Al jabarti saalixi
Al jabarti saalixi
  • 58
  • 1 600 142

Відео

Baroor diiq Dii Abwaan Cali Jaamac Haabiil iyo Maxamed Ibraahim ( Labuunbe)
Переглядів 28 тис.3 роки тому
Gabayadii Cali jaamac Haabiil
Abwaan Kii Waynaa Cabdilaahi Suldaan Timacade iyo Gabaygii DAGAALKII (ITOBOYA) 1964
Переглядів 39 тис.3 роки тому
Suugaan iyo taariikh
Taariikhdii Geesigii Kiti Fiqi Ee Habar Jeclo iyo GEELE GAROOME 1870
Переглядів 7 тис.3 роки тому
Taariikhdii Geesigii Kiti Fiqi Ee Habar Jeclo iyo GEELE GAROOME 1870
Jawaabtii Gabaygii Indha badane Abwaankii Waynaa Aw Siyaad 1941
Переглядів 13 тис.3 роки тому
Taariikhda iyo suugaanta
Taariikhda Iyo Gobonimada Beesha Sacad muuse Xaaji Cabdi waraabe Shirkii Xarshin 1995
Переглядів 32 тис.3 роки тому
Taariikhda
Silsilad Gabayo Abwaan Camanje, Cali Dhuux , maxmuud Cali beenalay
Переглядів 3,8 тис.3 роки тому
Silsilad Gabayo Abwaan Camanje, Cali Dhuux , maxmuud Cali beenalay
Abwaan Faarax Nuur Guubaabo iyo Geesinimo VS Abwaan Cali Oday Codkii Dhoodaan
Переглядів 11 тис.3 роки тому
Taariikhda iyo suugaanta
Abwaan Qawdhan Ducaale VS Xarbi ismaaciil Ogaadeen VS Isaaq
Переглядів 3,3 тис.3 роки тому
Abwaan Qawdhan Ducaale VS Xarbi ismaaciil Ogaadeen VS Isaaq
Abwaan ( Xuseen Xasan Rooble) Gabay naftii hafar
Переглядів 10 тис.3 роки тому
Abwaan ( Xuseen Xasan Rooble) Gabay naftii hafar
Gabaygii ( Dunida Baaweeya) Abwaan maxamuud cali Beenalay
Переглядів 8 тис.3 роки тому
Suugaan iyo taariikh
GABAYGII ABWAAN( Dhirbaaxo Jin ) Gaala waran layda majeerteen Vs Isaaq
Переглядів 3,7 тис.3 роки тому
GABAYGII ABWAAN( Dhirbaaxo Jin ) Gaala waran layda majeerteen Vs Isaaq
Geesi nimadii iyo Aftahan nimadii Abwaan kii waynaa ee ( Xuseen Xasan)
Переглядів 4,4 тис.3 роки тому
Suugaan iyo taariikh
ABWAAN BIDHIIDH CALI Iyo Sayid Maxamed gabayo ay isugu jawaabee waxaa duubay Qaryaan dhoodaan
Переглядів 5 тис.3 роки тому
Taariikhda iyo suugaanta
Gabaygii ( Hadaan dhimano geeridu kolbay nolosha dhaantaa) abwaan Bidhiidh wax duubay Abwaan dhoodan
Переглядів 7 тис.3 роки тому
Gabaygii ( Hadaan dhimano geeridu kolbay nolosha dhaantaa) abwaan Bidhiidh wax duubay Abwaan dhoodan
Tamash laynta sacad muuse iyo taaha habar Yoonis Jawaabtii Abwaan (Yawle) Vs Cabdi Gahayr
Переглядів 9 тис.3 роки тому
