RIDHWAN ISSACK QISO MAAHAN "DALAQ DAM" WAA LEEYGA SHAQEEN WAAYAY TIRI! BADBAADO BEEJO XAYEEYSIINAYO!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 123

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  4 місяці тому +10

    ua-cam.com/video/5uAefU1XTe4/v-deo.html
    SUBSCRIBE SHARE IYO LIKE HANAGA HILMAAMIN!

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 4 місяці тому +1

      Runtii Sheekh Maxamuud Shibli Markuu dhahaayay Ninkaan hala iska qabto Ridwaan ah, dad baa layaabanaa oo dhahaayay Maxuu sameeyay. Hadda wali waa laroon yahay. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa baanu dacwo ooga nahay Ridwaan iyo inta Xumaanta iyo Qabyaaladda kudhexwado umadda, sharkooda Allaha naga qabto.

    • @yasiinilkahurdeabdulkaadir
      @yasiinilkahurdeabdulkaadir 4 місяці тому

      Ninkan waa in laqabtaa the last tame tame wuxu ka hadli Donna in uu gabdhaho kudhaho iska fur ninka

  • @FatimaMadasheekey
    @FatimaMadasheekey 4 місяці тому +14

    عاقله بنت عاقله ماشاء الله عليك الله يحفظك من كل عين لامه

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 4 місяці тому

    Jumca Mubaarak dhamanten
    Sister qali,Aniga wa yabey Subxaanallaah walciyaadu billaah

  • @AyaanAbdullahi-p5y
    @AyaanAbdullahi-p5y 4 місяці тому +4

    SubxanAllah wlh nacima wa adun gadon xiligi Rasul scw ushegi ayalajoga

  • @farhoabdulle3123
    @farhoabdulle3123 4 місяці тому

    Acw Runtaan Kugujeclahay Abbay
    Jazzaakallaah ' Masha'allah👍💝💝💝💝💚💚💚💚💝💝💝💝👍

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 4 місяці тому +5

    subhanaAllah Allahu Akbar

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 4 місяці тому

    Ilaahay hakaa jazaai diiyo walaashay
    Dhaqankii soomaalida wuu lumay
    Wax xisabtama ayay u baahan aduunkan aakhiro ilaahay xisaabtiisa ayaaba udanbaysee

  • @umasalahadiinumumohammeddi8984
    @umasalahadiinumumohammeddi8984 4 місяці тому

    ESTAQFURULLAH ILLAHAYO NABAAD BAADII😔😔🙏🏿

  • @Yerrpop
    @Yerrpop 4 місяці тому

    Ceebtii ayaa caado noqotay subhanAllah

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 4 місяці тому +5

    SubxanaAllah walahi waa yaab illahow na astur oo xishodka hakaga qaden.acudu billahi mina sheydani rajeem

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 4 місяці тому +5

    Subxanallah wan la yabay Allah na asturo

  • @BlueSky-ki6kt
    @BlueSky-ki6kt 4 місяці тому +4

    Subxaana Laah ilaahayoow na hadee

  • @zahrahassan3621
    @zahrahassan3621 4 місяці тому +1

    Masha Allah keep up the good work May Allah reward you ❤️

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 4 місяці тому +1

    Aamiin aamiin yaarabi adiguna mahadsanid ❤❤❤

  • @NasriWacdi-s1v
    @NasriWacdi-s1v 4 місяці тому

    Man sha Allah 😢😢😢😢😢🎉❤

  • @FosiyoMahamed
    @FosiyoMahamed 4 місяці тому +2

    Sis waxatahay qof aqlaaqleh mashaalaah danmark. Ayakasosalaama❤️

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  4 місяці тому +1

      Fowsiyo Allaha ku sharfo walaal anigana waan kusalaamayaa waana kaa gudoomay salaanta aad iisoo dirtay!

  • @amiiraahmed4513
    @amiiraahmed4513 4 місяці тому +2

    Subhanaallah aduunyo illahey hana asturo

  • @cigaalmedia9873
    @cigaalmedia9873 4 місяці тому

    Subxaana Allah!

