khaatumo weydhaqaaqdee 2014 dafle abdi holland iyo hani uk HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 345

  • @anuumom6849
    @anuumom6849 Рік тому +24

    WaLhi anoo iLmaynaya baan dhagaysanaya heestan maantayna taagantahy wakhtigeedii 31/3/2023❤😢

  • @naasirboobe7012
    @naasirboobe7012 3 роки тому +43

    Darwiish tolkay aan jeclahay Guulaysta jaalayaal. From mareexaan ❤️❤️

  • @Twenty4_af
    @Twenty4_af Рік тому +4

    25ka August 2023 ❤❤❤ Inkastoo la Raagsado.. Lagu sugo Rafaad badan.. Rajadii la dhowro mar uun bay Rumowdaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Cawooy
    @Cawooy 10 місяців тому +5

    Maalin jimce ah 20 Oct 2023 maalin kadib aqoonsiga khaatumo Alxamdulillaah maalinba meel bay joogtaa😢❤💙🤍🐎💪

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 3 роки тому +11

    Caawa 31 may 2021 Laascaanood oo SL haysto ayaan joogaa, immaankaygu si u siyaado gunimadana aan uga fogaado ayaan caawa heestan mar kale u dhagaystay. Mar labaad ayay curan.

    • @ibrahim_Ali131
      @ibrahim_Ali131 3 роки тому +5

      War adkaa tahay mascuudow, heeskan waa kaar-jabin iyo Dareen taabasho macnawiyaadka ruuxda nool taabanaysa.

  • @Ali-jama_axmed
    @Ali-jama_axmed 10 місяців тому +23

    Heestan waxaan dhegaysanayaa kadib markii argagixisada SNM laga saaray guud ahaan dhulka KHAATUMO STATE 🎉🇸🇴❤

  • @Aasiyayr277
    @Aasiyayr277 4 роки тому +17

    2020 yaa dhagaysanya ilaahow khaatumo dhisantaa dhulbahante israacaa Inasha Allah 👏

  • @nimcohassan6483
    @nimcohassan6483 10 місяців тому +7

    Masha allh heestu mantay dhabowday dhulkaygii oo xor ah dadkaygii oo israacay oo aan maamul goboled ii gaar ah samaystay alx❤😢

    • @Chadmali
      @Chadmali 10 місяців тому

      Hambalyo byo ❤

  • @itsawrala4475
    @itsawrala4475 6 років тому +11

    reeeeee khatuma abtiyaaalo waaan idin jeclahay from kismayo Marehan

    • @safiyamuse8676
      @safiyamuse8676 5 років тому +1

      It's Awrala habo noolaw we love juballan mcnt

    • @sharmaarkeliibaan3624
      @sharmaarkeliibaan3624 5 років тому +2

      We Love Jupaland AbtiYo Zilamida ayaanu idiin jecel Nahay Viva Daarod Izmaa'iL And viVa KhaatuMo

    • @saeedyasin8701
      @saeedyasin8701 4 роки тому

      Alle ha idin dhowro wllo 🇸🇴🙌🏿❤

  • @samaaleabdul3178
    @samaaleabdul3178 3 роки тому +17

    Viva Dadki lyga berow Darawish🐎 like igu qabo hdd iga dambayso

  • @rooplejr_1058
    @rooplejr_1058 Рік тому +13

    Waxan dhegysanayaa 2023 iyo Kacdoonka shacabka Waqtigeedii bynu Joognaa Ee Gobanimo Tolkayow Geedi xinjiro Leh 🐎🤍💙👮‍♂️🩸❤️‍🔥

  • @zuhurali6541
    @zuhurali6541 7 років тому +62

    Allow dor rer khatumo 👑👏👏 hadan nahay rer muqdisho wan idin tagarnah 🇸🇴💙👮🏼💙🇸🇴💙👏👏👏👏

