SAALAX SANAAG HEESTI XAASKISA (NASTEEXO)2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024
  • Eryadi & Laxanka Sakariyee Kobciye
    Music : Furinle
    Camera : Allayahdiik
    Editing : Moha films

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @mohamedabdullahihalane2176
    @mohamedabdullahihalane2176 Рік тому +365

    Dunidan qofki ugu qiimaha badna ee so maray waa nabigena muxamed N.N.K.H❤😢

  • @dj.rockets
    @dj.rockets Рік тому +188

    Majirto Habeen Iga Farxad Badned Walalo ❤❤

    • @Hibaky
      @Hibaky Рік тому +5

      Caaawi wl inanka 😂😂😂😂

    • @meizayar4587
      @meizayar4587 Рік тому +10

      ​@@munasaryarreAllah niyadada haka saro hada dowdehee fankaa oo irsaqad fcn hakusahlo wll❤

    • @SalmaHoussein
      @SalmaHoussein 9 місяців тому

      ​@@munasaryarrezxsa

    • @SalmaHoussein
      @SalmaHoussein 9 місяців тому +1

      ​@@munasaryarre😂😢😢❤

    • @SalmaHoussein
      @SalmaHoussein 9 місяців тому

      ​@@munasaryarre😮😮❤

  • @muktaarmaxamedmuunad8008
    @muktaarmaxamedmuunad8008 Рік тому +28

    Erayada : Sakariye Kobciye.
    Laxanka: Sakriye Kobciye.
    100%❤

  • @AliAydarouzy_69
    @AliAydarouzy_69 Рік тому +20

    Wxn Qirayaa inaan Adigoo Qudha Kaa Helee What The Song🥺My Fav Singer ilaahoow isku Kiin Daa❤️🥹🌺

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 Рік тому +94

    Ereyada iyo laxanka Sajariye Kobciye legend.
    👏👏👏👏👏👏👏

  • @XamdiBile-hx1ip
    @XamdiBile-hx1ip Рік тому +14

    Jah markuu xajigaga fanan yhy allow isku daaa

  • @mohamoud_Maano
    @mohamoud_Maano Рік тому +40

    "Halkii ii ahyd qabyada qofkii ii dhamystire kor igaade hadana Nolosha qaybaha u weyn waxbadan igala qabtay"War waxani way hees dhaafty the only legend saalah Sanaag
    Ereyo iyo Laxan fadhiya sakariye kocbciye The legend ❤🔥

  • @mss_muno_malpo
    @mss_muno_malpo Рік тому +35

    Labo walbo iis jecl ilaahy calaf haa isugu daro🥺❤️

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Рік тому +310

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdikaamilcarab
    @cabdikaamilcarab Рік тому +197

    Farxadu waa qaaliyoo
    Qofkasta kuma siin kare
    Waxaan qirayaa innaan
    Adoo qudha kaa helee
    Halkii ii ahayd qabyada
    Qofkii ii dhamays tiree
    Kor ii qaaday hadana
    Nolosha qaybaha uu wayn
    Wax badan igala qabtay
    Innaan buug kaa qoran
    Qalinka u sita haddeed
    Dadkana baro qiimahaga
    Qofbaad ani igala waynte
    Waxaan baa qorshaynayaa
    Inaad kuu lahaato qayb
    Dasduurko lagugu qeexo
    Xumnaha jirkaa qaaliga
    Adaa ugu qoron mid mido
    Qudhaydiyo taaduna
    Midbay isku yihin qudhe
    Dareeno is qatayoo
    Qalbiga ka talalmay baa
    Dhaxdeena ka qayiboo
    Waxaan qoslaa anuu
    Markaad qaali faraxsan tahay
    Erayada sakariye kobciye
    Laxanka sakariye kobciye
    Music ahmed wali furinle
    Codka saalax sanaag
    Heesta innaan buug kaa qoran
    Loogu talagalay dumashiday nasteexo
    Isku wara lamanaha qarniga❤❤❤❤