  • @eveibrahim6673
    @eveibrahim6673 4 місяці тому +9

    Sheikheyga 😢sheikh badbaado ma sidaaana udambeyse.:. Mar aad ugu xirnaa hadase Alla og meel u usocdo sheikh badbaado?!!!! 😂astaqfurullah Alla ha na asturo, amiiin

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 4 місяці тому +2

    Asc Sallaahu calleyhi wasallam naciimo wallaashey saman aalagu jiraa alloow na amaano yeel anaga iyo owllaadeena iyo muslimiinta dhamaan

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 4 місяці тому

    Subxan alla allow na astur wall naeema wa ku salamaya ❤👍

  • @Nurasaid171
    @Nurasaid171 4 місяці тому

    Subxanalaha allah yahdihum 😢😢

  • @HooyoAsha-v8n
    @HooyoAsha-v8n 4 місяці тому

    Subxanallah allahu Akbar

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 4 місяці тому +2

    الحياء شعبت من الايمان

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 4 місяці тому

    Allaah haku sharfo waan jecelahay gabdhaha wanaagsani inay soo geliyaan barnaamijyo fiican

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed 4 місяці тому +1

    Subxanalhi subxanalhi walhi waa imanaka aya yaradaye ya allha😢😢😢

  • @AbdiAdan-eb8rl
    @AbdiAdan-eb8rl 4 місяці тому

    THANK You

  • @hawoluliman9876
    @hawoluliman9876 4 місяці тому

    Xishoot waa dhamadi Allah umadeeyni ha badbadiyo

  • @sadiafidow2514
    @sadiafidow2514 4 місяці тому

    Guuleyso walaashey qaali ❤❤❤❤

  • @اسماعيلمحمد-ك2ش
    @اسماعيلمحمد-ك2ش 4 місяці тому

    Asc naciimo warkaada waa sax kkkkkk waan iska qoslaa naciimo

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 4 місяці тому

    Subxaanallaah !!!
    Ninkaa anigu beti hore ayaa ka cadhooday

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 4 місяці тому +2

    Wallaahi Aqira zaman ayaa lagu jiraa subxaannallaah gawadhan ma xishooneyso arinkan oo kale waa arin u baahan in hoos loo xaliyo

  • @farxiyocali9278
    @farxiyocali9278 4 місяці тому

    Labadab ma firsado alxamdulilah

  • @NoLuvHanzz
    @NoLuvHanzz 4 місяці тому

    Maashaa Allah Tabaaraka Laah
    Si fiican ayaad uga hadashay.
    Waan ku taageersanahay.
    Miisaanka xasanaadka Allah hakuugu daro.
    Mahadsanid.
    Alxayaa,
    Wey dhuntay
    Ilaahay Hana badbaadiyo.
    Ma filayo dadkan inay yihiin Soomaali dhab ah.
    Dhibka waa Ridwaan.
    Allah subxaanahu tacaalaa ha siiyo hanuunka.
    Baro Bulshoo, waa baaba"a ummadda qaasatan tiktialk, I'm
    Waa fikirkeyga.
    Rusiqeena Allah ma geliyo xaaraan iyo THANI, sidoo kale ku been abuurasho sgaqsiyaad kale ood nebcaatay.
    Hidaayada ALLAH SW AYAAhayo ee Allah has oo hanuuniyo dhalinteeba Risiqa sida xun ugu raadinayo.

