NUUR CADDE DIGAALE QAACI XASUUSTII AXMED MOOGE KABANKII QURBAANI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025
  • Copy Right Protected By Digaale Yare Music 2023
    HEESTA:BAAL GOREY
    CODKII: ALFANAAN NUUR CADDE
    KABAN BY:USTAAD QURBAANI
    MUSIC BY: DIGAALE YARE
    VOCAL RECORDING BY: DIGAALE YARE STUDIO
    CAMERA BY: AXMED YARE
    EDITED BY: AXMED YARE
    SOOSAARIDII: DIGAALE YARE MUSIC
    DON'T RE-UPLOAD ANOTHER UA-cam

КОМЕНТАРІ • 100

  • @hibokhalif8822
    @hibokhalif8822 2 роки тому +5

    Wooow wiilka yar o garaacaya waa macalin❤

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 Рік тому +1

    Ninkaan wuxuu soo qaab shabahaa codka iyo qaabkaba sir maxamud cumar

  • @Qadhar-ml8qm
    @Qadhar-ml8qm 2 роки тому +3

    Digalee yare ninka qabka xaragada leh u garacayo musica jeclhy inawa another level wlhi bwig Respect.😙❤✌🔥

  • @abdishakurahmedjama8354
    @abdishakurahmedjama8354 2 роки тому +2

    war waxaan fanaan waa dhaafey codka iyo sida musiga ula socodka qaamtiisa waa 100%💝

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 2 роки тому +2

    Qurbaani digaale yare nuur cadde rooxaan fanneed✌🏽👏🏻

  • @jarohusein2651
    @jarohusein2651 Рік тому

    Wlhi heesta wa ku raaxaystay nuur cade alah ha ku dayo codka

  • @maazimahmed1971
    @maazimahmed1971 2 роки тому +1

    Jiro ima halasheen
    Mana jiriri cadhooden 😢❤

  • @Korneeylafqaloocshe
    @Korneeylafqaloocshe 2 роки тому +1

    Legend Qurbaani salaama Garoowe ayaan iska raacnay asiga iyo sahra ileeys 2010 walaahi legend war Qurbaani waan ku salaamaya sxb

  • @axmedxaashi5429
    @axmedxaashi5429 2 роки тому +8

    Miyaan xalayto jiifsaday
    Jirjirkaba miyaan dhigay
    Riy'aad igula joogtee
    Hadhkaaga ila jooge❤️😎
    Calayk Calayk🌹🌹🌹

  • @abdiduse7014
    @abdiduse7014 2 роки тому +1

    Waaaaaaaaaaaaaaw
    Halaa waa xasuustii abdilaahi diiriye sooraan hhhhh waxaan nuurow umalaynayaa inaad fankii igu soo celinaysaan cajiib

  • @cabdirashiidaxmad5759
    @cabdirashiidaxmad5759 2 роки тому

    Alle haw naxariisto halkii axmed mooge liibaan ayuu dhigey nuur cade

  • @Abdalla_ali0302
    @Abdalla_ali0302 Рік тому +1

    Nuur cade and digaale legends🙏🏾❤️

  • @djimos9058
    @djimos9058 2 роки тому

    Waaw cod iyo muusig beys heley nuur cade xasuustii maxamed liibaan allahyarxamu

  • @amiirkhaalid459
    @amiirkhaalid459 Рік тому

    My teacher Cabdi qurbaani salaaan sare

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 2 роки тому +2

    Digaale yare Masha allah best music

  • @Mohamedmobilestore
    @Mohamedmobilestore Рік тому

    Nuur cade saaxiibkeey shaleey baan isla joognay wa fanaan aad u cod macaan waxaan xasuustaa 2004 albumkiisa nabaad gabar baan is jeclayn baan ku soo xasuustaa asaga iyo abdullahi boqol 2002 lafoole 2004 deeqa ahmed waa sanado aan dib u soo noqoneen ala xasuus badanaa. Golden days

  • @khalid9264
    @khalid9264 2 роки тому

    cabdulaahi diirriye sooraan iyo aamina cabdulaahi Ayaa uga horeeyay Axmed mooge sidaa ogow

  • @amiirkhaalid459
    @amiirkhaalid459 Рік тому

    Cabdi qurbaani kabanka tumaya waa nin xirfado badan macallin

  • @IdilAxmed-mc7xj
    @IdilAxmed-mc7xj 10 місяців тому

    Waaw wa Fanan dhafayi❤❤❤

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +3

    Nuur cadde you're fabulous in all your songs great guy very lovable

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 2 роки тому

    Wow mar hore aa iigu kaa danbeysey caleek caleek cudkaaga mcn.

