Farax Macalin: Awdal Waxay ku biiri jabuuti kadib markii Isaaq u diiday wixii la wada lahaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • ABOUT ERAR TV
    Erar Tv is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube, founded on
    25 Jul 2019 It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722449446
    +251915559955
    Email: Avocadomohamed1@gmail.com
    Our UA-cam channel: / @erartv
    Facebook: / honavocado
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Abdirahman Mohamed Ahmed (Avocado)

КОМЕНТАРІ • 254

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Місяць тому +6

    26 juun 1960 kii jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland ❤️

  • @abdikheirabdirahman6917
    @abdikheirabdirahman6917 Місяць тому +1

    The legend and the Kingpin of Kenya and Somalia Mr farah maalim waxaan ilahey kabaryaa inas madaxweynu Somalia kanoqoto inshallah

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 Місяць тому +2

    Ninka geeska Africa ugu doqonsan

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Місяць тому +3

    Wale Muuse Bixi cabdi muxuu dad ciley Viv Muuse Bixi cabdi ❤

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 Місяць тому +1

    Awdal state of somalia 🇸🇴 ❤ Alle Ha xiftyo 🎉 Guul somalia 🇸🇴 ❤
    Pro Farah mo'alim waaa Nin Ummada somaaliyeeed guul gaadhsiiyey ummadda somaliyeed Alle Ha ku xiftyo

  • @cabdiqaadir6145
    @cabdiqaadir6145 Місяць тому +2

    Mudane faarax macalin ilaahay cimriga ha u barakeeyo caafimaadkana ha u siyaadiyo, waa Hanti Soomaaliyeed ilaahay ha noo dhowro qadiyad soomaalinimo meel ka hooseeysa ma rabo isgu ilaahay ha u rumeeyo himiladaas guulayso mudane inshallah

  • @osmanaden9980
    @osmanaden9980 Місяць тому +2

    Well done, you are telling us the truth but the truth thank you

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Місяць тому +5

    Waalwaalo doqon

  • @MowlidahmedNur
    @MowlidahmedNur Місяць тому +1

    ThANK your farah malin

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD Місяць тому +5

    Soomaaliya waxaa halista igu weyn ku ah ku ah qaxiituga Ogaadeenka ee dhulba leheyn

    • @MH-dl7bp
      @MH-dl7bp Місяць тому +1

      Ogaadeen qabiil Somaliyeed oo uusan xuduud lawadaagin majirto Abgaal mooyee ee wax kale sheeg?

    • @Maeyann9
      @Maeyann9 Місяць тому

      Ciiise iyo gadabuursi xuddud la ma wadaago

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Місяць тому +2

    Cagdheer qaxooti xeryaha IFO iyo dhadhaab

  • @simdachi
    @simdachi Місяць тому +5

    Kawaresaneya Ka doqonsan

  • @ahmedfarah5848
    @ahmedfarah5848 Місяць тому +4

    Ciise somaliland xebteeda 10 oo qof kama so heleysid. Seylac ayey somaliland ja degan , maantana sanaron aya badan.

  • @AdenMohamed-uw7xd
    @AdenMohamed-uw7xd Місяць тому +2

    Adunyada Ogaden bad ka thy apologize adiga kurayga kukuye siyaay afka huraada ah reer sh.Isaxaaq

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 Місяць тому

      Ogaadeen waad jeclaan laheeyd inaad ka dhalato laadheere OGAADERMEB maanshaa alaah waanad copy gareeysaa nasiib daro calooishiinu ma bogsaneeyso

  • @saidabdi9782
    @saidabdi9782 Місяць тому +1

    Bravo farax macalin

  • @Maxdheg
    @Maxdheg Місяць тому +6

    Maxaad kolba qof xumaani u hooseeysay aad baranayasaa ina macalin isaaq nacayb baa ka buuxa ogaada

