Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Buufiska | Maxay dhalinyaradu u murugoodaan samankaan |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лис 2019
  • 2030 waxaa la qiyaasaayaa in cudurada nafsiga sida walwalka murugada - iktiaab , Depression.buufiska Uu noqon doono cudurka koobaad ee caalamka
    wax badan ayaan maqanay somali ahaan buufis hebel ama heblaayo qofkaas wuxuu qabaa buufis waxaa ku dhacay buufis ,
    buufisku waa cudurada nafsiga ah ee qofka asagoo nool ubadalaayo mayd lugaynaayo galinaayana silsilad cadaab aanan dhamaad lahayn
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 515

  • @ayaaney
    @ayaaney 4 роки тому +188

    Waxee ilaaween Digriga illaahey qofkii سبحان الله وبحمده سبحان الله عطيم استغفر الله dhaho ma murugoodo hdaadan hore u dhihi jirin hda biloow car waakase murug iyo buufis isku arag

    • @NUURIYE.
      @NUURIYE. 4 роки тому +2

      Sax wll

    • @sakariyaali8103
      @sakariyaali8103 4 роки тому +1

      الله يحفذك

    • @maxamedcalimocow4559
      @maxamedcalimocow4559 4 роки тому +1

      Mahadsanid wll inbadan baa ii faaiideyse

    • @Aliabdikarem
      @Aliabdikarem 4 роки тому +2

      Been maad sheegin wll Alle subxanahu wa tacala wuxuu Lee yahay
      ألا بدكر الله تطمئن القلوب
      Markasta oo aad badisid dikriga ilaahay sida tasbiixda,takbiirta,taxmiida iyo quraan akhriska dhamaan waa daawada murugada Shukran

    • @badrudinofficial1826
      @badrudinofficial1826 4 роки тому

      @@sakariyaali8103 الله يحفظك

  • @pharthuzdiamond8870
    @pharthuzdiamond8870 4 роки тому +45

    Anigoo jamacada ku jira ayuu isoo dhcy videogan wlhi wn dhererayy intaan kasoo baxayo
    Tagerahaaga no.1 ayan ahay wll omer mclinkayga nafsiga ah ayaad tahay barnaamijyadaada intooda badan waa kuwo leh faaiido anla koobi karin leh Allah swt haku xiftiyo if iyo akhiroba🤲🙏

  • @noloshamedia1509
    @noloshamedia1509 4 роки тому +82

    Daawada depression-ka waa:
    1-jimicsi.
    2-safarka
    3-inaad qadarta rabbi rumayso.
    4-sheekada asxaabta wanaagsan.
    5-qaadashada khudaarta iyo kalluunka.
    6-la xidhiidh dhakhtar.
    By:saeed

    • @samsalat9155
      @samsalat9155 4 роки тому +5

      caafimaadka iyo nolosha cudurada qalbiga kudhaca waxa sababa ilahey oo laga fogaado waxana lagu daweeya ilahey oo loso laabto qofku marku qabo cudurkaas jimicsi iskdaaye xata sarirta inu kaso tooso marabo marka

    • @FANPROJ-pb5dr
      @FANPROJ-pb5dr 4 роки тому

      @@samsalat9155 ha wllhi

    • @AadiyoAadChannelabdiaziz
      @AadiyoAadChannelabdiaziz 4 роки тому +1

      Quraan aqris oo daily ah ku dar walaal

    • @AK_boy-
      @AK_boy- 4 роки тому

      salatul leyl iyo duco iyo quran inaa aqrisato waqtiga ilahey dhahay yaa wax iwediisanaayo

    • @noloshamedia1509
      @noloshamedia1509 4 роки тому

      Waa sax asxaabta marna laga tegi maayo, in xagga illaahay loo laabto, kuwan kale waa taageero

