Mar kale Siyaasiyiinta Afrika iyo Jawaabo Adag oo aanan la filaynin .

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 391

  • @ahmedkeyse949
    @ahmedkeyse949 Рік тому +23

    Waa siyaasin xor ah naftodana ixtiraam u haye maahan kuwa duliga ah ee somalida
    Shukran OGAANSHO CHANNEL 🙏👍

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Рік тому +3

      Kuwa carabta baad hilmaamtay somalia kaliya maaha

    • @Zakariya0070
      @Zakariya0070 9 місяців тому

      Kuwaasi waxba inagama galin teena ayaa inoo daran kuweena ka hadal oo dalkii oo dhan laqay ​@@Ahmedali-gw7xm

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g Рік тому +79

    Insha allha waa soo dhowdahay gabgabadii reer galbeedka wana ku farxsanahay in Afrika ay soo baraarugeen guul iyo gobonimo Afrika

    • @Aflamta_filimada_afsomaliga
      @Aflamta_filimada_afsomaliga Рік тому +4

      Nasib xumo inagu kuma jiro dadka Bararugay

    • @Kabtansuleimaan-kv1lz
      @Kabtansuleimaan-kv1lz Рік тому +3

      🇸🇴 Somalia kaalmaha hore bay kaga jirtaa walaal Soomaalia lion the of Africa

    • @macrobianson2g
      @macrobianson2g Рік тому +4

      @@Aflamta_filimada_afsomaliga zhp runta hadii Laga hadlo dadka darood ayaa ugu qabyalaad xun umada Somalida

    • @abdirahmanabdikarim4857
      @abdirahmanabdikarim4857 Рік тому +1

      @@macrobianson2glaxdi ku dhashay wase daarood layne meesha isaga bax qabyaalad adigay kaasoo bilaabataaye adoon yahow shabaabka

    • @keyowxgaldile2863
      @keyowxgaldile2863 Рік тому

      @@macrobianson2g inad qabyaladayste tahay waxan kugaranaya maso hadal qadin ninka 150dilay280000 barakicoye waliba qabiil dartiis

  • @rajab1365
    @rajab1365 Рік тому +16

    Hal mar Ila xusa Allah
    Micnaha tow xiibka
    لآ اِلَهَ اِلّا اللّهُ مُحَمَّدٌ رَسُول اللّهِ !!

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 Рік тому +119

    Hadaad ujeedo magaca Allah like saar❤❤❤❤

    • @QAWDHANKA1
      @QAWDHANKA1 Рік тому

      😅😅😅

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Рік тому +2

      Tuugsiga kadaa Magaca Allaah. Xattaa Gaalada way kaxishoodaan inay kutuugsadaan oo like kuraadiyaan Muqadasaadka Diinta. War Ilaahay kabaq oo naga daa waxaad wado

    • @abdiselamsultan
      @abdiselamsultan Рік тому

    • @عبدالقادرعلي-خ8ب
      @عبدالقادرعلي-خ8ب Рік тому

      Sbxnllah magaca allah maxad ugu raadineysa like iyo wax lamida alle kabaq

  • @Zakariaxaajijanikedajanikeda
    @Zakariaxaajijanikedajanikeda Рік тому +18

    Waxaan arkay dirisle oo dhaleecaynaya ama ku til maamaya ogaansho youtuber ogansho maaha youtuber waa wadani guubaabiye ah waa macalin nabara in dadka somalida dadka africanka ah iyo dadka islam ka ah in ay qab yeeshan dirisle oo xaarka cuna uma qalmo in uu ka hadlo channel ka macalin ogaansho sxb thank u wax badan ayaan laa baranay bro

  • @apdimaajidmoh9325
    @apdimaajidmoh9325 Рік тому +23

    800k masha allah❤

  • @abdinajibadan1749
    @abdinajibadan1749 Рік тому +18

    Wabiyada dawladuhu isku hayan khasatan kan Afghanistan iyo Iran kaso hadal!
    Thanks Ogaansho

