Diinta Ibraahiimiyada iyo Qorshaha yahuuda ee dhibaateynta Muslimiinta|ᴴᴰ

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 122

  • @buuloxuubeey
    @buuloxuubeey  3 роки тому +48

    Halkaan ka daawo Barnaamijka ka hadlaya Diinta Bahaa'iyada ama Baabiya ua-cam.com/video/1d6GXoLrnyA/v-deo.html

    • @xigashadaqisooyinka512
      @xigashadaqisooyinka512 3 роки тому +1

      Channel kan waxaad kahelaysaa qisooyin xiiso leh igu soo biir fadlan

    • @abdihariir9026
      @abdihariir9026 3 роки тому

      @@sotube9781 what the hell are talking about.
      How did you come to that conclusion from this video

    • @aamiral-hussein9651
      @aamiral-hussein9651 3 роки тому +1

      Kheyr alle ha ku siiyo WllkY qli

    • @cabdisalamxasan4266
      @cabdisalamxasan4266 3 роки тому +1

      Walal sheekha dambe ee aayada daliilka balan ka baxa yuhuuda aad uso qaadatay magacisa i sheeg maxa la dhaha sheekhas

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 3 роки тому

      @@sotube9781 daciif baa tahay wlhi Gaal shaqo iskuma lihim wuuna ku qaldanyahay in uu dhaho sidas

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +67

    DiinTa ugu fidista badan uguna sharafta badan waa Diinteena islaamka waana diinta kaliya ee Xaq ah
    *Idaacada BuuloXuubeey MahadsaniT 😍👑*

  • @ahmedmohamedaliabdile1903
    @ahmedmohamedaliabdile1903 3 роки тому +20

    Ilahay xaqa ha inagu sugo"Aamin Ya Allah"

  • @mohamednuur2074
    @mohamednuur2074 3 роки тому +16

    مَا كَانَ إِبْرَاهِيمُ يَهُودِيًّا وَلَا نَصْرَانِيًّا وَلَـٰكِن كَانَ حَنِيفًا مُّسْلِمًا وَمَا كَانَ مِنَ الْمُشْرِكِينَ
    إِنَّ أَوْلَى النَّاسِ بِإِبْرَاهِيمَ لَلَّذِينَ اتَّبَعُوهُ وَهَـٰذَا النَّبِيُّ وَالَّذِينَ آمَنُوا ۗ وَاللَّهُ وَلِيُّ الْمُؤْمِنِينَ

  • @shaahidabdull4071
    @shaahidabdull4071 3 роки тому +8

    Our region is one and that's islam region
    ♥️♥️♥️♥️Alxamdullillaah

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 роки тому +3

    قال الله تعالى ولن ترضي عنك اليهود ولا النصارى حتى تتبع ملتهم

  • @aaminawadani7179
    @aaminawadani7179 3 роки тому +1

    Salallaahu aleeyhii wasallaam Salallaahu aleeyhii wasallaam💋💋💋💋💋💋😍😍😍

  • @mahammedamiin7372
    @mahammedamiin7372 2 роки тому

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين

  • @zirshiine9243
    @zirshiine9243 3 роки тому +5

    mnzha allah zxp Topic Aan Radinayay bad ka hadashay Alle hku barakeeyo ❤❤💯🙏👍🏻

  • @gacalibnuabdiabdi5776
    @gacalibnuabdiabdi5776 3 роки тому +2

    Illahay ayaanka magan galnay dhagarta gaalada iyo gaala raacyada
    Waxana qirayaah inuusan jirin Allah xaq lagu caabudo allaha raxmaanka moyee
    Mohammed scw / na waa rasuulki eebe
    Deenteenu waaa Islam Islam
    laaillaha ilallaah Mohammed rasuulullah scw ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @cabdixakiinmaxamuud6029
    @cabdixakiinmaxamuud6029 2 роки тому

    بارك الله فيك

  • @cabdifataaxmaxamed5163
    @cabdifataaxmaxamed5163 3 роки тому +3

    8:17 sadaqa Allahu cadiim

  • @osmanjeen2893
    @osmanjeen2893 3 роки тому +1

    Mashaa allaah buulo xuubey guuleyso

  • @v.o.smuqdisho3661
    @v.o.smuqdisho3661 3 роки тому +5

    Allahuma arinal xaqxaqa

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 3 роки тому

    Iska sax
    Diinta islamka aya ugu dad badan aduunka!

