The New Mogadishu | Muuqaal aadan ka arkin warbaahinta.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024
  • #jimcaaledeals
    #Somalirealestate
    #thenewmogadishu

КОМЕНТАРІ • 126

  • @jimcaaledeals
    @jimcaaledeals  19 днів тому +12

    Waxaan ku haminaynaa in aan dhisno 100k (subscribers) oo ah bulsho xiiseysa arimaha Real estate-ka, Fadlan nala rumee riyadaas oo Subscribe dheh channel-ka saaxibadaa xiiseeyana la wadaag. Hadda waxaa nahay 26.7 Subscribers.
    Mahadsanidiin

  • @Abdullahiibrahim_
    @Abdullahiibrahim_ 16 днів тому +22

    Inta hormarka muqdisho jecel 🤲✋🔥

  • @lagendarygamer349
    @lagendarygamer349 11 днів тому +3

    Masha Allah my city Allah barakeeyo sharta Khawaarijta Allah ha. Ka badbaadiyo Amiin

  • @dhagajuundhagacade8294
    @dhagajuundhagacade8294 20 днів тому +10

    Jimcaale deals good job my brother
    You're one the best people out there showing us the diaspora, the positive side of our beloved motherland

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 16 днів тому

      Nice job, but if the new roads are not maintained and kept clean and have no drainage its pointless! Plus the electric ⚡ eires hanging down everywhere is scandalous and dangerous! They must fine those companies!

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 19 днів тому +17

    Xaqiiqdi aad ayay u qurux badnaatay lkn nabad in lagu seexdo aya ugu qiimo badan ee rabi waxan ka baryaya in uu dalka iyo caasimadaba nabad inooga dhigo inshallah aamiin aamiiin 🤲🤲🤲🇸🇴❤👈

  • @jupiterdensonrakiilkbufe2714
    @jupiterdensonrakiilkbufe2714 8 днів тому +1

    i love somalia

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 16 днів тому +5

    Nice job, but if the new roads are not maintained and kept clean and have no drainage its pointless! Plus the electric ⚡ eires hanging down everywhere is scandalous and dangerous! They must fine those companies!

  • @abdallahainabofficiall122
    @abdallahainabofficiall122 19 днів тому +7

    Deg. Hodan degmada ugu shidan muqdisho ❤

  • @asdiconic6481
    @asdiconic6481 6 днів тому

    Mashallah brothers Somalia 🇸🇴 from Ethiopia 🇪🇹 😊😊❤❤

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 19 днів тому +8

    Viva Xamar Mugadishu💙😘

  • @fe8445
    @fe8445 19 днів тому +3

    Jimcaale abaalmarin baad istaahishaa. War naxdin leh baa na dilay. Farxad baa i gashay runtii. ❤🇸🇴

  • @Ciisepro
    @Ciisepro 19 днів тому +6

    wadooyinka qurux wye mansha allah lakiin waxaa kasii qurux badanaanl lahayd in la dhireeyo yacnii geedo qurux badan lagu beero wadooyinka

    • @darboweynetv252
      @darboweynetv252 16 днів тому

      Brother muqlka hore waa dhulka yar looma tagelin maxa yeelay wa wado yar blse halka wadoooyinka waa wyn wee leyhin geedahaas weyna wada leeyhn

  • @DanabFarah
    @DanabFarah 19 днів тому +8

    Dukamada Masha ku yaal lacag hayska aruurkyaan si wadada lagu nadiifiyo oo lagu xaaqo bishii a marna la dhaqo waxa ku wacnananaya cafimadka iyo quruxda xafada guriyaha kirada lagu jirna lacag laga qado si nadaf
    ada lagu wanajiyo dawlad hoosena hamo qashin u keento oo ay qadaan qashinka

  • @TahlilTahlild50
    @TahlilTahlild50 15 днів тому +1

    Salaams from Canada! Amazing content my brother. Keep up the amazing work that you Are doing!

  • @maxamedaminmaxamedamin-hn5oi
    @maxamedaminmaxamedamin-hn5oi 8 днів тому

    sxb muqaladan cml inoo so badi sxb alle ha ino barakeyo casimada umada soomaliyed

  • @keeysehusein6291
    @keeysehusein6291 16 днів тому +2

    Great good job
    Kusoco bilicda muqdisho

  • @aali3366
    @aali3366 18 днів тому +1

    masha allah inta kale xaafadaha mogdishu wa in ey ku deysadaan , degmada hodan wax fcn aad sameeseen

  • @mosakke
    @mosakke 19 днів тому +5

    Bro waxaan kaa codsaneynaa dhib ha kugu ahaatee muhiim mahan sida eey u ektahay Hiliwaa ilaa Soso Cosiga kaliyeed ma ahan Waa Asxaabta oo dhan Waa hadii Eey Macquul tahay Mahadsanid🏅

