sayidka waxaa bud-dhiigay dadka aflagadaynasiid, oo sanag -nugaal,dollo illa ilmay latagay. oo ha dadki uu naftisa kuu aminay. marki dad badan aay isku dhiiban ingriisa. so bar
kun kun kumanaan cuw cuw caw caw cas cas ciy ciy gabaygaas mid la xifdin karo ma ahan, wa iga wayn yahay. sayid ka waa farda baxay, geel lee miyaa saas looga xanaaqay? ilaahay hakuu naxariisto adeerow, aniga waxaa iigu imaane, kun green kun red kun yellow kun blue kun pink,
Maya Sayidka Allah ha u naxariisto majeerteen midgo kuma sheegin xitaa haduu ku sheegayna waa walalakood. Hadii aabaha doqon ku dhaho ama walalkaa micneheedu maaha inaa doqon tahay.
Way Dhibeen Way Ka oohiyeen Dhawr Jeer odaga kolkay Rag badan Oo maqaawiirtii daraawiisheed ah Wanjaleen waatuu lahaa "Cawskii nugaaleed ka badan Caalimkuu Dilaye"
Sayidku ragga ay is qabtaan af iyo adinba dagaal buu ku qaadi jirey xitaa Gabayo badan oo uu Ogaadeenka uu ka dhashay ku caayayo ayaa jira wax walba ku sheegayo.Marka waa iska caadi taasi.Majeerteen Isaaq Ogaadeen sadexdaa reer buu aad u maagi jirey.Iyo Cali Dhuux oo ahaa nin Dhulbahantaa oo ay isna aad isu hayeen.Halkaa waxaad ka garan dadkii soomaali wax ka ahaa oo ay siyaasad ahaan is diidanaayeen
Cloure-dan uu tiranayo Sayidka wa Cloures ay Luuqadaha kale na dheeryihiin oon Soomaaliga lagu sheegi karin,tusaale inagu waxa kali ah ee naqaano wa madow,Casaan,jaale,gaduud Lakin waxa jira Kalaro kaloo tira badan oo aan soomaaligana lagu aqoon sida Maroon, silver,grey,blue iyo qaar kaloo badan lakiin ina Cabdile xasan unba yaqaana
@@SPharaoh wxay ila tahay sayidka iyo majerteni inay gacan kululi kala gaartay oo usan u mamuli jirin sdii isaaqa gelasna gelu ma usan so ceshan sayidku wana been tarikhda somalido dhan bay ku xusan thay
xj dinho Xaggee beey gacani ku kala gaartay? Maxaa la dhihi jiray dagaaladaa? Majeerteen dagaal galay Taariikhda Soomaaliyeed xaggee ku haysaa? Aawaye gabayadii caddeynayey? Intaad adigu been taariikhda iyo sooyaalka been ka sheegtid hadana ha eedeynin. Waxaa yaalla gabayadii loo tiriyey Eenoowgii Cismaan Maxamuud oo Dareiishkii Warsangali dilay. Waxaa jira gabayadii laga tiriyey xariggii la xiray abwaankii tiriyey kanna siib kanna saar. Waxaa jira gabayadii loo tiriyey ina keenadiid. Waxaa wali jira gabayadii loo tiriyey sidii ay majeerteen u oggolaadeen taliyaaniga gabdhana u siiyeen waliba ina "boqor". Soo sheeg magaca dagaallada iyo gabayada waxa aad sheegaysid.
@@SPharaoh inader runti wxaa ayan darro adon granayn majerten inu waligis boqortoyo aha inaad saa u hadasho , somalida saddex jabhadood ba la dagaalamay gumays tihio labo majeerteen ba lahaa oo waa boqortooyadi boqor cisman iyo saldanadii hobyood reer keenadiid suldaamada ka ahaayeen jabhadi kalo gumaystaha ka hor timina wa darwiishtii , sayidkii gabayadii loga mariyay ba la hayaa oo waatii xittaa aanu intaan ka dhacny geeli miinaale sidii la okayd uu u calaacaly sayidka oo waatii geelas xaga darawish loga yiqiin miinaale xaga majerten ay ula baxen soo dadab , tarikhdu way qoran tahy ila tahy , mrkaa intas hadaad google ka xita ka raadiso ayado tafaf tiran bad arkaysa , mida kalee adgu yaad tahy hadaad isaaq tahy isku kay shay ismaba lihi isaaq ba ku xaqiriye .
