Malcom x | Qisada safarkii badalay gabi ahaanba |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Malxolm x ama alxaaji maalik al-shabaaz waa muslim madow maraykan ah galayna halgan nabadeed aad u dheer kontameeyadii ilaa lixdameeyadii ilaa laga dilo 1965 , waa kuma malcolm x , taariikhda malcolm x , taariikh nololeedka
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 277

  • @mrdayr5586
    @mrdayr5586 5 років тому +74

    Alla Ha u gargaaro Muslim walba oo Kudhiban Daafaha Caalamka.
    🤲🏻🤲🏿🤲🏽

  • @と同じと同じととあイもあ

    Illahay ha quweeyo diinta islamka shukran wll cumar inshar

  • @adiirie7998
    @adiirie7998 5 років тому +8

    2017 ayaa ka jeediyay taariikhdii iyo qisooyinkiisii school aan dhiganjiraya oo kuyaala dalka jarmalka 15 daqqiiqo ayaan jeedinayay su aal badana wey iga weydiiyen ilaa ay markii danbe igu naanayseen ardadii schoolki malcolom x maalinka waxay ii ahayd maalin aan qiimo badan dareemay sababtoo ah waxaan baray halyay ciyaal indhaha iyo dhagahaba xidhin oo aan waxba caalamka ka ogayn

  • @osmanabdilkhadir6215
    @osmanabdilkhadir6215 5 років тому +1

    Awalan shugran yaa ustaad cumar inshaar allow xaqa natusi misna nagu hagaaji wadaii aan umari laheen intii muslimka aan diinta waxba kafagansaneen allow fahansii Hana iga reybin yaa rabi

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 5 років тому +18

    Wax badan ayaan raadiyeey qisadan MahadsniD sir omar inshar❤😍👈

  • @Shebaz120
    @Shebaz120 5 років тому

    Thanks ogaansho rabi janada hanaku kulmiyo dhamaan muslimiinta malcolm rabi janadiisa haku casuumo

  • @najaxjiinow2531
    @najaxjiinow2531 5 років тому

    Ma sha allah shukran walla cumar

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 років тому +1

    Allhah Ha u naxaristo Geesigi halgamagi iftimayahi diinta Islaamka Malcolm X

  • @amatallahbintosman2472
    @amatallahbintosman2472 5 років тому

    Halyeey ku dayasho mudan mahadsanid omar jazakallahu khayr

  • @suhuurmaxamed687
    @suhuurmaxamed687 5 років тому +2

    Anaa uguso horayay hoyaday oo aan inbadan ka maqna inan arko marlabad ducada hayla dhafin

  • @zoyaahmed3712
    @zoyaahmed3712 5 років тому +2

    Mashallah ilaheyoow u naxiirso dadkii muslim8nta dhintey anigna noo naxriiso

  • @gumaysidiid1727
    @gumaysidiid1727 5 років тому

    Cumar Inshaar Walaale Mahadsanid MalcomX Alle Ha Unaxariisto Jannatul Firdawsil Aclaana Ha Geeyo Shahiid Weeye

  • @libanosman4752
    @libanosman4752 5 років тому +16

    Wanaga hore u wad iyo warbixinada fcn ❤️❤️🙏

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 5 років тому +1

    Wallahi waa qiso qalbigayga tabatey Oona daremey xanunkeda Allah unaxariisto halgamagas waa shehiid insha Allah janno Allah ku abaalmariyo mahadsanid walal Omar inshaar

  • @ILyasOomaar
    @ILyasOomaar 5 років тому

    Alle ha u naxariisto waa Qiso cajiib ah

  • @Gorgor2025
    @Gorgor2025 5 років тому

    Mansha allah thanks cumar qiso cajiib ah

  • @munasheikhabdilaahi8535
    @munasheikhabdilaahi8535 5 років тому +1

    Allah unaxaristo wllka Muslimka ah 😭😭😭😭😭

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi4842 5 років тому +2

    Ugu horeyn mahadsanid walaal
    Sidaas oo kalay Raggu u dhintaan yagoo Amaano weyn xambaarsan.
    Allah shahaadadas haka Aqbalo,
    Anaganu kuwo Diinta Alle SWC yagoo ka shaqaynaya Dunida ka taga Alle ha inaga dhigo.
    Alluma aamin..

