Heesta Ciidamada Maxamed S Tubeec | Hees Waddani Intee baan sugaynoo | Muuqaalo Hore |

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 14

  • @hatethatiloveyou7939
    @hatethatiloveyou7939 Рік тому +3

    Intee baan sugeenoo Isha un ka dhowrnee
    Alla magane maantay
    Sidaan rabay ahaatay
    Wan aqoonsaneenaa ururkeena xoogee

  • @user-ds8vz9ds7e
    @user-ds8vz9ds7e 4 місяці тому +1

    Guul notain of somalia

  • @anshahofficial7957
    @anshahofficial7957 Місяць тому

    ❤❤❤

  • @SalaadyareSalaadyare-sl9ne
    @SalaadyareSalaadyare-sl9ne 2 місяці тому

    Maasha Allah guuleysta

  • @CawilMohamett-uw6ri
    @CawilMohamett-uw6ri 11 місяців тому +1

    ❤❤❤❤ m.a mar uun dalkeenu wuu dhismidoonaa❤❤

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Місяць тому

    Dal hadaa maqsho waa cudud ciidan alle ayaan idinku dhaarshe qiyas askariga 200$ qaata hadana qabowga iyo qoraxda u dheertahay diifac dalkiisa dadkisa iyo diintasa kawaran hadii cunadii uu quudan lahaa la musuqmaasuqo hub iyo qalab iskaba daa soomaaliyey heerkaas ayaan maraynaa maanta intaas aan shega ninkii sheega waxa laleeyahay qabiileste ayaan tahay ka aniga ahaan cidanka xogga waan jeclahay balse ciidanku hugaan iyo madax u danqata malaha soomaaliyey ceebteenu hadeey anaga nagu ekaan leheed waxbay ahaan leheeh balse hada waa banaan yaal dowlad caadila ayaan ilahey ka baryeynaa i.a🙏🫡

  • @Dad-yw2dq
    @Dad-yw2dq Місяць тому

    Dee Heesaha qoraal ama lyrics ku dara dee wll

  • @user-db9fu2gl5s
    @user-db9fu2gl5s 21 день тому

    Waxy noka aareen ubadadoyo yeeydii😥😭

  • @Mo_Amiin16
    @Mo_Amiin16 Рік тому

    Hessta maxey leedahay dee heesta wa macaan balse lama fahmaayo.

  • @cumaryasiin3594
    @cumaryasiin3594 Рік тому

    Lyrics soo raaciya😊

  • @Kinghero616
    @Kinghero616 6 місяців тому

    Heesta waxay kugudhirigalineysa inaad imikaba dalkaga udagalnto😢

  • @moalimkooficadde2284
    @moalimkooficadde2284 Рік тому

    😢😢😢😢

  • @AbdiCasiis-hx7cu
    @AbdiCasiis-hx7cu Рік тому

    Magool