Meeting President 'Farmajo' of Somalia

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 кві 2019
  • Meeting Somali President - Mohamed Abdullahi 'Farmajo'
    I had the opportunity to meet the President of The Federal Republic of Somalia Mohamed Abdullahi ‘Farmajo.’ Human-trafficking and secondary migration are important issues that have affected many of us including my family, and I discussed the issue in one of my songs. The song was called ‘Tahriib’ and was later used by the United Nations Refugee Council (UNHCR) for their secondary migration campaign ‘Dangerous Crossings.’ As a result of this, I was fortunate to be given the opportunity to became a goodwill ambassador for UNHCR. I also met young people who suffered at the hands of human traffickers, this prompted me to shed as much light on the issue as I could, and directly liaised with the president and his government urging them to bring home the stranded and help those that were affected by these issues.

КОМЕНТАРІ • 114

  • @awoahmed2337
    @awoahmed2337 5 років тому +59

    Aar Maanta you made it to the motherland 🇸🇴🇸🇴❤️❤️Masha’Allah keep going you are one of the best artist out there!!!

    • @binaziradan5300
      @binaziradan5300 4 роки тому +1

      Olwyz postiv bless u ma blood

    • @ahmedabiib8548
      @ahmedabiib8548 2 роки тому

      Madaxwane farmajo wan lohiliyo golaha shacabaka lafaro in so saran. Mudane farmajo guulayso dhaman somali kacoo

  • @abdirisakomar7623
    @abdirisakomar7623 5 років тому +10

    Aar manta i love your professionality, keep on brother. You are using your voice to transform our society 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ❤️❤️❤️

  • @sumayomohamed8621
    @sumayomohamed8621 5 років тому +20

    M.a aar maanta hormar wcan waxaa tahay qof fanka soomalia wax ka badaley keep going🇸🇴🇸🇴

  • @hmi6676
    @hmi6676 5 років тому +10

    Aar Manta, you are true Somali patriot and continue inspiring and advocating the message off Somali unity.

  • @abdulhalimabdullahi9907
    @abdulhalimabdullahi9907 5 років тому +10

    we are really proud to have some somali artists like armaanta.

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 4 роки тому +8

    Waaaw Aar Maanta
    The one only
    Really Wadani Ah
    Masha Allaaah
    Udooode Dadkiisa
    We love You Ambassador

  • @xamdicabdulahi9135
    @xamdicabdulahi9135 5 років тому +20

    Woow masha allah aarmaanta kulan adiga madaxweynaha wcn aan ku leeyahy 😍😍😍😍😍😍😍

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 5 років тому +13

    Wiilkan waa ka heley heestiisa. Maansha Allah ilaahay caqliga ilaahay hakuu daayo.

  • @fiiliproductionproduction8083
    @fiiliproductionproduction8083 5 років тому +42

    Ninkan waa cajiib. Anshax, dagani, ilbaxnnimo. Guuleyso bro.

  • @imaandhool6818
    @imaandhool6818 4 роки тому +5

    I’m in love with you wlhi masha llah allaha ku xifdiyo Aar Maanta ❤️❤️💎

  • @hsm6581
    @hsm6581 5 років тому +3

    You really inspire me 😍Achieve alot and help your people in shaa Allah ❤️❤️

  • @richkag7380
    @richkag7380 5 років тому +8

    Aar maanta nin wayn nin kasi wayn alle haku xafido💪🙏

  • @libanmohamed8313
    @libanmohamed8313 5 років тому +15

    Legend aar maanta 🔥🔥 and our president farmaajo

  • @naimoyusuf1700
    @naimoyusuf1700 5 років тому +6

    Hor mar wngsan ayaan kuurajeynaya fanankeyga qaaliga ah 😍😍

  • @maprukajoqor9119
    @maprukajoqor9119 5 років тому +8

    Abityo qali guuli Ayan KU rajinaya mar walba in shallah ❤❤ ad Ayan kugu faraxsanahyi

  • @abuudi17
    @abuudi17 5 років тому +2

    Nice job Aar maanta, keep up the good work.

