Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Dhab Miyaa in Gumaysigii ingiriiska ilaalo ahaa ? | Protectorate ?!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 бер 2023
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 1,6 тис.

  • @ayaanlemahamed5234
    @ayaanlemahamed5234 Рік тому +240

    وَلَن تَرْضَىٰ عَنكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَىٰ حَتَّىٰ تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ ۗ قُلْ إِنَّ هُدَى اللَّهِ هُوَ الْهُدَىٰ ۗ وَلَئِنِ اتَّبَعْتَ أَهْوَاءَهُم بَعْدَ الَّذِي جَاءَكَ مِنَ الْعِلْمِ ۙ مَا لَكَ مِنَ اللَّهِ مِن وَلِيٍّ وَلَا نَصِيرٍ (120 )

    • @salmajaama1196
      @salmajaama1196 Рік тому +6

      Muuse u sheega dawladnimadu maaha xoog xoog iyo dad la laayo balse waa discipline iyo akhlaaq

    • @bariyowshow2616
      @bariyowshow2616 Рік тому +7

      Alho akbar

    • @khadarthalathowkhadarthala9891
      @khadarthalathowkhadarthala9891 Рік тому +7

      Waa run wallaahi gaal raali marnaba kaama noqonaayo ilaa aad diintiisa raacdo alla run ayuu sheegey

    • @AbduwaliJama
      @AbduwaliJama Рік тому +4

      Hadayba aayaddaa fahmi lahaayeen wax baa noo hagaagi lahaa wllhi thnks wllo wey ku haboonthy wllhi

    • @hawamohamed2377
      @hawamohamed2377 Рік тому +2

      Beenteeda taariikhda Soomaaliyeed iskadaaye waxay been kasheegtay Taariikhda Ingiriiska ama wey asaasaqday.

  • @Salmah1999
    @Salmah1999 Рік тому +206

    Qof walba riyo ayuu leeyahay aniga riyadaydu waa in wadamada muslimiinta awood yeeshan haben iyo maalin ilahay ka baryaa 😢🤲🤲

    • @aadanmanurmacalin810
      @aadanmanurmacalin810 Рік тому +2

      Alaha nagadhigo

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Рік тому +5

      Sidoo kale wll Ilahay xoogii iyo sharaftii aanu dunidaan ku maamuli jirnay ha noo soo cesho umada muslimiinta ahna allaha soo hadeeyo iyagii baa cadow isku noqdaye

    • @Salmah1999
      @Salmah1999 Рік тому

      @@Cabdiraxman..Mudug. ammin yaa rabi

    • @hindamoha8357
      @hindamoha8357 Рік тому

      Amiin ya rabi

    • @mjanaalechannel977
      @mjanaalechannel977 Рік тому

      @@Cabdiraxman..Mudug. adigoo ahaa? Yaad maamuli jirtay ma soomali bad hadli mise dunida kale

  • @Ismaelkhaani
    @Ismaelkhaani Рік тому +181

    Iso duceya musliminta dhaaman ee quraanka aya igu yaar adag inn ann barto ann rajeynaya I.a❤❤❤

    • @abdicasiisalisalaad1098
      @abdicasiisalisalaad1098 Рік тому +6

      Alaha kuu fududeeyo❤❤

    • @abdirahmanabubakar
      @abdirahmanabubakar Рік тому +6

      Eebe ha kuu fududeya

    • @ahmedzawaaj4293
      @ahmedzawaaj4293 Рік тому +5

      Wll alle haku fududeeyo lkn hingaada sifiucan u baro kadib waa kuu fududaana quraanka❤

    • @hamzedaacad8428
      @hamzedaacad8428 Рік тому +4

      ALLAH HA kuu fududeeyo Waxbadan dhagayso Adooi niyadan Hagaajin waad baran BI IDINLAAH

    • @nimcocumar1619
      @nimcocumar1619 Рік тому +4

      Alle ha kuu fududeeyo wll wan somanahay wan ku duceyay Alle ha inaga aqbalo

  • @abdiqanixasan1369
    @abdiqanixasan1369 Рік тому +35

    Absolutely 💯 waa xog iyo information aad umihiim ah ahna xaqiiqo qaraar dhinaca markii laga fiiriyo si walpa mhdsanid wallkie omar inzhar

  • @sahrocrypto9621
    @sahrocrypto9621 Рік тому +63

    Ramadan kariim qof kastoo muslim ah, kii naarta noo laga xureeya oo dambi aan ku helno Allah nooga dhigo insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdisamedyaasiin
    @cabdisamedyaasiin Рік тому +74

    Xaqqiqadu waa biyo kama dhibcaan 🙏 waad mahadsantahay cumaroow 😎

  • @Aboudi-Nour
    @Aboudi-Nour Рік тому +47

    Waa nasiib darro aad u weyn in maanta ay jiraan weli dad aaminsan gumaystihii inuu wadankeena ilaalo u ahaa inago og inta uu dhibaato inoo gaystay iyo curado inagaga maqan xoraynta dhulkeena, insha allah dhalinyaro aynu ka qayb qaadano kobcinta wacyiga dadkeena ustaad cumar inshaar na aad buu u mahadsan yahay❤️

    • @MohamedAli-cs1zy
      @MohamedAli-cs1zy Рік тому

      GUmeystihii isagaa sameeyay xuduudada aduunka kajira maanta.orod oo beeni, ama xoog uga qaad. haumeeraysan EDNA AADEN ma gaadheysiine, car isheeg qof lamida Edna aadan iyo waxa ay uqabatay umada somaliliyeed meelkasta oo ay degaan. Qabyaalad ayaad dalkii kuburburiseen daroodow. Argagixisada nagalataga oo walaalkaa xabad hala soo doonan idinkoo isu habar wacanaaya. hadaad kajoogiwaydaan in somaliland aad alshabaab lasoo gashaan waxaad kuraaxeysan riinka kaaraha, Garoowe iyo boosasosana sanwitch ayeey noqon.

