IKRAAN CARAALE BANADIR OFFICIAL MUSIC 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • ERAYDI :: Abwaan Iidoor
    LAXAANKII LIIBAN DOOR
    MUSIC:: Mustafe Karma
    Camer and Editing Idiris Dabcasar
    production by Waqal studio

КОМЕНТАРІ • 259

  • @said1498ify
    @said1498ify 2 роки тому +25

    Banaadir noloshayda aas aaskeed Salaan gobeed From Hargaisa Somaliland.

  • @kopend8638
    @kopend8638 Рік тому +8

    From hargaysa,long live the Somali people

  • @dhemanluula5719
    @dhemanluula5719 2 роки тому +13

    Banaadir hooygi bilyeenarada wooow
    Anaa ku abtirsado oo ay deegan keyga thy ikraaan ina adeertey qurux allaha ku xafido ❤💯

  • @abdiqanibaarbe1546
    @abdiqanibaarbe1546 2 роки тому +33

    The quen is back,she is the greatest singer of all time,
    Cod iyo qurrux waad isku darsatay,
    Ereyada aad ku cabirtay banaadir wa xaqiiq

  • @user-nx8ok6hw4v
    @user-nx8ok6hw4v 2 місяці тому +1

    Hoyga milyaneer kashka🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴✊️👸😘💋👏👏

  • @samiyafarhan1820
    @samiyafarhan1820 2 роки тому +10

    Hooygii millioneerada Absolutly banaadir hooyga soomaliyeed Alow kubarakeey balayadane ku hareer mari
    Ikraanteeyda thanks mcny mxnba kaga mgd celiya wad udhalateee♥️♥️♥️♥️🇸🇴♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍🥰🥰

  • @raxmaali1053
    @raxmaali1053 2 роки тому +5

    Masha allah ikraan cadey
    Muqdisho boqortoyo buunka
    Beedki qalanjada aduunka qalanjada aduunka in aad tahay anigaa qiraay taas 😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 Рік тому +5

    Mashallah ikraan caraale waa naag abgaal cismaan ah isaaq ayaa dhalayi hooyadeed waa suldaanka arab inantiisa. Waxayi ku kortayi hooyigii fanka ee hargayisa waxaanleyay ikraan habo hore usoco ❤❤❤❤❤❤❤👌👌

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 2 роки тому +8

    Banaadir we love you from hargeisa❤.

    • @yasminmaow4747
      @yasminmaow4747 2 роки тому

      Soo dhowoow my reer abti my dhiiga REER MUDULOOD CISMAAN REER BANAADIR MAASHAA ALLAAH TABAARAKALLAAH

  • @muhsindaud3743
    @muhsindaud3743 2 роки тому +7

    Subxanallah islantan iska qawan ee aad hor kaceysin mxa wayee 🥺😢..... Ilahoow qatumada nosubii 🤲🤲

    • @prettygirl8612
      @prettygirl8612 Рік тому

      Ma aragtay horta wanla yabay ilahey haso hanuniyo

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA Рік тому +1

    BANAADIR IYO CAASIMADII MUQDISHO IYO BOQORADII CODKA IYO QURUXDA IKRAAN FIL LEGEND AL CARAALE MARKA HAL MEEL AAD KA WADA DAAWATO AMA DHEGAYSATO WAA SIDANOO KALE MASHA ALLAH 💗💗❤❤❤❤❤❤💚💚💚💚💚💚💙💙💙💙💙💙💙💙

  • @jamacmahad2101
    @jamacmahad2101 9 місяців тому

    Abaayo mcnto aad baan kuu jeclahay walhi ikraan capable ilove you ❤❤❤

  • @Kabaraayfilms
    @Kabaraayfilms 2 роки тому +1

    Da Queen is BACK Ikraan heees iyo badh waliba muuqaaal qurux badan

  • @CadceedStudio
    @CadceedStudio 2 роки тому +5

    Ikraan maxamed caraale iyo banaadir🥰 waa la yaabay 🔥

  • @cabdixakiincalirooble3730
    @cabdixakiincalirooble3730 2 роки тому +8

    Hestaaan 1m hdii gaarto jecel banaadir loo.qawo Maaha ila Ogaaada🤣🤣

  • @Zakicadceed
    @Zakicadceed 5 місяців тому

    Timahaga waxay qurxonyihin marka galdal usideyso🥰

  • @user-horo
    @user-horo 2 роки тому +1

    Ikraan caraale the legend 👍👍😍😍 hargeisa cadday ayaa lagaasoo salaamayaa 🙏

  • @ikhlaasmoha4850
    @ikhlaasmoha4850 2 роки тому +5

    Banaadir gobtii Samaanta ikraan carale best voice 🥰🥰🥰💯

  • @nafisanafta9555
    @nafisanafta9555 2 роки тому +3

    Masha Allah guleso ikran carale 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Рік тому +1