Tamash laynta sacad muuse iyo taaha habar Yoonis Jawaabtii Abwaan (Yawle) Vs Cabdi Gahayr
Abwaan (Yawle) Gabaygii ( Kalagooye)
Переглядів 24 тис.3 роки тому
Abwaan (Yawle) Gabaygii ( Kalagooye)
Abwaan (Yawle) gabaygii Amaanta habar Yoonis Jawaabtii Cabdi gahayr
Переглядів 18 тис.3 роки тому
Abwaan (Yawle) gabaygii Amaanta habar Yoonis Jawaabtii Cabdi gahayr
Gabayadii Abwaan (Yawale) Vs Samatar Baxnaan dhulbahante habr jeclo habar Yoonis.
Переглядів 9 тис.3 роки тому
Gabayadii Abwaan (Yawale) Vs Samatar Baxnaan dhulbahante habr jeclo habar Yoonis.
Suugaanta Geela Abwaan Maxamed Adan caws (YAWLE)
Переглядів 1,4 тис.3 роки тому
Suugaanta Geela Abwaan Maxamed Adan caws (YAWLE)
Abwaan( yawle) vs (Maxamed cumar dage) dagaalkii ogaadeen iyo habr yoonsi
Переглядів 4,4 тис.3 роки тому
Abwaan( yawle) vs (Maxamed cumar dage) dagaalkii ogaadeen iyo habr yoonsi
Suugaantii Abwaankii Waynaa (Yawle) Maxamed aadan caws Prat 1
Переглядів 2,7 тис.3 роки тому
Suugaantii Abwaankii Waynaa (Yawle) Maxamed aadan caws Prat 1
Gabaygii qiimaha lahaa ( xasanoow hubqaadaye ) sayid maxamed
Переглядів 32 тис.4 роки тому
Gabaygii qiimaha lahaa ( xasanoow hubqaadaye ) sayid maxamed
Geeraarkii salaan carabay ( waar toloow colka jooja )
Переглядів 41 тис.6 років тому
Geeraarkii salaan carabay ( waar toloow colka jooja )
Silsiladii gabayada ee ( sacad muuse ) 1930 abwaan qoob adhiile & cige jaamac
Переглядів 32 тис.6 років тому
Silsiladii gabayada ee ( sacad muuse ) 1930 abwaan qoob adhiile & cige jaamac
Gabay tilmaamaya isxasuuqa soomaalida 1875 abwaan maxamed bulxan
Переглядів 9 тис.6 років тому
Gabay tilmaamaya isxasuuqa soomaalida 1875 abwaan maxamed bulxan
Geelii daboolane geelii ugu badnaa isaaq laga dhaco 34 kun oo halaad
Переглядів 81 тис.6 років тому
Geelii daboolane geelii ugu badnaa isaaq laga dhaco 34 kun oo halaad
Jawaab tii Wasiirka war faafinta soomaalind guri bawaaqo oo eedaynta taariikhda sayid maxed
Переглядів 3,6 тис.6 років тому
Jawaab tii Wasiirka war faafinta soomaalind guri bawaaqo oo eedaynta taariikhda sayid maxed
Gabay gii ugu qiirada badnaa ee loo tiriyay soomaalind abwaan cabdi ismaaciil dheeg
Переглядів 15 тис.6 років тому
Gabay gii ugu qiirada badnaa ee loo tiriyay soomaalind abwaan cabdi ismaaciil dheeg

