Ammiin mohamed tumaaladodii markii ee buun buuniyeen waxaan aan layaabanahe so saaren Lkn markii kuweenii xaqirne bulashadii laga takore sida aanahe ayaa noqone
Aw Sam qof shaqesanaya shaqa xalala lagu ceebenaya Mid dawarsanaya waa lagu amaanaya Midka shaxaatamaya Waa caqli forara Yurub ayaan ku nolahe Shaqoyinka la isku ceeben jire Lama helaba waa dheeman
Mncha allah ogaansho nin aan aad codkiisa u taagero runtii niyad sami dareema mrka aan arko inu wx si dhigay wll mida kle aan kugu boorinaya ayaa ah inaadan ka tagin wx kasto dhaca barnaamijka usbuuca wayo wx badan ani dalka carapka kama ogeyn hadana dad badan ku cilmi dhaama aad u mahadsantahay wllo ...wllkayaga naga weyn tahay wayo.wx aanan ogeyn ayaad na baraysa ogaansho the best UA-cam and omar best youtuber mncha allah magaca iyo channelku way isleeyihiin
Waa warbixin Muhiim u ah Qofkasta Oo Usaqeyo Shirkad ama shaqaala ka ah War Hooyo Adiga wax tabco dadna shaqaaleysii intii lagu dhihilahaa shaqadaada Gacan kusamees ba lagu badalay.
Waaa Barnaamij Muhiim ah Lkiin hdii Bini"Aadamka laga Maarmo SOo Badan mayso Shaqo la'Aanta Aay hada Dowlado badan la dalaa dhacaYaan, Wxaan Aamin sanahay in aay Tahaya Caqab Soo Food saartay Bini"Aadamka kuwa Xoog satada ah, hadhoowna Ku Xigi Donaan Aqoon Yahanada, markaas ayaa la oraan doona wxaan Bini"Aadamka ayaa ka ficaan Naga dhaafa
Omar walalow adoo raali ah dhowr jeerna waa laa codsady ee maad waxbarashada dalka Qatar io Saudi Arabia kasoo hadashid aad baan ugu baahnaye adoo raali ah wlalow noo soo diyaari barnamijka xigga na ka dhig. Waan ku salamaya in badan
muuqaalka tayadiisa waa 1080p HD - hadaad ku daawatay tayo xumo marlabaad cusbonaysii kilik dheh
OGAANSHO war bixin wadanka faransiska dhanka nolosha iyo wax barashada mar horena wan ka codsaday mahadsanid wana wadan saamayn badan kule africa
Mahadsanid Wllo,
Lkn wllo waxaad nosoo bandhigtaaa sidii shaqooyinka ama xirfado wakhti dheer laga sii intifaacikaro nosoo gudbi.
Lkn ustaad omar soo arinaan dhibato kuma noqon doono dad badan shaqadooda
OGAANSHO
asc wll i shere gare chanel ka fadlan
@@samokaabyutub6173
Bro ii saar Anna aan kuu saaro okey
Nin walbo isaga ha isku tashto, hana sameesto shaqo isagu uu leeyahay intuu shirkad shaqaale kanoqon lahaa.
Insha,allah khayr.