  • @hanaanahmed4837
    @hanaanahmed4837 Рік тому +8

    Heestani manta ayay iga shidan tahay lascaano oo saxansaxo nabad nimco iyo naxariis dad is jecel harti oo dhan joogaan lagu wada halgamayo guul iyo gobonimo inoo rajaynayaa dadkaygii🇸🇴❤💪

  • @kaifali3703
    @kaifali3703 10 років тому +24

    dhulku waa kiiy aan ku dhalanee yaa ladhiibane ha la dhiidhiyo waa xaadaaba u dibaaxisey hees ka wanaagsan oo guubaaba abidkeey ima soo marin guul khaatumo

  • @ifrahaxmed1053
    @ifrahaxmed1053 3 роки тому +9

    Alla heestan markan maqlo waan ooya 😪😪😪😰😰😰ax ax 2021 dhulbnate🥰🥰

    • @hamdiabdi3544
      @hamdiabdi3544 2 роки тому

      😭😭😩rageenii baa cade qatayal noqdey

    • @abdaleali609
      @abdaleali609 Рік тому

      ​@@hamdiabdi3544ss ha dhihin mnta wx wlba wy dhmdene

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 4 роки тому +33

    Waa qiiroodey idinmee khaatumoy 2020 like saara😥❤😘

  • @yasinmohamed4083
    @yasinmohamed4083 9 років тому +33

    Darwiish dhaladaa u qoboo dhiig...ViVa Khaatumo. Somalia

  • @mrnice5572
    @mrnice5572 Рік тому +5

    Guusha nololed ama geeri akhiro dhulbahantow💙🇸🇴🐎

  • @municadiomondofficial4379
    @municadiomondofficial4379 3 роки тому +7

    Wlhi malinkasta wan dhagysta heestan wan iska oya inshllh idoor abbahaod wasoyin guruucda walagakicin dalkyga hooyo darawiizh nimo dadka dhernhy alx1💖💖

  • @nimcoabdirisak4347
    @nimcoabdirisak4347 Рік тому +5

    Wakhti badn ka dib rer khaatumo wa is raacy guul🤍💙🐎

  • @farascad4417
    @farascad4417 9 років тому +37

    Khaatumo Allow ku dhoowr Amiin. Waxaan soo ogaaday in Khaatumo haday Gooni isku taagto in wax la yiraa somaliland iyo puntland aysan jirayn. waxaan u sheegayaa walaalahay reer khaatumo somaliland iyo puntland waxaa ugu danbaysa marka khaatumo is raacdo oo ay mid noqoto....walaalkiin reer Caabudwaaq.....Hoosta idinka og.....Guul ayaan ilaahay idnka baryayaa...aamiin iyo is raac.

    • @jamaljay6095
      @jamaljay6095 8 років тому +1

      tnx a lot bro

    • @salmaomar6074
      @salmaomar6074 6 років тому

      faras cad kkkkkkk wn tagersanhy in dad walalahay ah xorumar garaan lkn lasoco puntland iyo somaliland waa dad somaliya ugu xormarsan qatumana shalay bay dhalatay in kasto daka leh 3 state kala racsan yihiin puntland iyo somaliland iyo khatumo dad isracsanba mahan marka xaguso xadgudbin puntland waa hooyada somaliyaa sas u ogow

    • @abdaleali609
      @abdaleali609 6 років тому +1

      rabiyow dalka noo hagaji aamin yaa rabi kkkkk wa balan inay waxsi haday darawish is racdo burburayan

    • @muniircade8170
      @muniircade8170 3 роки тому +1

      Dhiigu biyo maaha nin marexan oo laandhera baaad tahay indr noolow

    • @fihiimaqurux1439
      @fihiimaqurux1439 Рік тому

      Mahadsanid indeer Isha allah midnimo waanu sugaynaa

  • @mowlidmohamed40
    @mowlidmohamed40 Рік тому +10

    Maantay heestani qiimo leedahay
    13/2/2023 halgan wakhtiigiisa
    Kasoo daahay❤💯🐎