  • @cabdullaahiaanis6578
    @cabdullaahiaanis6578 4 роки тому +33

    والذين امنوا وتطمئن القلوب بذكر الله الا بذكر الله تطمئن القلوب

    • @ishaanahmir6231
      @ishaanahmir6231 3 роки тому

      Sorry to be off topic but does anyone know a way to get back into an instagram account..?
      I stupidly forgot my login password. I appreciate any assistance you can offer me

  • @cabdullaahiaanis6578
    @cabdullaahiaanis6578 4 роки тому +36

    Buufis Maxaa Loola Jeedaa Ma Stress Baa Ilaahey Baan Ka Magan Galey
    اللهم إ نى أعوذ بك من الهم والحزن والعجز والكسل والجبن وضع الدين و العلبة الرجل وأعود بك من شر نفسي ومن شر الشيطان وشركه وأن اقترف على نفسي سوأو اجيره إلى مسلم

  • @zackerawali
    @zackerawali 4 роки тому +55

    First 😁arday hadaad tahay like 👨‍🎓

  • @iamxms5996
    @iamxms5996 4 роки тому +65

    Ogaansho
    Dadwaymaha
    Maanta
    Abuubakar mohamed
    Tanaad
    Xog baahiye
    Suhyb saajid
    Iyo janaalo badan wlh alle dartiis uwada jeclahay ilaahey ha idin barekeeeyo❤❤❤❤❤❤

  • @user-jc7dj8tt6w
    @user-jc7dj8tt6w 4 роки тому +26

    Cumaroow muuqaalkaaga inta u dembaysa walaahi bllh waxaad moodaysaa in aad aniga iga hadlaysid illaahayoow caafimaad taam ah isii yaarabbii 😢

    • @faysalyasin3494
      @faysalyasin3494 4 роки тому +1

      Wall quraanka akhri waa daawo shifaa u linaas

    • @samiyaomar3483
      @samiyaomar3483 4 роки тому +2

      wllo ilahay waxan kaga baryayaa caafimad iyo cimri dheer wllo khudarta cun sida saladhka liinmacanta jimicso oo lugee si aad hawo badan u hesho lawskana cun salada masajidka ku soi tuko

    • @husseinbileahmed9733
      @husseinbileahmed9733 4 роки тому

      Aamin

  • @filsanmohamed2257
    @filsanmohamed2257 4 роки тому +18

    Allaha naga badbaadiyo cudur sahlan mahan wlhi shukran ogaansho 👍

  • @abdalarockstar915
    @abdalarockstar915 4 роки тому +13

    Walhi ogaansho wuxuu ka hadlaa
    Waxa dhapta ah ee jira full respect🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ilyaasnuur1635
    @ilyaasnuur1635 4 роки тому +8

    جزاك الله خير الجزاء على درسك المبين يا استاذي الفاضل الكريم وأرجو منك استمرار مثل هذا الدروس والسلام عليك.

  • @fatahzerka7518
    @fatahzerka7518 4 роки тому +12

    horta waxan la yaba dadka comment ku so qora oo dhahaya like isara maxa ka faidysan like lugu saaro isku daay marka hore inad fahanto mowduca uu qofku so gudibayay adna wax ka faido nafsi ahan thank u bro omar inshaar

  • @mazin1546
    @mazin1546 4 роки тому +3

    عمر هاد الفيديو كتير مهم في مجتمعنا انا عمري ٢٠ وانا من مقديشو وانا شفت نفسي علامات كتيرة بس انا عم حاول اتعلم من نفسي 👍

  • @exmayor5039
    @exmayor5039 4 роки тому +3

    Macalin guuleyso aakhiro iyo aduunba macalinka noloshow🙏

  • @Mohabinsheikh10
    @Mohabinsheikh10 4 роки тому +4

    Depresion ku mar bu igu dhacay waxeyna ahed mar an jaceylkeygi wayay balse alx wan ka cafimaday bilo kadib markan ilahy si toos ah ugu xirmay akhriska qurankana aan badiyay❤

