Muxuu Shalayto u dareemay Ge. Faiz al duwayri Markuu arkay jileeca ciidanka israaiil ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 599

  • @sanaaaxmed7934
    @sanaaaxmed7934 8 місяців тому +13

    Somalia ciidanka shisheye e amisom we iskaga baxayan sanadka cusub 2024 insha Allah guul Somalia

  • @camirkey
    @camirkey 8 місяців тому +31

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad
    ❤❤❤(ﷺ)❤❤

    • @HibonuuraNuur
      @HibonuuraNuur 8 місяців тому

      Salallaahu calayhu wasalam Sallalaahu calayhi wasalam SCW salallaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam sallalaahu calayhi wasalam

    • @mukhtarmaxamed5357
      @mukhtarmaxamed5357 8 місяців тому

      صلي الله عليه وسلم

    • @OMARBuux
      @OMARBuux 5 місяців тому

      Scw

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 8 місяців тому +15

    اللهُمَّ سخر لفلسطين ملائكة السماء وجنود الأرض ومن عليها وأفتح لهم أبواب توفيقك ، ويسر أمرهم وقوي عزيمتهم ، ومد صبرهم ... اللهُمَّ أكرمهم وأحفظهم واجعل لهم من كل ضيقٍ مخرجاً اللهُمَّ ، أنصرهم على من عاداهم وأفتح لهم فتحًا مُبينًا، اللهُمَّ احفظ فلسطين وأهل فلسطين يامن لا تضيع عندك الودائع ..اللهُمَّ آمين."!🇵🇸 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 місяців тому +58

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤❤ inta ka heshy muuqaalkaan ☺️🍭❤️.

    • @NaniiAlpha
      @NaniiAlpha 8 місяців тому

      Calamada Nacnacda iska dhaaf wlll waa qomuu luud 😢

    • @f.o847
      @f.o847 8 місяців тому

      ciza oo dhan Allaah baa leh

    • @setahyy
      @setahyy 8 місяців тому

      ilhy hno ziyadiyo😻💗

  • @MuntahaAnasSHOW
    @MuntahaAnasSHOW 8 місяців тому +33

    Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 Ayaa kaa daawada saahib🎉🎉🎉🎉

    • @koorakayse4975
      @koorakayse4975 8 місяців тому +4

      Ana djibouti Ayan kala socda 👫

    • @Ci___se
      @Ci___se 8 місяців тому +6

      Djibouti waa gobol Somali kamida 😂

    • @koorakayse4975
      @koorakayse4975 8 місяців тому +4

      @@Ci___se haa wa runta bro

    • @MuntahaAnasSHOW
      @MuntahaAnasSHOW 8 місяців тому +2

      @@Ci___se haa sxb

    • @LisaD-yy4gq
      @LisaD-yy4gq 8 місяців тому

      ​@@Ci___seHaa huno. Sax!

  • @huzzeinmukhtaar9589
    @huzzeinmukhtaar9589 8 місяців тому +29

    Ustaadi xaqiiq ka hadasho wlhi isku fikir nahay ku raxiistay really
    Full respect legend🙏❤

    • @ragadhexe.5743
      @ragadhexe.5743 8 місяців тому

      kkk maqduuc lagu raaxaysto ba ma aha ee waa qaracan iyo inaad is waydiiso mxaa duleeyay muslinkii

  • @kabtanassad9763
    @kabtanassad9763 8 місяців тому +11

    Kusaliya Nabigaa salalahu caley wasalam ❤

  • @RAASHID5t
    @RAASHID5t 8 місяців тому +18

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته cumar inshaar🔥

  • @abdiqanihussein7971
    @abdiqanihussein7971 8 місяців тому +9

    Somali mid ah wan rajaynaya walahi from Gabiley 😢

  • @abdikarimomer5501
    @abdikarimomer5501 8 місяців тому +25

    Cunar inshar wll kasoo hadal Afghanistan mashruucyada aya sameyeen ee aduunka ka yabiyay waa markii labad een codsigaa kusoo gudbiyay