  • @ogadenqueen
    @ogadenqueen 10 років тому +53

    WOW...
    Long Live Khaatumo State of Somalia

  • @axlaancali2108
    @axlaancali2108 10 місяців тому +3

    Heestan waxaan dhagysanayaa 13/10/2023❤🎉
    Mansha allh heestan dhaxal wyn wlhy alhamudulilah sanadka farxad iiga wyn ma jirto ilahow nagu wad ❤❤❤🎉🎉😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @saidgale3812
    @saidgale3812 10 років тому +9

    Viva khaatumo ninkii iska h adlaya ha iska hadlo maamuladan majeerteeniya iyo idoor land wakhtigoodii wuu dhamaday

  • @amushapdi4487
    @amushapdi4487 4 роки тому +18

    Yaa ila daawanaya 2020 waqtigaa rajo paa naga shay hadaanhy dawaynha ssc insha alh markaleey curan😭

  • @mohamedsalahisse7900
    @mohamedsalahisse7900 3 роки тому +22

    Masha allah reer khaatumo abtiyaashay Dhulbahante Naalaye Ahmad
    From Ceerigaabo warsangali 💖

  • @faadumosahra7637
    @faadumosahra7637 9 місяців тому +3

    Darwiish khaatumo allow barakee
    From marexaan Sade Daarood❤❤❤❤❤

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 Рік тому +6

    Darwiish Dhaartaa U Quboo Dhiig Nafta Dhiiboo Dhimasho Uhuray Alle UNaxariisto Dhamaan Dadkii Halgan Inagaga Naf waayay Long Life Khaatumo❤🐎

  • @mfayz980
    @mfayz980 11 місяців тому +2

    Alhamdulilah
    Eebe baa mahad dhan u sugnaatay
    Heestan maanta bay taagan tahay madaama uu dhulkeenii inoo xoreebay 🎉❤

  • @amranmohamed377
    @amranmohamed377 Рік тому +4

    29 December caawa ayaan calankayaga ka taagnay caasimaddayada.

  • @darwishboy5255
    @darwishboy5255 4 роки тому +3

    Guul SSC darwiish. Khatumo. Geesiyal somaliyed calanka buluga ku fana Somali nimo jecel guuul

  • @clraxinmohamed5944
    @clraxinmohamed5944 Рік тому +7

    W song w our blood😭🔥

  • @maankaahmed4195
    @maankaahmed4195 8 років тому +5

    Masha alah warsangeli iyo dhulbahante guul iyo wada jir baan idin rajeeyay viva khatuma

  • @mahadchannel7089
    @mahadchannel7089 Рік тому +3

    Ilaah mahaddii heestan wax badan baan maalmo badan oo ay murug igu haysay xaaladda deegaanku aan isku dhaafiyay,maantana waxaa loo doortay hoggaankeedii guul iyo horusocod insha allah.

  • @mustaqiimchanel4643
    @mustaqiimchanel4643 Рік тому +5

    cawa dhagaysanayaa allow midee khatumo dhulbahante dadkaygii❤

  • @maxamuudsiciid6974
    @maxamuudsiciid6974 3 місяці тому +1

    Hadii ay u god galen SNM 60 jir ilaa 40 jir maanta khatumo waxaa u god galay 20 jiro aan Curan 😢 hablo iyo wiilal ba iyo cruur iyo ciroola ba khatumo day sidii Allah isiiyay u ilaasahanyaa tan ilahay uun baa hor istaagi kara
    Dhulka hoyo anoo 21 jir ku raaxaysanayaa😎 i love you khatumo ❤🫶
    Tariikhdu na waa 23/5/2024

  • @Casaanyo1
    @Casaanyo1 Рік тому +4

    Manshlh halgankii maantuu below may 22 1 2023 reer khaatumo satat of soomaliya guul inshlh 💞💞