  • @khalid9264
    @khalid9264 2 роки тому +1

    Xasuustii sh-cabdulaahi diiriye sooran ahun ) iyo aamina cabdulaahi xirsi Erayada malahay cabdi qays

  • @suldanjogoss8499
    @suldanjogoss8499 2 місяці тому

    Nuur cade fanaan dhamays tiran

  • @alijama9470
    @alijama9470 2 роки тому

    Xusuustii cabdilaahi diiriye soraan iyo aamina cabdilaahi xirsi

  • @SaeedWarsame
    @SaeedWarsame 8 місяців тому

    Amzing nuur

  • @gobaadcali1878
    @gobaadcali1878 2 роки тому

    Fanaan codmacaan Nuur Cade iyo wllkay Musishan fara dahable Digaale yare waad na waalaysaan waaaaaw

  • @ymyasiyadofficial7013
    @ymyasiyadofficial7013 2 роки тому +1

    Eeshcalaa Nuur Cadde Wal-Laahi, he's one of favorite

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 2 роки тому +1

    Legend nuur cade fanankii ugu horeyay North america 🙏🙏🙏🙏axsan hees miyan xalayta fiijsaday jirjirkaba miyan dhigay riyad igula jogtay 😓😓😓

  • @rawanduale6895
    @rawanduale6895 2 роки тому +3

    What a voice @ Nuur cade 🥰💯

  • @Waxtar
    @Waxtar 2 роки тому +10

    Man, I was a teenager when I used to listen this legend back in 07 n 08 whoa! Am glad he is still kicking, waaa ninkaan heeesaha Somali ku bartay, wlle those years were Golden years for me 😍😍🤛🤛🤛🤛

  • @mbeenoit713
    @mbeenoit713 2 роки тому +1

    Rageedi 💥 hees xul ah 🔥 cod macaan iyo music lagu raaxaysanayo 🔥🔥🔥 oof oooof

  • @ayaanabdiqadiirali967
    @ayaanabdiqadiirali967 2 роки тому

    Axya cod nuur cade ❤❤❤

  • @mmawad9679
    @mmawad9679 10 місяців тому

    Walaahi ninkan Nuur cade ah waa ninka kaliya aanan ka Saalim heesaha uu qaado sababto ah childhood bay ixasuusinayan

  • @hibohassan9045
    @hibohassan9045 2 роки тому +1

    Waaaw cadi maaha ❤️❤️❤️

  • @Munayo12
    @Munayo12 2 роки тому +1

    Legend nuur cade❤️👏🏾

  • @mohammadaskaricaruur2967
    @mohammadaskaricaruur2967 2 роки тому

    Ax ya fanaan nuur cade

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 Рік тому +1

    2005 heesihii lagu jaasi jiray kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +2

    Great singer ❤️❤️❤️ love the way he sings and entertains Nuur Caade super splendid

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 2 роки тому

    Digaaale 😅fanka dartabaan usoo galayaa ustaad

  • @kingsharuu
    @kingsharuu Рік тому

    axsan sout 💯✅❤️🇸🇴💪🏽

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 5 місяців тому

    Maaha DUMAR WAA LA JIITAA EE WAA DOQON WAA LA JIITAA DUMARKA HA U GAFIN HEESTII AXMED MOOGE LIIBAAN

  • @feysalismailjama9623
    @feysalismailjama9623 2 роки тому +1

    waar

  • @faadumomohamed6575
    @faadumomohamed6575 2 роки тому

    Nuur Cade legend of legend fackin

  • @تتتمخحم
    @تتتمخحم 2 роки тому

    Wow 🤩🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌👌👌👌💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 2 роки тому

    Is Tuur is taag salaam sxb

  • @somalitiktoklives1711
    @somalitiktoklives1711 День тому

    4:06

  • @ymyasiyadofficial7013
    @ymyasiyadofficial7013 2 роки тому +2

    Maansha'Allaah Inaba Caadi maaha wallaalayaal. Amazing Reer Mareykan. Caleek Dhinac walba. Aadna waan uga helay wallaal Digaale Yare Music Channel. Mahadsanidna Thank you so much wallaal.
    Fadlan Keyboard kale ama 2 kale ku soo dar si codad badan u garaaci kartid wallaal. Mahadsanid Thanks again.