  • @papiobashka5401
    @papiobashka5401 Рік тому +23

    Wax kasta oo lagaa sheegaa Ustaad Cumar inshaar waxa tahay qofkaan ku dayado mahadsanid wax badan ayaan iska bedelay lixdii sanno ee ugu dambeeyay ee aan kugu xirnaa

    • @cabdishakurmuxammedyuusu-ug3gj
      @cabdishakurmuxammedyuusu-ug3gj Рік тому

      Saxiib maxaa ninkan fiican laga sheegay

    • @quruxbadan4094
      @quruxbadan4094 Рік тому

      @@cabdishakurmuxammedyuusu-ug3gj dirisle so aflagadeyy

    • @okiisajiisi7476
      @okiisajiisi7476 Рік тому +1

      @@cabdishakurmuxammedyuusu-ug3gj channelka kale ee Omer inshaar maku xeran thy kaas ayuu muuqaal ugu Hadley uu ku juro dirisle
      Asna runta waa qaraar bdan thye wuu iska soo had hadley

  • @aadan_cabdirisaaq-saalax
    @aadan_cabdirisaaq-saalax Рік тому +5

    Madaxda somalida ilaahey kuwo karaamadeena ilaaaliya ha ka dhigo ❤oo si aan ku faraxno u ladhaqma qumaystaha

  • @Hismail88
    @Hismail88 Рік тому +32

    Africa will stand again Insha Allah

  • @UstaadkaAstaadka
    @UstaadkaAstaadka Рік тому +14

    Congratulations 👏🎉 dhirigali yahayga ama wallakey
    Run ahaantii waad uqalantaa 1,m iyo inkabadan🎉❤😊

  • @ApdikaniAliegeuh
    @ApdikaniAliegeuh Рік тому +6

    AlleH Maskaxda IYo GaRasHaDa Ha kuu suYaaDiYo UstaD ❤

  • @suleekhafarax3686
    @suleekhafarax3686 Рік тому +56

    Ilaahay waxan ka baryayaa qofkii like sara inuu helo wax walba oo uu Ilaahay ka raalli yahay😊🥺😭☝️🌹🌹☪️🕌🕋🙏🙏😊

  • @khayralayusuf1407
    @khayralayusuf1407 Рік тому +5

    Maansha allah soobadi walaal caadaqaatayaasheena si ay wax ufahman

  • @muhammadalamin7916
    @muhammadalamin7916 Рік тому +24

    Ustaad ha uso jawaabin dirisle waayo isagu waxkasta views buu ka raadiyaa, markaa shaqo abuur ha usamayn🙂

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 Рік тому

    MasshaAllaah,waad ku mahadsantahay barnaamijyadaada qiimaha leh

  • @ladanilmi8237
    @ladanilmi8237 Рік тому

    Mashallah Omar Inshaar That is a good topic we updated us thank you me too I appreciate the brave black African leaders.

  • @dayibaali1566
    @dayibaali1566 Рік тому

    Masha Allah Waa xalqabxiiso badan
    Mahadsanid. OGAANSHO

  • @amendiria5673
    @amendiria5673 Рік тому +6

    African❤ and Africanism

  • @maxamuudcabdi6919
    @maxamuudcabdi6919 Рік тому +7

    Ustaaad cumar❤

  • @URCristiano07344
    @URCristiano07344 Рік тому +10

    Best youtuber🇸🇴🇸🇴keep going

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 Рік тому +5

    Allow Qofkii isoo booqda Cimrigisa raaji🤲🥰

  • @CabdulaahiShBashir
    @CabdulaahiShBashir Рік тому +7

    شكرا لك ❤❤

  • @cabdisalaancabdullahiosmaa324

    Ustaad cumar guuleyso waligaa

  • @madarmaxamed-6919
    @madarmaxamed-6919 Рік тому +3

    Omar Ishar LEGEND Salaan sare from SANAAG Somaliland

  • @Cirguje2023
    @Cirguje2023 Рік тому +7

    1m insha allah mawduucyadaadu aad bay uwacan yahiin barnaamijyada noocani waxa uu casharo uyahay siyaasiyiinteena raqiiska

  • @liibaanibraahim1298
    @liibaanibraahim1298 Рік тому +9

    Hadad Omar inshaar taageerto saar like ❤

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Рік тому +1

    Maasha allah Africa rag baa u dhashay.
    Cajiib very good.

