Cabdi Holland iyo Hodan Cabdiraxmaan Khaatumo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Cabdi Holland iyo Hodan Cabdiraxmaan oo ka tumay xafladii sanadguuradii 3aad ee Khaatumo State of Somalia

КОМЕНТАРІ • 267

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 Рік тому +15

    Hees aad uqiimo badan maanta oo dhulkii orgofyadii iyo ciilantii laga saarey ban ku raaxaysanaya khaatumo state from majerteen cali jibrahil 🐎❤❤

    • @Cusman-ml1qd
      @Cusman-ml1qd Рік тому +3

      Alx ana manta wxa ku raxeysanaya lascnod oo xora oo madaxweyne khatumo ah dhex johore inti shahiiday alle haunaxariisto inti dhawacana alle hano cafiyo

    • @jamiilaabdilahi4487
      @jamiilaabdilahi4487 10 місяців тому

      Ku raaaxayso Ina ader mcn❤

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 5 місяців тому

      @@Cusman-ml1qd Alxamdulilaah ilahay aya mahadleh oo manta sool dadkii lahaa oo mideeysan aya gacan ku hayaa cawaale inaga badan 😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍

  • @asiaabdi488
    @asiaabdi488 Рік тому +9

    heestan waxan dhegeysan maalin weyn 26/8/2023 sabti ah shalay laga saaray Argagaxiso snm dulmiga wadey kana guuleysanay walba ano farxad ooyaya hamblyo dadkeyow kiwi qalbigoda isku jeediyo alle hanaga dhigo❤❤🐎🐎🐎🐎💪💪😭😭

  • @ayeeyosoomaaliyeed8592
    @ayeeyosoomaaliyeed8592 8 років тому +24

    khaatumo ii noolaada awdal state lafta iyo dhuuxaad tihiin idibkuna taageeradiina mid kabadan ayan idiin haynaa Viva awdal Viva ogaden labadiina dadkaan idinka xigsanaa qalbigiinaa saafi ah

  • @qawdhanjourney6378
    @qawdhanjourney6378 Рік тому +9

    waxan galabta ku raxaysanaya heesta aadka umacan iyo dhulkeeni oo xor ah dadkaygow khaatumo ha Nolato wlhy farxad ba ilmadu iga qubanaysa guul ilahay ha unaxariisto ragii dhigoda u huray gobanimadan

  • @nimcomahad4207
    @nimcomahad4207 Рік тому +6

    Aad ban ugu faraxsanhy inaan heestan dawanyo 16/7/2023 dal kaygo xor ah oo dad kaygiina is raacen oo meel qudha dantoda uga so jeesten
    Eebe ha u naxariisto kuwii sabab ta u ah farxadauda💔😭❤️

  • @hafsamire1170
    @hafsamire1170 7 років тому +16

    My reer Ayeeyo illahay hani daysto Mashaa Allaah😍

  • @calizareeye3570
    @calizareeye3570 9 років тому +6

    Khaatuma state Guul wacan baan idiin rajay nayaa waan hubaa in Guushu sow dhaw dahay

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 9 років тому +7

    hodan abdirahmaan dheere khaatumo state of somalia loves you qaali we love taleex band all waan salaamaynaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • @cherrylipsdaisy5118
    @cherrylipsdaisy5118 9 років тому +6

    Allow khaatumo iyo awdal state usiyaadi nabada iyo harumarka 😍 sanad guuro wacan meel walbo joogtan

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 7 місяців тому +2

    Maansha Allah hodan Cabdiraan Ssc Iyo Awal State Of Soomaaliya

  • @suleimanmohammed7862
    @suleimanmohammed7862 9 років тому +7

    thanks hodan abdirahman we did really love you !!

