Maanta Ka Dambe Kama Baqi Doontid Dhimahada | Dhinaca Kale Ee Nolosha |

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 357

  • @User7654suy
    @User7654suy 23 дні тому +167

    ﴿كُلُّ نَفسٍ ذائِقَةُ المَوتِ وَإِنَّما تُوَفَّونَ أُجورَكُم يَومَ القِيٰمَةِ فَمَن زُحزِحَ عَنِ النّارِ وَأُدخِلَ الجَنَّةَ فَقَد فازَ وَمَا الحَيوٰةُ الدُّنيا إِلّا مَتٰعُ الغُرورِ﴾ [آل عمران: 185 - 185]

  • @Yuusfkhadar
    @Yuusfkhadar 23 дні тому +165

    Geerida Ka Badbaadi Meyside isku Dey Inaa Naarta Ka Badbaado🤝💯

  • @ROCKET_GUN
    @ROCKET_GUN 23 дні тому +124

    Team Ogaansho one Like 👍

  • @Mohazeid222
    @Mohazeid222 23 дні тому +130

    Cid aduunkan saaran oo geerida kabadbaadaysa majirto. Lkn mar walba khaatuma wanaagsan la imow. Illahay dhamaanteen waxa kabaryeynaa janatul fardowsa❤aamiin

  • @yaasirlyrics722
    @yaasirlyrics722 23 дні тому +55

    Waxan ahay 18 jir waliba ku jira nolosha bilowgeeda waligay kama baqin geeri lkn waxan mar walba isku dayaa in aan hagaajiyo acmaashayda kuna da'daalo sidii aan. Najiido fican u helo markaan dhinto kadib allha khaatumada qayr noogu khatimo dhamanteen🤲🤲

  • @User7654suy
    @User7654suy 23 дні тому +47

    ﴿يٰقَومِ إِنَّما هٰذِهِ الحَيوٰةُ الدُّنيا مَتٰعٌ وَإِنَّ الءاخِرَةَ هِىَ دارُ القَرارِ۝مَن عَمِلَ سَيِّئَةً فَلا يُجزىٰ إِلّا مِثلَها وَمَن عَمِلَ صٰلِحًا مِن ذَكَرٍ أَو أُنثىٰ وَهُوَ مُؤمِنٌ فَأُولٰئِكَ يَدخُلونَ الجَنَّةَ يُرزَقونَ فيها بِغَيرِ حِسابٍ﴾ [غافر: 39 - 40]

  • @User7654suy
    @User7654suy 23 дні тому +32

    ﴿قُل لَن يُصيبَنا إِلّا ما كَتَبَ اللَّهُ لَنا هُوَ مَولىٰنا وَعَلَى اللَّهِ فَليَتَوَكَّلِ المُؤمِنونَ﴾ [التوبة: 51 - 51]

  • @fartunahmad7054
    @fartunahmad7054 23 дні тому +42

    اللهم ارزقنا حسن الخاتمة

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv 22 дні тому +9

    Geerida wa ka baqi jirey ka hor inta tafsirka quranka baran alxm hada qanaco io daganan io kalsoni bn helay tan kle adkarta ku dadaala shaydan ba ku waswasinaya gerida wax xun kaga dhigaya al cumum camalkaga wanaji ان الله لايضيع اجر المحسنين

  • @MohamodAbdulS
    @MohamodAbdulS 23 дні тому +24

    اللهم إني أسألك حسن الخاتمة

  • @HaidarAli-fp4yg
    @HaidarAli-fp4yg 23 дні тому +23

    يارب سألتك الجنة فأعطني 😢

  • @User7654suy
    @User7654suy 23 дні тому +15

    ﴿وَما هٰذِهِ الحَيوٰةُ الدُّنيا إِلّا لَهوٌ وَلَعِبٌ وَإِنَّ الدّارَ الءاخِرَةَ لَهِىَ الحَيَوانُ لَو كانوا يَعلَمونَ﴾ [العنكبوت: 64 - 64]

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 23 дні тому +19

    كُلُّ مَنْ عَلَيْهَا فَانٍ ۝ وَيَبْقَى وَجْهُ رَبِّكَ ذُو الْجَلالِ وَالإِكْرَامِ
    كل ما كان على الأرض هو فانٍ، الجبال تدك، والأشجار والأحجار تذهب، والجن والإنس يموتون، والحيوانات تموت، ما يبقى شيء، إلا الله

