marar badan ayaan dhageystay heestaan Waxaana i baray sxbky aan jeclaaa Marar badan ayaan dartiis u dhageystay Lkn maanta 18/10/2024.😢kaligay ayaa dhageysanaya Inagoo Kala harnay Waxaan ku rajeyn nolol qurux badan wllky 😢😢😢😢😢😢😢
Nice song indeed. I am Tigrayan man in love with this song. I liked it more when I get its meaning translated by Somali friend from Jigjiga. Peace and love to all❤
😭😭😭😭 nin baa hees ku xasuusay waayo tagay ana halista taan kugalay wali qalbigaygu muu ilawin alle naxaristii jano haka warabiyo hodan omar Mohammed my first love
Heestaan waa markii Igu Horeeysay aan maqlay Lkn Waxay I damqisay Boog aan 12 Sano Dhayaayay 😢 waxaan U maleeyay In Aan wax walbo iloway lkn waxaan dareemay in Wali qalbigeeyga dareenki sidiisi Yahay Maxay dadku u Dhawac Maan Maxaysa dadka kuwa kale u dhawaacaan wll Hadii aad raad Un Ka Tageeyso Qalbiyada Bini adamka raad Xun ha uga tagin Waayo ma ogid Qofkaas Ilaa dhamaadka Noloshiisa inuu dhawacaas Xambaarsanaan doono😢🙏
Heestan xasuus fog ayey igu lee dahye maanta ayaan dib u dhegeysanayaaa 28/9/2023 Malin khamiis ah Mpale Uganda Inan kale wAr haynaa ku af googey heestee
5:01 Arimmada jacayl baa I hogaaminaysoo misana Kama adkaystoo Kama hoydo iidoo Naftu Olol ma daysee🥺❤ Heestan Fanaaniin Badan baa ku luuqeeyay Laakiin fanaankan mid kaga Cod macaan ma arag. Cabdicasiis jarmal hayb ahaan waa Dir / Gadabuursi / Habar Caffaan / Maxamed Muuse / Reer Xaamud🤩
Heestan inan aan isnaqaacany oon LADAN ula baxay ayaaa 2019 kii i bartay. it was her favorite. wan ku salaamaya ladanay if you happen to see this comment😀👍🏻. Waa hamuuz se😅 Lyrics jeclayd
aamusnow hbeenkii ugbaadkiyo doogaa tiiraanyo ooyoo idilkood xidigaha afar qaaday socodkee ubax baan guroo soo ururiyoo🌷🌼🌼🌹 sida uu qalbika u dhoray iima dhorin 💔🥺 Waqtik ku xusi donna hadii aa aheed qof xun😢 Qalbika ku xusi donna hadii aa aheed qof Wngsn 💔😭
@نانسي عجرم. ✅ heestan hadraawi baa leh lkn fanaaniintaa ka codsaday heestaa ninka reer falastiin sameeyay tu u dhiganta inuu u sameeyo sidaa hadraawi heestan ku sameeyay
@@abdifatahgiire2408 xitaa uma so dhween xasan aadan wxad modaa inu doobinyo wax codkisa keni kra ma jiran wana sbbta u abwanku u yiri heeshayga wan ugu dhiibay xasan adan u gto it ?
Xidhiidh masaafadu u dhaxayso waa gubasho war war iyo wal bahaar joogta 😢 Xaqiiq mar baan si rasmi ah wax u jeclaaday markina waan waayay anigo jecel raba aanan laxda kaliya ka maarmin Jacaylk mar waa faraxda iyo rayn rayan marna waa dab iyo xasas naareed wlhi August/10/ malinataan han jaby weeye ee aad iska Kay fogaysay anoo indhah igu jira ka jecel se samir eeban qaatay
Maalin igaga xanuun badan majirto. Gabadheydii iyo inanteydii 😢 15/10/2022. 😢 Hadalkii ugu danbeyey ay igu tiri marwadeydii wan soo noqonaya markan umulo balse maxaa dhacay waxaan anan filanen. 😢😢
20/1/2025 💔❤️🩹💓😓
isoo xasuusi maalintaas heesta aragto
11:31 waaa maalin jimce
waxaan jecelahay gabadh iyaduna ijecel lking masafo dheer ayaa nokala dhexaysa waxaan ku heshaynay oroos lking
waan is dagalnay
noo soo duceeya inaan is helno 😢
kama maarsamayo
waxan xiriir lenahay qof aan jecelahay isna ijecel misana masafo no dhaxayso mar isaga imada magaladan kunolahay marna ana taga si anay masafo nokala dhex galin markan markaygay ahayd inan tago lkn intanan tagin kahor ayu khilaaf nadhex maray 😥 Heestan ayuu isago qiraysan iskaso dubey
😭😭💔 wuxu isleyay kuma jecla lkn yaa usheega qlpigyga jcylka ugu jira intu legyahay 😪😔
Ax waligeedba dadka isjecel isma fahmaan ilahow khilaafkiyo isman dhafka laba qofo kasto isjecel kadhex saar 😔😔😭💔
Cajiib.