  • @issacknoor7107
    @issacknoor7107 Рік тому +1

    Asc shukran Masha Allah mudane Amin insha Allah thanks

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 Рік тому +14

    African iyaga mamulidoona dunida dhowaan insha alah

  • @MusseAbdi19
    @MusseAbdi19 Рік тому +14

    Xalqadaan waxaan kala socday qayb ka mid ah dhanka twitter ka ,markii aan arkayne inay tahay ilaa 17 daqiiqo walahi waan farxay koobkayga shaaxane waan soo qaatay ku soco ustaad omar inshar let's go ❤

  • @Ex_PASTO
    @Ex_PASTO Рік тому +28

    Somalia 🇸🇴 Kuma jirto 😭 African tan kle lee waayay 😂😂 Somalia 🇸🇴 weli weey jiiftaa🛌😴😂😂😂

    • @craxmaancnuur7733
      @craxmaancnuur7733 Рік тому +2

      In tuu Xasan Madax Qunbe Joogo Way jiifaysaa 😂

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Рік тому +3

      @@craxmaancnuur7733 shaarbo sheeydaan markoo joogay beey somalia soo jeeday miyaaaa 🤣

    • @ahmeddeknoor9275
      @ahmeddeknoor9275 Рік тому

      Somalia meel hada ladhaxo miyaa jirta marka hore

    • @ismailhassan9369
      @ismailhassan9369 Рік тому

      ​@@craxmaancnuur7733 xasan guurguurte wuu jiifaa 😂😂😂😂

    • @ShadiyaCabdiraaxmaan
      @ShadiyaCabdiraaxmaan 6 місяців тому

      Somalia iyadaaba bariiska England iyo USA 🇺🇸 ka sugta maxy hadashaa

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc Рік тому +4

    Africa ❤

  • @ahmedsidoyusuf2845
    @ahmedsidoyusuf2845 Рік тому

    Aaad Iyo aaad Mr Omar Iinshaar MaSha'Allaah AllaahyaBaarik barnamijyadoo dhan waaa kuwo aaad xul u ah u qiime badan Allaahyacizak

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 Рік тому +3

    Goorman arkayna siyaasi somaliyeed oo sidas ugujawaabaya heergalbeedka ilahw haydilin inta arkaayo

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 Рік тому

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍woow xornimlo dhamays ah

  • @muslimmiskiin-alle146
    @muslimmiskiin-alle146 Рік тому +1

    Mahadsanid walaal Cumar runtii Afrikaanku waa xoroobay marka laga reebo Soomaalida

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Рік тому +1

    Walahi wa run Really

  • @Muuse99
    @Muuse99 Рік тому +9

    Inkasto kuwa na matalo eysan saan u hadli karin hadane walahi saan ugu farxay ma u maleen kartid markaan arkay wadan African oo sida u hadlaayo madaxdeena indhaha Allah u kala furo waxkaloon leenahi male🤲

    • @AbdisalammohamudHanshi
      @AbdisalammohamudHanshi Рік тому +1

      Saxip magaranysaa waxaysan sidaan ugu hadli karin siyaasinteenu waa af wax cunay xishoo