  • @daahirabdi4182
    @daahirabdi4182 5 років тому +2

    JAZAAKALLAHU KHAYRAN WALAAL CUMAR WAXAA TAHAY QOF U KULUNTAY DIIN CAQLI IYO CILMI ALLAH HAIDIN SHARFO ADIGA IYO WAALIDKAAGA.
    SHUKRAN

  • @maxamadcade2234
    @maxamadcade2234 Рік тому +1

    تقبله الله شهادته

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher3058 5 років тому +1

    M.a ustaad oinshar jazaka laahu qayr

  • @apdizalamepze4775
    @apdizalamepze4775 5 років тому +27

    I'm the first one go on pro omar inzhaar

    • @fatimadagan8541
      @fatimadagan8541 5 років тому +4

      من يرد الله به خيرا يفقه في الدين☝️

  • @burakobte146
    @burakobte146 5 років тому +1

    Allahu akbar shahid waye

  • @mohamedyussuf7133
    @mohamedyussuf7133 5 років тому

    Mansha Allah ilaahayow xaqa nagu dil..oo nagaransii.sheeydankane naga qabo

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 5 років тому +13

    I always keep in touch this amazing channel may Allah bless u bro runtii cajiib tahay ❤❤❤

  • @WLLMOHA174
    @WLLMOHA174 5 років тому +7

    Alle haku xafido
    Wll
    Omar m.a❤

  • @muhammednourmohamoud9179
    @muhammednourmohamoud9179 4 роки тому

    Omer inshar, macalin iyo tilmaame iyo weliba dhiirigeliye si dhaba dadka ugu hagar baxay khaasatan aniga waxbadan ii faaideeyay allah wll bedelkeeda jannotu firdawsa haguugu deeqo aduunkana camal suuban iyo cibaado maqbuula cafimaad iyo cimri dhereer, aad iyo aadbaad uma da islaamka ah u iyo kuwa luuqada somaliga ah ku hadlaba ugu hagarbaxdaye

  • @bashiirabdirahman4976
    @bashiirabdirahman4976 5 років тому +17

    Xaaji malik shabasi ❤

  • @jeilaniomar3168
    @jeilaniomar3168 5 років тому +1

    Horey u soco wll bro

  • @murtimaalshow
    @murtimaalshow 5 років тому +60

    Zero view wa marki kowaad aan ku daawado cumar love isaar respect thnks

  • @اوشينو-ع9ر
    @اوشينو-ع9ر 5 років тому +3

    Gacan xaqdara ah ayaadishay

  • @abdirahmanmohamed4623
    @abdirahmanmohamed4623 5 років тому

    Intii islamka jecel like ha saaarto shukrn

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 5 років тому +1

    Masha allah waa mowduuc muhiim ah.

  • @Mukhtarzuul1435
    @Mukhtarzuul1435 5 років тому +5

    masha allah
    aqoontada allah hakuu siyaadiyo
    hore u soco wll qaali

  • @rayaanadam350
    @rayaanadam350 5 років тому +7

    This chanel i liked wllhi😍💙💙💪💪💪 keep going

  • @RiyaaqCabdiismaciil
    @RiyaaqCabdiismaciil 9 місяців тому

    Ilaahay ha naxariisto al xaaj Mallik Shabazz

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 5 років тому +1

    Qisadiisa guud ustaad nooso gali

  • @abdirahmanhashi5440
    @abdirahmanhashi5440 5 років тому +1

    Nin kudayasho mudan wayeh

  • @aminakiin2500
    @aminakiin2500 5 років тому

    Yaa allah walahi waa qiso qof walbo tabaneyso mar dhowad ayan ayado af carabi ah dhageysanàaye subxanallah cunsuriyada ayuu ku daalay maskiin allah u naxariisto yaa rabi

  • @salmanxasan6036
    @salmanxasan6036 10 місяців тому

    Cumar inshaar ilee heey hakuu naxriisto

  • @henhoa7357
    @henhoa7357 5 років тому +5

    Mashallah
    He WaZ A Great Legend ✔️✔️✔️

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 5 років тому

    *maashaa allaah sxb ilaah haku barakeeyo sidaa fiican ee aad marwalba noogu soo gudbiso xog muhiim ah*

  • @secretqueen7768
    @secretqueen7768 5 років тому

    Allaaha uu naxariis to gesi iadii uu shahiiday difaaca diin teena macaan adigana jashaaka allaahu khayr