    • @sabahhussein3184
      @sabahhussein3184 Місяць тому +1

      Si weyn Lkn muxuu kaa qaadi faqash halkey martey wuu garanayaa

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 Місяць тому +2

      Hadii runta laydin Sheego miya laydin neceb yahay darood baan necbahay oo ima xukumayo hadana waa in qayb darood ah iraacda oo dawlad ILa noqota xata caruurtu kuma fakarto

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 Місяць тому

      @@qaranmediainc5513 weey xanuunsadaan dadkan marka runta laga hadlo 😂😂😂😂

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z Місяць тому +1

    Ilaahay haku qabto munaafaqyow somaliland insha allah waligeed way jiridonta aqoonsina way heli❤❤❤❤❤

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad Місяць тому +2

    Waa fataal sawaahillka ablaaha ogaaden ka fataal

    • @heymeem-jl2hq
      @heymeem-jl2hq Місяць тому

      Shakada fatalnimo issaq aya iska ley

  • @haboon180
    @haboon180 Місяць тому +10

    Faqash waaga ayaa u baryey. Qosol gariir ayaa ka soo hadhay.

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 Місяць тому +2

    Waa adoon kii kenya farxiyo macalin somaliland bu ku waashay

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Місяць тому +9

    Ma xishoode walahay kan masuul ma moodid waa Yutubar

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Місяць тому +7

    Doqonkii❤wuxu ku leeyahay Jabuti ayan u dooday kadab,qabiil ayaa ka cararay.

  • @ahmedgod6945
    @ahmedgod6945 Місяць тому +5

    Guul awdal state, faarax macalin waa geesi, noolow.

    • @user-qq5mo4tt7n
      @user-qq5mo4tt7n Місяць тому

      Waxa soomaaliland
      Ku nool isaaqbaa guumeysta waligoodna madaxa ayaa looga taag naanaayaa dhulkoodana amxaaraa la siinaayaa
      Waxna kama bedeli karaan
      Isaaq laandheere
      Yaa kle oo saas yeli kara
      Hhhhhhh

    • @user-qq5mo4tt7n
      @user-qq5mo4tt7n Місяць тому

      Faarax macalin
      Hooyadiis iyo naagtisaba
      Adoontaa wasta isagana
      Hadey xabsiga ku dhex wasaataan sidii
      Cabdi ileey xabsiga loogu
      Dhex wasay oo kle
      Hhhhhhhh

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 Місяць тому

      ​@@user-qq5mo4tt7n waar somalilnd dhexdeeda cidna cid ma gumeysto

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 Місяць тому +7

    Don't believe anything you hear and half of what you see

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 Місяць тому +3

    Aqli ogaden

  • @abdulsamater7151
    @abdulsamater7151 Місяць тому +6

    Adiga meelna kuu ma banaana. Kenya na hada ayaa lagaa soo eryayaa

  • @ahmedsugule8045
    @ahmedsugule8045 Місяць тому

    AAMUSKA AYUU FARAH MACALIN

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n Місяць тому +3

    Faarax, mid aan kuu saxo, deegaanka waddanka Jabuuti waxa uu khaas u yahay oo dega qabiilka Ciisaha, Soomaalida kaleb oo dhan way soo shaqo tageen.

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 Місяць тому

      Naftaadaad veenbkugu sheekeeysen isaaq baad copy gareeyseen lakiin adeerkaa ismaaciil iyo eedadii oo gaalada u khidmeeyn jiray ayaa leeydinku dhiibay laakiin samaroonbaa iska leh jabuutina gobolka awdalna laga gooyey adeer cid kuu daba fadhina majirtoo adiga kaa baryeeysa

  • @SiyaadBidaar
    @SiyaadBidaar Місяць тому +2

    Smaroon madago jabuuti jaliyada mooyeeee

  • @user-nj4bb2lj2k
    @user-nj4bb2lj2k Місяць тому +1

    Wa doqontii kenyaanka sheegan jirtay ee kenyatigana huudha ay kaga saareen golihii u xaadh xaadhi jiray