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 роки тому

    mahadsanid

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 3 роки тому +2

    قال الله تعالى : ماكان ابراهيم يهوديا ولا نصرانيا ولكن كان حنيفا مسلما وماكان من المشركين

  • @GL-pg4xu
    @GL-pg4xu 3 роки тому

    Wll shiikhan quraanka aqrinaya mgciis qyr allaha kusiiye

  • @hanadhassan6001
    @hanadhassan6001 3 роки тому +3

    Keep going my brother
    Never give up my brother

  • @cgnmcnmmgasjkzzmnk1165
    @cgnmcnmmgasjkzzmnk1165 3 роки тому +1

    scw

  • @fatumaosman4305
    @fatumaosman4305 3 роки тому

    Masha allaah walal ilahy ajir hakasiyo sidaa nogu fafisay sheikh quranka aqrinayo waa sheikh cabdull wauud ijahy ha unaxaristee

  • @xikmocali6436
    @xikmocali6436 3 роки тому +3

    Ilaahay hanaga qabto shayaadhiinta hadba bidco cusub ayaa imaanaysa

  • @sacdowcilmi790
    @sacdowcilmi790 3 роки тому +7

    Diintena suuban loona soo dhibey aqir anbiyaa mohamed scw ayaa ilgala qalisan inta diinood ee aduunka jirto mid aan la barbar dhigayo ma jirto

  • @amirkariyada1068
    @amirkariyada1068 3 роки тому +7

    Keep going

  • @salaadabdalla9052
    @salaadabdalla9052 3 роки тому

    Mahadsanid wllkey noo soo badi barnaamijyada diimaha

  • @taariikhogaden1029
    @taariikhogaden1029 3 роки тому +1

    5:35 qaarigaas magicii wll💕

  • @osmanabdullahi2542
    @osmanabdullahi2542 3 роки тому +5

    Wll Xasan Cisman Xaaji adigaa mahad san noo soo celi Barnaamijkii '' MA OGTAHAY"

  • @abdallaaadan8508
    @abdallaaadan8508 3 роки тому

    Mhdsanid ustaad xasan ajerna allaha kaa siiyo شكرا يااستدي

  • @abdisalamabdisalam3695
    @abdisalamabdisalam3695 3 роки тому +2

    Diinta dadka ugu badan aminaanyihiin waa diinta islaamka

  • @larihhusein6128
    @larihhusein6128 3 роки тому +1

    Zhp muuqaalada Noocan ah 🥰🥰🥰

  • @amirkariyada1068
    @amirkariyada1068 3 роки тому +1

    Brother

  • @sadamyusuf4313
    @sadamyusuf4313 3 роки тому +4

    Walaal waxaad ka soo hadashaa awliyada qaabka ay soomaalidu ka aaminsantahay iyo qaabka quraanka loogu sheegay #*mahadsanid#*

  • @hanadhassan6001
    @hanadhassan6001 3 роки тому

    Yahuud balan magasho waayoo wexwey qiyaameen nabi muxamad s.c.w anunka mey nadhaafeynaamuga

  • @sadeahmed7781
    @sadeahmed7781 3 роки тому

    Xasan Cismaan Masha Allah , Barnaamij qiimo badan

  • @abdirizakmohamed8346
    @abdirizakmohamed8346 3 роки тому

    Wa alleykum salam
    Allaha naga qabto qorshaha yuhuda

  • @AbdulahiAbdikariinTakar
    @AbdulahiAbdikariinTakar 3 роки тому

    Ustaad xassan cusmaan sifiican baad nooga jaahil bixisay..
    Mahadsanid

  • @rumaanmaxamed7514
    @rumaanmaxamed7514 3 роки тому +2

    ASC XASAN FIRT ONE

  • @abdikanidhigane5249
    @abdikanidhigane5249 3 роки тому

    Mansha allah alle haka ajar siiyo wllo.