КОМЕНТАРІ

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 4 дні тому

    Allaa yarxama xaaji cabdi waraabe halyay qaran geesi dun xariira

  • @mayranebataax3697
    @mayranebataax3697 4 дні тому

    Geelii cali jibraahiil ku dhacay weeyeh

  • @XamseOscar
    @XamseOscar 10 днів тому

    Alle ha unaxariisto

  • @yayamuse4743
    @yayamuse4743 11 днів тому

    Waxaan ben wye siyaad bare sameeyay kacankii dhiigmaratada aha mj necebka herkaas garsiiyay ader waligeed mj dhul lagama qabsan

  • @khalidfiir9919
    @khalidfiir9919 13 днів тому

    1845 kii weeye

  • @JamaFaisal-o3k
    @JamaFaisal-o3k 18 днів тому

    Kun badanaa sayidka madaxaaba igu xanuunay

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 19 днів тому

    War gabayga salaan carrabey ayaa iska leh waana ma guuraan awowe ha is qaldin

  • @sayidbacalawi1483
    @sayidbacalawi1483 20 днів тому

    Alaha u naxariisto awoowe amiin yaarabi amiin

  • @khadarqadaafi4371
    @khadarqadaafi4371 27 днів тому

    Alahaa haw naxariisto cabdii iidan farax ❤❤❤ boqorKa abwanadaa❤❤

  • @Aptheziizo74
    @Aptheziizo74 Місяць тому

    2024

  • @Xayir_w_Cisman
    @Xayir_w_Cisman Місяць тому

    Somaalida hada joogta midabyada waxay adeegsadaan ingiriis anagoo intaas oo midab ah luuqadeena laga helayo waa murugo. Fadlan midabyadaas oo in la qoraa oo dadka labaraa

  • @siYadabdulahiAxmed
    @siYadabdulahiAxmed Місяць тому

    🥰

  • @guledwalqiye
    @guledwalqiye 2 місяці тому

  • @noorqaydirAbshir
    @noorqaydirAbshir 2 місяці тому

    Bahagaridu ku kale maxay ukeen wasyee

  • @abdisamedabshir8215
    @abdisamedabshir8215 2 місяці тому

    Geeli NuuX MuuSuha Ciise moxmuud io Cismaan moxmud dhacen 🔥🫡

  • @Haleeleelin
    @Haleeleelin 2 місяці тому

    War camanje waa qolama ina cali beenalay waa ogaadeen reer isaaq ina aadan goranyan waa dhulbahanta cali geri e

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 2 місяці тому

    Weligood ba dhulbahante habar yoonis waa xasuuqi jiray waayo gabaygan ayaaba faah faahinaya sida ay reer reer u laayeen

  • @axmedcabdiraxmaan8145
    @axmedcabdiraxmaan8145 3 місяці тому

    Hadaad dhimato marbay nolosha haantaaye Dhaqashiyo marbay kaa yihiin dharagu xaaraane Rag dhirbaxo ceebed guntaday dhaqayadeed maalye Dhashaaday gubtaa xaajadaad dhawrataa abid 1:45

  • @IsraMaxamed-i7t
    @IsraMaxamed-i7t 3 місяці тому

    Daraawiish waxey aheyd al-shabaab oo kale

  • @Inaopthisalam
    @Inaopthisalam 3 місяці тому

    Majeerten iyo sayid maxamud cabdule xasan iyama taarikh wayne 😂

  • @AbdixafidKizaa
    @AbdixafidKizaa 3 місяці тому

    maashaa alaah

  • @UgbaadKhalidOmar
    @UgbaadKhalidOmar 4 місяці тому

    Kkk

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 4 місяці тому

    Salaan carabey baa leh gabaygan waana la yaqaanaa

  • @CumarMuxyadiin
    @CumarMuxyadiin 4 місяці тому

    Boqorkii afsoomaaliga

  • @Awilsomali77
    @Awilsomali77 5 місяців тому

    Alle ha unaxariisto abwaan gaariye

  • @IsraMaxamed-i7t
    @IsraMaxamed-i7t 6 місяців тому

    Waar majeerteen sayidka nafta ayay u keeneen😂.

  • @user-lh2pg4xn9t
    @user-lh2pg4xn9t 6 місяців тому

    Alla maxaa tarikh beena oo aan jirin la samaysanyaa

  • @abdullaahimohamedfarahguur909
    @abdullaahimohamedfarahguur909 6 місяців тому

    79 kun oo faras oo aan isku midab ahayn buu shegay alle muxu alle u fududeeyey ale how naxariisto ❤❤

    • @mayranebataax3697
      @mayranebataax3697 4 дні тому

      Faras aa , war fardo lagama hadlin ee geel baa laga hadlayaa

  • @mohamedabdikadir7757
    @mohamedabdikadir7757 6 місяців тому

    7:15 isma Doorin Gaalkaan Diriyo Daarta Kii Galaye 😮

  • @IsraMaxamed-i7t
    @IsraMaxamed-i7t 6 місяців тому

    Viva isaaq waa nimankii ciiley daarood😁😁😁

  • @abdiraxmaan1911
    @abdiraxmaan1911 7 місяців тому

    Allow unaxariisoa waa abwaan qiimo iyo qaayo la haa❤❤❤🤲🤲🤲❤❤🤲🤲🤲🤲salaan Carrabey ❤❤❤❤