Taariikhda saxda ah, geelaas sayidku wuu ka daba tagay wuuna soo ceshan waayay, daraawiish na geelaas caanihiisa iyo hilibkiisa bay ku noolayd, markii lasoo celin waayayna daraawish way kala yaacday. Waana marka uu leeyahay sayidku boqolka dhuudo boqol u waayay ituu gali waayay dhuudo.
Waa run 40 kun baa lagu qiyaasay waana been iyo faan waa lsoo celiyey wax yar oo kooban ayaa markii dambe gacanta daraawiish kusoo noqotay.Waxay saiydka ku kaliftay inuu Galbeed u guuro oo reer tolkii xoolo u doonto laakiin wuuu kusoo hungoobey.Wuxuuna marinayaa gabayga ogaadeen ku haaraamayo ee uu leeyahay-Ogaadeen habi laawow higlo weyn oon har la haynow
Kuwii ka horjeeday ee gaalo u shaqaynayey cid hadal haysa miyaad argtay iska daa soomaali ee halgankii afrika ugu dheeraa ayuu ahaa waxaa laga yaabaa inaad qabiil xagii wax ka eegaysid
Khaoshan Osman Sayidka miyaad la dagaalameysaa maantana qabyaalad darteed? Awooweyaashaa aa ku dhici waayey ee maxaad ka tareysaa. Isku xishood ciyaaloow, anagaa majeerteen ahoo qireyna xumaha Soomaali 150 sano aan Ku sameyneynaye.
@@barrygolden6873 cali dhuux sawkii u gabyey ee baabiiyey orod ader taariikhda soo baadh sida hablaha ha u sheekayne , allahu akbar eedaanku waa kaa af iyo beene , ashahaaday gaalkuba se waa ehlu naarkii , abtirsiimada waxay gashaa eyda reer xamar, arbaw jaamac iyo aadan iyo oogle kaa tage , abtiyadaa iyo ku nece ururkii reer khayre, ereyadaa yaa loo tiriyey ma cid aan isaga ahayn ?
@@modh1695 kkk war hadaa reer ku muuna dhaqan reerka diinta kula noqo anba geel noocaa soo kalaa noo joogoon reer ka mar kaan usheegana waxay yiraahdaan waa qaniimo
Sayid Maxamed Allaha u naxariisto Waxuu ahaaa Mar la arag anan soo mareyn tariiqda somalida Mar kale mucjiso ayuu ahaaa 🇸🇴❤️
😭😭😂😂
Y
Waa gabayga keliyaha abwaanadu kayaabeen inta midab ee uu iskugu keenay sayidku waans geelii MINANLE oo ahayd sumada geela kutaal loogu magac daray
79 kun oo faras oo aan isku midab ahayn buu shegay alle muxu alle u fududeeyey ale how naxariisto ❤❤
Faras aa , war fardo lagama hadlin ee geel baa laga hadlayaa
Ale ha'unaxariisto sayid maxamed
Waa gabayada sayidka midka aan ogu jeclhy iyo abwan dahir cudhadh oo ah abawan ku luuqeen wanagsan gabayada ad adag
رحم الله سيد عبد الله حسن❤❤❤❤❤❤
Geesi soomaaliyeed dheh Allaha naxaristo aamin ❤❤❤❤❤
Min Alle maaha magaca gabaygu ee waa miinanle wuxuuna
Sheegayaa summaddii geela oo ahayd labo miim
Asowe Ahmed waad maha santay khaldkaa aad naga saxday saasaan waligayba u haysatay
Asowe Ahmed abwaan
Abwaan dhoodaan
@@aljabartisaalixi8326 Miinn allay Cuntaye madaxa u balaadhi ma qaldanidi Geela magaciisa ayuu aha Miin allle