  • @municadiomondofficial3581
    @municadiomondofficial3581 4 роки тому +8

    Viva darawiizh my dhiiga dadkayga la iga beeray dhulpahante♥️♥️💉💊👑👑

  • @mohamedgaboobe6571
    @mohamedgaboobe6571 Рік тому +3

    mantay rumoowday viva khaatumo

  • @municadiomondofficial3581
    @municadiomondofficial3581 4 роки тому +8

    Tolkey allow dhawr khatumo guul 👑❤💘👊

  • @abdirahmanelmi8172
    @abdirahmanelmi8172 3 місяці тому +3

    Halganku meel fog buu Ka yimid.
    Xusuusta 10 sano Ka hor bay ahayd.
    Maalmahaa ninkii joogey uun baa og dhibka iyo xasuuqa ay laascaanood Ka geysteen isaaqii.
    Maxaase Ka dambeeyey guuuuuuuul iyo gobanimo SSC iyo hiil Harti weyne
    Aaaaaamiin

  • @hassanwarsame1287
    @hassanwarsame1287 10 років тому +5

    Maansha allaah khaatumaawiinta sharafta mudan ee u dabaal degaya sanad guuradii 120 boqol iyo labaatanaad ka soo wareegtay bortooyadii daraawiishta ee easti africa ee gumaystihii ingiriiska iyo naagihiisa daba nashlahaa hoorka kaga dadshay xaq u dirika lama loodiyee hayla loolamin guul

  • @khayrehassan8501
    @khayrehassan8501 10 місяців тому +1

    Maan sha allaah 20023 baanu daawanaynaa maanta waa la aqoon saday ssc khaatumo❤

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 10 років тому +10

    waa hees wadani ah oo isku dhacaysa , dhamaan madaxdiyo dhalinyaraday dhamaan shacabkoow way dhaqaaqdee qofkastoow sabarkaa yay ka dheeliyin ,waaba xadiis waayo waa xaq

  • @salmaabdi3510
    @salmaabdi3510 6 років тому +6

    I Love Khaatumo Guuul iyo Gobonimo InshAllah❤️❤️❤️🇸🇴

  • @cmcmoha7812
    @cmcmoha7812 10 місяців тому +2

    Waxaaan dhagaysnayaaa 19/10/2023 waaana malintii sirasmiya loo aqoonsaday Alla maxaaan dhagysty maaalmo murugo badan ❤

  • @nasraabdi9840
    @nasraabdi9840 7 років тому +7

    qofkastow dhankaa yaykadheeliyin ax ax ax jiririco waynaa viva khaatumo my dhiigayga jir oo joog waligaa hajabin aaaamiiiin.

  • @kaatiyaalic1602
    @kaatiyaalic1602 10 років тому +8

    Runtii heeskan kamaba dhargo.... Dhulka wakii aan udhalanee hala dhiibine hala dhiidhiyo..... Khaatumo state of Somalia DARWIISH'LAND....

  • @Dajuuma
    @Dajuuma 10 років тому +19

    Heestan kamaba dhargo
    Waa dharaartaan dowlad dhalinoo dhalo Khaatumo ku dhawaaqnoo
    Ragbaa dhidibada dhulka galiyoo uGu dhabee alow noo dhowr (AMIIN)
    Dhamaan madaxdiyo dhalinyaraday dhamaan shacabkow wadhaqaadee
    Qofkastoo dhankaa yaay ka dheeliyin

    • @ahmedjamac8421
      @ahmedjamac8421 2 роки тому

      Dhulbahante meel kuma heshiyo waa ku kala tagen

    • @JokingJays
      @JokingJays 8 днів тому

      ​@@ahmedjamac8421kaalay nakala keexee dee caasanyahay geesaha la'a😂😂😂

  • @cazuzyareahmed3224
    @cazuzyareahmed3224 10 років тому +11

    Incridible song, viva khatumo caadi maahan

  • @thegeniusmedia5907
    @thegeniusmedia5907 5 місяців тому +2

    We believed it with out having work done ina maanta imanayso alxamdullilah we made it❤

  • @somalfr
    @somalfr 10 років тому +9

    khaatumo we LOVE YOU

  • @saluugla-darwiish8116
    @saluugla-darwiish8116 2 роки тому +5

    Waxaan daawanyaa,09/01/2022. Sannad guuro wacan dadkaygiyow.🐎💙 12/01/2022..❤

  • @ishkaful
    @ishkaful 10 років тому +7

    Khatumo the free land!!!!!!!!!!!!.