Waxan idin soo rajeynaya inaY isfahan Noloshu idinku samato .
Ax alahw isku kiin soo dhawee yaa rabi
anagu midba midka kale uu jecel yahay lkn isma fahano
🥹
Waa run taas wlh. Xaax 😭😭 mar walbo jeceyl waa dhab cml qof lee gubi doontaa . Lkn isfahmi laan waxaa keenaayo dumar iyo rag isku luuqad ma aha😂
Hees xasuus igu leh alle hakuu naxariisto qofkaygiiyow wa bil Ramadaane🤲🏻❤️😭
amiiin
Amiin😢
Aamiin 🤲
Borama Xafada Sh Osman 24/6/2021 saacada 11:49pm weeyi axyaa Hees iyo Mirqaankii aduunka
Borama xafada nafaqo 14/11/2024 saacdu 12:24 iyo mirqanki adunka
Iskodh ayaad xidhay tarikhda 🎉@@CabdulahiAxmed-b5v
marar badan ayaan dhageystay heestaan Waxaana i baray sxbky aan jeclaaa Marar badan ayaan dartiis u dhageystay Lkn maanta 18/10/2024.😢kaligay ayaa dhageysanaya Inagoo Kala harnay Waxaan ku rajeyn nolol qurux badan wllky 😢😢😢😢😢😢😢
Sorry qruxeyy😢😊t1
Nice song indeed. I am Tigrayan man in love with this song. I liked it more when I get its meaning translated by Somali friend from Jigjiga. Peace and love to all❤
❤wa heesaha lagu ilaaliyo luqadeena somaliga waana kayka dhaxalgalka ah e uhadhaya carurteena somaliyeed mustaqbalkafog fadlan iladhuuxa erayadan❤
😭😭😭😭 nin baa hees ku xasuusay waayo tagay ana halista taan kugalay wali qalbigaygu muu ilawin alle naxaristii jano haka warabiyo hodan omar Mohammed
my first love
Aamin yaa allah
Aamiin
Heestaan waa markii Igu Horeeysay aan maqlay Lkn Waxay I damqisay Boog aan 12 Sano Dhayaayay 😢 waxaan U maleeyay In Aan wax walbo iloway lkn waxaan dareemay in Wali qalbigeeyga dareenki sidiisi Yahay Maxay dadku u Dhawac Maan Maxaysa dadka kuwa kale u dhawaacaan wll Hadii aad raad Un Ka Tageeyso Qalbiyada Bini adamka raad Xun ha uga tagin Waayo ma ogid Qofkaas Ilaa dhamaadka Noloshiisa inuu dhawacaas Xambaarsanaan doono😢🙏
Aad io aad 😢😢😢
😭
Samir wll
Heestan xasuus fog ayey igu lee dahye maanta ayaan dib u dhegeysanayaaa
28/9/2023
Malin khamiis ah
Mpale
Uganda
Inan kale wAr haynaa ku af googey heestee
14/july/2023 11:11pm
Waxan jogaa garowe ,jidka 30ka
Qofki aan jeclaa ayaa cawa saaid maskaxdayda ugu sonoqnoqday heer ay indhahyga ilmada ka timih anigo ogayn , wan kuxisay runti qalbigyguna wuu kutabay lkn awod uma lihi inaa kula sohadlo Nolosha ku wacbato melkasta ku sugantahy😢💔
Miyad isku dhacden wll🥺
5:01 Arimmada jacayl baa
I hogaaminaysoo misana
Kama adkaystoo
Kama hoydo iidoo
Naftu Olol ma daysee🥺❤
Heestan Fanaaniin Badan baa ku luuqeeyay Laakiin fanaankan mid kaga Cod macaan ma arag.
