Adigoo sidan dhahaya ayaa dhici karta inaad ka baxdo. Diinta waa fikrado la aaminsan yahay fikradaha dadkana way is badalaan. Aragtida aad hadda ka haysato mid aan aheyn inay kuu soo baxdo ayaa dhici karta
@@iskahubi3264 Alle Meesha lagugu cadaabayo nama dhigo🤲sababta diinta muslimka looga baxaa waa lacag darteed ee maaha fikir is badala sababtu tahay ma jirto diin xaq ah ilaa islaan nimo mooye❤️Alx Allah nagu arsaaqay diinteena mcn
Macalinkeyga college ii dhiga baa Ah kuwa bilaa diinTa ah Malin ayan ku iri wan soo tukanaya Kulaha maye hada xogaa joog lkn hadhow markuu class ku dhamaado u sheeg shiiiqa oo waxad dhahda class ban ku jiray. Ee hadhow ma tukan karaa! Subxanallah Waxan iri salada ilahay baa igu leh mahee shiikh iguma lahan Suaal ban waydiyey ah adu ma leedahay diin? Maya ayuu I dhahay maba aminsani diiin oo dhaN🙄😭
Erayga cawaan WA gaf jooji cida Ka aragtida duwan inad caydo sabbto ah WA daciifnimo iyo garaad xumo inad aflagado ugesato kliya in laga aragti duwan yahy !!
Sxb diin laaweyaasha diin kasta ayey ka yimaadeen kirishtaanka ka hor ayaa diin laaweyaal jireen giriigii hore oo kirishtaanka ka horeeyey diin laawe jireen tan xigta diin kasta khuraafaad iyo waxaan caqliga galeyn waa laga helayaa. Dad muslimiin ahaa oo diin laaweyaal noqdeen way jiraan weliba way soo badanayaan
Diimaha kuli isku mid ayey ii yihiin, Islam, Christianity, Judaism, Hinduism iyo qaar kale dhammaantood waa aragtiyo dad waa hore caalamka iyo nolosha ay ka aaminsanaayeen iyo geerida kadib waxa dhici doona ilaa iyo hadda dad badan ayaa aaminsan dadka qaar oo aan kamid ahayna ma aaminsana
elon musky diin ma aaminsano waxaan uu balaayo kicinaayo ma arkin miyaa baabur ha dhihin dayax gacmeed ha dhihin neuroling micro gib ha dhihin mobile ha dhihin waxaas oo dhan dadka sameeynaayo ma waxaan dhaheeynaa waa cawaan
@@maxamedsaki aqoon , fahan, aaminaad, iyo cawaanimo, waa afar wado oo kala nooc ah, intaas waa inaan isla garanaa. 1-Aqoon waa wax qofka uu xifdiyo waxna lagu dari karo waxna laga jari karo lana qilaafi karo haduu fahanku kordho, 2- Fahan waa wax dadka wax ku soo kordhiya waxa uuna hogaamiyaa aqoonta , 3 Aminaada wax ruuxi ah waxna lagu dari karin waxna laga jari karin. lana qilaafi karin sida ay tahay u qaado waana wax ilaahey xagiisa ka yimid. 4- Cawaanimadu sadaxda aan kor ku soo xusay waa ka caagantahay Aqoon maleh, Fahan wuu lahaan karaa lkn waa intuu arkayo ama dareemay Aminaad haba sheegin
Ilahy ayaanu ka magan galnay inaanu kabaxno diinta subxanallah,ilahoow khaatumada khayr nooga dhig
Adigoo sidan dhahaya ayaa dhici karta inaad ka baxdo. Diinta waa fikrado la aaminsan yahay fikradaha dadkana way is badalaan. Aragtida aad hadda ka haysato mid aan aheyn inay kuu soo baxdo ayaa dhici karta
@@iskahubi3264 Waxaan illaahay kaaga baryayaa inuu ku hanuuniyo isagaa hanuunka hayee
