

КОМЕНТАРІ • 124

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 8 годин тому +6

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul Somalia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 10 годин тому +10

    Thanks maracadeshow❤ intaas laga nixiyey ayaaba igu filan😂
    Guul baan urajeynayaa dhamaan mujaahidiinta reer falastiin inshaa allaah❤

  • @Seyfulah114
    @Seyfulah114 10 годин тому +23

    Kusali Nabi muxamed scw ✍️ ❤️‍🩹 😊🤤

  • @CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad
    @CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad 5 годин тому +3

    اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم أحررالمسجد لأقصى

  • @JOKER___980
    @JOKER___980 9 годин тому +6

    Kusali nabiga scw

  • @HodanSamatar-w7s
    @HodanSamatar-w7s 6 годин тому +2

    Allah swt yahuuda ha jabiyo guul iyo xornimana ha siiyo falastin 🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @SaadoSaadoalihussein
    @SaadoSaadoalihussein 10 годин тому +24

    اللهم انصر اخواننا المسلمين والمسلمات في كل مكان

  • @NajmoCadar-vx2tv
    @NajmoCadar-vx2tv Годину тому +1

    Sow.scw.scw.scw.guul.xisbula.guul.falastiin.guul.musliminta.oo.dhan

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 10 годин тому +5

    Yuhuuda waa in la dhadhansiiyaa kulaylka

  • @MaxamadMuxumad-j1i
    @MaxamadMuxumad-j1i 9 годин тому +3

    اللهم انصر إخواننا المسلمین

  • @CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad
    @CnuurcumaraxmadCnuurcumaraxmad 5 годин тому +1

    اللهم إني أسألك باسمك القهار أن تقهر من قهر إخواننا في فلسطين اللهم أحررالمسجد لأقصى اللهم أمين يارب العالمين

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 9 годин тому +2

    Qofkas qarijinta kuhowlanaa isku niyad nahay💯💯💯💯💯💯💯🫡🫡🫡🫡🫡🫡💯💯💯💯
    Dunidan sharci kama shaqeeyo SHANTA kashaqeso yahuud iyo xabashi iscelin mahee Xalkle malaha. Guul all muslims insha allah🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸💯💯💯

  • @أبومريم-م7ذ
    @أبومريم-م7ذ 9 годин тому +3

    Israiil waxba yey isaga bixin dhulka reer falastiin anaga waxan sugeyna oo aan ku kalsoonahay nasrigii allaah swt

  • @abdihakimgaani6270
    @abdihakimgaani6270 8 годин тому +1

    اللهم انصر اخواننا في سوريا ،و لبنان ،و فلسطين ،

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 8 годин тому +1

    Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka halagooyo amiiiin yaarabi 🎉🎉🎉🎉

  • @MaxamuudAbdi-zi5ph
    @MaxamuudAbdi-zi5ph 10 годин тому +2

    Today first comment ilahayow falastiin ugargaar ❤❤

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z 3 години тому +2

    Mrcade show wll qaali xisbolaah jog wen ayaa lagarseyey sokabasho ayaan orajeynayaa

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t Годину тому +1

    Alaha unaxaristo inta ku dhimatay lubnan amin

  • @AbdirahmanMahamud-tl9qv
    @AbdirahmanMahamud-tl9qv 9 годин тому +2

    Natanyahu gacanta yahuuda ayaw Ku bixi doonaa Insha Allah.

  • @khaalidc.casiis2825
    @khaalidc.casiis2825 9 годин тому +2

    السلام عليكم
    Wll maracde alle haku barakeeyo ee waxa fiicnan lahayd adoo dawladaha diiday aragtida golaha amanka ee qaramada midoobay magacyadooda noo sheega amba bartan kaheli lahayn tilmaamq
    Waad kumahad santay wararka xaqiiqde marwalba nasoo gaadh siisid

  • @MohamethPazher
    @MohamethPazher 7 годин тому +1

    ilahayow ugargaar wllhayga reefalastiin

  • @XawaCige
    @XawaCige 9 годин тому +1

    Isreal meelwalba balayo daran allha kukeno nolosha allha ku ciqabo amin amin amin

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t Годину тому +1

    Guulaysta dhaman cadawga yuhuda insha alah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedSheikh-ki6wd
    @MohamedSheikh-ki6wd 9 годин тому +1

    Ilaahayoow argagaxa siyaasi yuhuuda

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 9 годин тому +1

    Mujrim natanyahu Ilahey baa qaban doono maalin uun inshaaallaha

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 9 годин тому +2

    WARIYE.... WAXAN KA CABSANEYNA, INTA PEIRUT AY KU MASHQUUL SANEYD, WAXAAN ARKEYNAY CIIDANKA SAHYUNIYADDA OO XUDDUKA KU MEREYSANAYEN, TOLOW MA QARAXYO AYEY, XISBULLAH U DUUGAYEEN.