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 8 місяців тому +5

    ماشاء الله جزاكم الله خيرا

  • @Hawa839
    @Hawa839 8 місяців тому +7

    Nabi muxamed scw

  • @user-xc9hy5xy8v
    @user-xc9hy5xy8v 8 місяців тому +34

    نحن آسف على هذا تيه الذي أصاب الامة الصومال انا من الصومال الاند قرأت كتابا يخبر على سبب السقوط الدولتنا الصومال الكبرى وحققت أن كل ما تخبر الجدتي كان أمر غير صحيح و تمنيت ان ترجع الوحدة الصومال المرة الثانية وإن شاءالله سترجع الوحدة بإذن الله وسوف نراى الصومال وهي تحت علم الواحد
    وفي نهاية امر أريد ان أخبرك اننى لست أوافق ما يعتقدون أسرتى❤❤

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 8 місяців тому +10

    Meel walba ukumo ayuu dhigey cadowga haba ugu horeeyo madaxda muslimiinta oo shaqaalo u ah cadowga marka jabka sidaas ayaa ugu wacan ee Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana garadsiiyo munaafaqiinta ku dhexjirto iyo ukunta la dhexdhigtey markaas ayey guul gaarayaan ee Allah ha fahansiiyo cadowgooda Iyo ukunta lagu dhexbeertey

  • @melmi3299
    @melmi3299 8 місяців тому +13

    ❤ Guul iyo gobanimo falastiin Insha Allah ❤

  • @yusufabas-bj3wm
    @yusufabas-bj3wm 8 місяців тому +8

    Caqiido iyo qalbi wngsn o diiniyan iyo wadaniyad ayaa Jirto ❤❤❤

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 8 місяців тому +8

    mahadsanid cumar inshaar Sitti diri dhaba somaligalbed 👍 ❤

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 8 місяців тому +8

    Xasbunalah wanicmal wakill 3 xil dhibaan aa xitaa luqadooda bay kafanay maclin ogansho 😮😮😮😮😮😢😢

  • @hamzaaboubakar8116
    @hamzaaboubakar8116 8 місяців тому +7

    Golden voice Ustaad O inshar

  • @user-le9lk5fw4y
    @user-le9lk5fw4y 8 місяців тому +18

    Cumar noolow noolow noolow❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CaliyassinCaliyassin-dp6sg
    @CaliyassinCaliyassin-dp6sg 8 місяців тому +14

    Guuuuuuuuuul guuuuuuuuuul insha allah Xamas Qasa 🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴🇯🇴❤❤❤

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 8 місяців тому +9

    ❤❤❤viva ogansho viva podcast 🎉😂😊 wakusalamay wll iyo walaley😊

  • @sacdiyobusuri2068
    @sacdiyobusuri2068 8 місяців тому +14

    Reer falastine wadani waaye dhulkooda iyo dadkooda ayay udhimanaayaan ilaahay haugargaar🤲🤲🇯🇴🇯🇴

  • @sultankhaalis6429
    @sultankhaalis6429 8 місяців тому +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته، اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين. استاذ عمر انشار شكرا جزاك الله خيرا وبارك فيك، أللهم انصر اخواننا في فلسطين في الصومال وفي كل مكان، اللهم آمين يارب العالمين ❤❤❤❤❤❤

  • @muscabpoy2503
    @muscabpoy2503 8 місяців тому +11

    Omar inshaar comin soon 1m brother❤✊

  • @user-ov7rc8rl8f
    @user-ov7rc8rl8f 8 місяців тому +4

    Waad mahad santahy walaal cumar iinshaar.