Cabdicasiis jarmal hayb ahaan waa Dir / Gadabuursi / Habar Caffaan / Maxamed Muuse / Reer Xaamud🤩
❤
Hestan waxan ku qayilayaa ano waliba kaligay ah 28 7 2023. Malin jimca ah 2:30 duhurnimo xasus wlhi❤❤❤
Heestan inan aan isnaqaacany oon LADAN ula baxay ayaaa 2019 kii i bartay.
it was her favorite.
wan ku salaamaya ladanay if you happen to see this comment😀👍🏻.
Waa hamuuz se😅
Lyrics jeclayd
Waxan daawanayaa ❤2024/04/06 Sunday night 🌙
16/6/2024😢❤❤
Maxaa ku xelaay wll?@@naanapdallahnaanapdallah6991
01/january /2020
gabilaybaan kaso socona
heestan waanu dhagaysanayna
ani iyo inaabtigay yuusuf cismaan
Wey imanee sii joog💔💔
Xaax xanuun badnaa 😭
Ilaaheey ha ku soo celiyo. Adaa awood leh💔
Heestan xitaa qiimaha ay leedaheyy wali hees le oo af soomali lagu qaadeyy ma maqal🧨🧨axyaaaaaaaa
Naftu olol ma daysoo 😢
11:42
13/November
Habeen arbaca so gelayso
Umadoo dhan doorashada ayaa ku wada weyn ana qalbigayguba ma joogo 😢
1/07/2022 Friday 1:05 habenimo.
Hargeisa,Sha'ab Village.
"Wey Iman'e Sii joog💔"
Xasan Aadan Ninkan ayaa kaga Laxan wacan🥰28/8/2021 11:57pm kasoo rawaxay Shaqadii.
03/07/2021 01:36 hbn axada xaafada shacabka hargysa somaliland jacayl ban la tiicaya rntiii 😢😢😢
24/9/2021 9:13 habeenimo sabti so galayso
Heestan inanba ibartey 2019 hada meel ay jgto ma grnyo lkn nolol wacan bn u rajaynayaa waa hees xasuus igu leh
aamusnow hbeenkii ugbaadkiyo doogaa tiiraanyo ooyoo idilkood xidigaha afar qaaday socodkee 😢😢
ubax baan guroo soo ururiyoo 💐🌻
amranoo golihii oodii madhnayd...
uila xidhoo kuagdaadiyoo weheshaday
eedaanka diidoo oogsaday salaadii
oogsaday salaadiyo waagoo iftiimaan keligay inaan ahay asaraarka saaroo
adimada cuskadayoo dib usoo arooree
bal siday ahaataba laba eeday caawee
wax amaano lumiyoo iibsaday xilkedii samaan uguma hayee
inaan kala war haynaa ku afgooyey heestee 😢😢😢😢
maxay adiga kula tahay .....
💔😭
Heeskan waa hees Aan habeen Aad xasuus igulleh dhagaystay markasta waan dhagaysty
Hees macaan weeye runtii wan jecelahay in aan dhagaysto
Sacadu wa 12:40am muqdisho gaar ahaan madiino xafada nasteexo heestan baa ii daaran wa marqamooya naagteydii dibada ayeey aadey ilmihii ayada qaadatayy wan jeclaa wlahi😢😊
From addis ababa 14 july 2023 2:30 habeenimo ayaan dhagaysanayaa anigo barito usa usocda waxan hees way dhaaftay❤😮
Ma nabad tagty😅
20. 11. 2024 ayaan dhagaysanayaa. Waa xasuus qaaliya. Inaan mar kale dhagaysan doono ayaan rajaynayaa.
Heestan waxan dhagaysanaya anigoo burco kusii socdaa waliba burta shekh socdaa tamekna, 12:30 axyaa jawi❤
heestan wxa ubarayy qof xusuua weyn igu leh 12/july/2023 salaasa time 11:44❤️🥺
17/5/2024 maalin jimcaaa saacadu 6:00
Dareen iyo uur gubasho waayaha iyo wakhtigu keeenen 🥺
Heestan ma qiyaasi karo inta JEER EE AAN KU SOO CELCESHADAY WLHI
Hees waxan lama odhan karoh tolllahi
Inta IGU RAACSAN INA WAX DHEERTAY HEESHA LIKE TAH IGU QABO WLL❤🤦♂️
CAJIIB CAJIIB!!!! HEESTAN YAA LAXANKA SAARAY TOLOW?
