@@vanismachannel2335 .wllo si luuqadaada hooyo u kobcisid ilmahaaga bari ka maalin ugu faaiidaysid, suugaanta akhri oo dhagyso Afka hooyo labeeentiisa iyo macaankiisu waa sugaanta. Nooc kasta ay tahayba Ani aad baan u jeclahy afka hooyo iyo suugaanta adne ila jecloow wll
@@badeed1523 Ma ogid cid Makaahiil yahay ee iska naso. Somali uma war haysid. Allah ha u naxaristo oo godka Allah ha u nuuro, dembigisa Allah ha dhaafo
MARKA HORE SHEEKADA UU NINKAN KA SHEEKEYNAYO WAX JIRA MA AHA, WEY MARQAANSANAAYEEN JIN BEY BEERAHA DHEXDOODA KU ARKEEN. NAAG DUUR TAAGAN QURUX MAXEY KA OGTAHAY, MIDA KALE QORAXDA AYUU KU TILMAAMAY WAX NAAGTA KA CABSADAY, DANBI AAD U WEYN, RAG MARQAAMAY WARKOODA WEEYE.
illaahay SW ha unaxariisto Abwaan Gaariye Aamiin Aamiin
Ilahay swt ha unaxariisto qabrigana ha uwaasiciyo Marti lajecel yahay ilahay haka dhigo
Allahaw naxariisto marxuum gaariye wuxuu ahaa abwaan nagu qaaliya
Macalin barbaariye
Dayax soo lugoi lahaa gaarsii isleedahay qaafiyadii baydka hore waa kabaxay
Waayihi wacnaa dad ilbax ah dawlad xoog leh hada showyo sa ya u qaban kara
#kacaanka for life
Danbigiina allah ha dhaafo
AHUN Abwaan Gaariyye.
Haldoorkii aftahamkiyo
Hal abuurkii gabayada
Murtida hodanka ku ahaa
Ma u hoyday aakhiro
Suugaanta hadafkiyo
Saw hogaanku kama lumin
Yaa habar dugaag iyo shimbiraha
Hadaaqiyo halaq aan ku bixinayn
Ku hadh galin maroodiga
Geeraar hilaayo ah hujuunjiyo
Colaadaha dadka heegan yaa galin
Heshiis kiyo wanaagana nabad yaa
Horseed noqon hagar laawe yaa tirin
Horaadkii irmaanaa barihii hidaha guud
Ma la heli karaayaa
Allahaw naxariisto marxuum Maxamed xaashi dhamac gaariye
Godka lagu janee
mujaahid gaariye
Illahay ha u naxariisto janadiina haka waraabiyo
Alaha ha unaxariisto abwaaan gaariye
Adeer lay.afraad buu ahaa alee haku naxariisto😢
Alle Haw naxariisto gaariye Aamiin Aamiin Aamiin😭😭😭😭😭
Ilaahayow jannadaadii firdawsa gee
Aell hu naxariisto adeero
Alaah ha u naxaristo 😢😢😢
Wlhi wxn aa jcl ahaa😿
Xalay aa abwankan iigu horeese qisada half aa kafiirsade tvka hada aa youTubeka kasoo raadiye marka helay leeba ogaade inuu dhintay ilhy haunaxariisto asaga iyo inti dhimatayba aamiin🥺🥺
Waligaa maad maqal Abwaan gaariye
Suugaanta ma akhrisid
@@alisaladahmedomar4459 sugaan iyo wax udhaw ma'aqriye lkn walaga yaaba inaa xiligi schoolka soo dhigtay sugaantiisa lkn hada maxasuusto🙃
@@vanismachannel2335 .wllo si luuqadaada hooyo u kobcisid ilmahaaga bari ka maalin ugu faaiidaysid, suugaanta akhri oo dhagyso
Afka hooyo labeeentiisa iyo macaankiisu waa sugaanta. Nooc kasta ay tahayba
Ani aad baan u jeclahy afka hooyo iyo suugaanta adne ila jecloow wll
@@alisaladahmedomar4459 hye lkn hada sidee kuhelaa bugaag inaa soo kato mise youTube aa kasaradsan karaa sooma'aha👈🤷♀️
@@vanismachannel2335 . Buugaas waa la helayaa hargaysa ama muqdisho haddii jogtid ka helee ama yutubka haddii buuga waydid, dhulkii hooyo haddii jogtid magaaloyinka waaweyn waad ka helin
Abwaan gaariye alaha u naxariste xishod dumarba kuso baxa
Illahay ha unaxaristo abwan gariye amin amin
Waa berigii ay xamartu xamar ahayd dee jah
Ilaahayow u naxariiso gaariye
4:13 Qaar baa Jecel merkee ooyaye KU YEH wllhi ABWANKII HADALKU KU CELSHAY ODAY HOOG 😂🤣
😹😹😹
@@vanismachannel2335 ad ayad u Mahad santahy Maxa Yelay Replygaga Aya Markale Igu so Celiyey abwaanka inan dawado 🙏🏻✌🏻
@@baroakhlaaq1783 ana aan mar kale kugu soo celiso kkkk
Aan 3 sano ka dib kugu soo cesho
Jah waa berigii ay xamartu xamar ahayd dee jah
barnamijkan magacii muqaladno dhamestrn xgee laga heli kraa
dabeel mina allahi ahaa
Allaha unaxariisto
Ilaahayow u naxariiso
Waa imisadii
ALLAH HAW NARIISTO
Abwaan cabdi qays kulahaa qaarbaa markay ooyayaan jecele
Cajiiiib
Way matalayaan ee wax dhacay maaha
4 taa sidirigam🥰
dadkii hore wxaa wngsan ayey nooga tagii
Waaaw
Alle haw naxariisto
Fad galbeed 🤤
Abwaanku isagaaba carrabaabaya AUN, waa 1778-kii.
iidoor war badanaa
Cuqdad u dhimo asqoyahay 🤮🤮🤮
@@badeed1523
Ma ogid cid Makaahiil yahay ee iska naso. Somali uma war haysid. Allah ha u naxaristo oo godka Allah ha u nuuro, dembigisa Allah ha dhaafo
Auh
Dabaalo waa WEYNAADEY
MARKA HORE SHEEKADA UU NINKAN KA SHEEKEYNAYO WAX JIRA MA AHA, WEY MARQAANSANAAYEEN JIN BEY BEERAHA DHEXDOODA KU ARKEEN. NAAG DUUR TAAGAN QURUX MAXEY KA OGTAHAY, MIDA KALE QORAXDA AYUU KU TILMAAMAY WAX NAAGTA KA CABSADAY, DANBI AAD U WEYN, RAG MARQAAMAY WARKOODA WEEYE.
Abwaanada dhalee-Caydanta ka daa, Aun intooda dhimatee.
Reerkiina ayaanu ahayn
Wayba soomanayeen maxay mirqaamaan waar abwaanku wuu Dhintay afka kala bax wax Sharaf lahayn baad tahaye
Khadraaqaali Khadraaqaali DEE ANIGU MA CAAYIN,
Xageed ku aragtay qof sooman oo maqaan San bil in aad walan tahay