  • @armaan2828
    @armaan2828 8 місяців тому +1

    Alxm Qodobkan dheeraaday wax badan baan ka faa’iiday Mahadsanid cumar😊

  • @AnisahassanAli-ph7fe
    @AnisahassanAli-ph7fe 8 місяців тому +1

    Maalinkasto yaa kuu soo fasiro hadalkiisa ayaan islahaa mahadsanid cumar😊

  • @user-mc1op7fl6e
    @user-mc1op7fl6e 8 місяців тому

    Mahadsanid wariye

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule5179 8 місяців тому +1

    Jazakallah khayr

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 8 місяців тому +1

    ASC WLLE MAASHA ALLAAH CAQLIGA IYO AQOONTA ALLAHA KUU BARAKEEYO JZK ALFA KHEYR

  • @wizzaxmed675
    @wizzaxmed675 8 місяців тому +9

    Sheekh sabaax ka soo hadal❤❤

  • @HalimaYusuf-kv5dl
    @HalimaYusuf-kv5dl 8 місяців тому +4

    Mashaallah.cod qurux aqli salim

  • @maxamedcabdi43
    @maxamedcabdi43 8 місяців тому +12

    Ader waxa laisku dhaafay waa caqiidada midna waa wadani😅 midna waa mujaahid

    • @axmedfaarax766
      @axmedfaarax766 8 місяців тому

      Waaba intaa
      Waxaan dhageystay afar sarkaal oo ciidankii sadaam xuseen ka tirsanaa waxay ka hadlaayeen wixii sababay jabkii dhacay waxay ka sinaayeen in ay dhaheen wax caqiido ma jirin askari walbaa wuxuu arkaaye maamul dulmi badan
      Waliba markii aad dhageesatid saraakiisha waxaad dareemi in ay aad u aqoon badnaayeen hase yeeshee aqoontoodu eheed mid la takooray oo sadaam wiilashiisa ay ku cayaaraan jagooyinkooda

  • @deeqcalitifoow3937
    @deeqcalitifoow3937 8 місяців тому +3

    Cumar nin run badan oon hadalka lagambanin horay usoco sxb

  • @XamdiClrisaaq
    @XamdiClrisaaq 8 місяців тому +1

    Allaahu Akbar Allahu akbar ilaahay iimaankooda ha xoojo guul iyo hurumar alle ha gaadhsiiyo xamaas yuhuud alle ha jabiyo hoog ha u ahaado yuhuud iyo waxii la socdaba

  • @mahirali6917
    @mahirali6917 8 місяців тому +1

    Jazakala Sheikh Cumar

  • @user-ir1ob6jp3q
    @user-ir1ob6jp3q 8 місяців тому +1

    Mahadsanid ustd 🎉

  • @somalishow2180
    @somalishow2180 8 місяців тому +15

    Waa video sookoobaya xaqiiqda kajirta dhulkeena meelkasta oo kamida😢

  • @NaniiAlpha
    @NaniiAlpha 8 місяців тому +33

    زعيم الصومال❤

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 8 місяців тому +4

    🥺 🥺🥺 🥺 ilaahoow xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta iga dul qaad. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto igu garabsii si walaalnimo ah oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin gelinkeed ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi xaafadna kuma nooli oo wax kama quuto ee meel masaajid ah ayaa ku noolahay

  • @cismaanxasan7900
    @cismaanxasan7900 8 місяців тому +5

    Guuul guull iyo gobonimo

  • @adamcade4698
    @adamcade4698 8 місяців тому +6

    Asc wll cumar inshaar aad baa u mahadsan tahay waxaa maanta ka hadashay mowduuc aad u muhiimsan aniga ahaan wax badan baa ka faaiday mowduucaan waxaana rajeynayaa in somalida in ay wax badan ka faaideen jazza ka allah.. insha allah

  • @MuntahaAnasSHOW
    @MuntahaAnasSHOW 8 місяців тому +8

    🎉🎉🎉🎉wow 🎉🎉🎉🎉hooga Ayaan kuu 🎉🎉🎉taagera saahiba 😊😊😊

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu 8 місяців тому +5

    inshallah guul guul muslumiinta❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 8 місяців тому +2