Xusuus 14 may jimce iyo istanbul aniga Isla hdle axdigeeni ad dhigateen kolay ofin mayse
War ma noshahay hasan alow
aamusnow hbeenkii ugbaadkiyo doogaa tiiraanyo ooyoo idilkood xidigaha afar qaaday socodkee ubax baan guroo soo ururiyoo🌷🌼🌼🌹 sida uu qalbika u dhoray iima dhorin 💔🥺
Waqtik ku xusi donna hadii aa aheed qof xun😢
Qalbika ku xusi donna hadii aa aheed qof Wngsn 💔😭
2024/10/5 habenimo 4:50 Anigiyo zhipadey mohamet Apdirahman mohamet heestani Aad io Aadpey noo soo jiidatey hargeisa to berbera 💔😢
11 July 8:25 PM Axad
misna Amar illhy kuma aad maqnaanine adigayska baaqdee
xanuun badanaa jacaylku iyo waxaan lagula qabin 😭😭
AXMED-KAAFI. Heestan waxa erayadeeda iska Leh, abwaanka umada somaaliyed Maxamed Ibraahim Warsame (hadraawi) waxa qaaday shan iyo toban fanaan laakin waxa halkii loo baahnaa dhigay fanaanka imika qaadaya ee Cabdicasiis JarmalDhagaysi Wacan
Ahmed Kaafi Pro waa sax wuu ku soo baxay lakin heesta qaybo badan buu ka tagay.
😭😭😭😭😭😭😭
Axyaa fanaan
@نانسي عجرم. ✅ heestan hadraawi baa leh lkn fanaaniintaa ka codsaday heestaa ninka reer falastiin sameeyay tu u dhiganta inuu u sameeyo sidaa hadraawi heestan ku sameeyay
Fanankii ugu horeye e qaade ama asalkeda laha ninkii carbed kdip yuu aha wll
Ku ilaawi mayseee 😢😢 berbera ayaan kumaqlay heestan waa hees aad umacaan
😓😥💔 aniga Isla hadlo marwaxaan idhahda kuilaawi mayse way imane siijoog marna waxaan idhaahda axdigaydun dhigateen kolay oofin maysee
Eesh calaa hees Jarmal Alle ha unaxariistee heestan isagaan ku xasuustaa 😍😍😍
Sxb heestan ex xassan Adan ayaa lahaa oo hore uqaaday
@@mohammadsaadiq1888 Ahmed cawad rabsho ayaa lahay ogow waana dhintay ninkaan ma nool
Waa nool yahay Ma dhiman Ogow hadii Aad ula jeedho naxariista Tan Qiyaamaha lkn hadii aad ula jeedo mar kasta naxariista waa ok
Cajiib cajiib wlahi wa emotional song 🎵 qofkii wayuhu ciilen o jaceyl lahababay unba garan😢❤
Malinti hadanan dhagaysan si ban ahay 😢😢 25/12/2024
Ax yaa hees iyo mirqaankii aduunka Taariikhdu tahay 20/10/2023 maalin jimco ah🙏🥺💯
Goorsheegtu waxay ku sii siqeysa 3:00 xiliga dambe
27/7/2022 hben arbaco soo galeyso
Garowe xfda wadaajira
Hoy indhaha habeenkii
Ku ilaalinayoo
Dhamideed Aduunyada
Afarteeda Waaxyoood
Hadba geeska ilacaa
Hoy aniga isla hadloo
Mar waxan irahdaa
Ku ilaawi maysee
Way imaane sii joog🦵
Nabad iyo jcyl❤
Xasus wxy i xasusisy hben ay ii baxysy oo istanbul iyo ankara o kala socdo 9sacadod aan ukla socday 3.5hours xera dareenka keliya ayaa fahmi kara😋
10/9/2024
Waxn joga tunusia
Lkn hda wan helay jacaylkagyi alxm mudo yaan hestan udhagysanay darten ❤😗
Heesta waa hees xsuus igu hel mar walba aan dhagsto ax ax🥺🥺
Jacaylkayga huda ayaan ku xasusta 🥰🥰🥰😘😘💝💝💝
14/12/2024😭😭😭😭😭
2/2 2022 maalin tiraanyo ooyay mar waxaan iraahdaa axdigay dhigateen kolay oofin meysee samir eebe qaado kafogoo agteeda uurkeyga geliyaa
1/9/2023
Haben jimce ah wajale Ayan jogaa
Ax haben 25 Aug 2024 kaligeyba dhagysanaya sababto ah jacaylkaygih oo Tahriibtey Oo Libiya igaga Xidhan Waliba magafe gacanta Uugu Jirta 😢😢😢😢
28/11/ 2024/ galab khamis ah 4:47 ✌🏻♥️
Wowwwww aaaad ayay uuumacaantahay
Mad ilowsanthy ayaaan itidhi wan imanayaaaa😢 /21/11/2022😢
WaxN joogna sanada 2024 walina ma arkin heed ka macaan oo ka micno macan 😢🎉❤
Caruurtu miyaay garanaysaa hhhhhhhhh yaa iska leh heestan inkastoo wiil kani halkeedii intuu dhigay baro dhaafiyey ka soo jawaab aabo
Xasan aadan samatar ayaa iskaleh wiilkuna waa ree boorame waxaa ugeysay jaceyl isaga kudhacay
@@abdifatahgiire2408 xitaa uma so dhween xasan aadan wxad modaa inu doobinyo wax codkisa keni kra ma jiran wana sbbta u abwanku u yiri heeshayga wan ugu dhiibay xasan adan u gto it ?
