Bilow iyo Dhamaad | Suudaan Xagee Loo Wadaa ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 449

  • @deeqowxayeesi3653
    @deeqowxayeesi3653 Рік тому +39

    Hada ee caadi ugu dhacdaa Mogadishu “iska horimaad aa ka dhax dhacay Taliye hebel ciidankiisa iyo kuwa kortarolka joogo”😢 Allah Nabad nooga dhigo dalkeena🙏

  • @abdyshakormohammed8559
    @abdyshakormohammed8559 Рік тому +43

    Asxaabta omar inshaar waa idin salaamay waxaa tihiin dad waaqici ahaan dhisan

  • @cabdiraxmaanxasanosman8242
    @cabdiraxmaanxasanosman8242 Рік тому +14

    Intaan la gaarin kuwa maamul goboleedka waxaaba khilaaf iyo dagaal iyo is buusid uu ka dhaxeeya ciidan ka dowladda Tussaalle police ka xamar waxaa joogo ciidamo kala duwan oo magac police sheegta lkn kala leh madax kala duwan waxaana sii jiro ciidan la dhaho ( ilaalada deegaanka Xamar ) kuwaas oo hoosta gobalka Banaadir, midba midka kale ma ixtiraamaayo marar bdn iska hor imaad yo u dhaxeeyo ayaa dhaco waxaana u dambeeyay Kii Isgoyska Siinaay

  • @cabdinaasircali
    @cabdinaasircali Рік тому +23

    Next mashruuca Somaliya
    Emirates waay na caawinayaan waa walaalaheen aan ka war dhowrno
    Libiya❌
    Suriya❌
    Yeman❌
    Sudan⏸
    Somalia🔜
    Ilahow naga qabo.

    • @Zakariya0070
      @Zakariya0070 9 місяців тому

      Waa in aad la dagaalantaa dhaaman kuwa Somalia 🇸🇴 la dagaya

  • @KamaalYare-wu5ux
    @KamaalYare-wu5ux Рік тому +24

    Macalin Aqoonyahan Cumar inshaar Ma Jiro Video Ama Barnaamij Aad Soo Dhigtay Oo Aan Waayo Aragnimo iyo Khibrad Laga Kororsan ❤❤❤❤ Runtii Waxaad Tahay Libaaxa Usoo Baxay Bulshada Soomaaliyeed Waliba Dhalinyarta Si Uu Wacyigioda Kor Ugu Qaado ❤❤❤❤

    • @ridwaanhassan8790
      @ridwaanhassan8790 Рік тому

      saxiix waa inan maskaxda ka dhisan lkn kuwa shisheeyahuhu madaxa uga kaadshay way eedeeyaan

    • @ridwaanhassan8790
      @ridwaanhassan8790 Рік тому

      saxiix waa inan maskaxda ka dhisan lkn kuwa shisheeyahuhu madaxa uga kaadshay way eedeeyaan

    • @KamaalYare-wu5ux
      @KamaalYare-wu5ux Рік тому +1

      @@ridwaanhassan8790 Kuwaasi Waa Adoomo Raqiisa Sxb

  • @updihakiimcllahi790
    @updihakiimcllahi790 Рік тому +31

    Somali ba waxay tiraahdaa
    "Geeridii galbeed laga sheego
    Gondaha ka Eeg"
    😢😢

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Рік тому +1

      “Gondaha” ma isii micneen karta waxa laga wado? Wll

    • @hussein00057
      @hussein00057 Рік тому +1

      Waxa lola jeeda degaankaga ama xafadada ayeey ku so soctaa

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Рік тому

      @@hussein00057 ooh mahad sanid wll

  • @hassanomarali3249
    @hassanomarali3249 Рік тому +17

    😢😢 emarite illahay umada muslimiinta haka qabto wadan walbo way gubeen
    Libiya Yemen 🇾🇪 😢😢 maanta 🇸🇩 sudan
    Markasto falaago iyo qabiilo ayay taageeraan

