Magaalo Loo Socdo 135 Kilometers

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 119

  • @AhmedRashidsomali
    @AhmedRashidsomali  10 місяців тому +6

    instagram.com/ahmed.rashid.s/

    • @hayaathabiib9608
      @hayaathabiib9608 9 місяців тому

      Oyster ayaa la yiraa Protiin badan ayaa laga helaa Asigoo cayriin ah asigoo la kariyaba waa la cunaa waana Qaali❤

  • @amiirmohamed480
    @amiirmohamed480 10 місяців тому +10

    Masha Allah, one day i will travel throughout the country and visit everywhere Insha Allah. So much unexplored gems.

  • @geedbalaadh9981
    @geedbalaadh9981 10 місяців тому +11

    Woow wado wanaagsan hadii Loo sameeyo caadi maaha waxaan is waydiiya dadka lacagta leh maxay umaal gashan waayeen waa xeebo si rabaaniya u diyaarsan maansha alaah ❤❤ilaahay dhulkeena 😅ha barakeeyo mahad sanid ustaad adna soo badi vlog yadan oo kale 🫡 respect 🎉

  • @jamaahiirwase
    @jamaahiirwase 10 місяців тому +3

    Dalinyarta imikaa waa in mashaariic loga abuura!
    Fishing! Turism! 🧂 Salt exports! Summer houses so on

  • @axmednasir3135
    @axmednasir3135 10 місяців тому +6

    Geeri, halkaa dooxa waaheen bad waqooyi kaga daro waadigu ha kula tago, Mahadsanid walal sida aad quruxda dhulkeena hooyo u soo bandhigayso, Guulayso!

    • @AhmedRashidsomali
      @AhmedRashidsomali  10 місяців тому +1

      Mahadsanid wll

    • @mmjey
      @mmjey 10 місяців тому +2

      Walahaana kugu raran! kugu raran...

    • @hassanabokor7861
      @hassanabokor7861 7 місяців тому

      Guulaysta wllyaal soomaaliyeed 💋

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 10 місяців тому +5

    Kayari waa funny 😂😂
    Wuxuu yidhi bahalka intaan
    U hal ga.mayney 😂😂

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 9 місяців тому +3

    Masha allllah dadka reer somaliland noooooolaaada❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 9 місяців тому +1

    Beautiful Somaliland ❤❤

  • @ahmedabdirahman3174
    @ahmedabdirahman3174 9 місяців тому +2

    Macha alla tabarikalah walal waan ku dhiiri galinya hore usoco muuqalo aad u qurux badan baad noo soo gudbisay hadan waxan kaa dawanaya caadimada dalka canada 🇨🇦 ee Ottawa
    Aadban kugu mahad celinaya waqtiga iyo maalka aad u hurtay quruxda dalkaaga hooyo

    • @AhmedRashidsomali
      @AhmedRashidsomali  9 місяців тому

      Mahadsanid wll meelo kaloo badan oo wadanka ah in Sha allah waan so duubi doona

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 10 місяців тому +2

    Masha Allah, waa meel Aad u Qurxoon, oo Aaney wali cidi
    Idinka horayn❤

  • @Dhuuso500
    @Dhuuso500 10 місяців тому +2

    Beautiful village Mashaalaah waxaa loo baahan yahay say walaahi badani in ay noqdaan aqoontoodiina ay ku dhistaan dhulkooda

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 10 місяців тому +2

    Masha amah inamada dhulka hooyo quruxdisa no so gudbiya aad ban uu jecelay ilahay ha ini barkeyo walalo adiga iyo abyan xalalyda bada dhulkan aan joogno waa la cuna wana qaali xita maska aad daydaysin isna wa la cuna abeeso ma aha wa kalun mas uu eeg waxa kale dhagaxa ku dhagan🦪isna wa la cuna oo wa qaalin dhulkan reer galbeedka mahad sanidin ilmadero yaal