  • @abdulazizmahmoud3636
    @abdulazizmahmoud3636 3 роки тому

    Msha allah bwe alle haku xifdiyo

  • @cabdirahman439
    @cabdirahman439 3 роки тому +1

    Waa codsi wadadka aqrinayo quranka magaciisa cidii taqano ha ishegto waa mahdsantihin. Sidokle r bulaxubey ma iisheegikarta ado raali eh m.a aad io aad at umahdsanthy

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 3 роки тому +1

    Masha allah
    Bishii lasoo dhaafayey ayan qaadanay cashar ku saabsan diintaan iyo diimaha kale ee dunida kajira
    Jaamaacada islaamiga
    Kitaabka الأديان ayan kusoo qaadanay

  • @lilkaydlilwiz946
    @lilkaydlilwiz946 3 роки тому

    Scw scw scw

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 3 роки тому +1

    Haddii ay run sheegayaan oo ay nabi Ibrahim 'cs' diintiisii raacayaan nabi nabi maxamed 'scw' isna ha rumeeyaan oo ha islaamaan illeen qur'aanku wuxuu dadka barayaa in nabi Ibrahim uu isagu xittaa magaca Muslimiinta inoo bixiyay hal diinna ay ahaayeen tii nabi Ibrahim cs, iyo tii nabi maxamed scw.

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 роки тому

      What😂😂 nabi ibraahim miyaa muslimiinta inoo bixiyay😂

    • @abdalleali354
      @abdalleali354 3 роки тому

      @Dhii Dhaa islaam kumaan oran ee muslim oo kaliya ayaan iri walaal

  • @ogaalsaremedia
    @ogaalsaremedia 3 роки тому

    M.A USTAAD XASAN CISMAAN XAAJI.
    HOREY U SOCO.

  • @korodhsoaqoon
    @korodhsoaqoon 3 роки тому

    Allow sahal umuuraha..

  • @liinhassan6943
    @liinhassan6943 3 роки тому +2

    Shekha quranka aqrinaya magaci wll

  • @mucaadmohamed1683
    @mucaadmohamed1683 3 роки тому

    Horey Usoco Wll❤

  • @amirkariyada1068
    @amirkariyada1068 3 роки тому

    Good channel

  • @hormarmedia9634
    @hormarmedia9634 3 роки тому

    Masha allaah walaal

  • @ahmedcasanyo7125
    @ahmedcasanyo7125 3 роки тому +2

    Xasan cismaan xaji waan kuwata zxb madaxad isarantahy ina faarax madobow😍🤣

  • @Shacni724
    @Shacni724 3 роки тому

    Subxanallaah Allow fidnadooda gees naga mari.

  • @karaanmuniib3652
    @karaanmuniib3652 3 роки тому

    Love haila dhafin walal

  • @cismanh.c
    @cismanh.c 3 роки тому +1

    Darbiga galbeed(western wall)waxa ay u aaminsanyihiin haraadigi haykalkii nabi suleyman cs.

  • @farxiyomaxamed3862
    @farxiyomaxamed3862 3 роки тому

    Shiq magcis plz iso sheg wll

  • @ibraahimhassan6336
    @ibraahimhassan6336 3 роки тому +1

    m,a keep going wall

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 роки тому

    Nummer one

  • @sharmo1438
    @sharmo1438 3 роки тому

    Nin waxbadan baadha keep going bro

  • @caliholan1516
    @caliholan1516 3 роки тому

    M.a

  • @MohamedHassan-bu3zm
    @MohamedHassan-bu3zm 3 роки тому

    Diin ibraahimiya ladhaha majirto Sxb

  • @caliholan1516
    @caliholan1516 3 роки тому

    Wcs sami hasan cuzmaan

  • @kabbiilatube6800
    @kabbiilatube6800 3 роки тому +1

    Wcs wll

  • @Samshorts1
    @Samshorts1 3 роки тому +2

    Sheekha codka aad ka Soo qadadtay manala waadagi karaa wlal xasan!

