Street Food in Dire Dawa Ethiopia

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Hargeisa
    Somaliland
    Somalia
    putland
    muqadisho
    laascaanod
    vlogging
    Traval
    Somaliland vlogs
    hargeisa vlogs
    So malia vlogs
    muqadisho vlogs
    kismaayo
    jigjiga ethiopia
    baladwayn
    burco
    buuhoodle
    baydhabo
    Sida loo dalxiiso
    meelaha ugu quruxda badan dalxiisaka
    waa sidee dhaqanka Somalidu
    sidee horumarku samayn karta kaliga
    sidee lacag ku samayn karta
    #Ethiopia
    #jabuuti
    #Somaliland
    #GorGor
    #gorgor
    #somalia
    #somali
    #somalitiktok
    #muqdisho

КОМЕНТАРІ • 38

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 місяці тому +3

    Waa magaladii Aan Jeclaa
    Diredhaba ❤ Aaaaax
    Insha Allah Xaas baan ku samayn doonaa Allee ha ii fudeedsho❤

  • @SuperKulab
    @SuperKulab 13 днів тому +1

    ولال فيديو اد فيعن 👍🏽

  • @mapleleafhitman1796
    @mapleleafhitman1796 4 дні тому

    Dire Dawa Eastern Ethiopia

  • @Axmedsiciid-fn4py
    @Axmedsiciid-fn4py 3 місяці тому +1

    Masha allah from bosaso

  • @mohamed_gabo
    @mohamed_gabo 3 місяці тому +1

    ماشاء الله فلوق عالمي❤

  • @laallaal6277
    @laallaal6277 Місяць тому +1

    Sxp soo badi video yaashan cml vlog

  • @user-hl2vc4qz5d
    @user-hl2vc4qz5d День тому

    A chawa

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому +1

    Mash allh ❤❤❤

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 3 місяці тому +1

    Qureec mise Quraac 👍👍

  • @waryaawariiri1812
    @waryaawariiri1812 3 місяці тому +4

    Neefkaan dhul Soomaaliyeed Xabashi ka dhigaayo ama siinaayo mar walba waa in la iska qabtaa.

  • @Dalmarvlogs
    @Dalmarvlogs 3 місяці тому +1

    yasalaam wama axlaa 🤣

  • @knownking9094
    @knownking9094 3 місяці тому

    Mashallah waan ka helay magaaladan

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii Місяць тому +1

    War mxa kuhelay dire dawa wa🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁🦁🦁💯💯

  • @doublemg5319
    @doublemg5319 17 днів тому +1

    Halgan ku sheeggii ONLF Wuxuu Noqday Hal🐪 Bacaad lagu Lisay. 40 sano oo Qasaartay..

  • @OHH2004
    @OHH2004 3 місяці тому +1

    Diridhaba saani Adari dawaali

    • @SomaliCamelBoy
      @SomaliCamelBoy  3 місяці тому +1

      Bari horre ayaa iigu damabysay inaan maqlo erayadaas

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 2 місяці тому

      ​@@SomaliCamelBoyaac wllo Dire dawa miyaad gasha

  • @khaludizuldaan6893
    @khaludizuldaan6893 3 місяці тому +1

    Sheeg qiimaha allaabta ama cuntada aad dalbato libax😊

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 3 місяці тому +2

    Masshaa allaah wll guulayso

  • @maxamed8867
    @maxamed8867 2 місяці тому

    Waa meel lagu jabay

  • @user-bw2kw2if2d
    @user-bw2kw2if2d 6 днів тому

    Sxb qool caday named tusin

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 3 місяці тому +1

    Taladaa tareenka waxa kaloo caan ku tahay waxaa ku yaala screen wayn oo projection lagu daawado kubada cagta siiba EPL ciyaaraha adag iyo UCL
    Dhismahaa qadiimka ah ee albaabka waynina waa guriga madaxtooyada oo waxa kaliya oo seexan kara waa rasaleasaraha io madacwaynaha 😅 xaafadahaygii ayaad lugaynaysa ooh maxaan u xiisay dire ♡ 💔

  • @khadaraweys4398
    @khadaraweys4398 Місяць тому

    MUUQAAL HEERSARE AH, WAANU DALXIISNAY EE WAAD MAHADSANID.

  • @engismailtech148
    @engismailtech148 3 місяці тому +2

    Maalin ayaanu isku aragnay suuqa hoose maalintaa adigu garan mayside (Waad igu leedhisay) hhhhhhhh

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 3 місяці тому

    Wama axlaa😂😂

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому +2

    AXMED RASHIID HURE U SOCO LKN IS ILAALINA RABI HA KU XIFDIYEE QURAANKA KU SOCO

  • @Abdikani-eo2ok
    @Abdikani-eo2ok 2 місяці тому +1

    Togwajale miya takgeen

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 22 дні тому

    🎉😢❤😂

  • @hasansalad9058
    @hasansalad9058 3 місяці тому

    Dibiga isbeen iyo eey

  • @Abdiqadir9
    @Abdiqadir9 3 місяці тому

    Farasku wuu raaxo badnaa lkn wuu xaar badan yahay laamidana looma ogola !, wuxuu wali ka shaqeeya luuqluuqyada magaalada siiba xaafada danyarta ee streets ka waaweyn aan lahayn !

  • @hibaqibro
    @hibaqibro 3 місяці тому

    Ahmedka