Mashallah waa arin fiican laakiin hal mid oo dhaliil ah ayeey leeyihiin somalida Iyo dadkooda beec mushtarka ah waxaay kuli rabaan in aay ciyoon taa jir noqdaan oo qiimaha guryaha aay iibinayaan waa wax aan macquul aheen 90.000 ama 140.000 dal aan jidad fiican laheen amni la isku haleen karo aan jirin shaqo aan jirin come on guys London iyo Paris guryaha kuyaal ayaa qiimahaas joogo dad kiina u diir naxa, yaan dadka la furan mida kale business ka nuucaan oo kale ah meel dheer lagu magaaro let me give you a good piece of mind guryo qiimo jaban dhis qiimo mac quul ah na u yeel si ciyoon ay lacagtaada kuugu soo cadaato oo aad project tigaaga kale aad u sii guda gashid dadkiina u naxa dalkiina u naxa soomaaliya hanoolaato. :)
For Father info Join us on Facebook facebook.com/www.ibsbank.so/ Macaluumad Dheeri ah o ku saabsan Guryaha Fadlan kala soco Facebook geena Mahadsanidiin ua-cam.com/video/_lMWmjO4B7w/v-deo.html
I will Lake to see inside . kitchen. cabinet . Bathroom . tila floor . top priority at home . buying inside not outside. I'm interest Six rooms building !!!!
Salma said . Guryihoo horaaba xaq daro lagu wada daganyahay ee maxaad mid cusub ugu dhisanaysa. Ma damiirka ladahay. Mooryaanta oo Guryaha banayn, kharash ha iska galin meshaas
CR7 is a legend adigaba xaqdaro ku qaadatey markii hore tuuga aabihiis baa tahay waliba matabcade burweyne baa tahy markaas baa dad waxka sheegeysaa shaqeystey ibnu sina aamus
Really it is the price i see or what , come on guys .................................You guys well done for nice house but ,your over priced.........crzy
Allow Somalia 🇸🇴🇸🇴❤️ nabad iyo nolol 💪❤️❤️😍 mugdhisho Somalia 🇸🇴🇸🇴🙏❤️
masha allah waa hormar aad uweyn oo lagaray waxaan leyahay horay u socda waad gareysiin yoolkina
Nice qifka dhul haysta
Kan oo kale maw dhisi kartaan
Somalis and their Negative comments, well done to Safari Village beautiful houses
What negative comments are you talking about?
Masha -Allah , waa guryo wanaagsan qiimaha waa meeqa yaasa kala xiriiri karnaa
Mashalaah
Mashallah waa arin fiican laakiin hal mid oo dhaliil ah ayeey leeyihiin somalida Iyo dadkooda beec mushtarka ah waxaay kuli rabaan in aay ciyoon taa jir noqdaan oo qiimaha guryaha aay iibinayaan waa wax aan macquul aheen 90.000 ama 140.000 dal aan jidad fiican laheen amni la isku haleen karo aan jirin shaqo aan jirin come on guys London iyo Paris guryaha kuyaal ayaa qiimahaas joogo dad kiina u diir naxa, yaan dadka la furan mida kale business ka nuucaan oo kale ah meel dheer lagu magaaro let me give you a good piece of mind guryo qiimo jaban dhis qiimo mac quul ah na u yeel si ciyoon ay lacagtaada kuugu soo cadaato oo aad project tigaaga kale aad u sii guda gashid dadkiina u naxa dalkiina u naxa soomaaliya hanoolaato. :)
Mohamed Shegow tnx
Samiiro Mohamed adigaa mudan walaashay
Well done bro , geedka qumbaha ku badiya ,
Masha'Allah aad Ayaan u xiisaynaabnay laakiin music Ayaan wax ka maqliwaayay ee fadlan kasaaro music ga
I need a bigger garden with a pool. Somalia is big, why even build such small houses with no room to breathe?
Mashallah wow
Hadaan engineer ahay wan la dhacay somalida qolol badan ayey yaqanan lkn waxa ka dhiman dabashii iyo melo gareen ah
How strong is the structure and the ventilation. It needs to be cool inside.
It's already
masha alaah
masha alab caadi mahan
M,a
really I love it
Waa kugu raacsanahay mr zain
guryahaan masaakiinta haloo dhiso
For Father info Join us on Facebook facebook.com/www.ibsbank.so/
Macaluumad Dheeri ah o ku saabsan Guryaha Fadlan kala soco Facebook geena
Mahadsanidiin
ua-cam.com/video/_lMWmjO4B7w/v-deo.html
Masha-Allah, guriga aad iyo aad ayuu u quruxban yahay please can anyone tell me the price of the house?..................thankx
I will Lake to see inside . kitchen. cabinet . Bathroom . tila floor . top priority at home . buying inside not outside. I'm interest Six rooms building !!!!
sax.
