Maalinkii u danbeeyay Noloshaada | Su'aal halis ah!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 140

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed2813 3 місяці тому +4

    Sahanka dhalinyarada soomaliyeed thanks wll Aadan khadar 💯

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 3 місяці тому +46

    0:41 runtii su aashan aadban uga naxay in badan noloshayda badi ahaanba waad debeshy mahad sanid
    Adanow pro gabi ahaanba nolosha dhadhanki dareemed ee cibaadada waan waayay sanadahii lasoo dhaafay
    sobobtana prod castigi aad ku sharaxaysid buuga 10 magac ayay iiga soo baxday
    Quruuj (tabliiq) 4o berri ah ayaan raac is leeyahy si aan naftayda usoo xasiliyo i.a
    iiso duceeya walalyaal 😢🎉

    • @Cuzayrgmail..com12
      @Cuzayrgmail..com12 3 місяці тому +4

      Ugaas wan kuzalamay marka hore,waxad qadatay goan insha allah noloshada wax wayn kabadali doona anigaba waxn ahy wiil sidaada ookle dhalin yaro ah lkn halmid ankugu darsado ugas hadaad baxayso khuruuj labax dad waayeel ah ama waalid ah waayo arag nimona waad ka faa iidi cilmina waad ka faaiidi.

    • @sahanka97
      @sahanka97  3 місяці тому +34

      ha ka labalabayn go'aankaas wll, khuruujka nasiib umaan yeelan lkn dhadhan gaara ayuu leeyahaye

    • @abdikafialiissack5669
      @abdikafialiissack5669 3 місяці тому

      ​@@sahanka97aad iyo aad

    • @ClazizzaneyBalugle
      @ClazizzaneyBalugle 3 місяці тому

      allaha kuu fududeyo quranka iyo salada badi i.a iyo ducada ilahay wuu kutoosin doonaa

    • @NajaxSiciid-zj4vw
      @NajaxSiciid-zj4vw 3 місяці тому +1

      Wllo illahy ha ku sugo
      Lkn waxaan kugula talinayaa inaad cilmiga diinta islaamka, adigoo maadigana ku daara wixii ku anfacaya,
      Waayo cilmigu isagaa ku baraya wax saxda ah waxa qaldanba,
      Horo marna lagu gaadhaa

  • @yahyemousegeele
    @yahyemousegeele 3 місяці тому +8

    جزاك الله خير جزا

  • @SharmarkeNur-q3u
    @SharmarkeNur-q3u 3 місяці тому +1

    Asc! you're the few young somali people i listen to. may Allah increase your intelligent so we can benefit more of it. Salam from Sweden.

  • @LeilaMohamed-t6q
    @LeilaMohamed-t6q 3 місяці тому +1

    JizakaAllah khairan brother

  • @SomaaliyaStar
    @SomaaliyaStar 2 місяці тому

    Adan number one all somaliya 👏👏👏👏👏👏👏👍

  • @EFURAAT
    @EFURAAT 3 місяці тому +12

    isoo duceeya hami leeyahee❤❤

  • @hamdaabdirahman8377
    @hamdaabdirahman8377 3 місяці тому

    Masha Allah wllo Aaden waad mahadasan tahay جزاك الله خیر الجزاء

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 3 місяці тому +8

    Ku saliya Nabi maxamed scw🎉🎉🎉

  • @lazco__1943
    @lazco__1943 3 місяці тому +1

    That's great. Thank you, sir 🙏

  • @zuhayb9
    @zuhayb9 3 місяці тому +2

    Aniga wn iskufiirsaday waxaan kumashquul sanahy San udhisi lahaa maskaxdayda, jidhkayga, jeebkayga labiskyaga, Hormar iyo isbadal wallahi intaa umbaan kunashquulsanahy

    • @Yooco_media
      @Yooco_media 3 місяці тому

      Zxp hal talo aan ku faaiday aan kuu sheego adna "Kaliya Dib udhigista " iska ilaali mahadsanid

  • @YahyeAhmed-bq7gd
    @YahyeAhmed-bq7gd 3 місяці тому

    MashaAllah

  • @fahadhussain1656
    @fahadhussain1656 3 місяці тому

    Walal aadan jasaakallah khayr wll❤

  • @AsmaMuhamud
    @AsmaMuhamud 3 місяці тому

    Mahadsanid adanow wllo alle kher haku siiyo❤❤

  • @SuhaybAhmed-kv2iv
    @SuhaybAhmed-kv2iv 3 місяці тому

    Mahadsanid walal
    Waa xaga rabi kuxun mawado
    Insha allah allah abshirta rabi hana waafajiyo

  • @mursalsayed
    @mursalsayed 3 місяці тому +1

    Ilaahay miisaanka xasanaadka ha kuugu daro ustaad Aadan.