    • @abtidoon3606
      @abtidoon3606 Рік тому +5

      4:11

    • @saabir5474
      @saabir5474 Рік тому +3

      2:48 6

    • @queeninaaahmed3109
      @queeninaaahmed3109 Рік тому +1

      1:28😢😢😢

    • @queeninaaahmed3109
      @queeninaaahmed3109 Рік тому +9

      Yarib nololshiid igu hore waa iga xumaatey ee midkale mid ii fahamo oo aan ii dayacin yarib calaf iga dar hada gacan kum haayo😢😢😢😢

    • @cabdikaamilcarab
      @cabdikaamilcarab 11 місяців тому +1

      ​@@queeninaaahmed3109allaaha ha ku siiyo mid gari iyo gobnasab ah wllo

  • @azoummoh3825
    @azoummoh3825 Рік тому +29

    Hees lama odhan karotan 😢saalah iyo nastahexo quruh wadda noolada abid ubad baariya daadaheya fanaan aanka jclhy salah ma jiro gurigaagu Ha raago wllo🎉❤👰🏻‍♀️🤵🏼‍♂️💍🤎

  • @zaarasaidelmi4251
    @zaarasaidelmi4251 Рік тому +37

    Harti Iyo Mareexaan Baa Kumidoobay Arooska Walalkey Saalax Sanaag Iyo Walaashey Isku Waara ubad Qeyr qaba Kala Ilma Adeerayaal From Mj Ciise Dhuux 🎉❤️👑👸 Gabdhaha Xigsanaya wiilka Dumashigee ah 💯🙏🇸🇱

    • @huthaahmed1188
      @huthaahmed1188 11 місяців тому +2

      Yaad U sheegaysa marka😂😂

    • @samiirasuulay5769
      @samiirasuulay5769 27 днів тому +1

      Nin io naag bAA dan tooda garto ku midoobay anagoo singale ah Xagee noo dadkas dhakada noga sarin😂

  • @rahmaalim9804
    @rahmaalim9804 Рік тому +12

    Inan buug ka qoran
    Qalin usiita hadeer
    Dadkana baro qiimaha❤
    Hees waa dhaftay

  • @mohamedabdiaziiz7536
    @mohamedabdiaziiz7536 Рік тому +12

    Masha Alah isku waara Waaw best song and beautiful night congratulation Salah Sanaag and Nasteexo Eebbe ha idinka yeelo qoyskii dhisma ee dhaqma❤❤❤

  • @samiryussuf9734
    @samiryussuf9734 Рік тому +20

    Laxanka iyo erayada makuu Kobciye leyahy music by furinle another level 👌 💯

  • @ApdiRaxmaan-zp3bz
    @ApdiRaxmaan-zp3bz Рік тому +9

    Wallky saalax zanaag iyo dumashiday Nasteexo isku wara oo
    WiiL io gabadh lagu idha doog sado kala hela ❤❤

  • @Ikraanomardhibane
    @Ikraanomardhibane Рік тому +14

    Mashaa Allah habeen qaaliya ayey ahayd wllo isku waara jiro wada jooga waligiin❤🙏

  • @Axyaadunya
    @Axyaadunya Рік тому +8

    Farxadu waa qaaliyo qof kasta kuma siin karee waxn qirayaa inan adoo qudha ka helee❤
    Alhamdulilah waxn haysta jacayl kaso aan dhamad lahayn midkenuba uu ku farxsanyahy midka kale waxn rajayn inu ku dhamado guur in’sh’Allah my life😍
    Inan buug qoraan qalinka u Sitaa hadeer dadkana baro qiimahaaaga qof baad ani igala wayntee waxan ba qorsheynayaa inad ku lahaato qayb tastuurkooo lagugu qeexo Habiibi lagugu qeexo😘