  • @caadilmusdhaf8129
    @caadilmusdhaf8129 23 дні тому +50

    Kama baqo geerida Mana diyaarsan camal saas uwayna lkiin naxriista eebe subxana Kama quursanayo

    • @XogtaDunida1
      @XogtaDunida1 22 дні тому +8

      Jannada alle ha inagu wada arzaaqo wallkeyga Dadaal kaliya Qofka Bani aadamka ayaanba dhameystirneyn Gafkeen iyo Geerideena Alle Makulmiyo

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 17 днів тому +1

      Walaahi isku mida nahay kama baqo geeri walow wan jeclahay ina geeriyodo waayo adunka lajoogo in laga maqan yahay kaqeer roon waayo waxaan joogna duni xishodki laqaday wanaaga samey marka is dhahdo labo malin kadib ama maalmo kadib cules kafulayo waxaas yaaila arkay wan jeclahay ina sameyo wanaag marka sameyo masii wadi karo 😭😭

    • @csimancadey54
      @csimancadey54 День тому

      ​@@Hidanhudaabyo sheydanba kugedarman noloshena ducadana badi insha Allah ilaahay hainagu arsuqo hanuun

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda День тому +1

      @@csimancadey54 amiin yarabi saasa sameyna abaayo ilahey hanaga xafido xumanta sidokaleh culeskana ilahey hanaga qaado asa awood badane ehe

  • @abdirashiidabdulaahi6717
    @abdirashiidabdulaahi6717 23 дні тому +13

    Allah ku barakeeyo cimrigaagana allah kuu dheereyo waad na dhistay diin maadi maskax ahaan dhan walpo❤

  • @MohamodAbdulS
    @MohamodAbdulS 23 дні тому +11

    لا اله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 23 дні тому +10

    Allaha naxariista badan ee raxmaanka ahi ❤hanagu arsaaqo naxariistiisa iyo raxmadiisa if iyo aakhiraba .❤allahuma aamiin🤲

  • @CabdiMuxsin-ft3gr
    @CabdiMuxsin-ft3gr 23 дні тому +18

    Si walba udadaal balse hanoqon mid diintiisa kabaxa oo isagoo mushrika ah geeryooda
    Alle waxaan kabaryeynaa inuu anagoo iimaanleh nadilo🤲

  • @user-pl6ym3fb7l
    @user-pl6ym3fb7l 22 дні тому +7

    Waxad ustaadh sidoo kale kasoo hadasha sinada iyo cawaaqib xumada ay leedahay iyo dambiyaasha waa weyn uuna kamidyahay dhalintuna way fududeysteene ilaahay hahanuuniyo dhalinteena

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 22 дні тому +5

    Walalky Ilahy haku siiyo Cimri dheer,Cafimaad taam iyo Cibaado suuban Ilahy haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @RaxmaAli-sr3lc
    @RaxmaAli-sr3lc 23 дні тому +11

    Qofkii ugu horeya manta waa ani

  • @cabuud16
    @cabuud16 23 дні тому +3

    ”Dhimashadda” Waad ku mahadsantahay videoga aad u fiican walal

  • @SoomaliBoy-qo6im
    @SoomaliBoy-qo6im 23 дні тому +16

    Alle khaatumada khayr noogu khatin 😢

  • @shaficali5991
    @shaficali5991 23 дні тому +10

    Ilahoow janada nagee allahuma aaamiin

  • @Ducaysane9
    @Ducaysane9 23 дні тому +17

    Muslimiinay
    walhi dhimashada kama baqayo😢 lkn waxaan gaysaty darteed ayaan ka baqaa dhimashada😢 ii soo duceeya inuu ilahay noo naxariisto aduunyo iyo aakhiraba Amiin

    • @shaficali5991
      @shaficali5991 23 дні тому

      Allahum amiin

    • @shamsudinmohamed8053
      @shamsudinmohamed8053 23 дні тому +4

      Wll ilaahay cafis waydiiso wuu kaacafini dhamaan dambigii aad gashay

    • @AbdirahmanI1
      @AbdirahmanI1 23 дні тому +7

      Si kasto o dambigada u wenyahay, naxarista Alle a ka weyn, Dambidhaf weydiso

    • @user-fs7cr5yg1y
      @user-fs7cr5yg1y 8 днів тому

      Allaha inoo danbi dhaaafo wlll😢

  • @CiidKhalif
    @CiidKhalif 23 дні тому +8

    Allow gafkeena iyo geridena ha kulmin yaa rabi😢🤲

  • @user-vg3vx5jf1k
    @user-vg3vx5jf1k 23 дні тому +3

    Wllo mawaadiicdaada aad ayan ujecelnahay maashaa alaah janada ku xiji شوقنا ياخي نحب الجنه اللهم اجعلنا من اهلها

