Malaaik ma ahan | raacida dadka caanka ah ?! | Mafilaynin ?!|

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Qudwo ha kadhigan
    Farriintaan waa mid nagu wada socoto dhamaanteen , qudwo lagu daydo ha kadhigan dadka baraha bulshada , dadka caanka ah si aadan u lumin , inta aanan wax kale sheegin dhagta iisoo dhawee , dhamaan ama inta badan dadkaas aad baraha bulshada ku arkayso ee caanka ah sida youtuberska fanaaniinta ee kuugu muuqdo dad wanaagsan dad aanan la heli karin waxay leeyihiin labo shakhsiyadood midaas bugta ah ee ay dadku arkaan ee aanan ahayn shakhsiyad dhab iyo shakhsiyadooda xaqiiqiga ah ee ah mida qofwalba oo banii aadam ah leeyahay hadaad la fariisatana aadan 5 daqiiqo u dulqaadanaynin sababtoo ah wax uuna ahayn ayaad ka aamintay
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 465

  • @husseinhudi4064
    @husseinhudi4064 5 років тому +18

    Waxaa tahay Macalin Illahey baray sida wax loo soo gudbiyo
    Nolosha dhinac walba naga tustay ❤
    Alle hakula garab galo Muraadyadaada
    Masha allah

  • @salmoo5582
    @salmoo5582 5 років тому +6

    Cida qudhe ee kudayasho mudani waa nabigena maxamed s.c.w 👏🌺

  • @JACAYLKAABBEJK
    @JACAYLKAABBEJK 5 років тому +43

    QOFKA DHAN KASTA OO AAD KA EEGTO KA DHAMAYS,TIIRAN EE KU DAYASHADA MUDANI WAA NABI MAXAMED(NNKH) ISAGA KU DAYASHO KUGU FILANE QOF KALE HAKU DAYAN

  • @MohamedAli-ke4mg
    @MohamedAli-ke4mg 5 років тому +58

    inta uxiistay ogaansho like saar 💞🇸🇴💓

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 5 років тому +18

    Mahadsanid mudane cilmi weyn baan kaa faaiday.

  • @aminamo7377
    @aminamo7377 5 років тому +14

    Alle haunaxaristo aniga io dhamaan umatul muslinta

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 5 років тому +4

    جزاك الله خير اخي

  • @ibnuhussein5080
    @ibnuhussein5080 5 років тому +12

    First ahay maantana waa maalintii 2 aan ugu Soo horeeyo qofkii iga dambeeya waxaan u rajaynayaa khyr iyo caafimaad Omar ishar ilaahay haku dhawro

  • @maymunmahadalle3236
    @maymunmahadalle3236 5 років тому +1

    Waaa xaqiiq dhab ah oo ka jirta calaamka , blse qofka shaqsi ahantiis iyo midda oo jilitaanka ah kuma sii waaro oo wuu ku fashilmaa sidda UmmaAbdalla oo kale .
    Mahadsanid OGAANSHO horay usocda waan ka helay ,waaana ka faaiiday muqaaladiina.

  • @muzapmohamett7977
    @muzapmohamett7977 5 років тому +10

    Nolol qiyaali ah oo bilaa farxad ah
    Waxa ka wanaagsan nolol xun lkn farxad leh🖤🖤🖤

  • @mahomedmohamed4112
    @mahomedmohamed4112 5 років тому +14

    inaa is ogeyn cmla hadaan ku hadal haayay ustad cumarow wlhi shalay ilaa mnta kuma arkin❤❤❤❤

  • @abdullahimoallim3165
    @abdullahimoallim3165 5 років тому +29

    Mcln cumar waxaan jeclahay inaan first views noqdo midaas waan sharaf aan ku haayo

  • @MohamedSalafi
    @MohamedSalafi 5 років тому +1

    Ilaahayow muslimiinta inta dhibka uu hysto caawi aamiin yaa rabbi

  • @suhaibfantasticboy9786
    @suhaibfantasticboy9786 5 років тому +47

    Saxib Omar wlhida markad love kaliya isaarto ayn Farxad aan caadi ahyn dareemi jirey lkn maanta waxd ibartay in qof waliba ila mid yahay xitaa muuse bixi Abdi xitaa ogaansho wxuba waa ila mid Haday ila kulmaan waxn ula dhaqmaya sida walaladay ula dhaqmo 😊