  • @cabdicarabcabdi8245
    @cabdicarabcabdi8245 Рік тому +7

    - عن ابنِ عبَّاسٍ رضي اللَّه عَنْهُما قَالَ: 《"لَعَنَ رسُولُ اللَّه ﷺ المُخَنَّثين مِنَ الرِّجالِ، والمُتَرجِّلاتِ مِن النِّساءِ".》
    وفي روايةٍ: 《"لَعنَ رسُولُ اللَّهِ ﷺ المُتَشبِّهين مِن الرِّجالِ بِالنساءِ، والمُتَشبِّهَات مِن النِّسَاءِ بِالرِّجالِ" 》 رواه البخاري.
    - وعنْ أَبي هُريْرةَ 《 قَالَ: "لَعنَ رسُولُ اللَّه ﷺ الرَّجُلَ يلْبسُ لِبْسةَ المرْأةِ، والمرْأةَ تَلْبسُ لِبْسةَ الرَّجُلِ"》 رواه أَبُو داود بإسنادٍ صحيحٍ.

  • @zeinabhassan3438
    @zeinabhassan3438 Рік тому +45

    Rabbi ha ugargaro dhaman umada musliminta ah🤲

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Рік тому +4

    Ilaahow sudan 🇸🇩 iyo somalia 🇸🇴 iyo wadamada kale muslimka badbaadi

  • @aliahmed-bo4vk
    @aliahmed-bo4vk Рік тому +16

    What’s Somalia 🇸🇴 ? Wadan qurux badan dad Ebar ah 😢

    • @hassanfarah8417
      @hassanfarah8417 Рік тому +1

      OGI OGI UMA WADA DHAMEE QAAR BAA DHALIILAN.

    • @Mohanad29
      @Mohanad29 Рік тому

      dadka dambi haka galin wll dhibka waa madaxda calooshood ushaqeystayaasha ah oo kaliya.

  • @dr1171
    @dr1171 Рік тому +11

    OMAR 😅❤wlhi qof Fahansan Tahay Siyaasada Saxda ah . 😊 XOGA marmar noogu dhax xad Barnaamij yadan oo kle

  • @mohamedxoriye6019
    @mohamedxoriye6019 Рік тому +31

    Ustaadi Waxaan ubahanahay Inaad Barnaamij Nooga Soo Diyaariso De javu ama garab daar waa qofka oo sameeya dhacdo ama arka qof deetana is dhaha horey ayaad usoo samaysay dhacdadaan ama qofkaan ama goobtaan horey ayaad usoo aragtay dhab ahaana ma uusan soo arag.
    MAHADSANID 🙏🙏🙏

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud Рік тому +2

      Arinkaso kale marar badan o kala duwan ayan lakulmay lkn sababta wan fahmi wayay

    • @Assia9900
      @Assia9900 Рік тому +2

      Wlhi kaligay inan isku arko ayan moodayay😂ilayn dadka oo dhan waa ila mid

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud Рік тому +2

      @@Assia9900 haa asiya warunta

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 Рік тому +1

      😅😅😅 walaaahi ma fahmin waxa so qortey qabka dadka Kula qaban kufahmayan bulshada isku buuq kuso badanaya

    • @abdulghanifaisal1585
      @abdulghanifaisal1585 Рік тому +6

      Hadda ka hor ayuu ka soo hadlay channelka ka raadi

  • @jallexassanali748
    @jallexassanali748 Рік тому +5

    Salaam dadka channel kan ku xiran ee wacyigodu dhisanyahey fahamsana sida ay dunidu ushaqeyso
    Kuna qosla😅 markey maqlaan Ethiopia na cawineyso
    Iyo Qaramada midobey waxan ka codsaneynaa

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Рік тому +46

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato ❤❤😊😊❤

    • @halanesky
      @halanesky Рік тому +3

      Adina ina soo booqo wllkey muslimka

  • @HRU20
    @HRU20 Рік тому +3

    السودان على خطى الصومال على حافة الهاوية....اخذ الحرب منعطف جديدا حيث انتشر إلى بعض اقاليم السودان الأخرى بشكل قبلي....

  • @aadamtanbiih
    @aadamtanbiih Рік тому +26

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    جزاك الله خيرا وبارك الرحمن فيك
    الأخ عمر نشكرك على جهودك الجبارة وعلى معلوماتك المفيدة .