Wxa marki La dhamestiraa La xayeysiiyaa
facebook.com/pg/IBSbankSomalia/photos/?tab=album&album_id=727417520792560
facebook.com/IBSbankSomalia/
maashallah waan horumar muqdisho ay gaartay house meeq ayaa lagu gaday
Fadumo Abd
i
for father info Join us on Facebook facebook.com/ibsbanksomalia
Luuqluuqa (corridor) aad ayuu ciriiri u yahay waana dhib sidii armaajo weyn lagu gelin lahaa
background song is so annoying
mugadisho muuq wanaag
You must be kidding me $900.00 waleeee maa dhul intaa gato $20.000 kabixiyo $50.000 ku dhisto si ani rabo iyo guri waasac ah
Hoos 90,000 kor iyo hoos 145,000
inan meshas gurii ka gato ayaan raba insha allah
Salma said . Guryihoo horaaba xaq daro lagu wada daganyahay ee maxaad mid cusub ugu dhisanaysa. Ma damiirka ladahay. Mooryaanta oo Guryaha banayn, kharash ha iska galin meshaas
CR7 is a Legend kkkkkkkkk mooryaanta waa in aynu ka saarno marka hore kabacdi aynu guryo ka dhisano waa fikrad fican
CR7 is a legend adigaba xaqdaro ku qaadatey markii hore tuuga aabihiis baa tahay waliba matabcade burweyne baa tahy markaas baa dad waxka sheegeysaa shaqeystey ibnu sina aamus
@Baba Foodle
Jahil nimada goormee ka baxaysaan
Qabiilka ma shareecada islaam
@Baba Foodle
Qof ku haadaanu rabi ka xishoonayn
Wuxu doono ha ku hadlo
inte waaye tabeelaha Sh ibraahim
wllhi oo bilaahi oo talaahi guriga aa dagan nahay oo u egyhy Nairobi guryaha Ku yaalo oo u egyhy
where is it?
qaali reer tabareed
qofkii guri leh dib u Habeyn ma ugu semeysaan
Haa haduusan naqshada badlin
xaafadee waaye meeshaan ma garasbaalay guryaha laga dhisaayayaa?
Waxa laga dhisaya Mogadishu Gar ahaan agagaarka #Tabeelaha sheikh Ibrahim
Mariam Diriye magalade xafada magaced intaba so qora
Meesha aan jaamacadaha dhihi jirnay dhanka xaafada ceel dheere xigtay miyaa
intee waaye meeshaan
Lacagtan xage katimi yaa is weydiyey ganacsatada somalida dowlada udhibayo lacagta 😁😁😁yaa mal galiyey 😉
Where is this?
in Mogadishu (Tabeelaha Sheikh ibrahim)
hall way too narrow !!! hard to put in KING size Bed ??????
Hhhh hadana waala qarxin un
shaqalo iyo marti
Walaal intee ku taalaa xaafadaan????
Fadumo kuso dhawaaw IBS bank xafadan waxa laga dhisaya Duleedka muqdisho gaar ahaan Tabeelaha Sheikh ibrahim facebook.com/ibsbanksomalia
Too expensive for the price, 600 ft.² is not enough space.
Waxaan idinka codsanaynaa inaad u dhamaystirtaan adeega bulshada sida Daarusalaam, xarun dabdamisna lagu daro oonan dawlada ood awoodeeda ogtihiin laga sugin taas waxaan kaloon idin waydiin lahaa goormee xariga laga jaraa Insha'Allah?
Really it is the price i see or what , come on guys .................................You guys well done for nice house but ,your over priced.........crzy
Waxay isoo xasuustay xaafadii Booli qaran oo Ku daganeed Gahayr iyo warshadii kimika da.
Aloow daa cadwkne ka qabo gul iyo gob nimo dalkeyg iyo dadkeg nolade abidkine cadwkine cagta ka hos
marti iyo shaqaale iskumeel lagadhigay somali wey wareersanyihii.
Mr zain maskiin martiyeey xaal qaado marti weey gacan gashay
+Fadumo Yusuf Ali shaqaalaha naftirkooda waa bina aadam ma,aha dhagaxyo
inta jiingado kor lagu dhisaayo hormar malagaarin jiingada kadaaya
Mr zain kkkkkk walal sgubka iyo plastics ka waxay Ku xidhantahay cimilada dalka dalalka ad joogto waa qabaw barafleh ayan umalayn jingadna Laguma samaysto markaa cimiladena weyaan
Mr zain true jinkada hala gadaayo guryaha
Mr zain
Jiiiingad miyaaaa # 4:26#
Waa laamiyeeri jiingad ma ahan
Waa buluked 😂😂 badow
Alxdlh alle hawiye ika dhalshay dad alle wax siiyay cududna alle siiyay daroodka quruxdan wee dhibe meel kasto Laka taabto waa book
been badana guryaha qaabka loo dhisaayo iyo qaabka loospp bandhigay ismaba laha
masha allah
Masha allah