Cawad rabsha ayaa qaadday markii u horraysay
@@abdirahmangorod689 Axmed cawad rabsha aya leh heesta fananin badan aya ka daba qaadey sida xasan aadan cbdiqadir bagaag iyo maxamed mooge wiilkan wa ficanyahy heestana waxa ugu fican bagaag sidu sheegay ninki heesta laxanka saaray cabdikarin jiir
heestan waa erayadii mr xazan adan samatar heestana isagaaleh♥️🎨
7/5/2024 waxa la sugaya oo loo diyaar garoowaya xuska 18 mayga
Aniga lakiin qoftaydii oo aad u jecelahay ayaa khilaaf na dhex galay oo waxay goaansatay inay iga tagto
Waxay moodaysa inaan dumar kale la hadlo hda lakiin wali wxn sugaya intay soo noqoyso fadlan iigu soo duceeya jacylkaygi 😢
Happy 18may horta sxp marlabaadkana ilaahy inuu iskuukin soo cesho ayaan kuurayjnayaa zxp ❤
Dumo shan sano dhan isticmaleysay UA-camka😲🙈😁 12 September 2020🙋♀️❤
Yaa waxaasoo kale samayn kara een AHN Hadraawigii mucjisada ahaa ahayn!
War qisada Yaan La Khaldin Qisadu Waxay ku dhacday abwaan Halgamaa falastiini ahaa oo jaclayd Gabadh reer falastiini ah Qisada waxaa afsomali Ubadalay Abwaankeena Wayn Hadraawi Laxanka Jiir baa Saaray Ilaa sideed fanaan Baa qaaday hadaysan ka badnayn
😭💔27/4/2023 ed laa iiga keeno misne amar ilaahay kuma aad maqananine adiga iska baaqdee
Great sOng axadi sidan ku egayee💫🎶
Waligay Ma Iloobi Doono....
2010/4/12 Habeen Ay Inan Haboon Layidhaa Igu Balimisey Meel Kaabad Ah 7:00pm Habeenimo Iina Iman wayday ilaa 2:00am Fadhiyay Ana Ilaa Juuq Iyo Jabaq Waayo Kaligey Saacad walba Aan Islahaa Way soo Socotaa 3 Maalmood Kadibna Guursatay Maantana 6 Caruur ah leh Wali Anigu Maguursan Mana Iloobin Markasta Oon xasuustana Heestanbaan dhagaystaa Ilahay qof Iyadii Oo kale Ah Ha Isiiyo Oo Nolol Wada Qaybsano😢😢...
Insh allah wad helysa😢
"Halkaasi laba eedday" maahee waa "laba eeftay caawee".
29/8/21 Bahir darr, caasimada gobolka amxarada, Ethiopia
Still listening after one year.
