BUUGGA DHAQASHADA DIGAAGA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 165

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  Рік тому +24

    Fadlan Like Saar Muuqaalka Buugga kasoo dalbo lambarkan +905528257930

  • @jaallejama
    @jaallejama Рік тому +7

    Zakariyow walle digaagii aad dhaqazhada ku samaysay warbixin kasoo diyaari caqabadaha kugu yimid iyo sababta usiiwadi wayday thanks bro

  • @mohamedabdulle6331
    @mohamedabdulle6331 Рік тому +2

    Mahadsanid walaal macluulaadka muhiimka ah ee aad nala‘waadaagtid had iyo jeer

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell Рік тому +13

    Manshallah zakiriye iga gaar sii digaga haday xanuunsadaan dacrta geedka lladhaho ayaa biyaha loogu ridaa hooyaday ina kuluc ayaa siinjirtay xamar markaan daganeen dadkeyga ayn ug faaiidaunayaa

    • @sadiiqcabdi9166
      @sadiiqcabdi9166 Рік тому

      Wll wixii aqoon ah oo aad uleedahay luuqa iigu soo dir ples

  • @abdikriinmaxamed2610
    @abdikriinmaxamed2610 Рік тому +1

    mansha allh Zakariye wiil da yar Alle ha ku barakeeyo adeero

  • @JumeeraMuxumed-qn4rd
    @JumeeraMuxumed-qn4rd 4 місяці тому

    Masha allaah wll sakariye xage laga hela buuga

  • @mahadali1052
    @mahadali1052 Рік тому

    Sakariye wl waa ku salamey wax aan xiisenayo booga digaaga ee fadlan I soo dir mesha aan ka helayo

  • @abdihakinahmedhassanwarfaa333
    @abdihakinahmedhassanwarfaa333 Рік тому +1

    Zakariye walaal dhaqashada digaaga geela wey ka dhib bdan tahey. Qalabka layrka ayaa dhib bdan in la helo.

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Рік тому

    Mahadsanid zakatiyee Ramadan mubarak mubarak❤❤🌹👍

  • @Maankoriye
    @Maankoriye Рік тому +2

    Digagi aad adigu dhaqday xagu ku danbeyey ma iska ibisay mise howlo kala uga waregtay walal. Bal hadi caqabado kala kulmen iyo wayahagi Video nagula wadag

  • @mohamedadan511
    @mohamedadan511 Рік тому

    Masha Allah brother jazaka Allah shukran in badan
    Qof kenya 🇰🇪 joga sidu ku heli karaa book wll

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac9400 Рік тому

    Shukran wll sakariye wll xagee laga helayaa beed bacrinsan

  • @AbdulahiGurey-ey7ix
    @AbdulahiGurey-ey7ix 4 місяці тому

    Buga ayn rabaa xagen kahelaa

  • @abdirashidfarah8362
    @abdirashidfarah8362 Рік тому +1

    Sakariye xagee sxb laga halayaa buuga

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Рік тому +1

    MashAllah wn ubaahna xagee ka helaa

  • @hodancabdi3958
    @hodancabdi3958 4 місяці тому

    Wa imisa khimihisu

  • @cabdilaahifaarah-ce7ge
    @cabdilaahifaarah-ce7ge Рік тому

    Sakriye xagee ka heli karaaa

  • @grimREAPER-uq9cp
    @grimREAPER-uq9cp 10 місяців тому +1

    waxa lasiiyaa 50❤

  • @walaalahachannel2908
    @walaalahachannel2908 Рік тому +4

    waxa kasoo hadashaa ustaad zakariye solar panel casharkiisa oo dhamees tiran

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Рік тому +2

    Konfur caadi ba lagu dhaqadaa digaaga

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac9400 Рік тому

    Wll sakariya noo soo sheeg meel aan ka jeli karno beed fartlised ah

  • @maxameddeeqxasan9346
    @maxameddeeqxasan9346 Рік тому

    Thnks digaaga qebta chickenka sidee loo hirgalaya vedeo nooga so sameey wll

  • @AxmednuurXamdi
    @AxmednuurXamdi Рік тому

    Buugan xageen karelia karnaa wll

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 8 місяців тому

    Qoomaluud baatahay

  • @anasabdi7072
    @anasabdi7072 Рік тому +1

    Zxp qardho ma ka heli karaa. Thanks

  • @fatimaabdullh6177
    @fatimaabdullh6177 Рік тому +1

    Dadka KENYA ku nool sidee ayee ku heli karaan Buugaan.

