Please Sheekh ii gaadhsii anigana hadaad lanbar ka haysid. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Sheekh marka hore waan kaaga mahad celinayaa taariikhda iyo dhacdooyinka aad nala wadaagtay. Waxan aad kuugu bogaadinayaa sida hufan eed noogu soo gudbisay taariikh-nololeedkaaga oo faah faahsan walibana mararka qaar taabanaya arrimo shaqsi oo xaas-xaasi ah ( sensitive personal details). Marka labaad waxaan qabaa hal Suaala ee Ilaahay ayaan kugu dhaariyaye si daacada igaga jawaab. Waxaad ka sheekeysay dad aad u badan in badan oo kamid ahna adigaa qiray inay dhinteen LKN hal mar maanan maqlin adigoo dhahaya ALLAH HA UNAXARIISTO ama رحمه الله. Suaashaydu waxay tahay: DADKAN OO DHAN OOD SHEEGTAY MA AAMINSANID MIYAA INAY MUSLIMIIN AHAAYEEN?
Qisooyin layaab leh.
Sheekh inoo soo diyaari wixii aad ku aragtay caalamka ee ay mudantahay inay Soomaalidu qaataan.
Maa sha allaah
Allah haku xifdhiyo aduun iyo aaqaroba
Aamiin
Cali Mahdi Iyo Caydiid AUN labadaba aa Xamar ku dagaalamay. Alxamdullilaah maanta wee soo kabsatay
Sh. Waana laso raagteen taani shay waa so yareysen xalqadan
Wa kaxumhy inuu saan ku dhaamday hayaanki aad bulowday 88kii
Qeybtii xabsiyadha cawa
Bismillah
Lamu wa suufi iyo shiico, waxu sheekha shegayana wa run, Aniga aya tegi wallahi, balse hadana in yar o sunada ah aya so gashi
Cajiib waaye taariikhta😢
Sheekh mustafa plz noo bilow qeybaha xabsiyada
Adigoo mahadsan fadlan aasaasankii Safaljadiid iyo burburkii ictisaamka nooga soo hadal
Ictisaam may burburin bal culimada ugu badan soomalida Dal iyo dibadba waa ictisaam markaa intaanad culimada Ku gefin wax baro
Waad nagu kala goyseen ikhwaanii ogeysiis la’ aan 🥺
Cafwan
Sheekh xarigi alshabab ee 2010 iyo dhaman xabsiyadi iyo wixi inta ka danbeeyay sii wad
❤❤❤❤❤
Casharka mantna waa haaf
Shiikh mustafe caanood wuxu ma soomaali baa
Maya waa baajuun
Asc Sheekh Suaal ayaan rabaa inaan ku waydiiyee xageen kusoo diraa
Please Sheekh ii gaadhsii anigana hadaad lanbar ka haysid.
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Sheekh marka hore waan kaaga mahad celinayaa taariikhda iyo dhacdooyinka aad nala wadaagtay. Waxan aad kuugu bogaadinayaa sida hufan eed noogu soo gudbisay taariikh-nololeedkaaga oo faah faahsan walibana mararka qaar taabanaya arrimo shaqsi oo xaas-xaasi ah ( sensitive personal details).
Marka labaad waxaan qabaa hal Suaala ee Ilaahay ayaan kugu dhaariyaye si daacada igaga jawaab.
Waxaad ka sheekeysay dad aad u badan in badan oo kamid ahna adigaa qiray inay dhinteen LKN hal mar maanan maqlin adigoo dhahaya ALLAH HA UNAXARIISTO ama رحمه الله. Suaashaydu waxay tahay: DADKAN OO DHAN OOD SHEEGTAY MA AAMINSANID MIYAA INAY MUSLIMIIN AHAAYEEN?
+252682588890
Whatupka sheekha
Tii xabsiyadha ino bilaw cawaa
Maqal ma jiraa
Dilka muqdisho kajirey iyo akhlaaq xumada laamu kajirtey kee daran dhanka sharciga islaamka?
Akhlaaqxumada laamu ayaa daran aniga fikirkayga
Suaalo ayaan rabaa in aan waydiiyo sheekha whats app number malaga helikaraa
+252682588890
Whatsupka sheekha
@@al_tauhidchannel4526 shugran