Maxeey Aaminsan Yihiin ᴴᴰ┇Siikha Maxeey Diin ahaan U Rumaysan Yihiin?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 114

  • @buuloxuubeey
    @buuloxuubeey  2 роки тому +50

    Raali Gelin: Cilad yar ayaan muuqaalkii hore ku arkay di ayaan usoo saxay

    • @salmaanfarhan6972
      @salmaanfarhan6972 2 роки тому

      Mad hadli taosim ka

    • @cabdisamadbashiir7186
      @cabdisamadbashiir7186 2 роки тому +4

      Diinteena sharafta leh ee diinta xaqa ah muuqaalka cusub kasoo dhig 🥰😇

    • @muxsineti
      @muxsineti 2 роки тому +1

      Maxe aaminsan yahiin shicada

    • @muxsineti
      @muxsineti 2 роки тому +1

      Maxe aaminsan yahiin shiicada

    • @updyhakiin3236
      @updyhakiin3236 2 роки тому

      Diin aan ehen diinta islam ka ma jirto adeegso wll diin ku sheeg sasa fican

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 2 роки тому +15

    Ficilkooda waa uu fiican yahay Lkn Allah la'aan baa haysa, nin iyagu sawireen bay Illahay ka dhigteen wal ciyaadu bi Allah

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 2 роки тому +2

    آلُلَُّـہِـــََّــــــــــــــــم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك.❤

  • @nimcomustafe4083
    @nimcomustafe4083 2 роки тому +17

    الحمد لله على نعمة الإسلام❤️😍😍

  • @liishtech5050
    @liishtech5050 2 роки тому +2

    Dad lala shaqeeyo kuwa ugu fiican weeye dadkaan. Diiniyan waa dadka noogu dhow. Gaal hadaad lashaqaynayso, Siikh lashaqee. Diintoodu waa 80 Muslim. Iyo wax uu odaygii aas aasay kudaray. Lkn wlhi waa dad wanaagsan.
    Muslim hadaan waayo, ayagaan lashaqeeya✌🏾

    • @CabdixaafidBile
      @CabdixaafidBile 7 місяців тому

      Dhaqankooda waxba kaama gelin adeer ee ilaahay bay garan waayeen nin iyaga lamid ahna way caabidayaan oo 500 sano ka horeeyey

  • @shahid_hamza
    @shahid_hamza 2 роки тому +4

    الحمدلله على نعمة الإيمان والاسلام

  • @sijtv8984
    @sijtv8984 2 роки тому +6

    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @sakariyemaxamedismaaciil6212
    @sakariyemaxamedismaaciil6212 8 місяців тому

    لااله الاالله ❤❤❤

  • @zakariehussein5257
    @zakariehussein5257 2 роки тому +4

    الحمد لله الذي بنعمته تتم الصالحات

  • @JanaalejamacabdiJanaleja-zt3mx

    Waad mahad santahy wll xasn cisman hji

  • @rashkapoi611
    @rashkapoi611 2 роки тому

    Muslimiinta ayeey u dhawyihiin

  • @ahmedcige99
    @ahmedcige99 2 роки тому +2

    Ilaahay dartii barnaamijkeeni ma ogtahay inoo soo duub please 👍📱

  • @mahiradow2673
    @mahiradow2673 2 роки тому +3

    Inta uxistay barnamijka ma ogthy? ❤❤❤

  • @maxamedxasan6503
    @maxamedxasan6503 2 роки тому

    alxamdulilah calaa nicmatul islam

  • @aanoleosman3157
    @aanoleosman3157 2 роки тому +1

    Maxay aaminsanyihiin Yaziidiyinta ama Eziden next ka dhig wll in sha Allah

  • @teamlyrics-xk3rf
    @teamlyrics-xk3rf 2 роки тому +1

    Màhadsanid good update 2022 buula xuubey waan ka helley supscripe horaa u saartey 2017 laakiiñ muuqaaladiiña ma daawan jirin haďa laakiin labadaan muuqaal isoo jiitey best apdate thanks

  • @XASANMUUSE-pg5zn
    @XASANMUUSE-pg5zn 2 роки тому +1

    Mudane barnaamijka ma ogtahay ayaan u xiisnay kusoo dar mahadsanid

  • @cartoonchannel9265
    @cartoonchannel9265 2 роки тому

    Ilaahey waa hal soomaaline waa hal

  • @hsss698
    @hsss698 2 роки тому +2

    my fv you tube tnx ustaad ❤️👍

  • @maxamedcali2259
    @maxamedcali2259 2 роки тому

    Dadka shikha aaminsan waa dad aad u dabeecad wanaagsan oo bini'aadamka oo dhan wanaag iyo nabad la jecel, wiil aan jaamacada wada dhigan jirnay ayaa ahaa dadkaasi.
    Diimuhu muhiim maaha ee wada noolaanshaha iyo bini'aadamti nimada ayaa muhiima dadkaasna labaaas shay agtooda way ku weynyihiin, much love ♥