  • @waranjacyl2332
    @waranjacyl2332 2 роки тому

    Digaalow HaLKa KaGa HaY ZhP

  • @farxaanqarasta9268
    @farxaanqarasta9268 2 роки тому

    Wlky nuur cade

  • @asmamahamed8300
    @asmamahamed8300 Рік тому

    Ogoweh jacylakuba
    Wxaan jirinh hadu yahaya😢
    Jelacadaanh ku ogba jiro
    Ima halashebga 😢😢
    Yabkaa kasidaranh yaah😢
    WajacaloH😢 qo

  • @tijaabicodkaaga1963
    @tijaabicodkaaga1963 2 роки тому

    Eesh qiyasak alaya cisak Digale yare adiga la,anta waxan aanu arkeyna ma surtogaleen

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 2 роки тому

    Nur fanaan waxaa nasoo xasuusisay mooge

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 роки тому +3

    Always a very pleasing personality 😜😜☺️😜 whatever he sings

  • @laylaibraahinlaylaibraahin622
    @laylaibraahinlaylaibraahin622 2 роки тому

    Wooow nuur cade

  • @ZackKiernan-m6e
    @ZackKiernan-m6e 4 місяці тому

    Douglas Lake

  • @abdikarimmibrahim591
    @abdikarimmibrahim591 2 роки тому

    Yaa salaam

  • @bashirhassen3585
    @bashirhassen3585 Рік тому

    Hodan mahamed abdi😢

  • @abdinasirbobe1920
    @abdinasirbobe1920 Рік тому

    Sxb❤

  • @maxamedyaasiin1035
    @maxamedyaasiin1035 2 роки тому

    𝗦𝘅𝗽 𝗱𝗶𝗴𝗮𝗮𝗹𝗲 𝗵𝗻𝗽𝘆𝗼 ‼️🍷

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 2 роки тому +4

    NUUR CADDE - Fanaan wayn 2007 - 2008 ayaan ku raaxaysan jirnay Albumkiisii
    Xasuus 🔥🔥🐐

    • @lamahuraanchannel521
      @lamahuraanchannel521 2 роки тому

      coppy lee ku arkay anigu ninkan lkn wa fanan cod leh

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle 2 роки тому

      @@lamahuraanchannel521 Copy wax xun maaha Fanaaniintii hore xitaa Copy way qaadi jireen

    • @lamahuraanchannel521
      @lamahuraanchannel521 2 роки тому

      Haa lkn intu waqti kubixiyay coppy heso macqul ah ayu sosaran karay wayo wa fanan wayne from 2007 To2022 codkisu maxumo

    • @wiilkaReerCigalle
      @wiilkaReerCigalle Рік тому

      @@lamahuraanchannel521 Fanaaaniin la jecel yahay oo waxaa jira Copy lagu bartay sida
      Nuur Eebo
      Cabdilaahi Boqol
      Jaamac Yare
      Nuur cadde
      Codkooda ayaa lagu qaatay oo dadku ku jeclaadeen taasina waa muhiim

  • @ahmetsaki7429
    @ahmetsaki7429 2 роки тому

    Dumar waala jitaa 💔🎻

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 2 роки тому

    Weewe nuur cade fanaan cod tolmoon

  • @siraadalimohamed2808
    @siraadalimohamed2808 Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @taqwadacwa8350
    @taqwadacwa8350 2 роки тому

    DIGAALE adbaan ku tageera sxb

  • @cshakuurkaysecshakuurkayse4542
    @cshakuurkaysecshakuurkayse4542 2 роки тому

