WAX KABARO XAFADA CALAN LEY KISMAAYO JUBALAND 💪

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 вер 2024
  • Kismaayo kaafiso 🙏

КОМЕНТАРІ • 140

  • @aminaa8418
    @aminaa8418 4 роки тому +6

    Aniga rer Kismayo baan ahay rer faanoole Aargada noosoduub❤️thanks abyo

    • @user-ms7cb2el4g
      @user-ms7cb2el4g 3 роки тому

      Faanoole Bar luuke behsi

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 2 роки тому +1

      Baar luga baxse waangaranayaa
      Waxaa fhonaca lamiga ka xigay
      Build weyn oo ilma qacle farmashiyana ku lahaayeen
      Runtii waxay ahayd magaaladan ku qaatay nolishayda intii badnayd fugsi hoose dhexe fsrjano
      Farjano
      Inkastoo la ii sheegay in dadkii
      Barisamaadkii ee original
      Baysaniga ah ay ku yaryihiin hafa
      Taasina waa arin ka dhex ah somaliyo
      Dhan
      Waayo magaalo kasta waxaa hada ubadan dad cusub.adiunkana ku dhisan isbedelkaas

    • @mohamedmire7660
      @mohamedmire7660 Рік тому

      Roogmaa Qononee Daiga Camalinka??..

  • @mohamedgeelle4634
    @mohamedgeelle4634 3 роки тому +4

    Maansha aaalaah waaan jecalahay Kismayo waana ku mahadsan tahay walaashey waaxaan kaa codsanayaa inaad bala wadaagto xaafadahacusub ee laga dhisay ama laga dhisi doono thank you

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  3 роки тому

      Insha allh wll qali waanso gudbin doonaa hadii ilhy maya dhihin waadna ku mahadsan tahay daaawa shadaada

  • @Mohan4Vlogz
    @Mohan4Vlogz 4 роки тому +9

    Kismaayo wa Magalo Nabadeed 🌏 Allah u Siyaadsho ✌️🙌

  • @mohamed7942
    @mohamed7942 4 роки тому +4

    kismayo wax badan lagamaso dubo wa kumahadsan tahy wll magaladan ugujeclahy somalia

  • @maxamednuur7641
    @maxamednuur7641 3 роки тому +6

    abyo waxaa nooo sooo duubtaaa xafaada dalxiiska inta igu raacsan like

  • @user-dt2iy7px2j
    @user-dt2iy7px2j 6 місяців тому

    قرح ماشاء الله
    نرجو فديو حديث لشوارع كيسمايو لاني عشت فيها وحبيتها

  • @bilegandaa8022
    @bilegandaa8022 4 роки тому +2

    Kismaayo meel aan uxisay
    Abyo adigana waad mhdsnthy in aad natusto bilicda dalkeena
    Keep going abyo zamzam

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  4 роки тому

      Jazakallah wll qli❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdillahiabdisamad6161
    @abdillahiabdisamad6161 3 роки тому +6

    Maasha allaah wll. Anigu waligay kismaayo ma tagin lkn waxaan aad u jecelahaya inaan wax ka barto oo ogaado , caasmiada 3 aad ee somalia ayaan kaa soo salaamayaa burco 😂

  • @ubahmahamud9046
    @ubahmahamud9046 3 роки тому +2

    Mashaa allah hadan arkay youtube kaaya aad iyo aad baan ugu farxay mar kaan arkay cayley mahad sanid wll waan u xiisay magaalada daan kusoo bar baaray ❤️❤️❤️

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  3 роки тому

      Adiga mudan wll qaali mhdsanid daawa shadaada 🥰

  • @wardiofficiall
    @wardiofficiall 4 роки тому +4

    Masha allah its complete safe 😍one day i will come kismayo insha allah

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  4 роки тому +1

      Insha allh ❤️❤️❤️❤️❤️

    • @MohamedAli-bl3ux
      @MohamedAli-bl3ux 3 роки тому +2

      East or west home is the best 💯💯💯Kismayo for life

  • @isamsharaf7268
    @isamsharaf7268 2 роки тому

    Wow xafada Calanley wa xafadeydii aan kudhashay xasuus ban galay wlhi Alle habarakeyo gabdhas Soo duubtay thnx Sis