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520
    @maxamuudahmedcabdikadir4520 Рік тому +75

    اللهم انك عفون تحب العفو فاعفو عنا 🤲

  • @halanesky
    @halanesky Рік тому +15

    Ale ha inoo aqbalo sonkena iyo saladena
    Intii muraad leh ale ha u sahalo insha allah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @channelshortvlogs2927
    @channelshortvlogs2927 Рік тому +1

    SIDA KALIYA EE LOO GAHORTAGI KARO IN EY SOMALIA SAAS OO KALE KADHACDO WAA DAGAAL KAGU QAADO WADAN KLE ETHOIPIA GUUL AMA GUUL DARO MARKASTA WAXA KABADBAADAYNAA DAGAAL SOKEEYE. 4 SANO ISKU XIGTA WAA INAYN IS AGJOOGIN WAA IN LADAGAAL GALIYAA
    HADANA ETHOIPIA baa dhulkeena ku soo durkeysa marka waa in layska celiyaa🇸🇴🇸🇴somalia hanoolaato

  • @gutalegutale
    @gutalegutale Рік тому +4

    Walalyal soduceeya weynu ku go'doonsanahay caasimada wadanka dagàalkuna kow majoogee

  • @roodaaadan1171
    @roodaaadan1171 Рік тому +9

    Ilaahey suudaan habadbaadiyo quluubtooda haisu soo jeediyo yaa rabbi ugargaar muslimiinta aamiin

  • @AFGOIDEENSHOW
    @AFGOIDEENSHOW Рік тому +1

    Mrbeast ka soo hadal

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale Рік тому +2

    Waa run wlhi cumarow
    Manta waxa ay leyihin Hal cadaw balse Hadii uu mesha kabaxo In ay iyagu iskuso lababanayan dhaxdooda
    Ilahow Somalia 🇸🇴 Nabad waarta sii sidan lagujiro
    Iyo waxa mustaqbalka nomuqda faaido nogumajirte Nolosheyna
    Qax dowlad la aan iyo dagalo kumajiri karnee

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Рік тому +2

    Somalia 🇸🇴 ayaa kusocota sida sudan 🇸🇩 Allow badbaadi

  • @faatixaxmed8105
    @faatixaxmed8105 Рік тому +1

    تحليل سياسي أن دولة إمارات التي تعرقل صفوة الأمن الدول الإسلام نجحت أن توقد الحرب في السودان حيث تأيد المعارضة تأمل في ليبيا كانت تأيد المعارض حفتر وفي اليمن كانت تأيد المعارض الجنوبي الإنفصالي وفي الصومال كانت تأيد المعارض المسمي badbaado qaran !!!! دولة خبية

  • @ciiseafrica4071
    @ciiseafrica4071 Рік тому +5

    Gor gor
    Harmacad
    Danab
    Psfp
    Darawishta
    Aslubta
    Alfa group
    Iyo kuwa kale oo badan baa wadanka ka jira wana kuwii na haligi laha allaha naga qabta shartoda

  • @mohamedyare9014
    @mohamedyare9014 Рік тому +2

    Intaas waxad ku darsata in waqtigan muqdisho laga hawlgeliyey cidamo hostaga imaratka waxana xaqiqo ah in malin malmaha kamida la iska hor iman dono

  • @Halmaal202
    @Halmaal202 Рік тому +3

    Asc wll omer inshar wan ku salamay hadad aragto qoralkan codsigan ifuli si walal tinimo
    Qof walba riyu le yahay iyo wax uu higsado waxan jecelahay inan marun soo arko wadanka morocco 🇲🇦 haday macquul tahay muqal kaso same nelaha ugu qurxan sidan ku tagi karno anaga ka wadanki ahan iyo adu xog guud oo qofku ku kala baran karo
    Wll codsiga i fuli

  • @aweysmohamed3091
    @aweysmohamed3091 Рік тому +2

    Xamar waxa jogo ciidan magacyo kala duwan wato dwlado kale leyahiin danab marekan gor gor turki xaramcad turki milatari policd imaraad ciidanka beydhabo jogo ingariis maamulo kismayo imaraad puntland imaraad somaalind ingariis wadan sas ah maxuu dhama wadan gumesi kujiro bal waxaba roon gunesi hak wadan ah xog kuhesto hada dhoor dowladooda kugumesaneso

    • @yuusufahmed6356
      @yuusufahmed6356 Рік тому

      Ishaad kariday zxb baydhabo kaligeed 3 ciidan aa joogaa kuwa Mukhtaar robow Marka lagudaro

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Рік тому +6

    يا مدبر الأمور غير حالنا إلى أحسن الحال،
    اللهم غير حال أمة المسلمين إلى أحسن الحال،
    اللهم ردنا إليك ردا جميلا.
    اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا

  • @abdibashi3652
    @abdibashi3652 Рік тому +6

    Xaqiiq hadiiba awoodaha Kala madax banan yahiin dagal Mar un wuu wajahaa. Ramadanka kheyrkiisa alle haka qaboojiyo.