    Welcome back boqorada codka

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 2 роки тому +1

    ikraan caraalle waa fananad an ad u jeclahay masha alaah xasan hees

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 роки тому +5

    Banaadir Barta Ku dhashe Ku dhashe Ku barbaare ❤️❤️

  • @dacadofficialtv1587
    @dacadofficialtv1587 6 місяців тому

    I love xamar xaruntii dalkeyga hooyo❤

  • @heroseherose7786
    @heroseherose7786 2 роки тому +3

    Banadir 🇸🇴🇸🇴

  • @somtv466
    @somtv466 2 роки тому +3

    Welcome back ikran caraale Qurux badan iyo cod macan walh waan KU wataa

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 2 роки тому +1

    Cod iyo qurux waliba run sheeg badan , Nooloow igraan fanaanada qarniga🇸🇴

  • @abdulkaadirisaak
    @abdulkaadirisaak 2 роки тому

    banaadir samo kuwaar allow

  • @yusufnuur7550
    @yusufnuur7550 2 роки тому

    Kobad ba thy our qeun walashey banadir alle hano taayo

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 8 місяців тому

    Ikraaney jirkaa qari dee

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 2 роки тому +3

    Habar yar mcn Ikaraan maxamed carale boqorada codka iyo qurxda hees hit 😋 ♥ ah

  • @edimhomoalimo2533
    @edimhomoalimo2533 2 роки тому

    İkraan caraale WAN ku wata byo

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 роки тому +4

    ALLAH heesah wax ka qayr badan Ha kugu bedelo AMEEN YAA ALLAH xijaabkun waa muqdis sister ALLAH u towbad keen waa iga talo walalnimo ALLAH qaatumo wanagaan ha lagu dilo AMEEN

  • @wariyexamari3160
    @wariyexamari3160 2 роки тому +7

    Waw Our Queen Magaaladaada Heees diyaarsan u qaatay ❤️❤️

  • @abdiqaninoor501
    @abdiqaninoor501 2 роки тому

    Waa hees isoo jiidatay

  • @youngfamilycooking2651
    @youngfamilycooking2651 2 роки тому +1

    Ash calaa hees muqdisho boqortoyo uunka

  • @questhawk9415
    @questhawk9415 3 місяці тому

    Team siigo watching 😮😂😂

  • @mulkiibrahim3670
    @mulkiibrahim3670 2 роки тому +2

    Banaadir Hooygii Malyoneerka Been kuma Sheegin 🥰🥰

  • @Qalanjosadee
    @Qalanjosadee Рік тому +1

    I love Ikraan caralee ❤she is my favourite Somalia singer ❤❤❤

  • @kalagooye9200
    @kalagooye9200 Рік тому

    Ikraan bbe mcn heeska macaan wye lkn update dheh xaga codka daciif wye ❤

  • @siradm
    @siradm 2 роки тому +1

    Soo dhawow walaasheen qaali adigu waxaaba tahay reer Muqdisho waayo dhashii hobaladii qaran baa tahay laakiin Soomaali oo dhan baa leh Muqdisho caasimaddi umadda Soomaaliyeed waaye marka kal iyo laab adinkaa leh

  • @camaaaryare
    @camaaaryare 2 роки тому +3

    The great place I was born Mogadisho 🇸🇴

  • @abdiazizabukar5795
    @abdiazizabukar5795 2 роки тому +10

    Bro is it just me or Ikraan is not aging😂😂
    She’s so gorgeous mansha’allah😍🤩

  • @dhakarologyboy1937
    @dhakarologyboy1937 2 роки тому +2

    Ikraan anoo yar hesahaga dhagaysan jiray 23sano jirona inti unbad leegtay update verionka maad no dhadhicisid😉😁 kaftan ku taageera ina caraale😘😍👌

  • @Zurich527
    @Zurich527 Рік тому

    Maxamed carraale Alle ha u naxariisto waa u egtahay wallee aabeheed gabadhaan

  • @axmedmg34
    @axmedmg34 2 роки тому

    Wazxagee inna caraalle

  • @luulaadan5722
    @luulaadan5722 2 роки тому +1

    Waaw

  • @museabdale1065
    @museabdale1065 2 роки тому

    Walahay ikraan caraale waan jeclahay haday I ogtahay wuxuun bay ila qaban laheed ala yaa tolow iigu sheega jeceylka aan u qabo

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 Рік тому

      😂😂😂😂 ma kuugu sheega anaga hargeisa jaar ah 3 caruura ayey leedahay ma ogtahay

  • @user-nx8ok6hw4v
    @user-nx8ok6hw4v 2 місяці тому

    Banadir dhulkii samanta🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴👸😘💋👏👏👍😔✊️🫣

