Masha allah gabadhii muqdisho iyo darsalaam muqdisho ayey I jacleysiisey amigo 33yrs an mooganahay somaaliya but sadia yaray allah ha xafido more ku dar wax barashada iyo quraanka in lagu barto Daarulsalaam iney leyihiin qaliyey
Maashaa.allaah waxaan joogaa Uk waxaan fiirsadaa barnaamijkaan waad ku mahafsantahay waan ku faraxsanahay maalin waliba waan fiirsadaa dhulka beeciisa quruxdiisa iyo sida loo kala kireyo ama loo kala gato waad ku mahadsantahay %
Maasha allah. Vedio si degen loo duubay, si degena aad noogu sharaxday. laakiin walaashiis lacagta aad sheegeyso 250....ama 500...aad laheed ma kiro ahaan mise waa marka aad gadaneyso ? xoogaa ii jilci adoo raali ah.
Darusalam ba la yidha xafadana magaca mango aaytuun kulu wa magacyada isla xafada qaybka mida ba magac garey lee dahay kkkk xamar shaqo kuma lihi lakiin wan maqley magacyada
Waa Mashallah laakiin waxaa maqan wadada meesha dadku ku socdaan bavements aaway dawladii hoose. Ee planinka sameyn lahayd nasiib daro waxaa muuqata in shirkado iska sameeyeen laakiin aan jirin cid jihaysa dadkaan wax dhisa inshallah mar uun se waa ka gaadhi in nidaam loo sameeyo oo la qaabeeyo sida caalamku wax u dhistaan 🇸🇴✌🏽
Ma xumo lakin lama dhihi karo guryo u qalmo qimahoda marki la firsho gobolka ama qaarada sida Rwanda, Nigeria, Itobiya guryaha laga dhisayo iyo sida lo qurxiyay habeen iyo malin kala yihin kuwan muuqalka ka muqdo iyo ayaga wana ka raqiisisanyihin.
asc abayo msha allah waa qurux alla guryaha quruxbadanaa walalo amanka siduu yahay wasyo dadka qurbaha jiro way cabsanayan wan ka qatan nahay wadankena cabsi ba na dishay wan rabna wadanki lkin wan cabsanena marka no fahfahi guul
Meel nololsha la is caburiyo oo aan qofku fikirkiisa cabiri karin ya ku kortay ama hadda ku noolashahay ayay u muuqata, ereyga Comment Maxa logu sameey UA-cam ba filaysa. Midda kale aduunka laga a yaqaan hid baarbuur kaliya marto sxb ee caadi iska dhig
@@somtech.somalitechnologyst8724 kaligaa maahan ee somalida u sameysan ceeb u raad raadinta, marka don’t take it personal, you talking about side walk meel intaas hadii laga helay ay alxamdulilah thy
Xamar waa Qalbiga dalka Somalia Haddii ay hagaagto waddanka waa uu Hagaagayaa !!..waa muhiim Sharci & Kala damabeyn & Dowlad Awood leh.,Alle kheyrka Hanna waafajiyo Aamiin.Aamiin..scww.
Mashallah muqdisho walaalahay nabda xajista wataa dawlad nimo waan inigu faraxnaa markaan sidan inigu aragno waxaan kasii jecelnahay from Djibouti
Masha Allah waa idiin ognahy jaceelka walaalaha Reer jabuuti ee union hayaan anagana mid la mid ah baan idin qabnaa jeexayga jabuutaay
Masha allah gabadhii muqdisho iyo darsalaam muqdisho ayey I jacleysiisey amigo 33yrs an mooganahay somaaliya but sadia yaray allah ha xafido more ku dar wax barashada iyo quraanka in lagu barto Daarulsalaam iney leyihiin qaliyey
Manshallah waa ku mahsan tahay wll. aad horumarka la wadageyso shacabka somaliyed. SOMALIA HANOLATO 1🇸🇴
Mashallah my country looking incredible😍
Maansha alaah baarakalaah ilahay wadankeena nabad ha nooga dhigo aad ayey u qurux badan tahay xaafadaan intay u dhowdahay.