  • @MrAbdisamad-z1r
    @MrAbdisamad-z1r 8 днів тому

    Muqaalkan waxan daawanaya aroor hore mahadsanid brother wali arag qof kasoo duuba xamarteena muuqaal ceynkanoo kale ah
    Alla muxuu muuqaal ku banaanyahay😍

  • @user-kf9lg2zm1f
    @user-kf9lg2zm1f 16 днів тому +1

    dhuxushu waa beec waana birimo masha allah bilicda wadanka socoto

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 16 днів тому +1

    Manshalaah ilaaheye ha imo barkeyo dhulken❤❤❤

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 6 днів тому

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin 20 днів тому +3

    Urban designe layout of Mogadishu is unparalleled.

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 15 днів тому +2

    Wadankeena waala bahdiley ee an soo gudbino muuqaalada dhabta ah

  • @abdulahiabukar4621
    @abdulahiabukar4621 19 днів тому +4

    Run ahaantii waxaad na tustay runta reality on ground sababtoo ah warbaahinta aduunka iyo tan Soomaalida oo ku dayatay siyaadda warbahinta caalamka oo ah wixii dhibaato ah oo Somalia ama Muqdisho ka dhaca in laga dhigo war weyn ayay tan waxa ay ku tahay dharbaxo weyn sababtoo ah magaalo sidaan u dhismeysa waa ku yar tahay qaaradda Africa.

  • @adannur4755
    @adannur4755 8 днів тому

    Masha allah hourmar wcn.xmr cadey thanks bro viewe qurux bdn noo soo bandhig tay ee bilic degmda hdn

  • @HadafEnterprisescoltd
    @HadafEnterprisescoltd 17 днів тому +1

    wow waa naga daba geesay sxb thanks

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 18 днів тому +3

    Hargeysa ayaa iyana sidan oo kale ubaahan!.

  • @musadaqsalaadcalimusadaqsa3717
    @musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 18 днів тому +1

    Maasha Allaah my home aan ku dhashay ❤

  • @puntland72
    @puntland72 18 днів тому +1

    Shacabku waa dadaalayaan dalkoodana wey dhisanayaan lakiin kuwaa cadow ku ah horumarka

  • @jacfarabdi940
    @jacfarabdi940 16 днів тому +1

    Waad muteysatay supscripe maadama aad soo bandhigtay bilicda magaalada muqdisho masha allah thanks walaal

  • @rashiid187
    @rashiid187 19 днів тому +3

    Wadada xataa nadiif ay ka dhigta val quruxda eega. Hargeisa u bahan systemkan

  • @JacfarNur
    @JacfarNur 18 днів тому +1

    ALLAH nbd nogaadigo Wadankena qurux bdnaa ❤❤❤❤

  • @ikraanibraahim9880
    @ikraanibraahim9880 16 днів тому +1

    DAL Qurux badan waan heysanaa lkn anaga ayaan ku dheldheelno ❤❤😢

  • @yassin-k5c
    @yassin-k5c 15 днів тому +1

    Qurxinta iyo horumarka waxa ka horeeya
    Amaanka .
    Waa in hubka laga safeeyaa guryaha magaalada.
    Waa in dadka magaalada iyka iska soo dhexqabtaan kuwa amaankooda khatarta ku ah.
    Magaaladan ma dhawa aronkeedu.

  • @fay6834
    @fay6834 13 днів тому +1

    DHUXUSHA WAA BEEC MICANAHEEDU WAA GEEDAHA GOOYO 😢😢😢 KU GUBO DHEH

  • @GeediGarane
    @GeediGarane 10 днів тому +2

    Qurux weeye lkn xaga shirkada korontada fiilooyinka dhulka mariya dhaha iyo qashinka iska qaada dheh

  • @NajmaRaage-x5i
    @NajmaRaage-x5i 8 днів тому

    Alxmdulilaah in xafadan ku dhashay EY qiimahas garto inkato waligedba hoganka gobalka banadir ey ahayen hodan iyo howlwadag fiifaaa rer hodan

  • @Ahlamsharif8984
    @Ahlamsharif8984 13 днів тому

    Masha allah thank u for sharing ❤

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 6 днів тому

    Waad mahadsen tahay walaal 🎉🎉

  • @foziyomaxamed1358
    @foziyomaxamed1358 16 днів тому +1

    Wado bilaa nadafad ah wax macno okusuganyhy majirto kaliya waxa fcnaan laheed ilmaha yaryarka ah e iskadanyarka iney malinki 1dolar siyan ey dhahaan meherad walbo nadifi dhahaan koley dowlad mesha kamajirto ❤