    Nuur cade

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 2 роки тому

    Axzam yaa fanan
    Ragbaa is heley wlhi

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 2 роки тому

    hees digaale tumayo oo aan dhidhin lahayn maba arag anigu

  • @muhudininadeeks880
    @muhudininadeeks880 Рік тому

    Waya waya ❤❤❤

  • @nalkaindhouron8635
    @nalkaindhouron8635 2 роки тому

    1

  • @ymyasiyadofficial7013
    @ymyasiyadofficial7013 2 роки тому +4

    "Igu curay Jacaylkii,
    Igu jabi sil-silad birra!
    Intuu jaanta kuu roggay,
    Ana ila jaciiree!
    Intuu caynka kuu jaray,
    Haa haa haa,
    Adna eesha igu jabi!
    Jeeggaday la dhiggayo,
    Labaddeena jeex qudha,
    Jir-jirka isku keyn geli!
    Tala joogta,
    Ama hadalku ku jaran yahay,
    Dumar waa la jiitaa!
    Wanaag baan u jeeddaa,
    Samaan igamaad jirin,
    Mise wacadka waad jebin?
    .....

    • @Awale.british
      @Awale.british 2 роки тому +1

      Omg! i found my childhood song 🎧 🎶❤️

    • @ymyasiyadofficial7013
      @ymyasiyadofficial7013 2 роки тому

      @@Awale.british It's the first time I have ever heard this song bro, but I do like so much though. Thanks

    • @dhaqanofficial6425
      @dhaqanofficial6425 2 роки тому

      Heensa igu jabi weeye
      Heense: xadhiga faraska lagu hoggaamiyo ( heense iyo koore qalabka fardaha)
      Cayn: xadhig dheer oo awrka ama ritiga iyo heeryada isku haya( cayn hiraad iyo cayn danbeed waa laba)

    • @ymyasiyadofficial7013
      @ymyasiyadofficial7013 2 роки тому

      @@dhaqanofficial6425 Aad ayaan kaaga mahad celinayaa wallaal. Walow, weli AlXamduli-Laahi Rabil Caalamiin Geelii AUN Awoowgay, oo ah Dhaxalkii AUN Aabahay Iyo AUN Adeerkay waa inaan soo bartaa Geel raac xooggaa soo noqdaa, Insha'Allah - May Allah Bless Our Herdsmen especially Livestock owners, I Love My Family's and Somalis Camels. Thanks Wallaal.

  • @hasanhasandahir9836
    @hasanhasandahir9836 2 роки тому

    Kaalay nimankani waxaay isla lulayaan madareeba mise waa jilitaan .

  • @adenkhalil8755
    @adenkhalil8755 Рік тому

    Ciyalka hada laga fidhin la yahay maxay ka yaqanan ustaad nur Cade 2001 ila 2008 waa halyeygi heesahisa ku raxeysan jirney

  • @AhmedMohamed-id7oz
    @AhmedMohamed-id7oz 2 роки тому

    Cadmaha

  • @hussainabdi684
    @hussainabdi684 2 роки тому

    👍🏿

  • @Lee-hajji4
    @Lee-hajji4 2 роки тому +1

    Midkaa bood boodaya maxaa ka si ah qof cuudka iyo miraha LA heesta maahan

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 роки тому

      waa la yaabay, waxa inanka waalay

  • @barwaaqocilmi2340
    @barwaaqocilmi2340 2 роки тому

    🥰🥰🥰

  • @dhagaweyne1
    @dhagaweyne1 Рік тому

    Heesta ma kuluc iyo magool ayaa leh mise mooge?

  • @samiyaabdi4866
    @samiyaabdi4866 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @faadumomohamed6575
    @faadumomohamed6575 2 роки тому

    Lama daalo heeasahan

  • @legendruuzi
    @legendruuzi 2 роки тому

    Heestan waxa loo nacay ninka music tumaya sidii wax waalan buu hadba dhinac u cararayaa kkkkkk

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 2 роки тому

    Made in somaliland

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 2 роки тому

    Igadaa Acting ka beenta waxani wa playback ee Mxad la xamaaranaysa

  • @abdisalanali6357
    @abdisalanali6357 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @feysalismailjama9623
    @feysalismailjama9623 2 роки тому

    waar