  • @mfayz980
    @mfayz980 Рік тому +2

    Allow Khaatumo dhowr ❤🥺🐎

  • @zzz2Mahamoud
    @zzz2Mahamoud 5 років тому +3

    Maasha Allah Khaatumo State of Somalia ... Waa dhulkii uu dhoodi mari jiray : Dhoodi meer, Xiin finiin iyo kuwo kaloo badan oo la mid ah waa fardihii DARAAWIISHTA

  • @user-kw5ml8sf7d
    @user-kw5ml8sf7d 7 років тому +5

    Khaatumo state for life

  • @sunyali4636
    @sunyali4636 4 роки тому +5

    Mashllah alow dhowr dalkeyga iyo dadkeygaba amin yarabi

  • @muwadinsomaliyed5366
    @muwadinsomaliyed5366 7 років тому +7

    my county government masha allah am proud to be khatumolander boy

  • @amiinaali779
    @amiinaali779 8 місяців тому +1

    Maanta waa 24/12/2023 , Khatumo oo metelaadii ssc khaatumo kala baxday puntland,
    Harti hanoolaado.
    Guul iyo gobanimo❤

  • @najmanalka9439
    @najmanalka9439 8 років тому +2

    mnshlh khatumo guul iyo gobanimo alow no daad khatumo ishi kanaxdo nafta waa

  • @maymuunmowliidabdi2607
    @maymuunmowliidabdi2607 Рік тому +3

    guul way dhaqaaqaysa insha allh

  • @mohamedmuse6638
    @mohamedmuse6638 10 років тому +3

    I like that it's one of my favorite khaatumo. Song

  • @nadifaboss1155
    @nadifaboss1155 6 років тому +8

    long live khaatumo ❤❤.

  • @fatumaali526
    @fatumaali526 10 років тому +8

    allw Khatumo Iyo Abdi Holland ba noo Dhowr

  • @mohamedmusse1483
    @mohamedmusse1483 10 років тому +7

    way dhaqaaqdee yeeeeeeeeeeeeeeeeeh cadawgunna ha ka naxo

  • @umusiham6772
    @umusiham6772 8 років тому +3

    khatumo Allow dhowr my ilmo adeertey marna dumashiyeel keyga

  • @abdiabshir9806
    @abdiabshir9806 Рік тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Waa Dulkii dhoodi marijiray ok Darwiish dhaartaa dhidibka umuday

  • @habalayo
    @habalayo 10 років тому +9

    mashallah my ppl khaatumo nolaato

  • @ibrahimalixaji5369
    @ibrahimalixaji5369 11 місяців тому

    Heestaan 2014 ayaa dhageysan jirey wlhi , khatuma meshey kutalo garan meynin lkn inuu mdaxweyne ka ahaa cali khalif Galaydh waa maqley , allh xa unaxristo madaxweynaha ,
    But lkn maanta gobalada ssc waa hor ❤😊

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto 10 років тому +6

    Viva Puntland.

  • @asiyadahir1361
    @asiyadahir1361 8 років тому +5

    Khaatumo guul gobanimo

  • @osmanmaria13
    @osmanmaria13 10 років тому +6

    Wow waa ka helay wlhi qurux aa ku dhamaatay

  • @luulaadan8103
    @luulaadan8103 8 років тому +4

    masha Allah khatumo guulesta gor wal ba

  • @kadermohamek7784
    @kadermohamek7784 2 роки тому +2

    MASHA ALLAH!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @aqoonraadis3153
    @aqoonraadis3153 10 місяців тому