  • @AliHassan-kx8ci
    @AliHassan-kx8ci Місяць тому +1

    Walal hadalkaga siyasàded aadbu uficanyahay lakin midbad ku qaldantahay""DEGAN GEEL U DAQU SAMARON JABUTI MAJIRO"" SOCOD UMBAY KU YIMADEN SIDA ISAQA IYO RERAHA KALEH EE SOMALIED""

  • @abdourazakmohamed6519
    @abdourazakmohamed6519 Місяць тому +2

    Guul itinéraire ci ri dherr

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Місяць тому +1

    Kani waa odey washey Viv Jamuuriyad barakeysa ee soomaaliland guuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @abdilahiyusufyusuf3395
      @abdilahiyusufyusuf3395 Місяць тому

      Adeer annaaga oo garxajis ah aayaan laand laand ogolayn ee riyada la toos

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 Місяць тому +1

    Like dead man talking 😂😂 watch out Kenyan protests 😂😂

  • @GolShalakho
    @GolShalakho Місяць тому +2

    Farah is a good benaale

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 Місяць тому

      Idooor is goood benaalayaaal

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 Місяць тому +1

      ​@@ahmedabdi684 idoor walee wa laba xiniyod layaal wakuwa xarood kurdi ila madxdodi ka calacalayan

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 Місяць тому

      @@karimhasan8967 Somalida Qabiilooyinka kala ah reer kaliya Beenta iyo cuqdada kunoool waa idoor wax aana jirin taariikh aana jirin lagu seexiyo waa idoor ( somalia waa one nation kaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴)
      No more Kooxda Argaxisada SMN
      Guul iyo gobonimo Awdal Sate of Somalia

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 Місяць тому +1

      ​@@ahmedabdi684 dadku waa laba uun adeero idoor iyo alle doori keeba thy aduu😂😂 teeda kle reer kle oo sidaa idoor laydin baro u baratn ma jiro somali dhan meeshad martaba idoor mxy dad ciilan adeer way tagty landtu suuliga la tag waxa ku haya quruxey 😂😂😂

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 Місяць тому +1

      ​​@@ahmedabdi684kolba mid liinta lasoo dira 😂 mxd igadaba cararaysa wn tagay ban ku idhi hanad xiniin yaha u baahnayn iga hadh car wakase idoor lantii dastuurkii qadadweyntu way dhamistiri ladahay la aanty wata awoodaydu somali jirimayso idoor la aamti waayo waba laysiin lahaa aqoonsiga hdan lay baahnayn 😂😂😂

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 Місяць тому

    Sunta isaaqa kaga ilmaysiisa honorable farah macalin dawaara

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Місяць тому

    Maasha faarax macalin ❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Abdiyabeh
    @Abdiyabeh Місяць тому

    Farah macalin somali somali dhale hal yey qaran

  • @user-qq5mo4tt7n
    @user-qq5mo4tt7n Місяць тому +3

    Odaygaan naagtiisaba
    Ruutuu uu ka waso
    Maxaa ka galay awdal iyo jabuuti war adeer haku madhquulun
    Awdal iyo jabuuti iyakaa walaala ahee
    Keenso dowlado aduunka laga yaqaano
    Adiga iyo awowgaaba
    Guumeysi cimrigiina ku dhameysateen
    Garac buu awoowgaa ahaa adna
    Xaaraam kle ayaa thy

    • @shukrijama5399
      @shukrijama5399 Місяць тому +2

      Inagumed yahow aamus langab ah waxba iskuma tihidin Kalinga meel iska taagi kartiid akhas iska ooyaa cawaro cuqdadlan No more ictiraaf farax waa nin landheer ah maxbuus harti

    • @abdifatahhassan5561
      @abdifatahhassan5561 Місяць тому

      Sidaa farax macslin sheegay wey tegeysaa awdal wey raacaysaa jabuuti ssc goday oo somali weyn baa nagu filsn oo manta nama xukuntaan xagee magacan bernta ah aan jirn somland baad u cayasa madaxda

    • @user-qq5mo4tt7n
      @user-qq5mo4tt7n Місяць тому +1

      Qabiil dhan oo cad xaaraam laga abuuray
      Awoow goodna garac ahaa
      Ilaa qiyaamahana
      Ciil ku nool maalin kasta
      Oohin iyo calaacal la soo taagan
      Hhhhhhhhh

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Місяць тому +4

    Car ka waran caawa halka aad joogto?