  • @jamalhajimohed9361
    @jamalhajimohed9361 Рік тому +1

    Bi kulli ixtiraam, Taladaada u danbaysa waad ku qaldan tahay ee dadka ha ku dhiirrigelinin in ay caruurtooda & nafahoodaba dalka kala tagaan ee ku dhiirrigeli sidii ay isaga qaban lahaayeen moor yaanay. Waa kaagan yaree sidii Carabtii kala marada dheerayd u badhaacinayaa 👋🏽👋🏽👋🏽👋🏽👋🏽👋🏽

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    waad saxsantahay saxiib sida ay somaliya ku socoto waxa is dili doona ciidamada maamul goboleedyada daarood iyo kuwa maamul goboleedyada beelweynta hawiye.Wa bilaahi tawfiiq

    • @xamsetoni7352
      @xamsetoni7352 Рік тому +2

      Adina dhulbahante ku cunayo😂

    • @rahmoruun972
      @rahmoruun972 Рік тому

      😂😂😂😂Subxanallah wlhi adi xasid baa tahy ilhy hanaga ilaaliyo baloo dhan

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Рік тому

      @@xamsetoni7352 Dhulbahante waa masaakiin daaroodkii beenta u sheegayayna waa la xanuunjiyay.🤣🤣🤣🤣

    • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
      @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Рік тому

      @@rahmoruun972 wariyuhu waa runtii runtana waxba ha isdiidsiin.Waayo waad u jeedaa somaliya hada,maalinta hawiye madaxweyne noqdo daaroodbaa qaylinaya,maalinta daarood madaxweyne noqdana hawiyaa qaylinaya.🤣🤣🤣🤣

  • @abdenaserhaje4419
    @abdenaserhaje4419 Рік тому +6

    yaah wallaahi shakki la,aan waxa aad ka,hadashay arrinka xaqiiqiga ah wll wll Allahaa ku,dhawro waana in la,mideeyaa ciidamada soomaaliya war kale ma,jiro war kalena ma,harin wallee

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Рік тому

      Lama midayn karo cidamo 20 dawlado so tababaren midwalibana caqido iyo tababar gara wato

  • @Muhamedi01
    @Muhamedi01 Рік тому +5

    Dhaqamadi imaratka aya meeshan ka socda, isga ayaana adeegsanaya kooxdan qalalaasaha ka wada suudan maanta.

  • @arafadsaid7209
    @arafadsaid7209 Рік тому +1

    Ustaad meel fog haba aadin somalia gara ahan putland baa laba ciidan ka dhisan yihin cidinka dolwada putland iyo kuwa PSF wixi ka dhacy bosaso iyo sidi looga qaxy waa la wada garan boqol byna iska dieeen

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 Рік тому +12

    Allah ayaan ka magan galnay waa habeen ramadan ah in Somalia sidaas noqto mustaqbal waa ka leeyahay wadankeyga allah manoogu imaan adi😏

    • @queennaima1645
      @queennaima1645 Рік тому

      Aaamn yllh

    • @ismailaden7
      @ismailaden7 Рік тому +1

      @@queennaima1645 amiin

    • @carafaatcali
      @carafaatcali Рік тому

      😂😂Amiin wee Saan taaga jooji mardhow dagaal❤ buu dal ka wajahayaa

    • @cabaas8626
      @cabaas8626 Рік тому +1

      Qaali batahay abayo wadani dhiigna leh🙏

    • @rahmoruun972
      @rahmoruun972 Рік тому

      @@carafaatcali Subxanallah ufff ma anagaa noool

  • @shadiabashir7666
    @shadiabashir7666 Рік тому +2

    Ilhy ha inoo naxriisto 😢

  • @mohamoudgurreh949
    @mohamoudgurreh949 Рік тому +3

    Sudaan ilaahy hakala qaboojiyee wadadii halaaga ayay captain sareen

  • @izzuuhyatih9741
    @izzuuhyatih9741 Рік тому +8

    Illahey hanagu badbaadiyo dadkedana Allaha badbaadiyo😢🤲🏻

  • @suhaybcrisaaq7858
    @suhaybcrisaaq7858 Рік тому +1

    Somaliland iyo Somalia waa labo dal. Ciidamada maamul goboleedka Puntland ayaa marar badan la dagaalama ciidamada Qaranka Dalka Somaliland. Haddana iyagaaba farogelin xuduudeed iyo mid siyaasadeed ba ku haya.