Lkn gabaygu wuxu aha miin leey
Majeerteen waligood gun bay ahayen
Gaal u hiiliye ah
Inan gumeed
sayidka waxaa bud-dhiigay dadka aflagadaynasiid, oo sanag -nugaal,dollo illa ilmay latagay. oo ha dadki uu naftisa kuu aminay. marki dad badan aay isku dhiiban ingriisa. so bar
Nacasow Daraawiish abaan duulahoodu sow majeereen maahayn mise taariikh beena ayaa laguu akhriyey.Abshir Dhoore sow nin Majeertena oo Cumar maxamuuda maahayn hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
Dhilo mj kuwas
Sayid Maxamed Wa boqorka gabyga somaliyeed haduna sayidku gabyi lahayn sugaanta somaliyeed naaqus ayay noqon lahayd gabayada sayidka wagabayada ugu macan ugu xigmada badan inkastu aha nin dawalada oo maamul haysta cadawgiisa isaga u kawabi jiaray u soogabya
Ilaahay ha unaxariisto mujaahidka iyo akhyaartii la socotayba.
allow unaxariiso sayidka
Wa taariikha gacan ku rimis ah boqortooyadii Majeerteen waligeed dhul lagama qabsan. Waxay ahayd dawlad power leh wixii gacanteeda galana dib loogama fara maroojin jirin.
KKKK
M. A
allah yarxamu gabaygii ee siyadka geel nimankii Mj ee dhaceen khasatan abdull mohmed Cali jibrahiil🐪
Alllha unaxariisto luuqad aqoonteed baa ku dhamaaty abwaandi ba kuwareery
Aabaha Sugaanta Soomaliyeed ayuu ahaa.....subxaan
Gabaygaan gabau wuu dhaafay
Miinaale waa gabayga kaliya ay abwaanadu ka yaabeen imisa kun iyo kuman ku jirta
Alle naxariistii janno ha siiye sayidii muxammad cabdulle xasan.
Mnsha alaah walee gabay aan kahelay
Wuxuu ahaa ninkii soomali oo dhan ugu raganimo iyo aftahanimo badnaa.
Ciise maxamuud
Ilhay haunaxaristo zayidka ❤❤
yaab sayid mohamed cabdule xasan allow kuu naxariso
60 midab oo wada xarafka c ka ka caya illhy maan waa siiyey alle ha u naxariisto
Aya midabo a wada aha ee gabayga qafiaydiisa ah c sas u fahan
Ilhaye saydka wa muujahid mu daxal nooga teegay
Alaha u naxariisto awoowe amiin yaarabi amiin
Aduunya badana war ninku balaaya badnaaya
ilaaaahyow ku naxariso inta kun u sheegay wa caajaib walahi
Ninkani wax mar lays tusay buu ahaa layaab wlhi wuxu ahaa hoyga afsoomaaliga, xikmada, curiska togan, iyo waxkastoo hanaan hal abuurnimo leh.
Sayidku mar la arag ayuu ahaa Somaliga QoF Siduu u gabyo u gabyi kara wuu yaraa Alla Ha unxariisto
Boqorka gabyaga sayid maxamed ilahay ha u naxariisto suugan dhaxal galu nagatagay
14 nin oo awoowgey labbaad dhalay ukacay oo wada darwiish ahaa 2 wax ka dhashay mid Kamid ah bn kasoo jeedaa 6 baa isku meel ku dhinatay dagaalkii cagaar wayne 4 fakadkii daraawiish ee buurta xaliimo dheer ku dhinteen dagaalkii ahaa allaha uwada unaxariisto. Aamin
Ina dhoolawaaa miyaa tahaya?