  • @ashrafofficial19
    @ashrafofficial19 5 років тому +5

    Cumar inshaar keep going on horay usco wallhi masha allh muuqaal aan ka helah

  • @yusufmohammed9919
    @yusufmohammed9919 5 років тому +9

    والله قد تكلمت قولا صحيحا ولكن الناس الذين تذكرونهم هم السفهاء ليس لهم العقل ادع الله ان يجعله من الذين يأخذون وصيتك

    • @Bepatient866
      @Bepatient866 5 років тому

      Masha allah akhii xoogaa naxwaha iska dhis

  • @alfaanchefmmj8684
    @alfaanchefmmj8684 5 років тому +36

    Asc macalin Omar ishar walahi wakusalame sxb arinta warun walahi aniga Alfaan aye Qas igu dacdhe wax lagu daydha waxa mudan habibkena Mohamed SCW Allow dadka badan niyadoda samee Daman

  • @Tarikhaha.qarson
    @Tarikhaha.qarson 5 років тому +4

    لقد كان لكم في رسول الله أسوة حسنة.
    صدق ألله ألعظيم

  • @alfaanchefmmj8684
    @alfaanchefmmj8684 5 років тому +20

    Aniga waxan ka codsana inan live ku arka marka masurtoweysa Ina UA-cam live sogasha bal an kuaragne macalin Alle hakubarakeyo

  • @abiibowacm5297
    @abiibowacm5297 5 років тому +3

    Shukran wall cumar barnamijkada wax badan baa ka faa idaa 💯😍

  • @dhaqaalahaz9158
    @dhaqaalahaz9158 5 років тому +7

    Asc omar inshar wall mar walba markaan muqaladaa fiirsado farxad ayaanba dareemaa waayo hadaladaada ayaa ah wax lagu kalsoonaa karo wll hore usoco guul ayan kuu rajeenaa

  • @quruxdaxamarcadey413
    @quruxdaxamarcadey413 5 років тому +31

    First viewer ayan ahay like isii

  • @usametyga6574
    @usametyga6574 5 років тому +198

    Omer ishar wll waxn ka codzanya inad live zo gasho cidiii igu tageersan like coment 👏👐👍

    • @lamayaqan9745
      @lamayaqan9745 5 років тому +3

      Kkkkkkkkkk

    • @fartunosman7427
      @fartunosman7427 5 років тому +1

      Haa wll wn kugu tagerney

    • @Janagale252
      @Janagale252 5 років тому +1

      Usame Tyga aniga ma ku taliyeen
      Lkn fikirkaaga maxuma

    • @libaannuur6865
      @libaannuur6865 5 років тому +1

      Maya

    • @zamirbadanmaaida6225
      @zamirbadanmaaida6225 5 років тому

      Usame Tyga Aniga raba walee hhhh in Aaan mar uuun Arko waliba isku meel Ayaan jognaa inshaar waa qof caqli fican

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher3058 5 років тому +3

    M.a ustaad oinshar jazaka laahu qayr

  • @diywithhubi
    @diywithhubi 5 років тому +1

    Waad mahadsantahy wallo
    Jazakallahu kheir laka

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 5 років тому +1

    Maasha allaah tabaarakalah qalbi saliima nayad saafiya&Aragti fog shukran Wll inbadan👈👂👂

  • @filsanmohamed2257
    @filsanmohamed2257 5 років тому +2

    Mahadsanid wlhi dad badan arkaa oo comentiyada ku qora waa kugu dayanaa marka qof lagu daydo waxaa ugu fiican nabigeena scw allaha naga dhiga kuwaas yaa rabi

  • @ramlaruun2553
    @ramlaruun2553 5 років тому +1

    Masha allaah walalkey cumar barnaamijkaan wax badan ayaan ka faa iday jazaakallaahu qayraa mahadsanid in badan

  • @mohamedmontana982
    @mohamedmontana982 5 років тому +3

    Omar inshar Macalinkayga wax isoo baray waxba iima dhaantid keep going 🙏🇸🇴👈

  • @rithwaanabdirahmanofficial8144
    @rithwaanabdirahmanofficial8144 5 років тому +6