  • @liibaanzidane8994
    @liibaanzidane8994 5 років тому +2

    m.a aarmaanta My My Really Pro Congratulations Keep going Wll every time iam supperted you ❤❤🙏🙏

  • @The-Heart-Will-Testify
    @The-Heart-Will-Testify 5 років тому +1

    Stories like this inspire me to help those in struggle, if we don't help our people, who will?

  • @ProudAfrican
    @ProudAfrican 5 років тому +2

    Maa shaa Allah howl wacan Walal.

  • @jaceelowyare1774
    @jaceelowyare1774 5 років тому +2

    Masha allaah

  • @nimoosman360
    @nimoosman360 5 років тому +2

    Mansha allaah

  • @Norawarsame
    @Norawarsame 4 роки тому +2

    I'm from burco north Somalia. We should united wallahi waan jaclahy my country and Somalia waa haal😭🇸🇴❤️

  • @ibrahimaliahmed1092
    @ibrahimaliahmed1092 5 років тому +4

    M.a bro dadaalka aad ugu jirti in dhaliyaro soomaliyeed eesan tahriibn aaadbaad ugu mhsnthy
    Waxaan ku faraxsnhy in dadkeeno oo ka dhashto nin marwaliba dhaliyada ka boogaadiyo dhanka tahriibka

  • @macsaroboyofficialchannel6714
    @macsaroboyofficialchannel6714 4 роки тому +2

    masha allah ar maanta allaha noo xfdo asi io madaxda dalka

  • @zainabmilaano2011
    @zainabmilaano2011 5 років тому +8

    LiBAAX🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴💪👊🎶🎶🎼🎵🎙️

  • @cilmiugas4493
    @cilmiugas4493 2 роки тому

    maansha allah

  • @rapileeilix1677
    @rapileeilix1677 5 років тому +1

    Msha Allah walalo hawsha wadi allaha ku fududeyo ,thank you so much

  • @zakisuldaan9975
    @zakisuldaan9975 5 років тому +6

    Armanta legend 😙☝️✊🇸🇴

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 5 років тому +2

    Great meet brother i

  • @ayanlemohamed4987
    @ayanlemohamed4987 5 років тому +1

    Waaaaaw

  • @dhuhoadam4306
    @dhuhoadam4306 4 роки тому +1

    Legend

  • @MohamedAIsse
    @MohamedAIsse 5 років тому

    Mahadsanid walal aar maanta.

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 29 днів тому

    Xabib shacab Farmaajo wadani xalaal ah 2026 for villa Somalia insh Allah ❤️🇸🇴👏🏾

  • @mohamedabdiabdullahi6982
    @mohamedabdiabdullahi6982 5 років тому +1

    M.a armanta wll dadka somalia dhiiri galiyo jazakallah aqii

  • @yamays
    @yamays 2 роки тому

    2 legends

  • @askarjr7158
    @askarjr7158 5 років тому +1

    Proud of you bro Aar Manta

  • @moohafittness5429
    @moohafittness5429 5 років тому +2

    Big legend

  • @cabdirihmandawlad8972
    @cabdirihmandawlad8972 5 років тому +1

    keep going zxp

  • @awalebashir1749
    @awalebashir1749 5 років тому

    Ar manta guul Bro somalia ha is racdo somalia hajirto fanka hada jira iyo dhalinyarta hada jirta ee somalida ee dhibataysan ninka garab istagay alle haku dhawro masul 😍 wakugu tagersanahay wanaga iyo karamada ad uyeshay somalidena dhibataysan ee joga qurbaha guleyso Bro😍😎