    Wll cumar inshaar ❤❤❤❤❤❤

  • @kadarabdi3735
    @kadarabdi3735 8 місяців тому +2

    Mahadsanid sida fcn juhdiga ugalisay iyo soogudbinta

  • @mukhtarmaxamed5357
    @mukhtarmaxamed5357 8 місяців тому

    Maansha Allah cumar inshar saaxiib aragti dheer aad Ayaan kuu salaamayaa hore u soco

  • @deeqcalitifoow3937
    @deeqcalitifoow3937 8 місяців тому +5

    Hada soomali nahay wax walbo waa nagala dagaalamay heer waxaa mareena haldoorkeena sida Cumar Oo kale argagixiso nimo lagu tilmaamo , Balse waa Guuleesan doona Muslimiinta khaaliska eh insha Allah

  • @MuntahaAnasSHOW
    @MuntahaAnasSHOW 8 місяців тому +5

    Kusoo dhawoow sxb omar inshaar❤❤❤❤

  • @abdirahmanarab7010
    @abdirahmanarab7010 8 місяців тому

    Alle haku barakeeyo ustad
    Wax badan baad nagu buurisaa aragti togan oo runtii caqligeena boorka kajafaysa baad taabataa.
    Wax aad loolo yaabo weye dawlad adiga ku aragta cadawgeda koowaad baa misna leenahy amnigeena bay sugaysa iyo ciidan bay nootaba baraysa.
    Allow adaa noomaqane noo gargaar

  • @salahsaid1494
    @salahsaid1494 8 місяців тому

    Khayr Alla ha ku siiyo warkaagu waa wax sax ah Alla hayna waafajiyo

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 8 місяців тому

    Maanshallah madaxweynaha mustaqbalka soomaaliyeed allah hakaa yeelo eddo ❤

  • @yurubmaxamed6847
    @yurubmaxamed6847 8 місяців тому +1

    Allehaguleeyo shacbka mujaahidiinta falztiin

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 8 місяців тому +3

    الاردن لهم ابطال مثل عبد الله التل ومشهور حديثي
    رحمة الله عليهم
    رحمة الابرار

  • @user-jy6mw6lj5p
    @user-jy6mw6lj5p 8 місяців тому +15

    ❤❤❤guul❤❤❤

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 8 місяців тому +2

    Xaqiiqa ayaad abaatay wll cumar 10 daqiiqo marka uu ii marayey muuqaalkani ayaan ba mihiimadiisa dareemay runtuna waa lama huraan, maanta waynu tiro iyo ciidan bdn nahay lkn daad xoor ayeynu nahay.

  • @lovermohamed3346
    @lovermohamed3346 8 місяців тому

    سلام عليك وعلي واليديك وعلي عيالك وعلي زوجلك اخوك من الصومال الغربية 🇸🇴

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 8 місяців тому +10

    🇵🇸🇵🇸🇵🇸🦁 Guul Manzha Allah

  • @Kaariye_dhiiriye
    @Kaariye_dhiiriye 8 місяців тому +4

    Keep going bro ❤❤❤

  • @mayali8882
    @mayali8882 8 місяців тому

    Mashallah Allah hanagu arzaaqo caqli shaqeeya,

  • @Axmed2121
    @Axmed2121 8 місяців тому +2

    somaliya waaa waddan muslim ah mana ogalaanayaan somaliddu wax diin islaam ka ahayn. diin laawayash cilmaaniyiinta ah way ku qasaari doonan. xaqiiqda qadhaadh qabso hassan shiikhow.

