Abaayo illaah qalbigaaga hakaaga reebo mid kafiicana Allah ku siiyo midna ogoow qof qurux iyo qiima badan baatahay midna ogoow Alle ayaa noo sheegay in waxbadan oo aan jecelnahay shar inoo yihiin marka qalbiga kali mid kafiican ayuu Alle kuu hayaa bishaareyso qaali Sumter❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
يا اختي قل اللهم إني أعوذ بك من الهم والحزن وأعوذ بك من العجز والكسل وأعوذ بك من الجبن والبخل وأعوذ بك من قهر الرجال وغلبة الدين وكرري هذا الذكر والله هو عونك
@haji dabcasar..thanks for helping our sister...she is definitely in problem..but it's always good to get the two sides of the story ..with due respect please consider contacting the guy n getting his side of the story..JazakaAllah
Allah qalbiga hakuu dajiyo kaasi ibnu xalal musan aheyn jaceylka allah iyo rasuulka scw ayaa ka badan xaqaga allah kaga soo qaado sheikha ajar iyo xasanad allah kaasiiyo
ALLAAH SUBXAANA WATACAALA XOOLAHAAGA HA KUU SOO CESHO XAAJI REER GARAAD WAA BI'INI AADANE BIXIYA LACAGTA NIMANKA WAA TUUGO INTOODA BADAN KULI MA DHIHIN .😊😊😊😊😊😊😊 LOOMA OOYAANKU MUXUU YAHAY SEECAMAL DABCASAR 😊😊😊😊😊.
❤😊Walashey iska sabar aduunyo waaye lkn.Waxan isdhahayey hadiiba guur iga galo darood isciil waxan isdhahayey marexan ugu gabsan lkn dad mada fiicno nin xun iyo nin fiicanba wan kujiran. allaha ninkaas ala sohanuniyo.
A/c qalbiguu ka dhaawacay alle ha xitiyo waa daacad gabadhu ninka way amintay wax ka qeyr badan ayaa alle uga baryay xaqada haloo celiyo walashay qaaliye alle ha ku dhawro
Magaca sheekha oo saddexan waaba aqaan. adeer iska sheegasho ayey u badan tahay ama waa isku qabiil un. wax xiriir ah ma ka haysaa meesha ay ku dambeeyeen Waa qoys fiican dadkaas.
Gabadhan hays dajiso .illahay mid kaaga khayr badan ha ku siiyo nin aad .arag in aad jeclaato qalad bay ahayd imikana waxaaga qarso yaan sheeko lagaa dhigan isagana illahay ku reeb
Gabadha hadalka iyo UA-cam-ka inta aad ka dayso, doctor u gee haddaad caawinayso, waa la caawin, doonaa. UK waxa jira qolo la yidhaahdo Samaritan, USA ma garanayo, please try in doctor ama institutions-ka noocaas ah ugee. Caafimaad keeda ayaa ka horreeya wax kasta.
Qofka inanta saa u galey waa qof aan garaneyn qiimaha iyo sharafta ay leeyihiin hablaha soomaaliyeed, sidoo kale aan waxba ka garneyn qiimaha uu jacaylku leeyahay.

Ilaahay xaqeeda ha uga soo celiyo gabadhaa miskiinada ah
Allow gabadha qalbiga u qabooji dabcasarna ajarkaga Alle agtisa ayad ka heli insha Allah
يا اختي قل اللهم إني أعوذ بك من الهم والحزن وأعوذ بك من العجز والكسل وأعوذ بك من الجبن والبخل وأعوذ بك من قهر الرجال وغلبة الدين وكرري هذا الذكر والله هو عونك
Walahi nin la mood ayaa heley, haddiiba howshaan dhab tahay! Inshaa Allaha bedel kheyr qaba ayaan u rajaynayaa walaashey.