@@iskahubi3264 subhanallah
@@iskahubi3264 lkn ilahey aya ka magan galay aye dhahday oo maxa ugu sadalineysa
اللهم يامقلبالقلوب ثبت على دين الاسلام🤲
Ducadaan maxaan ku ducaystay! Jirkeena sida uu isku badbadalo carruurnimo, dhalinyaro, waayeel, caato iyo cayil/buurni isbadbalkaas cml fikradaheenuna way is badbadalaan waxaan mowjado fikrado ah dhexdabaashaba hadda Diin laawe aan ilaah aqoon ayaan ahay
@@iskahubi3264 subxanallah Allah kusoo hanuuniyo wll
@@iskahubi3264 Alle Meesha lagugu cadaabayo nama dhigo🤲sababta diinta muslimka looga baxaa waa lacag darteed ee maaha fikir is badala sababtu tahay ma jirto diin xaq ah ilaa islaan nimo mooye❤️Alx Allah nagu arsaaqay diinteena mcn
Aamin
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto kaliya nagusoo biiir
💔💔❤
سبحان الله (٣)
الحمدلله (٣)
لاإله الاالله (٣)
الله اكبر (٣)
لاحول ولاقوه الا بالله (٣)
استغفر الله (٣)
Rabbi waxaan kabaryaayaa inuu khayroo dhan ina waafajiyo
Nasoo booqda Akhyaarey
بارك الله فيكم🧡🙏
Subhanallah Allahu akbar Allow wad nadishaye hana doriin
Alhamdulilahi cala niicmatal Islam
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto kaliya nagusoo biiir
❣💔
Subxaanallaah ilaaheey hasoo hanuuniyo gabadhaas Aamiin
سبحان الله أن الله يهدي من يشاء
Alxm calaa nimcatil islam
Mahadsanid mudane
Qofki ubahan faahfahin intan ka badan sheikh musdhafe aya sifacan usharxaya muqalb 3 qayb ah
Subxaanallaah alloow soo hadeey gabadhaas iyo kuwa lamidkaa. Alhamdulilaah calaa nimcatul islaam
Mhdsnd xasan lailaha lilalaah ilahow islan nimada nagu dil aamin yarabi waxbaan bartay
الحمد لله على نعمة الإسلام
Qiraada uu aqrinaayo sheekha yaa garanaaya🙏
Alx alle aya mahad leh allaha nagu nimceyey islanimada alx alx
يا مقلب القلوب ثبت قلي علي دينك
Illahay dinta ha dhagu sugo alxamdulilaah illahay islaamka dhagadhiga
يَعْلَمُونَ ظَٰهِرًا مِّنَ ٱلْحَيَوٰةِ ٱلدُّنْيَا وَهُمْ عَنِ ٱلْءَاخِرَةِ هُمْ غَٰفِلُونَ
Aakhiro waa hubka ugu adag ee diimaha qaar haystaan, adiga hadda inaad aakhiro garanaysid ayaad isku maleysaa lkn waa wax lagugu soo barbaariyey oo aad iska sii aamintay adiga iyo qofka hinduuga iyo qof kasta oo diin waalidkiisa iyo deegaankiisa ay kusoo barbaariyeen haysta isku mid ayaa tihiin
Walaal intaan ku jawaabin waxii leygu soo barbaariyey anaa ku sharaxaye Adiga maxaad aaminsantahay?
@@nourhassan9806 waxba
@@nourhassan9806 walaal waxaan ahay diin laawe aan ilaah aqoon
@@iskahubi3264 ya aburay dulka, cirka, ? Maxadh udimataa? Sabab an athiest kunoqdho wan wayey
alx calaa millatsslaam
وعليكم سلآم ماشاءالله
Alla nasiib darnaa qof ka baxey diinta islamka. iyo qofaa haysan ba😞😢
Subxaan walaahi dadkaasay dhulkooda ay soomaalideenuna u tahriibayaan
Wallakey walhi wan jecalahy video oo dhan ❤❤❤
Laaxowla walaa quwata ilaa bilaah
Barakooooow Xasan Cismaan xaaji.