  • @ibrahin2250
    @ibrahin2250 4 роки тому +2

    Xaqiiqatan dadko dhami hadey ahan lahayen ustad cumar o kale way ficnan lehed jazakallaah

  • @munichm4437
    @munichm4437 4 роки тому +2

    Jazaka Allahu keyr bro,
    bararujiye iyo dhiiri galiye dhameeystiran,
    marwalba sidaa wanaaga noola jeceshahay iyo ilaahygii na abuurtey xasuusintiisa ayaanu kuugu jecelnahay,
    ilaahy hakaa abaal mariyo, Anagana hanugu anfaco

  • @Aliabdikarem
    @Aliabdikarem 4 роки тому +1

    Alle ha inaga badbaadiyo murugadu waa xanuun beryahan dadka ku badan lkn qofkii Alle isku xidha oo dikrigiisa badiyaa dareemi maayo
    Aynu ku dadaalno tasbiixda, takbiirta, taxmiida, istiqfaarta iyo quraan akhris joogta ah
    Xaqiiq murugo iyo wax u dhaw Alle inaguma keenayo

  • @zamirbadanmaaida6225
    @zamirbadanmaaida6225 4 роки тому +8

    Aniga iga hadlaysaa Murugtaagan Alleh ha iga Dulqaado Hadaf walba oonlahaa mahayo lkn wan samrayaa si Aaan ugaaro hadafkaygii insha Allah

  • @younussharmaahajji6122
    @younussharmaahajji6122 4 роки тому +2

    Masha allah sxb dadka aduun iyo aakhiroba waad ku dhiira galisaa allaha ku barakeyo

  • @user-ic6oc2hy8f
    @user-ic6oc2hy8f 4 роки тому +1

    Aniga wuu igu dhacay laakiin heer aad usareeya muu gaadhin alxamdu lilaah ilaahay igumasoo caliyo cida uu hayana ha ka kor qaado🤲 Wll aad ayaad umahad santahay aad ayay ii raadaysay cajaladani
    Wll noosoo diyaari mawduuc yadaas oo kale .جزاك الله خير

  • @azizhassan5828
    @azizhassan5828 4 роки тому +4

    من لايشكر الناس لا يشكر الله ...mahadsanid

  • @idrisarab3783
    @idrisarab3783 4 роки тому +4

    Be with Allah& allah be with you❤️

  • @liibandayib918
    @liibandayib918 4 роки тому +1

    ilaahey xagiisa ayaad kaheli doontaa Cumar casharada, kalmadaha aad dhalin yarada kula hadleyso ina ahaan wax badan ayaad ii tartay👍👍👍

  • @WaxsansideMedia
    @WaxsansideMedia 4 роки тому +2

    Iisoo duceeya walalyaal buufis anuu ihaayaye 😥😥😥

  • @LiibaanPro
    @LiibaanPro 4 роки тому +2

    M.a walal ogaansho wlhi wax badan baan ka faaideystay جزاك الله خيرا يا اخي

  • @a-1khadar983
    @a-1khadar983 4 роки тому +1

    Alhamdulilah Ilaheygi iga dhiga quf muslim ah oo iman leh

  • @tajudinbayaan2700
    @tajudinbayaan2700 4 роки тому +2

    Thank you videogan kii kahoriyay ee ah sirta nolosha wlhii malin saddex jer ayn dawda wlhii saas ayana ugu helaaay THANK YOU WALAL

  • @helicopterfun6407
    @helicopterfun6407 4 роки тому +1

    The only Chanel like iyo comment iskugu daro hore uu soco will .look forward.