  • @horusocodmedia
    @horusocodmedia Рік тому +9

    Zakariye Kobciye & Khalid Kamil Fanaan U Dhigma La Waayay Abwaan + Laxamiiste Caadi Ma aha Hambalyo Saalax & Dumaashi Nasteexo

  • @sakariyecumar7599
    @sakariyecumar7599 6 місяців тому +8

    Nolozheyda markey bilow eheed heestan so shaac baxday jeceyl wllhy🥺🙈

  • @kaamilhass8696
    @kaamilhass8696 Рік тому +26

    Farxadu waa qaaliyoo qofkastaa kuma siin karee waxaan qirayaa inaan adigoo qudha ka helee 🥹❤️
    Salah and Nasteexo so emotional song ❤️🔥✍️.

  • @abdirahmanqatari779
    @abdirahmanqatari779 Рік тому +4

    Hestu way iso jidatay waliba aaaad coz wxan dareemyay inu kobciye heesihiisi tahay wonderfull salax sanaag and Taasha✨🙏🏻

  • @farhandhagdheer2186
    @farhandhagdheer2186 Рік тому +7

    Hambalyo sxb saalax sanaag adiga iyo duma NASTEEXO
    Erayada iyo laxankana waxa Ku Hagar baxay ZAKARIYE kobciye legend
    Music furinle

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Рік тому +175

    When you listening saalax sanaag singing his wife my heart saying
    " You’ve entered a whole new frequency."...
    She got married must humble singer ever come to somali music ❤ ...

  • @abdifataahjaamaccarab819
    @abdifataahjaamaccarab819 Рік тому +24

    Reer sanaag jacaylka haloo daba fadhiisto waa dad qalbi wacan oo ku nool jawiga yurubta somalida
    Jacaylkii sanaag iyo Gedo ❤

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 Рік тому +3

    Laa illaaha illaahu waxdahu laa shariikallah; lahulmulku walahul xamdu; yuxyii wa yumiitu ; wahuwa xayun laa yamuutu; biyadihil khayru' wahuwa calaa kuli shay'in qadiir

  • @luladen8201
    @luladen8201 Рік тому +11

    Mashalaha labo quruxbadan isma helaan maxaa loo lahay so kuwan is hele isku waaro salax Gabdh yar quruxbadan heshe ilaali walal ❤

  • @iqramjy9620
    @iqramjy9620 Рік тому +6

    The first singer aa taageero u ahay aa tahay ❤ nastehay dumashi isku waara oo ilma qeyr badan illahay hanii siiyo❤❤ jah nin iyo bar

  • @fadumazahraraage9896
    @fadumazahraraage9896 Рік тому +12

    Mashalah isku waara oo isku barakooba inta noloshina ka hartay farxad iyo jaceyl iskula qaata amen ya rab 🙏 ❤❤❤❤❤❤

  • @hannamohamed5408
    @hannamohamed5408 11 місяців тому +7

    Inta markey ka dhooftey daawaneysey😢❤2 qof oo dagan oo alle isku talla galley baad tihiineh isku baaqi ahaada waayo badan isku so noqda idiinka cafimd qb❤

  • @team_Sharma_ka_sharma7
    @team_Sharma_ka_sharma7 Рік тому +32

    New song salax sanag iyo marwadisa nasteexo Ibrahim xusein 🎉❤hambalyo guur kiina guur kheyr gurikina guri nage allow kayeel ❤❤❤❤❤❤❤hadad iga danbeyso uducey qoyskan inu Allah ubad kheyr qabo kala siiyo
    Lyrics 🎻
    Dumashi waxa tahay qaali dadko dhan ku helimayan marhora salax u aheyd keyd laabtisa ku qarsoneyd 💍💯👑🎻✨✨🎼🎧🔥🔥🔥🔥