  • @caliabdulaahi4224
    @caliabdulaahi4224 Рік тому +1

    Ilaahey haunaxariisti

  • @mahamettapdallehirzi4648
    @mahamettapdallehirzi4648 5 років тому +3

    Masha allah

  • @bilexaajixaaji1584
    @bilexaajixaaji1584 5 років тому

    Masha Allah wuxuu ahaa halgamaa Allaha unaxaristo

  • @Fodcade-Forever
    @Fodcade-Forever 5 років тому +2

    Mahadsanid

  • @hapoonjama2763
    @hapoonjama2763 5 років тому +1

    Mnsha allah mhdsanid Ustaad omar inshar🖐🖐🖐

  • @iamtheboss6045
    @iamtheboss6045 5 років тому +15

    first comment
    fadln like isaar

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 5 років тому +4

    Mansh allah malcon x wax badan ayaa arkay lkn Ma aqoon

  • @ayshaluula3309
    @ayshaluula3309 5 років тому

    Allaha u naxariisto jannadiisana kawaraabiyo........runtii waan maqli
    Jiray balse qisadiisa mahayn....jazakallahu kheira bowe 👏🏾

  • @maxamuudyaanlemaxamuud9413
    @maxamuudyaanlemaxamuud9413 5 років тому +32

    Inta Nabiga Jecel like saara Scw Scw

    • @xogahadunida6201
      @xogahadunida6201 5 років тому +2

      Wll nabiga scw jacelkiisa mmiyaad like kuqimeynaysaaa wll ilahay kabaq

  • @mustafsocial9091
    @mustafsocial9091 5 років тому +2

    Waan tageeraa ogaansho first one wlh

  • @zakinice5827
    @zakinice5827 5 років тому +1

    Ogaansho Nice one

  • @sayidali8818
    @sayidali8818 5 років тому +2

    Qofki ugu horeyay waa aniga manta mclin kula socdaa 😍😍😍😍

  • @fardowsoahmed3189
    @fardowsoahmed3189 5 років тому +2

    Bahda UGAANSHO.waa idin slmy dhamatiin 🖐️🖐️

  • @fadumoaxmed8529
    @fadumoaxmed8529 5 років тому

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @madashasuugaantamedia5066
    @madashasuugaantamedia5066 5 років тому +14

    Nio wan ku tageera hore usoco macalin👏👏

  • @sakariyemahamod545
    @sakariyemahamod545 5 років тому

    Macaliin omar ina sha allha wxn ka sugayna qisada maxamed cali kalay isgan

  • @bashiirbashka2831
    @bashiirbashka2831 5 років тому

    Waa Geesi Sababay in Maanta maraykanka ama Waqooyiga america aay Qataan Diinta Xaqa ah ee ISLAAAM

  • @xasanidiris9868
    @xasanidiris9868 5 років тому +1

    Ehelu khyayr

  • @OsmanHaaji
    @OsmanHaaji Рік тому

    Mansha allah tabaarakallah wllo qaali 😘❤️

  • @magicalmoha9875
    @magicalmoha9875 5 років тому

    walal wxa inoo soo diyaarisa qisadii habiil iyo khaabiil adoo mahadsan🙏

  • @abdirahmanabdillahi9979
    @abdirahmanabdillahi9979 5 років тому +1

    Saxib soo wad

  • @zaytuunjama6405
    @zaytuunjama6405 5 років тому

    Mhdznid wllka OGanzho JzakallaH inzhar wll😍😍😍😍

  • @mukhtaarawoowe242
    @mukhtaarawoowe242 3 роки тому +1

    Macalinkayga cumar iinshaar keep going mcln

  • @mow-khaliifa995
    @mow-khaliifa995 5 років тому +1

    Illah ha xafido denbigisana ilah hadhafo ee janada hageyo

  • @xogiyoxigmad6652
    @xogiyoxigmad6652 5 років тому +1

    Hormar wacan

  • @ciinka7684
    @ciinka7684 5 років тому +20

    Wcs Omar inshaar wllkeey waaba sugaayey inaad muqal ino so geliso channelka qalbi ku jcl ayaa kula hadlaayo wllkeena

  • @maadhemadar1729
    @maadhemadar1729 5 років тому

    AL xamdu lilaah wllyal alle u mahad naqa inaga dhigay Islaam alle dhamaan umada islaamka quluubtooda iyo ficiladiida hamideyo
    Alle dadka dhibane muslimiinta haw gargaaro
    Mahadsanidiin cumar inshar iyo dhaman bahda ogaansho