  • @xamdixarago1912
    @xamdixarago1912 22 дні тому +3

    Allahu akbar kabiira wal xamdullahi Kathryn wallhi aniga geeri kama baqo bas qabriga ayan ka baqa si kasta qiyamaha loga shekeyo kama baqo lkn qabriga said ban uga baqa wayo wa mesha haddi aad badbado jano galayso haddi aad halagsantana jara allahuma najayna dambigeena oo badan aya kenaya inan cabsano allow naxaristada noga gargar mugdiga qabriga iyo caririga allow gefafkeena iyo geeridena ha kulmin allow qatumada khyr nogu qatim ya rahman aminta yan lala baqaylin

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 23 дні тому +4

    اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة

  • @Hamda6
    @Hamda6 23 дні тому +5

    اللهم إنا نسألك حسن الخاتمة 🤲

  • @user-oh9pc7cl5k
    @user-oh9pc7cl5k 23 дні тому +5

    Allow 🤲gafkeena iyo gerideena hakulmin
    allow khatumada no wanaaji😢

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 23 дні тому +3

    Alxamdulilaah ilaahay ayaa inoo qoray nolol iyo geeri nafwaliba way dhiman mid jecel iyo mid neceba ilaahay haynagu sugo xaqa geerideena iyo gafkeena ma kulmiyo janatul fardawasa haynageeyo bilaa xisaab Aamiin mahadsanid cumar inshaar

  • @MaamulahaMaamulaha
    @MaamulahaMaamulaha 23 дні тому +3

    Geerida iyo qiyaamaha si wanagsan ayaad uga hadashay mahadsanid sxb

  • @CabdinuuribdiyowBarre
    @CabdinuuribdiyowBarre 22 дні тому +3

    جزاك الله خيرا يا شيخ عمر إشار

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 23 дні тому +3

    Illahay Hana Fahansiiyo Wanaga Iyo Khayrka Diiinta Ha Nagu Suugo Cafimadkana Ha Noo Dheerayo Akhirana Janatul Fardowsah hana gaaliyo Allahu Ma Ameen

  • @jaaluud5395
    @jaaluud5395 23 дні тому +7

    Maasha alaah ❤❤❤❤❤

  • @ogadenfuture5569
    @ogadenfuture5569 23 дні тому +4

    Jazakallaahu khayran

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 22 дні тому +2

    جزاك الله خير الجزاء ❤

  • @yusufibrahim9060
    @yusufibrahim9060 22 дні тому +2

    Masha alh jazakalah kheyr Akhiii

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli 22 дні тому +2

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @Jinan202
    @Jinan202 23 дні тому +4

    Shukran wll

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 22 дні тому +2

    Shukran ustaad cumar iishar yacni waa mowduuc aad xasasi u ah oo dad badan aysan kubararugsaneyn jazakalah walal

  • @MudaneAbdalla
    @MudaneAbdalla 22 дні тому +3

    ان هذه حيا ة الدنيا❤😢

  • @sharmarkesharmarke5339
    @sharmarkesharmarke5339 22 дні тому +2

    Masha Allah brother jazakallah

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz 23 дні тому +3

    Jazallah khyr wllo

  • @ahmedsahalosman
    @ahmedsahalosman 22 дні тому +2

    jazakumullahu khairan brother omar

  • @user-pl6ym3fb7l
    @user-pl6ym3fb7l 22 дні тому +2

    Ilaahay haku barakeeye ustaad omar inshar kasoo hadal nimcada taala akhiro xuruulcaynta iyo weynida janada Allahu akbar

  • @MohammedAbdinasir-sx8qz
    @MohammedAbdinasir-sx8qz 23 дні тому +2

    I hope one day to share my opinions like you insha Allah

  • @farojaamac5010
    @farojaamac5010 22 дні тому +2

    Dhalinyara aynu ku dadaaalno Shay kasta oo wanaagsan oo ino dhawaynaya rabigeen aynu ka tagno wax kasta oo xun akhiradeenana aan ka fakarno ❤️👏