    Omaar inshaar Ku TageeraH WLaL
    GuuleYso♥️

  • @faizahassanaxmed5745
    @faizahassanaxmed5745 5 років тому +1

    Thanks teacher

  • @ducaalecabdidaaim9268
    @ducaalecabdidaaim9268 Рік тому

    Aas bad ugu mahadsantahay soo gudbinta fariimaha dadka wax tarka u leh weyna u qalmaan inaan daawashada iyo dhageysiga mowdaacan aan waqti ku baxsho

  • @abismediapro5630
    @abismediapro5630 5 років тому +1

    Omer inshar Life_coach & MotivationaL speakeR muqaLadada wax bdn ayan ka faiday ALLAH ajar haka siiyO

  • @Kadarba_poi_official
    @Kadarba_poi_official 5 років тому +87

    Wa Chenalka Aan Ugu Jecelahay Daawashadiisa♥️♥️♥️

    • @muminkcodka2760
      @muminkcodka2760 5 років тому +2

      Daawashadiisa badi huno

    • @Kadarba_poi_official
      @Kadarba_poi_official 5 років тому

      @@muminkcodka2760 igu Halee Walal

    • @lamafilaan8046
      @lamafilaan8046 5 років тому

      Nadiiro nayruus abayo mcn aan kuwaso adigoo raali ah

    • @libaannuur6865
      @libaannuur6865 5 років тому

      Wuxu an faca qofkii nolosha fahmy

    • @libaannuur6865
      @libaannuur6865 5 років тому +1

      @@lamafilaan8046 sxb Ma xishotid gabadhan Waa walasha oo kale is ka day cay iyo waxa xun. Oo dhan

  • @abdullahiabdi3118
    @abdullahiabdi3118 5 років тому

    Aad baad kuu taageeraa wallaahi.
    Aad iyo aad baad ugu mahadsantahay warbixinadaada tayada iyo qiimaha ku fadhiya maasha'allaah illaahay hakula garab qabto hawsha adag aad hayso.

  • @mandeqsiyad3712
    @mandeqsiyad3712 5 років тому

    Masha allah mowduucaaan aad iyo aad uu iicajabiyay sido kale asxaabtaydana wala wadaagay si ee iila dhageestaan
    Mahadsanid walaal cumar

  • @adanabdirahmanelmi1697
    @adanabdirahmanelmi1697 5 років тому

    MashAllah wll JazakAllah
    Omar waa arrin aaan is leeyahy way anfacysaa dhalinyarada maanta waayo dadku maanta wxay raadiyaan inay sawiro laga galaan wayneeyaan ciseeyaan qof caan ah hanti leh ama aan hanti lahayn ba laga yaabaa inuu qofka kan uu yahay mid noloshiisu qalalaad buuxiyay ..heer ay ooyeen .
    Alle ha soo hadeeyo dhalinta maanta dhamaanteenba

  • @MohamedIbrahim-fh3fj
    @MohamedIbrahim-fh3fj 5 років тому +17

    Bro keep going real i like you 😍

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 5 років тому +4

    Mowduuc muhim aad u ah 👍👍👍👍👍👍👍

    • @aynlefantastic3535
      @aynlefantastic3535 5 років тому +1

      fatmaa Abdi adi miya ayeyo jeclida waano 🤟🤣

    • @apdohakim1650
      @apdohakim1650 5 років тому

      Thnks zhp whatsapp maledahay

    • @Abdirahman_Askar
      @Abdirahman_Askar 5 років тому

      @@aynlefantastic3535 Fadlan walaal muuqaallo Qurxoon ayaan kanaalkayga kusoo Gudbiyaa , Adiga ayaa Naga Maqan Subscribe walaal

    • @Abdirahman_Askar
      @Abdirahman_Askar 5 років тому

      @@apdohakim1650 Fadlan walaal muuqaallo Qurxoon ayaan kanaalkayga kusoo Gudbiyaa , Adiga ayaa Naga Maqan Subscribe walaal

  • @mohaabdi9890
    @mohaabdi9890 5 років тому

    Aad iyo aad baan uugu farxay muqaalkaan waa kan uugu fiican ee qof da yar ah motivation u noqda ama waana wax tarta u noqdo maashaalaah sxb mahadsanid ✅👌🏻

  • @cqaniasad3838
    @cqaniasad3838 5 років тому +3

    Wll jasakalahu khyr alle hakaa jasa mariyo wanaga aad markasta nala jeceshahay

  • @soocelmi3246
    @soocelmi3246 5 років тому +15

    Qof ceeb ku caan baxay hadana aan u sabcinno waa xaalad aad u liidato xaqiiqa.