  • @abdirashid8197
    @abdirashid8197 4 роки тому +3

    Kista aad ayan ugu xiisay calanley mxn aad igu xiisay wlhi xiibta ilaa gabtii ayan kubad ku Lee jirey markabkii Wali meshiisa ayuu yaala reer kismayo badan aan jeclahay walahi sln gobeed reer kista

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  4 роки тому

      Abdi Rashid aad iyo waa mahadsan thy wll qli ❤️❤️

  • @rihamkhalifomarrihamkhalif7388
    @rihamkhalifomarrihamkhalif7388 3 роки тому +3

    Masha Allah dib ugu so laabo You Tubeka haga cajisin Huuno🤎🤍

  • @johnhennery5780
    @johnhennery5780 4 роки тому +3

    Cabitaan ka ayaan ka helay MASHA ALLAH.

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 3 роки тому +2

    MashaALLAH, maad soo dubtid jasiiradaha geedka qumbaha leh ee Jubada hoose ku yaal

  • @niciimaxasan6325
    @niciimaxasan6325 7 місяців тому

    Reer hargeisa baan ahay mudo sanad ah baan dhaganaa meesha kismaanyo xaafada calanleey guryaha bada u dhaw waa magaalo fiican oo lagu nolaan karo dad fiican oo somaalidu u simantay baa jooga qabyaladana aqoon lkn kaliya gudoomiye dagmo oo fiican male waayo bada iyo akteeda ayaa qashinka lagu shubi jiray

  • @m3beauty679
    @m3beauty679 4 роки тому +3

    Manshllh Beautiful place

  • @misslucky2768
    @misslucky2768 4 роки тому +5

    Mashallah beautiful place❤☺️

  • @FarxiyoTawakal
    @FarxiyoTawakal 4 роки тому +1

    MASHA Allah qaali aniga waxaan ka aaminsanaa kismaayo in aay tahay meel wanaagsan mahadsanid xbbti sida noola wadaagtay 💓💕💕💕💕

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  4 роки тому

      ❤️❤️❤️❤️ xppt adigaa mudan jazakallah 😍😍😍😍😍😍😍😍😍

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 2 роки тому

      Waa meel wanaagsan oo ay ku.noolaayeen dad aan qabiil aqoon is jecel dad imo leh

  • @mahadali7209
    @mahadali7209 3 роки тому +1

    Wa xafadan yaranteydi daganen waxan halka uga Jedaa masajidkii jamacul qadim

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 роки тому +2

    Masha allah waa dhismaysaa afar sano oo soo socda hadana soo duub

  • @hamzaahmed-tn7xt
    @hamzaahmed-tn7xt 3 роки тому +1

    sharafeey fadlan doomaha qiimaha lagu sameeyo iyo dakada qiimaha wax lagu canshuuro sida 20 feet contianer ama gaari mahadsanid

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 роки тому +1

    Masha allah Welcome to Calanleey Kismaayo

  • @umuraxmi9005
    @umuraxmi9005 4 роки тому +3

    Mahadsanid walaashey 😍😍

  • @Abshirjama5
    @Abshirjama5 4 роки тому +2

    Wwww kismayo cdy🥰🥰🥰🙏🙏

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 3 роки тому +1

    MashaALLAH Samsam aad ayan ku salaamay, Cod dananaya ayad ledahay, oo naxariis ka muuqato 😀😀😀😀😄🍉🍅🍎

  • @halgankanolosha7992
    @halgankanolosha7992 3 роки тому +1

    Walaaley anaa imaanaye kismaanyo xageen kaala soo xidhiidha

  • @billwhite5346
    @billwhite5346 4 роки тому +1

    Look nice and place.now people can travel to there?