  • @hoyomacan8101
    @hoyomacan8101 Рік тому +3

    Ugu Horey Umada islamka Gar ahan Shacbiga Somaliyed Asalamu Caleykum Wa Raxma tulahi wa Barakatu, Allaha qabohiyo Colada ka Socota SUDAN iyo Guud Ahan Adunkan Anu ku Nolnahay Bi idni Lah SUDAN iyo Falastin Waxan alle ugu baryey Nawad iyo Amaan Wana Bil RAMADAN Dhamad kesi insha Allah

  • @bakarahmed8955
    @bakarahmed8955 Рік тому +9

    Wlhi waa arin laga naxo waxa ka socda dalalka islaamka illaheyow noo gargaar yaa rabi 😢🤲☝illahey jidka tosan hanagu hanoniyo dhamanten

  • @AnwarYareofficial
    @AnwarYareofficial Рік тому +1

    somaliya markan ka hadalno caasimada kaliged neeqa ciidan o kala duwan o dhowr wadan o kala duwan ayaa joga gorgor iyo haramcad oo hoos taga turki,danab iyo alfa guruub hoos taga mareekan ciidanka hoos taga qadar iyo ereteriya ciidanka emearadka hoostaga waxaas oo ciidan ah kaliya xamar ayey wada joogaan waxana dher kuwa dowlada

  • @momojojo619
    @momojojo619 Рік тому +2

    Waa runtaa somalia cadawga 2 waa darood.darood dowlad ma rabaan.ama loo taliyo. Runtaa waa ye shiiq. Waxaan sugnaa waa darood oo Wali ku qarwaaya farmaajo

  • @Liverpool366
    @Liverpool366 Рік тому +4

    Omaroow 2018 ilaa hada ayaan Kugu xiranathy gme

  • @saadaqmohamed3376
    @saadaqmohamed3376 Рік тому +2

    Liibiya oo dariskoda haday ku tusaale qadan waayen diyaar ha unoqdaan qoxooti iyo baahi

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 Рік тому +1

    Cumaroow zhb labaduba waa tuug labaduba waa daba dhilif lkn ninkaa xamiidti ah ee dacma sariic haysti tuug ha ahaado lkn waa nin hogaamin leh siduu ciidanka intaa leeg ku urursday siduu wax umaareeyay iyo inuu rabo inuu suudaan mideeyo
    Inuu xun yahay ama san yahay waa mawduuc kale lkn waa hogaamiye siduu jinkiz khan ba hogaamiye wayn uahaa
    Ee shacabka sudaan sidi yaman baa lgu wadaa ee alla haka badbaadiyo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому +1

    Labada dhinacba cidamada kala qeybiyen is laynaya labada in la xiro fican

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan Рік тому +2

    Tusale Yar Oo Kuban Labo owr Oo Qooqan geel Miya Lagu Wata Dari Kara Jawabtu Wa Mya

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 9 місяців тому +1

    Allaha nagabbadbaadiyo musiibada nagu soo wajahan

  • @ZAKARIYEMC
    @ZAKARIYEMC Рік тому +1

    Waxaana sidoo kale tusaale ah sidii ka dhacdey mudda yar maamul gobaleedka puntland ay isku dhaceen iyo ciidanka maraykanku fangareeyo ee loo yaqaan PSF mudda yarna magalaada Bosaso qax degdeg ah ka bilowday

  • @ahmedrasta7788
    @ahmedrasta7788 Рік тому +2

    Cumarow videogii akasamesay maxamed xamdaan dooglo tarikhdisa wala hay Maka saartay