  • @fahadaliii5897
    @fahadaliii5897 Рік тому +12

    ❤❤ 100% walaal Omar illaahey ajar hakaa siiyo codkaaga meesha dheer gaari karo ee aad xaqiiqada ku bayaamineyso 🙏🏼🇸🇴🙏🏼🙏🏼🇸🇴

  • @abdallaabdullahi5942
    @abdallaabdullahi5942 Рік тому +12

    Cumarow hadalkaada waxaa fahmi karaya dadka maanka ka xoroobay,damiirkoodana nool yahay!! Maanku ha xuroobo

  • @GOAL473
    @GOAL473 Рік тому +37

    Maaalintay somalia huradada ka kacaysay ma foga walahay
    Ramadaan mubaarak

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Рік тому +5

      Insha.Allah walaalkay
      Kareem ❌❌
      Mubarak ✅✅

    • @rayanhamud8206
      @rayanhamud8206 Рік тому +1

      Insha allah wllky

    • @azli5079
      @azli5079 Рік тому +1

      Maxay odhan markaa😂😂😂

  • @fhlifestyle
    @fhlifestyle Рік тому +3

    youtupe somali hadii laga hadlo cumar you the one sxb. becouse ani wixi wax faido ku jirto le dawada specialy markad quranka kuso daraysid walahi pure knowlege

  • @abdinasiryaxye
    @abdinasiryaxye Рік тому +29

    اللهم وفقنا جميعا في شهرك الكريم، لحسن الصلاة والقيام، وقبول الأعمال.

  • @abdikarimomer5501
    @abdikarimomer5501 Рік тому +14

    Cumaraw mamada qaranka nabad Gali maxad taayada uga hadlaysa ader kuwa Djibouti e France ku gumaystaba kama hadashid

    • @xanfargeele4643
      @xanfargeele4643 Рік тому +8

      Waligayo ma arag qof Soomaalida kale oo leh Italian Somaliland ama French Somalilander ayaan ahay horta maxaa gaadh idinku ah ?

    • @hanadhusseinhassan5365
      @hanadhusseinhassan5365 Рік тому

      Waa Hadlay sixun galay runta usheegay

    • @axmedwacdaro3810
      @axmedwacdaro3810 Рік тому

      caqliga iyo caadifada kala zaar runta aya lagu sheegayaaaye

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 Рік тому +7

    Mahadsanid Gudomiye Omar Inshar ❤🇸🇴

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 Рік тому +2

    Cumarow Tani Dr maaha waa Just Nurse 2 Maamo maaha oo waligeedba wax madhalin ee way Cantatab ee shukhulkeeda kabax Cidi waxba ma waydiisee.

    • @MohaYare-px4eu
      @MohaYare-px4eu Рік тому

      In Logu Yeero digtooreeso adna adan iyo maamo adna aaday waxay katarjumaysaa qadarin iyo in laxushmeeyo sababto ah waa 80jir

  • @Bidhanshe
    @Bidhanshe Рік тому +6

    Ramadan mubaarak akhii
    Run ahaanti somalidena qiimo isku yeel ama is beri yeel iyagoo is leh ayey sharaf beel isku ridaan subhanallah

  • @xuseenfadal
    @xuseenfadal Рік тому +26

    Aad ayaad u mahadsantahay inaad wax fahansiiso dad badanoo wax fahansanayn.

  • @lilshenoyoo7188
    @lilshenoyoo7188 Рік тому +9

    Alhamdulillah anagoo caafimaad qabna hadana nool Ayuu allah nagu gaarsiiyay ramadaanta🤲🏾☪️🌙

  • @Mohamedomar-jh2bi
    @Mohamedomar-jh2bi Рік тому +3

    Mahadsanid ustaad cumar gaalo ayaa na ilaalinaayay waa wax lala yaabo runtii

  • @AbdihxO
    @AbdihxO Рік тому +35

    Waad mahadsan tahay walal omar sida aad runta uga gamban mar walba waana mida kentay inan Malinkan bartay channel kada ilaa hda aanan video yadada mid ka mid ah uusan ii dhaafin umada hada wey soo jeda waana xiligi ugu mudna ee runta indhaha laga saari laha allaha kaa abaal mariyo xaqana mar walba wuu guuleysan dona

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +6

    Mahadsanid Saaxiib OGAANSHO.
    Ramadaan Kariim Dhamaan Umatul Islaam.

  • @cabdiraxmaanibraahim200
    @cabdiraxmaanibraahim200 Рік тому +36

    Ramadaan kariim ❌
    Ramadaan mubaarak ✅

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan Рік тому +1

      Why?

    • @caliabdi9641
      @caliabdi9641 Рік тому

      ​@@kamal-hassan find out the difference between Kariim and Mubarak?

    • @kamal-hassan
      @kamal-hassan Рік тому

      @@caliabdi9641 do not send me anywhere else ‘cause I’m going to search it anyway. If you can’t add anything to the matter, I think you better shut up then.

  • @mustihaji97
    @mustihaji97 Рік тому +44

    Reer Hargeysa ayan ahay waxaad sheegtayna waa run Omar Inshaar horena waan u ogaa xaqiiqada balse waa muhiim in indhaha loo furo caamada🙏🏼

    • @footballer9117
      @footballer9117 Рік тому +8

      Aar hana sheegan iska cadayso inaad CADAWGA SOMALILAND TAHAY😂😂😂

    • @talasameabdihasan4343
      @talasameabdihasan4343 Рік тому +4

      Yaad sheeganaysaadee aar magaalada noo dhig😂

    • @hayaan2418
      @hayaan2418 Рік тому

      Beenale 😂😂😂 dhiiga dadkas hadalkaasu kama suurtuwdo adna aadan far kuma taagi karaan

    • @mustihaji97
      @mustihaji97 Рік тому

      Dhashii heego ma meel ayaa idin soo xanuuntay🤣🤣

    • @talasameabdihasan4343
      @talasameabdihasan4343 Рік тому +1

      @@mustihaji97 bro ninka kula hadlaya waa nin Garxajis ah Heego maxay ahayd

  • @manazilali1751
    @manazilali1751 Рік тому +14

    Ramadan mubarak adiga iyo inta muslimiinta ah ba ❤

  • @hubbiaxmed7292
    @hubbiaxmed7292 Рік тому +14

    Waa runtaa oo waxa maanta socda oo indho la'aanta iyo been abuurka ku salaysan
    jiilka adnana sidaas laqabana waa dadaka ay soomaali iska raaci wayday 😢 Allow umada wacyigeeda noo toosi oo naga qabo qaarka na marin habaabinaya❤

    • @azli5079
      @azli5079 Рік тому

      SOMALI MAXAY ISKU FALAYSAA BAL ADAAN KU WAYDIIYEE ANOO DAL AH BAN KUGU CASUUMAY CALANKAYGII HADANA WAN KA LAABTAY WAAYO MAKA HELIN ISLA JOOGA HALKAAGA ALLE HAKUU BARAKEEYO ANAGANA HALKAAYGA ALLE HANOO BARAKREYO 😊