01/09/2022 Bahir Dar, Ethiopia 🇪🇹
8/7 /2024 maalin isniina oo aanan ilaawi doonin
Qof aad balan wada gasheen oo kaaga baxay maxaa ka xun anoo dadkii oo dhan uga baxay runtiiiii💔💔😭😭😭
Naftaydaay i cafi plz😢😢
Via Roma Ayeey Igu tiri Waan Imaana Waana Waay Muddo Ayaan Kusoo laalaaban Jiray Lkn Waan Waay, Ilaa Hadda Meel Kuma Ogi heestaan Ayan Dhageysan Jiray adduunyo( Maano Ma Nooshahay Abaayo Wwwn Ku Cafiyay 😊
2007 ❤
Ça me rappelle quelque chose ????😮
Eesh calaa fanaan
WAYy imane sii joog😢💔
Qalbiyada qalbiyada dadka hala ilaalsho😢
Hestan dadka qaar jacayl ahan udhagestan lkn ani saxiibkey heestan ibary waan ku mirqaanaa 😂
19.1.2025❤❤❤❤
Heestu waa la adimaya waa hees ka timi aragti dhaba
Xidhiidh masaafadu u dhaxayso waa gubasho war war iyo wal bahaar joogta 😢
Xaqiiq mar baan si rasmi ah wax u jeclaaday markina waan waayay anigo jecel raba aanan laxda kaliya ka maarmin
Jacaylk mar waa faraxda iyo rayn rayan marna waa dab iyo xasas naareed wlhi
August/10/ malinataan han jaby weeye ee aad iska Kay fogaysay anoo indhah igu jira ka jecel se samir eeban qaatay
Waad dadaashay wll, qaabka lyrics-ka aad u qortay yar sax insha allah, tusaale ahaan:
Eedanka diiggoo
Oogsaday salaadiyo
Waagoo iftiimaan
Kaligay inaan ahay
Ansaraarka saaroo.....
Bayd walba halkuu ka bilaabmayi iyo dhammaadka bilawga kiisa kale kala dhawr si dhallintu u fahamto.
FG: Heesta waxaa sameeyay AHUN Abu Hadra Xasan Baashana waa qaaday waana Badda maqasha xagga miisaanka maansada. Mahadsanid wll.❤
Maalin igaga xanuun badan majirto. Gabadheydii iyo inanteydii 😢 15/10/2022. 😢 Hadalkii ugu danbeyey ay igu tiri marwadeydii wan soo noqonaya markan umulo balse maxaa dhacay waxaan anan filanen. 😢😢
MAXA DHCAY ZHP
Heestaan meel bey itaabatay waayo jaceylkeyga ugu horeysa ayaa iqaaday intaa ujaray marka meel bey itaabaneysaa
Link ayay iisoo dirtAy waxayna itiri heestaan waan jeclahay cidna ha iigaga sheegin
😥😥😥😥
Sxb maadaa hestaa jecel
Together BurcO xaafada sOOyal 4:25 bishiiiiii :may 11 Heez micnO leh🎉😢
Heestan markasta waxaan udhagaystay inay dib usoo laabto boqoradaydi
Mutual samayay AXA mela away itabatay
Walhi amigo xafada shekh cali galo garaahan
Awadal
Heestan iyadoo carabi ah bay jirtaa oo la dhaho allayl sabti fanaan suudaani ah baa qaaada
😢😢😢qalbiga Ax wahli xasusu gonoya 😢😢😢😢
Heestaan gabar aan isnaqaanay oo gaabey ladhihi jiray aa i bartay. Waa xasuus aan iloobeyn😢 intaan kaa salamayaa gaabey hada noshahay 😂
😅
Hees xasuus igu leh wlee😢😢😢
Kama hoydo aydoo
Xasuus 😢wakhti tagay sooma laabto
19/8/2024😢❤
😢😢😢
1:30 hapenimo jigjiga mawjad jacyl😍
Waligay marban qof si Dhab ah u jecladay Lakin qofkii Wu iga tagay 😢😢😢
😢
15 july 2023
I don't know why this song made me so emotional 😂😊
Ana ma iheysa dee wa emotional socdee❤😂
20 july 2023
Qisada heesta laga sameeyaa cajiib ahayd maxamed ibraahim warsame hadraawi
Beentaaa waaye waxaa sameeyay axmed cawad rabsha barasho wanagsan
@@walaalahanbi3765 hhhhh huuno waxa sameeyay hadraaawi qisada so dhagyao youtubk way ku jirtaa
23/7/2021 xasuusba geela lagu xero geeya 💔🔥
Kalfurnaanta waa samo
Waa iska xaal adduun.😢
24/09/2024 salaasa 💔😪