    • @cartancartan8452
      @cartancartan8452 Місяць тому

      Hhhh markii hotel kii u dagnaa laga soo eryay baa igu danbsay
      Qaaadad weyn meel.kasto oo ay joogaan waa lagu bahdilaa

    • @الصومالي-ك3ض
      @الصومالي-ك3ض Місяць тому

      War cid Hotel Ka Eriday Ma Jirto Waa Sheeko Been ah MasuLkan sarre Ee Fartuu Doona Qora Kawada Mudaharada​@@cartancartan8452

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 27 днів тому

    JABUUTI AWDAL BAA LAGA JARAY SAMAROON BAA DEEGAAN AHAAN LEH CIISE WAA SIDII SIYAARE BARE MAXADAXWEYNE UGA NOQDAY MUQDISHO UUNA DEEGAAN UGU AHEEYN

  • @MohaNasri-nc3xd
    @MohaNasri-nc3xd Місяць тому

    Farah macalin halyeey qaran cid hor istaagikadho maleh

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 Місяць тому

    ❤️Farax Macallin❤️

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 Місяць тому +1

    Jamaahirtii ku eryeynaysa yaa ka sasabay horta 😂😂😂

  • @DiranehHassan-ie8hl
    @DiranehHassan-ie8hl Місяць тому

    Farah macalin Wan salamaya

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 Місяць тому +5

    Waxan bal daawo bilaa aqoonta

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 Місяць тому +1

    Nin tiisi u taag la dibad wareega umad kle wax ka sheega deep doqonimo 😂😂

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad Місяць тому

    WAA DAMEER AFQADHMUUN

  • @abdullahmaakhir
    @abdullahmaakhir Місяць тому +1

    Faarax Xaaji Macalin Dawaare
    Laascaanood Miyuu Joogaa Maanta Meel dhoow ayuu kahadlayaa

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Місяць тому

    Guuuuuuuul awdal state

    • @dojimohammed7796
      @dojimohammed7796 Місяць тому +1

      Suuliga la.tag waxa ku haya quruxey 😂😂

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx Місяць тому +1

    Waa wareysi xiiso badan oo runta lagaga hadlay.

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 Місяць тому

    Intaad Somaliland aad kudawaqday maad danahaaga raacatid waata shaqada lagaa eryee

  • @user-he2td3ot2f
    @user-he2td3ot2f Місяць тому

    Siayyasadi waxay dhimatay markaad adoo ogaadeen ah aad isaaq waxusheegayso isaaq waakii adoonsigaad manta kujirto kubaday inta kaleed sheegasona isaaq baa utalindoona intay aduunyadu jirto

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz Місяць тому

    Awdal ku biirimaysee walaahi ilaa jabuuti ayaa dumi iska Hadley

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu Місяць тому

    ODAYGAAN YAAB SOMALILAND MAXAA DABA DHIGAY REER KENYA RABI KUGU SALID

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg Місяць тому +2

    Farah is legend

  • @asdfghjkl1381
    @asdfghjkl1381 Місяць тому

    War wadankiina dhista OO qurxista kenyatigii Waka aqligiisi dukamada dhacaya dalaadan lahaayn WAA dareen kujoog

  • @Bareh607
    @Bareh607 Місяць тому

    Gadabuursi Djibouti farah macalin wax ma akhtiya miya 1 taako kama dagaan wa marti Djibouti 🇩🇯 wa cise iyo canfar naladagan oo cise xoreyen

  • @mohamedeid7573
    @mohamedeid7573 Місяць тому

    Doqonimo Abtirsatay. Qabyalad mooye Xal Somalinimmo Kama Shaqaynasid Xaasid. Cidhbtaada Alle Goo