Walaashey soon ilaahay bari salatulayl tuko qalbiga Allaha kuqabojiyo
Gabadha qalbiga allaah u qaboojiyo
Wallee Waa Gabar Xalaal ah , Subhanalah
It’s sad may Allah gave her shifaa and may Allah help her to bring this guy to justice .
Hyh
MAAMO GABADHAYDIIYEEY XAQSOORE WAA ALLAAH. ALLAAH AYAA KUU JOOGA NIYADA HAYEKA XUMAYEN ALLAAH ISKU HALEE.
Gabadhan masgaxiyan wax baa si ah Allah ha gar gaaro🤲🏽
@haji dabcasar..thanks for helping our sister...she is definitely in problem..but it's always good to get the two sides of the story ..with due respect please consider contacting the guy n getting his side of the story..JazakaAllah
Miskiin waaaye gabadhaan in sidaaa la yeelo may ahayn sideedaba hablaha somaliyed xumaan ma geeyaan cafimaaad sariica insha allaah😢
Haaji Dabcasarow Kheyr Alle hakusiiyee gabadhaas maskiinta ah kanin duliga ah uu dhacay gacantaada yeeysan kabixin. Reer garaad waa in aay wiilkooda tuuga ah lacagta gabadhaas maskiinta laga keeno. Hadii reer garaadow lacagtaas aad bixin weeydaan Mareexaan baa laga rabaa,balse waxaan kurajo weey nahay in reerkaas aay lacagta aay bixin doonaan.
Xaq soore waa Allah. Gabadhan lacagteedii haloo soo uruuriyo.
Gabadha guurso sheikhow
❤❤gabdhaha daarood ismacilow lacagtan gura gabadhan wiilbaa khiyaamee gartooda gala ilaahay haydin guuleeyee deyntan guda ilaahaay hadin guuleeyee hawshan gala ♥️ guuleystayaal gabdhaha D5 waan idinsugaayaa🎉🎉🎉🎉
Raga wa inay bixiyaan madama rag u dhacay gabdhan
Allaha caafiyo gabadha
Waxaan diyaar uhayay inaan guursado gabadhaa
Hayla soo xiriirto hadday fariintayda aragto
Guurkii horey ka qàlbi jabtaye lacagey rabtaa
Ayaa idin aminaya 😢
@@bintusheikh3008
Hadhihin Sidaa 5ta Farood Masina.
Oh sister, may Allah soothen your heart with iman and decease your climate you should pass this storm ask Allha to get you through this difficult
Allahumma awlaada noo xifdi aamiin. Lakiin maxaa ka sax ah arrintaan
Allah qalbiga hakuu dajiyo kaasi ibnu xalal musan aheyn jaceylka allah iyo rasuulka scw ayaa ka badan xaqaga allah kaga soo qaado sheikha ajar iyo xasanad allah kaasiiyo
Sh haji dabcaasar gabada anaa jecel iiguso haririi sh.
Iska ilow walaal tasbiixda badso insha alaah
Maamo LACAGTAADA HADII AAD CALAF KU LEEDAHAY WAAD HELAYSAA INSHAA ALLAAH. MAAMO SHAQADA JOOJI OO AFRIKA AAD INSHAA ALLAAH BADALKIISAA ILLAAHAY KU SIINAYAA AWLAAD QURUX BADAN AYAAD HELI DOONTAA . [[[[[[[[[ LAAXAWLA WALAA QUWATI ILLAA BILAAHI CALIYIL CADIIM ]]]]]]]]]] KU CELCELI ALLAAH AYAA KUU HIILINDOONEE.
Binadamka illaaheey dad masaakiin baa ku jira war ishooda iska ilaaliya gabadhan wa maskiin badal kheyr badan Alle hasiiyo
Subxannallah
Aderow sheikh abdirahman bal gabadha ha labaaro
Dabcaseer Waa Oday Somaliyeed , Waa Nin Kaharay Raggii hore.