    • @Ironlady227
      @Ironlady227 Рік тому

      Xusen cali warsame cilmi madhalay wll

  • @mustafemahamed277
    @mustafemahamed277 Рік тому +5

    Woow lamanahaygii aannjeclaa hambalyo hambalyo kunjeer gurigaa aad dhisateena hagadhigo kii dhismee dhaqma kala hela ubad baariya ❤❤❤ saalah ft nasteexo🎉

  • @fahmicumar6400
    @fahmicumar6400 Рік тому +8

    Hambalyo salax and dumashi 🎉
    Erayadi iyo Laxankii Zakariye kobciye ❤❤❤

  • @kawsarismaciil5083
    @kawsarismaciil5083 Рік тому +27

    Xubnaha jidhka qaaliga adah uguh qoran midmidoo qudheyda taaaduna midbey isku yahin qudhee
    Cajiib ❤😢

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Рік тому +19

    Alf Mabruuk Salaax iyo Nasteexo guur khayr qaba 🎉
    Erayada Sakariye Kobciye wax kale 💢
    Music ustaad Furinle (ciil tire )❤

  • @shafiomer8189
    @shafiomer8189 Рік тому +11

    Fanaanka kaliya Aan Taageerow Allaha Idinka Yeelo Kuwi Barakooba Farxad Ku Noolaada ♥️

  • @user-fh9vi9cx2b
    @user-fh9vi9cx2b 3 місяці тому +3

    ❤dareemo is qatayoo
    ❤Qalpiga ka talaalmey baa
    ❤Dhexdeena ka qayiboo
    ❤waxaan U Qoslaa Anigu
    ❤Markaad qaali faraxsan tahay
    😢❤

  • @mahamettabdiaziiz5108
    @mahamettabdiaziiz5108 Рік тому +17

    Dareena is qaatayoo qalbiga ka talaalmay baa dhexdeena ka qaayiboo, waxaan u qoslaa anuu markaad qaali faraxsantahay.❤😢
    Cajiib wlhi..❤

  • @fankafanka8369
    @fankafanka8369 Рік тому +4

    Waaaaw liwax guleeyso 💐💐💐hanbalyo lajan 🌹🌹🌹igagudooma lamanaha aloow wiil iyo cano gawar iyo caano Amiin 🎷🎷🎷

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Рік тому +23

    Waaw best song and beautiful night congratulation Salah and Nasteha 🥰

  • @Zancho777
    @Zancho777 Рік тому +20

    Hambalyo fanaan saalax sanaag waxaan idiin rajaynayaa nolol bilan,badhaadhe leh oo boqran isku waara inta nolosha idiin dhiman ❤️🙏

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +19

    Ilhah waxan ka barayaya inuu awalad salah idin siiyo ❤🎉 alhuma amiin 😢

  • @AncientZaylai
    @AncientZaylai Рік тому +2

    Hambalyo shoodhe Salaaxow, dumaashina ku soo dhawoow qoys ku jecel baan leeyahay🤍

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 Рік тому +2

    wada jira oo wada jira waligiina ku xayaada koonka xushiisa salaha sanaag iyo nasteexo ibraahim hussien❤❤❤❤

  • @zeamanofficial86
    @zeamanofficial86 Рік тому +14

    The one and only Best wedding saalah sanaag and His wife❤️🫶

  • @user-iy5bi5xj7v
    @user-iy5bi5xj7v 9 місяців тому +3

    Farxadu waa qaaliyo qalinka usita fardawso mcn munasar🎉🎉🎉 darey is qaadayoo waan qorsheeyne😊😊😊

  • @bilyandhaan7379
    @bilyandhaan7379 Рік тому +1

    Masha allah hambalyo wlkay iyo dumashiday
    Rabiyow qof walba qofku jecel Yahay
    Ku beeg Nolosha farxad ka badanba ma jirto markad heshid qofkii riyada ku ahaa
    Oo maanta ku ah Noloshada runta ah

  • @princeabdirahmanartan
    @princeabdirahmanartan Рік тому +29

    Happy Wedding Day!🎉
    Hambalyo saaxiib Saalax Saanag Ft Nasteexo Taasha. Eebbe ha idinka yeelo qoyskii dhisma ee dhaqma!