    • @guledboon8786
      @guledboon8786 Рік тому

      dawladnadii aynu isku darsaney
      Jabhado ayaa burburiyey wll
      Bal maxay soo kordhiyeen
      Dawladii school iyo hospitalo free ah
      Ayey dhistay
      Jabhadiina maamul goboleedo
      Qof walipa ay dollar kaga qaadaan ayey ku badaleen wll
      Marka tee ayaa inoo fiican

    • @yoyo-tf7eh
      @yoyo-tf7eh Рік тому +1

      aamu quruxey taarikhda waxba kama taqaanide

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 3 місяці тому

      ​@@azli5079tarikhda si fican u akhri dal madan ahayn lakin 2 gumaysi ba jiray ama dadka runta shega waydi sida jamac shabel

    • @azli5079
      @azli5079 3 місяці тому

      @@hodanc6255 Runtu waa taa wll inaa dal ahaa adna dal daaye aadan xataa calan lahayn wnka xumahay calankygii inaa idinku casuumno

  • @akramyare5444
    @akramyare5444 Рік тому +24

    Ninka ag fadiyo firi wuu qoslay 😂😂

    • @1Roxy
      @1Roxy 3 місяці тому

      😂😂😂😂

  • @dauorad
    @dauorad Рік тому +28

    3:33 teactinka nin garab fadhiya si fiican u fiiri waa sida adigoo madow aad dhedo walidkey waa cadaan 😂

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Рік тому

      Reaction

    • @mohanadam
      @mohanadam Рік тому +3

      Haa wan arkay qosol ayuu isku celeyay😂😂

    • @hiboabdi350
      @hiboabdi350 Рік тому +1

      😂😂😂😂😂issack wewaashen 😂

  • @cabdisamed.5565
    @cabdisamed.5565 Рік тому +65

    Dooddaada waan fahmay, waana mid maan-gal ah, ee bal horta aan soo daawado muuqaaladan oo dhamaystiran, sababta oo ah waad soo jar-jartay mana lagu kalsoonaan karo muuqaal la jar-jaray xaqiiqadiisa. Mahadsanid.

    • @jaamacabdi8663
      @jaamacabdi8663 Рік тому

      waa kuguraacsanahay

    • @ilhanisha2813
      @ilhanisha2813 Рік тому +2

      Hada soo ogatay qoralkan reply soo dheh

    • @DonZa-Mou
      @DonZa-Mou Рік тому +7

      Ninkani waxa kaliya ee uu adna ku haysaataa waxa weeye maxaad u tidhi ma nala gumaysan 😂
      Bal muxuu ka faaidaya haday tidhaahdo waa nala gumaysatay waxba laysuma ogola

    • @yunezz2375
      @yunezz2375 Рік тому +1

      Markad soo dhawatid asoo full eh bal nasoo qabo si aad noola wadagtid waxad ka qabtid

    • @xayaatomar-br7xf
      @xayaatomar-br7xf Рік тому +16

      Somalia waxba ma baaraan qofki wax ubaarana Kuma kalsoonaadaan Somalia gumeesi jcyl

  • @abumoalim
    @abumoalim Рік тому +3

    Masha Allah waxaad uga hadashay si wanaagsan. Mahadsanid Ustaad Cumar.

  • @updishakurhassan846
    @updishakurhassan846 Рік тому +40

    الحمد الله على نعمة الإسلام ❤

  • @farxaanaadan4237
    @farxaanaadan4237 Рік тому +10

    M.a Ogaansho cwa wax badan baa ifisay runtii mamada Allah xaqa ha tusiyo

  • @xabiibbalaayiin1104
    @xabiibbalaayiin1104 Рік тому +3

    Masha Allah waa barnamij aad u wacan, loona baahanyahay in qofkasta oo uu ku baraaraugsanado,
    tan kale waxaan arkay in badan dadka soomaaliyeed ee aqoonta reer galbeed soo barta ee aan horay diinta iyo dhaqanka islaamiga wax fiican ka garanayn in ay aad u fikir hooseeyaan. Oo ay boqol jeer ka liitaan qof ka baadiyaha jooga ee aan hal xaraf garanayn.

  • @medusa4766
    @medusa4766 Рік тому +10

    Please Dopamine fasting ki mar kle so gali dadka haka faaideystaaane,
    sandki hore marko sonka dhamaday a so galisay xilli fcn ma ehen, hada so gali halaga faaideystee thanks

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 Рік тому +4

    Ma Sha Allaah. Programyadaada waa kuwo aad wax tar u leh walaal. Kuma aqan laakiin wiil cilmi leh baad tahay. Ilaahay Ajar ha kaa siiyo programyadaada.

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 Рік тому +17

    Ceeb calayk qofku ma xishoonayo ingirsi ban ahay kulaha 😂😂😂

    • @Faatimaa345
      @Faatimaa345 Рік тому +2

      Waa ilaa hadda midaan layaabanahay maqoslaa mise waa layaabaa waan fahmi waayay caqli xumaa waxa

    • @Salinakhader143
      @Salinakhader143 Рік тому +2

      Cunsuriyad iyo Baaba dhimasho unbaa idinku qufulan Akhas
      Dabiirkinu ha koro Birith wey Ahayd madaama somaliland uu haystey Anba somalilander baan ahay madaama Aanku dhashey

    • @kamalhussein5603
      @kamalhussein5603 Рік тому

      ​@@Salinakhader143oo hada ma in lagu gumeystay baad ku fanaysaa😂😂😂😂

  • @Hakim13547
    @Hakim13547 Рік тому +5

    Ramadan karim ❌
    Ramadan Mubarak ✅

  • @thenouh
    @thenouh Рік тому +15

    Xagay ilaaladu joogtaa إنا لله وإنا إليه راجعون

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Рік тому +1

      Beenta ma aha walaal

  • @hashimosman3079
    @hashimosman3079 Рік тому +4

    Ramadan Mubarak wlky Cumar, Jazakka Allah

  • @alanle.family8933
    @alanle.family8933 Рік тому +3

    Sawirka sayidka lagu hoos qoray maaha walaal waa suldaan guuleed iyo ciidan reerkiisa ciidagale, ina igare.