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 8 місяців тому +4

    My Dream came True Ha I Biqin Guy Never Died Laascaanood Free today

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 25 днів тому

      Alxamdulilaah cawaale inaga badan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE 9 років тому +34

    Waan Kaxumahay Fanaanadda in Sidaasi loola
    Dhaqmo '' Say Awdal State'' Waa ila Qaldantahay
    in Fanaanaddu Gobolka aay kasoo jeedo , lagu imtixaano,
    Marba haday Shacabweynaha Aay Salaan Guud ugudbisay
    in laga Gudbo ayay Muhimmmaddu ahayd , ama
    Horey loogu soo sheego, Waan kaa raalli Gelinayaa
    #Hodan #Huuno ..Akhiyaarta
    SoolSanaagCaynTV
    Waan Idiin Salamayaa.. Guuleysta
    Insha,Allah ...

    • @cherrylipsdaisy5118
      @cherrylipsdaisy5118 9 років тому +2

      Walaal inanta lama imtixaamin ee waa la xasuusiyay inay reer awal si gaar ahaaneyd u salaanto Maadama ay tahay gobolkay waalidkeeda ka soo jeedeyn

    • @cherrylipsdaisy5118
      @cherrylipsdaisy5118 9 років тому +2

      Somalida cudurkii qabyaalada ahaa ayaa ka tan badiyay taas ayaana usabab in fanaan walba oo dhulkiisa and dadkiisa uheesayo loo arko qabiiliste

    • @yusufhassan9935
      @yusufhassan9935 9 років тому

      Kid

    • @MohamedAhmed-ez8ij
      @MohamedAhmed-ez8ij 9 років тому

      +Music kk Hassan

    • @suleimanmohammed7862
      @suleimanmohammed7862 8 років тому

      rufyaanimada jooji

  • @princesssalmaprincesssalma7630
    @princesssalmaprincesssalma7630 9 років тому +5

    www mansha allah 💟💖 looma kala hadhin guul khatumo state of somalia

  • @alialimursal8935
    @alialimursal8935 9 років тому +8

    waaaaw cabdi Holland iyo hodan abdirahman big respect

  • @habsamohamed7152
    @habsamohamed7152 9 років тому +4

    masha alaaah hodan cabdirxmn waa inan somaliyed inti cuqdad haysaa ha udhintaan khaatumo gul iyo gobanimo

  • @barrebaare4822
    @barrebaare4822 8 років тому +6

    waw cabdi holnd wn taageeraa qoor dheere cod wuu hayaa iyo izteelba

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 6 місяців тому +1

    Maansha Allah Khaatumo State of Soomaaliya Awdal State of Soomaaliya

  • @zzz2Mahamoud
    @zzz2Mahamoud 6 років тому +3

    Viva Khaatumo State of Somalia ... Allah yacizakum fanaaniinta Abdi Holland iyo Hodan Abdirahman Dheere

  • @jamiilaabdilahi4487
    @jamiilaabdilahi4487 10 місяців тому +2

    Sanad caano ah 2023❤❤❤❤❤

  • @shadiabashir7666
    @shadiabashir7666 5 років тому +3

    Reer abtiyaashay idiin jeclhy 😘❤🇸🇴

  • @ayuubjaamac9735
    @ayuubjaamac9735 5 років тому +6

    DadkygiH ya ila dawanaya 2019 💪

  • @mariaelim4730
    @mariaelim4730 4 роки тому +4

    Walahi heestan aad ayan ujeclahay I am from awdal

  • @abdifatahomarahmed4375
    @abdifatahomarahmed4375 8 років тому +5

    viva khatumo viva viva viva shacabkayga

  • @nasrinabeby6067
    @nasrinabeby6067 8 років тому +23

    commentiga dadka waa mid dhahaya khaatumo wa putland wa dhulkuu putland ( oo sawti kacarartay kkkkk) iyo mid dhahaya khaatumo wa somaliland wa dhulku somaliland ( wa mid marti ah o ismoday inulyhy) walee dhulkagow isha cadowgu kaa dadan inshallah @khaatumo guul