  • @HassanAli-zj8um
    @HassanAli-zj8um 10 місяців тому +2

    Asc ahmedrashiidow hanoqon ninkii hasha caatada kaxaynayay wuxuuna kutuurayay hasha dhagax qiimihisu yahay had milyaar dhoolar marka waxaas dhagax oodhan waa dheeman iyo blue saver iyo rubi waxaad duljoogta meel barwaaqa soo aruuri midba midkuu kaquruxsanhay

  • @mohamedomar2343
    @mohamedomar2343 10 місяців тому +2

    War inoo soo duub buuraha ahraamta ueg ee miyiga kuyaaala❤jaale

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 10 місяців тому +1

    Maasha Allaah. Waa kabad, habaryaro iyo ayeeyo ayaa samayn jiray. Waar dhaqankeenu yaanu lumin. Waar dhaqanka inoo ilaaliya.

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 9 місяців тому +2

    Masha allllah waaaw magaaladan aabahaybaaa ku dhasha ilaaahay how naxariiite❤

    • @arsenewengerkaido1038
      @arsenewengerkaido1038 9 місяців тому

      Waa halkee meeshu wll

    • @goodlyrics2243
      @goodlyrics2243 9 місяців тому +1

      ​@@arsenewengerkaido1038wxa weeyi somaliland gaar ahaan gobolka saaxil (Berbera) markaa waxayku beegan tahay waqooyiga inta u dhaxaysa hargeisa iyo berbera❤

  • @kamal171
    @kamal171 10 місяців тому +3

    Gedkan garan waaran waaga ah dadku kuma bararug sana dhibkisa gedka nocano kale ah sida looladagalo meshi lagu arko adunka oo dhan waa mam nuuc ged noocanokale ah meshi lagu arkana waa laguba

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 10 місяців тому +1

    Beautifull. Somaliland waa dhul weli dihin oo u baahan maalgashi. Inshallah it will come soon.

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 10 місяців тому +2

    Mahadsanid waa meel aad u qurux badan. Cimiladeedu waa caynkee.

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 9 місяців тому

    Masha allah wllkey horumar fiican iyo muuqaal fiican oo tacabkiisa wata od dalka meelo aanan arag nagu baryso insha allah wan kala soo qayb geli doonaa❤

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 10 місяців тому +3

    Maashaa allaah wll guulayso

  • @Abdiasis19
    @Abdiasis19 5 місяців тому

    Ciisemuusuhu dhulka isaaqa ugu qurxoon iyagaa daga waa reer xeebeed asal ah love❤

  • @fadumoali2972
    @fadumoali2972 10 місяців тому +2

    Mashaallaah illahay haku barakeeyo Walal Waa Meel waad u qurux Badan, Somalia illahay dal Waa Ugu Deeqey laakin Waa dad la,aan, dhagaxaantu waa dahab iyo Dhamayman malaha. Walal waa xagee xeebtaan ?

  • @LaylaHilowle-j1u
    @LaylaHilowle-j1u Місяць тому

    Masha alaah walalo caalin dhagaxaanta bada kenata waa qaali miidabka cas midabka huruuda iyo maroonka waa qaali kiiladii waa 100 doolar ingiriiska an joogo ee hala haruuriyo

  • @BashirSacid
    @BashirSacid 8 місяців тому

    mash allah tabaarak dhulkayaga nimca fadhida nimcads ithopiank uso socdaan

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 10 місяців тому +2

    Maasha Allaah

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 9 місяців тому +1

    Asc wll waxa noshegto ay waaysen anaga waxa fican nooshega waxa tihin mal yaacni

  • @SuhaybAhmed-pj5rc
    @SuhaybAhmed-pj5rc 9 місяців тому

    Mansha allah dhulkeena alle haino barakeeyo

  • @lubnaibrahim8508
    @lubnaibrahim8508 10 місяців тому +1

    masha allah waameel aad u qurux badaan

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 10 місяців тому +2

    Masha allah waa meel qurux badan

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 9 місяців тому +1

    Hno deeganka aad tagtaan magaceeda iyo halka ayka tirsantahay video ku bilow si u ogaano, Mahadsanid