  • @hilalnor9395
    @hilalnor9395 5 років тому +2

    Legend Aar

  • @ahmedyare7865
    @ahmedyare7865 5 років тому +6

    Legend armaaan💪💪💪💪💪

  • @neehaalabdihashi7357
    @neehaalabdihashi7357 5 років тому +2

    Masha Allah guuuuleso

  • @shaashaacade4676
    @shaashaacade4676 5 років тому +1

    Horay usoco fanaan buuxa ku taagersanahay 100%

  • @abdihafidbariyow9771
    @abdihafidbariyow9771 5 років тому +3

    Keep going pro armanta

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 5 років тому

    👍

  • @khadarproduction9333
    @khadarproduction9333 5 років тому +2

    Well done my brother aarmantaa

  • @samiaahmed3224
    @samiaahmed3224 5 років тому +4

    Mr aarmaanta shaqsi wadani ah oo kudayasho mudan 🇸🇴💪

  • @qalbidhaya6578
    @qalbidhaya6578 5 років тому +2

    Aar manta Nin talaabsaday 👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @awdalsomalia7333
    @awdalsomalia7333 5 років тому +1

    Aar Maanta Go Forward Bro

  • @realwarya1016
    @realwarya1016 5 років тому

    Wll armanta horay usoco

  • @young.mal1565
    @young.mal1565 5 років тому +3

    Ku so dhawada kanalkeyga cusub Somali Boy 12

  • @nimcomahamud7950
    @nimcomahamud7950 Рік тому

    Marshall allaa willow Aaron
    Aarmanta

  • @eesy8947
    @eesy8947 5 років тому +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✍️✍️

  • @faridadirie7441
    @faridadirie7441 4 роки тому +3

    Hemstan waa heesta ugu qaalisan waqtiga maxanta marxalada tagna aar maanta waa innan Uga mahad celinaa waqtigiisa qaaliga ee uu kubixiyay

  • @bigzakstv5160
    @bigzakstv5160 4 роки тому +1

    What a fanaan

  • @abramjeylani2462
    @abramjeylani2462 5 років тому

    GOAT

  • @DARMAAN1
    @DARMAAN1 5 років тому

    Armanta sxb waxaan jeclahay inaad la xidhiidho @JossStoreOffcial. JossStore waxaa ay jeceshahay inay la heesto fanaaninta igu qaali san wadan walba qofka la heesi karaa waa adiga

  • @deeqacade6938
    @deeqacade6938 2 роки тому

    👍👍😭😭😭💔💔💔💔😭😭

  • @yusufissealihussein564
    @yusufissealihussein564 5 років тому +2

    Aar-maanta aadbaan uga helay waciyo gilintaada eey wadaninimada ku saleysantahay Allaha ku xifdiyo sxb
    Aar-maanta

  • @gobadgaredumarxitigtasaded7974
    @gobadgaredumarxitigtasaded7974 4 роки тому

    Msh allh ar manta huno wxd tahy qof kudaya sho mudan walhi ale hagu dhowro

  • @funnyabdilahi6756
    @funnyabdilahi6756 4 роки тому

    I'm from garowbe gul ayaan ku rahenayaa iyo inad cadaakada naso garsiisd mudane maxaweyn

  • @Abdirahman_7
    @Abdirahman_7 5 років тому +4

    The only legend *aar maanta*

  • @Rageedii
    @Rageedii 4 роки тому

    Aar maanta editing miyaad sameysaa markaad ku luqeyneyso heesaha waayo markaad caadi uhadleyso sida muuqaalkan codkaaga xabeeb badan ayuu leeyahay. Codkaaga intaan wuu ka dhadhan badnaan lahaa hadaad xabeebtaada deysatid. Feysal cumar mushteeg kama xabeeb badnid and yours would sound much better bro.

  • @oasis5683
    @oasis5683 5 років тому

    Good will ambassador keep the good work going bro. We all as Somali have responsibilities in our shoulders so let's contribute and build our society that we destroyed, let's build build our future so generation and next generation can live in peace and prosperous nation thank you. 😎

  • @abdirisaqisse5460
    @abdirisaqisse5460 5 років тому +3

    Fanaanku waa in uu sidan oo kale anshax iyo edaab u leeyahay.