  • @makiyowcae7635
    @makiyowcae7635 5 років тому +7

    keep going pro

  • @MohamedHassan-ke1gt
    @MohamedHassan-ke1gt 5 років тому +2

    Masha Allah mclin cumar mhdsnd

  • @rahaahmedahmed1803
    @rahaahmedahmed1803 5 років тому +1

    Midka aan ku dayeeyno waa nabigeena Muhammed scw asigana mudan in lagu daydo 💖💖💖💖💖

  • @mohameddeck6009
    @mohameddeck6009 5 років тому +1

    Thanks wll Omar جراك الله

  • @Jumpersjumpsh0rts
    @Jumpersjumpsh0rts 5 років тому

    Wllkay cumar inshar tan iyo intii aan Ku daawanayay wax khayr iyo faa`iido ah muuyee wx kale kgma arg iyo sida aad kheyrka NLA jeceshahay Allah hku xifdiyo wll

  • @ahmadhanad778
    @ahmadhanad778 5 років тому +10

    sax wye wll omar inshar ini waxan intad qofkle kudayan lahayd adi iskadhadhici qofkaas isku midtihiin

  • @daawadkanaal
    @daawadkanaal 4 роки тому

    Qof caqli leh maaha qofka dad caan ah iska raaco.
    Xataa cumar ishaar ayaa ku jira waa binu aadan akhyaar ah insha Allaah

  • @mohamedomar8982
    @mohamedomar8982 5 років тому +1

    Qof ki ugu hore ee daawada wan ku faraxsanahy

  • @calicusmaancabdi2899
    @calicusmaancabdi2899 5 років тому

    Thank you teacher Omar Wllhi Waa mowduuc aad faa ido leh thank you for one million

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 5 років тому +1

    Jazakallah kheyr wll allh hku xfdo

  • @abdiazizabdullaalcadaala1252
    @abdiazizabdullaalcadaala1252 5 років тому

    Mashallaah waa mawduuc aad u muhiim ah.
    Mahdsnd cumar

  • @Mohameddone198
    @Mohameddone198 5 років тому

    Wad ku mahadsantahay wll Barmaamijyadaada Tayada leh ee aad ummada afka-somaliga ku hadasha badanaa la wadaagto.

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 5 років тому +24

    Hhhh somalida dadka caanka ah saaid u buunbuuniyaan wax kaley ka aaminsanyihiin mowduucaan aad ayuu noo anfacaya 😂

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 5 років тому +1

      😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 5 років тому

    Asc walal wa xadal sax ayaa sheegtey oo u baahan dhalinta somaliyeed in fahaman Baraha bulshada jazakullah kheiran

  • @MohamedSalafi
    @MohamedSalafi 5 років тому +4

    Maanta anaa ugu horeeyey yess

  • @bintuzahraa
    @bintuzahraa 5 років тому +1

    Illaahbaa mahad iskaleh ee naga dhigay Muslimiin qof lagu daydo waxaa nagu filan xabiibkeena SCW

  • @hormariye5864
    @hormariye5864 5 років тому +1

    Mahadsanid wll cumar

  • @lilsharmeeofficial3146
    @lilsharmeeofficial3146 5 років тому

    M. A xadiska nabiga waxyabo badan butabanayaa scw

  • @apdimohaz3492
    @apdimohaz3492 5 років тому +7

    Omer inshar long life mazul 🙋‍♂️

  • @muzapmohamett7977
    @muzapmohamett7977 5 років тому +2

    "Scw"nabiga ku saliya

  • @nuuricaamir4251
    @nuuricaamir4251 5 років тому

    Muuqalba muuqalka kasii danbeya nolashema ayaad wax ka badashaa alaha ku barakeyo macalin

