Fanka soomaaliyeed ku lahaa wax labaatan sanadood ka hor la duubay baa inta mid soo goostay ku maxaafsanayaan alla dadku dhaqan xumaa waa waxaan fan lahayn oo waxay arkaanba sheeganaya
Afkeenu waa hodan qiima leh nasiib xuma waa ah social media kuwa ka hadla afsomali yaridoodu waxay u gudubty bulshii wayntii afkuna waa ku dhex dhumay😌
2 legends comedy & philosophy Miicaad meegane iyo Hasan Shikh Muumin. AUN. Aaminn
Meecaad Miigane Abwaan Iyo majaajilayste allh yaraxma
26june.2020 meecaad miigane alle naxariistii jano ha ka waraabiyo isaga iyo intii dhimatayba somaliland viva
Aamiin aamiin
Walee rag ayaa jiray waayo
Xikmad iyo macne sheegi jiray
Fankii iyo suugaantii caruur yaryar ayaa
Ku tuntay oo cabaadaya
mashaa alaah waa kuwan somalidii Somalia eheed dhabtaa aloow noo gargaar oo qaboow noosoo celi raboow yaa alaah adaan ku barinee yaa alaah alaahuma yaa xayu wayaa qayuumu alaahuma amiin
*Hadaad Dawaneysi 2020 wan ku Salaay* 🖐🏻✌🏻🤞🏻🤞🏻
👋
Allaha u naxariisto
@@siciidmaxamed132304
Maxamed Timacade faysal jaamac
Allaha uu Naxaristo
allaha u naxariisto miicaad miigane, xaqiiqo waxaa uu ahaa abwaan iyo jilaa
Meecad Miigane waa Jilaa reer JABUTI ah ee sidaa ula socda Ilahay haw Naxariistee
Waddanka lagama hadli haayo ee waa Soomaalinimo. Soomaali waa Soomaali ee sidaa ogoow sxp
DUCK OFF
Allah ha uu naxariisto Micaan iyo ibrahim gadhle
Aun micaad miigane waxow ahaay Abwaan Iyo jilaa caan ka ah dad ka somaaliyeed daxdooda khabriga alaha u khaboojiyo
Hi
Allah yaa raxma maxa xigmad dhimatey bal raga mesha fadhiya eeg kala daran maantana faladagan iyo balbalaarka aya hormuud inoo ah
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Mecaad miigane Allaha u naxariisto Aad ban u jeclaa jiliinkiisa
Thank you, mecaad miigane is my dad allahu u naxariisto
@@chickennuggenfan6875 Ayan Mohanur4@gmail.com plz Contact Me
Waxay sheekadaani ku jirtay Riwaayadii 'galbeed waa la xureeyee Waarsaa gaagixisay' ee Xasan Ganey, taasoo la dhigay 1978dii.
Waa runtaa
Kuwiii shabeel tiger alnimru
Hareemacad. Labourd fahad.
Bon xirsi anigu dad badan matal bon xirsi ad ban is ku agey I'm starting your line thanks
2022 xikmadii oo dad ah😊❤❤❤
2021 meecad miigene allow unaxariiso
Kkkk ala muxuu runta kahadlay ilaahay ha unaxariisto
Fanka soomaaliyeed ku lahaa wax labaatan sanadood ka hor la duubay baa inta mid soo goostay ku maxaafsanayaan alla dadku dhaqan xumaa waa waxaan fan lahayn oo waxay arkaanba sheeganaya
car yaan qoslin.. meecaad miigane
Ilahay hawnaxariisto meecaad miigane
Dad waa dadkii hore wlhi af Somali naga weyn waye wlhi kan lolz
Hada dawaneyso 2025 waa ku salamay
Magacyadii hore ee somalida weeye. hada somalidu waatan Carabta sheeganaysa.shiikh hebel ayaan kasoo jeedna oo ehlu beytka ayaan nahay
Allah haw naxariisto amiin 🤲
Yaa ila daawanayo 2024
Ilaahow kunaxariso 2020
Original somali
Alle inta dhimatey haw naxariisto
Afkeenu waa hodan qiima leh nasiib xuma waa ah social media kuwa ka hadla afsomali yaridoodu waxay u gudubty bulshii wayntii afkuna waa ku dhex dhumay😌
Allah ku naxariisto
Alle haw naxariisto
Ilahow ku naxariso
Tiktok baan kasoo raacay😂
Alla maxay rag dunida ka tageen
Waa goortii somali hagaagsan inoogu danbaysay
Fankaa rer somalilandets
Allha hadiyad kusiyay
Yaa ou dhahay waa reer somaliland, Micaad Miganeh waa reer Djibouti wuxuu ku magac dheeraa ( warsame Djibouti) alah ha u naxariistee
@@sosodeff8230 ciisuhuba waa reer Somaliland
@@sukhra3585 Maye somalilandta reer Djibuuti ah
Alle hakuu raxmo
Gapaygigaariiye
kukuyo badaya ayaan nagu hastaan
اللهم ارحم موتانا
Allow ku naxariiso
Hhh fanku somalilnd kama soo hadho kkkk
Allah ha u naxariste micad miganeh wuxu aha nin reer jabouti ah oo ciise ah ma ahayn reer somaliland
2022-sep-10 jmca🥺
Hi getup men
Asc
SOORN
2020
Qasamic04
Waxasaa murti ah
kulahaa bbc weriyihii ka bukooday
Onka = 1
2704nuur
Uan.
heesaha qaramiga
#2021
Aun
AUN
Fty
Alla ha unaxariis to aamin aaamin aaamin
3:56 19/4/2020
Meecaad miigane AuN
Dawo Dabiici Ah Wajiga Iyo Timaha Nabarada ua-cam.com/video/cqvnrXnrF_s/v-deo.html&feature=sha
€99
Hhhh
Amiin yaarabi
Kkkk