    • @Allahwayn
      @Allahwayn 8 років тому +4

      Yeah girl viva khaatumo dhulkeena inaga leh🇸🇴🇸🇴

    • @AhmedAli-sx3ck
      @AhmedAli-sx3ck 4 роки тому

      Khaatumo girl geesiyad waa runtaa

    • @jamiilaabdilahi4487
      @jamiilaabdilahi4487 Рік тому +1

      Waxasi maanta wa dhamaaden Alx inadero waxan rajaynaya inaad caafimad qabtid inadero oo aad aragty❤❤❤

  • @Abdulahi-1
    @Abdulahi-1 Рік тому +1

    2023 guul khatuumo

  • @mms7038
    @mms7038 5 років тому +2

    woooooooow walhi hodan abdirahman daradeed ayaan udaawanaa wayo codkeeda iyo ciyaarteedan aad uga hela

  • @ayaanamoha
    @ayaanamoha 8 місяців тому

    11/1/2024 baan ku raxsnyaa heestan aadka u mcn faraxd iga wayn ma jirto wlaho❤😢bari waa sanad guurda khatumo insha io lascnood oo nabad ah❤❤❤

  • @ciroali793
    @ciroali793 9 років тому +4

    Fariid hodan cabdiraxmaan my blood u sheeg inaad ka soo jeedo awdal state wan kugu faanaa noolow waligaa

  • @municadiomondofficial4379
    @municadiomondofficial4379 4 роки тому +1

    My dhiiga dhuuxa dadkygii laigaberay dariiwzhta addunka💖🥀🥀🌷

  • @baasheali631
    @baasheali631 8 років тому +4

    wow khaatumo state dawish gull

  • @ZahraMaxamud-gh8uj
    @ZahraMaxamud-gh8uj 5 місяців тому

    Hodan cabdiraxmaan dheere naag jirta weeye.❤ marbaanu kuu abaal gudaynaa hodaneey

  • @ikranabdiqadir5710
    @ikranabdiqadir5710 8 років тому +11

    viivaa Khaatumo sted of Soomaalia 💋❤️♥️😘

  • @baasheali631
    @baasheali631 8 років тому +8

    woow wow khaatumo love 4 ever darawiiiiish guul for somalia iyo khaatumo

  • @alcovich4145
    @alcovich4145 Рік тому +2

    M.a wlashey hodan abdirahmaan inbadan bad na Garab tagneyd wxn ku gudno garan meyno wlhie🥲

  • @nasriinablue4804
    @nasriinablue4804 8 років тому +4

    khatumo nabadh curatee guul khatumo state of somali

  • @raxmaahmed4618
    @raxmaahmed4618 8 років тому +5

    khaaatumo sweet home

  • @sahramohamoud5960
    @sahramohamoud5960 9 років тому +1

    Mnshlhhh khaatumo ala yacizak our bezt fanan hollandiz and hodan itz bulshaawiyad I lke u hodan abdirahmn

  • @saxarlaxaaji9240
    @saxarlaxaaji9240 8 років тому +6

    qofaan waba barAn unbaa qaatumo wax ka sheega iyo xaruuntii taleex lama haqiri karo.

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 6 місяців тому +1

    My Dream Coming Treu Laascaanood Free Awdal State of Soomaaliya

  • @MohamedAhmed-ki6js
    @MohamedAhmed-ki6js 9 років тому +1

    Viva fananinta somalia we love you Mel kasta ad calanka ka jogtan

  • @yousoufsadik6926
    @yousoufsadik6926 8 років тому +9

    vivi awdal States

  • @shacabkakhaatumo5059
    @shacabkakhaatumo5059 7 років тому +4

    GUUL KHAATUMO STATE OF SOMALIA Darvish State bay ka so jeedan

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 8 місяців тому +1

    Maansha Allah Laascaanood Free Maamulka Hargeysa Khaatumo State Of Soomaaliya

  • @AhmedAli-cb4uo
    @AhmedAli-cb4uo 9 років тому +4

    khaatumo love 4 ever darawiiiiish

  • @kla3781
    @kla3781 5 років тому +1

    Khaatuumo haanoolaato ilmo adeeryaal from bosaso deeqa ❤️

  • @khadraahmed5043
    @khadraahmed5043 9 років тому +2

    Well done guys thank u very much I love u hambalayo

  • @baasheali8419
    @baasheali8419 8 років тому +2

    mashllah khaatumo state allahwo dowr Darwiishta

  • @sharmakeali5248
    @sharmakeali5248 6 місяців тому

    ❤❤❤❤❤ khaatumo way dhaqaaqday xinjir baana loo qubay 25.8.2023 wixii dhacay aduunyadu waa la yaabtay
    23.2.2024