  • @MoShineArab
    @MoShineArab Рік тому +24

    Tariikh qoran o shalay ahayd waliba ay so gaadhay qaybo badan o ka mida ayay shegaysa.
    ALLAH cimriga iyo caqligaba ha u barakeeyo Maamo Edna Adan ❤

    • @xasancolaad1595
      @xasancolaad1595 Рік тому +6

      Ma inan cadawgeena utagno kabacdiinah aynu halkaas ka tilmaamno inaan ahayn dad jira oo aynu gumaysi ku niraahno anagu idinka idin matalnaa oo marka mixuu ku oran ota diintanaad haysataa bedel ka bacdi markaaa ay walaalo nhy aya wangsan subxaanah war nio dawladaada waxa ka qaldan garo gaaal inaanu isku dhajino maaha 😢

    • @Ahmedkafi-
      @Ahmedkafi- Рік тому +2

      ​@@xasancolaad1595 cadaw aan somali ahayn ma lihin hadaan Somaliland nahay wxna noo ogoleyn

    • @asadcabdi1983
      @asadcabdi1983 Рік тому +4

      ​@@Ahmedkafi- wan huba 30 wad ka yartahay maskaxda laga hasta wll qaali

    • @qoraneofficial3613
      @qoraneofficial3613 Рік тому +1

      ​@@Ahmedkafi- hadaaa sidaas aaminsantahy ogoow taiwan oo kaa quwad weyn mar hore aqoonsi heli laheed

    • @azli5079
      @azli5079 Рік тому +2

      ​@@xasancolaad1595 Cadawgaaygu waa Somali anaga Hadaan Somaliland nahay runtii Waxay Noo qiri kari laayaheen inaan ahayn dal la midoobay oo waliba calankooda ku sharfay Wax kastaa waa Qadare waligay ma jeclaysan inaan la midawno somali Bal jabuuti eeg Alle wuxuu u qadaray inay ka badbaado bohosha bahalo galeenka ah ee midnimo la yidhaa Wacnaan lahaydaa inaan La midoobin Oo aananu ku dhicin godka madaw ee midnimo la yidhe izka dhaaf qadarta way noo qornayd lkn mar labaad calaacal wa tay timo ka soo baxaan somali nalagu kari maayo 😊

  • @MoHamednaasir1
    @MoHamednaasir1 Рік тому +11

    Afur wanaagsan ❤️
    Ilaahoow adigaa mahad leh.❤❤

  • @K_arbash
    @K_arbash Рік тому +46

    Bal Waxay Kushekenayso Arag Wuxu Aha Quwad İlaaliye kulaha Way Gumaysanayen Waliba Abahed Naxashka ayuu Ku qadayay Halka Ay Daraawishina Ladagalamaysay😢
    Bal İntay Somali Nacayb kacararaysan Diinta un İlaaliya Oo haka bixina Adkeeya waayo Hadi İctiraaf laga helayo wx kasta waa suuro gale

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Рік тому +3

      Haa, waa saxan tahay walaalkay 🥺❤

    • @axmedtoll2317
      @axmedtoll2317 Рік тому +4

      Yaab isaaq aqoonsi wax walba wey u marayaan armey halaagsamaan

    • @footballer9117
      @footballer9117 Рік тому +5

      CAAAAC ISAAQ MUXUU DAD CIILAY KANI WUU OOYAYAA WLHI😂😂😂😂😂

    • @kaltunabdi1088
      @kaltunabdi1088 Рік тому

      Darawiish wa isaaq dhulbahante iyo ogadeen agaranayo sababta darawish qudha logu so koobo

    • @axmedtoll2317
      @axmedtoll2317 Рік тому +4

      Maxey wax ciilaan iyagaa 24 hours ka cabanaya qabiilo somaliyeed iyo dad dhintay bal isaaqoow xaga diinta yara adkeeya waa iga tallo

  • @ayaanleahmed9819
    @ayaanleahmed9819 Рік тому +122

    Legend Omar💚From SOMALILAND 💯

    • @muhsincayn3995
      @muhsincayn3995 Рік тому +20

      Wllow somaliland wax la dhoho ma jirto soomalia ayaa jirta taas niyadada u sheeg nin dhalin yaro ah ayaa tahay khiyaali haku korin caqligaga saliim ka ah mahad snid

    • @ayaanleahmed9819
      @ayaanleahmed9819 Рік тому +4

      @@muhsincayn3995 BACAAAAC Biqiihdjdhd🤣🤣🤣Af shiine kusoo oy dee

    • @naasirboy92
      @naasirboy92 Рік тому +6

      Wake up there's no somaliland

    • @ayaanleahmed9819
      @ayaanleahmed9819 Рік тому

      @@naasirboy92 Ma iyagii baad tahay lipx 🤣🤣🤣

    • @zakibidixole
      @zakibidixole Рік тому +10

      anigu wxn joga hargaysa Somaliland wa waqooyiga somaliya wxan ka aamin sanahy inaan nahay somali

  • @awilcirro7461
    @awilcirro7461 Рік тому +18

    :اللهم انت ربي لا اله الا انت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذبك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك فاغفر لي فانه لايغفر الذنوب الا انت

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684
    @cabdiraxmaanidirismaxamed684 Рік тому +36

    تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

  • @yunusawil3041
    @yunusawil3041 Рік тому +5

    Aan isku duceeyno in qof wlbo Rajadiisa iyo ducadiisa Alle u aqabalo Allow inoo sahal umuraha

  • @abdirahmanmussebile
    @abdirahmanmussebile Рік тому +6

    ILahay danbigeena IyO Kan walidkeenba ha dhafo Ameen.
    Maamadu wax wanagsan Bay u aragtaa Kala rarka Umada somaliyeed

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng Рік тому +2

    Waa wax lugu qoslo ingiriiskii gumeystaha ahaa baa xitaa ku qoslay ninka dhinaceeda fadhiya oo ingiriis aan aheen xitaa wuuku qoslay

  • @khadijocabdifitax5980
    @khadijocabdifitax5980 Рік тому +14

    Wlhi waxan ka naxay siduu ninka isku qariyay waliba hadalkeeda ugu qoslaayo caku ciil badanaa hebel quluubta madoow hadaa maqli jirtay iyadoo live ah arag😢😢😢😢

    • @mohamedabdirahmanhirsi2796
      @mohamedabdirahmanhirsi2796 Рік тому +3

      Wlhi aniba waan arkay 😅

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD Рік тому

      Idoor ma khajilaan

    • @Faatimaa345
      @Faatimaa345 Рік тому +3

      Wuu booday xataa uu naxay iyo qosol isku daray ciil xartiis ilahayow xushoidka hannaga qaadin waad markad dadnimadaa qariso waaiska sidaas wax aad kaxishooneesid malahan runtii