  • @NajmoXuseen-rt5ns
    @NajmoXuseen-rt5ns 8 годин тому +1

    Qaramada midewe maxey 12 bilood oo dhan ugu qawatey Israel mexey 1 bil ugu qawan weyday shacabka falastin we Babe eene😢yared hdan hadan qaramda midowe masuul ka ahan laha🥹

  • @ITZ.SL75
    @ITZ.SL75 10 годин тому +1

    Walaalow hanoo xayeysiin dhul aan aheen Soomaalia please

  • @abdirahmaanhassan9083
    @abdirahmaanhassan9083 9 годин тому +2

    Waa dagaal cyper attack ah hor dhaciisii,qof kasta oo linkigaa riixay ama galay ayaana xogtisa si fudud lagu heli doonaa dhibanae ayuuna ahaan donaa

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 9 годин тому +1

    Allaha u gargaaro falastiin.

  • @XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv
    @XasanNuurmuuseXasanNuurm-ue8uv 10 годин тому +2

    Sxb manta waad soodhaqsatay

  • @HassanYacin-k3o
    @HassanYacin-k3o 2 години тому +1

    Allahu abkar

  • @KhadarSigadMahamed
    @KhadarSigadMahamed 10 годин тому

    Allah haka qabto yuhuuda falastiin guul isha Allah

  • @NimcoFarxaan-p7l
    @NimcoFarxaan-p7l 8 годин тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤

  • @MaxamedNuur-s5n
    @MaxamedNuur-s5n 9 годин тому +1

    insha allaah

  • @wayahaaduunka554
    @wayahaaduunka554 9 годин тому +1

    Labada way noqon kartaa in Israel gudaheedu SMS dirto ,waxa kale oo dhici karta in la jabsaday system koda telecommunications ka

  • @muhuboise751
    @muhuboise751 10 годин тому +1

    Waxaa kadabaya israaill dhabka aygeysteen rerlubnaan ay daka kasojudinaayn

  • @superodinga
    @superodinga 2 години тому +2

    Sxb dhawaaqa eraygan PAYGER ee af-ingiriiga ah, ahna aalada Lubnaan lagu qarxinayo waa "PEYJAR" ee PEYGAR maaha ee iska sax.

  • @CabdullahiCali-v2s
    @CabdullahiCali-v2s 8 годин тому +1

    Yahuda allah jabiyo

  • @CismaanMaxamed-m8s
    @CismaanMaxamed-m8s 10 годин тому +2

    Guul

  • @medidriss8474
    @medidriss8474 Годину тому

    Macha Allah waxaad gartay 650k walaalkay Med avance toi

  • @MusseAbdilaahi
    @MusseAbdilaahi 4 години тому +1

    Amiiin Amiiin Amiiin

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z 3 години тому +2

    Asc

  • @bashiirhudle369
    @bashiirhudle369 Годину тому

    mansha Allah guul

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 9 годин тому +1

    Xisbulah iyada xuduud cidlo ah in ay weerarto mahane magaaloyinka maxa udiidy mafahmim

  • @bashiirhudle369
    @bashiirhudle369 Годину тому

    mansha Allah

  • @CismaanMaxamed-m8s
    @CismaanMaxamed-m8s 10 годин тому +1

    Waa Aargoosi

  • @caadilcade
    @caadilcade 10 годин тому

    Dagalka 3aad Adunka Waxyara Ka dhiman Insha Allah

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir 10 годин тому +1

    Saaas baa la idinka rabaa😂

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 3 години тому

    Ascwb walaal. Ma laga yaabaa inay askarta Israaiil rabaan inay ka faa'idaystaan khalkhalka war'isgaadhsiinta Xisbullah si ay weeraro ugu qaadaan Lubnaan? Baarak'Allaah fiik.