  • @muztafnadiph1647
    @muztafnadiph1647 7 років тому +3

    Maashaa allaah khaatumo. Cadowgaa ma ciiil boxo

  • @dualleibrahimaidid3740
    @dualleibrahimaidid3740 9 років тому +4

    yaa salaam ala yacisak warkaas baan u bogaa guul khaatumo hambalyo

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 7 місяців тому +1

    Khaatumo State Of Soomaaliya Guulwacan Awdal State Of Soomaaliya Guulwacan

  • @shukrimohammed2742
    @shukrimohammed2742 7 років тому +1

    khaatumo koor ahaada 😚😚😚😚😚😚

  • @khaatumawiboys9262
    @khaatumawiboys9262 8 років тому +8

    khatumo guuuuul viva khatumo

    • @khaatumawiboys9262
      @khaatumawiboys9262 8 років тому +3

      +Wadani ibrahim ciyaal dervish ban nahay cuqdad ma,qabno ciyaaal dervish ban nahay qabiil ma,naqan ciyaal dervish banahay calankan ku faaaaaaaaana ciyaaal Dervish banahay

    • @Allahwayn
      @Allahwayn 8 років тому +1

      +Wiz Dream Woow usheeg ciyaal darwiish ina nahay san ku neefle ugu sarayno

    • @umaabintuumaya4526
      @umaabintuumaya4526 7 років тому

      Khaatumawi Boys

    • @aynigaraad1358
      @aynigaraad1358 3 роки тому

      @Wadani hooyada iyo abtirsigaba was phutland iyo idoorkaba anaga wasna kuwa aan xasuuqney ba hadlaya dhilo siilka walsha marka leysku furey ba hadli miyaa xoolaha tahey wase ciicda meesha kala.tag morgankii ku wasi jirey ba u xiisteen

  • @fardus5305
    @fardus5305 8 років тому +4

    waaw sad bay u shidan yihiin soo dhawaada khaatumo state of soomaaliya awdal state of soomaaliya guul guul kanaxoow nafta Waa soomaaaliweyn ha noolaato soomaalidiidku ha dhaco

  • @rodhoabdysalam4068
    @rodhoabdysalam4068 8 років тому +1

    wooooow kanaxoow nafta hada hakaa tagto #khaatumo guul iyo gowonimo cadoowga hajabo

  • @kabadshayaabahajcylkasicii7101
    @kabadshayaabahajcylkasicii7101 4 роки тому +1

    Waan idin jeclahay wlhi dhaman umada reer khatumo

  • @DafleStudeo
    @DafleStudeo 9 років тому +8

    waa ereyadii laxankii iyo musigii mustafe dafle
    intaasaad qoraalka ka ilowdey qoroow
    ku dar sumada heesta

    • @cherrylipsdaisy5118
      @cherrylipsdaisy5118 9 років тому +1

      Dhamaan reer khaatumo abaal weyn ayay kaaga hayaan miraha iyo laxanka qaaaliga ah 🙏

    • @cherrylipsdaisy5118
      @cherrylipsdaisy5118 9 років тому

      Sanad caano ahoo
      Cisi iyo kalgacal
      Lagu caawiyaa
      Caawa inoo dhashee
      Cisho weeye farax
      Khaatumo cishqi iyo
      Nabad curadayeey
      cirka roob shubay oo
      Ceyn iyo nugaal
      Sool iyo sanaag
      Cawskii taleex baxayee
      Laascaanod curud iyo
      Widhwidh calafkii soo baxayeey
      Buuhoodle ceegaag
      Laga wada ciyaar.