Muqdisho waa magaalo wanagsan ilahh nabad hasiyo from jamhuriyaada somaliland ilahy amigaahausiyaadiy waxa daga daka somali ann ku jeecelahay
Masha Allah saas kuwad hadalka quruxan waa sadaqo waa geesinimo dadka qaar hadalka wanaagsan waxe u arkaan ceeb iyo jileec lkn waa bil caksi
Maashaa.allaah waxaan joogaa Uk waxaan fiirsadaa barnaamijkaan waad ku mahafsantahay waan ku faraxsanahay maalin waliba waan fiirsadaa dhulka beeciisa quruxdiisa iyo sida loo kala kireyo ama loo kala gato waad ku mahadsantahay %
Maashaa Allah Muqdisho Waan joogaa Mana kala aqaano
Misajidkaasi madiina intuu kajiraa
Mansha allaah abaayo xamar wey dhisantay adiguna tabintaada yaaba cajiib ah walina xaafadanoo kale ma Adan natusin aad bad umahadsantahay
Thanks sister masha allah love it daru salaam city 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
I felt in luv with watching my country, thnk you,👍 you remind me my childhood in 1980's 😢
Quruxey horey u soco
Walaashay waa ku salaamay kirada waan fahanay qiimaha iibsiga meeqa ayey joogaan maan sha alaah.
Mashaallah ilaahay na bad ha idiinku deeqo
Hal (masjid) weeye (masaagid )waa mar Kay badanyihiin.
Masha allah waye aad iyo.aad oo qorxontah meeshan magaciid
Asc wll wnku slmy salan kadib mxa Ku diiday in ad tagto degmada qadiimiga ah e cabdacziiz
masha alh hore usoco
Thanks anoo waligey ka bixin xamar haddana meeshaano kale wali ma arag
waa qurux masha-allah lakiin wadooyinka ayaa aad u yar yar,,, waddo kasta waxay ku fiican tahay inay leedahay meel dadka maraan (marshabiyeedi), meel gawaarida maraan,, iyo meel dhir laga beero,,, waxaas oo dhan malaga fikirin,,,
Il bini aadam ilaahaa deeqi karo wax qanciyo waa la waayY, wadankaan oo iska bur bursan hadii aadba wado nadiif ah oo laami leh oo guriyo qurxan ka dhisan yihin lkn lkn kusii jirto innaa fajacnaa
MASHA ALLAH WADANKEENA
Sacdiyo xasan mansha allaah shaqo qurux badan bad inoo heystaa aad bad umahadsantahay waliba tabintaada yaaba cajiib ah
Masha Allah qux waye xamar cadey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Maasha'allah wadan walba dadkiisaa dhisa, dal aadan lahay dareen ku joog waaye
M.a abyo mahadsanid
masha alh mugdisho wey hormarty masha alh sidan iyo si ka ficn wey noqon donta insha alh
I support sisters
Well done sister. Thank you
wasaqda hoostada taalo iska Nadiifi kadibna isku sawir mahadsanid,Somalia hanoolaato
MASHA ALLAAH
Oh this is our city amazing i had never seen before
Magacyada fruitska Kuma ficna in magac looga dhigo haxafadaha ama guryaha
Beautiful houses 👍
Mahadsanid.
Mashallah aad ayaay u Qurxanyihiin Lkn meeshan askarba ma arkeee yaaaa ilaalinaya ?
Lovely exhibition
Masha Allah wllhi wn ku fxsnhy inuu hormar smeyy dalkena Somali .
mahda wxaa iskleh Alle .....Alhamdullah
Maasha Allah, waa meel aad u dhisan. Laakiin Xamarta uu sheeganaayo Yalxow meel ay ku danbayn Allaa og.
Sxpyal waa sax lkn qashanka Hargeysa iyo xamar halagado❤️
Dadka iyagaa laga rabaa iney gartaan oo xal la yimaadaan
Hore uma aqoon kanalkaaga mashaalah keep going my sister hada ka dhib wan kugu xiranahay
Masha alllah nabad kaliya ayaa naga maqan allha nasiiyo
How much are these houses?! They look nice!