  • @yacquubyaqo
    @yacquubyaqo Рік тому +9

    "Inaan buug ka qoraan
    Qalina usita hadeer"
    Heestan intaas aya iso jidatay ❤

  • @SIDIIQ_ALI_69
    @SIDIIQ_ALI_69 Рік тому +6

    AROOS SHIDAN LKN KII CABDIKARIIN CALI SHAAH MA GAADHAYO

    • @queenanaya275
      @queenanaya275 Рік тому +1

      Kii cabdikarim cali shaah ayaa shidnaa walahay heestu maqan qaday macan ayay aheed

  • @galadoalii7832
    @galadoalii7832 Рік тому +11

    Mashallah très belle chanson 🎵 Hambalyo wll ❤

  • @Kaabanuuramohmed
    @Kaabanuuramohmed Рік тому +6

    Hambalyo Hampalyo jacayl dhaxalgala wax dhaama lawaa salax wllo farxad ku nolow adiga iyo marwadaduba hees dhankasta taabanaysa 😓😍❤😻👏

  • @handeeq
    @handeeq Рік тому +3

    Masha allah mabruuk mu brother saalax abdirizack iyo dumashi nasteexo❤❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍😍😍😍

  • @SahruujaBintuosman-of8cx
    @SahruujaBintuosman-of8cx Рік тому +5

    Manta oo ah 2023,7,26 wx hesta qofkeygi saxda ahay ilahey wxkabarya inu calaf igudaro 🤲🤲🤲farintan malin waxusidono insha Allah

  • @sahramahamed21
    @sahramahamed21 Рік тому +2

    Mashallah, hambalyo walakey iyo duma guurkina guurkii nagada allah kadhigo, nolol farxad leh ayan idin rajeenaya. 💌

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 Рік тому +2

    Mamsha allh tabarakalah hamblyo hamblyo wllky saalax sanaag iyo dumashidy nazteexo alle haysukiin barakeyo❤❤❤

  • @user-zg6nd3zq6v
    @user-zg6nd3zq6v 11 місяців тому +4

    Farxadu waa qaaliyoo qof kasta kumasiin karee ❤
    Inaan buug kaa qoraa qalinka usitaa hadeer ❤
    In bdn rajadaa ka leeyahay ka bdn sidee ufikireeso waa qof ani igala ween aad yaana ujeclahay ❤
    Ina khaalid ibraahim❤
    Tan waa arkesaaye is bedel iisamee please 😊😢❤🎉

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 Рік тому +4

    Inaan buuk kaa qoran qalinka usitaa Hadeer legend salax👍💯✔️🎉

  • @hafsahuppi1753
    @hafsahuppi1753 Рік тому +2

    Farxadu Waa qaaliyoo qof kastaa kuma siinkaree 😢
    Really 🥺❤️

  • @Mahameddacar
    @Mahameddacar 3 місяці тому +2

    Qoftayda mustqblka waxay leedahay nasiib wayn waxan u ilaalin doona sidii hooyaday ay ii ilalin jirty marki an yaraaa😍
    Lkn hada ma garanayo meesha ay ku nooshahy iyo halka an isku baran kaliya waxan ogahay inay ad u nasiib bdntahay ❤

  • @bellamouna4355
    @bellamouna4355 Рік тому +6

    Mashallah Allah yabarik barakallah lakouma waa barakallah 3aleikoum félicitations de ma heureu ménage 😍😍😍😍🤩🤩🤩🤩🎉🎉🎉🎉

  • @user-cw9pv4if6k
    @user-cw9pv4if6k Рік тому +6

    Waaw ❤💌 maasha Allh ❤❤💖😙

  • @KhuluudQueen-nc2cl
    @KhuluudQueen-nc2cl Рік тому +1

    Farxada wa qaliyoo qof walba kuma siin karto walee been maha🥰 farxad keenahaygii ýaa zowjii Allow haika ka qaadin❤️😍