  • @Maxamedzaki45
    @Maxamedzaki45 3 місяці тому +2

    Wlalo wlhi aad ayad u mahad santahy waxan kugu mahad celiyo garan maayo lakiin waxan ku leyaay ale raali hakaa noqdo sida aad wax igu soo gudbizay ale hakaa abal mario 😊❤

  • @MahirHassan-oh5qk
    @MahirHassan-oh5qk 3 місяці тому +1

    Jazakallah walal Caqliga allaha kuu barakeyo Marwalba oon Chanalkaga sooboqdo Waxbaan kaa Faaidaa runti MaSHallah Ka,dhalinyaro ahaana Inaad aniga ila Hadleyso ayaadba Moodaa wlhi..thank u once again sxb keep the hard work and wish u all da best mate

  • @abdihakinyousuf8578
    @abdihakinyousuf8578 3 місяці тому

    Shukran

  • @abdikabirali4339
    @abdikabirali4339 3 місяці тому

    Thank U very much bro Aadan

  • @Mrwaryaa0
    @Mrwaryaa0 3 місяці тому

    Mahadsanid ❤

  • @aishaabdi7979
    @aishaabdi7979 3 місяці тому

    Alxamdullilah haa waan sii wadi lahaa❤❤

  • @MuhammadAlii23
    @MuhammadAlii23 3 місяці тому +2

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم " كل أمتي يدخلون الجنة إلا من أبي"

  • @samouhab123
    @samouhab123 3 місяці тому +1

    I agree with your opinion

  • @SahalMaxamuud-fj6rb
    @SahalMaxamuud-fj6rb 3 місяці тому

    بارك الله فيك وجزاك الله خير الجزاء يا أخي العزيز

  • @SugroOmarmahamed
    @SugroOmarmahamed 3 місяці тому

    Mahadsanid hno aadanow alle haku karaameeyo ala maxaan wax badan kaa faa iiday ilaahow abalkada janatul fardows ka dhig

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830 3 місяці тому

    wcs mahadsanid wll jazaaka allahu kheyr

  • @caleenshow5393
    @caleenshow5393 3 місяці тому +2

    Alxamdu lillaah
    Allaa wadada toosan nagu duway

  • @Buneeste
    @Buneeste 3 місяці тому

    Mahadsanid walal

  • @Abdikarimabdullahi-y3b
    @Abdikarimabdullahi-y3b 3 місяці тому +1

    This question will be the SI Unit of Life🎉

  • @Mansuur123-yf3hl
    @Mansuur123-yf3hl 3 місяці тому +4

    Asc wll aadan sahan

  • @engcabdimacain
    @engcabdimacain 3 місяці тому

    Ustaad anigu sidii horee sahanka aad wax ugu soogud binjirtay baan
    Kuhaystey Chahalkii waxuu u ee kaaday sanhan podcast mahadsanid

  • @nimcomaxamedhaashi
    @nimcomaxamedhaashi 3 місяці тому

    Mahadsanid ustaad Adan sahan🙏

  • @AxmedISMACIIL-jy8rljwjwj
    @AxmedISMACIIL-jy8rljwjwj 3 місяці тому +3

    War sxb Aadanow , een mawduucii aad lahayd , waxaan kasoo diyaarinayaa habka turjumaada, waad lahabsan taye lasoo dheere sxb.

