Turkey oo hab cusub u wajaheysa wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya | Qubanaha VOA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 43

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 5 годин тому +6

    VIVA VIVA SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUUL Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 4 години тому +3

    Viva Dowlada dhexe e Somaliya insha Allah

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 5 годин тому +1

    CADOWGA CADOWGA CADOWGA SOMALIA 🇸🇴 WAA ETHIOPIA 🇪🇹 QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH QUSHAAASH

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 4 години тому +5

    Aniga maba ogi Sabata Ethiopia 🇪🇹 🇸🇴ula hadlayso waayo Ethiopia dhulkeeni ayay sheegayhaysaa soo maaha only Xabad war kale maya

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 4 години тому +1

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤

  • @hibogeedi8498
    @hibogeedi8498 21 хвилина тому

    Allah faraj ha noo furo kheyr leh

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 4 години тому +2

    Maxaa laga wada hadlayaa .ma badda aan aniga leeyahay miyaa laga wada hadlayaa ?daacad lagama aha arrinkan waxaa loo fasaxayaa abyi ku qabso ku qadi meeyside.xasan iyo fiqiyow dalkaan idinka ma lihidiin ummad somali la yiraa aya iska leh cid looga tanaasuli karo ma leh baddiina ayan rabaa inaan qaato ee ila hadla.💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @unitedafricancommunitydcau1333
    @unitedafricancommunitydcau1333 39 хвилин тому

    Well said Mr president proud of him🇸🇴🇸🇴🇸🇴Mr president i agree with his point of view, Somalia belongs to the great people of Somalia and yet Somalia has right to defend it's territory as well as internal as well external enemies, what Ethiopia is thinking about is day dreaming illegally. Absolutely 100%true.Somalia is not for sale nor it’s available for our neighboring countries to use our land for their own benefits Military space no Ethiopia troop in somali they are not peacekeeping empowered.There are some countries that are using some individuals within the Somali government to achieve their political objectives and this is not something the majority of the Somali people,Somali leaders are accepting.
    This actions will only lead marginalizing our people and some will lead to support some home grown business war terrorism that games play Kenya Ethiopian Force, European, American force misinterpreted Middle East and African.What we are asking our neighbors other world are to respect Somalias integrity and sovereignty and leave our internal politics alone Turkey, Egypt are not the owner Somali no place somaliland tribes government somali will never for sale or rent to our country any Ethopian, Kenya land issues before Kenya , Ethiopian mistrust Ethiopian Somali, Kenya somali, Kenya Force Ethiopian Force,.Somali Somali, somali force have it. We ready to go to our land and sea defending the secret of our country, Somali have had a tribal gangs governments everywhere in the Somali, but Somali do want to know the enemy of our country Ethiopian force, Kenya Force, European Force,U.S force, we are a one Somali. The leaders of Somalia have choice partner countries but to insult the Somali tribe government states of Somali to apologize to the other tribes land issues and that has destroyed the somali people land issues tribal conflict everywhere in the somali and the country of Somalia that was united Somali in 1960-2024 again please. Kkkkkkk the identity is passed with a blanket.We will see !!!A very articulate and professional president, this is the real policy of the sovereignty of Somalia, and a I’m a Somalia 🇸🇴 and I want all of Ethiopia all the way to Addis Ababa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🩸🩸🩸🩸🩸clear message to Ethiopia.
    ua-cam.com/video/-GJKkqtbAEA/v-deo.htmlfeature=shared

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 години тому +1

    Waaba yaabeye Turkiga muxuu noogu dabawadaa ithopia

  • @AlinoorSheikhAli
    @AlinoorSheikhAli 4 години тому +2

    Wadaa hadaal marabno. Xaduudka noo xiro oo aan yaaam dhahna. Anugaa mahaysana waxan ka hadlana garan mahaya ku dhaha madaxdey

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 44 хвилини тому

      WAGER!!!!!.40 SANO AYEY KOONFURTA SOMALIYA KA ARIMINEYSAY ETHOIPIA!!!!!
      XAGEET JOOGTEY!!!!!.

  • @NasroAli-fx1lg
    @NasroAli-fx1lg 5 годин тому +3

    Dhibaato Ayaan no keeneen Eithopia nabad nooma ilaalin wey Naga dhumisay nabadeenii uqubo h aku dhacdee

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 4 години тому

    salamulah

  • @sacdiyasaleebaanaxmed
    @sacdiyasaleebaanaxmed 5 годин тому

    ❤❤

  • @gaal2466
    @gaal2466 5 годин тому

  • @ChiefAbdullahiMohamedChief
    @ChiefAbdullahiMohamedChief 2 години тому

    Marayka ha lagal hadlo waxa dhacaya wax is raali la yidhahdo ma jiran

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 5 годин тому +1

    Beenloow barako laawe, VOA la'aanteed abaar waaye koob qaxwo sooqaado ee dhageyso waryaa.