  • @abdullahimuhumed9320
    @abdullahimuhumed9320 5 років тому

    Masha Allah alaha ka aqbalo islamidesa janadisana hakuku abalmariyo

  • @abdallafantastic6573
    @abdallafantastic6573 5 років тому +1

    Masha Allah tnks wll

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah 5 років тому +2

    Waa mahad santahay Omar

  • @CFCblues-s9h
    @CFCblues-s9h 2 роки тому +1

    The greatest of all time malcom x🤩❤❤😍

  • @abdijibaarhirsi618
    @abdijibaarhirsi618 5 років тому +1

    Wllyal biri ha ilaawin waa caashuura qofki maanta kadagtay mardanbe haku tadho

  • @Respect-cs2dg
    @Respect-cs2dg 5 років тому +2

    Masha Allah
    Team Omar Inshar
    Keep gooing pro

  • @zakihudi
    @zakihudi 5 років тому

    Waa qisooyinka aan aadka u jeclahay mahadsanid wllkeen

  • @abdikadirjama1168
    @abdikadirjama1168 5 років тому

    walahy ilmo ayaaa IGA timid qisadaan danteed iyo codka dahabka ah ee omar irshaad mahadsanid sxb.

  • @fatheroflove5806
    @fatheroflove5806 5 років тому +13

    madaama an dunida walal lagu yahay adigoon shuruuud igu xirin dhac igu si pooowe ama paayo mahdsanidiin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🌷

  • @goolaangodgal3157
    @goolaangodgal3157 5 років тому +1

    Mahadsanid ogaansho

  • @omarawil8600
    @omarawil8600 5 років тому

    Kheyr Allah Ku siiyo walalo dad badan ayan dherigelintaada dhageysiiyay wlhi aad bay kuu LA dheceen bro Allah Ku barakeeyo sami isku magac ayan nahay nolow

  • @omaryussuf2371
    @omaryussuf2371 5 років тому

    Alle haw naxariisto

  • @FactsForYou2025
    @FactsForYou2025 5 років тому +12

    Omar inshar runtii aad ban ku tagera hore usoco walalkey ❤

  • @amalabdi4035
    @amalabdi4035 5 років тому

    Ma. Sha allah

  • @somalitop1097
    @somalitop1097 5 років тому +8

    Xaqiiqa qalpiga ayy taabanaysa
    Hdii aad aminsanty like me

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 роки тому

    Malcom X allaha unaxaristo

  • @abdifatahchannel9195
    @abdifatahchannel9195 5 років тому +11

    First boy is me today

  • @zumeerboy
    @zumeerboy Рік тому

    Alle ha unaxaristo

  • @Somalitiktoklive3
    @Somalitiktoklive3 5 років тому +4

    السلام عليك أخي عمر. إنشار.

  • @cabdirashiidal-cabqari2752
    @cabdirashiidal-cabqari2752 5 років тому

    Allh haku sharfo wlal omer inshar Waxbadanbaa ka faaidaey Cilmi koradhsi nolasheyda badalay.
    إلى الأمام .

  • @abdiadan5961
    @abdiadan5961 5 років тому +5

    Inta quraanka jecl allow dhibka aduunka gees ka mari ❤❤❤💯

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 5 років тому

    Alle ha unaxariisto

  • @muslimahcamaar1720
    @muslimahcamaar1720 5 років тому +1

    Masha Allah.

  • @sahruujachannel
    @sahruujachannel 5 років тому +1

    Masha allah keep going wll asxba iso boqda

  • @nourayn766
    @nourayn766 5 років тому +1

    School lada marekanka kaliya waxa lagu dhigaa tariikhda MLK oo ahaa nin halgan u galay joojinta faquuqa lagu hayo
    Lkn waxaa jira nin tariikh diisa laduud sade sabatoo ah diintisa iyo nin karameedkisa iyo geesinimada uu laha oona lagaban jirin waana elhaji shabbaz ama malclom x allah yarxama

  • @cabdicaagcaag7680
    @cabdicaagcaag7680 5 років тому

    Masha Salah cumar al inshaar

  • @aragsanwarsame8883
    @aragsanwarsame8883 4 роки тому +1

    Malcolm x marki ugu horeysay an maqlo wxn ka akhriyey buga u qoray Jihad Atturbani wilka dhalinyaraha reer filastin. Mhdsnd Omar

  • @abdii9086
    @abdii9086 5 років тому

    Mahad sanid kanalka ogansho sida aad noko haqabtirtid baranamijyada wngsn allaha ku xafido cumar inshar

  • @salmanabdulkadirnur1188
    @salmanabdulkadirnur1188 5 років тому +4

    Fast one video wach

  • @mohamudabdalla6814
    @mohamudabdalla6814 5 років тому +1

    Horay u soco broh