Sabbtana so raaci
Sayidka poweh su'aal maku waydiin kara
@@rayaanabdalla4689 3yr kahor waaye waxaan😅
aan kuwada salino Nabigena muxamed scw
wllo video kasta oo aad sogaliso anaka waa noo muhiim midba midka kale waa kasii wngsan yhy
*Shaqooyinka dunida ugu muhiimsan ee ay soomaalidu ka faanto waa shaqada ah farsamada gacanta waxaad arkaysaa rag ajaaniba oo loosoo kireystay farsamada gacanta iyagoo ku qaadanaya lacag aad utiro badan*
*Heer waxaynu gaadhnay hotel xitaa hadey noqoto in aynu ajaanib usoo kireysanno*
*Barta shaqooyinka noocyadiisa kala duwan soomaaliyeey*
Waad mahadsantahay wlal cumar inshaar jasaakallaah
Ammiin mohamed tumaaladodii markii ee buun buuniyeen waxaan aan layaabanahe so saaren
Lkn markii kuweenii xaqirne bulashadii laga takore sida aanahe ayaa noqone
@@howareyoudoing5448 waa runtaa lkn shaqada dadkeenna la yaso ay qabtaan kaliya kama faanaan soomaalidu lkn waxay ka faanaan dhammaan shaqooyinka farsamooyinka gacanta laga qabto oo dhan wayna dhibsadaan
Farsamada iyo waxsoosaarka waa qayb kamid ah nolosha dunida, waxana haboon bulshada somaliyeed iney ka koraan ku tiirsanaanta gacan shisheeye hala baraarujiyo qiimaha shaqada xirfadaha kaladuwan ee dadkeena cusub kuwii hore ee caalamka naga reebay aan iska illoowno, lajaanqaada caalamkan cusub ee shaqada ceebta aheen waan aragnay dhammaanteen,
Aw Sam qof shaqesanaya shaqa xalala lagu ceebenaya
Mid dawarsanaya waa lagu amaanaya
Midka shaxaatamaya
Waa caqli forara
Yurub ayaan ku nolahe
Shaqoyinka la isku ceeben jire
Lama helaba waa dheeman
@@howareyoudoing5448 waa runtaa wll
20min 1754 veiw 182like masha Allah OGAANSHO keep going
Nabiga halagu Saliyo
AI(ARTIFICIAL INTELLIGENCE) WA QAYB KA MIDA KUULIYADA COMPUTER SCIENCE OO AWOODA SAARTA SAMAYNTA ROBOT'SKA WAXAN RABA IN AAN BARTO INSHA ALLH
جزاك الله جير يا أخي👍👍👍
Mashallah Mashallah Mashallah
Inshallah Inshallah Inshallah
Aad iyo aad baad
Umahadsantahyyy
Wallaal
Qaaaliyaaa
Wxy donan haso sameyan anag hadan muslimin nahay waxan aminsanahay hadalka Alle oo ah " وما من دابة الا علي الله رزقها"
Maaaanta yaaa iga horeeeeya
Masha allah illahay carabkadada cadabata haka ka dhowro qalibgana wanaaga ha ku beero jannada gurigaaga allaha kaga dhigo insha allaha🤲
Masha allaaah wa mowduuc lo baahna jasakalaaah
Jazaakallahu khayral Jaza waa video Cajiib ah waad mahadsantahay
qofki ugu horeeyay
Wakhtigan Qofki suga Inuu Cid U shaqeeyo Wakhti unba ka lumaya. Sameyso Shaqo adiga kuu gaara.
Daacad Same
asc wll ado raaliya subscribe isaar
walal subscribe iisaar aaan kuusare
@@apdirahmanahmeth2801 nio tuugsiga nagadaa
@@khaliil1407 orod qudhacyaw reermiyigee mobilka qaatay wax ka fahan nolonsha qudhacaw
ISO duceey kheer allaha idin siiyo in hamigiiga Rabi I sahlo
Mncha allah ogaansho nin aan aad codkiisa u taagero runtii niyad sami dareema mrka aan arko inu wx si dhigay wll mida kle aan kugu boorinaya ayaa ah inaadan ka tagin wx kasto dhaca barnaamijka usbuuca wayo wx badan ani dalka carapka kama ogeyn hadana dad badan ku cilmi dhaama aad u mahadsantahay wllo ...wllkayaga naga weyn tahay wayo.wx aanan ogeyn ayaad na baraysa ogaansho the best UA-cam and omar best youtuber mncha allah magaca iyo channelku way isleeyihiin
Sxp omar wad ku mahd santahy sida wacn ee calmka nogu socodsinosid the best yutuper in the would for me
qadarow 10
asc wll ado raaliya subscribe isaar
Thanks wllo Omar..waa barnaamij aad muhiim u ah. Somaliyeey Shaqo yaynaan sugin dhexda aynu xidhani..cid yaynaan u shaqayn. Business haynu samysano. Haynu Ka baxno gumaysiga shaqada
Mansha allh wallo wa ariiin wngsn
Omar inshar keep going brother Mansha Allah
Qofka sadaxad inan ahay yaa ii diiday 🙏🏽🙏🏽❤️❤️ like
Thanak
Dhalinyarada somaliyeed manta walahelaya dad Ku xeeldheer farasamada
Insha Allah Allah ha inaga dhigo kuwo wax qabadkoodu muuqdo
Waa in la raadiyo xirfad ku adag in uu qabto robot
Mahadsanid ogaansho thank you ogaansho danke ogaansho merci ogaansho
wala subscribe iisaar aan kuusare
Waa warbixin Muhiim u ah Qofkasta Oo Usaqeyo Shirkad ama shaqaala ka ah War Hooyo Adiga wax tabco dadna shaqaaleysii intii lagu dhihilahaa shaqadaada Gacan kusamees ba lagu badalay.