  • @halimohoussein1913
    @halimohoussein1913 2 роки тому +1

    Www mach Alla ikran carale 💎💎💎💕💕💕💕💕

  • @mahdiali4218
    @mahdiali4218 2 роки тому

    Walahi calooshaadaan u jeedaa ilaahay ka baq oo naga qari cawradaada intuun eebahay ku qatalin

  • @xidigaqalbiga224
    @xidigaqalbiga224 2 роки тому +3

    Waaw m.a

  • @abdiqanimello7888
    @abdiqanimello7888 2 роки тому +4

    I really love your song.... One of your songs that I love IGAARSIYA ... SO I told you move forward ❣️

  • @umumahda3563
    @umumahda3563 2 роки тому

    Is astur wllaaley aduunkan waalaga tagaya

  • @ikraanjimcale9874
    @ikraanjimcale9874 2 роки тому +4

    Ikraan caraale macaantaydii❤❤❤❤🙏

  • @mbirremfiqi5081
    @mbirremfiqi5081 2 роки тому

    Mahadnaq iga hoo. 👸

  • @diamondinahaji7309
    @diamondinahaji7309 2 роки тому +3

    Masha allha boqorada Ikran qurux ina adeer ❤️❤️❤️❤️👏👏🩸🕊

  • @gudbaayeofficial
    @gudbaayeofficial 2 роки тому

    Guuleyso Geesiyad ikraan waad naga soo daahday walee waan kuu baahneyn💙💙💙

  • @maqoslemaquuste9089
    @maqoslemaquuste9089 2 роки тому

    Masha Allah my indr muqdisho hormar weyn ayaa Ka muqdisho Masha Allah

  • @libanahmed2269
    @libanahmed2269 Рік тому

    Ah saas waye ilka Abeeso hoos ka xariirsan .ii wad heesta warkas aa na marayo ❤❤❤❤❤
    Ikraan caraale love u
    Nolow sis.😅😅😅

  • @iqromuxudiinmaxamed4177
    @iqromuxudiinmaxamed4177 2 роки тому +2

    Ikraan caraale hees lama.dhihi karo🥰

  • @amkaade1992
    @amkaade1992 2 роки тому +2

    Wiil hoog baa laxanka saaray Liibaan Door 💯🙏🏻

  • @gilillo5185
    @gilillo5185 2 роки тому +3

    Filsamida iyo qurada Aabahaa Max'd Caraale aad ka keentay.ku baashaal magaladii aad u dhalatay by from south-east france

  • @hassandaadle5530
    @hassandaadle5530 2 роки тому +2

    Ikraan caraale inay ikorsato diyaar ayan u ahay 😂💪

    • @nazuufootball4990
      @nazuufootball4990 2 роки тому +2

      Legend inan ku guursado rawa iskadeh 😆 😄 🤣 😂

    • @nasraasad9253
      @nasraasad9253 2 роки тому +1

      Intaad wx barnaysay bay fanad ahayd iyadoo yar Bay ku biirtay

    • @hassandaadle5530
      @hassandaadle5530 2 роки тому

      @@nazuufootball4990 😁💪

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 2 роки тому

    My home Muqdisho cadey allow mar kale nabad igu geey xiis u in badan Xamar cadey.

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 2 роки тому +3

    Mansha Allah reer Banadir guul iyo gobanimo

  • @wariyexamari3160
    @wariyexamari3160 2 роки тому +2

    Hees iyo Bar ❤️👏 Banaadir Ikraan Arale ❤️

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 2 роки тому +1

    Mar hore ayaa lagaa rabay heestan🥰👏
    Balse mhdsnid

  • @ayanabdi1132
    @ayanabdi1132 2 роки тому +1

    Masha Allah beytkii qalanjada aduunka❤❤ viva banaadir

  • @ifrahxilojano705
    @ifrahxilojano705 2 роки тому +1

    Wow waa u hagar baxaday banaadir ikraan dheemaneey🥺❤❤

  • @YusraXusen-mq9en
    @YusraXusen-mq9en Рік тому

    Yaa salaam

  • @garaadibraahim3273
    @garaadibraahim3273 2 роки тому +4

    ❤❤

  • @baskaxchannel8215
    @baskaxchannel8215 2 роки тому +2

    Boqorada fanka 🥰

  • @mustafemohamed6722
    @mustafemohamed6722 2 роки тому

    Ikraan caraale waa jacaylkaygii koowaad
    Wallina waan jeclahay
    Inshallah inaan maalin is guursano ayaa rajaynayaa .