ALLAAH SUBXAANA WATACAALA XOOLAHAAGA HA KUU SOO CESHO XAAJI REER GARAAD WAA BI'INI AADANE BIXIYA LACAGTA NIMANKA WAA TUUGO INTOODA BADAN KULI MA DHIHIN .😊😊😊😊😊😊😊 LOOMA OOYAANKU MUXUU YAHAY SEECAMAL DABCASAR 😊😊😊😊😊.
Ilaahow haku xafido dabcasar.
Gabadhaa inan guursado ayan diiyar uu hey iin nolol fican siiyo diinta baaro anigu ma joge qurbe somaliliand ayan joga 38 jir 1 xaas le 4 carura mnshalh wa shaqeysta ganacsade ahey gabadha inan HAGEYSA ayan daajiina qurba inan kaso wado ayan raba ha leylala so xiidhidhsiiyo
Somali ugu imaw - adoo dhib ku heysato guur laguso bandhigayo 😂
@@dekaahmed3065dhibkaas gabdhahaa keeno iyagaa farxadooda iyo murugtooda nin kuxero
Gabadha maxaa ka si ah nin meelkale u tahriibaya in uu kuu soo socon waaba u jeedaa bisinka ilahey hakuu gargaaro
MAASHA ALLAH XAAJI DABCASAROW
❤😊Walashey iska sabar aduunyo waaye lkn.Waxan isdhahayey hadiiba guur iga galo darood isciil waxan isdhahayey marexan ugu gabsan lkn dad mada fiicno nin xun iyo nin fiicanba wan kujiran. allaha ninkaas ala sohanuniyo.
Bismiialh. Alaha cafiiyo Ina abtigeey cabdicaziiz. Ilmayar Buba ayee maxa walay. Dabcasar adna adeer gabadha hakawalin
Mareexaanka dibada jooga muuqaalka gabadhan waa wada daawadeen ee dad haday yihiin gabadhaas ninka haka xaal mariyaan xoolaheeda iyo wax loo raaciyqyba ha siiyaan haday dadnimo reerkaas leeyihiin
Ilahaay.haku.siyo.xaqaaqi
A/c qalbiguu ka dhaawacay alle ha xitiyo waa daacad gabadhu ninka way amintay wax ka qeyr badan ayaa alle uga baryay xaqada haloo celiyo walashay qaaliye alle ha ku dhawro
Gabadhaan soomaaliyeed ah pleas, hala caawiyo im not mareexaan laakiin pleas igu qor qaaraanka waan Bixinayaa lacagta aad iyo aad baan uga xumahay 😢 Sheikh aadan daris baan ahay 2 qabdhood uu dhalay baan dugsi quraan aan wadi aadi jirney Shamso iyo shucaac mataaney ah
Ayeen isku skoolna waan😅 ahayn angoo aad uyar.
Magaca sheekha oo saddexan waaba aqaan. adeer iska sheegasho ayey u badan tahay ama waa isku qabiil un. wax xiriir ah ma ka haysaa meesha ay ku dambeeyeen Waa qoys fiican dadkaas.
Hajii dabcasar waa ku salamaya
Abaayo lacag waalahe nin waalahe naftaad hilmaaid Mar daɓe maxad xolaha kufalasa hadad dhimato
Acuudu bjlaah 😢😢😢😢😢
PLZ QURAAN SAAR GABADHA , SHAYAADIIN AYAA HOGAAMINAAYO
Asc abaayo ninkaan xaq Allah tus dulmiga ma fiican laakiin sabar waa imtixaan asagan waa laga jaray inshallah adiga naftada ha dulayna
Wan aqanaa wilka waaa sax qisadaan
Gabadha lacagteeda ha loo uruuriyo.
Asc walaal Sadia, xaqaga so rido, meshaa ka kac. Dacwe ninka, dhayaal wax ku bixin mayoo. Ama ha bixiyo ama xarig iyo tarxil ha qato.