  • @hibonuura1632
    @hibonuura1632 2 роки тому +1

    الحمدالله على نعمة السلام

  • @wacyimedia
    @wacyimedia 2 роки тому

    𝐀𝐥𝐱 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐬𝐥𝐢𝐧 𝐚𝐡𝐚𝐲

  • @abdisookaxay
    @abdisookaxay 2 роки тому

    Ficilkoodu wuu wanagsanyahay diimaho dhana waxa ugu wanaagsan waaa ta islamka iyagu diin walbo ay dad samaysten tooda loogu qatay lakiin alle xaqa ha fahansiiyo 🤲🤲

  • @husseinsigane9614
    @husseinsigane9614 2 роки тому

    Horey u soco

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 2 роки тому +1

    shiikhu waa dad wanaagsane hinduugii waaba dhaamane

  • @thanks.404
    @thanks.404 2 роки тому +1

    Yaa ila mida ah oo Maqlay siikha markii ugu horeeysay?

  • @siidcali5147
    @siidcali5147 2 роки тому +1

    Msha allah alla haku barakeyo sida aad nogu
    So gudbiso wax waliba o calamaka
    Ka jiro 😍💖💯💝

  • @ahmednurusman5791
    @ahmednurusman5791 2 роки тому +1

    Shp adoo mahadsan waxan talo ku soo jedinlahaa inad diintena macan Ee islamka iyo Dariikhdeda.
    Iyo dhaman Islamku hada ilaa bilowgii Adunka Challenge ay soo mareen.

  • @zakiyaarays4602
    @zakiyaarays4602 2 роки тому

    Mashaalaaah walal noso badi barnamijyada qabkan camal ah

  • @mohamed_ali50
    @mohamed_ali50 2 роки тому

    M.a wll hassan waqti dheer ban channalkaga ku xirnaa

  • @abdirzaknor5742
    @abdirzaknor5742 2 роки тому

    Buumo maa ilaah kuu dhaweenayo
    Subxana llah

  • @abdiabdullahi9189
    @abdiabdullahi9189 2 роки тому

    faaduma al fihri sxb qali nooga soo haldal gabartii ugu horesaay ee jamacada ugu horaaysay

  • @basedsomali8852
    @basedsomali8852 2 роки тому +1

    Next Athiest Kasoo dhig😲

  • @respect1587
    @respect1587 2 роки тому

    Alhamdullilah ❣️❤️

  • @abdullahiadan7111
    @abdullahiadan7111 2 роки тому +1

    chanal qiima badan qadiimna ah laakiin ustaadku ka mashquulo

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 2 роки тому +1

    yaa tukaday 5️⃣

  • @2naag915
    @2naag915 2 роки тому

    Welcm back team idaacada buula xuubey hada nahay waa ku xiiisanay

  • @fadumashirwa1959
    @fadumashirwa1959 2 роки тому

    Asc mansha allah thanks alaha ku barakeeyo thanks

  • @hindamustaf1534
    @hindamustaf1534 2 роки тому

    Xassan xajiyow shukran

  • @abdow4104
    @abdow4104 2 роки тому

    Mashallaah shukran wlkey ❤🤲

  • @cabdulahiyuusuf584
    @cabdulahiyuusuf584 2 роки тому

    Mash Allah Ustaad xasan osman

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 2 роки тому

    Maxayo Badan Ayey Islamka Iska Shabahan

  • @abdullahimahamudbile
    @abdullahimahamudbile 2 роки тому +4

    WAR NIO WAAD EDEYSAN TAHAY WAXNA HA CARARIN THE PAST 3 YEARS TAARIKHDA IYO WAXYAALAHA WAXTARKA LEH MAHAYNO!!!!

  • @sacdiamoha5299
    @sacdiamoha5299 2 роки тому

    Waan jeclaahy chalnkgg mhdsnid❣

  • @cayuuka2488
    @cayuuka2488 2 роки тому

    waa sheeko xiiso badan xasan cismaan walaal mahadsanid

  • @Sahalledr
    @Sahalledr 2 роки тому +2

    Kuwan Sikhismka ah caadi sedex diin ayay waxay rabaan kaliya kala soo baxeen kadibna diin ayay ka dhigteen. 😄

  • @aliyusuf4632
    @aliyusuf4632 2 роки тому

    Wll waxaan jeclan lahaa in aad kasoo diyaariso muuqaal wwe. Ciyaaraha musaaracada iyo waxa ay yihiin.
    World wrestling Evolution.
    Vince mcmahon : chairman of the company.
    Plz do this .