Hadey saatahay oo ragaa waaweyn ku abtirsato, maxa ku bixiyay gaalki lala dirirayay magacii, carlosow hada maxawaxaad naleedahay darwish baan ahaa
Cabdule iyo waxa igala tagay cabuqisa cabdul wa jifo cali jibrahil kamid ah
Geelii cali jibraahiil ku dhacay weeyeh
Oromow Cali Jibrahil Waa Majerten baro Xisaabta Munafaqow
❤allow janadiikugee❤❤❤❤
Majeerteen Gumeysiga kahor ayay Boqortooyo calanle ahaayeen
hadaba ciidankii Sayidka waa dhuloose haloo sheego Gaalo horteed inuu majeerteen Dowlad ahaa
20K oo ciidankii sayidka kamid ahaa oo Geela soo dhiciya layiri Boqortooyadii Majeerteen ayaa cuntay 😂😂😂
hhh raggi waagas 30k ku duulli jiray saw dhulbahante ma ahayn wah eey wah war saw reerku time koodi waa qaatay
@@heersare3662 30k oo Sayidku soo diray ilaa maanta maydkooda xataa meel laguma sheego lolz
@@wiilkaReerCigalle Faankii dhabayaco daba jilic weeye waxaasi.
Warsangeli ciiidanka kuma jirin ???
Cashuur ban kaa qaadi jiray hhhh ader majeer teen cadan uguma dhaco culus hashaydii 😎🏇👊from darawiishta
Geela cali jibrahiil ayaa ka soo dhacay
Kkkkkk war xisho
😅😅😅😅😅😅
Geelaas majeerteen oo dhan ma dhicin cali jibraahil kaliya baa dhacay
Ma 50kun oo geel ah baa cali jibrahil kaliya dhacay?
17 kun ayuu ahaa @@kingjohn9145
Sowku boqor kenadiid ba iga dhacay leh 😂
kun kun kumanaan cuw cuw caw caw cas cas ciy ciy gabaygaas mid la xifdin karo ma ahan, wa iga wayn yahay. sayid ka waa farda baxay, geel lee miyaa saas looga xanaaqay? ilaahay hakuu naxariisto adeerow, aniga waxaa iigu imaane, kun green kun red kun yellow kun blue kun pink,
Fouzi Akhyaar kkkkkkkkkkkk
fouzi Akhyaar kkkkkk iska xifdi kollay wll anigu hada ka hor ban iskudayey lkn labo eray waan isa saari waayay
Hhhhhhhhhhhhhhhhhh
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
majeerteen siyadka iney gubaan bey aheyd. saddex jeer aw majeerteen midgo kusheegay.
Maya Sayidka Allah ha u naxariisto majeerteen midgo kuma sheegin xitaa haduu ku sheegayna waa walalakood. Hadii aabaha doqon ku dhaho ama walalkaa micneheedu maaha inaa doqon tahay.
Way Dhibeen Way Ka oohiyeen Dhawr Jeer odaga kolkay Rag badan Oo maqaawiirtii daraawiisheed ah Wanjaleen waatuu lahaa "Cawskii nugaaleed ka badan Caalimkuu Dilaye"
Sayidku ragga ay is qabtaan af iyo adinba dagaal buu ku qaadi jirey xitaa Gabayo badan oo uu Ogaadeenka uu ka dhashay ku caayayo ayaa jira wax walba ku sheegayo.Marka waa iska caadi taasi.Majeerteen Isaaq Ogaadeen sadexdaa reer buu aad u maagi jirey.Iyo Cali Dhuux oo ahaa nin Dhulbahantaa oo ay isna aad isu hayeen.Halkaa waxaad ka garan dadkii soomaali wax ka ahaa oo ay siyaasad ahaan is diidanaayeen
hhhhhhhhhhhhhhhhh Dagaalka ayaa halkaa la gaaray ee waxay yihiinn wuu ogaa.Cay buu xoog ka dhigan jirey marka uu tabar waayo.Cali Dhuux oo kaligii ah wuxuu cay ku dhigi jirey sow ma arag
@@Qabooje oo sayidku muusan dhulbahante ahayn mase dhinaca hooyadu ugaadeen ka yahay ?