  • @eismailsadi321
    @eismailsadi321 5 років тому +3

    Qiimo weeyn ayaan kuu heeynaa ustaad masha allah

  • @faysalabdi4445
    @faysalabdi4445 5 років тому

    Mahadsanid ogansho waa mowduuc muhiim ah racida qof anad garanaynin

  • @sacdiyosalaad9198
    @sacdiyosalaad9198 4 роки тому

    Wcsww masha allah xaqiiqdii arimo jiro aya ka hadashey wll
    Jazakallah qeir
    Social mediaha wuuba na jahwareeriye shartiis Alla ka magan galney

  • @abdirahmankeenadiid2885
    @abdirahmankeenadiid2885 5 років тому

    Thanks teacher omar inshar

  • @qalbidejiye7865
    @qalbidejiye7865 5 років тому +6

    Like ii saara inta somali midaysan dooneysa mustqbalka dhow

  • @hassanahmed4219
    @hassanahmed4219 5 років тому +6

    Qofkii 2aad oo dawada waa aniga salaan sare inshar

    • @Abdirahman_Askar
      @Abdirahman_Askar 5 років тому +1

      Fadlan walaal muuqaallo Qurxoon ayaan kanaalkayga kusoo Gudbiyaa , Adiga ayaa Nagama Maqan Subscribe walaal

  • @abdishakuraden7815
    @abdishakuraden7815 5 років тому +1

    Wllhi noloshaa khiyaaligaa dadka badan modayaan xaqiiq dad badan ayay habaabisay allah hano soo hadeeyo

  • @adoomadaalle6733
    @adoomadaalle6733 5 років тому

    Maasha allh ustaad umar inshar allh haku xafido wll aad baad umahdsanthy wll fasaaxdd dhameystiran buu illh ku siiyey

  • @liibaanxasanwacays1119
    @liibaanxasanwacays1119 5 років тому +2

    Zhukrn wllo omar😘

  • @mohamednoorisaac8396
    @mohamednoorisaac8396 5 років тому +2

    Mahadsanid

  • @yoonisahmad5546
    @yoonisahmad5546 5 років тому +1

    Masha allah

  • @wixiidhacywaydhaceen4619
    @wixiidhacywaydhaceen4619 5 років тому

    masha allah omar inshaar fikradahada wanagsan aad nalawadagtid allaha kusharfo soo gudbinta aad nosodugbisid waxyaaba cilmiga kusaleysan waana kumahadsantahay wllkyn Omar inshar

  • @idilabdikani2852
    @idilabdikani2852 5 років тому +3

    Wcs
    Omar

  • @craxmanyare4184
    @craxmanyare4184 5 років тому +4

    Masha alah sxb xigmadi 50 kle ii xigmad ad aya oga helay

  • @nashadomar6659
    @nashadomar6659 5 років тому +1

    Ilhy haku barakeyo wll macalinkeYgi batahy

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 5 років тому +1

    Waxaad noo soo gudbisay barnaamish aad u wanaagsan inkastoo aad wakhti badan galisay mahadsanid Omar oinshar
    Walal

  • @qaalibdaahir2587
    @qaalibdaahir2587 5 років тому +1

    Ogaansho waaa pageka ugu wanaagsan inta afsoomaali Ku hadasha

  • @kinggashaan8588
    @kinggashaan8588 5 років тому +4

    Qof aan wx bdn ka faidey 👍keep going bro

  • @ahmedabdi14
    @ahmedabdi14 5 років тому +20

    Runti wll waxba uma haysid shacabka somaliyed wa kalmad ad horay utiri
    Lkn "cawa wax wayn bad iga badashay runti"
    Wll Omar codsi tariikh nololedkaga inoo so gudbi
    Yaa igu raacsan🤔🤔🤔🤔🤔

    • @zamirbadanmaaida6225
      @zamirbadanmaaida6225 5 років тому +2

      maxamed xasan waa runtaa maxaa Laga rabaa inshaar waa qof Soomaaliya oo Noo faa ideeya midakale Duq waayeela ma Ahoo taariikh fog soo jiray Dadka Qaar waadla yaabi mowduuca laga hadlaayo madhuuxaan waxkale ku mashqulaan 😂😂😂