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 Рік тому +1

    N N K H❤❤❤❤

  • @kabbiilatube6800
    @kabbiilatube6800 3 роки тому

    Wll shiiqaan qira'ada akhrinaaya magaciisa

  • @ChosenGamingYT
    @ChosenGamingYT 3 роки тому

    Sheekha koowaad magaciis?

  • @munasarabubakar117
    @munasarabubakar117 3 роки тому

    😳😳

  • @iqbaalmukhtarmohamud3549
    @iqbaalmukhtarmohamud3549 3 роки тому +1

    Channel aad ban u jclhy

  • @abuucali5963
    @abuucali5963 3 роки тому +1

    Xaq iyo baadhil inaad simto bahdil iyo nacasnimo ayay kuugu tahay aad dhahdo islaamka waqtigaa buu soo bilawday walaahi baan ugu xumahay inaad kufaarta aad lasimto xaqa waa koox Ku caasiyay Allaah Wayne waa koox caabudo qashin sidee iskula simi kartaa? Dulinimo waa sidaan oo kale oo Allaah soo ma yirin diin aan islaam aheen alle xagiisa ma ahaanin oo Allaah baa inoo doortay diinteena suuban ee islaamka kaamilna nooga yeelay
    Dhinaca kale ee diintaan cusub ee mushrikiinta iyo gaal kalkaalkooda wataan waa mashruuc umada diinta looga badalo larabo Allaaha sareeyay ayaa ina yiri oo dhahay"Yahuud iyo Nasaaro ma idinka raali noqonayaan ilaa miladooda ama diintood aad taabacdaan
    Marka kaafiriinta dhamaantood raali kaama noqonayaan ilaa shirkigooda aad raacdo Allaah islaamka ha cizeeyo oo muslimiinta gacantooda kor Allaah haka dhigo Khawaarij mujrimiinta ah ee gaalada adeegsanayso oo muslimka dabar jaraayana Allaah ha hoojiyo bi'dnillaah mahdiga uu Allaah soo saarana kuwii raaca Allaah ha inaga dhigo kuwii xaq Alle difaaci lahaa aamiin aamiin aamiin

  • @abdulkadirabdullahi199
    @abdulkadirabdullahi199 3 роки тому

    Shiikha quraanka aqrinaayo magaciisa igu caawiye asxabeey

  • @anashapipi3079
    @anashapipi3079 3 роки тому

    Walalkey shiiqan quraanka aqrinaya magaci

  • @mohamedgaah152
    @mohamedgaah152 3 роки тому

    Sheeqa aqrinaayo quranka aayada ibrahim magacisa

  • @engkuukaay070
    @engkuukaay070 3 роки тому +1

    5:30 qaariga magaciisa yaa xasuusta

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 3 роки тому +1

    Iisheega magiciisa shiikha labada aayadood ee hore akhrinaya ?

  • @indho__army7914
    @indho__army7914 3 роки тому +1

    Wamakaruu makrallaahi wallaahu khayrul maakiriin🤣

  • @abdalasiciidabdala7455
    @abdalasiciidabdala7455 3 роки тому

    Yuhuuda musliminta shirqool ladaba jogan

  • @waagaberyaymedia5084
    @waagaberyaymedia5084 3 роки тому

    Diinta islaamka waxaa ey soo bilaabatay xiligii uu noolaa nabi aadam. Aasaasihii islaamka waa anabi aadam cs

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 3 роки тому

    Islaamka ka badan wataa 2B nahay

  • @yousufbakoshe
    @yousufbakoshe 3 роки тому

    What the symbol of ibraahimiyada

    • @khadrdhere5980
      @khadrdhere5980 3 роки тому

      Symbol of ibraahimiyada ✡✝️☪️

  • @dharaartechnology5309
    @dharaartechnology5309 3 роки тому

    Wll adoi amhadsan qayb labaad kasoo sameey arinkaan waa arin aad umuhiim ah

  • @craxmanclaahi1620
    @craxmanclaahi1620 3 роки тому

    Kkkk wllhi shq musta xaji maroo kahadlaye tatarka ayaan ogaaday galo dhan inee 1 tahy yahuud na awallysan arxanlaheen