Gabayga wa kaydka luqada
Intaas o midab o ufardaha ku magacaabay sayidka inteena badan mana garteen hadusan gabaygan ahayn
Geeli cali jibrahiil halaga doono
Cloure-dan uu tiranayo Sayidka wa Cloures ay Luuqadaha kale na dheeryihiin oon Soomaaliga lagu sheegi karin,tusaale inagu waxa kali ah ee naqaano wa madow,Casaan,jaale,gaduud Lakin waxa jira Kalaro kaloo tira badan oo aan soomaaligana lagu aqoon sida Maroon, silver,grey,blue iyo qaar kaloo badan lakiin ina Cabdile xasan unba yaqaana
Kali ma aqoon. Hadduu kaligii taqaanay. Waayahee isaga mee dadkii luuqadda baray, gaar ahaan hooyadiis iyo dadkii ka agdhawaa?
Midabada oo dhan waa leenahay
hhhh geela cali jibrahil halaga dooono😂😂😂😂
GeeLa CaLi JibraahiL HaLaGa DooNo 😂😂
Kk
maan sha allh xikmad badanaa dadka maanta xikmad been ah ban iska raad raadina alla yaaa ragii hore naga dhiga aanu rag noqonee
Ilaahoow kuu naxariisto
Kun lee nogu dhameyay sayidka🤣🤣 lkn majeerteen sayidka shegay siyasad io qiyano kugu dhamenayaa🤣🤣🤣
Lol
geel miinalle ugu jclhy guunyadoo idile
Alle how naxariisto
Gulow unaxariso
maashaa alaah
Kun badanaa sayidka madaxaaba igu xanuunay
Sayidka Allaha unaxristo
Geela waxaa dhacay cali jibrahiil
Tarikhda ben yan laga shegin geeaas sayidu soma ceshan walina boqortoyadi bu ku maqan yahay
❤
Aakhiro nin aan GEEL LAHAY LAMA AMAAnayn
War wuxu miin alle maaha ee waa Miinanle waa summad kamid ah summadaha geela ''Miinan''
aabbaan u garanayaa sumada miinanka waaw doolo leheloow iyo waafdhuug aagaas ugu tag geel miinan iyo dildilo leh
maheshay
Geeli NuuX MuuSuha Ciise moxmuud io Cismaan moxmud dhacen 🔥🫡
ayaandaro balse waxaa ah sayidku suntuu ladirirey intaan lasoobaxnay sidii subag inaan ag dugsano dareenkayaguna uusan marnaba kicin f.g oo hadana kasiiliidate inaan dumarka uugu sheekayno dad anagaa ugu qiima badan
Ninkii dilay awoowayaashay kaas illaahay baa Soomaalida dhaafshay
Awoowayasha waa qolama ma isaaq baa 😂
🥰
keleb been badan majeer teenya waxay ahaayeen dad la siman ogaadeenya dhul iyo dadba dawlad dhisan bay ahaayeen oo nolol fiican ku nool
Fankii majeerteen sii daa
cabiira saabiriin
Haye noosheeg gabayadii ay tiriyeen?
Waxaanu taariikh Ku haynaa inuu Sayidka dhihi jiray. "Majeerteenka kale inaan ku gudo weeyga garanuuge". Dhaqan ahaan Soomaalidu ma cunto garanuugta waayo dhiig caado ayaa ku dhaca.
@@SPharaoh wxay ila tahay sayidka iyo majerteni inay gacan kululi kala gaartay oo usan u mamuli jirin sdii isaaqa gelasna gelu ma usan so ceshan sayidku wana been tarikhda somalido dhan bay ku xusan thay
xj dinho
Xaggee beey gacani ku kala gaartay? Maxaa la dhihi jiray dagaaladaa? Majeerteen dagaal galay Taariikhda Soomaaliyeed xaggee ku haysaa? Aawaye gabayadii caddeynayey? Intaad adigu been taariikhda iyo sooyaalka been ka sheegtid hadana ha eedeynin.