    • @abdirahmanshorts1651
      @abdirahmanshorts1651 Рік тому

      ka aad leedhahay adna ayuu ku qoslay waa ninka adoomnka u tahay ee aanad la'aantii noolaan karin, ee illa hada ku ilaaliya

    • @khadijocabdifitax5980
      @khadijocabdifitax5980 Рік тому +1

      @@abdirahmanshorts1651 anigu Adoon uma ihi malaha adiga iyo reerihiinuu ilaaaliyaa laxeeey

  • @dayahahmedmedia3105
    @dayahahmedmedia3105 Рік тому +11

    Cumarow wllo ma banaana in ladhoho RAMADAN KAREEM
    Sheekh dirir baa sidas dhahy ee waxaa sax ah
    RAMADAN MUBARAK ❤😊

    • @tafatiraha5632
      @tafatiraha5632 Рік тому

      Balo😂😂😂😂😂

    • @Ak_jimcale
      @Ak_jimcale Рік тому

      Shekh hebel baa yiri Macno sameyn meyso hadi aysan Daliil Laheyn
      Ramdaan Kariim=ramadan wngsan

    • @Ak_jimcale
      @Ak_jimcale Рік тому

      @@dayahahmedmedia3105 ok thanks

    • @zaaqeyofficial4076
      @zaaqeyofficial4076 Рік тому

      ​@@Ak_jimcale kariim waa mid ka mida magacyada ilaahay ee ma fiicna in bil lagu lamaaneeyo

  • @yusufmahamednur2418
    @yusufmahamednur2418 Рік тому +2

    Asc sxb
    Habartaan waxey rabta ayey sheegtay
    Maxaa yeelay waxaa iska dhax galey gooni isutaagii SL iyo ???????

  • @liibaanmuuse528
    @liibaanmuuse528 Рік тому +2

    Ila imaka waxan is waydinaya sababta ad mawducan uga hadashay adna kuso begtay iyado xaladi ka tagan tahay gobolka SOOL ? Personal weye wll sida an u arko

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Рік тому +8

    Ramadan mubarak🌙✨❤❤

  • @nasriinismaciil4732
    @nasriinismaciil4732 Рік тому +6

    Heshiis buu ahaa waayo waxbaa lakala qortay, markii layidhi baxna wuu baxay

    • @wonderShare1
      @wonderShare1 Рік тому +4

      Maxaa kala qorateen noo sheeg ma inuu kuu taliyo adna a hye kaliya tiraahdo😂

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 Рік тому +1

      Mangab aan tariikhda waxba ka ogayn ba tahay iska amus hadalka adno iska dhafe somalida carabta io galada ayaba la yabay adunka ayana hadalkeda falaqenoyan sida xun ee u hadashay hade heshiis wada saxixaten galka dusha kuma qadi laheen sawiradii la qaday wagas ba lahayaa English dagalbo ku baxay baryo kuma bixin

    • @nasriinismaciil4732
      @nasriinismaciil4732 Рік тому +1

      @@wonderShare1 waxaanu kala qoranay inaanay ku dhali karin dumarkoo du, in aanay diinta fara galin, marka baxa layidhaana ay baxaan waanay oo fiyeen kowdhe ma, ma qashay fanaadana sahra axmad, oo ku heesaysa hargaysay wali gaal kuumuu dhalan dhudiyeey korkaa gee waataa heshiiskay ka mid ahayd

    • @ibraahimyuusuf9210
      @ibraahimyuusuf9210 Рік тому

      ​@@nasriinismaciil4732 ingiriiska africa wuxuu uyimid inuu gumeysto uma imaan inuu dago
      Rag hub sida imaan jiray waligaa mamaqashay qoysas ingiriis ah baa Barbara kasoodagay

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 Рік тому +1

    Ingiriska gumeeysi buu ahaa. Wax ilaali ma jirto afkeeda ayeeyna ku oraneeysaa waxaan ku dhashay dhul biritish. Yaa Rabbi.

  • @umusheikhabdalaikhyaar2082
    @umusheikhabdalaikhyaar2082 Рік тому +2

    @Omar Ishaar Jazaakallaahu khayra jazaa Wanaaga aad markasta Nala So wadaagtid Runtana aad ka hadashid aad ayaad ugu mahadsan tahay Ha u joojin kuwa Runta dhibto ama Qabyaladaysan waxaan ku leenahay Horey u Soco Allaah swt haku Xafido kuna barakeeyo Ajarkaagana maalinta Qiyamaha Midkii Adiga iyo Waalidkaaga Reerkaag Walaalahaaga Ehelkaaga inta Jeceshay Anfaca Loguna bishareeyo Jannatul Fardawsa Allaah swt haka yeelo Allaahuma Aamiin 💕

  • @bullalecanada6695
    @bullalecanada6695 Рік тому +28

    Waan ka faaiday muuqaaladadaa 100% markastana waa sugaa. Jazaakallaahu khayran walaal omer 🤲aamiin

    • @aliismail6987
      @aliismail6987 Рік тому

      Ramadan Mubarak

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Рік тому

      War bax taraawiix soo tuko😀😄

    • @cuteanimalshorts6002
      @cuteanimalshorts6002 Рік тому

      Nacasba tahay ninkan aya maskxdaada jihaynaya waar waa benale ninkani waxyaalo badan ayaan ku arkey 😏

    • @mohamedabdirashiid2995
      @mohamedabdirashiid2995 Рік тому

      @@cuteanimalshorts6002 mrku gobolka somaliland runta ushegy miyu belnale noqday wx somalilnad la dhoho majiro somaliya waa somaliya

  • @Najax___12
    @Najax___12 Рік тому +28

    the best somali you tubers from Omar inshar Salaam bro👍👍

  • @noraabdulaahi2620
    @noraabdulaahi2620 Рік тому +2

    Ogaansho waan kugu raacsanahay in aynan difaaceen somaliland gumaystaha England, laakiin hadaad qof saxayso waa inaad u dejisaa adigoo ilaalinaya ama isweydiinaya maxaa qofka soo gaari kara sababtoo ah waxaa laga yaabaa in qofka aad saxeyso uunan ku dhegaysan oo halkaa isfahan waa kadhacayo. Waxaan rajeynayaa in aad si degin aad wax ugu sheegto ama saxda dadyowga aaminsan waxyaabaha aanan saxneyn.