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 23 дні тому +7

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @yahyeabdirahman5099
    @yahyeabdirahman5099 22 дні тому +3

    Mawduuca,ugu wanaagsan aan daawado,ayaamahan❤

  • @CabdiraxmaanDaralle
    @CabdiraxmaanDaralle 23 дні тому +4

    Ustaad cumar waan ku salaamay muqaal kasoo sameey sida ay dowladuhu hubka ukala iibsadaan

  • @nimcocabdilahi5435
    @nimcocabdilahi5435 22 дні тому +2

    Ilaahayaw khaatumada khayr noogu khatin gurigayaga aakhirana noo hagaaji ilaahayaw hooyadey mcn iyo hooyooyinka dhinto dhan😭😭😭

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 23 дні тому +4

    Mawduc muhiina oo UA-cam ka ka waayay mahadsanid wll qali Omar inshaar 😢😭😭🇶🇦🇶🇦😊

  • @user-nl1yn1bo7f
    @user-nl1yn1bo7f 23 дні тому +6

    Nabiga_kusali ❤❤❤❤

  • @cabdishakuurxasan7077
    @cabdishakuurxasan7077 23 дні тому +3

    M.a barmaamijkan aad baan oga helay🥰

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 23 дні тому +2

    اللهم اني اسألك الجنه فردوس الأعلى

  • @Sahro-o2o
    @Sahro-o2o 23 дні тому +3

    اللهم إني أسألك حسن الخاتمة 🤲🏻❤

  • @OnlineStudent-xo7sv
    @OnlineStudent-xo7sv 22 дні тому +2

    Acmaal fiicanna samee si yaqiin ahna u noolaw. Cajiib.
    Jazakallahu kheyr

  • @user-ko6mb4zv2b
    @user-ko6mb4zv2b 23 дні тому +5

    يارب إنا عبدك فغفزلي

  • @MaxamedaxmedHassan-mn4nm
    @MaxamedaxmedHassan-mn4nm 23 дні тому +4

    Wallahi maqalkan oo kle wansugayay inaad kahadasho

  • @user-il9jm3um7c
    @user-il9jm3um7c 22 дні тому +3

    Walaal omer inshaarow soo badi mawduucyada sidan oo kaleh

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 23 дні тому +4

    Masha Allah illahey nolosha Aakhiro hano kaso ina naciim ku nolaano

  • @mohamudiidle7436
    @mohamudiidle7436 22 дні тому +2

    Mowduuc qiimo badan iyo ustaad cumar allah haku barakeeyo

  • @yunisbashir8541
    @yunisbashir8541 22 дні тому +2

    Thank you my brother omar

  • @mahadabdikarin7497
    @mahadabdikarin7497 23 дні тому +3

    Masha allah waa mowduuc muhiima
    Runtii markasta waxaad ka hadashaa mowduucyo midday midba midka kle ka xiiso badanyahay

  • @user-dw3hv1wi4e
    @user-dw3hv1wi4e 23 дні тому +2

    Jazaakallah khyr walal

  • @abdiaziiz6097
    @abdiaziiz6097 23 дні тому +2

    Thank you teacher omar niyadan Ku hayey marmar inaad waano sogelisid.

  • @NimcoMaxamuud-gf9lt
    @NimcoMaxamuud-gf9lt 23 дні тому +6

    Waku tageraa taliye 🎉🎉

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 23 дні тому +4

    Masha Allah

  • @chaneelkaqisoyinka7337
    @chaneelkaqisoyinka7337 22 дні тому +2

    Muqaalki ugu qalbi jadis qaboobay
    JazakaALLAH ustaadi❤❤❤

  • @idrisfarax6258
    @idrisfarax6258 22 дні тому +3

    قال تعالى: (ويدخلهم الجنة عرفها لهم.) سورة محمد.
    Fasir, JANA AYUU ALLAH MUSLIMIINTA GALINAYAA
    WUUNA BARAY .SIDDA GURYAHA ADUUNKA AY UYAQAANAN AYAY GURIGA AAKHIRO UGARAN.