Waxaa yaalla gabayadii loo tiriyey Eenoowgii Cismaan Maxamuud oo Dareiishkii Warsangali dilay. Waxaa jira gabayadii laga tiriyey xariggii la xiray abwaankii tiriyey kanna siib kanna saar. Waxaa jira gabayadii loo tiriyey ina keenadiid. Waxaa wali jira gabayadii loo tiriyey sidii ay majeerteen u oggolaadeen taliyaaniga gabdhana u siiyeen waliba ina "boqor". Soo sheeg magaca dagaallada iyo gabayada waxa aad sheegaysid.
@@SPharaoh inader runti wxaa ayan darro adon granayn majerten inu waligis boqortoyo aha inaad saa u hadasho , somalida saddex jabhadood ba la dagaalamay gumays tihio labo majeerteen ba lahaa oo waa boqortooyadi boqor cisman iyo saldanadii hobyood reer keenadiid suldaamada ka ahaayeen jabhadi kalo gumaystaha ka hor timina wa darwiishtii , sayidkii gabayadii loga mariyay ba la hayaa oo waatii xittaa aanu intaan ka dhacny geeli miinaale sidii la okayd uu u calaacaly sayidka oo waatii geelas xaga darawish loga yiqiin miinaale xaga majerten ay ula baxen soo dadab , tarikhdu way qoran tahy ila tahy , mrkaa intas hadaad google ka xita ka raadiso ayado tafaf tiran bad arkaysa , mida kalee adgu yaad tahy hadaad isaaq tahy isku kay shay ismaba lihi isaaq ba ku xaqiriye .
Taariikhda saxda ah, geelaas sayidku wuu ka daba tagay wuuna soo ceshan waayay, daraawiish na geelaas caanihiisa iyo hilibkiisa bay ku noolayd, markii lasoo celin waayayna daraawish way kala yaacday.
Waana marka uu leeyahay sayidku boqolka dhuudo boqol u waayay ituu gali waayay dhuudo.
Mid cismaan maxamuud ayaa igu yiri jifooyin dhan oo mj ayaa waxaa kasoo haray 100qof waxaan dhameyn xiligii sayidka waxaana ugu horeeyo ugaar saleemaanka iyo xasuuqii ilig daldalo ee ciise maxamuudka
Waa run 40 kun baa lagu qiyaasay waana been iyo faan waa lsoo celiyey wax yar oo kooban ayaa markii dambe gacanta daraawiish kusoo noqotay.Waxay saiydka ku kaliftay inuu Galbeed u guuro oo reer tolkii xoolo u doonto laakiin wuuu kusoo hungoobey.Wuxuuna marinayaa gabayga ogaadeen ku haaraamayo ee uu leeyahay-Ogaadeen habi laawow higlo weyn oon har la haynow
Min kama fahmin waxaan kuman kumanta la hayo
Kkkk
Waar majeerteen sayidka nafta ayay u keeneen😂.
Somaalida hada joogta midabyada waxay adeegsadaan ingiriis anagoo intaas oo midab ah luuqadeena laga helayo waa murugo.
Fadlan midabyadaas oo in la qoraa oo dadka labaraa
Xabibti says
Kkkkkk😅😅😅😅😅
Maasha,alau
wa masha Allah
1boqol kun o geel ba Sayidka laga dacay 😂😂😂
Mohamud mohamed
17,000 waana soo ceshadeen. Raadi gabayga Gudban Gaalo Leged.
@@SPharaoh Geelu 40 kun meelahaas ayuu ahaa markii dambe ilaa 10 kun ayay soo cesheeen laakiin daraawiishtu marnaba jabkooda ma sheegi jirin
@@Qabooje
NATO iyo Warsaw miyaa sheegi jiray? Maanta Yaa sheega. Raadi gabayga Habar Humbulla ama Ma duqeynay reer bari iyo magacyo kale.