  • @engratam5412
    @engratam5412 4 роки тому +1

    Mahadsanid. Motavater cumar inshaar. Jazaa klaah. Ilaahay cilmigaaga hakuu barakeeyo

  • @Ali-so2ws
    @Ali-so2ws 4 роки тому +2

    Sxb shaqo wanagsan ayad qabaty walal.
    Well done.
    Drogada iyo dhalinyarada kasohadal

  • @muhiimasheikh3915
    @muhiimasheikh3915 4 роки тому +1

    صحييييييييييييسح 😭😭😭😭😭
    Waxkasto waa qanacsanaaaaan iyo raali ahanshaha allah iyo walidkaa o kuufaraxsan

  • @abdinorbashir6445
    @abdinorbashir6445 4 роки тому +2

    mahadsanid wllo omar inshaar
    1: ilaahay wanaagaas ha kaa abaal mariyo dadaalkana sii wad
    2: murugadaas waxa la iskaga daweeyo soo baar insh allah
    dhalintana alle ha ka saaro murugada iyo dhibaatada

  • @abdullahimoha3016
    @abdullahimoha3016 4 роки тому +2

    Waxaan Aaminsanahy Haddii Uu Qofku Ilaaliyo 5 Faralka Ah Inuusan Buufis Dareemaynu Hadduu Rabo Yuusan Gaarin Wuxuu Kuhaminaye Fadlan Hadaad Rabtid Inaad niyad Sami Dareentid Ilali Xariga adi iyo Allah Inii Dhaxeeya Waa Hubaal Hadaadan Markii Salaadaha Dhawri Jirin Inay Bilaha u horeeya Aad Dareemysid Culays Balse Kuraaxeysashada Salaada Waa Ay Kuudan beysaa Intaa Hadaad Sameyso oo Ay Wax Kaatari Waydo Hadlka kuushegyo Ayaa Wax ka Khaldanyihiin Alle Hanaga Dhigo Kuwa salaadaha dhawra Aamin yaa Rabbi

  • @nabiilfitah3211
    @nabiilfitah3211 4 роки тому +1

    Masha allah sxb omar Inshaar marwalbo oo aad vidio so galiso waxaan ka qaadaa dhiiri galin jazakallahu qeer sxb and thanks

  • @cmakamaal8308
    @cmakamaal8308 4 роки тому +1

    Masha allah nio mawduuc muhiim ah ayakahadashay wlHi
    باركالله

  • @zakariyemohamed4436
    @zakariyemohamed4436 4 роки тому +3

    Ilaahay hanaga badbaadiyo cudur kaas aamin

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 4 роки тому +2

    wlhi waa mowduuc aad ugubaahnaa , mahadsanid ustaad cumar inshaar

  • @raxmaruun6367
    @raxmaruun6367 4 роки тому +1

    Thanks walalkey
    Allah imaankeena ha inoo siyaadiyo
    Cudurkaas Allah umuda islamka oo idil haka dul qaaado

  • @abaskhaliif6076
    @abaskhaliif6076 4 роки тому +1

    Mzha allah mawduuc aad umuhiim ah mahadsanid ustaaD

  • @sacadkeeyo3269
    @sacadkeeyo3269 4 роки тому +2

    Zxp hore u soco wllahi wax badan ayaan kaa fa'idaystay alle ha ku dhaqro zxp

  • @kingkhalidxidigaaddisapapa8985
    @kingkhalidxidigaaddisapapa8985 3 роки тому +1

    Masha allah aad aya uu mahadsan tahy wllkey wan ku jecelahy wlhi allah ku barakeeyo

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 4 роки тому +3

    Muuqaal aan in badan radinayay ayad soo gelisay 💛

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 4 роки тому +3

    جزاك الله خير اخي

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 4 роки тому +1

    Jazakalaah USTAAD OMAR INSHAAR

  • @aishaahamed7230
    @aishaahamed7230 4 роки тому +3

    Depressio wax yaalo kala duwan ayuu ku yimadaan .Afsoomaali Waxaa lagu dhahay cudurkaan niyadjab . Dadkeena inta bada N weey qabaan lkn ma yaqaanaan waxa lava wado ,yoo ku dhacaa . Cudurada maskaxta dadka soomaaliya waxbo kama yaqanaan.

