SIIRO 120 | Furashadii Makka Q.10aad | Balantii Dumarka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 17

  • @daadirelmi1408
    @daadirelmi1408 2 роки тому +2

    Scw scw scw scw wa ku jeclahay rasulkena aloow ❤️🇸🇴🙋‍♂️

  • @mahadcaddaan
    @mahadcaddaan 2 роки тому +2

    Big respect to you

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 роки тому +2

    Masha allah ustaad keep going allaha ku barakeyo wll 💯💯💯🥰🥰🥰💚💚❤❤❤

  • @raxmaibrahim4744
    @raxmaibrahim4744 2 роки тому +1

    Wa cabas binu cabdi mudalib

  • @axmed556
    @axmed556 2 роки тому +1

    Wcs wll
    M.a mahadsanid

  • @nimcocumar1619
    @nimcocumar1619 2 роки тому +7

    Wcz m.A mahadsanid wll waxanba niyaysaty inan balantaa la galay xabiibkayga Muhammad scw scw scw ku ♥ jeclinaa yaa rasuululaah🥰😍

  • @abdirizaakabdikaadir5380
    @abdirizaakabdikaadir5380 2 роки тому +6

    HadaaN isku Dayo Saxabigaas Waa
    Ascad ibnu Suraara
    Waa Saxabigii Muscab binu Cumayr Gurigiisa ku hayay, mrkii Uu Madiina Rasuulka (scw) muscab u soo diray Si uu diinta U ugu FaafiyO Reer Madiina

  • @raxmaibrahim4744
    @raxmaibrahim4744 2 роки тому +3

    Ma sha allah durusta malin dhawayd ku so biray igu socota

  • @አብደሀሊማ
    @አብደሀሊማ 2 роки тому +2

    Sxb qisada wey fcn tahay iyo sida uso gudbisay bis waqti gali su fcn ne u aqri sawiro iyo muqalo ne u samey tasne waxa kasi muhiim san codka qor aqrine wana mahadsantahay wall 🥰

  • @abdirashiidabdullahi5600
    @abdirashiidabdullahi5600 2 роки тому +3

    Sacad binu mucaad ayaan rajaynayaa

  • @amiirallaale5024
    @amiirallaale5024 2 роки тому +5

    Shekh mustafe oo ka waramaya Tuhunkaas , Ansaarta Ayaa Ah , hoolo loo qaybiyay dadkii diinta ku Cusbaa, taasi oo lagu helay qaniimo, dagaalka ugu Adagna Ay lahayeen , Ansaartu, in Xoolaha la siiyo dad Aan dhib badan u marin, halaas Ayay Dhaheem Rasuulku wuxu u batay , dhanka Reer maka , Rasuulkuna scw wuxu dhahay haddii Dadka oo dhani hal wado maraan , Ansaarina wado marto, Anigu wadada Ansaari martan maraya, ee maydan ku qancayn inay iyagu qataan, Xoolaha idina Aad qaadataan , Rasuulka Allah scw, markaas bay wada ooyeen

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  2 роки тому +2

      Insha'Allah qaybtaas waynu gaadhi doonnaa

  • @alislaam9988
    @alislaam9988 2 роки тому +2

    ilahay idinka iyo aniba hanugu dilo tawxiidka aamin walaliyal sabiscereb iisara codsi 🙏🙏

  • @vaisbbais9769
    @vaisbbais9769 2 роки тому +1

    Asc wll maad i sheegto sheekha arkhrinaya surada mumtaxin magacisa

  • @faisamohamed4673
    @faisamohamed4673 2 роки тому +2

    Jazaakumaahu kheyr walal sheikhaq magacisa iisheeg Kheyr Allah ku siiyo ?