@@SPharaoh Geelii 50000 buu ahaa dhamaana dib looma arag sayidku xitaa ciidan 12000 oo ciidan ah buu u diray inay soo dhacshaan ilaa iyo haatana dib looma arag ragaas meel aay raad iyo ruuux dhigeen
@@justsaywow766 Faankii dhabayaco.
Intaasoo oo kun kun waa midab fardood kkk
Ilaa waxaan hada ku hadalnaa somali maaha
Sayid ku haduu hadaa noolaan lahaa tolow mana afgaran lahaa??
Ina abdilla xasan wadaad ma ahyn lkn wuxu ahaa tuug somalida xoolaheed dhaca dhulbahan tana askar bu ka dhigtay.
Omar Osman caydaadan wax uguma qaadi kartid waa nin sharaf iyo haybad Allah siiyeey say mashallah nolosha dadka u quudh asc
Ina osmaanow qof dhintay horta wax lagama sheegee ilaahay kabaq
Sax weye hadalka
Omar seyidku wuxuu ahaaba wataa taariilhdiisii duugoobi la dahay oo ilaa madxafyada aduunka yaal
Kuwii ka horjeeday ee gaalo u shaqaynayey cid hadal haysa miyaad argtay iska daa soomaali ee halgankii afrika ugu dheeraa ayuu ahaa waxaa laga yaabaa inaad qabiil xagii wax ka eegaysid
1000
mashlh
Waligeed ayeey Somaali geel iyo Gabdhaha kala dhici jireen yaa ku yiri noo sheeg hadaan rabno waan Google gareeneena Nacasyahoow Majeerteen neeceebka kugu jira udhimo I dam allah. 👎🏽🖕🏽 cayayaan ayaatahey 🐜🐛🦗🕷 adigoo kale dhagaha ayaan kafureesanaa🙉 sankana waan kaqabsanaa 🙊 adhoow yahoow baqtiga ah
Khaoshan Osman war sayidkii baa Gabayga leh
Lulu Lu masaasaa hadaba waa iga baxsanayaa waayo waa iga hoosey waa marxuum. Mahadsanid wllo 👋✌️😘
Lulu Lu okay sayidkii wuu iga hooseeya marka waxba dhihi mayo. Mahad sanid
Khaoshan Osman
Sayidka miyaad la dagaalameysaa maantana qabyaalad darteed? Awooweyaashaa aa ku dhici waayey ee maxaad ka tareysaa. Isku xishood ciyaaloow, anagaa majeerteen ahoo qireyna xumaha Soomaali 150 sano aan Ku sameyneynaye.
Khaoshan Osman gabar wax dhici jiray ma jirrine dhaqanka hana xumeen. Yahuuyeh
Anuugnimoooy!
jaahil nimo ayaad sheegatay markaad nabinimo u nisbaysay sayid maxamed nabiyadu ma gafaa ee ilahay ka baq
Uskag wallhi salaan carrabey ayuu ka baqay seyidku xitaa wuu laaluushay oo wuu abhiyey wuxuuna yidhi salaanow ha ii gabyin hhhhh taariikhda soo baadh
@@idirisyuuzufidirisyuuzuf8293 Muxuu qof iska baryaa sayidku asagaaba sidaan ahaaye mida kale yaa sayidka kudhacay oo ugabyi karay.?
@@barrygolden6873 cali dhuux sawkii u gabyey ee baabiiyey orod ader taariikhda soo baadh sida hablaha ha u sheekayne , allahu akbar eedaanku waa kaa af iyo beene , ashahaaday gaalkuba se waa ehlu naarkii , abtirsiimada waxay gashaa eyda reer xamar, arbaw jaamac iyo aadan iyo oogle kaa tage , abtiyadaa iyo ku nece ururkii reer khayre, ereyadaa yaa loo tiriyey ma cid aan isaga ahayn ?