  • @azadmohamed2204
    @azadmohamed2204 Рік тому

    Xasuus wlhi kismaayo magaalo aad u fiican marhorena iigu danbeesay 2008 masjidkaas ii muuqda waa jaamac qadiim waxaa joogi jiray oday la dhaho siciid jiis ma aqaan hada inu noolyahay iyo in kale masjidka gadaashiis marki waxyar la socdo waxa ku yaalay schoolki aan dhigan jiray ahmed bin hanbal 🖐

  • @aminahmeds569
    @aminahmeds569 Рік тому

    Mashallah beautiful calanlayi

  • @abshirbone2152
    @abshirbone2152 2 роки тому

    Alle mxan halkaaan suxb wlbo Mari jiray. My school Axmed bin xambal. Wn u xisay walhi kisma Mel iga talaa

  • @farhiyageelqaad9924
    @farhiyageelqaad9924 3 роки тому +3

    Mnsha allah magaaladeydii

  • @Mary-wf7cu
    @Mary-wf7cu 4 роки тому +2

    Manshallah abayo waa ruuntaa

  • @ahmedcigaal7777
    @ahmedcigaal7777 2 роки тому

    Mansha Allah waa magaladan ku dhashaay waan u xiisay

  • @asmarahmedmahad3252
    @asmarahmedmahad3252 Рік тому

    Waa xafadaan ku dhashay

  • @abdiali5093
    @abdiali5093 6 місяців тому

    Wwww I was live 2001 walahi i miss

  • @faadumomahmuud8376
    @faadumomahmuud8376 Рік тому

    Plz abayo xafada guulwade iso dub kawar aan jeclhy ayaa iku wareerisay isoo duub aan barte

  • @southoabdirashid2420
    @southoabdirashid2420 3 роки тому +1

    Abay xafada shaqalah nosodub please size🙏🙏🙏🙏wan u xisay😭😭😭😭😭

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  3 роки тому

      Sry wll hda majoogi lkn codsi gaaga waku tixgalin lahaa

  • @samiray756
    @samiray756 3 роки тому

    Maasha Allah wallal waad ku mahadsanid tahay laakiin waxaa fiicneed masaajid ka suuq weyne ilaa Somali Star inaad sii wadid.

    • @kornelka6
      @kornelka6 Рік тому

      Walale masaajidka suuqa wayn magicii

  • @amabdi5759
    @amabdi5759 4 роки тому

    Masha Allah. Muuqaalladan oo kale noo soo badi

  • @jacfarjaak3788
    @jacfarjaak3788 2 роки тому

    Waaa ma.

  • @sassxaax6559
    @sassxaax6559 Рік тому

    Wa masajidki iigu horeyey aa kutugto marka yara 😢

  • @jacfarjaak3788
    @jacfarjaak3788 2 роки тому

    Waawa

  • @inajamaame8623
    @inajamaame8623 3 роки тому

    Mansha Allah Kismaayo kaafiso Thnks wllp

  • @mahadabdirahman483
    @mahadabdirahman483 3 роки тому +1

    COVID-19 awgeed ayaa ugu baaqday inaan imaado dhulkeyga hooyo oo aan ku dhashay kismaayo ❤️❤️ laakiin muuqaaladaada markaan daawaday ayaaan ku qancay inaan iska joogo sawabtoo ah shaqo fiican ayaaa qawate oo meelihi aan ku dalxiisi lahaa dhan ayaaad soo duubtay waliba xaafadaheena lol, anyways thank you!! Walaashey

  • @Ayubabdi3344
    @Ayubabdi3344 Рік тому

    Waxnraba wll arigada iya iyo warshada hilibga

  • @yusufwarsame4219
    @yusufwarsame4219 3 роки тому +1

    Kismaayo waamagaaladii magaaloiyinka
    Waa meeshan kusoo qaatay noloshaydan waxaan ka baxay
    Xitaa hoose dhexe iyo sareba
    Runtii waxaa degenaa dad aad ufiican oo aan qabiil iyo waxkale kahayn
    Kismaayo waa waxay dheerayd magaalooyinka kale ilbaxnimada
    Waayo waxaa degenaa dad aad u ilbaxa is jecel