  • @fatimaabdullahi900
    @fatimaabdullahi900 Рік тому +5

    Runtii waa wax aad iyo aad loola yaabo qof weyn aan cibri u dhinneyn waxaas ku hadlaya been iyo barabugaandho 😢alla ilaahow been hanoo cadaabin aduun iyo aakhiro

  • @Bogasho1
    @Bogasho1 Рік тому +29

    Ramadan mubarak inti tarawiixdi so tukatey❤

  • @aliahmed-bo4vk
    @aliahmed-bo4vk Рік тому +11

    Bro you soo smart calling her mom hahaha to me she don’t deserve that respect

    • @lilyaleey5224
      @lilyaleey5224 Рік тому

      Lagaagama baahna inaad ixtiraamato becouse malaayiin qof ayay kuhadlaysaa codkooda iyo rayigooda waayo qof iska hadlaa majiro 😇

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul Рік тому +1

    Soomaalida wexeey yihiin ma oga. Dadkaas gumaystay ayay ku fanaan oo dhaqankoodi iyo afkooda wax moodaan. Bro more videos like this. Dhibaatada ka soo gaartay somalida gumaysiga keen. Thank you!

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 Рік тому +2

    Maasha Allah jzkallahu kheyr si akhlaaqleh baad u dhigdhigtey una xasuusiy xaalada joogta maanta dalkeena guud ahaan meelwalba dulmi dhuleed baa kajira ALLOW nasoo hadee.

  • @ahmedader4283
    @ahmedader4283 Рік тому +6

    Ramadan mubarak wll ogaansho ilaahay caafimad iyo cibaado suuban hanugu gaadh siiyo ❤ walidkeena alaha ha unaxariisto amin 🤲

  • @yahyeadammouse
    @yahyeadammouse Рік тому +11

    Ogansho keep going pro dadka kugu xidhan ayan ahay badana ma halelo ita badan lkin xilgan sii sexanyo ayaan dhagaytaa 👏 Milano ayan ka salama cawa❤Ramadan kariim

  • @idirisabdiyousuf7946
    @idirisabdiyousuf7946 Рік тому +1

    Waa la wada ogyahay marku ingiriisku dhulkan so galayay in odayaashi beeluhu heshiis la galeen
    Adigu waxa ku gubaysa kalmada ah “Ingiriis namuu gumaysan jirine idinka ayuu talyaani idin gumaysan jiray😮”

  • @Mariamitio
    @Mariamitio Рік тому +9

    Adna ruun wax aan ahayn may sheegin. Waa ruunteed Allah cimriga ha uu dheereeyo ❤

    • @nadaomar3168
      @nadaomar3168 Рік тому +4

      Maxaa runteed ah ?.. muxu ka ilalinayay ingiriis oo adoon kuu arkaayay isku xishoo oo orod qajil qofnimadaada iyo naftaada gaal xun ha u bahdilin

    • @arbazcallon6446
      @arbazcallon6446 Рік тому +5

      deee jaahilad paa tahay oo daciifa pl in yar uun fikir

    • @nadaomar3168
      @nadaomar3168 Рік тому

      @@arbazcallon6446 caydu wa calaamada caamada io juhulada

    • @kingkorneylsadamhussein8502
      @kingkorneylsadamhussein8502 Рік тому +3

      😂😂😂😂😂😂 ucamir miyaa😂😂😂

  • @abdiazizhassan5620
    @abdiazizhassan5620 Рік тому +14

    Ramadan wanagsan

    • @1LAMINE_1
      @1LAMINE_1 Рік тому +1

      Wanaagsan❌
      Mubarak ✅

  • @kawsargaduudo9584
    @kawsargaduudo9584 Рік тому +6

    🤣🤣🤣🤣mamada way iga.qoslisa
    Wlhi allha xafido
    Waa mahadsantahay wll Omar inshaar

  • @azli5079
    @azli5079 Рік тому +2

    WAX kastoo Hore u dhacay Dalkaygu wuxuu kala mid ahaa wadama Africa Ee Guumaysigu Yimid Lkn horeyso, Hada iyo Danbaysaba Dalkaygu Waa SOMALILAND 💚🤍❤🤘

    • @legendlion7150
      @legendlion7150 Рік тому

      Wax somali land ladhaah majirto😂waqoyi somalia😊

    • @azli5079
      @azli5079 Рік тому

      @@legendlion7150 Aniguba ma aqaan wax somalia la yidhaa mana jirto ee halkay ku taalay 🤔

    • @legendlion7150
      @legendlion7150 Рік тому

      Waa wadanka kunoshahay furshis 252 is ticmashid passport kusafartid wadama europe ama middle east wadanke katimid marka lagu dhaho ma somaliland afka latage😂
      Somalia si fudud kudhahae

    • @azli5079
      @azli5079 Рік тому

      @@legendlion7150 Ma aqaan anuu wll

    • @legendlion7150
      @legendlion7150 Рік тому

      @@azli5079 😂😂😂

  • @NordinMohamed-m7y
    @NordinMohamed-m7y Рік тому +9

    Ramadan mubark
    Oo marka Ingiriisku muxuu naga ilaalinayay

    • @ikramahmett5550
      @ikramahmett5550 Рік тому +1

      Waxba nagama ilaaliyo inuunagumaysto ayuurabaa ingiriisku

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 Рік тому +58

    Ingiriiska muxuu kaa ilaalinaayay😂😂😂

  • @11Nimco
    @11Nimco Рік тому +8

    Ramadan Mubarak wllo
    Walhi waxbadanbaan Ka afaiiday waxaad ibartay qiimaha aan leenahay inaan iska waynahsiino gaaladan cadaanka oon Angu kasarayo mahadsanid wllo Noloshyda waad badashy🥰🥰

  • @khaledmoheddheereye2025
    @khaledmoheddheereye2025 Рік тому +2

    inshar wall adigoon soo xigaan mamo adna adaan hadaladeedi ee bal document kaa wakhtigee ingiriskaa in aad soo akhrisato ayaay ahayd intadan clipkan samayn wall

  • @Deeqow
    @Deeqow Рік тому +5

    sxp cuqdada yeena meshaas kula gaarin
    Omar qabiil shaqo Kuma laha mida kle
    Is qabadsi gumeysi
    Iyo heshiiis
    Gumeysi heshiis kula galaya oo adi amr kaa qadanaya adunka meel eey ka dhacday malaha
    Ramadan Mubarak

  • @ttotto3927
    @ttotto3927 Рік тому +9

    Soomali oo midaan rajaynaya oo qabiil ka kortay inshllh 🤲😒

  • @abdihashi6569
    @abdihashi6569 Рік тому +9

    Khayr Ilaahay ha ku siiyo caqligana ha kuu barakeeyo.qofku markuu qoom iska jeclaado lagama Kari karo indho la"aan buu ku tageeraa xitaa hadii qoomkaasi yahay cadawgiisa . Arinkaas waxaa lagu qiyaasi qof shaydaan u qurxiyey wuxuu samaynayo camalkiisa.
    Ilaahay Hana badbaadiyo.

