Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
waaaw xaaji kaash afkaga caano lagu qabay masha allah❤
Maanta biri bay xasuus u tahay Commentigani aniguu xasuus ii yahah insha allah✋✋
Rug cadaagii soo rogaal celi. Xaaji Kaash cod halaasi ah iyo gacan macaan badan!!!
Omg amazing song remembering AUN Ahmed Mooge Liibaan AUN
Aamin
EXCELLENT ... ANTI-WAHAABI MISSILE ... WELL DONE NEW SOMALI GENERTATION ... !!!!
Hajji kaash the legend
Waaw axyaa axyaa ustaad xaji kash
Wow hobolka soomaaliyeed haloo hambalyeeyo
Best song❤🎉
KULUC AHN.LYRICS:Jidhku muu dubaaxsheenNaftanoon ku jirinooCirku jabaq ma keeneenTii yoon jirin daruurtuyeIfka Lamaba JoogeenDhulka oo aan La jiifineOgobeey jacaylkunaWaxaan Jirin haduu yahayJaleecadaan ku eegabaJiro ima haleesheenManaan jidhi dhicoodeen Intaan jaah wareereeMiyaan xalayto jiifsadayJir jirkaba miyaan dhigayHadhkaagayla Joogee.HALIIMO AHN.Bal inuu wax jira yahayJaleecadaan ku eegaaJeenigiyo feedhahaJugtii ugu horaysaa Aaa Aaa Xanaftii i JiidheeJiidh damaqsigaygiiJibaadka iyo taahiiJaarkii baygu toosayooJalaadkayga yaabeeCiyaar ugama jeedeeCiyaar ugama jeedeeEe Ee Ee Anba jaah wareereeMiyaan xalayto jiifsadayJir jirkaba miyaan dhigayRiyaad igula Joogtee.AHN KULUC.Milicdii dhul jiiftiyoJilab qodaxle waa halisHadaad guuro jiidheeJiic iyo cadaadiyoJidhi waad ku xidhantaaJeerin dhuluu ku yaaleeJidiin wuxuu cadaadaaAma oon ka jabiyaaMarkaad jeex abaariyoJid cidla ah LugayseeJabka kaa kasii daran HAA HAA HAA HAAHayaay waa JacaylkeeMiyaan xalayto jiifsadayJir jirkaba miyaan dhigayRiyaad igula Joogtee.HALIIMO AHN.Jirabaad aduunkiyoIleen naar jahanamaTan jacaylka weeyaanHore iima jiidhineImisuu jirkiisii Ii ii Jeegadaa i saareeJawda iyo xiinkii JirfadkiyoXawaaraha geeatii aanU jeestaba dabayluhuI jiidhoo jar dheer buu I mariyoo Oo Oo OoJihaa iga halowdee eeMiyaan xalayto jiifsadayJir jirkaba miyaan dhigayRiyaad igula Joogtee.KULUC AHN.IGu curay jacaylkiiIgu jabi sil silad adagIntuu jaanta kuu rogayAdna kula jiciireeIntuu caynka kuu jarayHEE HEE HEE HEEEAna heenso igu jebiJiridayna dhigayooLabadeena jeex qudhaJir jirka isu keen geliWaxay talona joogtaaAma hadal ku jaran yahayHII HII HII Doqon waa la jiitaaWanaag baan u jeedaa Samaheena maad jari?Mise wacadka waad Jabin?HALIIMO AHN.Sagal jiidan caadiyoFadadkoo is jiidhooMidab midab iskugu jiraAma jir habeenooDaruur kala da'aysoo Oo OoIntay dhibicdii Jaw tidhiSida loo jeclaystaadAna iila jaad tohooXareedii dhulkii tahay Sida loo jeclaystaad ana iila jaad tehee EeAdoo jiita mooyeeJari maayo wacadkeeAdna qayrkay ha ii jabin.AHN KULUC.Miyaan xalayto jiifsadayJirjirkaba miyaan dhigayHadhkaagay la Joogee.AHN HALIIMO.Miyaan xalayto jiifsadayJirjirkaba miyaan dhigayRiyaad igula Joigtee.#DHAMAAD. #ERAYADA abwaan Abdi QaysRaxmaanku haw naxariisto AHN Haliimo Khaliif IYO Kulucba.🤲
❤❤❤"Guuro waa la jiidhaa" iyo in kale oo badanba in aan ka bartay baan aamminsan ahay. Shukran, walaal, in badan.❤❤❤
الله يا عزك Thanks bro@@Jiniyojaan
Erayada Cabdiqays Laxanka Ahmed GacayteCodka kuluc iyo magool Raxmaanku haw naxariisto Sadexda fanaanba Aamiin
Xaaji kaash
Kiirkama miiyan dhiigaya
axyaa sowt. heesta halkeeda dhigtay
waaaw xaaji kaash afkaga caano lagu qabay masha allah❤
Maanta biri bay xasuus u tahay
Commentigani aniguu xasuus ii yahah insha allah✋✋
Rug cadaagii soo rogaal celi. Xaaji Kaash cod halaasi ah iyo gacan macaan badan!!!