  • @mumtazcadey9630
    @mumtazcadey9630 4 роки тому +1

    waaw kismayo wan maqlay waligey matagin cadi maha xafada

  • @xaabsade9844
    @xaabsade9844 3 роки тому

    Waan u dalxiistagayaa inshalaah from somaliland

  • @wadania932
    @wadania932 2 роки тому

    Manshallah kismayo cadey

  • @nn-gc7hj
    @nn-gc7hj 3 роки тому +2

    ❤❤❤💚💚💚💚

  • @Farmajo.7
    @Farmajo.7 4 роки тому +1

    Keep going

  • @abdiazizmuktar846
    @abdiazizmuktar846 2 роки тому

    MashAllah Kismayo ❤️❤️❤️😢

  • @aishamohamed5058
    @aishamohamed5058 3 роки тому +1

    M.a

  • @kaffiadaan175
    @kaffiadaan175 2 роки тому

    Xafadayda calenley ❤️❤️❤️😍

  • @cabdixakin5504
    @cabdixakin5504 4 роки тому +1

    Masha allah✋

  • @walidbinhajiofical1410
    @walidbinhajiofical1410 2 роки тому +1

    Apaayo mel walbo Oo fiicn hindi iyo carab miyaa daganan jiraye

  • @umuraxmi9005
    @umuraxmi9005 4 роки тому +1

    Kismaayo 1991 January baan imaaney anagoo Xamar ka soo xaqney maashallah waan jeclaadey xaafada Calanley suuq weyne guryo u dhow oo waxaan soo arkey cariish dabaq ah 😁 iskuul Bilaal ilaa Cascaseey baan lug ku tagi jirey, Shaneemo Ayaan way shaqeyneysay habeenkii baan gali jirney. Xusuus gooni ah bey ii tahay Farjano iyo Faanoole alla maxaan kuu xiisey Kismaayooy 1992 May baa iigu danbeysey 28 sano ma arag 😢😢

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  4 роки тому

      Msha allh xasuus taada weey fiican thy insha allh hadaad nooshahay waad imaanee ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @umuraxmi9005
      @umuraxmi9005 4 роки тому

      @@samsamgadac2071 Inshallah xabiibtii waan jeclahay Somaliya in aan imaado daltabyo ama homesick baa i hayo inshallah one day. Waan ku salaamayaa walaashey noo soo badi video yada cuntada iyo bilicda Kismaayo inshallah

  • @caliciise6491
    @caliciise6491 3 роки тому

    m.a way quraxsnthy

  • @asadsom324
    @asadsom324 2 роки тому +1

    Samsam inta Axmed Madoobe joogo ma la imaan karaa Kismaayo

  • @samiryare3707
    @samiryare3707 2 роки тому

    Kismayo meel mahan

  • @qadarbashirbile4033
    @qadarbashirbile4033 3 роки тому

    Allow dalnketna nabad nooga dhig maxaan uxiisay kismayo

  • @abdirashid8197
    @abdirashid8197 4 роки тому +1

    Marka kale wll qli aargada ilaa garaanka isbartiibada soo doob waa iga codsi

  • @abdikaadiralihaji5182
    @abdikaadiralihaji5182 4 роки тому +1

    Adiga rer kismaayo miyaa tahy samsam

  • @yuusufkeenadiid5828
    @yuusufkeenadiid5828 2 роки тому

    Xaafadii majertenka

  • @Farmajo.7
    @Farmajo.7 4 роки тому +1

    Wcs Calankey

  • @abdirisaqdh
    @abdirisaqdh 4 роки тому

    Mahadsanid.

  • @generalanoodofficial4515
    @generalanoodofficial4515 2 роки тому +1

    Sarta agoonta Magaca waa laga badalay ban maqlay oo dahabshiil baa loo baxshay

  • @yacqubcabdimaxamedaxmed
    @yacqubcabdimaxamedaxmed 3 роки тому +1

    Masajidka kamac qadiim mala xiray

  • @maxamednuur7641
    @maxamednuur7641 3 роки тому +1

    kismaayo cadey gaar ahaab calanley

  • @hibomaxamed8529
    @hibomaxamed8529 3 роки тому

    Ksimyo ayey xayeysiin tanolake waaa cagdheer oo qoxoti kusoo rafadey waa layaqaan