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 5 місяців тому

    Aragfarmajo wa wedeni somali wa waa jecelyahay

  • @deysane124
    @deysane124 3 роки тому

    Waxaan raheynaya mar uun inaan arko adigo dalkeena somaliyed madaxweyne ka ah insha allh wll aarmaanta

  • @omaraate2858
    @omaraate2858 5 років тому

    Ilka case halaga qariyo clip kan

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 5 років тому

    Armaanta guulayso

  • @zakriyaibrachannel3841
    @zakriyaibrachannel3841 5 років тому

    M.a wll armaanta fanaan qaran nolow inbadan boowe

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 5 років тому +2

    Two Aars were meet

  • @adenabdi5696
    @adenabdi5696 4 роки тому

    Aarka somaliyed

  • @ayanlemohamed4987
    @ayanlemohamed4987 5 років тому

    Armaanta wlky

  • @babashanta4me364
    @babashanta4me364 4 роки тому

    Wax badan waan raadiye UA-cam kaaga blse hada waan hely alx

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 років тому +1

    Aarmanta❤

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 роки тому

    "Aar Maanta Halyeey Soomaaliyeed Oo Qaranimo iyo Qiimo Soomaalinimo Ku suntan"
    Taariiqdu Way ku xusi oo ku xasuusan doontaa Halyeey Qaranka Soomaaliyeed oo idil jecelyahay...
    #Qaranimo Kunoolow

  • @saidali5400
    @saidali5400 5 років тому

    Somalia haday dowlad weyn ka jiri lahayd Aarmanta wxuu maanta ka mid noqon lahaa dadka wadanka kaga jira kaalin inkastoo uu maantaba boos weyn naga joogo
    #teamaarmanta

  • @mplsridah
    @mplsridah 5 років тому +1

    Aar Maanta for president
    After Farmaajo's term, of course

    • @teamj7745
      @teamj7745 4 роки тому

      Farmajo again 4 years

  • @DiirharoOnline
    @DiirharoOnline 5 років тому

    Aarmaanta fannaan qiimo badan.

  • @gcali4890
    @gcali4890 5 років тому +4

    Farmaajo waxay u tahay sharaf inuu la kulmo Big star AarMaanta.

  • @shaashaacade4676
    @shaashaacade4676 5 років тому

    Lkn kuguma taageersani in dhalinyarada laga celiyo tahriibta ayagoo loo sameen shaqo abuur ama waxbarsho taasi waxay ku qasbaysaa meel kasta oo lacag ay ka helayaan inay galaan wixii tahriibaayo ha tahriibaan wax badan waa la iga celiyay aniga mana ii suurto galin lkn hadda waa isku dayayaaa markasta wakhtigaygana waxaa ku dhamaynayaa sidaa ku tahriibi lahaa waayo somalia micno daro u dhimanaysaa adigoo waxba galabsan oo waxbarasho ka timi ama shaqo ka timi marka waa sababta ugu wayn ee dhalinta u tahriibayso wixii tahriibaayo alle ha u fududeeyo aniga waa socdaa aar manata adiga america ayaad joogtaa abti naga daa dadkaan aa nagu dirayso plz and plz

    • @ahmedmumin2403
      @ahmedmumin2403 5 років тому +3

      @Shashaa Cade... asc wallaal ma ogtahay qarashka ku baxa tahriibka? qofaan haba yaraatee shilin haysan maba tahriibi karo. lacagtay ku tahriibayaan waxay ku abuuran karaan ganacsi haba yaraa. wax bayna ku baran karaan.. dhibkase waxay tahay qof 20kun dollar haysta oo rabo inuu dhoofo. lamaba aaminsana dhulkoodii

    • @shaashaacade4676
      @shaashaacade4676 5 років тому

      Waa sax wll lkn ogow qofka tahriibaya lacagta mahaysto lkn markuu magafe kasoo hadlo jifadiisa oo dhan ayaa isku taga lacagtana isla dhiiba oo markaa wadankaaga joogtana aadan ka helayn

    • @abdullahimohamed9462
      @abdullahimohamed9462 5 років тому

      Kama carari lahyne anigo heysta xoriyad in laigu adoonsado dalal shishiye. Qofka tahriibaaya Waxa kabaxda lacag dhan 50k. Haadosan lagu adoonsan bada kudhiman karta, hadaadan taadi galin waxa tagee dal shisheeye sharci daro. Waa lagu xiri kara, guri la aan, shaqo la aan. Maxa dhibkaas dhan ku galinaaya. Maa wax baratid ama shaqo abuur samaysatid

