- 20
- 161 564
Maalin
Germany
Приєднався 28 лип 2015
Waxaan soo gudbin doonnaa wax kasta oo aan anshaxa ka baxsabeyn! Wax badan ayaad halkaan ka faa’idi doontaa haddii ay suurto gal innoo noqoto!
Waxaan rabnaa in aan adiga ku helno, si aad noola joogto, ilaa iyo guusha weyn!
Waxaan rabnaa in aan adiga ku helno, si aad noola joogto, ilaa iyo guusha weyn!
Hinda Happy Hees Cusub Xiisaha ku doogsada, 2021
Hinda Happy Hees Cusub Xiisaha ku doogsada, 2021
Переглядів: 131
Відео
Ugu dambeyn Salvia iyadoo Muslim ah ayaa lasoo badbaadiyay!
Переглядів 1074 роки тому
Ugu dambeyn Salvia iyadoo Muslim ah ayaa lasoo badbaadiyay!
Sidee loo daweeyaa murugada iyo wal-walka? Sheikh Abubakar Mohammed iyo Muxaadaradii Germany
Переглядів 18 тис.5 років тому
Sidee loo daweeyaa murugada iyo wal-walka? Sheikh Abubakar Mohammed iyo Muxaadaradii Germany
Showgii Xaliimo Gobaad iyo Al-fannaan Saciid Caddaani oo wacdaro ka dhigay!
Переглядів 4015 років тому
Showgii Xaliimo Gobaad iyo Al-fannaan Saciid Caddaani oo wacdaro ka dhigay!
Showgii Xaliimo Gobaad ee Germany 2019
Переглядів 1,9 тис.5 років тому
Showgii Xaliimo Gobaad ee Germany 2019
Soo dhoweyntii Boqor Burhaan Boqor Muuse ee Darmstadt/Germany
Переглядів 3015 років тому
Soomaalida ku dhaqan waddanka Jarmalka Gaar ahaan Magaalada Darmstadt ayaa soo dhoweyn heer sare ah u sameyay, Bor Burhaan Boqor Muuse. Xafladdan oo aheyd mid aad u qiimmo badan ayaa waxa qudbado ka jeediyay Dhammaan bulshada Qeybeheeda kala Duwan, isagoona ugu dambeyn B oqorku soo xiray Xafladda.
Xaliimo Kh Magool & Heesta Soomaali Dhooylaay With Lyrics
Переглядів 1526 років тому
Xaliimo Kh Magool & Heesta Soomaali Dhooylaay With Lyrics
FARXIYO KABAYARE OO WACDARO KA DHIGTAY SHOWGII COLUMBUS OHIO 2018
Переглядів 3,5 тис.6 років тому
Haddii aad ka heshay muuqaalka fadlan ha illoobin in aad Subscribe, Like, Comment iyo Share ba aad dhahdo
Madaxweyne Farmaajo oo shaqadiisa kusoo koobay diyaarinta ciidamada xoogga dalka!
Переглядів 1,4 тис.6 років тому
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaqadiisa kusoo koobay isbuucyadii ugu dambeyay diyaarinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyadoona ciidamad laga dareemayo dardar cusub iyo niyad wanaag aan hore looga dareemi jirin.
Hees laga sameyay qiso jacey oo dhab ah oo ku dhacday Askari ka tirsan ciidamada Hiil-walaal
Переглядів 135 тис.6 років тому
Hees laga sameyay qiso jacey oo dhab ah oo ku dhacday Askari ka tirsan ciidamada Hiil-walaal
Baro 10 ka waddan ee dunida oo dhan ugu ballaaran ama ugu waaweyn!
Переглядів 4156 років тому
Baro 10 ka waddan ee dunida oo dhan ugu ballaaran ama ugu waaweyn!
Shiikhow ma u shaqeyn karaa dumarka duqoobey ee xafaayadda laga bedelayo? Sheekh Shibli
Переглядів 366 років тому
Shiikhow ma u shaqeyn karaa dumarka duqoobey ee xafaayadda laga bedelayo? Sheekh Shibli
Riwaayad cusub oo qabyaaladda ka hadleysa!
Переглядів 346 років тому
Riwaayad cusub oo qabyaaladda ka hadleysa!
Sida aad Facebook uga faa'ideysan karo, adoo gurigaaga jooga! #Ganacsi#
Переглядів 907 років тому
Sida aad Facebook uga faa'ideysan karo, adoo gurigaaga jooga! #Ganacsi#
Nin xaas uu guursaday darteed xasbiga!
Переглядів 197 років тому
Nin xaas uu guursaday darteed xasbiga!