  • @salebanciise2654
    @salebanciise2654 4 роки тому +5

    quluubta waaa xasiliya ama daJiya waa digriga ALLah

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation3048 4 роки тому +3

    *OGAANSHO MY favorite CHANNEL❤🙏*

  • @Kororsoofficial
    @Kororsoofficial 4 роки тому +1

    Alllaaaaah yahdiik ustaad inta aan kaa faa,idey masookoobikaro wlhi allaha kudhowro

  • @ramlaruun2553
    @ramlaruun2553 4 роки тому +2

    Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay ustaad

  • @ubahabdi8465
    @ubahabdi8465 4 роки тому +2

    Allah hagu dhambi dhaafo wll xafidullah

  • @aldabarichanel6402
    @aldabarichanel6402 4 роки тому +2

    Waa mawduuc aad muhiim u ah m.a waad kumahadsan tahay ustaad inshaar

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 4 роки тому +3

    Waxan kula talina walal kasto oo dareemayo murugo inu badiyo Istigfaarta.
    Insha,allah daqiwado ayad kudareemeysaa isbedel.

  • @HanadDollar-cj6wb
    @HanadDollar-cj6wb 4 роки тому +3

    Wll aduun omar inshaar waxa taHaY nin aan aad udhagesTo mrkan murug daremo wana dagaa reallety AllH Ha ku aman zadoH 🙏

  • @hafiirwadani5046
    @hafiirwadani5046 4 роки тому +2

    جزاك اللهُ‎

  • @FAHADJIKOTA751
    @FAHADJIKOTA751 4 роки тому +2

    Ilahey buufis naga illali ameen

  • @geelleawxaashi8077
    @geelleawxaashi8077 4 роки тому +1

    Xaqiiqo ayaa Ka hadashay wana cudur kuzo badaty somalida ilahay ayan ka magan galnay
    Mahadsanid OGAANSHO

  • @kalmadwanaagsan8788
    @kalmadwanaagsan8788 4 роки тому +6

    Walal wlh alle dartiisa ayaan ku jeclahay

  • @mohamudkilwe
    @mohamudkilwe 4 роки тому +2

    thanks marwalbo waxaan moodaa inaa noloshayda horay u ogeyd barnaamijkan iyo kii comfort zone labaduba aad bay ii dhiiri galiyeen thank you very much❤❤

  • @lacag-lacag
    @lacag-lacag 4 роки тому +8

    Mar walbo ogoow nafta adiga ma lihid ALLAH ba iska leh marka sidee uga welweli kartaa boqorkii iska lahaa haduu imtixaan la doonay wlhi qof kaa badbaadin karo maleh kaliya waxaa uga bixi kartaa duco iyo salaad samir iyo dadaaal

  • @Motionscz
    @Motionscz 10 місяців тому

    Wax kasto waxa ka fican iin aad Allah swt talada sarato anigabo wax badan Aya nolasheydii so arkaye lakiin markasto sabr aya moojiiye aniga waxan ogahaye iin aad isdilin kariin nolasha waxa waye mar Ee ku fican tahay marne waye ku xuntahaye lakiin illahahye swt aya wax kasto ka wayn Ee Marka Quran aqristaa Ee illahaye swt talada saarta ❤️❤️❤️🦋🙌🏾