  • @Shukri-i3y
    @Shukri-i3y 4 місяці тому

    Subxana allaaah

  • @hanefa283
    @hanefa283 4 місяці тому

    حسبناالله ونعم والوكيل لاحول ولاقوة الابالله أعوذ بكلما ت الله تامات من شر ما خلق

    • @hanefa283
      @hanefa283 4 місяці тому

      اللهم اكفي بحلالك عن حرامك واغنني بفضلك عمن سواك 😊

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 4 місяці тому +1

    MASHA AALLAH

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 4 місяці тому +3

    Kkkkkkkkkkkkkkk bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi na astur

  • @hanefa283
    @hanefa283 4 місяці тому

    BAD BAADO NINKA LAYIRAAHDO IYO Ridwaad ALLAH XAQA TUSO WUU KASOONDAR DAROOYAAYE IYAA

  • @aayahacali5788
    @aayahacali5788 4 місяці тому

    Naaga bilaa xishood ah ayaa meel walba yaacaya allaha ma najinaa

  • @Fatxisacid-i8n
    @Fatxisacid-i8n 4 місяці тому

    Subxanalaah

  • @HawaWarsame-e2n
    @HawaWarsame-e2n 4 місяці тому

    Subxaanalah

  • @haliimaadey7666
    @haliimaadey7666 4 місяці тому +1

    Xishood la.aan waa iimaan la.aan Illaahoow na mooti
    Waqtiga ma xuma ee dadkaa xun Subxaana Allaah

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 4 місяці тому +1

    Innaa lillaahi WA innaa ileyhi raajicuun
    Fitamka dhacaya koow waa isbeddelka ku dhacay caalamkii muslimiinta oo la qaatay dhaqankii shayaadiinta Qurux Iyo ilbaxnimaa la moodey fawaaxishta iyo ceebaha ka sheekayntooda

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 4 місяці тому +1

    Qofka asagoo kenya joogo saan u dhaqmayo wadamadaan haday imaadaan maxay samayn lahaayeen????

  • @maryanmohamed4930
    @maryanmohamed4930 4 місяці тому +3

    Salama calaykun sister tana waynoo dhineed xishootkii ayaa dadkii tageen

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 4 місяці тому

    Asc waaku salaamay naciimooy ayaantaan waaka xumahay waa mashquulay muuqaalada badankooda madaawan karo like intaa saaraa isdhahaa hadhaw daawo

  • @fowziamohamed9409
    @fowziamohamed9409 4 місяці тому +2

    Mashallah nimca anaga wanjoga Allah nawanajia

  • @xamdidahir9141
    @xamdidahir9141 4 місяці тому +2

    mana daawan mana rabo inaan 2daba daawanayo ilaahay waxaanaan wax ka faaiidayn naguma imtixaamo

  • @xaawoyacquub8860
    @xaawoyacquub8860 4 місяці тому +1

    SubxanaAllah subxanaAllah

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 4 місяці тому +1

    Subxaanallah xishoodki wa laga tagay

  • @FosiyoMahamed
    @FosiyoMahamed 4 місяці тому +1

    Subxanalaal

  • @FoFo_2330
    @FoFo_2330 4 місяці тому

    Waa xaraam❤

  • @Umusalixa
    @Umusalixa 4 місяці тому

    ❤❤❤ waxaan rajaynayaa gabdho badan o Niciimo Kala ah inay inosobataan o xumanta ka hor taga isoboqda asxabta Niciimo walal

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 4 місяці тому +1

    Acuudu billaahi minasheydaani rajiim sheydaan waaye ninkaan waa warreay sababtoo ah intow ku arkay ninbeejo qab intow ku arkay yasir allaah

  • @marianali6233
    @marianali6233 4 місяці тому +1

    Illhow nabadbaadi yaarab

  • @haa8793
    @haa8793 4 місяці тому +1

    MnshaAllah Allahuma baarik naciimo wacyigalintan marnaba hakajogsan halaag waayo midan kusocon carab ayaa kahajirtay dinta mantana mel ey kasolaban jogan meshey isdigen galadadha lagusaliday gaalo cirkaa ayey jiren dulka ayey galidii wasqda aheyd lajartay manta qimo adunka kumaleh carab somali sidaa iyo sikadaran ayan kusoconaa اللهم استرنا فوق الارض وتحت الارض ويوم العرض عليك