    • @ABDIASKARITUBE
      @ABDIASKARITUBE 9 років тому

      Alla Maxaad Run sheegatay, Summadda Heesta ,
      iyo Cidda Alliftay, Waa in Muuqaalka Dhexdiisa ama
      Cinwaankaba '' Video Description'' lagu Qoraa, Waxay
      Muhimmad utahay Cidda Kastoo daawaneysa Fankana Taageerta ,
      mustafe dafle dafle .. Abwaan Sare Inabaad Ayaan Kuslaamay,

    • @kowsarhoney4489
      @kowsarhoney4489 9 років тому

      Cherrylips Daisy lyrics ka wuu ka qaldan yahay but thanks for trying widhwidh canabkii kasobaxayoo* cisho weye faraax khatumo ciziyo nabaad curatayoo*...... Those are the correction.... Anyway thanks.

    • @AminaLuckyOfficial
      @AminaLuckyOfficial 9 років тому

      mustafe dafle dafle abwaan noolow ty heeso badan oo khatumo aad u sameysaa jirte nagu salaan marwada qaaliga ahna

  • @hodanabshir5757
    @hodanabshir5757 8 років тому +4

    khatumo ❤💋😍

  • @suldaanmahamed9379
    @suldaanmahamed9379 8 років тому +3

    Masha alaaah khaatumo hanoolaato

  • @Daljire118
    @Daljire118 Місяць тому

    Kama daalo heestan hamplyo inta reer SSC ee 2024 dib usoo booqatay heesta ❤️🥰

  • @barkhadgaani3813
    @barkhadgaani3813 9 років тому

    Khaatumo waa degaan iyo dad u tagan midnimada umada somaliyeed una soo halgamay xili ay macquul u ahayd in nafta iyo dhiigaba loo huro keenayna gobanimada dadka somaliyeed hadda ku nalonayaan hadan waxay u tagantahay in ay isu keento umada somaliyeed ee dhiiga diinta afka iyo dhaqnkaba wadaaga ee kala margaday waan waxayna waligeed kalin muhiim ah ku leedahay ka qayb qadashada nabada iyo xasilinta dalka viva khaatumo state of somalia

  • @asiyamaxamed5779
    @asiyamaxamed5779 8 місяців тому

    Sanad wanaagsan reer tolkeeyow 2024

  • @mohamedgacal7809
    @mohamedgacal7809 4 роки тому +1

    Hodan abdirahman ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @fatheah6986
    @fatheah6986 9 років тому +2

    Waaaaaaaaaaaw masha allaha khatuumo

  • @DulyarCSoome
    @DulyarCSoome 8 років тому +4

    Viva khatumooo

  • @engdalmar8855
    @engdalmar8855 9 років тому +7

    abwaanku wuu khaldamay waayo saaxdheerbuu ilaa way caasimadii khaaatumo

  • @hagarssc2676
    @hagarssc2676 9 років тому +2

    Masha allah

  • @cazuzyareahmed3224
    @cazuzyareahmed3224 7 років тому +2

    One Somali forever.

  • @asiaelmi7375
    @asiaelmi7375 Рік тому +1

    Khatumo 🐎❤

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Congratulations qatumo stete somalia guul darawish

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 8 років тому +12

    For aver khatumo ❤

    • @8yearsago649
      @8yearsago649 8 років тому +3

      Hoyada siilked dhilda ku dhashay wase. Idoor. Baa tahee. Ma adiga dhulbahante gaadhi kadhaaa. Waan ku wasi walhi. Cuqdud. Dhulbahante baaa ku dishay. Walhi. Idooor wax ka dhilo badan wa ligey maan arak. Hablaha idoor siilka baan ugu baqtiyaa sigaarka wlhi.