  • @mohamedali-oz7gp
    @mohamedali-oz7gp 2 роки тому

    Manta wa tarikh sawirkagi dad badan ku arke,hambalyo 🤣🤣🖐

  • @anasmaxamedcabdi5880
    @anasmaxamedcabdi5880 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @rahmadka7843
    @rahmadka7843 2 роки тому

    Waa aniga oo cabdirahman oo kaadawanayo xaafada. Buulxubey

  • @macowmaxamed9883
    @macowmaxamed9883 2 роки тому

    Asc walaal wankusalamey

  • @abdirzaknor5742
    @abdirzaknor5742 2 роки тому +1

    Ustaad qaariga iyo qiraa ada uu aqrinaayo Noo sheek PLZ🙏

  • @cabdalahassan2320
    @cabdalahassan2320 2 роки тому

    Xasan sxb shekoyinka sirdoonka noso celi

  • @cabdiqanicali1981
    @cabdiqanicali1981 2 роки тому

    Sxb xasan maxaad nooga joojisay barnaamijyadii baadhista ahaa
    Fadlan noogu soo dhakhso

  • @samiiramohamedabuubakar8759
    @samiiramohamedabuubakar8759 2 роки тому

    Thanks sir 🙏

  • @Ravion_15
    @Ravion_15 2 роки тому +1

    Hasanow sxb baramijkan adoon noo dhameen ha kala jarin baramijkasta intaad noobilowdid baa nagu kala jartaaye😁

  • @yasiin3453
    @yasiin3453 2 роки тому

    Sooo badi

  • @JanaalejamacabdiJanaleja-zt3mx

    Waxaa tahay nin aan jeclahay barnaamij yadiisu

  • @qosoliyoqaraaxobk9526
    @qosoliyoqaraaxobk9526 2 роки тому

    Alla hakaa abaal mariyo cogtaada sxp

  • @fahimaabdullah8210
    @fahimaabdullah8210 2 роки тому

    Asc hn waxbadan ayad nabartay allah haka abal siiyo hn gulayso adun iyo akhira ba

  • @cabdiqanimuuseayuub217
    @cabdiqanimuuseayuub217 2 роки тому

    Allow nahanuuni

  • @maacunaa7477
    @maacunaa7477 2 роки тому

    Suldaan sare waan kusalay waxad kaso kadasha Hayle salase mala cabuda
    Diinta restafariyanka🇪🇹

  • @hilalabiker4373
    @hilalabiker4373 2 роки тому

    SHICADA KASO HADAL PLEASE

  • @liibaanwaasuge
    @liibaanwaasuge 2 роки тому

    zinga-ziinga miyaaa?

  • @hamseyusuf4635
    @hamseyusuf4635 2 роки тому

    Asc woow soo badi pelece

  • @abdallamohamed3198
    @abdallamohamed3198 2 роки тому

    Ustad waxaa kaa codsanayaa channelka kale inaad mawduucyo kale sida sirdoonimada iyo danbiyada dhaca iyo kiisaska Noogu Soo Gudbi mahadsanid

  • @maxamedcali2065
    @maxamedcali2065 2 роки тому

    waxay aminsan yahiin aya xun moye waaba dad wanagsan marba haday xaran kacarar yihiin

  • @khalidcumar3342
    @khalidcumar3342 2 роки тому

    Shikha waa dad baqtiyay hadey iska xireyn shuunka balaayo ur badan.

  • @ismailabdirahman9452
    @ismailabdirahman9452 2 роки тому

    Asc ustaad waaan kusalamy waxaan jeclaaan laha in ad tarikhdii Halgamaygii Taliyaniga ay dileen Shiq xasan barsane mahadsanid ustaaad