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A 2 роки тому

      Bisinka maxaad u inkaare sow marwo mahan😡

  • @abdikarinsuleimanali5518
    @abdikarinsuleimanali5518 2 роки тому

    Fanaanad qaran Ikraan Caraale waxaad tahay fanaanad ka sareysa kuwa kale runtii🥰👆👆👍👍

  • @hamz233
    @hamz233 2 роки тому +1

    My childhood crush and she still is looking like this 😁

  • @hidaayojoseph54
    @hidaayojoseph54 4 місяці тому

    Banadir❤

  • @ahmedwali9992
    @ahmedwali9992 2 роки тому

    Ikraan caraaale gabadh kacod macaan soomaali kama heesto the boss lady 👋

  • @safoyacquub5156
    @safoyacquub5156 2 роки тому +1

    Mhdsnid 🙏
    Dumashi marna Fananad qaliya
    Queen Ikraan maxamed Caraale 💕💪👏👏👑😍💯🇸🇴👍✌️

    • @Ubah74
      @Ubah74 2 роки тому

      Wow so beautiful 🔥❤️❤️❤️ Saxiix ✅ Muqdisho jaano ❤️🤩

  • @maxamedxuseen4049
    @maxamedxuseen4049 2 роки тому

    Wey qaawantahay nasiib darro caloosheedii iyo naasaheediiba waan arkaa

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 роки тому +5

    My Favourite Queen ❤️🥰

  • @xalaydhalay6920
    @xalaydhalay6920 2 роки тому +1

    Heesta hees laxan ku dhacay weeye

  • @mustafehappyofficial2163
    @mustafehappyofficial2163 2 роки тому +2

    Viva Ikaran

  • @garaadibraahim3273
    @garaadibraahim3273 2 роки тому +2

    Ikraan araale wow faanad codmacaan

  • @crisaaqaxmed4924
    @crisaaqaxmed4924 2 роки тому

    Naa ikraaneey dee naga qari

  • @DamxA8786
    @DamxA8786 2 роки тому +2

    Woow nice voice waa ku wadaa ikraan quruxeeey ❤️👀❤️👀💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @shakiibaliibrahim5216
    @shakiibaliibrahim5216 2 роки тому

    Walaxaan deymoohaaaa arey ikaaraaney waaan kaaa aaali la aheeee

  • @ahmedaden6831
    @ahmedaden6831 2 роки тому

    Ma sha allah walashay qurux DUMAR
    AADBAN KUSALAMAY Qalanjo

  • @mohamedgacal4683
    @mohamedgacal4683 2 роки тому +2

    Bqoradeena ikraan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartunerelaxationmotivatio3148
    @fartunerelaxationmotivatio3148 2 роки тому +1

    Www. Esh calaa heees iyo bar

  • @opiyo1012
    @opiyo1012 2 роки тому

    Ikran carale 2009 ilaa manta 2022 fananad aan is badalin midabkeedu

  • @serietvenfrancais4092
    @serietvenfrancais4092 2 роки тому +1

    my god if she knew how much I am in love with this beautiful creature ikram carale❤️❤️❤️

  • @fardowsaabdi4107
    @fardowsaabdi4107 2 роки тому +1

    Mashaa allaah queen ikraan carale afkada cano lagu qabay iyo malab ❤👑💝❤🙏

  • @cabducaziiz2929
    @cabducaziiz2929 2 роки тому

    Gabadhan fankega wan jeclahay fanku qurux kama marmo 💖💖

  • @munamohamed867
    @munamohamed867 2 роки тому

    Hargeeso waa lagaa soo tarxiilaa every soon

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 роки тому

      Magaalada eey u dhalatay ma amaani karto miyaaa?

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 Рік тому

      @@Ahmedali-gw7xm xamar kumay dhalan hargeisa ayey ku dhalatey

  • @abdirisaqyare1461
    @abdirisaqyare1461 2 роки тому

    Reer muqdisho hestaan in 1M week lagu garsiiyo waye🙌🙌

  • @altenayanleh4425
    @altenayanleh4425 2 роки тому

    Ikraan caraale Mash'Allah abayo qaali Inch'Allah bientôt a mogadiscio my home

  • @MohammedHasanRashid-bi1es
    @MohammedHasanRashid-bi1es Рік тому

    Wow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @khadrajimale6201
    @khadrajimale6201 2 роки тому +1

    Wow mansha allah qurux abaayo hees iyo bar dheh 🌹🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️

  • @Dhagac2023
    @Dhagac2023 Рік тому

    Nkz queen ikran❤

  • @jaisajxbdjxbss411
    @jaisajxbdjxbss411 2 роки тому

    IKRAAN CARAALE FANANADA DAKIIRO WAAN KU JECLAHAY HORMAR WACAN