  • @heegotv9351
    @heegotv9351 3 роки тому

    😱

  • @apdirazak715
    @apdirazak715 3 роки тому +1

    Asc ZxPp Sare Waan Ku jecLahaY Welipa Alle Dartiis Ayaan kuu JeclahaY,,
    WaLaaaL Alle Haku Xafido Insha AllaaH
    Waaad Ku Mahadsan TahaY BarnaamijKaan Sida Wanaagsan Aad Noogu soo DiyaarisaY MaHadsanid

  • @Acmk_
    @Acmk_ 3 роки тому

    Wllyaal shikha codkaaleh quraanka kujira video gan magiciisa yaagaranaya

  • @bile-25
    @bile-25 3 роки тому

    #6:47 Alla inkaar qabahaas waa iga nixiyay anigoon arkaynin buu hal mar igu qayliyay 😅🙄

  • @isxaaqaadam2839
    @isxaaqaadam2839 3 роки тому

    Hadhihin waxaa lashegaa lkn badal ereyga lashegaa ?markad kahadlli sodagitanka diinta islamka

  • @fcbtiki-taka8301
    @fcbtiki-taka8301 3 роки тому

    Carabta aan maanta ujeedo waa kuwa laga sameysan maro wixii larabo

  • @kafiayoonis2984
    @kafiayoonis2984 3 роки тому +2

    Diinta islaaamku mawaxay soo degtay bilowgii arlada iyo abuuristii adam mise soo saaristii nabi mohammed NNKH ?
    Anbiyadii hore diimihii alle usoo dhibijiray magacyadoood?
    Qof igu dhaama jaduu commentiskayga arko fadlan iga jaahilsaar

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 роки тому

      1:diinta islaamku waxay bilaabmatey qofkii ugu horeyey markuu dhulka yimid,
      2:adam weeyi wllo aadmna muu ahayn nabi dad loo soo diray isagaa naftiisa u nabi ahaa csw,
      3:anbiyadu isku wada diin ayey ahayen,
      MahadzniD🙏

    • @kafiayoonis2984
      @kafiayoonis2984 3 роки тому

      Mahadsanid wllo lkn history ga islaamk iyo muslimiinta maxaa looga soo bilabaa soo saaristii nebi Mohammed NNKH

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 роки тому

      @@kafiayoonis2984 inkastoon suuashada aanan fahmin hadana waan isku dayi,
      Sababtuna waxa weeyi wxaan la hayn buugaag ka sheekaynasa taarikhdoodi, ama wxaan jirin dad qoraa ahaa oo bulshada ku dhex nool hadii ku dhex noolaan lahaayena waxa mustaxiil nqonysa in la helo buugaagti ay qoreen.
      MahadzniD wllsheY😘😘

  • @khaalidkhadar3615
    @khaalidkhadar3615 3 роки тому

    Sheekha quraanka akhriyaya magacii
    ما كان إبراهيم يهوديا ولا نصرانيا.............)

  • @musabmoha1394
    @musabmoha1394 3 роки тому

    Been badanida aryaa islamka waa diinta labad ee ugu dadka badan aduunka waxana rumeysan kudhawad 2 billion. Beenta iska saa

    • @buuloxuubeey
      @buuloxuubeey  3 роки тому

      Oo maxaan ku dhahay marka ?!!🤔

    • @musabmoha1394
      @musabmoha1394 3 роки тому

      @@buuloxuubeey
      Waxad dhahdey diinta islamka waxa aaminsan dad kor udhaafaya 2 billion iyo wadartood. Kunoqo sxb halkaas

  • @ahmedabdi442
    @ahmedabdi442 3 роки тому

    Ibraham waa diin fcn adunka wuu midenaya