Omg amazing song remembering AUN Ahmed Mooge Liibaan AUN
Aamin
EXCELLENT ... ANTI-WAHAABI MISSILE ... WELL DONE NEW SOMALI GENERTATION ... !!!!
Hajji kaash the legend
Waaw axyaa axyaa ustaad xaji kash
Wow hobolka soomaaliyeed haloo hambalyeeyo
Best song❤🎉
KULUC AHN.
LYRICS:
Jidhku muu dubaaxsheen
Naftanoon ku jirinoo
Cirku jabaq ma keeneen
Tii yoon jirin daruurtuye
Ifka Lamaba Joogeen
Dhulka oo aan La jiifine
Ogobeey jacaylkuna
Waxaan Jirin haduu yahay
Jaleecadaan ku eegaba
Jiro ima haleesheen
Manaan jidhi dhicoodeen
Intaan jaah wareeree
Miyaan xalayto jiifsaday
Jir jirkaba miyaan dhigay
Hadhkaagayla Joogee.
HALIIMO AHN.
Bal inuu wax jira yahay
Jaleecadaan ku eegaa
Jeenigiyo feedhaha
Jugtii ugu horaysaa
Aaa Aaa Xanaftii i Jiidhee
Jiidh damaqsigaygii
Jibaadka iyo taahii
Jaarkii baygu toosayoo
Jalaadkayga yaabee
Ciyaar ugama jeedee
Ciyaar ugama jeedee
Ee Ee Ee Anba jaah wareeree
Miyaan xalayto jiifsaday
Jir jirkaba miyaan dhigay
Riyaad igula Joogtee.
AHN KULUC.
Milicdii dhul jiiftiyo
Jilab qodaxle waa halis
Hadaad guuro jiidhee
Jiic iyo cadaadiyo
Jidhi waad ku xidhantaa
Jeerin dhuluu ku yaalee
Jidiin wuxuu cadaadaa
Ama oon ka jabiyaa
Markaad jeex abaariyo
Jid cidla ah Lugaysee
Jabka kaa kasii daran
HAA HAA HAA HAA
Hayaay waa Jacaylkee
Miyaan xalayto jiifsaday
Jir jirkaba miyaan dhigay
Riyaad igula Joogtee.
HALIIMO AHN.
Jirabaad aduunkiyo
Ileen naar jahanama
Tan jacaylka weeyaan
Hore iima jiidhine
Imisuu jirkiisii Ii ii
Jeegadaa i saaree
Jawda iyo xiinkii Jirfadkiyo
Xawaaraha geeatii aan
U jeestaba dabayluhu
I jiidhoo jar dheer buu
I mariyoo Oo Oo Oo
Jihaa iga halowdee ee
Miyaan xalayto jiifsaday
Jir jirkaba miyaan dhigay
Riyaad igula Joogtee.
KULUC AHN.
IGu curay jacaylkii
Igu jabi sil silad adag
Intuu jaanta kuu rogay
Adna kula jiciiree
Intuu caynka kuu jaray
HEE HEE HEE HEEE
Ana heenso igu jebi
Jiridayna dhigayoo
Labadeena jeex qudha
Jir jirka isu keen geli
Waxay talona joogtaa
Ama hadal ku jaran yahay
HII HII HII Doqon waa la jiitaa
Wanaag baan u jeedaa
Samaheena maad jari?
Mise wacadka waad Jabin?
HALIIMO AHN.
Sagal jiidan caadiyo
Fadadkoo is jiidhoo
Midab midab iskugu jira
Ama jir habeenoo
Daruur kala da'aysoo Oo Oo
Intay dhibicdii Jaw tidhi
Sida loo jeclaystaad
Ana iila jaad tohoo
Xareedii dhulkii tahay Sida
loo jeclaystaad ana iila jaad tehee Ee
Adoo jiita mooyee
Jari maayo wacadkee
Adna qayrkay ha ii jabin.
AHN KULUC.
Miyaan xalayto jiifsaday
Jirjirkaba miyaan dhigay
Hadhkaagay la Joogee.
AHN HALIIMO.
Miyaan xalayto jiifsaday
Jirjirkaba miyaan dhigay
Riyaad igula Joigtee.
#DHAMAAD.
#ERAYADA abwaan Abdi Qays
Raxmaanku haw naxariisto
AHN Haliimo Khaliif IYO Kulucba.🤲
❤❤❤
"Guuro waa la jiidhaa" iyo in kale oo badanba in aan ka bartay baan aamminsan ahay. Shukran, walaal, in badan.❤❤❤
الله يا عزك Thanks bro@@Jiniyojaan
Erayada Cabdiqays
Laxanka Ahmed Gacayte
Codka kuluc iyo magool
Raxmaanku haw naxariisto
Sadexda fanaanba Aamiin
Xaaji kaash
Kiirkama miiyan dhiigaya
axyaa sowt. heesta halkeeda dhigtay