  • @ClBarako
    @ClBarako 2 місяці тому

    Haa waan sii wadi lahaa❤

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 3 місяці тому

    Thank you

  • @abdirasakali8365
    @abdirasakali8365 3 місяці тому

    Thnks

  • @abdikarimmohamedjama
    @abdikarimmohamedjama 3 місяці тому

    Mahadsanid sxp

  • @nuralpa9689
    @nuralpa9689 3 місяці тому

    Mahadsanid sxp❤

  • @wardhere8699
    @wardhere8699 3 місяці тому +1

    Jazakallaah walaal Aadan in badan, waxsheegaaga iyo waddo ku toosintaada

  • @mumtaazmohamed8496
    @mumtaazmohamed8496 3 місяці тому

    Alle haka abaal mariyo waxkaston kaa bartey mahadsanid walaal ✊

  • @mohasalad828
    @mohasalad828 3 місяці тому

    Mahadsanid Macalin

  • @axmedmaxamed1340
    @axmedmaxamed1340 3 місяці тому

    Thanks Abti

  • @mushtakseed8376
    @mushtakseed8376 3 місяці тому

    Thanks aden sahan

  • @AhmedBulshawi
    @AhmedBulshawi 2 місяці тому

    Legend❤

  • @mohameddheere08
    @mohameddheere08 3 місяці тому

    a study of decentralised political structures for Somalia.
    buggaas ka soo hadl saxiib si guud ,aad ayuu muhim uyahye

  • @muxammad2777
    @muxammad2777 3 місяці тому

    My brother mahadsanid, waxaad samayso sida in aad filin daaqato hadaad u aragto dambi in aad sheegtoo maahan mahadsanid

  • @Yooco_media
    @Yooco_media 3 місяці тому

    Wllhy runta wax ka wacan kana qadhaadh majirto lkn taladan waxaad mooda inay maxamed ahan igu socoto....Mahadsanid teacher

  • @cqanikayse2187
    @cqanikayse2187 3 місяці тому

    Hadii uu youtubeku like 🤙🏼iyo love lahaanlaha loveta ayaan kuu badinlahaa❤
    Mahadzanid Ustaadii🎉😊

  • @Yooco_media
    @Yooco_media 3 місяці тому

    Wll muuqaalada noocana oo kale yara dheeree wllhy waad igu badh jartay

  • @adan053salah7
    @adan053salah7 3 місяці тому +1

    Umad khasaartay inaan Nahay waxad ku garaneeysa moqaalkan oo ah mooqalada ugu muhiimsan Somali dhexdeed hadana inta daawatay ARAG .hadii muqaalkan ahan laha Looqad kale Malaayin baa dawanlahaa .
    Adbaad umahadsanatahay sxb wax baan ayaan kabartay👋

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747
    @suhaibahmedabdirahnmaan6747 3 місяці тому

    haa waan wadihilahaa wax faaida leh iyo mubaax alx

  • @abdifatahhassan7530
    @abdifatahhassan7530 3 місяці тому

    Allh hajasaa isiiyo wllo waanada

  • @AhmedShariif-mu5ex
    @AhmedShariif-mu5ex 3 місяці тому

    Muuqaalkii iigi faaidada badnaa

  • @SaadaqSaadaq-pd7ed
    @SaadaqSaadaq-pd7ed 3 місяці тому

    Mahadsanid macalin sarre

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 3 місяці тому

    Aadanoow niyow sidii hore noogu celi muuqaalada kuwaas baa lagu raaxeysan jiraye

  • @heesosomalicusubchannel9263
    @heesosomalicusubchannel9263 3 місяці тому

    Nio cabqari batahay maan nadiifa horay usoco

  • @zacky8182
    @zacky8182 3 місяці тому

    Maya Wlhi 😢😢😢

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 3 місяці тому

    Waan sii wadi lahaa shaqadaas

  • @xamsexiis7217
    @xamsexiis7217 3 місяці тому

    Aadanow maxaan kugu abaal gudaa wll alle haku sharfo sharaf ku noolow guulayso waxa aad rajaynayso ee khayra alle hakuu fadaydiyo waxa aad dhibsanayso oo ku shara alle hakaa fogeeyo sxb abaal kaaga gudimaayo ilaahay waxa aan kaga baryayaa in uu danbigaaga dhaafo oo ku naxariisto wll aadanow waxa aad noogashay abaal hadii aan sii noolaado wan gudi doona abaalkaaga wan ku ducaynayaa saxiib qli alle haku ilaaliyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Umalfarshaxan
    @Umalfarshaxan 3 місяці тому

    Adanaw waxaan noloshayda intabadan kuluminjiray in nan YouTub dawado maanta ugudanben videogagan iga soohorbax waxna iitar insha allaah waxa aad nafartayna wan sameen doona

  • @mohamedyoussoufguirreh4594
    @mohamedyoussoufguirreh4594 3 місяці тому +1

    🫡 Adane Sahane .
    Vous êtes quelqu'un de bien.
    Je préfères regarder vos vidéos.
    Merci pour tout frère vous êtes un bon exemple pour nous les Somalis .
    Mohamed Youssouf Guirreh
    From Djibouti .