  • @bedalcawale2179
    @bedalcawale2179 10 годин тому

    waxa uu diray fariimaha dadka reer israil waa moosad oo uuga dhigaysa digniin

  • @MohamedSheikh-ki6wd
    @MohamedSheikh-ki6wd 9 годин тому

    Waxaan arkay ayeey dhaawacyo soogaaray askar yuhuudah waxaana sheega Kanaalka alcarabi alakhbaar

  • @dulxajcismaa9092
    @dulxajcismaa9092 8 годин тому

    Maxaad keenya❤ noogu xayeysiinaysaa

  • @husseinhassan7110
    @husseinhassan7110 6 годин тому

    Royal waxey ka jiraan nairobi nairobina waa qurbonacas loomana baahna ka fikira xaalka wadankeena nagana daaya xayeysiiska xaalkale keena soomaaliyey away wadankeena

  • @AbdikarimKalkaal
    @AbdikarimKalkaal 7 годин тому

    Please sida loo akhriyaa waa payjars ma aha paygars

  • @farxaansiyaad1242
    @farxaansiyaad1242 9 годин тому

    60 maalin ayay eheed in loo qabto waayo 12 bilood ka yar ayay ku dhameeyeen ummaddii Falastiin

  • @CabdulaahiXuseen-m8z
    @CabdulaahiXuseen-m8z 3 години тому +1

    Wll

  • @ApoApo-c6w
    @ApoApo-c6w 2 години тому

    We mahdsantahy

  • @DrcaydiidAhmed
    @DrcaydiidAhmed Годину тому

    Asc waxay aniga ila tahay inay fariimahaasi yihiin in dad waynaha ay jeedinayaan si ay uga yareeyaan culayska siyaasadeed ee gudaha ka saaran

  • @Shakir-ali581
    @Shakir-ali581 10 годин тому

    Mafiyadaba maxaa iyagaba loogu qarxin waayay😂

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 9 годин тому

    Scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤

  • @calikadawo2600
    @calikadawo2600 10 годин тому

    Bayjar waaye not baygar walale I taas noo sax mahadsanid

  • @CismaanMaxamed-m8s
    @CismaanMaxamed-m8s 10 годин тому +1

    Xamaas

  • @abdilahihassan2611
    @abdilahihassan2611 2 години тому

    WAXAN FILAYAA INAYNU BARANAY BEENTA YAHUUDA MARKAY DANLEEYIIN INAY XAALAD ABUURTAAN CIDKALENA KU EEDEEYAAN

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 9 годин тому

    YAHUUD CIDKAYELI MAJIRTO WARKADANE MASHEYNAYO FALASTIIN ANAISKALE

  • @fatimaduale7068
    @fatimaduale7068 3 години тому

    Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin waa dad yaab leh dowladaha carabto waxay sugayaan inta dhibku soo gaadhayo meeshii ay samayn lahaayeen sikasta ay uga hor tagi lahaayeen ileen daadku inta uusan ku soo haadhin baa la iska moosaaye alow xaqa nawaafaji

  • @lutfisaalim8581
    @lutfisaalim8581 5 годин тому

    Salam
    Please pronounce as payjers

  • @Kowsar-o8m
    @Kowsar-o8m 9 годин тому

    Xisbullah wa arsaneyna ayey hadal ka dhigten mar walbo ma asrasanayaan le yab😅 xisbullah xita casimada yahuda we duqeyn karta lkn fuley wye

  • @MOHAN.ABDULLE
    @MOHAN.ABDULLE 9 годин тому +1

    Saraakisha caafimaadka😂😂😂

    • @naam9190
      @naam9190 9 годин тому

      Waa sax dee waligaa madan maqal miyaa🤔

  • @NimcoFarxaan-p7l
    @NimcoFarxaan-p7l 8 годин тому

    Natanyahu wuxuu kubixi doonaa gacanta xamaas in shallaah

  • @Kowsar-o8m
    @Kowsar-o8m 9 годин тому

    Fariin israel lo diray micno malahan hadiiba side iyaga sameyeen xisbulah sameyn karin

  • @AmaalAden-d6t
    @AmaalAden-d6t Годину тому

    Sxb sidaa isku xidhkood u surto galaysaa internait jirin

  • @kowchannel
    @kowchannel 9 годин тому

    Numberada dal dhan waa la heli karaaaa

  • @MudalibMaxamed-y2g
    @MudalibMaxamed-y2g 9 годин тому

    Subxanalah

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 8 годин тому

    Daanta galbeed waa in ay ka faa'iidaysato ciidanka ka baxaya OO dagaalka yay dayn
    Rabbi haw hiiliyo muslimiinta dhamaan gaar ahaan Iyo guud ahaanba.