  • @nasriinmaxamed755
    @nasriinmaxamed755 Рік тому +4

    Nolosha qaybaha u wayn
    Waxbadan igala qabtaay❤❤❤

    • @user-pp5dv8xm6i
      @user-pp5dv8xm6i 7 місяців тому

      K4rjjdcjm7x7duceuekrkfurgjgifkdejueueduurekekurjeuurieueueururitfururuueue7r77r7eieejurirjrrjru7we7u❤❤😂😂😂😅😅😅

  • @saidaosman8805
    @saidaosman8805 Рік тому +5

    Masha allah waa gabar xishood badan allow isku kiin daa ❤

  • @ziiseilkacaze5001
    @ziiseilkacaze5001 Рік тому +4

    The Only artist I support Saalah Sanaag🥰🥰🥰

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 2 місяці тому +1

    What a amazing song.!😮
    Legend saalax sanaag.
    Still listining 30/05/2024.🎻🔥

  • @awoowejalaal-vd1lw
    @awoowejalaal-vd1lw Рік тому +15

    His voice❤Hampalyo🎉Wll mcn isku wara duma👫💗

  • @ayuubkulle8632
    @ayuubkulle8632 Рік тому +6

    Hambaliyo fanaanka marwalba aan taageero ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 Рік тому +3

    Nasteexooy Lagugu Qeexo😍🥰❤️

  • @Cazmi.Cudoon
    @Cazmi.Cudoon Рік тому +3

    Guulled simba also watch😂❤
    Mabruuk🎊 🎉isku waara best couple 👫 ❤

  • @raysabdiqadir1859
    @raysabdiqadir1859 Рік тому +3

    Masha Allah

  • @abdiasismoh10
    @abdiasismoh10 Рік тому +4

    Hampalyo Saxiib salad Sanaag Adiga iyo dumaashiba ilahay haydinka dhigo kuwii faraxad isla qeybsada.❤🎉

  • @alifoona
    @alifoona Рік тому +3

    Masha allah fanaankeena saalax sanaag iyo dumaashi nasteexo isku waara abid kiina❤❤🤲🤲🤲

  • @MahadAbdirisaq-gn5oy
    @MahadAbdirisaq-gn5oy Рік тому +2

    Nolosha kheeb ha u ween waxa badn igla qabtaye ,🥺✍️

  • @ina___hagio
    @ina___hagio Рік тому +2

    JaH Nin NoloSha wax ka yaqaaNa
    HaMbaLyo Fv coupL£ 😫❤

  • @nimcomaxamed4101
    @nimcomaxamed4101 Рік тому +5

    Mshaallah isku wara abid is garap joga ubadna kala hela🎉❤😢

  • @zakiyooz_vlogs
    @zakiyooz_vlogs Рік тому +9

    Music Waa Ku Dhamaaday Furinle Waa Uu U Hagar Baxay Bravo Mon Frère 💎💯👏🏾

  • @niciimaahmed3983
    @niciimaahmed3983 Рік тому +2

    HampalaYo HampalaYo wlky SaaLaX SaNaag tshaqurux beautiful couples ❤👑

  • @hananmohamed4562
    @hananmohamed4562 Рік тому +1

    Ma arag waayadan aroos kan ka qurux iyo farxad badnaa, waan idiin hambalyaynayaa walaalayaal🙏❤

  • @leylomaxamad4501
    @leylomaxamad4501 Рік тому +9

    😢mashalaah ereyada codka musiga intaba Makala dhacaan wlhi mapruuk nolosha idiinma xumeyso xaasidka shartiis allaha idiinka fogeeyo👏💍🦁❤️🤴