Asc meeqa Waaye lacagta abaayo
Mashaalah beautiful enough
Mnsha alllah tabarakalah
Masha allhaa
Masha allah I miss mogdisha Hal midle iga gaarsi dadkeyga qashinka haloo kaco oo qofkasta waajib ayaa kasaaran nadaafada magaalada hada meshaan wey qurux Bdn tahy qashin saas ahna maleh lkn meelo aan lamari karin ayaa jira ilaahow itusi dhalinyaro ukacda wacyi galinta maqaayadleyda iyo dukaamada waayo ayaga kuso quba magaalada
Sax afkayga Kale baxday xamar xaafada qaar nadaafada waa Zero micnaha waa O
@@ahmeddiiriye4624 aad iyo aad kabacdi maamul beg ku eedeynyaan shacabkii waaba midaan layaabay 🤔 war mesha adinka kunoolee nadaafada kudadaala waaba leysku firfirinaa marka waxey ubaahanyihiin wacyi galin bdn
Maasha allah. Vedio si degen loo duubay, si degena aad noogu sharaxday. laakiin walaashiis lacagta aad sheegeyso 250....ama 500...aad laheed ma kiro ahaan mise waa marka aad gadaneyso ? xoogaa ii jilci adoo raali ah.
Kiro waaye wllo
Masha Allah tabaaraka laah ❤️🇸🇴 ❤️ wa xaafad aad u qurux badan wlhi qeebta mashaajidka Ayan ka heley ilaahow nabada waarto nasii Amiin yarapi 🤲🤲🤲
Manshaa Allah. Sis noosoobadi 👌🏽💝👍👍👍
Masha Allah abayo
Masha alah waa muqaal qurxoon
Ma shaallah
Abaayo qurux Maashaa Allaah
Laakin maarshibiyeediga aad aa
looyareeyey
Thanks sis
mashaAllah tabarakallah shukran my sister
Masha Allah walashey keep going
ManzHa allaah caasimada umada somaliyed
Beautiful wow my home land happy to see
Darasalam iyo mango maxaykalayihiin wll inta igajaahilbixi
Darusalam ba la yidha xafadana magaca mango aaytuun kulu wa magacyada isla xafada qaybka mida ba magac garey lee dahay kkkk xamar shaqo kuma lihi lakiin wan maqley magacyada
Darusalantu xagee ku kala yalaan
Inside dareslaam le waaye brother
Union states called dareslaam
Maasha Allah guuleeso waan Ku farxay.
Scw mashallah ♥
Horumar wacan wlshey
Waa Mashallah laakiin waxaa maqan wadada meesha dadku ku socdaan bavements aaway dawladii hoose. Ee planinka sameyn lahayd nasiib daro waxaa muuqata in shirkado iska sameeyeen laakiin aan jirin cid jihaysa dadkaan wax dhisa inshallah mar uun se waa ka gaadhi in nidaam loo sameeyo oo la qaabeeyo sida caalamku wax u dhistaan 🇸🇴✌🏽
Videoyaal fiican waaye masha allah
Mashalah good 👍
Magaalada iska nadiifiya muqdisho waa meesha somalia ugu qashinka badan dawlada hoose haw samayso meelo qashinka lagu guro
Maa shaa allaah baarka allaah fiika
Xaafadaha Ugu Kirada Jaban Nala Socod sii Wllo thanks
Ma xumo lakin lama dhihi karo guryo u qalmo qimahoda marki la firsho gobolka ama qaarada sida Rwanda, Nigeria, Itobiya guryaha laga dhisayo iyo sida lo qurxiyay habeen iyo malin kala yihin kuwan muuqalka ka muqdo iyo ayaga wana ka raqiisisanyihin.