    • @8yearsago649
      @8yearsago649 8 років тому +1

      Bil kahor baan jogay laascanod. Adeer. Idoor. Ma heysto laaska. Dee shekada. Snm iyo idoor iska iloow. Laascanood waxa heysto waa dhulbahante. Idoor ama snm. Haddey xoog leedahay waxey qabasan laheed. 1991 markii snm so gashay burco. Sool iyo sanaag iyo ceyn. Idooor Waxuu so galay waa 2007. Waa. Lawada og yahay adeer. Iska iloow sheekada mirfishka idooor marku barjeyo buu ku riyoooda. Dowlad hablahoodi. Haddad tidhaado ictiraaf baan ku diin ee siilkaga isii weey ku siineysaa. Sool iyo sanaag iyo ceyn. Waa dhul khaatumo cida heystana waa isla dhulbahante. Idooor waxba kama ahan meesha. Aniga laascanood u dhaashay. Oo jamac siyaad ah. Laascanood. Waa. Magaladeyda. Cidna iiga. Sheekeyn meeyso. Bal adigu. Kalay. Walhi wadada. Baaa. Lagugu wasi. Bedeyow bedeygu dhalay. Iska dalet gareey ruwaayada raqiiska ee idooor. Caruurta school Ka ugu dhigo.

    • @8yearsago649
      @8yearsago649 8 років тому +2

      Idooor. Ciil u dhimo. 😂😂😂😂. Idooor walhi akteyda. Waxba kama ahan. Waxuu la siman yahay gabooyada. Bilaaa. Asal baad tihiiin. Anigu. Ingariiis baan. Feeraha dhulka u dhigay. Ma idooor xun baa inaga. Ila hadli kadho. Hhhhhhhh. Adeer. Happy nice dareem.

    • @khaatumawiboys9262
      @khaatumawiboys9262 8 років тому +2

      +Aboodi Cabdala guul khatumo

    • @Allahwayn
      @Allahwayn 8 років тому +1

      +Wiz Dream guul reer khaatumo fuck jealous haters😂😂🇸🇴🇸🇴

  • @hanigobada4401
    @hanigobada4401 9 років тому +3

    waaaawo khaatumo guuuuul iyo gobnimo

  • @ciisecabdi1626
    @ciisecabdi1626 5 років тому

    go ahead hodan cabdiraxman dheere

  • @ifrahmahamed3148
    @ifrahmahamed3148 Рік тому

    8/9/2023❤. Sanad caana baa noodhashay💙🐎🤍

  • @haniabdirahmanjibriilchann8157
    @haniabdirahmanjibriilchann8157 9 років тому +8

    nolow khatumo

    • @najmoali9145
      @najmoali9145 8 років тому

      +hargeisawi1994 ibrahim she means Sool, sanaag, cayn is khaatumo

  • @ascadfrah4635
    @ascadfrah4635 7 років тому +1

    masha allh nice

  • @hiboabdi1405
    @hiboabdi1405 9 років тому +1

    waaye viva khatuma state

  • @kabdi7146
    @kabdi7146 5 років тому +1

    Awadal state ku teh naag nool hodan abdirahaman

  • @nadifoahmed1323
    @nadifoahmed1323 9 років тому +3

    Umadan waxaa ladab dhigay inay cayataman ma hiine waxaa kale ma yaqanan khatuma ha noolto

  • @nuurdiinaxmed3470
    @nuurdiinaxmed3470 5 років тому +1

    🙏🏾🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴🌹🇸🇴☪️🇸🇴☪️🇸🇴☪️🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑 Viva #Darawiishta #Somaliyeed

  • @rozzydecoutinho4062
    @rozzydecoutinho4062 8 років тому +3

    khaatumo 4 lyf

  • @MohamedSulub-kt6xl
    @MohamedSulub-kt6xl 5 місяців тому

    form Laascaanood 2024 habayn ciida ❤

  • @zzz2Mahamoud
    @zzz2Mahamoud 6 років тому

    Viva Khaatumo State of Somalia/SoolSanaagCayn noolaada Daraawiishta

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Місяць тому

    Awdal state 🇬🇹🇸🇴 soon 🔜

  • @darwishboy5255
    @darwishboy5255 4 роки тому

    Waxan ahay darwiish khatumo stet ah rer khatumo yurub idinka soo Sala Maya waxan lee yahay guul khatumo libaxa yada Africa