    • @goodlyrics2243
      @goodlyrics2243 9 місяців тому

      Wll wxay ku taal sonaliland gaar ahaan gobolka saaxil(berbera) wxayna udhaxaysa berbera iyo hargeisa taaso ay waqooyiga kaga beegan thy

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 10 місяців тому +2

    139 KM

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 10 місяців тому +2

    Dabaasha hadaydaan aqoon iska ilaaliya

  • @maryanali8196
    @maryanali8196 9 місяців тому +1

    mansha allah waar meesha ma ciise muuse ayaa dega

  • @Cabdisamadcumarcaduur
    @Cabdisamadcumarcaduur 10 місяців тому +2

    Just soco brother

  • @majkaxoghaye7064
    @majkaxoghaye7064 10 місяців тому +3

    Marka aanad waxan aqoon u lahayn waa dhibaato, war hataabanina dhagaxaanta kaluunka iyo noolaha kale ayaa ku dhala, oo ugxantan dhigta, dhagaxa shacaabigana iska ilaaliya dadka wuu saraaye😂😅😂😂

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 9 місяців тому +1

    okey sxb sheeg daganka ama gobalka🎉❤😂 Heer sare

  • @u.j4515
    @u.j4515 9 місяців тому

    Nimcooyon kaas bay iska arkiin Itoobiyanku cidladah❤ war clam baa ladhahaaye waana laa kariyaaye culimada wadiiya xalaal iyo xaaraam midu yahay maxaadse ku falaysaa kaoonkiibaaba buuxee cun❤

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 5 місяців тому

    Alaalaxayda waxa laga helaa calcium waxay dhistaa lafah waxay diirimaad ku samaysaa jidhka wadamada qabaw baa was loogu cunaa ma ogaanaysid qabowga

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 10 місяців тому +1

    Mansha Allah

  • @Dophill260
    @Dophill260 10 місяців тому

    Oyster ayaa la yidhaa. Waa the most expensive sea food. Waxay dhahaan every Oyster taste different. Waa maah maah. Markii iigu horeysey een dhadhamiyaa waxay ahyd 1998. Inta la kala fujiyo allalaxeyda ayaa waxa ku dhex jira la cunaa.

  • @hassanyuusuf
    @hassanyuusuf 9 місяців тому

    Mamada weyga qoslisay wllhi ❤❤

  • @fardosamohamed3653
    @fardosamohamed3653 10 місяців тому

    Wll dhagxantu waa dahab e soo guro.

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 9 місяців тому +1

    Laaxoowla walaa quwati illaabillaahil caliyil cadiim. Bay soomaali ka faa iidaysan waydey mantana Etopia ayuu muuse ka gatay haday qurminayan Etopia qurun badane. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @huseinyusuf8824
    @huseinyusuf8824 9 місяців тому

    Masha allah

  • @hibomohamed2355
    @hibomohamed2355 10 місяців тому

    Asc wll waxan ale oga baryeyna somali meley jogtaba inu mideyo oo Bogota burcad isumariyo cadaw shisheya iskudiray ale hamideyo afrika anagaa o gu hdulqurxon❤❤❤

  • @CabdiqaniYuusuf-hr9zp
    @CabdiqaniYuusuf-hr9zp 9 місяців тому +1

    Alaalaxi baan umalaynayaa

  • @buruf
    @buruf 10 місяців тому +2

    Dudumaha Waxaan u maleynaa waa meesha ukunta ey ku keydsato qubada. Markey ukuntu dilaacdo oo ilmaha qubada ay soo baxaan ayay sidaan u ekaataa. Meelahan oo kale aduunka waa la ilaaliyaa sabatoo waxaa ku xiran taranka qubada