mazha. allh wlale HRY yzco keep going omar ishar
serar channel
asc wll ado raaliya subscribe isaar
Mahad sanid
Ustaat omar inshaar
Dunidaane waa mid sii ilbaxaysa robetkane kusii badanayo
Shaqalo badane ay shirkadihii ka marmeen
Sahaar Qalbi
asc wll ado raaliya subscribe isaar
Allow shaqoyinka noga dhig mid xalal ah
Walee wa cajaa,ib dunidiina wata horumartay samlidini waxa kaso hadahay hadal badnaan,qabyaalad,xisdi, xaqirid,
Dhiirigalin la,aan iwm
waa mawduuc laga helay inti ka heshay like me
Ogaansho waa macalinkayga
Hormar wacan ayaan kuu rajeenaa
MaZha allaH Vidio Waxku OoL Ah Ustaad Omar Inzhaar🤗
Mahadsanid wllky omar inshar , barnaamijka muhiim eh ayaad ka hadashay.
Maasha allah
Masha allh shukran wll
Walaal cumar ilaahay haku xifdiyo meel walbo aad joogto wllhi mowduuc qiima badan ayad noso dorte cashar aan aad ugu baahi qabne wanoso gudbise waxan kugu abaal gudno garan maynee illaahy haku sharfo
masha allah wll cumar mawduuc aad u mihiim ah allaha ku barakeeyo❤
Mahadsanidiin dhaman howl wadanada Ogaansho
Waaa Barnaamij Muhiim ah Lkiin hdii Bini"Aadamka laga Maarmo SOo Badan mayso Shaqo la'Aanta Aay hada Dowlado badan la dalaa dhacaYaan, Wxaan Aamin sanahay in aay Tahaya Caqab Soo Food saartay Bini"Aadamka kuwa Xoog satada ah, hadhoowna Ku Xigi Donaan Aqoon Yahanada, markaas ayaa la oraan doona wxaan Bini"Aadamka ayaa ka ficaan Naga dhaafa
maasha allaah wllkeen cumar inshaar aad baa u mahadsantahay barnaamijyada noocaano kala ah waan u baahanahay noo sii wad
Barnaamijyadan oo kale soo badi.