  • @CabdiCasiis-j1y
    @CabdiCasiis-j1y Рік тому

    Maashaalaahwadfeecantiheengobahlagoxanaaneeynabarmalihmiyaa

  • @howmcf136
    @howmcf136 Рік тому

    sxb hadyad ahaan isii 🎉🎉🎉

  • @NuurMaxamed-xj4yz
    @NuurMaxamed-xj4yz Рік тому

    Xagee ka helayaa buugaan

  • @ahmedzaid3628
    @ahmedzaid3628 Рік тому

    Wallaal Zakariya waad ku mahadsantahay , Buugaan halkee laga helaa ,qofkii Canada joogo intuu ka helikaraa. please jawaab

  • @xasancismaan9851
    @xasancismaan9851 Рік тому

    Zakariyow bugaas xageen ka heli karaa

  • @mariamhashim9014
    @mariamhashim9014 Рік тому +3

    30 boxka Uk Waa £8 walal, sidan uu heela booga wll Uk ma ka heli kara?

  • @hussenhassen5640
    @hussenhassen5640 Рік тому

    Wad ku mahadsantahay maclumadka ad manafadka uu leeh bulshadena somaliyed ed nalaso wadagtid mudane

  • @nasrimahamett639
    @nasrimahamett639 Рік тому

    Walaal beeraha. Noo soo sameee

  • @maymuunamaxamed378
    @maymuunamaxamed378 Рік тому

    Xageen kaheli karaa buugan wll

  • @khalidchampion4585
    @khalidchampion4585 Рік тому

    Sxp wan heystaa

  • @Apuu-bakarApdirahmanApdi-ru5qe

    Asc zxpkey Aniga waxaan bishii ka sameeyaa digaaga lacag dhan 225

  • @abdiomer9214
    @abdiomer9214 Рік тому

    xagee laga helayaa

  • @SalahMumin-ys8ul
    @SalahMumin-ys8ul Рік тому

    Wllo dawada somali magaga helaa

  • @luunge
    @luunge Рік тому +2

    Muqdisho $4.5

  • @SalahMumin-ys8ul
    @SalahMumin-ys8ul Рік тому

    Asc

  • @alihaaji6737
    @alihaaji6737 Рік тому

    Masha allh aad & aad ban uraadinayy book nucan oo kale

    • @caydaruusjaamac9400
      @caydaruusjaamac9400 Рік тому

      Xagaad joogtaa sxb buugan anigaa iibsaday oo akhriyay aan kuu dhiibo ee

    • @Macalinbashiir1
      @Macalinbashiir1 6 місяців тому

      nio anigaa raba iga caawi​@@caydaruusjaamac9400

  • @NuurAxmed-xv4vr
    @NuurAxmed-xv4vr Рік тому +1

    Digaag dhaqanmaye waxkale iisheeg

  • @amalabdisamed4367
    @amalabdisamed4367 Рік тому

    mnshaa allaah

  • @cabdiwalixuseen6234
    @cabdiwalixuseen6234 Рік тому

    Wll sidee buugaan kuhelaa

  • @bilandua5617
    @bilandua5617 Рік тому

    Asc habo xageen ka helaa buugan muqdisho ayaan joogaa

  • @MaxamedIbraahim-if6mm
    @MaxamedIbraahim-if6mm 5 місяців тому

    Lambarka what ispp noo soo qor

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 Рік тому +1

    Xagee laga iibsan karaa buuga waan rabaa

  • @maxamedrasaas8434
    @maxamedrasaas8434 Рік тому +2

    Asc waad mahadsan tahay

  • @Musa_issa
    @Musa_issa Рік тому

    Yurub dadka jogo sidee lagu heli karaa bugan???

  • @Bigayssheikh55
    @Bigayssheikh55 Рік тому

    B d f maleeyahay sakariyow❤❤

  • @farhiyoaliwarsame3695
    @farhiyoaliwarsame3695 Рік тому +4

    ❤❤waaba marki iigu horaysay oo isla marki kudaawado❤

  • @khadargiire3779
    @khadargiire3779 Рік тому +1

    Zxp waxad ka soo hadasha rooga cagaaran ee la dhigo garoomada yaryar ee kubada lagu ciyaaro wll arinka iga soo dhamee pleas wll

    • @zaki799
      @zaki799 Рік тому

      Miyaad u baahnayd wlo se iibkiisu ma socod badanyahay

  • @Hordhacted
    @Hordhacted Рік тому +2

    Wll adigoo mahadsan horta buuga dad aanan awoodin ayaa jira ee wll adigoo mahadsan buugaa maad usbuucii 3 maalin maad cashir nooga sameysid hadii aad waqti uheydo waan kuu duceyneynaa in ilaahay janada kugaliyo wax kaweyn majiraa wll muqaalo nooga si aan ula socono adigana ajar bay kuutahay waan kugu xiranay wll waad kumahadsantahay sida aad noogu soo tabiso waxaa qeyrka leh WAAN RIJEYHAA inaad cod sigayga six galin doontid 🙏👏💬❤