سبحان الله war doqonyahoow Allaah S.W usoolaawo Nabi umadhowaankaro Sayyidka
12 kono cidana ayu uduraya inay sodhiciyan raqdoda xata lamahayo waa la,Iska ilaway
Geela meeqo ayuu ahaa
Yaase dhacay geela?
Majeerten iyo sayid maxamud cabdule xasan iyama taarikh wayne 😂
Mj ❤❤❤
Boqorkii afsoomaaliga
Wilka qurra ee.e Somali intay diiden hadana dib libintiisi kasiiyen
Daraawish cadhaysani markay ciiro ugu dushay
Cabsi kama baqaynine markii cunuga loo rebay
Iny drwishtu ahyd rag ninkoodu kumanka nin udhigmo murtidii sayidkaa kuu markhaatiya wlhy
Geesi guni rifayso ayuu ahaa sayid ku
Masha Allh maxaa ogaaden libaax karbashay
Waxaan ben wye siyaad bare sameeyay kacankii dhiigmaratada aha mj necebka herkaas garsiiyay ader waligeed mj dhul lagama qabsan
Ninkii taariikhda garanaya wuu garanayaa gabayga sayidka asgoo dhamaysa sayidkuna markas wuu maqna kamana daba tagin geelaas oo ayax iyo dhulka u ogobka baa loola kacay ninka been bu ku dary oo yro sayodku wu ceshay gabaygas .
Beentaa maaha bunbunin bu ku daraya sayid afkisu a yiri 100ka dhuud 100 u waayey wax guana kaa keenin halkas
.
Kkk
Geesi buu Ahaa munafaqiintii barigaas la dagaalamaysay ayaa maanta na qabsaday oo dadkii mid meel la galay
Allaha unaxaristo geesigaas sharaf buu dunida kaga tagay lkn waxa jira culimo Hadda jeeb ka lagu wato
Curaarow taariikhdu waa kaa khaldantahay
Odayna waad tahay
Waxaan kugula talinayaa inaad qardho tagtid si taariikhda laguugu saxo
Kkkkkkk sheeko xun kolay, cuqdad baa u dhimatee Allah kuu raxma
Dufoow ee Cuqdad maahee waa TAARIIKH iyo GABAY eeee
Hhhhhhhhhhh
awoowgay 9 halaad ba kaso gartay o ilaa manta firkood joogo
Mohammed Hassan miin alay qabtaaye madaxa jabi kuma bixin miya awowga
@@daahiryare463cara an looga daba iman karin buu so aaday mudug buna yimi sxb
@@modh1695 lol waar waa xaa raanee bahalka guryo iyo wax taa samaala haka dhisan ee canhuun dhan
@@abdiqaniibrahim5174 war hada meel geel lagu dhaqdo maba joogo europe baan diinta ka faafiyaa tabliq isagu is amray ban ahay
@@modh1695 kkk war hadaa reer ku muuna dhaqan reerka diinta kula noqo anba geel noocaa soo kalaa noo joogoon reer ka mar kaan usheegana waxay yiraahdaan waa qaniimo
Waxaasoo kumanyaala oo gamaan ah somaalaay hada halkey ku danbeeyeen
Halay mahadiyo maalkana aan dhaco , magacna aan yeesho
Bahagaridu ku kale maxay ukeen wasyee
Ya Calacala
Macquul maaha geelanagu inuu dhaxaanta bari ruugaga ku beelo agaah ka gardheh wakaase
Ninkan hadlaya tarikhda muxu beenta uga shegaya geelas sayidka maso ceshan wa asagi yidhi biqolki dhuda baqol u wayey
midabada uu sayidka tilmaamayo ma geeluu ula jeeda mise fardaha uu u adeegsan doono dagalka uu raba in uu geela ku soo ceshto?!
Fardaha uu u adeegsan doono dagaalka
Ayuu sii sheegay
@@maxamedmursal6693
Geelina maso celin
Raggi uu direy meel aY mareen ilaa maanta lama hayo 😂😂