    • @Muuse99
      @Muuse99 Рік тому +1

      ​@@AbdisalammohamudHanshi haa waa la heestayaal nacala dhale🤦🏼‍♂️😑

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Рік тому +1

    Waar ninkani Jawabo Loo bahnaa Ayuu siiyay masha Allah

  • @Nabiil-1
    @Nabiil-1 Рік тому +1

    mahadsanid omar 😊

  • @mustafexasan2260
    @mustafexasan2260 Рік тому +3

    Hambalyo hamblyo wllo cumar inshar 801k hambalyo hamblyo wllo markale

  • @cabdinaasirnuur7473
    @cabdinaasirnuur7473 Рік тому

    Viva south africa

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Рік тому +33

    Ninka cad laydh baad moodaa inuu ku dhagey 😂 wuu u qaadan waayey jawaabta la siiyey
    Goormeynu arki doonaa hogaamiyaasha soomaalida oo sidan nool u hadlaya 😥

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN Рік тому

      Ok sxp wan kugu qadan from 🇸🇴🤣

  • @asadyaxye
    @asadyaxye Рік тому +3

    Maanshaa Allah ustad

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 Рік тому +30

    Africa is not easy maal maahan 😅😅👋👋

    • @SUB1235
      @SUB1235 Рік тому

      😂😂way talabsadeen

    • @Ex_PASTO
      @Ex_PASTO Рік тому +3

      Lkn Somalia 🇸🇴 kuma jirto 💔😂 Weli weey hurdoosaa 🛌😴 weli😂😂😂

    • @MohamedAbukar-cp2ym
      @MohamedAbukar-cp2ym Рік тому

      ​@@Ex_PASTO
      Somalia iyada ma africa ah
      Waa dal carab

    • @hilaal8
      @hilaal8 Рік тому

      ​@@MohamedAbukar-cp2ym Ma adigaa dal carab ah ka dhigay?

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm Рік тому

      @@MohamedAbukar-cp2ym carabta qof walbo oo madoow waxeey dhahaan ya adoon hoowsha I qabo beeraha ii fal

  • @abdiazizahmedgurey6737
    @abdiazizahmedgurey6737 Рік тому +3

    Masha allah❤❤

  • @kowtharahmed7397
    @kowtharahmed7397 Рік тому

    Hampalyo wall omar الله يسعدك ويوفقك ويحفظك يارب

  • @saacidahmed797
    @saacidahmed797 Рік тому +1

    Mahadsanid sir

  • @liibaansheikhaliburale8720
    @liibaansheikhaliburale8720 Рік тому +32

    Congratulations for 800k❤❤🙌🙏

  • @samatarahmed1345
    @samatarahmed1345 Рік тому +1

    Cumar inshar shakhsiga kalia en wx ka faa.iidno

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin312 Рік тому

    Mahadsanid wll

  • @begreatfulleverythinguhave7966

    Mansha allah ilahay ha ku xiftiyo omar..... walahi marka maqlayay su aalhas caro ban la karay war xumidoosa qurun weeye

  • @Cabdiraxman..Mudug.
    @Cabdiraxman..Mudug. Рік тому +19

    Dunida inteedii kale Reer galbeedka Way iska cayriyeen, Soomalidu ilaa goorma ayay Adoonmo usii ahaan doontaa Reer galbeedkaas dunida inteedii kale ka dul guurtay 🤔

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Рік тому

      Reer galbeed kakaalay. Madaxda Soomaaliyeed waxay uyihiin kabaqaad adoomadda reer galbeedka ee Imarat, Masar iwm. Kuwa LA adoonsaday adoomo usii yihiin. Waxasuna waa Diin Xumo iyo kalsooni darro hadana waa professor iwm weeye ayaa laleeyahay Diiniyana uma dhisna Maadiyana uma dhisna. Subxaanallaah

  • @abdirahmanabdullah935
    @abdirahmanabdullah935 Рік тому

    Jailous malema salute waa nin ku dayasho mudan xad jirnimo waaa qeyb wadanimada kamid ah

  • @HamseMohamed-o3c
    @HamseMohamed-o3c Рік тому +3

    Mahadsaanid wll omer inshar ❤❤

  • @salamali54
    @salamali54 Рік тому +6

    Please ustaad Omar ha usoo jawaabin ama Hala hadlinba jaahilga diriska isku level ma tihiin Kaas .waana Ka weyntahey kana waaya aragsantahey