Subhanallah
Alaahu akbar .hassan ugaas wakusalaamay adiga iyo aqribadaada iyo asaxaabtadaba keep going ugaas
آمنا بالله العلي العظيم
❤ MAHADSANID WLL
Subaxnalah
Ayadaha qur'anka ah iney hada so degeen ayeyba ila noqotay sida ey u wafaqsanyihiin iskibrinta inantaa yare Amal ah.
Barakoow walaaal Hassan
Acudu billah illahow kuwaas o kale hanaga dhigin ayaga ogaan doono al xamdulilaah
جزاك لله بخير أخي العزيز عثمان
Qur'an is bigger than science
Laa Laaiĺlaaha illaah
Soon ka ilaahy nabad hanagu gaar siiyo 🥰🥰
Shukran brother
Ustad mahadsanid
Ilaahow ada kuugu mahadiya oo ii doortay in aan Islam ahay rabbiyoow diintada qalbigeeyga ku sug iyo dhamaan ummadda islamka
Amiin yaarabi
Jazzakallah
😥😥😥 Allow dinta nagu dhowr wa wax laga murugodo wlhi waxay gabadhasi ku hadlaysay SubaxanAllah
yaa allah nagu dil xaqa
Subhanalah. alx alle qof islaam iga dhigay
Alhamdullilah i'm muslim..🤲
Alxamdulilaah🤲💖💖💖
Thanks you sxb
Waa barnamij wacan
mahadsanid wllk
Waa markii oogu horeysey ee aan arko muuqada codkada unbaan maqli jirey horey usoco wall
Subxanallaah
Mahad Saaxiib
سبحان اللله
Walaalkeyga hassan haji osman
Daweesha UK kawaran
Sheikh Khaliil Al Xusri codkiiza mcn markan maqlo qalbiga i dago
Legend thanks
الحمد لله على نعمة الإسلامي
Hagaag 👍
Subxaanalaah allahow adaa wayn oo waaxida xasbunaa allah illahow dinta dhagu sug ha naga fitnayna
Xasbunallah Illaah haso Hanuuniyo Anagana illaah hab ina Xifdiyo
FIKIRKEEGA Su'allaha la waydiyay iyo meesha la aaday Jawabta ismaba Lahan Sida Qof Qoxoofi hada Isdhibaya camale u hadashay, wa leyso dhacay Walashey aya horteeeda luguxoogeey iyo waxii la mid ah,
Sabab weyn Diinta Islaamka Igu Baxdey Oo cad meysan Sheegin maba sheegi karto maxayelay maba jirto Sabab cad
Waxkalo dhaho ma Jirto Alle Weyna Haso Hanuunsho alle weyna Wa mid naxariisbadane ah
❤❤❤
Waa war bixin manafacaad leh!
Allow soo hadee
Macalinkeyga college ii dhiga baa
Ah kuwa bilaa diinTa ah
Malin ayan ku iri wan soo tukanaya
Kulaha maye hada xogaa joog lkn hadhow markuu class ku dhamaado u sheeg shiiiqa oo waxad dhahda class ban ku jiray. Ee hadhow ma tukan karaa!
Subxanallah
Waxan iri salada ilahay baa igu leh mahee shiikh iguma lahan
Suaal ban waydiyey ah adu ma leedahay diin?
Maya ayuu I dhahay maba aminsani diiin oo dhaN🙄😭
Subhanallah!
Alxmd diinta islamka rabbi nagu manestey
Subxanllah wllow gabdhan somali hanagu dhihin runtii qalpiga i xanuunay markan maqley waa somali Subxanllah
Waxaan garanayaa gabar indha shareer xirato oo oo ilaah iyo diin aan aaminsaneyn Aniga qudhayda waxan ahay diin laawe aan ilaah aqoon dhibka jira ayaa wuxuu yahay soomaali dhan inuu diinta ka bixi karin cml ayaad ka dhigteen ama soomaalinimada iyo diinta inay isku xiran yihiin. Diinta waa fikrado la aaminsan yahay qofkana fikradaha uu aaminsan yahay way is badali karaan lkn soomaalinimada waa u dhalasho wax laga bixi karana ma ahan
@@iskahubi3264 fikrad maahan wa wax jira
ASC WALAL
Rabi haso hanuuniyo gawadhas dinta kabaxde duco aye noga baahantahay wllhi ya Allah khatumada no subi duceya wllshen plzzzzzzz iyo inta kaleba OO badiyoben
Gaaladaas ifka ayay ku dhibaataysan tahay
Sheikha quranka aqrinya magaciisa igu caawiya walalahy
NEXST KATOLIK
Halkee ayey wax ku caabudaan Humanism-ka? dad aan diin aaminsaneyn sidee macbad ay ku cibaadaystaan u sameysanayaan?