  • @saeedmohamed4419
    @saeedmohamed4419 Рік тому +1

    CUMAR WAA RUNTAA MEESHA LABA CIIDAN KA JIRAAN LAASIM WEY DAGAALAMI AAKHIRKA HAL TUSAALE OO KA DHACAY PUNTLAND LABA CIIDAN SIDA PSF IYO CIIDAMADII DAWLADA PUNTLAND KU DHEXMARAY BOOSAAO AYAA TUSAALE NOOL AH

  • @SabirinAliTosman
    @SabirinAliTosman 5 місяців тому +1

    Mahadsanid wll si an ufshmo ayn halkan u imiid❤

  • @abdulfatah4359
    @abdulfatah4359 Рік тому +1

    Mnsha allah omar waa wil maskax fayow wax ku fiiriya qabyalad baa in dhihii na tirtay 😅😅😅😅

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Рік тому +2

    AXMED
    WALLAAHI AABBO FARMAAJO AYAA FAHMAY QIYAANADA IMAARAADKA KANA OOYSIIYEY MADAXDA ABUUDABAY

  • @nuurease470
    @nuurease470 Рік тому +3

    Soomaaliyana taas ayaa sugeysa
    hadii owsan allah naga leexin wadadaas mugdiga ah

  • @baraagarfool-hd8mz
    @baraagarfool-hd8mz Рік тому +2

    WAA LA MIDEEYAY OO POLICE 🚔 MILATRO BA LA ISGU GEEYAY

  • @salamnalcawdh3574
    @salamnalcawdh3574 Рік тому +2

    صلو علي منقد البشرية محمدا

  • @amishmaxamed3043
    @amishmaxamed3043 Рік тому +2

    Shacabka soomaliyed mustaqbalkoda manta kacantoda ku jirta hade iska celinayan mooryanta meel walba u fadhida iyo hade saxanlahayen lkn waxan lala'yahay dadki u dhashay dalkaan mararka qaar waxa is dhahaysa soomalidu dalka lamahan miya yaab wllhi Rabiyow hogaamiyo daacad ah nasii hogaan xumo mar hade dhacdo wax haray malahan

  • @abdihakinmahamud1176
    @abdihakinmahamud1176 Рік тому +1

    Waa xaqiiq ruuntii dal kama wada jiraan laba ciidn oo aan hal meel ka amar qaadan tusaalaha nool wax weeye ( 2021 waxaa isku dagaalay magaalada Bosaaso Puntlnad Somalia laba ciidan midkii dawladda iyo mid ka mar qaata Dawladda Maraykanka )Wana wax maanta ka socda Sudaan waa isu ek yihiin

  • @mohammedyusufmedia2803
    @mohammedyusufmedia2803 Рік тому +3

    Ramaddaan Mubarak ustaad Omar Mohammed inshar so saliim ah ayaad ugu hadashay arinta dalka suudan waliba somaalidana si dadban ayaad ula hadshay mash allah

  • @dayibaali1566
    @dayibaali1566 Рік тому +26

    اللهم اصلح بينهم ، و ألف بين قلوبهم

  • @cumarxidigmedia7089
    @cumarxidigmedia7089 Рік тому

    Xilligan aan commintiga soo qoraayo waxaan, dhiganayaa cashar ka mida casharada waxbarashada sare ee secondary waxaan dhiganayaa madada la dhaho History waxaan weliba ka marayaa chapters 8 kaasi oo ku calamadsan taariikhda Africa ka hor 1960kii hadaba ujeedadeydu waxay tahay waxaan ka akhriyey maqaalka urur la dhaho (OAU) kaasi oo ah urur ka jira Africa ururkan ayaan Margarey waxyaabaha uu ku dhacay ama uu hawl gabka ka noqday Africa dhexdeeda wuxu soo sheegay qodobo badan waxaa ka mida ahaa______
    *Failed to stop the civil war in Sudan 🇸🇩, somalia 🇸🇴 and liibiya .
    Qodobkaas markaan akhriyey waxaan aqoonsaday in ururka yahay midka keliya ee hurinaya dagaalada ka socda wadamada Africa qaarkood. Weli ma is weydiiyey sababta ay suudaan udegi la dahay iyada iyo liibiya, qorshaha ugu weyn ee reer galbeedku kusoo rixayaan ururkan Africa ahaa ah in ay qataan khayrka dhulalka Africa. Sharaxayga masoo koobi karo ee wll cumar mahdsanid
    جزاك الله خير