  • @damiissong3733
    @damiissong3733 4 роки тому +2

    Waa nin iyo waagi

  • @startmediacenter3423
    @startmediacenter3423 4 роки тому +4

    Inaalilaahi wa inaalilaahi Raajicuun GN cabdillahi fadal iimaan more duco

  • @cqaniasad3838
    @cqaniasad3838 4 роки тому +2

    Masha allah wll horE usocO ogaansho keep going wll 👏👏🙏

  • @abdikadiryousof3989
    @abdikadiryousof3989 4 роки тому

    Jazzaaka llaahu khayral jazaaa

  • @lameeraysoofficial63
    @lameeraysoofficial63 4 роки тому +1

    Maancha Allah.. sxb omar dhiirigeliye fiican Ayaad tahay Rabi ha ku xiftiyo

  • @husseinsaxnuuni7374
    @husseinsaxnuuni7374 4 роки тому

    Msh allh darsi faiido badan

  • @ogaalkacaalamka1333
    @ogaalkacaalamka1333 4 роки тому +4

    5 top to veiws like ha ila marin omar inshaar hadii aad aqrinayso fariintayda noogu soo dar barnaamajyadaada guulaha muslimiintii hore hada casrigaan laga soo min guuriyay aqoon badan sida ibnu sina iyo iwm 🙏🙏

    • @MacalinEnglish
      @MacalinEnglish 4 роки тому +1

      macruuf media production taasi waa sax

    • @MacalinEnglish
      @MacalinEnglish 4 роки тому +1

      macruuf media production jwb

    • @ogaalkacaalamka1333
      @ogaalkacaalamka1333 4 роки тому

      @@MacalinEnglish ha xaqiqatan si aynu wax badan ugu faaidno bro 🙏

  • @abramjeylani2462
    @abramjeylani2462 4 роки тому +4

    I need to hear this

  • @yahyemaxamud1915
    @yahyemaxamud1915 4 роки тому +1

    macalin wad mahadsan tahay

  • @abdihafid3814
    @abdihafid3814 4 роки тому +1

    Mansha allaah ilaahay haku xifdiyo wll

  • @shucaybshekeye3437
    @shucaybshekeye3437 4 роки тому +1

    Waa mahadsantahay walal cumar waxaan wadaa codsi hadii ay macquul tahay ma noosoo gudbin kartaa macluumaadyo ku saabdan dagaalkii koowaad iyo labaad ee aduunka qaabka ay udhaceen waxa sababay in ay dhacaan jarmalku sidii uu yuhuuda u xasuuqay, xogahaas oo aad ufaahfaahsan dhawr xalqadood ah.

  • @hamdaosman9001
    @hamdaosman9001 4 роки тому +1

    جزاك الله خيرا أخي الفاضل

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 4 роки тому +2

    mashallah waa Mawduu. qiimo leh.. keep going forward bro 👌❤

  • @youngcrypto6619
    @youngcrypto6619 4 роки тому +1

    Wuu igu dhacay cudurkan. Mudo 1sano ah. Wlhi waa ciil. Waxkasta wan hestay guri shaqo gari qaali ah. Lkn stresskas ilaah ayaa iga bixiyay waxa sabab u eheed tagitankega muqdisho. Love you my fammly and all somalia pple❤

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher3058 4 роки тому +1

    M.a ustaad oinshar jazaka laahu qayr ustaad

  • @cabirahanolosha1115
    @cabirahanolosha1115 4 роки тому +1

    My best channel ogaansho channel | mawduuc wax badan iftiimiyey♥️

  • @farhanguediofficielle4626
    @farhanguediofficielle4626 4 роки тому +1

    Très intéressant tous tes vidéo

  • @Muwaxid10
    @Muwaxid10 4 роки тому

    Waa Mowduuc Aan In Badan Sugaayey

  • @casrifilms1746
    @casrifilms1746 4 роки тому +1

    Walaalayaal dhoof ayaan niyada ku hayaa iso duceeya in ilahay ii fudaydiyo😍😘😘😘

    • @cadaynbuuxda5520
      @cadaynbuuxda5520 4 роки тому +1

      Ilaahey hakuu fududeeyo Anigana Isoo ducee inuu ale iifududeeyo Ana dhoof baasugayaa