    • @zamirbadanmaaida6225
      @zamirbadanmaaida6225 5 років тому +2

      Ahmed Abdi 😂😂😂😂😂 Adiga taariikh daada hoosku ku qorbal

    • @mukhtaarmk4708
      @mukhtaarmk4708 5 років тому +2

      @@zamirbadanmaaida6225 ninkiipa waxba ulamaad hadhin shaandhada kaga xarootay

    • @zamirbadanmaaida6225
      @zamirbadanmaaida6225 5 років тому +1

      Hogaamiye SomalieT 😂😂😂 Adaa ii dhiman wali

    • @mukhtaarmk4708
      @mukhtaarmk4708 5 років тому

      @@zamirbadanmaaida6225 naa iga daa ana hay qaline

  • @yuusufliibaankuube7781
    @yuusufliibaankuube7781 5 років тому

    Masha Allah xafidullah bro shukran

  • @masmalhasan2583
    @masmalhasan2583 5 років тому +1

    Mashalah alaha kubarakeyo anagana alaha nagu anfoxo wanoyinkaaga wnagsan mahadsnid

  • @studiohindi4981
    @studiohindi4981 5 років тому +6

    Ogaansho

  • @heljeali335
    @heljeali335 5 років тому

    Nabi maxamed(scw) bay kudaysho noogu sugantahay cid kale maya

  • @mohamedelmi4702
    @mohamedelmi4702 5 років тому

    Warbixin xigmadeda u dhantahay .. jazakallah walal

  • @adsac928
    @adsac928 5 років тому +1

    Mnsha allh cumer inshar waxd thy rux qaliya

  • @deeqoladan407
    @deeqoladan407 5 років тому +1

    Sxb runti waa mawduuc aad muhiim u ah, oo loo baahnaa in loo iftiimiyo bulshada, aad ayaad umahsan tahay, hora loo yiri ( hasiin qiimo kabadan qofka inta uu u qalmo, waayo ubuxa ba biyuhu wuu qatada.) Mar 2 iyo mar 3 mahadsanid, walal.

  • @aslahaanlaftaisii6231
    @aslahaanlaftaisii6231 5 років тому

    Ilaahey amarkiisa aad iyo aad ayaaba issakaa jeclahay mar waliba iyo meel waliba wqxaan kuu rajeynaa guul insha.allah

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 5 років тому +10

    İga tag waaba so laabtay
    Balbalaaarka ayanba mooday qof dadka wax dheer malmahn ayay isii jiidaneysay 😲😲😂😂

    • @MohamedAhmed-in5jq
      @MohamedAhmed-in5jq 5 років тому +1

      Aniga axatiin xasan top wax kale umaleeyay😂😂😂😂😂😂😂🎧🎧🎧🎧

    • @ubeydyarre757
      @ubeydyarre757 5 років тому +1

      @@MohamedAhmed-in5jq 😂😂😂

  • @maxamed-karamaa.xasan.3657
    @maxamed-karamaa.xasan.3657 5 років тому

    Mahadsanid Walaal macallin Cumar.

  • @-o2563
    @-o2563 5 років тому +4

    Hadaad ka heshid channelka barnamijydiisa like dhac dhac ku zii

  • @sayiidqalliwalli1035
    @sayiidqalliwalli1035 5 років тому +1

    Omar inshar aad iyo ad ayad umahad santahay jazaa kaallah

  • @abdirisakjama8187
    @abdirisakjama8187 5 років тому

    Omar wll waad mahadsantahy illaahay janadiisa ha ku geeyo qudwadayadu waa rasuulkii illaahay

  • @cabdisamadbotan3915
    @cabdisamadbotan3915 5 років тому +1

    Mansha allah

  • @abdiazizm.hussein9358
    @abdiazizm.hussein9358 5 років тому

    Masha Allah waad mahadsantahay wll waa barnaamij wakhtiga la joogo munaasib ku ah

  • @ashrafhakimi4400
    @ashrafhakimi4400 5 років тому +3

    Keep going bro best chenel Hormar wacan sxp

  • @misbaaxmediaproduction3221
    @misbaaxmediaproduction3221 5 років тому +1

    shukran

  • @maxamedyaasinshcali8385
    @maxamedyaasinshcali8385 5 років тому

    Waa ku mahadsantahay howsha aad umada uhayso illahayna hakaa abaalmariyo amiin 🤲🤲lkn waxaan kaa rabnaa in aad ka hadasho sababta in ta badan ardayda unecebtahay madada xisaabta