XIISIHII MAA DHAMAADAY, MAXAY ISKU NECEEN? BIRIQ FAR YAREEY IYO WUU KADAMAA YAAB!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 22

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  4 години тому +1

    ua-cam.com/video/tZEU_fX4CCA/v-deo.html
    ASXAABTEEYDA CHANNELKA QOYSKA SUBSCRIBE NOO SAARA SHARE IYO LIKE-TANA HANAGA HILMAAMINA FADLAN MAHADSANID!

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 8 годин тому +1

    Guurka social media inta badan 90ka wa fashilmaa wlhi thnk you sis

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 8 годин тому +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 хвилини тому

    Manshaallah 😍 dinta in lagu dhaqmo manshaallah waxyabo badan ay ka celinaysa

  • @Rayan15-s1n
    @Rayan15-s1n 12 годин тому +4

    Naciimaay naga qabo daadkaan bada isku soo tuuray ayagoon dabaal baran 😂

  • @meymuunahmed2870
    @meymuunahmed2870 11 годин тому +2

    Masha allah arimaha qoyska ayaa ku fican thy waxaa tahay qof aqoon leh iyo garaad runta ne aana ka ganban aniga waaga qoys ma sameesan hadane wee i anfacayaan horay u soco

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 8 годин тому +1

    Wcs walshey naima allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh umadan allh haso hanuniyo acdubilh subxanllh subxanllh subxanllh

  • @SamiraOsman-k8s
    @SamiraOsman-k8s 11 годин тому +1

    Barnamiishkan waa muhiim waa waano lkn inta baraha bulshada isku guur sade oo kale xisab male rahma hasan gabadha fananada soonki la sodhafey is gursaden ninkeda mar hore lakala tagey

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 10 годин тому +1

    Wa ruunta ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 7 годин тому +1

    Asc waaku salaamay subxaanalah mamada soomaliyeed ama gabadha sida dumar jecel yihiin in markasta dumar ladhaho.malyuun rooble wlahi waxaa moodaa in ilaahay uusan abuurin xitaa say ucaytanto qof Muslim ah ama diin iyo akhlaaq lagu soo koriyey uma hadlo gaalada xitaa waaka xishoodan waxay isu quudho inay afkeeda soo Mariso kawaran nin furay bay maalin kasta qabiil kiisa cayda ninka kala taga waala kala tagaa maxaa keeni kara inaa caydid qabiil dhan subxaanalah malyuun rooble. Inaysan caafimaad qabin baa umalaynayaa subxaanalah hada wiil iyo gabar is guursatay bay dhahday why aad isu guursateen ninka igu qabiilka haiiga aaro naagta ninkii ifuray isku qabiilka yihiin somali ilaahay xaqa hatuso meel xun bay marayaan .

  • @RfhfdghhFggfdth
    @RfhfdghhFggfdth 12 годин тому +2

    Asc abayo ❤❤❤🎉waakutagera ruunata Ayana kuu gu jecelahaya walahii❤❤❤❤

  • @haa8793
    @haa8793 6 годин тому

    Rer galbed ayaa nagusomaqan abay nacimo hadan nabad somali noqoto cirka iyo dulka ayan gilgileynaa

  • @SamiraOsman-k8s
    @SamiraOsman-k8s 11 годин тому +1

    Naciima waxa ku weydiina bal balaraka iyo cisman diamond ma is qaban mar shaley ado ka hadashey maqlaye

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  11 годин тому +2

      Walaal garan maayo, baraha bulshadaan ka arkaa ineey marwalba is furaan hadane isku soo laabtaan, aqoon uma lihi intaad ka aragtaan ka arkaa!!

    • @SamiraOsman-k8s
      @SamiraOsman-k8s 11 годин тому +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee Mahadsanid sida asxabta u qiimeyso oo no so jawabto