  • @CarafaadNaasir-vj3mw
    @CarafaadNaasir-vj3mw 3 місяці тому

    Aadanaw wll sidee turjumada loo bartaa
    Ama mu alifinimada

  • @maxamedkatiite8583
    @maxamedkatiite8583 3 місяці тому

    Wlhi su'aal xanuun ah waye

  • @waxgarad6646
    @waxgarad6646 3 місяці тому

    Adan nin adag❤

  • @SOMALIBADBOY
    @SOMALIBADBOY 3 місяці тому +1

    Aadanow fashilkii exam-ka qaranka 2024. Kasoo hadal iyo hoos u dhaca waxbarasho ee uu sababay qishka iyo u cadaalad samayn la'aanta qof waxbaranayay iyo qof aan u jeedin waxbarasho.

  • @Caskaboy-ju9kl
    @Caskaboy-ju9kl 3 місяці тому

    mahadsanid bro

  • @ShacaybHaybe-d1t
    @ShacaybHaybe-d1t 3 місяці тому

    Maya masii wadeen

  • @AchrefGassoumi-wv3ue
    @AchrefGassoumi-wv3ue 3 місяці тому

    Wr waa kuwataa

  • @idinhazzadmaatahay4475
    @idinhazzadmaatahay4475 3 місяці тому

    Wlh 1da bisha waxaa bilaabay xirfad
    Wlh manata qabiir baa ku ahay , dadaalka waa shay muhiim ah

  • @MucaadDaahir-ru3dw
    @MucaadDaahir-ru3dw 3 місяці тому

    Zxp waxad iisheegtaa uppka buugaagta free ga ah laga akhristo😢

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 3 місяці тому

    Haa alxm

  • @cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy
    @cabdiwaareermiyicabdiwaa-gy3hy 3 місяці тому

    Aadanow arintii bada ka soo hadal

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 3 місяці тому

    The best time to plant a tree was yesterday. The second best time to plant a tree is today.

  • @MucaadDaahir-ru3dw
    @MucaadDaahir-ru3dw 3 місяці тому

    Zxp dhib lawada garanayo ayaa ihaysata waxan sameeyo magaranayo sikasta udhaartey wax kasta sameeyey wan iska kari laayahay caadadaas iisoo jawab zxp thanks 😢😢😢😢😢❤

  • @faatixpodcast1
    @faatixpodcast1 3 місяці тому

    Aad bad u mahadsantahay walaal Aadan.
    Talo aad igu caawiso aniga, makula wadaaga?!

  • @kaiseomar8064
    @kaiseomar8064 3 місяці тому

    Podcast kasoo samee mawduucan ustaad

  • @Suudimedia7
    @Suudimedia7 3 місяці тому

    Aadan wax ka soo hadshaa 26 june ma Somaliand aya leh misa somaliya waba la isku haysteeye

    • @SamsamCumar-fn4vf
      @SamsamCumar-fn4vf 3 місяці тому

      Midna malaha gumaystihii baa inoo sameeyay sidii inaynu dhalanay 1960 oo kale isaga ayaana lagu xusaya wax ku matalaba maaha

  • @abuluqmaanmedia6117
    @abuluqmaanmedia6117 3 місяці тому

    Ustaad 24 ayaa aduunka kaaga hadhay lay dhihilahaa xataa video gaagan ma daawadeen

  • @abyatt2357
    @abyatt2357 3 місяці тому

    Umaleyn mayo hal vedio uu soo galiyey adan sahan inana dawan xaqiiqatana Clib aan nafteyda wax ku ool u aheyn kuma arag dadkano kale ba logu talagay social media balse somalidu ineysan aqoon ba kaga yaba badan kood oo hada dadka ku xiran dhifiq iyo kuwa kixiran adan sahan waxa badan kuwa dhifiq kuxiran marka Result ga dadkasi muxu noqonaya wa sualE?🫡