Mashalaah Mashalaah Mashalaah 👌♥
Mashallah abaayo video quruxbadan Allah ku xifdiyo
War somaliyeey qashinka iska qaada
Maaha allah qurux waaye
asc abayo msha allah waa qurux alla guryaha quruxbadanaa walalo amanka siduu yahay wasyo dadka qurbaha jiro way cabsanayan wan ka qatan nahay wadankena cabsi ba na dishay wan rabna wadanki lkin wan cabsanena marka no fahfahi guul
walaal waa maxay wax bac ku dabayaal. Nadaafadu waa muhiim.
Masha Allah waa horumar fiican, lakiin jidka meel lagu socon karo looguma talagalin miyaa Gaadiid Kaliya miyaa Mara ??
Yaab wlhi, meel Somali looga fakanayo ma jirto meel aan wax ka sheegno inaa raad raadino waaba qasab
Meel nololsha la is caburiyo oo aan qofku fikirkiisa cabiri karin ya ku kortay ama hadda ku noolashahay ayay u muuqata, ereyga Comment Maxa logu sameey UA-cam ba filaysa. Midda kale aduunka laga a yaqaan hid baarbuur kaliya marto sxb ee caadi iska dhig
@@somtech.somalitechnologyst8724 kaligaa maahan ee somalida u sameysan ceeb u raad raadinta, marka don’t take it personal, you talking about side walk meel intaas hadii laga helay ay alxamdulilah thy
mashaAllah, this is exceptional!
ASC WALAL WADOOYINKA WAY YARYAR YIHIIN MARSHO BIYOODI MALAHAN OO AY DADKU MARAAN EE MEELDADKU MARAAN U SAMEEYA 2 WADADA CALAAMADO HALOOYEELO MIDIG IYO BIDIX 3 WADADA HALWEEY KADHIGA SAASEY SEEF KUTAHAY WABILAAHI TOOWFIIQ
Highway miyaa laga dhisaa xaafad dhaxdeeda?
Acm magacaygu waa Abdulqadir Sharif Abdirahman waxaan ahay mid kamid ah taageera yaashaada muuqaalada aadka uquruxda badan aad soo duubto daawado waxaan kaa codsanaa xaafada shiirkole official iyo masjid ka cali shire inaad noo soo duubtid
Asc walal waxan rabaa inaad nooga soowaranto xafada Garasbalay macani qimaha ay jogan dhunka banan iyo Guryaha dhisan qimaha aymarayaan Vidio nooga soo dub walaal adigoo mahadsan walal
Horayban uso duubay wa kan ee soo daawoua-cam.com/video/-CbjkHVKse4/v-deo.html mhtsnid
Wadooyinka bacaha ja uruururaya iyo khashinka plz
WCS WR WB SACDIYO CADEY
Thank u
Mshallah congratulations 🎊🎈
1:10:
I have to admit, that looks like some absolutely beautiful scenery on a very glorious looking day.
4REAL
Huuno ajmaal Qiimaha ibinta Guryaha igu caawi hadad taqana Guriga kor iyo hooska ah Qiimahisa waa imisa lacag Dollar ahan
Guri normal ah qiimahiisq waa imisq wax 100k ka yar malahelaa.
Haa waa helee
Xamar cadeey
Dahabka noo soo duub
Dumarka wadada maraayo camerada ka leexji بارك الله فيك.
Xaa ka khaldan wadeeba marooyiine?!
Isku mid waaye ama wado mar ama muuqaal mar
@@boono2912 yaa lahadloosaa adiga?
@@cimadudiin2286 mid halkaan cabsan oo diinta ku qafiifay
@@boono2912 ilaahey haku soo hanuuniyo qof lunsan ayatahaye kula ma darsanayo aniga.
@@boono2912 waa maxay waxa aad ku hadlayso? Waad qaldan tahay ee isa soo sax wallaal.
Mansha Allaah
Thank you abaayo
Dhulka malahan wada dhir
Malahan meel dadku maraaan
Mashllah Tabarakllah
Türkiye'den selamlar
Shere like and comment wa dhankiina boqortooyo peace &love
Where is xafada panana?
Daar salam
Horay usoco walasheey
Masha allaah
M.a love somalia
Quruxda guriga xamar haitusin
shaqo fiican ayaa wadaa baayo
keep going