  • @SaciidMukhtaar-o6i
    @SaciidMukhtaar-o6i Рік тому +3

    ❤❤❤ good

  • @maxameddhoodi3385
    @maxameddhoodi3385 Рік тому

    Cumar inshaar gobanimo

  • @abdirisakmuktarumar6434
    @abdirisakmuktarumar6434 Рік тому

    ❤ South African

  • @ridwaanadeer143
    @ridwaanadeer143 Рік тому +7

    Congratulations 800k & 1m coming soon insha Allah

  • @MohamedAxmed-o6c
    @MohamedAxmed-o6c Рік тому +1

    Waaaaa sax

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 Рік тому +1

    Mahadsanid

  • @SareyFarah
    @SareyFarah Рік тому +60

    🎉congratulations congratulations 🎊
    our page OGAANSHO reached 800k😊
    Next year 1m insha Allah ❤

  • @abdilahiyouseph2642
    @abdilahiyouseph2642 Рік тому

    Mawduucyadan inaa kahadasho aad Baan urabay shukran cumar inshaar

  • @mascuudabdi9401
    @mascuudabdi9401 Рік тому +32

    Naseexadii Dirisle lasiiyey ayaan ku faraxsanahay e
    Haley ogaado😃😃😂 (Qaarbaa iska dhihi yaa tahay)? Dee Mooji
    War like ta hooy

  • @shucaybnuradin616
    @shucaybnuradin616 Рік тому

    Allaha sharafta ku ziyadiyo ustad omer❤❤ Adban ugu faraxay siday Africo isoga turaysa dulliga rer galbedka❤

  • @nourismail4114
    @nourismail4114 Рік тому +15

    I wish Somali leaders could be this conscious & unite their people not to divide

    • @Abdirhaman2357
      @Abdirhaman2357 Рік тому

      😂😂😂after 30 years

    • @ismailhassan9369
      @ismailhassan9369 Рік тому

      Taas sidan malagu gaaro qabiil iyo musuqmaasuq somalia number 1 wye

    • @z_1032
      @z_1032 Рік тому +1

      Somali leaders are xaywaano

  • @Ymhsey_chary2310
    @Ymhsey_chary2310 Рік тому +7

    Ilmihihi baa so hadlay ha u soo jawabin. Waad la talisay xumaan bu u fahmay 😅

    • @maymunabintu1389
      @maymunabintu1389 Рік тому +1

      Away video ga uu oga hadlay ogansho

    • @IBRAHIM_JOKER_13
      @IBRAHIM_JOKER_13 Рік тому +1

      Dirisle wax loo jawaabo ma aha waayo ogaansho ciyaal ma aha nin wayn

    • @Buna5689
      @Buna5689 Рік тому

      Dirisle ha laa aqli celiye se yaan lagu fogaan. Waxaad wadaan waa munaafaqad 😂

  • @cabdallejamac
    @cabdallejamac Рік тому +3

    Hambalyo 800k👋

  • @saleebaanismaaciil3987
    @saleebaanismaaciil3987 Рік тому +1

    Waa sharafta koonfur afrika

  • @kawakawa4726
    @kawakawa4726 Рік тому

    Allaha ku soo hanuuniyo diinta islaamka dhamaantood gaar ahaan Wasiirada arimaha dibada.

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 Рік тому

    Thanks bro it's really good topic

  • @yassinabdaleh1780
    @yassinabdaleh1780 Рік тому

    Walaal nooso baadi videoyasha kaa hadlaya siyaasadda Afrika iyo Yurub waad mahadsantahay

  • @zaek_adde1276
    @zaek_adde1276 Рік тому

    Mbalula waaa halyeey aan fikirkiisa laganban ❤👏
    Ree Galbeedka inteee isdabalinayan balan ilaahey waxaaa eh ineee kashalayaaan ✌