Abaayo wax kastoo dhaco haku noqon xitaa haduu ku dhaho waan ku jeclahay hakayeelin illaahna qalbiga hakaaga dhaqo waayo waxaa dhici karto in dhib badan oo taa kaxun rabi kaa ceshay sidaas bayna ubadan tahay
Subxaanalaah
Subxaanallah
Soomaalida waxa aan aad ula yaabo waa dadka caanka ah qof walba oo yiraahda, "adeer ayuu ii yahay." Waxay dhici kartaa in 10 magac oo abtirsiin ah isku yimaadaan, balse aynan isku jifo ahayn. Waa sida aan ku dhahno Farmaajo, "Siyaad Barre ayaa adeerkiis ah. Ninkaan iyo Sheekha shaqo isku ma leh, isku jifona ma aha.
Gabadhan hays dajiso .illahay mid kaaga khayr badan ha ku siiyo nin aad .arag in aad jeclaato qalad bay ahayd imikana waxaaga qarso yaan sheeko lagaa dhigan isagana illahay ku reeb
Asc all asxbta...
waa nasiib gabadhan oo kale hadii helay lahaa allah ha iisaqro gabadhan oo kale
Mid aad dhacdo maa rabtaa adigane 😂
@@Caimilo_1441😂
Duleyste miiran ayaa tihiin Farah looser yaad dhici laheyd orodoo shaqeyso
@Caimilo_1441 Miyaa...
Kaa faaidi maayo khiyamada ku khiyaamay ilaahey ayaa kaga aargooynaya
Badha quraan halagu akhriyo lacagta waa laqalinshubateeyay
Naag lonely ah buu helay. Sawir qurux badan buu u soo diray
Gabadha hadalka iyo UA-cam-ka inta aad ka dayso, doctor u gee haddaad caawinayso, waa la caawin, doonaa. UK waxa jira qolo la yidhaahdo Samaritan, USA ma garanayo, please try in doctor ama institutions-ka noocaas ah ugee. Caafimaad keeda ayaa ka horreeya wax kasta.
Walaasheey dhib ma leh
Ragoo dhan waa nuucaas
Waad baratay qaaimiinta
Wiilkaaga ayaa kuu baahan ee korso
Gabadhu buufis bay qaaday, ilaahay haw sahlo
Quraan halasaaro gabadha murugta sheydaan ba kafaaidaysanayo oo walwal kufuraayo
Wlhi waa gabadh daacad ah balse nacas baa helay
Marexaanoow gabadhan xaqeeda siiya hadii kale waad halaagmaysaan
Kk qof ba lacag ka qaatay Mr wax kama qaadan
50 haloga dhiigo😢
Qofka inanta saa u galey waa qof aan garaneyn qiimaha iyo sharafta ay leeyihiin hablaha soomaaliyeed, sidoo kale aan waxba ka garneyn qiimaha uu jacaylku leeyahay.
Naag iyo nin is shukaansaday maxaa mareexaan kagalay, nin tuug ah ayaa lacag kaxaday , inshaallah waa inaan u aruurinaa ayaa waajib ah.
Faarax lugo baasto dhac miyuu ku darsaday war gabadha xoola heeda u soo celi maskiinta yar
Sawirkii bay jeclaatay, mushkiladda naagaha, sawir bay jeclaanayaan
Waxaa jira niman iyo naago dadka dibada sixir u akhriya wiliba sawirka qofka sixir ugu sameeya qofku shilinkiisa ma koontorooli karo marka waa qalinshubato
😢😢😢😢😢
😂😂😂😂😂 walahi waa qoslay mareexan tuug naagahoda iyo ragoda waa sixiroole dabacaseyr 😂
Ninkaasoow aduunka hadad ku arkin iqaabta aaqiray kuu taal hadadeey gabadhaan waxeey sheekeeyso run tahay waad heli
Gabadhan 34000 ninka siisay iyadaaba ka dayacan lacagteeda mise way jirran tahay mise way murugaysan tahay
I know Reer cukash very well, sorry sis
Waa dhac iyo boob kanguur maahan eewaatuug wayn allah ha kusooqabto .