  • @user-bb6mg7pg6f
    @user-bb6mg7pg6f 8 місяців тому +5

    Guuul❤

  • @kamsuma91ibra2
    @kamsuma91ibra2 8 місяців тому

    Like 3 wazir malaiyadeed e somali Itobia and somalilane ilen 3 wazir dhaman wa qomiyada Dir marka taas o kle ceeb ma ahan qaldna ma ahan qabilna kma turjumeyso Ustaad

  • @user-gs6hb2hs1t
    @user-gs6hb2hs1t 8 місяців тому +2

    Alle ha jabiyo

  • @khawlahirsi238
    @khawlahirsi238 8 місяців тому

    بارك الله فيك يا أخي الكريم

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 8 місяців тому

    Baaraka Allah Fiykum

  • @misskoko19
    @misskoko19 8 місяців тому +2

    25:20 wallahi anigu waan is waydiyaa waxan rajaynayaa inan kabaxnoxaladan xunn 😢

  • @cismaanawmuse9772
    @cismaanawmuse9772 8 місяців тому +8

    Waxan ajay qofka ugu hor daawaday muuqaalkan
    ❤😂🎉

  • @ayaaniitamaxamad9888
    @ayaaniitamaxamad9888 8 місяців тому +2

    Insha Allah quwadii islaamka weyso labatay hadalkii ilaheyna weynu aragnay hakala tagina hais qilafina ayow dhahay alle hada maqli lehen gal nama haweys teen

  • @user-hc2kt3xd6k
    @user-hc2kt3xd6k 8 місяців тому +4

    Cumar inshaar thang you

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 8 місяців тому

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة یارب العالمین

  • @samirr546
    @samirr546 8 місяців тому

    Waan ku salaamnay cumar
    Waa muxalil aad u qiimo badan !!!!!

  • @fartuuncali7740
    @fartuuncali7740 8 місяців тому +1

    Asc mahadsanid

  • @maftuuxcali353
    @maftuuxcali353 8 місяців тому +5

    Alle walaheen falastin ilahay gusha ha siiyo

  • @axmednuurcismaan8450
    @axmednuurcismaan8450 8 місяців тому

    Walahi xaqiiq ayaad ka hadashay wllo cumar

  • @maxamedcabdikariin3610
    @maxamedcabdikariin3610 8 місяців тому

    Aad baad umahadsantahay sxb sare ❤❤❤❤❤

  • @MOMiAWESOME
    @MOMiAWESOME 8 місяців тому

    Viva Legend ❤ From Jigjiga, Somalia

  • @MohameddeqMohamedNorMohamed
    @MohameddeqMohamedNorMohamed Місяць тому

    Woow Masha Allah My brother Allah Forgive Us

  • @Yaasirofficial-dv7jb
    @Yaasirofficial-dv7jb 8 місяців тому +1

    Sxp. Asc cumarow😢😮

  • @muhuboissa2170
    @muhuboissa2170 8 місяців тому +1

    Insha Allah guilty allaha ku xifdiyo hooyo

  • @cabdulahilaastaro9748
    @cabdulahilaastaro9748 8 місяців тому +18

    من لا يملك لا يملك قراره حقيقة مؤلمة

    • @KaltumAaziz
      @KaltumAaziz 8 місяців тому +2

      من لا يملك قوته لا يملك قراره.

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 8 місяців тому

      Asc.maasha,alaah akhi kariim omar ilaahay haku barakeeyo aduun iyo aakhiraba aamiin aamiin aamiin hana kaa xifdiyo cadowga madow iyo cadowga cad aamiin aamiin aamiin allaha jeboyo yuhuuda allow guuleey walaalaheen falastiin aamiin aamiin aamiin

  • @meaktooni
    @meaktooni 8 місяців тому +2

    Ilhay somali ha mideeyo iyo falestiin ha xoreyo

  • @sadaammukhtarhm8072
    @sadaammukhtarhm8072 8 місяців тому

    Wll ilaahay khayr ha kusiiyo wax fcn baad wadaa from jigjiga

  • @HalimaYusuf-kv5dl
    @HalimaYusuf-kv5dl 8 місяців тому +2

    Keep going bro

  • @user-xc9hy5xy8v
    @user-xc9hy5xy8v 8 місяців тому

    شكرا يا اخي عمر

  • @al-shaafici
    @al-shaafici 8 місяців тому +3

    Wallee run baad sheegtay "nolol bug ah iyo nolol xaqiiqo ah" 8:58.