  • @yaxyeali6330
    @yaxyeali6330 Місяць тому

    Samaroon bad maleh waligeedna may lahayn.
    Ciise Iyo sacad muse uunbaa iska leh oo ay kala leeyihiin lughaya sacad muse Ciise saylac arinku waa sidaa

  • @muuseabaas501
    @muuseabaas501 Місяць тому

    faarax macalin waa oday soomaaliyeed waxyar baan saxayaal hadal kiisa jabuuti hal guri oo gada buursi ah oo dagan xuduuda jabuuti ( miyiga) lama heli karo caasimadase way daganyihiin diridhabana waa sidaad oo kale magaalada haa miyiga maya

  • @Bashe24tv
    @Bashe24tv Місяць тому +1

    farax gadabuursi jabuuti degaan kuma leh kaliya ciise ayaa geel iyo adhi u daqan casida jabuuti cali sabix carta iyo dikhil

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 27 днів тому

      Nacnac hhh kaalay kasoo daad guree adigaan awdan daasad xitaa kaheeyn gadabuuri waa boqirtooyadii adal❤ xiligaa ciise iyo isaaq toona majirin kadib beey dhasheen rerahaasu hhhh

  • @ahmedesabgdswqq6547
    @ahmedesabgdswqq6547 Місяць тому

    Faarah waa khabiir siyaasadeed isbatoore ma aha sida muuse

  • @samaalegrouptv5310
    @samaalegrouptv5310 Місяць тому

    Runta waa qaraar ictiraaf eey kuwaasheen xagee la ictiraafaa .
    Xafada dhexe miyaa la ictiraafaa Sool iyo Sanaag tageen Awdal tagtay war miyeey walanyihin

  • @RashidWabari
    @RashidWabari Місяць тому

    Kani waa xanuun , sida daanyeerka u qoslaya .

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Місяць тому

    Beeenaalee

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale Місяць тому

    Dinanka oo adunduunyado ku aqoonsantahay maxaa silica ku baday ka jawaab

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9v Місяць тому

    Odaykan waalan maxa daba dhigay Somalian keniya oo dhan baba cayrsanaysee naftada badbaadi😮😮😮

  • @ahmedgod6945
    @ahmedgod6945 Місяць тому

    Itoobia wey burburtey, MOU dii abiy wuu kabaxay.

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Місяць тому

    Beenaleh Soomaaliland iyo jabuuti mudo 33 ayay Saxiib ahayen

  • @user-yx2mi5ir9x
    @user-yx2mi5ir9x Місяць тому

    Farah criminal

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Місяць тому

    somaliland anaga leh inta ilaahay ka sokeeysa oo uu nagu beeray faqasheey baroorta yareeyso afweyne suuli ku bakhtiyey

  • @Fessi_contryballs
    @Fessi_contryballs Місяць тому

    FARXAA AWLI WASHAYSI

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Місяць тому

    Muuse Bixi cabdi xilldiid guuleed libaxa libax dhaley weyi

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 Місяць тому

    Adoonkii kukuyada
    Iyo adoonkii amxaarka
    Oo iswaraysanaya kana sheekaysanaysee somali xor ah
    Waxaad igu kordhinayso adigu silsilada iskaga fur

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Місяць тому

    Car wir is xorey isaaq waa xore dhinac wal oo lagaa eegabo gumeysi ku jirtaa hadey noqoto xabashi kiini

  • @yonis1172
    @yonis1172 Місяць тому

    Adigu xabaashii aad kaga dhuumanaysii keniyatigii goormee kasoo bahday faarah . Baal warka isii adeer.

    • @yonis1172
      @yonis1172 Місяць тому

      Ha inoo danbaysoo awdal iyo somaliland

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv Місяць тому

    Odaygani wuuu xigmd guray qabiil uun kashekeynayaa 24 saac nin wayni madhan

  • @farxaanansaar645
    @farxaanansaar645 Місяць тому

    Doqon waynaaday un iga dheh

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 Місяць тому

    Kani waa doqon nacayb Ka buuxo.
    Simply he was born bad.