  • @Rooxaanta
    @Rooxaanta 10 місяців тому

    Halka ay ku taal meelaha u dhaw location

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 9 місяців тому +1

    Wll ma dhagax miyaa taqaan halka xeeba adiga waaliga xeeb ma aad arag waa ku jedna

  • @FadumaAli-g9k
    @FadumaAli-g9k 10 місяців тому

    Asc guys are waa dheeman ee gaalada hanga tusin eeinoo qariy

  • @houseinabdillahiabdi8182
    @houseinabdillahiabdi8182 10 місяців тому

    Aad baad u mahad santy sxb xeebaha ciise muuse soo duub sxb ilaa maydhaale tag sxb

  • @AmalHasan-tg9fb
    @AmalHasan-tg9fb 6 місяців тому

    Meesha magaceed wllo

  • @AbdisalaanMaxamuud-jw7nr
    @AbdisalaanMaxamuud-jw7nr 9 місяців тому

    Dhagxaan dheemana miyaa

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 10 місяців тому +1

    5 Meel ay Somalidu Degto , Waa Dhulmaran oo ay Dadku Kuyaryihiin, Dad Isjecel oo Shaqo jecel na Ma ahan , Marka Waxaan Kabaqayaa Dhulkaa weyn Ee Baaxada leh oo aysan iskuduubni iyo Waxsoosaar Qalab uhaysan iyo Hub in Lagala wareego oo Meelwalba looga Sooduulo inta ay Khayaali Daba Ordayaan!

    • @bilalabdi9148
      @bilalabdi9148 10 місяців тому +1

      meela kale qaar wa desert

  • @abdirahmanfaisal807
    @abdirahmanfaisal807 9 місяців тому

    Wll waxad kasoo warranta halka loo maro iyo wakhtiga ay qaadanayso in la gaadho meesha.

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 10 місяців тому

    Hadaa. Somaliya. Nahay ma. Aragno wadankeena barwaaqada. Taalo. Anigana. Aduunyada. Ayaa. Qoxooti. Ku. Nahay. ILaa. North America. Anagaa. Is. Dilnaa. ILaahoow. Aqligeena. Noo. Soo. Cele. Hussein Afgooye. Canada 🇨🇦

  • @GemalAbdiwahid
    @GemalAbdiwahid 10 місяців тому

    Garan waa ma waxaa la dhahaa cali garobki ama geed yahuudka qofba siduu u yaqaano

  • @askar7190
    @askar7190 9 місяців тому

    Guuleysta sxb

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 10 місяців тому

    ❤❤❤ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @Adann_1
    @Adann_1 9 місяців тому

    sxb video ka soo duub laasa dacawo

  • @AhmedIbrahim-he2ux
    @AhmedIbrahim-he2ux 10 місяців тому +2

    wadanka marooko ama sida carabtu utaqaan maqrib ayaa aad loogu cunaa alaalaxayda aadna way u jecelyihiin waana qaali oo hilibka kaluunka way ka qaalisantahay oo iyadoo xuubkeeda adag kujirto alaalaxaydu ayey biyo kulul ku kariyaan oo markay bislaato ayey kasoo nuugaan qolofta alaalaxayda oo ay sida ku cunaan dabadeed qolofta iska tuuraan,

  • @4waabDhoowooy
    @4waabDhoowooy 10 місяців тому

    Walee. Waa. Yaab. Dhulkeena. Waa. Dayacan yahay. Waxaa isku. Dilnaa. Daaqa. Hoolaha. Somaliya. Ma. Naqaano. Nolosha. Runta. Ah. Maxaa. Loogu. Dhisi. Waayey. Hotel. Anigoo. Ah. Hussein Afgooye. Oo. Joogo. Toronto. Ontario. Canada 🇨🇦

  • @hussienkenyajesh336
    @hussienkenyajesh336 9 місяців тому

    War dhagaxantu waa dahab Ee Soo aruuri

  • @ifrahyusuf7585
    @ifrahyusuf7585 8 місяців тому

    Ma diamondbaa dhagaxda?