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 4 години тому

    WAXA KALE KA SHEE KEE ZXB WARIYE WAXBA KAA MA GALIN SOMALIA 🇸🇴 IYO TURKEY 🇹🇷 JAMUURIYADAA OF SOMALIA 🇸🇴 JAMUURIYADAA TURKEY 🇹🇷 VIOE FAQASH ❌️

  • @abdinasirissack1357
    @abdinasirissack1357 4 години тому

    Asc voa somali sln kdb rr glbedka iyo carabtu iyo kuwo bdn m,rbn in Somalia 🇸🇴 ay nabad noqoto ayaguna ayan daro ayaaku dhacdey kadib markey xoga saaren qabill iyo dulmi

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 4 години тому +1

    🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️👍Abiy Ahmed, the king of Somaliland and Ethiopia
    CADOWAYAANLEENAHAY WAA SOMAALIYA
    MIYEEY ILAAWEEN 1988 HARGEYSA DIYAARADAHA BAMBOOYINKA SIDA QAZAA FLSTIN HARGEYSA SANAAG CERTIFIABLYAND CAYNABA BURCO BARBARA GIBILEEY U DUNTAY

  • @MowlidMohamoudmohamed
    @MowlidMohamoudmohamed 3 години тому

    Turki asagaaba dul wada

  • @boqorka-k1lb
    @boqorka-k1lb Годину тому

    Asc

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 2 години тому +1

    Madax weyne muse bixi waxaan leeahay yan lagu shirqolin ee marnaba hayeeli tugriga iyo masar inad horfadhisato waxay raban sidi in xarbi in lagu kharajiyo wariyayasha lasheegayan kasar dalka waa cidamo qarsone

  • @jirdealiali3965
    @jirdealiali3965 2 години тому

    Turkigu ha isaga boxo dhaxdaxaadinta Soomaliya waxay u fiican inay joojiso wada hadalada waayo way aragtay waxay Itobiya ka samaynayso dawlad goboleedyo. Cadawada Ila soomali galbeed ayay gaadhay.

  • @AxmedcrashidSheekhsaalax
    @AxmedcrashidSheekhsaalax 5 годин тому

    Dhi masha da alleh yaaje heeyay war iska celiya gomesta ha dad kii gomadaya

  • @AlinoorSheikhAli
    @AlinoorSheikhAli 3 години тому

    Yaaaaaa ladagalanka Alshbb Miya yiri😂😂😂😂

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 5 годин тому

    VIOE ❌️ VIOE 😂VIOE VIOE ❌️ VIOE FAQASH ❌️ QOXOOTI BEEENAAALE BEEENAAALE BEENTA TIIIIIIII ADUUUUNKA WAA VIOE FAQASH TO QOXOOTI

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 5 годин тому

    VIOE ❌️ VIOE VIOE ❌️ VIOE VIOE ❌️ FAKHASH TO QOXOOTI DABO DHILIF YAAAL LASHA QEEYA CADOWGA SHISHEEYE WARIYE QOXOOTI BEEENAAALE YAAAL WER BADAN

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 25 хвилин тому

    Muse biixi uqubo oow ka galay ogaademiyo samalia weeyen oo dhan

  • @abdifatahmahathussein4253
    @abdifatahmahathussein4253 2 години тому

    kenya oo mafia noqotay

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 42 хвилини тому

    WALEE QADAAWEYN WAR MA HAYSO!!!!!!.ETHOIPIAN, MEEL AANAY KOONFUR KA JOOGIN MABA JIRTO!!!!!.HADAANEY JOOGINA DAD RAACSAN BAA JOOGA!!!!!.

  • @CadeMumasar
    @CadeMumasar 2 години тому

    Tugrigu wad hadalkayga maxaa ka galay weligayo horfadhisanmayno daaqudada xamar iyo dabadhilfayada uu wato ee masar iyo tugriga oo dhimashan ka xigna wada hadal iyo is aragba

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 5 годин тому +2

    Maxay dhex dhexdin jimcaha wexi ka danbeya qalinka lagu doogaya heshiski kama danbysta aha

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 4 години тому +1

      Insha Allah. Guul Somaliland ❤

  • @ChiefAbdullahiMohamedChief
    @ChiefAbdullahiMohamedChief 2 години тому

    War ball doogle waa saldhiga keliya ee taageerika hadii muqdish xalane dagaal wadaniya ka qarxo looga tageerilaha

  • @FadumoMohamed-x8j
    @FadumoMohamed-x8j 4 години тому

    Wayab maxa Ethiopian naga dhaxeye iyadaba badna xoog ku rabta Ethiopian

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman8685 Годину тому

    somalia Maxaa galey heshkiis waayo wax dan ah naguma jirto anka waayo Barita hadad fursad u hesho hubkaas masameysan kartid somalida waa doqoma cadi ah madaxdood wlh dowladaha ayaa lugta ey ka xirtaa heshiiskaas waayo dowladi heshiiska gasho Barita masmeysan karto nugleer sida maa dadka ugu sharxdaan dowladii aan kamid noqon sida wadamada waweyn hubkaas ayaka wey hestaa dowladaha kale ayee ugu cag juleyaan balse dowaladaha yaryar aan laheen ayaa hayada ogaleen ineysan sameysan

  • @ahmedyusuf7439
    @ahmedyusuf7439 3 години тому +1

    Cadowga keliya ee ay somaliland leedahay waa Somalia. Somalia waxay xasuuqday dad reer somaliland ah oo gaadhaya half a million. Ethiopia 🇪🇹 waxay bad baadisey dhaawacayagii iyo maatadayadii xerooyin qaxootina noo fureen dalkoodiina noo ogolaadeen inaanu ku nabad galno.

  • @KhadarCawil-r6c
    @KhadarCawil-r6c 3 години тому

    Turkigu waxba yuu ku waregin muqdhisho ee ha ka soo xaadiro hargeysa halkas buu yaala hisiishkasi waxa la tusayaa inuu bari hore dhamaadayee

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 4 години тому

    Qaab cusub oo ay u waajahayso 😂
    Nimaan quus aqoon naftiisa ayaa quusa! Tareenkii wuu dhaqaaqay. Guul iyo gobanimo Somaliland 💚🤍❤️

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 5 годин тому

    Bucuuc bacaac waxay noqotay radio muqdidho baando ayaa la wareegtay dacwad halaga gudbiyo voa-da