Nin jacelkiis ayaa madax-maray!!!
Shiikha dembigiisa allaah dhaafo laakiin looma ooyaan maxaa laga wadaad
Hallow
Ta labaad depression baa kugu dhacay ee dhakhtar aad oo cawimaad radso.
Walhi inan gumed baa gabdha helay gabdhani umay qalmin dayuska Alle qalbiga hakaaga rebo wall.waxasaa raga ceeb usoo jiiday nacsakaa.
Lacag ay bixisay ayado qooqan ay raadine kasabar lacagtas
War marexanoow waxan waa ceeb inanta
Gabadha miyuu sixray waxaan maxay tahay
Soosheeg Magaciisa Meeshuuu Joogo ayaa lagudacweynkaraa!
Ma Reer Baardheeraa?
Abyo ilahay qalbiga hakagarebo lacagtadina ilahay baa kasinaya malin aad uga baahii baadantahy baad helaysaa
Miskiintas haladacweeyo haka harin
Kaas meel ma gaarayo....Isheeda was ka soo bixi
Shiikha dembigiisa allaah dhaafo laakiin looma ooyaan maxaa laga Wadaad
Qof cid haysan u hadasha ama u hiilisa lagawadaa
Qaybti 2aad waresiga medey ma aragno dabkow
Naa cun oo cab naagaha 10 caruurta Lagu furaa wayna guursadan hadaya rabaan inkale oo qurbaad joogtaa iskä ilow ninkaas
Ahlu bedka qubadeeda meyesa ka baqeen
Waxa kugu dhacay waka xumaday lkn waxaa ficneyd inad Allah kudacweso inad saqdhaxi habin nimo sokacdo Allah lashekeso oo kudacwey waxba kuma sokordhin inad media sodhegto nolashada police sidey kudhaheen samey xir oo hala celiyo ama Allah kudhacwey walhi waligee manasanayo aqirana dacwade Allah ayaa hortala tasbiixda badso
wuu sixiray sixiroole ayuu ahaa
Bil dhsn cid aan afka wax saarin ma noolaado walalkay. Teeda kale xaqa tolku ma qabo gardarrada jooji walaal
Gabadha wiilka ku celi hal dalqa uhysaa shikh gabadha ninkaa udawa hadi
Nin block iyo furitaan iskugu daray awelba jacaayl muuhaynin ee dan buu kugu watay
Nin aan aad arag wax tarkiisa sidee u jeclaatey cajiib wa doqonimo iyo diin laaan
Walal sidaas ha dhihin qofka isagoo la aqoon waala jeclaan karaa
Dabacasar wa nin waalan, wuxu ku yiri" ninna ma haysid ,lacag ma haysid. Isagaaba sii waalaya
😂😂! Dabcasar🎉waa DAACAD🎉
😂😂😂Aderkey wa dacad Wuxu uurku kuhaya adka Ka xafayada maskiin
Haji dabcasar gabadha bahdilaadda kadaa looma ooyaan maxaa waaye
Wuu sixray miyaa
Dabacasar waad mahadsantahay dadka dhibaateysan ayaad garab istaagtaa taas ayaa arin muhiim ah
Nin kale uunbay siin lacagta la siiyo,waydii imisa nin bay ku guursatay, Portland Maine,
Miyaa taqaana?
@ si fiican ban u aqaan rer ukash na waa reer fara badan oo Portland aad u soo degay sanadihii 2008 ilaa 2012.
@@basrahassan5116abaayo gabdhan waxba kasi ah quraan halasaaro
Marka Quran hala saaro gabadhas waa ruux xanuunsanayaa oo advantage ka qaateen