  • @khiyaaligakatag1769
    @khiyaaligakatag1769 9 місяців тому

    Dhagaxaanta eega nagu dawakhisee wax kale sheeg maad dhabin rabtaa macdanta

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts 9 місяців тому

    Alaalaxayda ninka cunaa gaaladuu aad u laayaabaad tidhi bal noo fasil ma gaalada cadigaabaa mise waa wax kale

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 6 місяців тому

    Ok

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman7495 10 місяців тому

    Meesha wado xuma haysa

  • @LaylaHilowle-j1u
    @LaylaHilowle-j1u Місяць тому

    ❤❤

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 10 місяців тому +3

    Waa Alaalaxay.
    Wadanmada Maroco oo Kale Waa Laga cunaaa Inta La karyo
    Waxay Celisaaa Dhaxanta U ma baahamaysid Koodh

  • @mustafefarah1450
    @mustafefarah1450 9 місяців тому

    Thanks

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 10 місяців тому

    sxb xeebtaas aad joogtaan magaceeda isoqor iyo berbera inta ay ujirto

  • @ismailahmed8098
    @ismailahmed8098 6 місяців тому

    Dhagaxa midh kagaman imaden

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 10 місяців тому

    Galoofyadii Waad soo ilowday iyo kabuyihii

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 10 місяців тому +1

    Halka Dooxa Waaheen Bad Woqooyi Kaga Daro. Waxayd ahayd Hees

  • @hashirabdirizak3785
    @hashirabdirizak3785 10 місяців тому

    Waxa lariyad snail

  • @KhaalidAbdi-cu3gk
    @KhaalidAbdi-cu3gk 9 місяців тому +1

    Taasaa loosoo hanqaltaagayaaye kwrn ethiopia waa cadow

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 10 місяців тому

    Waxaan ku arkey iyadoo kuwaan aad uga waaweyn OO bruin ah ama kafee guryaha ayaa la dhigtaa carfisa ahaan

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 2 місяці тому +1

    Magaaladu meesha ay kutaalo horta dadka ku daawanaya u sheeg intaad shaadh iyo quraac natusayso.

  • @abdimuxumed954
    @abdimuxumed954 10 місяців тому

    Qolofkeeda sare waxaan u laqlay caroog

  • @cadceed11
    @cadceed11 10 місяців тому

    🎉🎉🎉

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 10 місяців тому +1

    Alla wadrafaaden masakiintan wadalxiisaysan lakin wadhib I’m so sorry guys ✅🌴🌷🧡🧡

  • @sahraali1229
    @sahraali1229 10 місяців тому

    War Ahmed Rashid waxu dhagax uun maahin qaar baa ah dahab, iyo diamond marka nimcaa ku soo doonataye ku noqo meesha faqri waad isdeyseene.

  • @Cabdisamadcumarcaduur
    @Cabdisamadcumarcaduur 10 місяців тому

    Dhagaxaanta dahab ayaa laga helaa

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 4 місяці тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @Cabdisamadcumarcaduur
    @Cabdisamadcumarcaduur 10 місяців тому

    Waar waa dawo dhaxanta ayay celisaa macaa maraq ayaa laga sameeyaa

  • @ifrahyusuf7585
    @ifrahyusuf7585 8 місяців тому

    Miya iska gubaa in yare.

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 10 місяців тому

    Gara waaga waxa keenay tamar darridiina dadka somaliland

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 10 місяців тому

    الشجره الملعونه

  • @ismailahmed8098
    @ismailahmed8098 6 місяців тому

    War mustafè waa fulay been badan

  • @chakiraabdiabdi819
    @chakiraabdiabdi819 9 місяців тому

    Deganka halku ku yal no fasir

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 10 місяців тому

    محار

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 9 місяців тому

    ❤❤❤❤