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому

    Mahadsanid omar inshaar sodaa muuqalka wll horeyna usoco

  • @mubarakhabhab1720
    @mubarakhabhab1720 Рік тому +3

    Ogaansho

    • @mubarakhabhab1720
      @mubarakhabhab1720 Рік тому

      @@abdinajibadan1749 badhida aad sheegaysaa xaggee ka muuqataaa
      Dhaqankaaga maad hagaajisid wiilow

  • @macrobianson2g
    @macrobianson2g Рік тому +24

    Waan jeclan ee madaxda Somalida oo u dhaqman sida Julia malema waa nin geeesi ah oo dagaal ku haya guumeystaha southafrica ku nool madaxweyne walba oo Afrika waa iney u hadlan sida ninkan ah waana geesi u oleeleeya sharafta Afrika

  • @mohaapdi964
    @mohaapdi964 Рік тому

    I.a waxan rajeenaya in madax somali oo baraarugta dadkana baraarujisa oo dantooda umisooba wxa aduunka kasocda arkan wali rajan leenahay
    Ilaahay cidna maduleeyo 🤲🏻

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Рік тому

    Saxafada soomalidu wali
    Way cabsantahay Rer galbeedka

  • @sumayoabdirahman1479
    @sumayoabdirahman1479 Рік тому +2

    Congratulations ustaad 800k iyo inkabdn 🎉🎉🎉🎉❤

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Рік тому

    Cajiib

  • @qanyaremohamed1397
    @qanyaremohamed1397 Рік тому +1

    Wllhi mowduucaan wxn daawday inkabad 3 jeer Wana kahelay ustaazi noosoobadi mowduucyada noocan ah

    • @Muuse99
      @Muuse99 Рік тому

      Walahi ani xitaa marki 3 daawanoya 😂

  • @issacknoor7107
    @issacknoor7107 Рік тому

    Asc shukran Masha Allah south Africa thanks and Afghanistan

  • @abdallealiabdi
    @abdallealiabdi Рік тому

    Gabagabadii ree galbeedka ayaa lamaraya 😮 waana kufaraxsanahay

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 Рік тому +1

    800k congratulations Mr ogaansho

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 Рік тому +2

    Insha allaah ORDUGAN alla hasaraysiiyo iyo Madaxwaynaha kuxiga saljuq bayraqdaar

  • @lilchokar23
    @lilchokar23 Рік тому +1

    OgaaansHHHo

  • @AhmedOmar-ne5bi
    @AhmedOmar-ne5bi Рік тому +2

    Julies sello Malema CIC ninkaaan saxaafada local ah ee south Africa ah xtaa waay ka heebaystaan Marka aay suaalaha lawaydiinayo waa majixan jixe haybad leh

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 Рік тому

    Mahadsanid walaal

  • @ARDAYSAME
    @ARDAYSAME Рік тому +1

    Waan daawadaa juloues malema yaa Somalia kaasoo kale kadhaliye ❤😂

  • @fartunsharif1413
    @fartunsharif1413 Рік тому

    Manashaallah tabrkallah

  • @cabdidhere
    @cabdidhere Рік тому +1

    Keep going brother Omar inshaar urdugan waa soolabtay

  • @CaliSiidow-dz7eu
    @CaliSiidow-dz7eu Рік тому

    Nin culus Bro ❤

  • @BeeleeyJaja
    @BeeleeyJaja Рік тому

    South Africa ha ii jeclanin sxbow

  • @hasanadan342
    @hasanadan342 Рік тому

    Beste Man ogaansho

  • @abdirahmanxoghaye3593
    @abdirahmanxoghaye3593 Рік тому +2

    Soo dhawow sxp

  • @DiiryeIbrahin
    @DiiryeIbrahin Рік тому

    800k masha allah ❤ 🎉 ❤🎉

  • @ridwaanibraahinbarkhadle7119

    Alle haku barakeeyo walee caqli ayaad sxb u tahay ogansho

  • @gghaye1645
    @gghaye1645 Рік тому

    Saaaaax wall