  • @أبومريم-م7ذ
    @أبومريم-م7ذ 9 годин тому

    Fariimo leysku diro aar goosi ma noqon karo

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 9 годин тому

    Sidaugudhaw oaynoqonkarto ama laorankaro waytahay wain dawladukadanbayso kunaxakamayso falcelinta carada shacabkukaqaban dhibatoyinka marwalba dawladodu uabuurayso wakahortag mudaharadyo dhicirabay ama horay usocday

  • @anisatamaam6701
    @anisatamaam6701 9 годин тому

    Waxa laga qarxiyay dad miyaa wax kunoqday

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 7 годин тому

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth 10 годин тому

    Awlad igu duce walalo inaga isku Somali ah

  • @nmcflims7421
    @nmcflims7421 9 годин тому

    Ciidamada tiewan ayaa weerarey xarunta soo saarta aaladan nimankii ayaa la weydiiyey sababta ay waxan u dhaceen lkn waxa ay sheegeen waxay sheegeen in ay shirkad hungry laga leeyahay ay share Ka iibsatey kuwaasi magacooda isticmaaleyaa OO qalabka sameysaneya markii la baadhey shirkadu maba leh ba wax bage ah iyo meel lagala xidhiidho kaliyata naag ayaa la heley taasina magac OO kala duwan ayey leedahay markaa waxaa la ogaadey in aysan jirin ba shirkada xitaa guriga warshadu ku shaqeyso wuxuu ahaa Guri laba qol ah
    Waxaa la ogaadey in ay yihiin sirdoonka mossad tasi ganacsigu re galbeedka ayey dhaawaceysaa

  • @BadriIsmaciil-s5x
    @BadriIsmaciil-s5x 8 годин тому

    Sac❤❤

  • @MudalibMaxamed-y2g
    @MudalibMaxamed-y2g 9 годин тому

    Guuuuuul xamas Guuuuuul xamas

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 10 годин тому +1

    Pager (g )da u aqari (j)

  • @HAMZE9.8
    @HAMZE9.8 9 годин тому

    Farita ayaa ka dambeye Israel wacalda

  • @warismohamud8888
    @warismohamud8888 4 години тому

    Goormaan xayeesiintaas oo kale ka bilaabaneysaa soomaaliya oo gobol walba ah.

  • @xamdisaahin4530
    @xamdisaahin4530 5 годин тому

    Gig niin Logambaah no xisbula. Waxaalgarabaajwaab

  • @MuseCllahi
    @MuseCllahi 8 годин тому

    Wax kajira majiro wa arin isra il ay samaysay

  • @Midnimada_Soomaaliya
    @Midnimada_Soomaaliya 9 годин тому

    Change the pronounciation into "pajer °

  • @RASHKAMAN-v6d
    @RASHKAMAN-v6d 3 години тому

    ❤❤❤

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 9 годин тому

    Wasuurtogal xizbulah intaysanhelin agabkale ciidamadedu kuwadaxiriiran inayweerarto israiil madama sirdonkedu kumilmay dariiqkasta obedelkake degdega ugaimaankarana ogankarto dhexda ugalikarto

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 9 годин тому

    Qofka xuni ma dhinto sida netanyaahu Biden trump.ina sheekh zaayed iwm

  • @ahmedollaadtirbac
    @ahmedollaadtirbac 10 годин тому

    Fariinta loo diray dhiig cabayaasha israaiiliyiinta ah si loo helo dad u dagaalama waxa ay kooxda natanyaahu soo wado oo ladagaala dadka idin cabsi gilinaayo oo amnigiina qatar ku ah
    Waana fariin ay muusaad ka dambeyso oo lagasoo shaqeeye

  • @maxedcumaraxmed9088
    @maxedcumaraxmed9088 6 годин тому

    Waa gumaystaha gudihiisa u jeedaduna waa in klaga jeediyo dagaalka lubnaan si aaney u mudaharaadin marka la qaadayo oo aaney u diudin furinta kale

  • @axmedwali7463
    @axmedwali7463 9 годин тому

    War fulaysana ma yuhuudbaa

  • @MaxamedXaajinuur
    @MaxamedXaajinuur 3 години тому

    Wf❤❤❤❤

  • @sacidmohamud9131
    @sacidmohamud9131 8 годин тому

    Pagers ma aga waa payjers mara cade

  • @cabdiraxmansulub4473
    @cabdiraxmansulub4473 9 годин тому

    Waar pagar maah waa peyjar

  • @Shxusen55
    @Shxusen55 10 хвилин тому

    🤲🤲🤲🤲🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸

  • @cabdiraxmansulub4473
    @cabdiraxmansulub4473 9 годин тому

    Waar wax maqal maaha pegar waa peyjar