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Місяць тому

    Xaaraan garac.alle kuqabay. Tuuv farax dameer

  • @mahamoudsaidrobleh7398
    @mahamoudsaidrobleh7398 Місяць тому

    Waaxad tahay beelaale

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d Місяць тому

    Adan bare ducale boqoorka somaalida jeeceel isagana la jeeceecl yahay daaci diimeed

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 Місяць тому

    FAARAX DHUUSO

  • @wizzthundah4707
    @wizzthundah4707 Місяць тому

    qosol jilicsan baa faqash lagu gartaa

  • @abdirashiidadam9912
    @abdirashiidadam9912 Місяць тому

    Waxani hada ma wariyaa qof ka sifican u warayso Ama iska aaamus

  • @user-ss4gq6bv9u
    @user-ss4gq6bv9u Місяць тому

    Qabiili

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Місяць тому

    Aw- Muuse Oramadiisa ha ku biiro.

    • @kamalyusuf6211
      @kamalyusuf6211 Місяць тому

      Oromad waa dad adiga ka faiidysa 60san ???

    • @AhgacaanAwad
      @AhgacaanAwad Місяць тому

      Adna siilkii qadhmuunaa ee hooyada ku biir. ey ibn ey

  • @mahamedaxmed6817
    @mahamedaxmed6817 Місяць тому

    Ileen nacaz waa nacazuun adigu in aad hadazho may ahayn wllhy nolazhaad izku aazi lahayd

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Місяць тому

    Adigaa cagdheereey awdal mxaaa ka gaalay waaba halkii somaliland lagu sameeyeee
    Duliyow baad tahy
    Iska saaar kenyta iyo Ethiopia nka naagaha kufasanayaaa
    Maaada hadli karra

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz Місяць тому

    IAM SOMALI MY COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHAT IS THE LAND ??? KKKKKKK. SIYAASADII. MA. REER IYO QABIIL. BAY GASHAY. KKKKKKKK. MA. ISAAQ. BAA. DAWLADNIMO IYO WADANIYAD IYO JAMUURIYAD KKKKKKKKK. BAL. ISAAQ. KALI GOOD. DAWLAD. HA NOQDEEN. KKKKKKK. WAALIDA. ISAAQA

  • @Eng_moy
    @Eng_moy Місяць тому

    😂😂😂 qof wayn oo doqon ah ayaa adunka u daran 😅

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay Місяць тому

    Sacyahow waxasi waxad eday faarax dhaac

  • @mohamedfaarah6767
    @mohamedfaarah6767 Місяць тому

    Odaygan doqonka ah waa bilaa xikmad isagoo intaa le eg buu raadkiisii dib u qaaday waar ogaadeenow kani waa asaasaqaye xafaayada ugu dedaala

  • @omarhassan8219
    @omarhassan8219 Місяць тому

    Hoyada iyo gafurculusta kuwasta usheg rer,awdal iyagale somaliland adonyohaw adonkudhalay

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Місяць тому

    Farax wa danayste lakiin maha daneeye

  • @cabdilaahisuge7254
    @cabdilaahisuge7254 Місяць тому

    Samaroon jabuti kumalaha deegaan lkn intakale waa sax ethiopia iyo awdal way isla dagaan

  • @hasancolaad5734
    @hasancolaad5734 Місяць тому

    Ninkan ninka waalan waraysanaya waar adeerkaa siyadbare ayaa yidhi isaaq ma qabiilba mise waa qaran marku kayabay ayuu yidhi imanka alla ha idinka qaade been bad iishegten isaaq waqaran

  • @FREESOMALILAND-m1g
    @FREESOMALILAND-m1g Місяць тому

    Bal isagiiba la hayste ah meel aanu shaqo lahayn ayuu ka hadlaya waar cadan haka heesine bal horta taada horee muxuu waali kujira kani.

  • @Rashiida-136
    @Rashiida-136 Місяць тому

    Wabaab