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 20 днів тому +3

    Maasha Allah ❤❤❤

  • @mazatoshi7501
    @mazatoshi7501 18 днів тому +1

    Mashallah xamar waxey u ekaatay europe, dal ninkiisaa dhisa

  • @riyazabdalla3828
    @riyazabdalla3828 12 днів тому

    Degmada howlwadaag kaalay waa meel qurux badan waana xarunta ganacsi ee maagalada

  • @WarXunSheeg
    @WarXunSheeg 20 днів тому

    Keep going sxb subscribed Sidoo kale I love 💕 your contents

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 12 днів тому

    Masha allaah muqdisho ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 18 днів тому

    Mansha allah wadada waa muhiim wadooyinka hala dhiso ❤❤❤

  • @abnahmed3751
    @abnahmed3751 11 днів тому

    The thumbnail 🔥🔥

  • @canabcumar95
    @canabcumar95 17 днів тому

    Alaahuma barik ❤❤❤ yaa rabi wadanka nabat noga dhig 😢

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 16 днів тому +1

    WooooooooW 😢😮😮😮

  • @trs284
    @trs284 17 днів тому +1

    Tarmac without drainage will lead to flooding, guryo badan in la dumiyo oo jidad fiican la dhiso weeye

  • @Hassan_Baashi
    @Hassan_Baashi 18 днів тому

    Aad u dadaashay bro… Jzk Allah. Dagmooyinka idil noosoo bandhig..

  • @Abuukarisnight
    @Abuukarisnight 19 днів тому +2

    Jimcaale Ma bixisaa course lagu baranaayo real state iyo qaabka lagu shaqeysto

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 19 днів тому +1

      Dillaal uun miyayna ahayn? Gal dee, waxkasta ha adkayninee.

  • @ahmedkoukou-m8r
    @ahmedkoukou-m8r 19 днів тому +2

    M.a mahad sanid jimcale India in at jogtit a,lomoda

  • @abdinasirmohamed7345
    @abdinasirmohamed7345 18 днів тому

    Muqaal cajiib ahcasimda oo an heees sarnen wa i kooow , Horay usoco sxb

  • @MaxamedaxmedHassan-mn4nm
    @MaxamedaxmedHassan-mn4nm 9 днів тому

    Wxaan jeclaan lahaa anoo maanta muqdisho kusugan si aan ugu dalxiiso

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 19 днів тому

    ALLAHMDULILLAAH ILLAAHEY HA NOO SIYAADIYO NICMADA ILLAAHEY NAGU MANEYSTEY.......ALXM DHAHA

  • @Liiteesmo1408
    @Liiteesmo1408 20 днів тому +2

    moqdisho waa dhisan tahay

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 3 дні тому

    Sxb waad mahad santahy program ka wanag san ad noo soo gud bi so. Lakiin somalia oo dhan tag .

  • @Bk1917
    @Bk1917 18 днів тому +1

    Waayarada network iyo tv yada waxaa fiicneyd in dhulka hoostiisa la mariyo si aysan bilicdu u xumeyn

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 19 днів тому

    Mansha allh allow dalka noo mideeyoo noo nabdee

  • @samaleofficial
    @samaleofficial 19 днів тому

    Thanks 🙏 bro dagmada madiina waliba xaafada jiiro maskiin noogu xiji 🇸🇴✊

  • @Shamso697
    @Shamso697 16 днів тому

    MashaAllah beautiful ❤❤

  • @mohamedhassanarone
    @mohamedhassanarone 11 днів тому +1

    Hodan🔥

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 19 днів тому

    Habo kasoo duun next video insha allah from kaso balbalare ilaa African village to shiikole officiale

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 12 днів тому

    Wad ku mahad santahy jimcaale sxb

  • @Sheekoole-hd7km
    @Sheekoole-hd7km 17 днів тому

    Maashaa Allaah!

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER 15 днів тому

    Beautiful

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 19 днів тому

    Thank you, brother. Shibis iyo shingaani aaway saaxiib? Yaaqshiid iyo Boondheere. Wardhiigleey iyo xamarweyne

  • @HALAMADRID-ym3xc
    @HALAMADRID-ym3xc 14 днів тому +1

    Magalada muqdisho ama guud ahaan somalia waxa folxumeye wa bajajta lkn dhalinyaro badan bariskoda yahay oo nolashada ka biisha madaxda shaqo abuur ma u sameyn weyde dhalinyarada somalia ilahow may hormarto gaar ahan magaloyinka kismayo, galdogob, baladweyn, baydhabo iyo galkacyo

  • @abdimalik5962
    @abdimalik5962 19 днів тому

    Mashalh wa qurux

  • @codkaabdi8298
    @codkaabdi8298 16 днів тому

    Aad baa u ma hadsanthy bro waayo wadan aan dhib io jajab laheen ma jiroh ee qofkasta quruxda dalkiisa buu caalamka rusaah qaasatan afrika nagama qurxoona