  • @mohamudyusuf5073
    @mohamudyusuf5073 Рік тому +2

    Masha Allah Walal Omar. Caqli iyo xikmad Alle waa ku diiyey

  • @engmukhtaar4442
    @engmukhtaar4442 Рік тому +1

    Dadka muslimiintu maanta iyaga ayaa xasuuqa sababta cid kale maba layso

  • @K_arbash
    @K_arbash Рік тому +10

    You Talked About Good Point
    Allow Qabooji Dagaalka Suudaan😢

  • @warda3045
    @warda3045 Рік тому +2

    Oooh !! 😱 arin laga naxo weyan hadii uu masiir noocasa uu somaliya sugayo laakiin illahay ayaan kabarneyena inaanu xalku sidaa noqon

  • @samiirosagal5637
    @samiirosagal5637 Рік тому +3

    Sudan horta mamatano eey nalayihiin saay noogu sawirnimo egyihiin anaga kaliya inaan dhaadhaamo nahay aan umoodi jiray ilee dhaadhaamo bdn aa jira teeda kale kulahaa markaay wadamo kale nasoo waceen ayaan xabad joojin sameeynay

    • @abduqadirabdullah1256
      @abduqadirabdullah1256 Рік тому

      😂 waa yaabay wlhi markaan maqlay waa cawaanimo tii ugu wayn😂😅

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Рік тому

      Sudan iyo somali hal rer ayay isku yihin

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh Рік тому +2

    Ereyga masiir maxaa laga wadaa walaalayaal

  • @faisalmowliid6284
    @faisalmowliid6284 Рік тому +7

    Ciid coming soon😍😍

  • @afrisom1067
    @afrisom1067 Рік тому +1

    Gacansade Geel ma caay baa somalida shaqo kasto waa aflagado yaab 😂

    • @Aisha-oi4fe
      @Aisha-oi4fe Рік тому

      Yacni siyasad shaqo kuma lahan 😂

  • @saidsomali6690
    @saidsomali6690 Рік тому +5

    Mahadsanid sxp waa macalumaad muhiim ah

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Рік тому +1

    Ax ax ax 😭😭😭😭

  • @salamnalcawdh3574
    @salamnalcawdh3574 Рік тому +2

    اللهم يارب وحد صفوفهم

  • @ahmadkeyze4451
    @ahmadkeyze4451 Рік тому +4

    Shukran🥰

  • @cabdishakurmuxammedyuusu-ug3gj

    Ilaahow muslimiinta u hiilli?

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 Рік тому +2

    Meelwalba uu imaaraadka galo musiibo ayaa gashey waa fircoonka waqtigaan jiro ee allah musiibadiisa ha ka badbaadiyo umada muslimiinta aamiin Allah hana fahansiiyo cadowgeena aamiin soomaaliya allah ha badbaadiyo hana mideeyo qalbigooda iyo quwadooda hana garadsiiyo cadowgooda aamiin soomaali alley leedahay ee allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomaaliyeed hana noo soo saaro dhalinyaro aqli iyo dadnimo leh aamiin

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 Рік тому +1

    Nin qeebka Og moodaa Shaki kuma jiro ineey dagalamayaan, shaki kuma jiro ineey dagaalamayaan SHARTAADA ALLAAH KUGU CELIYO. waxba ma heesidee.

    • @mohammedyusuph2374
      @mohammedyusuph2374 Рік тому +1

      Maangaabka waxba mabarto sida adiga CML. Dhacdooyinka calaamka kadhaco indhaha uun buu kafiirsada, meel eey usocdaan iyo meel eey kasocdaan mafahmi karo.

  • @samiyamohamed163
    @samiyamohamed163 Рік тому +1

    😢😢😢

  • @Wonderful-adventures
    @Wonderful-adventures Рік тому

    si fudud wixii ka dhacay Puntland ee dhex maray ciidanka Dowladda gaar ahan kuwa imaaratka lacagta ka waato ee PMPF iyo kuwa mareykanka taabacsan ee PSF

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Рік тому +1

    👍

  • @abdulrahmaan7720
    @abdulrahmaan7720 Рік тому

    Mowducan diyarintisa waqti madan galin dhaman tiis waa fashil iyo ben abur ma jrto mugdisho mel e ku dagalamen cidan emarat sameyay iyo kuwa kale teda kale carurta mustaqbalkoda wadan kena mid uga wanag san ma jiro wax laga faiday ma jirto shekadan aa so dhob dhobty