  • @xaliimocabdisalaam6792
    @xaliimocabdisalaam6792 Рік тому +4

    Hampalyo wllkey iyo dumaasigay iskuwaara nolol qurux badan idin rajeynayaa insha alaah❤

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 Рік тому +2

    ❤🎉Hambalyo Hambalyo dumashii Nastexo sodhawow

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +2

    Wow saalax saang & Nasteexo Alle ha isku kiin barakeeyo ❤️❤️🥰😍

  • @ziiseilkacaze5001
    @ziiseilkacaze5001 Рік тому +6

    Waxan QiraYaa Inaan Adigoon Qudha Kaa Helay Unforgettable Day 19-07-2020💔

  • @ayaanabokor8879
    @ayaanabokor8879 Рік тому +4

    Mashallah isku waara ubad khyr qabana kala hela ❤

  • @zubaydamaame842
    @zubaydamaame842 Рік тому +2

    Waxan qoslaa anuu markaad
    Qaali faraxsantahy❤🥺

  • @Raho339
    @Raho339 5 місяців тому +2

    Waa DhaLinyaro Yar Yar oo Is Doortey🇸🇴💪

  • @samsambarud4376
    @samsambarud4376 Рік тому +38

    Wooow😢😢😢
    Tears are dropping deeply from my heart and soul and my mind is happy for them and congragulate them to kheyr iyo kheyr.
    Allah haa eeden dowroo till later and always remember the path of Akhiraah too
    Aameen Ya Rabbi

  • @mohamedamiinabdihashi8019
    @mohamedamiinabdihashi8019 Рік тому +4

    Marba Haduu kobciye erayada + laxanka leeyahy way kala kacsanthy heesta , fanaankeena saalxow adi du Nasteeha Hamplyo gurigiina giri nagi ❤❤

  • @kaligiitaliye8605
    @kaligiitaliye8605 Рік тому +2

    Hrta hamply0 hamply0 ❤lkiN waxpaN rapa inan ku sHege is0 qp0 yaaa😮❤

  • @sacadaxmed630
    @sacadaxmed630 Рік тому +3

    Isku warah oo wada jira abidkiin amiin amiin wll🎉🎉🎉

  • @xafsoahmed787
    @xafsoahmed787 Рік тому +11

    Tan hees waa ka tagtay haben hire dhafar waa idilay😂 lkn farxada iiga muhimsaned😊❤

  • @Muuse486
    @Muuse486 Рік тому +22

    The one and only salah sanag 🐐♥️

  • @AbdirashiidMohamed-ty6ww
    @AbdirashiidMohamed-ty6ww Рік тому +1

    Furinle ayan anigu u hambalyaynayaa
    Macalin aabihiis
    Guurkiina guri nagi zhp salah iyo marwadiisa❤

  • @Ali-zr4pq
    @Ali-zr4pq 11 місяців тому +3

    Ilahay labo qosa oo isku farxasan ilahay hadin ka dhigo❤🎉🎉😊

  • @fadxacaydiid5332
    @fadxacaydiid5332 Рік тому +3

    Dareemo isqaatayoo
    Qalbiga ka talaalmaybaa
    Dhexdeena ka qaayiboo( mi king Ridwaan Daauud maxamed )
    Waxaan aad u qoslaa anigu
    Markaad iii faraxsantahay....
    Walaahi waa hees dareenkeeda wadata markaad guursato uuunbaad dareemaysaa farxada guurka iyo micnahiisa dhabta❤ 6:22

  • @dahinoofficial8123
    @dahinoofficial8123 Рік тому +3

    Ayyy my favorite fanan 🎉 hambalyo walalkey ❤ ❤ live a happy life

  • @rachidomar2830
    @rachidomar2830 Рік тому +7

    Alf Mabrouk brotha. je te souhaite beaucoup des bonheurx👏👏👏

  • @abwaanadshankaronshidaneof3749

    Congratulations walashay nasteexo iyo dumashigay saalax ❤❤❤❤❤❤❤❤