  • @KingAadan-nq9gf
    @KingAadan-nq9gf 15 днів тому +1

    Dhuxusha wa bec 😂😂💔✌️

  • @AYAN17000
    @AYAN17000 10 днів тому

    Muuqaaal fiican oo qurux kaliya waa sameey kartaa music la'aan !!
    Muuqaalkaan aad buu ufiicanyahay lkin music-kada waa dhibsaday

  • @cabdalecali3794
    @cabdalecali3794 18 днів тому +1

    dhuxushu waa beec

  • @Gabarbanaadir
    @Gabarbanaadir 19 днів тому

    Jimcaale waxaad ku xijidaa muqaalkaan degmada howlwadaag plz and thank you 🎉🎉🎉🎉👍👍👍👍

  • @fay6834
    @fay6834 13 днів тому

    Meeshaan waa carwadii 😢😢😢😢

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 19 днів тому

    MashaAllah 🇸🇴😘

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 20 днів тому

    Mahadsanid

  • @mustafeyasiin8789
    @mustafeyasiin8789 День тому

    Daarti Isaaq Ayaa Halkaa ka Muuqda
    War Ilayn Isaaq Waa Tijaar

  • @hawaluul1649
    @hawaluul1649 19 днів тому

    Degmada warta nabada kusoo xiji wll mahadsanid❤

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 19 днів тому +1

    Half London kulaha waxay copygu😂😂😂

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 19 днів тому

    Cabdi Casiis

  • @alidalmar2754
    @alidalmar2754 19 днів тому

    waabeeri dagmadda 1daa maajo. mahadsaniid

  • @ahmedbarow9300
    @ahmedbarow9300 19 днів тому

    Aderow beri dhoweedna waan ku weydiiyey ee dhismihii dahab marina xagee ku danbeeyey sidoo kale safari iyo state yada kale iyo apartment’s ka inoo soo gudbi marna dadkan kenya lacaktoda ku shubaya baa dalkooda aminaya marna dee waan ku raxesanena quruxda magalada iyo dib u soo kabashada thanks

    • @jimcaaledeals
      @jimcaaledeals  19 днів тому

      Ahmed Barrow, Insha Allah intii karaankayga ah waan idiinsoo gudbinaayaa gaar ahaan waxaan mardhow dabka saaran Safari 2.

  • @abobasement346
    @abobasement346 9 днів тому

    Meshah mobelkah lagugu dilayoh nolol mah taloh kk

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 19 днів тому +1

    Ceelasha biyaha ka soo hadal

  • @MutaarJaamici-nb7ox
    @MutaarJaamici-nb7ox 19 днів тому

    M.A

  • @mursalcismaan7692
    @mursalcismaan7692 18 днів тому

    Dhuxushu waa beec 😂😂 geedihii waa dhamaadeen

  • @user-nt8qx8yf8b
    @user-nt8qx8yf8b 19 днів тому

    Wwww

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 3 дні тому

    Somali inta ay carab daba ku wadato meel gaari meyso. Wadamada kale afrika wey hor mareen. China dhi sayaa wadoon yinka tareemo ayaa ka soc da. Firi ya zambia tanzania kenya rwanda. Laa miyada china ka dhi sey. Carab wax ba inoo qaban mayaan. Waa nin mankii noo dii dey in xor ni mo qaa dano. Wadanka china ha la kee no

  • @abdik1461
    @abdik1461 20 днів тому

    Xamar wanye

  • @amun6894
    @amun6894 19 днів тому

    Kpp soo dub walaalo

  • @abdullahidharar49
    @abdullahidharar49 19 днів тому +1

    Xamar way so laabatay
    Maaslh dowlad adag kaliya ayay ubaahantahay

  • @AxmedMuxamed-w9b
    @AxmedMuxamed-w9b 2 дні тому

    Somali yaahuu aduunyada waa ka dambaysa waxaasna waa dowlad xumadii iyo sujuudii aan u sujuudney gaalada ilaahow dal isku filan nasii oo aan bajaaj la adeegsanen 😢

  • @haniabdirahman517
    @haniabdirahman517 19 днів тому

    Karaan

  • @mariamdiriye4989
    @mariamdiriye4989 20 днів тому

    Bakaaraha please

  • @dhaqankadiintaislaamka4935
    @dhaqankadiintaislaamka4935 20 днів тому

    Adiga noo qorsheey waxaan u baahanahay in aad noosoo bandhigto 20 degmo muhiim ma,ahan in ay wada qorxoonaadaan qaarka aana waxba dhisay Markaad booqato wa in aad sheegtaa dhaliishooda

  • @ahmed1mukhtar774
    @ahmed1mukhtar774 16 днів тому

    Degmada wadajir gasohadal

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz7874 18 днів тому

    Dharkinley