  • @abdisamadvlogs5466
    @abdisamadvlogs5466 2 роки тому

    Waxaan ka raba inaad ka hadashid diinta yazidisim

  • @mahammedabdugadernoor1162
    @mahammedabdugadernoor1162 2 роки тому

    Bro xaagee kabaxday

  • @axmedjama5122
    @axmedjama5122 2 роки тому

    Astaantooda iyo ta calanka Iiraan waa isu eeg yihiin bal isu eega

  • @najkacade3943
    @najkacade3943 2 роки тому +1

    Sxb waan ku salamay

  • @caarif1695
    @caarif1695 2 роки тому

    ma ogtahay kaama hayno

  • @mursalsaidasal8775
    @mursalsaidasal8775 2 роки тому

    Waa kuwa baadiyoobay wlhi

  • @cabdixakiimabiibakarkhaliif
    @cabdixakiimabiibakarkhaliif 2 роки тому +1

    Astaanta shiikh iyo astaanta calanka iran ku taala maxaa ka dhaxeeya xasanow

  • @abdirazaqqalief8439
    @abdirazaqqalief8439 2 роки тому

    Wllyaal qaariga quuranka aqrinaaya magaciisa yaa yaqaan

  • @abukarismacil4487
    @abukarismacil4487 2 роки тому

    💯Talo:-Qofkasta Oo daraasaynaya Diin, qodobadan hoose maskaxdaada kuhay (waayo diinkasta wax wanaagsan way leedahay oo ilaahay ayaa dadka wada karaameeyey, kuna abuuray fitrada wanagsan):-
    👆Asalka diinta & Meesha ay ka timid?
    ✌Rabiga Na'abuuray&Diinta?
    👌Shareecada ay xambaarsantahay?
    👊The goal of this religion--life after death like Hell & Heaven oo ah meesha aad ku danbaynayso?Alle Xaqa & Runta hanagu sugo

  • @ayaandagan4170
    @ayaandagan4170 2 роки тому

    Wcs

  • @abdiabdullahi9189
    @abdiabdullahi9189 2 роки тому

    Dhistaay

  • @darboweynetv252
    @darboweynetv252 2 роки тому

    Uk diimo baddana

  • @hamutgamer4826
    @hamutgamer4826 2 роки тому

    🦁🦁🦁🦁

  • @anshaxmedia6473
    @anshaxmedia6473 2 роки тому

    Mhdsnid.

  • @fahimaabdullah8210
    @fahimaabdullah8210 2 роки тому

    J

  • @truelife6820
    @truelife6820 2 роки тому

    Bala kadhacdy kuwan waxn mlin galy meshy wax kucabudan edab daraa igeysay kadib camera ayy iga arken gbr ba ilasocoty wey nagu xanaqen iny timaha cabudan ban modi jiray sidy timaha ujecelyhin,

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 роки тому +1

    3:35 Oo miyaanay Sh**nka iska Xiirin😂😂

    • @footballfans1953
      @footballfans1953 2 роки тому

      Shicrahaa ku baxay akhas 😂😂😂😂😂😂

  • @cabdlmaalik6633
    @cabdlmaalik6633 2 роки тому

    AASAN!
    Micnaha magicii aan naqaanay ee XASAN maa San loo galay
    yaab waayo

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 2 роки тому

    Diintani waa diin macquula , inta badan habdhaqanka fiican bay dhiirigelinaysa markaa diin uun maahee waa lifestyle. Markad diimaha badankooda u fiirsato waa isku mid wax buuran kuma kala duwana . Dhibaatada jirta ah midwalba isaga isla saxsan kuwa kalena baadil buu u arkaa. Waxaana Ka dhasha qalalase badan oo maalaa yacni ah.

  • @abdullaahiahmed5931
    @abdullaahiahmed5931 2 роки тому

    Buddhism soo same wall

  • @abdiqaniibnuadan8287
    @abdiqaniibnuadan8287 2 роки тому

    Mahad sanid wll

  • @abdiwahaabxuseen3217
    @abdiwahaabxuseen3217 2 роки тому

    Banjap miyaa

  • @axmedhurre8135
    @axmedhurre8135 2 роки тому

    Waar.cisman.indhayarta.kazoowaran

  • @shalaychannel2201
    @shalaychannel2201 2 роки тому

    Sida soomali da habar gadir ugu maadsano ayay hindidu banjaab noogu wareeriyeen waxan ahay banjaabi ayaad maqlee

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 2 роки тому

    Waxaaad isqarisaba banaanka ayaad iskeentay

  • @azhmeercawil6522
    @azhmeercawil6522 2 роки тому

    Iphone 12 isoo dhiib🤦‍♂️🙋‍♂️

  • @shalaychannel2201
    @shalaychannel2201 2 роки тому

    Sida soomali da habar gadir ugu maadsano ayay hindidu banjaab noogu wareeriyeen waxan ahay banjaabi ayaad maqlee

    • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
      @Falanqeynta_musalsalada_Somali 2 роки тому

      nacalad qabe Habar gidir markay ka adkaatay siyaasad ahaan iyo ciidan ahan miya caytan bilowday

    • @shalaychannel2201
      @shalaychannel2201 2 роки тому

      @@Falanqeynta_musalsalada_Somalixawaadle ayaan ahay cali madaxwayne dadka iga baro

    • @shalaychannel2201
      @shalaychannel2201 2 роки тому

      @@Falanqeynta_musalsalada_Somalixawaadle ayaan ahay cali madaxwayne dadka iga baro