  • @daarulhidaayamedia1568
    @daarulhidaayamedia1568 3 роки тому

    Shukran

  • @sidra857
    @sidra857 4 роки тому +1

    Ilahy ban ka maqan galnay murugo iyo walwal waa arin aan ficnayn Eebbe Waxa u nagu deeqay Xasilooni iyo daganasho inan ku nolalo alxmdulilah

  • @umujureej3950
    @umujureej3950 4 роки тому +2

    Ogaansho💚

  • @saedmoh1450
    @saedmoh1450 4 роки тому

    Wlhy bilahay waa RunTa waxa Cawa isHeG TaY dhiba toyin badan oo dhalin YaRo badan aan ku arkay Wlhy Omar aad ayaa uu Mahad san tahay teacher of life

  • @simkiihom8466
    @simkiihom8466 4 роки тому +1

    Wlhi Wlkey Omar Aad Ayaad Iga O sisay Ani Waxaan ka mid Ahay Kuwa Guriga ku Xareysan Oo na Misan kiisa Kordhay oo na Nolosha ka Quustay Oo aan na Guur ku Fikrin LKN muqaal kaan Mar kasta waan Dawanaa
    MARkaana waxaa balan Ah inaan Noloshey da aan usoo Jesto Adna isoo Du,cey Dhaamtiinaba🤲🤲🤲🤲

  • @moktarmohamed58
    @moktarmohamed58 4 роки тому

    Dhalanyaradeena yaa wax kadhaadhica yaa rabi soo hanuuni

  • @musliman8886
    @musliman8886 4 роки тому +2

    Wllhi maalin walba aan ku daawado waxban kaa faaidaa waxad sabab u ahayd inaan joojiyay balwad xun oo an lahaa 👍👍👍👍👍👍

  • @mohamedsunnemynameisislam9025
    @mohamedsunnemynameisislam9025 4 роки тому +1

    Mahdsanid

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 4 роки тому +1

    Omarow mahadsanid kun jeer sxb

  • @sacadkeeyo3269
    @sacadkeeyo3269 4 роки тому

    Wax badan ayaan kaa faaiday alle ha kaa abaal mariyo

  • @mubarikrooble4038
    @mubarikrooble4038 4 роки тому +1

    Allah hku sharfo omer inshaar mhadsanid akhiii

  • @xamaraaweshow6797
    @xamaraaweshow6797 4 роки тому +1

    Nolosha dhadhan la aanta waa imaan la aan
    Alle imaanka nagama qaado amiin

  • @tajudinbayaan2700
    @tajudinbayaan2700 4 роки тому +1

    OGANSHO channel mahsaanid

  • @Em-hu3vq
    @Em-hu3vq 4 роки тому +1

    Dadka caanka ah waxa sameyn weyn kuyelata commetska Negativka ah
    Wayoo hadalka xun qofka aadbu u dhawaca sida hadalka wanagsan qofka
    Darenkiisa udhaqajiyo kale alaha ku xafido wll Umar inshar

  • @cabudiabas7210
    @cabudiabas7210 4 роки тому

    M.a bro cumar shukran Alaha ku barakeyo wax badan ayan ka faidesta

  • @Khumayni-bl6gu
    @Khumayni-bl6gu 4 місяці тому

    Keep going to ❤

  • @shuebabdiismail7324
    @shuebabdiismail7324 4 роки тому +1

    mahadsanid sxb😁❣️jazakalah

  • @musabYare
    @musabYare 5 місяців тому +1

    Niyoww seddi waa wx jirohh 😢😢

  • @mohamedsanbul910
    @mohamedsanbul910 4 роки тому

    Waaa dhiri galiye dhab aha

  • @faadumobashiir9303
    @faadumobashiir9303 4 роки тому

    Mahadsanid suaal hadanku weydiyo kwrn qofka asago waayel ah uku dhaco stress ka maxa lagu cawinkaraa mowduc inad ogaso hadashaan rajeena wllkey Omar Inshar shukran in badan