    1 /10/2023 ayaan dhagysanyaa reer laascnod alle umahadceliya😢😢😢

  • @moha23ibro74
    @moha23ibro74 7 місяців тому

    Yaa 2024 daawan khaatumo oodawlad like me❤

  • @rodhoabdysalam4068
    @rodhoabdysalam4068 8 років тому +1

    maaaansha allaaaaah #hani uk iyo #abdihold dad culus beey #khaatumo dhashay alloow idin dhoowr il cadoow idinma arkaan

  • @mariaabdi6447
    @mariaabdi6447 3 роки тому +2

    Khatumo 😭😭😭😭😭😭💔

  • @SacdiyoJamac-hw6cs
    @SacdiyoJamac-hw6cs 3 місяці тому

    Maanshalaah. I’m so proud my Khaatumo. Waxaad modal laascaanood inaan joogo

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 Рік тому

    2023 khatumo oo come back waali ah sameeysay baan heestan dhageeysanaya

  • @naimachannel925
    @naimachannel925 8 років тому +3

    guul guul khaatumo allow noo dhawr aamiin aamiin

  • @fahiimojamac9866
    @fahiimojamac9866 Рік тому +1

    Inta 2023 dawatay

  • @farduuscumar4651
    @farduuscumar4651 Рік тому

    Alxm maanta laasacanood oo xoran dhegaysanaya 26/8/2023 reer sac guul🎉❤

  • @cawaalecaydaruus3455
    @cawaalecaydaruus3455 3 роки тому +1

    Habeenku markuu ugu mugdiga badanyahay waa marka aroortu soo dhawdahay. Yaan la niyad jabin, waynu helaynaa maamul inoo gaar ah oo dhisan lana aqoonsanyahay Ilaahay idamkii.

  • @garaadofficial9363
    @garaadofficial9363 2 роки тому +2

    masha allaH khaatumo dhaqaadmqdee😘😘😘

  • @mariamufs2023
    @mariamufs2023 10 років тому +2

    viva khatumo viva somalia hambalyo ayan idin leyahay iska qabta somali diid hambalyo iyo salaan ayan hiiraan state of somalia idinka so dira hawiye iyo darod inta iskuku maqneyn somali diid ba ku hami inu na kala jaro lkn insha allah ma dhaceyso wan midobeyna hal dhinac ayana kaso wada jesaneyna noolada waligiin

  • @bisharomohamed4441
    @bisharomohamed4441 9 років тому +6

    Long life khaatumo

  • @Chadmali
    @Chadmali 10 місяців тому

    Khaatumo state of Somalia ✊🏿

  • @fiihimafaraxsan5615
    @fiihimafaraxsan5615 2 роки тому +3

    Maan sha allaah guul iyo gobanimo

  • @somvibess
    @somvibess 10 років тому +9

    khaatumo long life

  • @kowsarmohamed4866
    @kowsarmohamed4866 8 років тому +2

    masha Allah khatumo state of somalia jir oo joog waligaa amiin

  • @OumaimaOogle
    @OumaimaOogle Місяць тому

    2024 ban dhagesn sn welipa ku raxesan allow no hagaji khatumada

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 7 років тому +3

    Mansha Aallaah guulaysta khatumo state insha Aallaah

  • @ahmedomar9914
    @ahmedomar9914 7 років тому +3

    khatumo long life ever

  • @wadanisomaliyed6776
    @wadanisomaliyed6776 8 років тому +3

    guuuuuul viva khatumo

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 Рік тому

    Yaa ila dhigey sanaya July 28 2023 alx manta waa beshi ugu ficnayd heestan kama daalo ruunti marwalba oo halganka ssc bel gaadho wan dhegeysta❤

  • @DaauudSHAyuub
    @DaauudSHAyuub 2 місяці тому

    Heestan siciid gaagaale ayaa dhegaysan jiray Waagii Iidoorku Dhulka haystay maantana Dadkoo Dhan Bay U shidantahay

  • @mowliidhaashi2523
    @mowliidhaashi2523 9 років тому +2

    Guul ayaa u rajeynaa Qaatumo state allaw dhowr Qaranka Qaatumo state