  • @maftuuxcali353
    @maftuuxcali353 8 місяців тому +4

    Cumar alle haka abal mariyo sidad uga hadasho qadayadena musliminta

  • @sacdiyobusuri2068
    @sacdiyobusuri2068 8 місяців тому +3

    Masha allaah guul reer falastiin 🤲🤲💪💪🇯🇴🇯🇴🇯🇴

    • @hudaali2574
      @hudaali2574 8 місяців тому

      Calankan Jordan🇯🇴 waye phalastine maha 🇵🇸

  • @abdirizakjama8514
    @abdirizakjama8514 8 місяців тому +5

    Taa macnaheedu waa in wadanka lagu tababaro ciidanka qaranka somali oo aan meel kale lala aadin

  • @Najax22Rooda-mp8ju
    @Najax22Rooda-mp8ju 8 місяців тому +1

    Somliland iyo jabuti haso noqdan from somliland

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 8 місяців тому

      Wax garad ayd thy my sis❤

  • @faizamohamed2145
    @faizamohamed2145 8 місяців тому +4

    ceeb weeye ciidanka butland iyo somaliland inad barrbar dhigto xamaas ama jihaadul islaami waayo falastiinigu dhib ayu ku jiraa kuwa ugu sareeyana siday u gaajonayan ayey u gaajonaya sida yaxye sinwaar ilaa reeekiisa sidoodo kale ayuu u noolyey lkn kuweena madaxdeenu inaas oo kun oo dollar ayey qaataan askarigeenu &100 oo waliba si fiican loo siinayn iney ggadoodan ma ceebaa

  • @naimaomar3254
    @naimaomar3254 8 місяців тому

    Asalamu Calaykum. Mr.Cumar adaad u mahadsan tahay runtii waxa aan aad ugu baahi qabnaa fikradahaan uu kale Allaha ku xifdiyo dadkeenu waa in ay aad u bartaan siirada Rasuulka scw iyi asxaabta iyo taariikhaha dad kii wanaagsanaa ee soo maray aduunka kagana tagay taariikho waxtar leh.Kitaabkoodana ay dib ugu noqdaan iskuna maamaulaan intii ay raaci lahaayeen sharciyada daaquudka asaga ayeey ku jirtaa liibaanta aduunyada iyo tan aakhiro .Asalamu Calaykum

  • @ThurayaThuraya-vj7ww
    @ThurayaThuraya-vj7ww 8 місяців тому

    Hori usoco

  • @DekaDahir-nl4ue
    @DekaDahir-nl4ue 8 місяців тому +1

    Wlhi waan ooyaya aad ayuu 😢ii taabatay hadalkaasi, markaan eegay xaalka ay ku sugan thy 🇸🇴 😢

  • @SaharaMohamed-eg9pm
    @SaharaMohamed-eg9pm 8 місяців тому

    Thanks brother

  • @user-sy1fq9bl6n
    @user-sy1fq9bl6n 29 днів тому

    Muslimiinta waxaa dilay raga xukumada ha haya takale waxaalaga tagay kudhaqankii diinteena muslimiinta waxkageesisani majiraan waadigaa arkaya xamaas afgaanistaan ilaahay haqabto waxa xukuma xukuumada islaamka aamiin Aamiin inshaa alaah yaa alaah yaa raxmaan yaa kariimu yaa khaaliqu yaa maaliku aamiin Aamiin inshaa alaah

  • @user-mc1op7fl6e
    @user-mc1op7fl6e 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤jmahadsanid

  • @user-tp4sc6jo3v
    @user-tp4sc6jo3v 8 місяців тому

    Masha allah wllkey omar

  • @miskiinki
    @miskiinki 6 місяців тому

    يااخ عمر إنشار ،احضر لنا موضوع يخص "سايكس بيكو ".
    مشكور