Ala maxay dadka qar ay hoogen ala maxay ilahay lahortagi shaydamo waye kuwan cadab jano ma aminsana ala maxay hogeeney wad hogteen calawiyin balayooyiyin weye alaah ba idin abeya geerida xanunkeda may ilabeen ala maxa naarta afka lagesheyo kulaylkeedu uu na ahayn midkan hadal hayno ay kawayntahay alaah un ba og kulayl ka daran ee cadabka alaah ilahayow cadabka kamagan galnay jano allow nage yarabi anu ilahay kaloya i aburtay Nebi Muhammad na wa rasulki ilahay sodiray xabiibulah sallalaahu calayhi wasalam jimce wanagsan
• Su'aal !! Anigu Waxaan u Bahnahay in aan Ogaado Farqiga u Dhaxeeya Amase Ku Kala Duwan Yihiin Shicada Iyo Suniga Diin Ahan Iyo Dhaqan Ahan Ba Ina Cusman Xaajiyow ?
War maxaa laga xishoodaa diintii saxda ahayd bay been ka sheegeen waa in laga hadlaa oo dadka la baraa inay kooxda halawsan ee calawiyiinta maaha dad islaam ah Calawitiinta aan alle rumaysnayn ma ixtiraam ayay agtaada ku leeyihiin mise jaahilnimo ayaad ku taageeraysaa dhul gaar ah iyo dad gaara diinta looma soo dejin ee aduunka iyo dadka ku nool oo dhan waa loosoo dejiyay ee diinta ciyaarta kadaa
صلي على النبي
صلي الله عليه وسلم
صلي الله عليه وسلم
صلي الله عليه وسلم
Barnaamijki ma ogtahay inoo soo samee insha allah wll Xasan
سبحان الله
5 diiqa wey yar tahay ugu yaraan 30 ka dhigo waxaa tahay Macalin qeyma badan aqoon yahan ah masha allah kuwa an isla shaqeyna ayaa ah dambiya waa weyn ayay galaan adaa yaa baaya
Mahadsanid walal
Maashaa allah barnaamijyada
شكرا اخي 🥰
Allaa ka magan galnay dadkaas noocaas ah waa dad dhunsan Alle nagama mid dhigno
Thanks
Waa Gaalo
Mashllah waxaan kugu xidhanaa 7 sanee ugu danbysay
Gaalo waaye
Mahadsanid ❤
Waad mahadsantay wll in badan
manta waa jimcee
Waa duli kuwaas
Thanks sxp mcn
❤
Wll noosoo badi qaybaha shiicada
Xasan yare legen ex-b.x keep going ❤️
Ex-b.x 😭 waamaxay waxasi?
ألهم وصل وسلم على نبينا محمد 🥰😇
Walaal wadanka suuriya bal war bixin ka diyaari mar un oo ku baraaruji somalida xasuuqa ka dhacay dalkaas iyo dadka suniyiinta ah loogu gumaaday
Wllkyga waxaad kasoo hadashaa diyaradii ekranoplan wagii sofiyedka..THANKS
Kuwan calawiyiinta ah gaaladaa dhaanto,waaye gaalada wax maba ogo lkn kuwan waa kuwo halaage u sugnaaday,
legand
Zxp dadka falastiin masunibaa mise waashiico
Ala maxay dadka qar ay hoogen ala maxay ilahay lahortagi shaydamo waye kuwan cadab jano ma aminsana ala maxay hogeeney wad hogteen calawiyin balayooyiyin weye alaah ba idin abeya geerida xanunkeda may ilabeen ala maxa naarta afka lagesheyo kulaylkeedu uu na ahayn midkan hadal hayno ay kawayntahay alaah un ba og kulayl ka daran ee cadabka alaah ilahayow cadabka kamagan galnay jano allow nage yarabi anu ilahay kaloya i aburtay Nebi Muhammad na wa rasulki ilahay sodiray xabiibulah sallalaahu calayhi wasalam jimce wanagsan
Suuriya Cajab badnaa imisa diin laga aamin san yahay ????
Muslimiin, christian, yuhuud, shiica iwm
Suuriya Baa yaabtay ??
xasan ma ogtahyi meedeyi de wllo
• Su'aal !!
Anigu Waxaan u Bahnahay in aan Ogaado Farqiga u
Dhaxeeya Amase Ku Kala Duwan Yihiin Shicada Iyo Suniga
Diin Ahan Iyo Dhaqan Ahan Ba Ina Cusman Xaajiyow ?
Wllo shiicadu waa dad muslimina Amina ilahay iyo rasuulkisa maxamed scw hadan usoo noqono farqiga u dhaxeeya waxa weeye waa xaga khilafada shiicadu waxa ay aamin sanyahiin khalifada amiirul muminiin on uu yahay cali Abu dalib waxa ay qabaan on rasuulkku ku dardaarmay in la raaco kitaabka quranka iyo ahlubetkisa oo ugu horeeyo cali Abu dalib waxaana ay wax ka qaatan madarisada ahlulbetka oo ah 12 imam oo cali ugu horeyo xaga sunaha waxa ay aaminsan yahiin khalifada abubakr taas ooy qaban in laga shutaystay khalifka abubakr Mariana uu yahay khalifka koowad xaga kale waxa jira in la isku khilafsan yahay asxaabta shiicadu waxa ay qaban asxaabta inaysan wada cuduul ahyin oo qaar ridoben halka sunigu qabo in ay dhaman yahiin cuduul intake waa isga mid wabilahi towfiq
@@saylirobleh5698 Bacdal 3 Bilood, Aad Ayaa Walal Ugu Mahadsan Tahay Wax Sheegaga Iyo Sidaa Ugu Sharaxdey
Mudo Badan Kadib Qofka I Soo Jawaabey Waa Adi
Wad Mahadsan Tahay Marka !!
Naarta alaha ku fogeeyo reer asad
Inta koox jirto iso tiriya qof iga roon hadu jiro
Sxp kasoo hadal cilmaniyiinta 🤔🤔
Cilmaanyiintu wuu ka soo hadlaye Dib u baar bunaamijyadiisii hore waad Heliye insha Allah.
Waa gaalo
👌👌👌👌👌
walal bal suuriya sifcn uka so sheeke
wadankas waxbadnaba inaga qarsoon o ku jire
Mxay alshabab Aaminsanyihi. ❓
22222
11111111
Yazidi yiinta ka maxay yihin war bixin inoogu soo sameey
Waar xishood oo dadkii diintu ku soo degtay waxba ha ka sheegin.
War maxaa laga xishoodaa diintii saxda ahayd bay been ka sheegeen waa in laga hadlaa oo dadka la baraa inay kooxda halawsan ee calawiyiinta maaha dad islaam ah
Calawitiinta aan alle rumaysnayn ma ixtiraam ayay agtaada ku leeyihiin mise jaahilnimo ayaad ku taageeraysaa dhul gaar ah iyo dad gaara diinta looma soo dejin ee aduunka iyo dadka ku nool oo dhan waa loosoo dejiyay ee diinta ciyaarta kadaa
Xishood beel adiga iyo iyagaba naar baa idin leh idinka ilaahay
Maxaa laga xishoon jaahiloow
oo miyaad ka mid tahay
kkkk acuudu bilaah
@@adnaanibrahim7043
Wll saa ha dhihin.
Naarta cid galaysa Allah kaliya unbaa garanaya.
Marka wax soo reebo.
والعياذ بالله
Calawiyiintu waa munafiqiin waa in laga aar goosta waa sheydamo loo soo direy shacabka islamka🤬