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 Рік тому

    Xaqiqdi dalkeena waan u wal walsanahay xitaa hadii argagixisada Laga guleysto
    Waxaan ka baqaa in dalkeena dagaal kale ka dhaco oo u dhaxeeya kumanaanka ciidan ee kala tuutaha ah kala mushaharka ah
    Xaqiqdi waad yax yaxeysa markaad aragto ciidamadas xita dadka tababara ma ahan Soomali waa caloshod u shaqeystayaal
    Lasoo kireystay
    Oo boqolal wiil oo Somaliyed tababara
    Tusaale Kismayo oo kale waxa jooga ila 10 ciidan oo kala tuute ah kala xuquq ah
    Illahy Hana bad baadiyo

  • @haarunabu1835
    @haarunabu1835 Рік тому

    Sudan wa udhamatey tabti somalia kubur burtey marki siyad xukunka laga ridey aya udhamatey Somalia sodaana albashir aya isku celcelinayey xukunka wey katuren wey adagtahay inu dego wadanka sawobta ah madahweyna malex wadanka militiri aya xeysto ithopia aya qabsatey dagal smokeyo lkn waxey kubad baadey madaxdeda wey taganayen

  • @rahmaomar5447
    @rahmaomar5447 Рік тому

    Waxay kudambayn siday dalalkii muslim kusheegoodhami noqdoon iyagaa isburburinaya sida somalia liibiya qiraaq suuriya yaman cidkusooduushay majirto laakiin iyagaa gacantoooda iskurogaya ilaahaybaana swt sheegay umad ilaahay kutoosnaanweyday way rogman

  • @Hanad-x9z
    @Hanad-x9z Рік тому +18

    Kusaliya Nabiga N.N.K.H Scw ❤❤

  • @Abdihaaliq
    @Abdihaaliq Рік тому

    Ethiopia hada waxee ka hortageysaa ciidamdaan mid walba gooni iludgisan si ey ooga hortagto dhibatada hada qabsatay sudan

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 Рік тому +3

    SubhanaAllah

  • @ridwaanhassan8790
    @ridwaanhassan8790 Рік тому

    Soomaaliya ayaa sidaan noqon doonta
    ciidanka imaaraatku tababaray
    ciidanka Uganda tababartay
    ciidanka Gorgor ee turkigu tababaray
    ciidanka ereteriya tababartay
    ciidamada itoobiya tababartay
    ciidamada jubbaland ee kenya taageerto
    ciidanka danab ee Mareykanku tababaray

  • @munaahmed5187
    @munaahmed5187 Рік тому +1

    Alle dhibta iyo colaada haka qaboojiyo sudan iyo wadan kasta oo muslim ah

  • @somalishorts2199
    @somalishorts2199 Рік тому

    Been ayaad sheegtay ciidan warshada cana degna weligoo cidan dolwada lama dagalamin kama hadlayo cid samayay lkn beentu waa xaram weliba qof Wayne Dadi dhegaysnyaa bil Ramadan

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 Рік тому +1

    الله المستعان

  • @The-informed
    @The-informed Рік тому

    Aan kusaxee waa jiraan ciidan goboleed maraykanka waxa layiraahda national guard waxana xukuma gudoomiyaha gobolka lkn hadii dalku dagaal aado waxay kamid noqonayaan ciidanka qaranka amarka madaxweynaha ayey kushaqeyaan markaas. Wbt

  • @goaltogoal2412
    @goaltogoal2412 Рік тому

    Hebelaw inshaaraw maad soo Bareertid
    Waa tan kale ma waxd rabtay in wadanka uu galo gacan kaligii taliye sidii adeerkaa oo kale oo uu dadka laayo ⁉️

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 Рік тому +5

    Alllah ka qabto sudaan mooryaanta xaalkoodana allah qaboojiyo😢

  • @salebancabdi8817
    @salebancabdi8817 Рік тому

    Cidanka dacmu saric wa cidan ay kushaqaystan wadamo sida imaradka waxy cabudan 200$ ayqatan waxa layirahda dal burburiyal

  • @abdifitahali7766
    @abdifitahali7766 Рік тому +2

    Kusali xabiibkeena Muhammad SCW