  • @tanzaluula2604
    @tanzaluula2604 6 років тому +1

    Jir oo joga my blood owdal state dhulkan kasoo jedo

  • @queenhafsa7564
    @queenhafsa7564 Рік тому

    Viva khaatumo state of somalia 🐎💙

  • @nimcoguled2087
    @nimcoguled2087 3 місяці тому

    Khaatumo ❤❤❤

  • @ridubae8049
    @ridubae8049 8 років тому +1

    waaaw My rer abtigey

  • @frdossoso533
    @frdossoso533 6 років тому

    Somalia wan jeclay wlhi hanolato allaw siidi hore kuso ceeli wa daad ila dhiiga ila diina hodan habo noolow cabdii holand umac adna huuno

  • @munafaysal7563
    @munafaysal7563 6 років тому

    Maasha alaah viva khaatumo

  • @xaliimohani564
    @xaliimohani564 7 років тому +1

    viva khatumo

  • @Bashi869
    @Bashi869 9 років тому +2


    Aad bay u mahadsanyihiin dhamaan dadka iska xilsaaray qabanqaabada xafladan quruxda badan, iyo waliba fanaaniita. Khaatumo waa qayb kamida Puntland, waa dhulkii Puntland dadkuna waa dadkii Puntland.

    • @xaliimohani564
      @xaliimohani564 9 років тому

      puntland kulahaa hhhhh

    • @xaliimohani564
      @xaliimohani564 9 років тому

      khatumo state of somalia waaaye thea iz nthing lyk puntlan

  • @mofarah186
    @mofarah186 9 років тому

    waw waxbaa ka dhacay meesha....ilaah hadhowro khaatumo....

  • @sihaamaxmed6490
    @sihaamaxmed6490 Рік тому

    Maanta heestaasaa iidaaran ax ala waamaanta wakhtigeedii xornimo

  • @nimo2040
    @nimo2040 2 роки тому

    When is khatumo state independent days again

  • @ahmedmahad4794
    @ahmedmahad4794 Рік тому

    25/08/2023 🏆 🥇

  • @mohammedyonis8348
    @mohammedyonis8348 9 років тому +4

    Awdal state
    Hodan cabdiraxman
    Kkkkkkkk
    Viva SSC or khatumo
    and awdal state

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 9 років тому +4

    allah hodan cod macaanaa ilaahoow aan lagu cawryin ;waan maqlayaa qaar leh hargaysaad beri timid ;macnaheedu ma anagaa kuleh baa yaabnay snm caqli yare ;war hodan dadkeedu waa awdalstate waa kuwa aad nolosha u diideen cunaha qabateen qori dhuunta kaga haya;u hanjaba habeen iyo maalin maxay idinku falaysaa maidinkaa dhaqan soomaaliyeed leh iyo mid islaamba snm isaaq(SOMALI.DIID) DADKU MA CAQLIGUU LA.YAHAY HAL MAALIN BAAD BOORAME KU DISHEEN 2000 QOF OO WELIBA DUMAR IYO CARUUR CIDNA U AABA YEELIN
    HADEER SNM SOOW GEED AAD QABSATAANA ADUUNKII WAAN IDIIN SHEEGNAY WAAN IDIN FASHILINAY INAAD TIHIIN BEEL YAR OO MARQAANSAN, HADII CID TALO LAWAYDIINAYO WAXAA LAWAYDIINAYAA DARAAWIISHTA IYO HALYEY AXMED GUREY OO LABADAN REER AH
    WAAR IS DHIIBA SNMEEY UMADDII ILAAHAY WAA IDIN NACDAYE NACDALI HAIDINKU DHACDEE WAAYO DULMI IYO XUMAAN BAAD ISKU WADA RAACDEEN WELINA LAMA SHEEGIN QOF SNM AH OO XAQA KU ADIMEY