  • @ragamohamed3565
    @ragamohamed3565 3 роки тому

    Asc abayo Xaajiweyna isosawir Adigo Raali ah okay Masajidka lugu dhisaa

  • @MohamedAhmed-bm3fl
    @MohamedAhmed-bm3fl 3 роки тому

    Mashalah Qiilmawaaye mala dhisay, asoo jajaban baa igu dambeysay, eey Mareexanku xoog ku daganaayeen, kismaayo waa meel dulli ah, hormar aan gaarin 13 sano ayaa ka maqanahay, sidii bey u foolxun tahay. Next time Cabdi buuley meshisa Xalwadda soo duub hhh

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  3 роки тому +1

      😂😂😂😂😂 wll magaalada hanaga caayin dee

    • @MohamedAhmed-bm3fl
      @MohamedAhmed-bm3fl 3 роки тому

      Maya wlle ma caayayee, aniguba ree Kismaayaa kula ahay, lakin meesha waxba Iskama badalin waa sideedii

  • @abdullazizibrahim3032
    @abdullazizibrahim3032 3 роки тому

    Xagada gulwadee ayaaan rabaa intaan arko

  • @aslitimajilic7514
    @aslitimajilic7514 2 роки тому

    Xaafada guulwade

  • @martisoorgourp1492
    @martisoorgourp1492 3 роки тому

    masjidka suuq weyn alla maxaan sheekh Maxamuud Yuusuf Ciise Allaha u naxariiste Tafsiir kaga dhageystay salaada Casar kadib. Calanley waa xaafadi aan kusoo barbaaray

  • @hanimohamed7590
    @hanimohamed7590 4 роки тому +1

    Masjid jamacul qadiim

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 4 роки тому

      Ma masaajidkan maanta lagu dilay gudoomiyihii rugta ganacsigaa

  • @abdikariinabduqadirmuminvv1113
    @abdikariinabduqadirmuminvv1113 3 роки тому +2

    Abay masjid ka suq wayne iyo qandal noso duub

  • @aminahmeds569
    @aminahmeds569 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @mssaliza1062
    @mssaliza1062 2 роки тому

    Berta benta dheh🤣🤣🤣

  • @maxamedadan1436
    @maxamedadan1436 3 роки тому

    Aniga xafada faanoole noosoduub mcnto

  • @asmoyareey7597
    @asmoyareey7597 4 роки тому

    Xadado dhismate no soo duub

  • @mohamednorhassanmohamed7149
    @mohamednorhassanmohamed7149 7 місяців тому

    Dhananiyow dalcada sodub

  • @Rashiid899
    @Rashiid899 Рік тому

    masjidkas habeen ayaa kabo la iga qaday qof tuug ayaa joogay

  • @yasinyare6569
    @yasinyare6569 4 роки тому

    Magaalada wey fiicnaan laheed lkn dad aad u xun ayaa dagan

  • @abdihakinmohamedbashir2252
    @abdihakinmohamedbashir2252 3 роки тому

    Wlshey mesha aad ledahay wxa dagana carab magaceda wxd nogu shegtay beerta beenta lkn ma ahn wyo wxn ujeda masajidka bajunta dhabarkisa danbe ee se cml

    • @samsamgadac2071
      @samsamgadac2071  3 роки тому

      Wllo hda ma dagana mideda kle guryaha ka had laayo calanley beeku yaalaan carabta iyo hindida wagi nabada aye daga nayen

  • @akramxaaji9178
    @akramxaaji9178 4 роки тому +1

    Walaalaha somaliyeed plz waxan u baahnay qof reer kismaayood ah , intervew ayaan ku marayaa walaal igu caawiya intaas nambarkaygu waa kaas +33605896733

  • @abdicasiiswarsame
    @abdicasiiswarsame 4 роки тому

    looooool

  • @mohamoud_jr
    @mohamoud_jr Рік тому

    Magalada wasaq badana😡

  • @fadumahmed3766
    @fadumahmed3766 2 роки тому

    Uf wasaq badanaa🤮 meesha ilaahoow somalia haikeenin🙄🤪

  • @ahmedollaaad2690
    @ahmedollaaad2690 4 роки тому

    Masha allah. Lkn calanlay xfd qurxan u qabay 😂😂 san miya