Share out ii samey please waa codsi
Waxaan ahay Ethiest ⚛⚛❤💯💪💪💪
War hooy ka joog wax yaabaha qaar kaftan ma galaaan
@@dvmabdimaaliksalaadmohamed7773 halagu waso🤭😏😏
@@Solo-mh5cm ok mahad sanid.
Erayga cawaan WA gaf jooji cida Ka aragtida duwan inad caydo sabbto ah WA daciifnimo iyo garaad xumo inad aflagado ugesato kliya in laga aragti duwan yahy !!
Aamus
Maxa tidhi.... Gef aa.. Wa cawaan dhab ah qof Allah diiday ama aan aqoonba
Waa cawaan
Waa cawaan😡
Cawaan wYe
holland aad ujoogaan dadkaan %90 u
maleenaa christenkii oo is badalay waaye dadkaan illah islamka hanu dilo waa diinta kaliya oo xaqa inoo sheegay illah asigaaba ijecel islaam iga dhigay
Anigu Waxan ka naxaa qof Muslim ka Aha ee halaabay
Wlh dheh! ukhtii Aniga muslim ayaan ahaa haddana diin laawe aan ilaah aqoon ayaan ahay
@@iskahubi3264 tawbad ayaa kuu furan wali
@@iskahubi3264 ilaahey waa dambi dhaafe naxariis badan
@@iskahubi3264 ان اللة غفورا رحيم
@@zakiyamcabdulahi516 Walaal ilaah maba garanayo dambi aan ka galayna haba sheegin
Mid somali ah baa maalin dhexdaasa fcbook comment reply iisoo galay oo dhahaya bilaa diin Baan ahay waaka naxay inkaar qabaha balada cirka kula aaday Baan ku dhihi gaarey hadiise hanuun u qoran yahay alle hasoo hanuuniyo waa mid sheeganaya inuu Somali qalfoofta ka yahay balse qof aan alihii abuurey rumaysnayn rajo ma leh waa qalfoof Maran alle weyne marwalba asagaa Naga og una suuratgelinaya inay iska noolaadaan iyagoo aan waxba ahayn ileen aduunku waxba maahane aakhiraa danbaysee
Alx ilaahaw mahadaa adaa bulsha muslimiina Naga dhigay qalbigeenana rabiyaw diinta islaamka ku sharax
Dadka uliita ayay Num 2 kaga jiraan.
Number 1 yaa ku jira? 🤔
@@iskahubi3264 Qomluut!
ASC wll
Waxaa fcnan lahayd inad wakhtiga barnaamijkan aad kordhiso waayo title baladhan ayaad qadnaysa hadda wad koobaysa fadlan noo kordhi @idaacada buulo xuubey
Anshaxu wuxuu yahay maba qeexi karan hadana si an shaxleh hn ugu noolaano dunida ar iyagaa😁
Reer somaliland waxay aamin yihiin waxay aamin san yihiin iyagana noosheeg
Magaca saxda waa mulxidiin
Next somali maxay aaminsanyihiin 🤣🤣
Allaah
Acudu bilaa illhay baa mahd iska leh iskaam iga dhigay
Diin laaweyaasha waxey ka yimaadeen kiristanka oo caqiidadooda tahey Jesus taasoo ka degiweysey awgeed ayey diin faraha uga qaadeen
Sxb diin laaweyaasha diin kasta ayey ka yimaadeen kirishtaanka ka hor ayaa diin laaweyaal jireen giriigii hore oo kirishtaanka ka horeeyey diin laawe jireen tan xigta diin kasta khuraafaad iyo waxaan caqliga galeyn waa laga helayaa. Dad muslimiin ahaa oo diin laaweyaal noqdeen way jiraan weliba way soo badanayaan
stopy
Dadaal buulxubeey
Diinta yazdisimka ka hadal saxiib
Atheist iyo gaalnimo isku mid waye. Weey isla weynyihiin ilah ma aminsano wexeey kajacelyihiin kalarkooda iyo daqankooda. Kofka marko wax barto quran kareem ayoo sii aad usi amina. Aayado badan oo science ayaa kujiro. Laakin somalida quranka weey yaqaniin laakin mecnaha mafahansano taas waye dhibku.