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 4 місяці тому +3

    Dumarka soomaalidu waa dumarka ugu xishoodka daran marka loofiiriyo dumarka muslimiinta caqligoodii wuxuu noqday nin iyo galmo habeen iyo maalin kahadlaan ilaahay hadey kaxishoon waayeen umada iyo awlaadooda makaxishoon waayeen

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 4 місяці тому

      Waxaan waa laga Shaqeeyay. Ninkana Ridwan waa tii hadda kahor lagu heystay in uu Lacagsiiyo dadka uu soo Casuumo. Subxaanallaah. Waxay ahaataba Dumarkan akhlaaqdoodi way sii lumeysaa

  • @habibamuse-z2z
    @habibamuse-z2z 4 місяці тому +2

    Wallahi wa yaab 😢

  • @AyaanAbdullahi-p5y
    @AyaanAbdullahi-p5y 4 місяці тому +1

    Ben iyo run waxay ahataba xishodeyda oo Allaha kacabsateyda acudubillah

  • @baismail7521
    @baismail7521 4 місяці тому +1

    Gayaankii looma roona xishoodkii baa la raray Raxmaanku ha inoo sahlee rag iyo dumar la isma dhaamo 😢

  • @Fatxisacid-i8n
    @Fatxisacid-i8n 4 місяці тому

    Walaahi Waa waxceeba wixii laga xishonjiyry waalagu faanaabo

  • @hanefa283
    @hanefa283 4 місяці тому

    واصرف عنا يا الله شرالحياة وخبثر البشر

  • @saharadekow
    @saharadekow 4 місяці тому

    Subxanallah Allahu AKbar

  • @ashalul565
    @ashalul565 4 місяці тому

    Xishoodka ilaajow hanaga qaadin

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 4 місяці тому

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh xishod maaleh acdubilh acdubilh

  • @cigaalmedia9873
    @cigaalmedia9873 4 місяці тому

    😭

  • @khadrahussain5156
    @khadrahussain5156 4 місяці тому

    Naagohii waxay naqdee xayawaan oo kale midkastaa waxay istidhi waa lahadlee adna hadal markaasay hoosteedii ka dhigatay qiso walciyaadubillah

  • @fadumoshukri673
    @fadumoshukri673 4 місяці тому

    dhaxalkii dawlad la'aanta weeye haday dowladi jirto waa la xiri lahaa

  • @ZuZuDahabo
    @ZuZuDahabo 4 місяці тому

    Waxani waa duli, Kan nacaska ah ee dumarka afka hoos haye ee taahaye radwan sku sheega yaa Naga fadhiiso idhaa waraysina garan maayer
    Kan isaguna sheekh isku sheega, ha isku bixiyo badbaado maahee Fasahaadin

  • @samiiraadanabdulle4689
    @samiiraadanabdulle4689 4 місяці тому +1

    20 jir markay dhahday aan ba ogaaday in aay musiiba so wato alla hanuuniya

  • @malabey197
    @malabey197 4 місяці тому

    Ninaa gudneen see yeeleenaa bismillaaah 😢

  • @djibnabadone5050
    @djibnabadone5050 4 місяці тому

    Go forward, sis

  • @ifrahfarahalahaufududeeyom2354
    @ifrahfarahalahaufududeeyom2354 4 місяці тому

    Acuudubilaahi!!!!! muxuuyiri Beria as?????

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 4 місяці тому +1

    Aan soo caan baxo lee waaye ridwanka laftigiisa daawashadaas badan ayuu rabaa subxanalaah 😂😂😂

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 4 місяці тому

    Hawenka u badan ninkaygii biriq buu ahaa kan buu ahaa.
    Raga kama shekeyan xaasaskoodii lakin hawenka Ha xishodann

  • @Nurasaid171
    @Nurasaid171 4 місяці тому

    Jisakumu allah qeer abayo❤❤❤

  • @mohammadmohammad7147
    @mohammadmohammad7147 4 місяці тому

    😢😂لا حول ولاقوة الابالله

  • @sahroali1152
    @sahroali1152 4 місяці тому +1

    Asc abayo ani ninkan 5sano kahor baan ka ceshtey saskarabkii wayo waxaan arkay asigoo caynaya gabdhaha gagaban wan ka caroday kadibna ma dawado meshii ku arko