  • @sadiqarte1318
    @sadiqarte1318 Рік тому +1

    Mahadsanid ustad omar inshar jazakal 💯💯💯💯

  • @Ap-jw7ki
    @Ap-jw7ki Рік тому +2

    Somaliland waa gobal kamidaH Somalia 🇸🇴 waligeedna kamid ahaanay saa 💪🏾💪🏾💪🏾

    • @theangelasma8634
      @theangelasma8634 Рік тому

      Hadalka jilicsan iskadaa please 😂

    • @dagandaacad5812
      @dagandaacad5812 Рік тому +1

      Somali land qofki magacaa ubixiyay walle caaqil buu ahaa de macnuhuba waa dhulka soomaaliya axsan magac kale iyo micno kale hadduu ahaan lahaa waxbay ahaanlayd sikastaba maanta waa ismaamul gooni ah oo illaa xad wanaagsan wax kaloo ku tilmaamo mahayo midnimaduse waa wax wanaagsan kuwii kheyr ku midoobo Allahaa naga dhigo.

    • @theangelasma8634
      @theangelasma8634 Рік тому

      @@dagandaacad5812 wll horta anigu mid aan kaa jahilsaro waxa iskaga kiin qaldan isirkii iyo dawladdii anagu aslan somalibanunahy waliba badhaxtiran ama aanu mixed meelna kasogalin saasoy tahy igamaxigsan kartid somalinimo
      Midnimadana midbaan kaa leyahy 1960 gii markii Africanka oo dhammi xorobeen waxan doorasho u lahyn inaan dawlad madax banaan noqono balse waxan ka doorbiday inaan mideeyo somali maxamad oodhan balse taasi fashilbay noqotay anyhow midnimodabe inagama surtoobayse aynu kala danaysano

    • @dagandaacad5812
      @dagandaacad5812 Рік тому

      @@theangelasma8634 Imminkaba siyaasad unbaa lagu kala durugsan yahay ee inta kale waa loo simanyahay.

  • @mubaarakabdirahmaan2539
    @mubaarakabdirahmaan2539 Рік тому +4

    Waad mahadsantay wllky Cumar inshaar
    Gobolada waqooyi ama SOMALILAND waxy kaga duwanayd dhamaan wadamada la gumaystay tusaale Markii gumaystuhu imanayay Somalia ama koonfur iyo Markii uu imanayey waqooyi waa Kala duwanaayeen Somaliland waxay la gashay heshiis ingiriis kuma dhali karin dhulka waqooyi

    • @salahhassen3694
      @salahhassen3694 Рік тому

      Heshiis nocu doono ha ahaadee horta dhulkeena inuu xoog ku qabsaday iyo inuu tacadiyo fara badan geestay soomali badanna dulmiyay aya ah wax laqarin karo yaab badanaa somalida waka dareen wlhi gaal jecleysiga xadkuu dhaafay!!!

  • @abdihakimahmed2489
    @abdihakimahmed2489 Рік тому +1

    Arimo siyaasi ah iyo dhaliilo personal attacks ayaaad bilowday.... waxa ku qaaaday mabda aad ku qarinayso cuqdad iyo naxli aad u qabto soomaliland. Lkn waxba ku yeeli maysid. Filimkaga hore ayaa loo daaawaday

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 Рік тому +1

    Shalay baad dhalatee . Iyadu way joogtay ba xiligii ingiriiska . Yacni omar inshaar ba maanta adna aadan wax u sheegaya iyadoo joogtayba

  • @HaldhaaChannel
    @HaldhaaChannel Рік тому +8

    Hhhhhh, Cumar iska dhaaf Edna Adan hadalkedane xataa Manhajka aan iskuulka ku dhigan jirnay ayaa waxa ku jirtay in Ingiriiska na gumaystay.
    Hhhhh

  • @hamzedaacad8428
    @hamzedaacad8428 Рік тому +3

    Ramadan Mubarak mise Ramadan Kariim

  • @AxmedmaxamudMaxamed
    @AxmedmaxamudMaxamed Рік тому +1

    Hello ogaansho waa Ku salaamy ee ustaadow qofku marka uu xaas leeyahy miyey salaadka Ka jabisaa waan ogahy waa mas Alo cilmi lkn iiga soo jawaab adoo mahdsan

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale Рік тому +2

    Ustaad cumarow xaqiiqo qaraar ayaad kahadashay balse Dadka qaarkood xaqiiqadu Waydhibtaa Waad kumahadsantahy Mowducyada
    Muhimka ah noso gudbisid

  • @zaxarlaabdirahman5067
    @zaxarlaabdirahman5067 Рік тому +3

    Ramadaan kariim..qofka la gumaysto hadalkiisa lama maqlo sidee ingiriisku ku aqbalay heshiiskii Berbara ee ahaa in aanay gaaladu ku dhalin dhulkeena waayo ninka ku gumaystaa siduu doonuu kaa yeelayaa simply wuxuu oran lahaa waan ku dhalayaa maxaad qaadi kartaa waayo wuu naga awood badnaa laakiin sidaas ma samayn heshiiskiina wuu aqbalay

    • @fartuungafaajeh8737
      @fartuungafaajeh8737 Рік тому

      Haduu hishiiskaa wax weyn kubleyahay italiyaba 4 qodob baa laga sixiixay markaa saa ulasoco yartaay

    • @zaxarlaabdirahman5067
      @zaxarlaabdirahman5067 Рік тому

      @@fartuungafaajeh8737 isagaaba sheegay ingiriisku Inaanuu gumaysan somaliland..