    • @caydaruusjaamac9400
      @caydaruusjaamac9400 Рік тому

      Wr buuga anigaa iibsaday waa buug fiican runtii oo anfacay dadka wanan akhriyay éee xagaad joogtaa aan kuu dhiibo ee

    • @waaberi1
      @waaberi1 Рік тому

      ​@@caydaruusjaamac9400WLL buugga Hargeisa 17 doller by dhaheen maxaan sameeyaa waa qaaliyee

    • @Macalinbashiir1
      @Macalinbashiir1 6 місяців тому

      ​@@waaberi1wa rma heshay

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  6 місяців тому

      Walal waa 13 maaha 17

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  6 місяців тому

      Mahadsanid walal Ra’yigaaga Buugga waxaa Eng Mohamed Guure Qoraaga aniga maaha waxaana xuquuqda iska leh Qoraaga eng Buugga qoray qaabka loo faafinayo xogtiisa iyo daabacidiisa ba, markaa sidaa ula soco inshaAllah

  • @Taajiriintahada
    @Taajiriintahada Рік тому

    Ustd linkigiisa noo soo dhig

  • @AbdulqadirNouh
    @AbdulqadirNouh 11 місяців тому

    Hargeisa $6

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 Рік тому +1

    Daawaynta iyo cudurada digaaga kudhaca maka hadlayaaa buugu ? Thanks.

  • @deepfurniturework7216
    @deepfurniturework7216 Рік тому

    Xagee laga helaya

  • @abdourahman8231
    @abdourahman8231 Рік тому

    JABUUTI malaga helayaa buuga

  • @EngmaxamuudKabadhe-em1mc
    @EngmaxamuudKabadhe-em1mc Рік тому

    Sekariye Ala haku barakeeyo mahad sanid walaal

  • @muraadcadde.
    @muraadcadde. Рік тому +1

    Wllo sakeriye barnaamijka dhaqashada digaaga aad baa uga hdashaa wana kala diman yhy digaaga waxaa ugu weyn oo ugu mihiimsan waa cunada cunada markaa in lasameeyo oo la fariisiyo isla dhaqaalihii baa galaya marka calaf kasoo hdal melaha ku raqiiska yhy ew laga helo sida dubai oo kle markaa aad ban kugu mahad naaayaa shaqo adag baa hysaa

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Рік тому +1

      walal calafka digaaga hada dalka walagu soo saaraa ka digaaga ukunta dhala iyo ka la naaxiyo ba waana fududahay qaabka loo sameeyo calafkiisa balse wa inay kaa go'antahay xagaaga

    • @muraadcadde.
      @muraadcadde. Рік тому

      @@ZakariyeCaawiye wan udiyariyey meshan dajin lahaa rabadanka baa iga so galay marka igu xir lanbarkoda shirkada calafka dalka anigu kuma arag waxaana igu xirta shirkad yar aan kasoo raro digaga nooca fcn ee broon breed layiraahdo aad bn kugu xirnhy mudo badan marka aad ban umahadsan thy

    • @caydaruusjaamac9400
      @caydaruusjaamac9400 Рік тому

      Wll ma heshay meel calafka digaaga lagu iibsho

    • @muraadcadde.
      @muraadcadde. Рік тому

      @@caydaruusjaamac9400 wllo melo dallka ah weli ma hayo lkn dibada waan hayaa

  • @ahmedtakowcalidhere8475
    @ahmedtakowcalidhere8475 Рік тому

    Side kuhlaa dalka mjgi wll

  • @fanproj2024
    @fanproj2024 10 місяців тому

    3

  • @cigesoma5549
    @cigesoma5549 Рік тому

    Uk halkee ka heli karaa ?

  • @YasiinDheere
    @YasiinDheere Рік тому

    Asc
    Wad ku mahadsantahay kalinta ad bulshada kaga jirtid.
    Buugu ma Afsomali bu kuqoran yahay mise Afqalaad, mahadsanid

  • @CabdishakuurMaxamed-h1j
    @CabdishakuurMaxamed-h1j Рік тому

    60

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 Рік тому

    Muqdisho ukunta waxaa lagadaa xabadii .25 sinti wasax 30 5$

  • @mmtv7650
    @mmtv7650 Рік тому +2

    6 $ hargaysa

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 Рік тому

    Walalo ma afsomali buu kuqoranyahay buugu wan ubahnahaye

  • @mustafaabdi3027
    @mustafaabdi3027 6 місяців тому

    jarmalka malaga heli kara buugaan

  • @HAN_SARE
    @HAN_SARE Рік тому

    Ukun fertilise ah xageen ka,helikaraaa markaa 😒

  • @SiciidMire-rq4fc
    @SiciidMire-rq4fc Рік тому +3

    Waxaa no faaideysaa shirkadaha laga soon iibiyo digaaga Yahoo yaryar marks aad bilaabayso into Canada calafka Dalka thanks bro