  • @calasowjinow8495
    @calasowjinow8495 4 місяці тому +1

    War gaaladii o bilaa diiinta lahaa baa waxaaa ka xishooda o qofka u ceeb qariya
    Xalay a akray video aydoo ninkii cod sir kaso duubtay daahir calasoow u saranyh cool iyo naago kale ninkaaas waa la ceebeeyay wax u dhiman malahan

  • @simanmaxamed1434
    @simanmaxamed1434 4 місяці тому +1

    Guuro ubaahnyhy 😂😂😂😂😂 ishaackariday naga fadhisi kii waalnay m daaud ada naga aamisiye

  • @sadiafidow2514
    @sadiafidow2514 4 місяці тому

    Kkkkkkk waa iga qoslisay abaay Naciimo

  • @fadumoshukri673
    @fadumoshukri673 4 місяці тому

    waa dad aan xitaa inay walid muslimihi dhaleen aadan mooday naagahan iyo kuwa waraysanayaba akhlaaq ma leh waa dad lumay indha inay soo xirtan afkoodana wixii aydoonan nugula hadlaan

  • @MohamedJimcale-i9t
    @MohamedJimcale-i9t 4 місяці тому

    Dadka zinada kahadla ama udhaw dumar iyo wiilal isdabayaacayaan ayaa dadka jecelyihiin daawashadooda badantahy gabadhaas qoobabka lagajajabiyo fufiicantahy subxana alaah

  • @mmh8047
    @mmh8047 4 місяці тому +2

    Ma-iswaydiiseen waxii huursanaa aa hadda bannaanka usoo baaxay,,..!!!! ....internet ka ..??????

  • @safiyoasan
    @safiyoasan 4 місяці тому +1

    Waa iga qoslise.

  • @muniramandekh2006
    @muniramandekh2006 4 місяці тому +1

    Shekh shibila marku laha ninka ridwan halaska qabto ban la yabana wuba kaso daray yaahu dalaq daaam 😂😂😂

  • @nurmohamoud-ir2rn
    @nurmohamoud-ir2rn 4 місяці тому

    Adiga laftifaagu dambiga waa kula jirtaa , adaa hadda faafinaaya.

  • @Bilicsan-gp6yt
    @Bilicsan-gp6yt 4 місяці тому +2

    Wallaahi waarunteed jeeb maran iyo maskax maran bey meel lafadhiyaan muslin bey sheeganayaan waa naceebay yeen

  • @HawaWarsame-e2n
    @HawaWarsame-e2n 4 місяці тому

    Waa wax laganaxo

  • @hamdiegal889
    @hamdiegal889 4 місяці тому

    Abaayo Naciimo Ninkaan waraysiga qaadayo waa musiibo asaga iyo naagahaan waysoo heshiiyeen sida aniga aan ufahmay way isla shaqaystaan kenya shaqaa taalo ha shaqaystaan Ridwaan Bulshada fisqigqkqdaa imaan daro yaahoooo

  • @haliimaadey7666
    @haliimaadey7666 4 місяці тому +1

    Wallee ma dhoweyn markii aan maqli jirney wixii laga xishoonjirey Ayaa lagu Shoobayaa Hada La joogaaa

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 4 місяці тому +2

    Wcs habo naciima wan dhownahaye grazie horta waxan la yabey wilkan ridwan isaq wixi xun oo dhan maxey u so radsadan hala nafiso ma xuma lkn wax yabahan oo kale dalaq dam maxaba dalaq dhahaayo hudu damayo ma fcn il lagu hadlo oo la sheeg shego hadeyba run tahay taas run ilama aha 20 jir 3 nin so furey wale wixi lo so furey qabta yaab ki aduunka aa na hesto

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 4 місяці тому +1

      inaadeer asagaa keena dadkan, way is ogyihiin, waa sheeko lasoo sameeyay. kulli sheekooyinka ninkan wuu sameeya asagaa dumarka usoo dhiiba. waayo waxan dadkii ayaa daawanaya, lacag buu kasameeyaa.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  4 місяці тому +1

      @@NewsFusion24
      Sumcadaada iyo sharaftaada lacag aan kasameeyo qofkii kudhaho ee aad karaali noqotid 2daas yaa nacas ah!