Diimaha kuli isku mid ayey ii yihiin, Islam, Christianity, Judaism, Hinduism iyo qaar kale dhammaantood waa aragtiyo dad waa hore caalamka iyo nolosha ay ka aaminsanaayeen iyo geerida kadib waxa dhici doona ilaa iyo hadda dad badan ayaa aaminsan dadka qaar oo aan kamid ahayna ma aaminsana
waa beena ley
Allah hasoo hanuuniyo wax kle aan u qaban karno maleh
Cirada nagadapa geeey 😁🤣
elon musky diin ma aaminsano waxaan uu balaayo kicinaayo ma arkin miyaa baabur ha dhihin dayax gacmeed ha dhihin neuroling micro gib ha dhihin mobile ha dhihin waxaas oo dhan dadka sameeynaayo ma waxaan dhaheeynaa waa cawaan
Waa dacaayad in qofka aan diin aaminsaneyn cawaan la dhaho
Wll cawaanimad laguu sheegayaa maaha inaanad aqoon lahayn laakiin waa inaad aaminto inaan illaah jirin adoo aamin san in dayaxgacmeed ka iyadoo la sameeyo mooyee aanuu iska samaysmi karin
yacni waxaan diidayaa wax aadan sameeyn karin qof sameeynaya inaad cawaan ku xukuntid, waxaan aamin sanahay diinta yada islaamka tahay diin dhameeystiran lkn inaga ka muslim ahaan aanan fahan fcn u laheeyn sida wax loo fasiro
@@maxamedsaki aqoon , fahan, aaminaad, iyo cawaanimo, waa afar wado oo kala nooc ah, intaas waa inaan isla garanaa. 1-Aqoon waa wax qofka uu xifdiyo waxna lagu dari karo waxna laga jari karo lana qilaafi karo haduu fahanku kordho, 2- Fahan waa wax dadka wax ku soo kordhiya waxa uuna hogaamiyaa aqoonta , 3 Aminaada wax ruuxi ah waxna lagu dari karin waxna laga jari karin. lana qilaafi karin sida ay tahay u qaado waana wax ilaahey xagiisa ka yimid.
4- Cawaanimadu sadaxda aan kor ku soo xusay waa ka caagantahay Aqoon maleh, Fahan wuu lahaan karaa lkn waa intuu arkayo ama dareemay
Aminaad haba sheegin
Athiest wa dadka depression dartii isku dilaa
Balaayo kusii qaaday magaceenii ceebeysay dhulku kula go hadaan muslim ah ayaa mesha fadhiyo iyo african asturan
naagtani waa daarood ee yey ka tahay
Walaal qof xun qabiil ma leh ok meeqo hawiye isaaq jareer oo gaalo eh joogaan ok Aniga ayaa hada ka hor arkay naag kaniisad ka shaqeeso oo hawiye eh Aniga ma ehi daaarood hawiye isaaq waxaan ahay somali muslim suni aan qabiil laheeyn qabiilkeyga waa qofka fiican
@@fowziamulaha9638 m.a
Waa Mj
Hassanow qaariga magaciis
Sheikh khaliil al xusro waaye wllo
@@aasiya2236 haa lkn qiraa ada ayaan rabay
@@abdirzaknor5742 magu fahmin