❤❤1000.1000 fois
😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
😣😪😫😓☹️👈👉😍❤
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Isdii mahad boos ookale weeye jacaalkiisu
Hil wll from Djibouti hiran jalalqsi ❤❤❤❤ from Djibouti hiran jalalqsi ❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
😢❤❤
Heestan io qisadeeda wxa iiga shekeyay wiil askari jabuti ah oo somaliya jooga qisadan askari laha wuu geeriyooday oo shil buu ku dhintay allaha u naxariisto 😢
🎉❤❤😅
Tpo
Wllhi hees qiiro badan 😢 alla yaa rahma allaha u naxariisto walalkii ay qisadaan ku dhacday wuu geeriyooday naxariistii Jano allahayoow ka yeel 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Heestan waxa daremikara nin askari noqotay iyo jacay helay isga dhufays ku jira cawa 8bishi 3.2024.❤❤❤xasusu
Heestan adanban uxieya wiilky iyo gabdhy kudhahdey gabdh wiilka udhawba iga sheekasty kadib qiro ayaba galy😢
Sa u radinyey wa daaly kly iiga sheeke😢
Inti Tiktok kaso aragtey salan❤
SIRTA HEESTANI WAY KA GUN DHEERTAY JACAYL QOF DUMARA BALSE WAA MAANSO SIR QARSOON OO BADHNA AY DHACDAY QAYBINA WALI LAGAADHIN ABWAANKU HALKU WAX KA ARKO AMA KA HADLAA WAA XIGMAD FOG SIRO UU ALLE FAHANKOODA UFURAY AYUU ABWAANADU KADHIGA JACAYL BINI AADAN HALKA KOOXDA MAANSOONIYADUNA IYANA SUUGAANTOODA UGU BAAHIYAN QISADANI WAA QISO JABUUTI IYO KOONFURTA SOOMALIYA DHEX MARTAY KUNA LIFAAQNTAHAY ARIMIHA SIYAASADA XILIGII UU HOGAANKA HAYSTAY FARMAAJO DHINICNA SOOMALILAND AYAA KAGA JIRTA
Mshlla top song qisa dhaba wllhi abwan a babe nolaw
Xanun badan 😊😊😊😊😊
waan ooyey
Mashllh.heest.abwaan.qoora xaake ka heela mashllh wlhi wa hees jecllah
Wuxu jooga jibuuti 🇩🇯 wllo Maxamed ababe la dhaha
❤❤❤
heeskan waxay uyar dhowdahay heeska belaad weyn ee xasan adan samatar cajiib 🥰🥰🔥🔥🔥👏👏
Dar ilahay ayaan u geyey iyo sidaan u radinaya heestaan kadib markaan tiktok kusoo arkayy😥macalin weyaan wakhigu😥
Abwaan mug iyo miisaan ba leh Abwaan Maxamed Ababe❤
Drddddrddddďq
Wllhi waa qizo xanun badan
Heestaan qisada ah wexee ku dhacday askari reer djabuiti oo u imaaday hiil walaal gobolka hiiraan qaasatan degmada bula barde gabar joogto ayuu jeclaaday xanuun waaye runtii😰😢
jcyl keliya kama dhaxayne wuu qabay carurna way ihaysay
Hees taabanaysa shucuurta qofka aad uga helay hees micne wayn ku fadhida
Eshcalaa
Hees qiimo bdn xalay 1luulyo aheyd ba xalfada sanad guuradii 45 ee jabuuti qaahira lagu qabtay ba ka arkay Qurux badanaa marka heesta fahmeyso deeganka ka dhacday ee baladweyne ka timid Hiil walaal guul
Ala qalbiga
Walhi waxan daremy xanun jacel wayo qofku kudhacy jacel xanun badan aya dareym❤❤❤
Anisa saw maaha waa runta wlaahi
@@abdikanimullo6427 ad iyo aad
Heeatani waa hees cajiib
Alla jecliyaa heestan
Maansha allah ilaahey haydin xafido
Zxpyal way tahay hees jacayl hadana waayo badan ku gadaaman yihiin top of song❤❤❤❤
Wsc
Hees macaan waaye❤
Masha allh alle ha idin xiftiyo
Hees qiimaheda iyo qaderinteda xambarsaan
Masha allah allah ku xafido
Masha alah
أحل محدر
Mash alah
Masha allh
Masha allah alle ha.idin ka barakeyo
Mashaallah
Masha allh
Masha allah
Masha Allah sheekh abubakar Allah haku xifdiyo
Masha allah ilaahey haku xafido
Hees qiimaheeda wadata ninkii soo maray azkarino jacayl ku lamaan yahay ayaa dareemi kara heestan aduun waa taariikh ragna jabkii buu ka sheekeeya dumarna badhaadhihiiii