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b 4 місяці тому

    Yaab waaye dowladiine bili'liqo iyo wax xadid, meeyd dhul ka'soo falasho ayey galeen kadibne dhulkii dadweynaha waxaa wada qaatey dowlada iyo baarlaamaanka,
    Iyo amarkala'qaadasho la'aan iyo sharcigii noo'yaaley dowlada kuma'dhaqmeeyso oo sharcigii xaga ayey iska'dhigtey kadib wax alla waxa eey rabto ayey sameyn marka dadkii ayagane maxeey sameeynaayaan in eey u hadlaan sida krishtaanka oo eey iska dhigeen dad aan diin laheyn subxaana'llaah.
    Gabadhaan isa'soo dabooshey oo aan rabin in la'arko weeyna baqee waxeey rabtane weey sheegeeysaa kaaley wacel miyaa ayada qofka wacelka'ah iyo qofka diin la'aanta'ah waxa eey rabaan ayey ku'hadlaan ileyn waa dad duli'ah.
    Gabadhaan sadexda nin wax ka'sheegtey hadeey dilaan maxeey sameyn oo nafta ka'qaadaan, dadka qaarkood waxba lama'aha in eey dilaan oo maalin walba qabiil qabiil ayaa la'isku'dilaa oo dad badan ayaa ku'dhinta bilaa'macne.
    Gaaladii waalaga'sii darey dad afka muslim ka'ah oo wasaq'ah oo muslimka ku'dhex'nool ayaa ka'sii'darey.
    Gabadha ama naagta gaalada'ah social media hadeey soo fadhiistaan oo ninkii qabi'jirey wax uun ka'sheegaan ama ka'sheegto, waxeey u diyaar garoobee gabadhaas ama naagtaas danbi'aad u weyn shaqadeedane lacala hadeey madax aheyd shaqada waalaga'ceeyrinaa kadib waligeed danbe shaqadaas maka'shaqeeyn karto. Lacala hadeey dhaqtar aheydne sidaas oo kale.
    Somaliweyn wasaqdii waa ku'badatey dhinac'walba, cadaab qabri iyo cadaabkii weynaa waay ka'dhargaayaan, aduunkane jirooyin badan oo aan daawo laheyn ayey ku noolaa'naayaan.
    Walaal saheydaada soo qaado samar'kaagane muuji, safar deer ayaan u soconaa, qaado qalinka kheyrkaada aad dhaaftide.

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 4 місяці тому

    Wcs wrb

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 4 місяці тому

    Acuudu bilaah somali alaha ka qabto waa dad aan aqoon iyo maadi iyo diini midna ayagoon baran bay imaanayan social media markaas bay kahadla yaan wax aan aakhiro iyo aduunba midna faaiido lahayn in ay kashee keeyan gogosha ama reer hebal cay iyo hebal ku dhag cay waa yaab walaahi

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 4 місяці тому +1

    Walaahay niciimow nayrobay dhul gariir aya ka soo dhaw

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 4 місяці тому +1

    Sub xaana laah bad baado maxaaa kaqaldan ceeb badanaaaaa

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 4 місяці тому +2

    Ninkan wa jahil badbado wa sick 🤧🤢🤧

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi4843 4 місяці тому

    Dadka xunxuni waxay Helen dadkale oo xun oo dhiirigeliya
    Kadibna maxaa kaxiga inay ka sheekeeyaan labada meelood ee kaadidu marto