  • @Raaginho
    @Raaginho Рік тому +4

    Ramadan Mubarak 🌙 ❤

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 Рік тому +1

    mahadsanid wlo hargeisa ka soo salaamaya

  • @ayeeyofarojanno
    @ayeeyofarojanno Рік тому +1

    رمضان كريم ha isticmaalin
    رمضان مبارك ayaa Sunnada Nabiga csw ku qoran

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 Рік тому +18

    One nation one people somalia 🇸🇴
    North regions
    South regions are same

    • @sakariyeabdi9433
      @sakariyeabdi9433 Рік тому

      In which nation 😂😂😂 im dying 😂😂😂

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 Рік тому

      ​@@wiilwaal6630amiin

    • @amiirmohamed480
      @amiirmohamed480 Рік тому

      Weligeed baanay noqon jabuuti oo kale aynu kala ahaano

    • @sakariyeabdi9433
      @sakariyeabdi9433 Рік тому

      @WiilWaal ninkan islamaha cayaya muxu ahaa wara wake up to realty ma jirto waxasiye niyada uunbad ku dhisatan malaye🤣🤣😭🤣🤣

    • @Qoordheere77
      @Qoordheere77 Рік тому

      @@amiirmohamed480 adiguna Sool Sanaag Cayn iyo Awdal waligood bay ku raacayn

  • @abdinaasirmoha3703
    @abdinaasirmoha3703 Рік тому +59

    Ilaahay soomalida ha is raaciyo 🤲

    • @muxumedmohamed2029
      @muxumedmohamed2029 Рік тому +4

      Bisinka waa no ma Aamiin

    • @abdiaziiz628
      @abdiaziiz628 Рік тому +2

      Africa hal wadan ha noqoto

    • @Ezy15311
      @Ezy15311 Рік тому +1

      @@abdiaziiz628 macquul maaha sida soomalidana maaha.

    • @queenzuzan3307
      @queenzuzan3307 Рік тому +4

      Illahy baa isma racasho 😮😮😮😮waligod ah kala maqnadan 😂😂😂

    • @keyow151
      @keyow151 Рік тому +1

      ​@@queenzuzan3307 maxaa ku didee midnimada islamka ?

  • @ahmed-kx4mw
    @ahmed-kx4mw Рік тому +1

    Waxa nasiib daro ah in qof isaga oo isticmaalaya maamo, hadana uu yidhaah been baad sheegaysa.
    Dood adag baan ka leeyahay qof aqoonyahanimo sheeganaya in uu qof xaqiro gaadhsiiyana heer uu yidhaah gaal baa lagula soo saari.
    Ma diidani inaad diido doodeeda balse waa ilaa xadkee?

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas 10 місяців тому +1

    الحمد لله على نعمة الاسلام☝️🤲💯💚❤️💖

  • @alibeyofficial715
    @alibeyofficial715 Рік тому +6

    Sidoo kale ramadaan mubaarak🌙🌙

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid765 Рік тому +4

    Cumaraw anaa ku fahansiinayee Amison Soo heshiish kumay iman kadibna aanay diidin inay Somaliya ka baxaan oo heshiishkii kumay saydhin ingiriiskuna sidaas buu sameeyay oo Soomaalidu intay tidhi waan kula dagaalamaynaa buu ku qanciyay heshiish aan galno oo heshiishkaas waa caanba oo bada cadan Markabo dusheed baa lagu kala saxeexday HESHIISHKANA SAAN BAA LAGU KALA QORTAY 7 qodob inaanu samyn baa lagu heshiish Dalkana hormariyo se 2 qodob oo kamida heshiishka wuu ka baxay oo kala ah inaanad dhulkayaga jarjarin oo itoobiya ayuu badh siiyayba iyo inuu Dhul Nooga baxo goorta aan doono.
    Heshiishkaa ingiriiska lala galay waa fursad Maxkamada heeg aan ingiriiska ku saari karno si aan dhulka itoobiya u soo ceshano haday suurto tahay inaan nabad ku soo ceshano dhulkaa.
    Adiga iyo Adna Aadanba ingiriiska maqaam aanu lahayn baad dhigteen idinkoo is ogayn, Waa la ogyay inaanu ingiriis waxba ilaalinay sidoo kale ingiriis Soomaali ma jabin karayn siduu hindiya u jabiyay oo haduu jabin karo sifudud siyadka ayuu jabin lahaa oo 20 sano ay jabin kari waayeen Markaa waxbayahay aan ingiriis iska caabin karin ama heshiish lagali karin baad naga soo qaaday!!
    Sidoo kale sawirka aad halgankii sayidka ku qortay Maaha sayidka iyo daraawiish midna ee iska hubso sawirada intaanad iska soo qaadan

    • @suudisaid2457
      @suudisaid2457 Рік тому +1

      Waad is daalisy quraalkaaga wax micnaa malahan

    • @abdirahmanshorts1651
      @abdirahmanshorts1651 Рік тому +1

      heshiiska waxa ka horeeyey dagaal ingiriiska lala galay oo markab uu laha laga gubay sidoo ninkii wadayna la dilay dagaalkuna waxa uu ka bilaabmay Ganacsi la isku qabsaday. waxaad ka helaysaa the battle of Berbera sa'ad musa wekipedia hoos markaa u socoto sheekhii haystay dubai waa la diray fariin ah inay hub usoo diraan

    • @ayaansiciid765
      @ayaansiciid765 Рік тому

      @@abdirahmanshorts1651 woow, Dagaalkaa maantaa iigu horaysaba aan maqlo waad mahadsantay

    • @abdirahmanshorts1651
      @abdirahmanshorts1651 Рік тому

      @@suudisaid2457 adiga kuuma socdo ha is daalin only Isaq ayaa iskaleh waan ka xumahay intaa akhrisay waan kaa raali galinayaa

    • @abdirahmanshorts1651
      @abdirahmanshorts1651 Рік тому +1

      @@ayaansiciid765 waxaad ku qortaa SA'Ad MUSA asagoo dhamaystiran ayaa helaysaa luuqada aad dontona waad ka dhigan kartaa.Somali cid inaga horumarsan ma jirto waligeen Taajiriin ayaan ahayn ilaahay ayaa mahadleh

  • @zeylacibraahim3217
    @zeylacibraahim3217 Рік тому

    Sayid maxaned c.xasan Alle ha u naxariistee haduu joogi lahaa maanta cajuusadan qoortow ka goynlahaa

  • @MohaYare-px4eu
    @MohaYare-px4eu Рік тому +2

    Ustaad Ramadaan Mubarak Ayaa sax Ah Ramadaan Kareem waa qalad mahadsanid

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M Рік тому +38

    Duqdaan Ingriis ayey kuqafiiftay 😂😂😂 waxkale umadhimana oo aan ka’ahayn iney dhahdo markaan geeriyoodo London haleygu aaso 😂