  • @khaalidnuur1960
    @khaalidnuur1960 3 місяці тому +1

    Wali jaanis waaan hayaa lkn waa I aan ka faaideeya Insha Allah

    • @SaadamQureyshi
      @SaadamQureyshi 2 місяці тому

      @@khaalidnuur1960 hada maka faaidey kaape

  • @handhise5059
    @handhise5059 3 місяці тому

    24 saac ee kuugu danbeeya hadey ahaan laheyd Muuqaal youtube ka masoo dhigi laheyd

  • @habonsaed4047
    @habonsaed4047 3 місяці тому

    wllo iiso duceeya 40qof ducadooda waala aqbalaaye nolosha wax walon hayo waan ku nasiib xumahaya waxa kaliyon ka baqaana waa aduunyadi oodhan waadku fashilmaysa hawl kastood qabanayse talow aduunka maahe aakhirana ma qof khasaarad noqon waayo salaadaydu ma wanagsana mana niyad fiicni xaga nolosha😢

  • @canshuurxikmaawi
    @canshuurxikmaawi 3 місяці тому +1

    ustaadow hada ka hor channlkii podcastiga aniga oo dhageysaayo baan waxaad dhahday hada bilaaw markaas buuga aan qoridiisa bilaabay 2023[8]30 waxaan dhameeye 2023[10]30 axl lilaah waxaan u sadaqeey aabahey iyo abtigey iyo wllkey oo dhintay dhalin 25k gaareysana barta telegaramka wey ka dagsadeen hadane buugeyga 2aad baan bilaabay insha allah waxaan rajeyni marka aan dhameeyo qofka ugu horeeye ee aan la wadaagi doono in aad noqon doonto

  • @MohamedHassan-rz8hq
    @MohamedHassan-rz8hq 2 місяці тому

  • @Aftahino
    @Aftahino 3 місяці тому

    Su'aal ereyo aan badnayn ka koobnayn Balse Micne ahaan iyo Miisaan ahaan Aan Awr qaadi karin!
    Mahadzanid ustaad

  • @ADLoFGroza
    @ADLoFGroza 3 місяці тому

    walal aadan muhim ban ku ahay ina kula hadla raba

  • @alfanaandhoolayare4457
    @alfanaandhoolayare4457 3 місяці тому

    My wllhy

  • @iiddanbile8425
    @iiddanbile8425 3 місяці тому

    8:13 iidaan 😂😂😂

  • @muzcabshaq3535
    @muzcabshaq3535 3 місяці тому +1

    The blacklist
    Raymond redinton

  • @JuunSports
    @JuunSports 3 місяці тому

    Walaalayaaloow video 📹 gaan kabtan ayuub iyo daahir calasoow sheer gareeyaa😢

  • @yaasirxasan8618
    @yaasirxasan8618 3 місяці тому

    Walaahi waligeey 1saac tiktok kumajirin 🤔lkn UA-cam 2saac aakujiray 😂😂😂

  • @cukash7009
    @cukash7009 3 місяці тому +2

    Qof ki uhoreYe ✌️😜

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 3 місяці тому +1

    Wcs

  • @KhadarMahamed-p6u
    @KhadarMahamed-p6u 3 місяці тому

    😢😢😢😢

  • @abdirahmaanhassan9083
    @abdirahmaanhassan9083 3 місяці тому

    Libaax

  • @LovelyBobsleigh-jr2vk
    @LovelyBobsleigh-jr2vk 3 місяці тому

    Aadam khadar

  • @AyaanleCabdi-nt4dy
    @AyaanleCabdi-nt4dy 3 місяці тому

    Libaax libaax dhalay

  • @cabdulahimalaas7764
    @cabdulahimalaas7764 3 місяці тому

    Qatumada allahs nagudilo

  • @khaalidjoofvlogs2557
    @khaalidjoofvlogs2557 3 місяці тому +1

    War bal nio aadan zhp scolarship master Turkey diyargaraw ugu jira caawina waankaga baahnay madal aan kaala soo xidhiidho igu caawi waayo waxaan ku arka qof ku habon een cawin waydiisan lahaa madaama wadada so martay

    • @sahanka97
      @sahanka97  3 місяці тому +3

      wll arrimahaas xog iyo xaal toona kama hayo

    • @khaalidjoofvlogs2557
      @khaalidjoofvlogs2557 3 місяці тому

      ​@@sahanka97waad ku maamuusantahay fal celintaada