  • @maxamaddeeq-zf3jp
    @maxamaddeeq-zf3jp Рік тому

    5

  • @MinaSharaf-ch7el
    @MinaSharaf-ch7el Рік тому

    Siden u heli kara bugan

  • @xasancuuke490
    @xasancuuke490 Рік тому

    walaal buugu luuqadee ku qoranyahay ma af soomaalibaa mise waa af kale

  • @ArdayArday-uh8gr
    @ArdayArday-uh8gr Рік тому +1

    🎉

  • @ifraaxaxmed7278
    @ifraaxaxmed7278 Рік тому

    Hargaysa waa5dollar

  • @farxiyabashir1761
    @farxiyabashir1761 Рік тому

    Asc buugaan xagee kahili karnaa

  • @hassanahmedmedia5237
    @hassanahmedmedia5237 Рік тому

    berbera 60

  • @cabdilaahifaarah-ce7ge
    @cabdilaahifaarah-ce7ge Рік тому

    Hal ka xabe ee ukunta waddaniga ah waXa laga sioya 0.5. Ku dhufo 30 xabo 15 doller tafaariq ahaan

  • @meymunabdulle8663
    @meymunabdulle8663 Рік тому +4

    30ki Xabo Wa 5$ Mugdisho😍

  • @kadiyeman9491
    @kadiyeman9491 Рік тому

    Balanbale waa 6 dollar

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 Рік тому

    Magalada and daganahay waa 6$

  • @maxamuudmaxamed8198
    @maxamuudmaxamed8198 Рік тому

    wll buugan oo pdf mala heli karaa

  • @cabdijabaarcali369
    @cabdijabaarcali369 Рік тому

    30ka xabbo qardho waa 4Doolsr

  • @aboubakersadikmahamoud
    @aboubakersadikmahamoud 3 місяці тому

    4$

  • @AxmednuurXamdi
    @AxmednuurXamdi Рік тому

    6$ ayaa lagasiiyaa

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 Рік тому

    WaXa aan jooga baydhabo 4 dollars

  • @adenissack3561
    @adenissack3561 Рік тому

    Somalia malaga helaa buug wll

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Рік тому

      Haa walaga helaya walal lambarka video ga ku qoran nagala soo xidhiidh

    • @adenissack3561
      @adenissack3561 Рік тому

      @@ZakariyeCaawiye wll numberka waan wace mashiib baa qabanaysa? Maxan sameeya?

  • @luulcabdiyuusuf932
    @luulcabdiyuusuf932 Рік тому

    30 xabo waa 90.000 shso xabad uku 3000 ku oo shilin somalia oo dhiganta 3.5 $

  • @muqtaarcabdullemaalin6856
    @muqtaarcabdullemaalin6856 Рік тому

    numberka what is up kumasameesna

  • @Hordhacted
    @Hordhacted Рік тому

    0.15 xabidii 🥚 lagadaa waa 4.5$

  • @amaalhasan2735
    @amaalhasan2735 Рік тому +1

    Waxan jogaa burco bogosku 6 dollar marna 5 dollar

  • @amalabdisamed4367
    @amalabdisamed4367 Рік тому

    45000 kun ayaa lasiiyaa

  • @amalhope42
    @amalhope42 Рік тому

    Hargeysaa ma ka heeli karaah buuga

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Рік тому

      Haa walal lambarka muuqaalka kujira nagala xidhiidh

  • @mahadmaxamuudxuseen7798
    @mahadmaxamuudxuseen7798 5 місяців тому

    Lambar ka nugu xidh

  • @Wadakirbilquran
    @Wadakirbilquran 22 дні тому

    6$ baa lasiiyaaa

  • @MuktarAliKanu
    @MuktarAliKanu Рік тому

    Addis ababa
    Ta Wadaniga ah $3.75
    Ta kale $2.85

    • @caydaruusjaamac9400
      @caydaruusjaamac9400 Рік тому

      Wll ta wadanida ahi maxay kaga qaalisantahay tan kale
      Wll iisoo jawaab

  • @Umuqeyr-h2g
    @Umuqeyr-h2g Рік тому

    30 xabo 6dolar

  • @muhubojamac3589
    @muhubojamac3589 Рік тому

    6$