  • @samadoonkasoomaaliyeed1637
    @samadoonkasoomaaliyeed1637 5 років тому +3

    Runtii aar maanta waa somali dhaba hankiisu sareeyo kafog qurunkiyo xumaanta

  • @mohamedamrad1994
    @mohamedamrad1994 2 роки тому

    Faramajo waa gessi soomaliyeed

  • @adamyare9554
    @adamyare9554 5 років тому +3

    You don't need to have that as your title. You could just say "meeting the president" or "our president"
    Imagine being an American and saying "Meeting President Trump OF AMERICA" it sounds weird, doesn't it?

    • @ahmedfeleb4877
      @ahmedfeleb4877 5 років тому

      Comparing Farmaajo with Trump sounds more weird than the title itself

    • @adamyare9554
      @adamyare9554 5 років тому

      @@ahmedfeleb4877 I didn't make any comparison here. Looks like you seeking attention.

    • @adamyare9554
      @adamyare9554 5 років тому

      @H A This is an example of luck of nationalism. He's a modern day Somali. You never know who actually is his president. There's a lot of disunity among us to a level that Farmajo isn't everybody's president.

    • @Myworld-dn1nt
      @Myworld-dn1nt 5 років тому

      Waa ruunta wlhi

  • @beanladen5726
    @beanladen5726 5 років тому

    Aaar Manta Nin Culus

  • @Globeltravel
    @Globeltravel 4 роки тому

    Waxan Aad ugu faraxsanahay inay dhalinta soomaliyeed intooda dalka iyo dadka jecel ay Aad u soo badatay taasina ay inoo sii dhawaynayso dawlad nimo xoogaysata iyo kala danbay

  • @MahadDarood
    @MahadDarood 5 років тому +2

    Qabyaalada kulula. Darood qabyaalada jooji qabyaalada jooji qabyaalada jooji. Farmaajo is Somalia president but not the president of Somaliland, Djibouti, Somali state and NFD.

    • @abdullahimohamed9462
      @abdullahimohamed9462 5 років тому

      Farmaajo is president of Somalia which includes Somaliland. You could argue of his leadership in somaliweyn but the people of ogadenia and NFD respect farmaajo more than their so called presidents. I'm not darood but I have huge respect for farmaajo for his efforts. Maybe you are the one burning with qabiil

    • @abdullahimohamed9462
      @abdullahimohamed9462 5 років тому

      Tahriib is huge issue that Somali people don't take seriously. I haven't seen president of djibouti, leaders of NFD and ogadenia, regional leaders like bixi, madobe, xaaf, etc bringing Somali youth stranded in concentration camps and prisons in Libya, Egypt, India, Yemen. It's always farmaajo and kheyre who have put time and effort to bring freedom to our youth and people like aar manta who have made awareness campaigns for the youth about the dangers of tahriib. For once plz and plz stop ur ignorance and hatred. I don't know in 2019 ppl are still insecure and tribilistic. Long live somaliweyn and down qabyaladists

  • @user-on8he8gs7z
    @user-on8he8gs7z 4 роки тому

    Farmajo runtii wax qabad an laso kopi karin ayu qabtay beni ilahy wa kaxaaraaneee.......
    From burco s.land .....

  • @ahmadibnabubakral-habashi
    @ahmadibnabubakral-habashi 2 роки тому

    Daroodnimo aa isku imadtiin aliga ogaden farmajo oo marehaan

  • @wiilsomaliyed5257
    @wiilsomaliyed5257 5 років тому

    Armaanta wadani dhaba

  • @braveheart4280
    @braveheart4280 5 років тому +3

    You guys are hypocrite coz both of you have a passports of USA and Uk and you are talking about the risks of tahreeb. What a joke hhhh

    • @asabmendy1802
      @asabmendy1802 4 роки тому

      Well he renounced his U.S citizenship and had explained that it was a long process yo do so.
      Your tongue should not move as easily as it does.

  • @gellemuse2967
    @gellemuse2967 5 років тому

    🤮🤮🤮🤮