Shukran Wlalkey Cumar Kheyr Allaha Kugu Abaal Mariyo
Ok macaamiisha imaanaysa sideebay ula macaamilayaan
Mansha Allah Wll video yada nocan oo kale iyo kuwi taxana aha ee (dadka Mel hose kaso bilaby) ee ganacsiga no so daa
Shukran omer inshar
Maanshaa allaah cumar run baad sheegtay anigu waxaan ka shaqayn jiray warshad soo saarta finjeerada oo ku taala wadanka maraykanka waxaa warshadaasi furayd 101 sano waxaan ka shaqeeyey 11 sano oo ka khasaartay waqtiga noloshayda waxay noogu abaal gudeen inay yidhaah daan warshadan waa la xidhayaa oo waxaan gobol kale ka samaynay warshad cusub oo robet ka shaqayn doono idinka waa laydinka maarmay
📺📺👍👍
Waxkasto lasoo kordhiyo dunida
Adigu waxad tahy wax ugu qalisan dunida
Wayo ilahy aya ku sharfey
Risqigaaguna uu qoran yahay
Haka warwarin
Huuuùuuuuno omar inshar long life we love u from swizterland
Ogaansho horumar aad u balaadhan baad wadaan
Allaha kugu garabgalo
Thanks brother ogaansho channel
Ha la isku tashto marka qof kasta isagaa Wax ha abuurto isku filnaan
Omer inshar aad baad u mahadsanid barnaamijtan oo kle noo soo badi keep going
Thanks wllo 0mer
mahadsanid inshar
Waad mahadsantahay cumar inshaar waxaan isku dayayaa inan samaysto ganacsi iigaara
Maashaa allaah waad mahadsantahay walaakeena comar
like anigoo aan fiirsan videoga, waaye Ogaansho markasta waa fiicanyahay mashallah!
Frist view wll inshaar kheyr ilaha kusiiyo like hala isaro sxbyal
Thanks sxp
Videoyadaan Oo Kle Ayaa Loobhanyhy Msuul Mahadsnid Waxaa Thy Halyeey👏👏
Szb waan ku taageera wlhi
mnsha allah
Maasha Allh
Ustaad waxaan noqday kan ugu horeeya ee dawada
Mowduuc muhiim ah
Ogaansho team sub yaa la ila dhaafin ✅❤
Hamigayguba maha inaan shaqaale noqdo
Waxaan samaysan doonaa shaqo aan anigu masuul ka ahay inshaa Allah
Waa shaqadi
Subhanallah waa aaqiru samaan
Cumar Allaah ha ku dhawro wll
mahdsind inbadan
Sxp waana shaafise illahsy haku shaafiyo
😢😢😢 aduunki heer mahalkaas buu maraa yaaa ah!!! wlhi wayab xal kle maleh ilaaahow xalka iyo nolosha qurxon e inoo roon adaa yaqane allow inagu hag
Mnshlh wll ogaansho waan ku mahadaantahay
Waxaas oodhan waxaa sabab u ah rabotyada badanaya ee caalamka kusoo badanaya
hello ogaasho iam first today
Qeebta xegta.2 aad
Mahadsanid
OMAR INSHAR THANKS ZXP WALAL
ALXM WAAN KA SHAQAYSTAY INTII AAN MARAYKAN JOOGAY WANAN IAKAGA IMAAAN MARKAY TAASI DHACDO OO WAXAAN RABAA INAAN WADANKEYGA GANACSI KA SAMAYSTO INSHA ALLAH
Omer inshar keep going pro
Wax fcn baad qabanaysaa
soomaaleey goormaad gaadhi doontaan heerkaas
muuqal wanaagsan waaye omar inshar
Thanks sir Omar inshaar
Masha Allah😊😊😊
Masha Allah
mnsha allah akhuuyaaa
Like
Good info. And good program thank you for sharing with us this good information
Ummadaha melay tiigsanayan iyo annaga meelan joogno wlhi kaaf iyo kaladheeri
Wlhy Barnaamijkan Maanta Ayaa UA-cam Ka Search Garayn Jiray
Hor mar wacan wll qali
ustad aan wax badan ka faa iday khyr badan hel guulayso labada daaroodba
Tan aad shegaysid waruntaa Adeer ba iguri baro waylacagbadan tehee adna wad is I takidisay than you very much bro keep going
Mahadsanid ogaansho
Masha llah wall omar waa arin layaab leh
Omar walalow adoo raali ah dhowr jeerna waa laa codsady ee maad waxbarashada dalka Qatar io Saudi Arabia kasoo hadashid aad baan ugu baahnaye adoo raali ah wlalow noo soo diyaari barnamijka xigga na ka dhig. Waan ku salamaya in badan
ogaansho poqr xafidulah
waa run videogan wa ka ugu muhiimsan kanaalka OGAANSHO
Mahadsanid bro
Muqaalkan waa muhim