  • @abrone4444
    @abrone4444 23 дні тому +2

    Mash Alh ustd omar❤

  • @ShortsOfficial-907
    @ShortsOfficial-907 23 дні тому +2

    اللهم اني اسألك الجنه ❤❤❤❤❤❤

  • @cabkaboy367
    @cabkaboy367 23 дні тому +3

    جزاك الله

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 23 дні тому +3

    Alla yabarik sxp waa arin mudan in layis xasuusiye geeridu

  • @maanka1075
    @maanka1075 22 дні тому +1

    سبحان الله اللهم إغفرلي ولوالدي وللمؤمنين يوم يقوم الحساب😢

  • @asadahamadbarre1164
    @asadahamadbarre1164 23 дні тому +3

    Jasaakalaahu qar ustaadii

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 22 дні тому +2

    Best muuqaal aan daawado❤❤❤

  • @amencade9533
    @amencade9533 22 дні тому +2

    Khaatumada Khyr allah nogu khatimo

  • @khadiijoxuseen5497
    @khadiijoxuseen5497 23 дні тому +5

    ilaahey qaatumada hanoo wanaajiyo maalin un aduunkaan waan ka wada tageenaa

  • @abd.rizaak
    @abd.rizaak 23 дні тому +4

    Allaha jannada nagu wada kulmiyo oo naarta naga xoreeyo🤲

  • @dr.siaddalmar4813
    @dr.siaddalmar4813 22 дні тому +2

    Ka baqida geerida iyo Aakhirada iyo rajaynta naxariista rabi baa Laga raba qofka Muslim ka ah ma ahan inan Laga baqin geeri iyo qabri

    • @iftiinkanolasha1
      @iftiinkanolasha1 20 днів тому

      marka ka baqeysid gerida wa in aad ku saleysa in aad uga baqeysid ilahee maxaa la hortagi. lkn ka baqida in aad waarto in aad rabtid waxaas ma sameye qof muslin ilahee aminsan. waxuba u dagdaga in uu la kulmo nabiga iyo kuwii ka horeye❤

  • @abdiYusuf-fv6bx
    @abdiYusuf-fv6bx 22 дні тому +1

    Allow janadanad nagu kulmi damaneetn insaha allh ❤

  • @abditajirali5702
    @abditajirali5702 22 дні тому +1

    Allahu maini asaluka janati amiin ya rabi

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 23 дні тому +4

    Wow, waa barnaamijkii ugu cajiibsanaa abid❤❤❤❤❤❤! Adigu sidee u aragtaa?

  • @ibrahimmohamed2153
    @ibrahimmohamed2153 22 дні тому +3

    وقال الشاعر هوالموت مافيه ملاذ ومهرب متى حط ذا عن نعشه ذا يركب نؤمل آمالا ونرجو نتائجها وعل الردى ممانرجوه اقرب runtii wa muxaadaro qeyma badan شكرا استاذ عمر انشار

  • @runkasheeg9317
    @runkasheeg9317 22 дні тому +1

    Yaa Allah Yaa rabb nagu dil Khaatumo wanaagsan na oofso adigoo raali naga ah

  • @faisaahmed2840
    @faisaahmed2840 22 дні тому +1

    Mansha Allah manta waxad dawaysay qalbiga wayo cidi kama hadasho geerida mahadsanid ilahay khatumada hano hagajiyo jano hanagu arsaqo insha Allah mahadsanid walal jira ❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Ider-bu6sg
    @Ider-bu6sg 23 дні тому +1

    Insha Allah 🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿🤲🏿

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 23 дні тому +2

    لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين.

  • @saadiqcllaahi5562
    @saadiqcllaahi5562 23 дні тому +3

    Wllaahi hadaan kabaqayay dhimasho lkn hada kadib kambaqayo dhimasho waadmahad santahay wllkey ogaansho

  • @AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw
    @AbdixakiimAbdixakiim-ez2hw 23 дні тому +2

    Waad mahadsntey wll Omar inshaar

  • @guhaad3031
    @guhaad3031 22 дні тому +1

    Axsan mowduuc fcn iga dheh bro Omar mahadsanid 😢

  • @maxamedkheyr3225
    @maxamedkheyr3225 23 дні тому +4

    Wasahlan

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 23 дні тому +1

    Jazakala Khayr

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 23 дні тому +1

    لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 22 дні тому +1

    Allow noo dambi dhaaf yaa rabi🤲

  • @KHAledkp
    @KHAledkp 22 дні тому +1

    Allahayow Khatuma No Hagaaji 🤲🏿
    Yaa Allah Janadad Nagu Arsaaq Yaa Rappi☝🏾

  • @UgbadAhmed-p3i
    @UgbadAhmed-p3i 22 дні тому +1

    Allow gaf kayaga iyo geridayada ha kulmin yarabi