  • @RidwanCabdilahi-uk8nb
    @RidwanCabdilahi-uk8nb 7 місяців тому

    1kvvv88k8v8qq8kkqw38kvvvkvqkvpkvvvvvq

  • @Cabaasmuxumedn
    @Cabaasmuxumedn 7 місяців тому

    Cabdi ccise

  • @mukhtaarmohamed7201
    @mukhtaarmohamed7201 7 місяців тому

    Ale ha unaxariisto

  • @hilaawlekastay9719
    @hilaawlekastay9719 7 місяців тому

    Habar jeclo waa reer gob ah

  • @mustafemohamed248
    @mustafemohamed248 7 місяців тому

    Cali Jaamac Habiil 🙏 Isaaq Legend Waa ninkii kali aha ee kga cabadiyay sayidkii mrku iskaga celin kari waayay gabay uu cay miciinsaday 😂😂😂😂

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 5 місяців тому

      Ma nin riyo barbara iyo shiikh ku raaci jirey baad sayid Maxamed lasimaysaa Mise huluq dameer baaleh kaftanka ahaa ba ku dhibay

  • @ahmedfarah3709
    @ahmedfarah3709 7 місяців тому

    Geela waxaa dhacay cali jibrahiil

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 7 місяців тому

    رحم الله سيد عبد الله حسن❤❤❤❤❤❤

  • @mohatyga1508
    @mohatyga1508 8 місяців тому

    allah yarxamu gabaygii ee siyadka geel nimankii Mj ee dhaceen khasatan abdull mohmed Cali jibrahiil🐪

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 8 місяців тому

    Gulow unaxariso

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 8 місяців тому

    Gabayga wa kaydka luqada Intaas o midab o ufardaha ku magacaabay sayidka inteena badan mana garteen hadusan gabaygan ahayn

  • @hodanworkshop3730
    @hodanworkshop3730 8 місяців тому

    camel solders was when the UK ruled somaliland,

  • @XaliyeAxmed
    @XaliyeAxmed 8 місяців тому

    Tariikhda been ha laga dayo waa abrahiin iyo habaryoonis

  • @XaliyeAxmed
    @XaliyeAxmed 8 місяців тому

    Idoor waxaa gumeeyay makahiil gar ahaan abrahiin 💪

  • @nimomohamed9914
    @nimomohamed9914 9 місяців тому

    Yaasuf😢❤

  • @zakariyaapthirahmaan4470
    @zakariyaapthirahmaan4470 9 місяців тому

    Ina walad baas waxa ladhahaa maxamuud saleeban xirsi (ina walad baas ) iska saxa magac Yada abwaanada markaad soo tabineysaan ?!!

  • @zakariyaapthirahmaan4470
    @zakariyaapthirahmaan4470 9 місяців тому

    Abyen maxamed cawad weeye waa nin xasan daahira oo guuled geediya

    • @khalidfiir9919
      @khalidfiir9919 13 днів тому

      Ma maxamed bulxan 😮 war wa nuux ismail reer axmed sug bal waba adeerkay oo ila caruurtisa is naqanaye

  • @wearerddddd6862
    @wearerddddd6862 9 місяців тому

    Geesi soomaaliyeed dheh Allaha naxaristo aamin ❤❤❤❤❤

  • @barigatogdheer1076
    @barigatogdheer1076 9 місяців тому

    Gabayga been haka sheegin iyo taariikhda

  • @user-zk8eq4tg6b
    @user-zk8eq4tg6b 9 місяців тому

    Allah ha unaxariisto abwan tima cade waxa uu ahaa abwaan somalied oo ka bad qaba qaybyaaladda Somalida lagu ibtileeyay