HANI WAXAA WAALAY NACIIMO JOOKAR IYO XULAFADA TIK TOK-GA !

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 203

  • @shukriiman867
    @shukriiman867 Рік тому +9

    scw walaashey gabdhahaan ayaa waalayo gabadha naagahan ayagaa nolosha ka dhacay waa naago edeb daran ilaahey waa xaq soore hani illaahey xaqeeda ha siiyo qalbigeedana ha u qaboojiyo ayagana maanta hadey wax is badeen maalin ayaa jiri doonto aan lakala xoog badneen aan u duceeyno hani hadey uk joogi lahaayeen anigaa maxkamad la kori lahaay naagahaan dadka waalay niciimo iyo naagtaas kale waa la yaqaan iney yihiin dad nolosha ka dhacay

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Рік тому +7

      Shukri dadaalka hala badiyo walaal! Xaqa yaan laga aamusin!

    • @shukriiman867
      @shukriiman867 Рік тому +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee xabiibti aniga waligey xaqa ayaan u taaganahay meel kaston tagana xaqa indhaha kama xeran doono adigana inshaa alllaah waan kuu soo duceynaa mar walbo in xaasidka allaah kaa xijaabo guulesta adiga iyo familkaaga

    • @nafisoomar4780
      @nafisoomar4780 Рік тому +1

      Wlhi wax ay cawinayan malahan ayagaba sii walayo gabadha

    • @sidiabukar302
      @sidiabukar302 Рік тому

      Asc Walashey Nacimo.
      Wallahi aad aya oga calool xumaday.
      Cadaw ayay gacanta uu gashay ale haka qabto ayadane ale ha caafiyo.
      Hadey kaqabasho ledahay inla caawiyo gabadhan.
      Waa iso martay arrintan xalad uu dhow illaahey aya iga badbaadshey
      Waana kagudbay Alxamdulillaah.
      Gabadhan iney afkeda xirato illaahey tawakasho caawinad uu radsato goobaha cafimad.
      Wayo islamahan waalan oo xasadka ah.
      Hana lo duceyo inshaallah waa ay kabaxeysa dhibta.

    • @safiyanuura2954
      @safiyanuura2954 Рік тому

      😭😭😭😭😭😭Bal horta naagahan yaa dhahay gabdhan agfaareheeda gala oo caaya???😡😡😡😡subxanallah naagahan wadne maleh wa heartless💔💔💔💔in yar oo ibni adanimo xita kuma jirto iska dhaaf somalinimo iyo muslinimoe😳😱hani illahay haku gargaaro oo qalbiga haku qaboojiyo oo cadowga haka qabto. Allahuma amiin allahuma amiin.

  • @Anfa-99
    @Anfa-99 Рік тому +7

    maasha allaah codkaaga aad quraanka ku aqrisay waan jeclaaday naciima maad noo aqridid quraan badan

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 Рік тому +6

    Maansha Alaah Naciimo Xaqa u sheegtay waxaan Shaqada ka dhigtay hooyo somaali oo dhibaateysan Allaha ka badbaadiyo dhibaatada aamiin

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Рік тому +8

    Wcs shukran ajir Allah ha kaa siiyo jizakallaah qeer, Allahumaa asturnaa fookh Arad Allaah ha na xafido aduun iyo aakhiro Aamiin mahadsanid !

  • @marianali7951
    @marianali7951 Рік тому +4

    Thank you for standing up for the truth and defending her honor 👏🏽👏🏽 May Allah mend her heart ❤️ and aid her against those who are oppressing her 🤲🏼🤲🏼

  • @aniisohareed6958
    @aniisohareed6958 Рік тому +4

    Naciimo Allaha kheyr haku siiyo run ayaad sheegtay❤

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Рік тому +4

    Asc Naciimo beryahaan xanuun dartiis ayaan idiinka maqnaa xaqiiqada oo aad weligaabo ka hadli jirtey ayaad ka hadashey Maasha Allaah Ilaahey ha ku xafido

  • @shamsanoorsabe-lu6lu
    @shamsanoorsabe-lu6lu Рік тому +7

    Subxana Allaah illaahayow Cawii gabadhaas nagahana Allaaha kaqabto iyo nimankaba

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc Рік тому +1

    Waa sax abaayo nago cawaan ah ayaa hoyo jiran kuraxaysanaayo awal way iskqarin jireen hada way soo shaac bexeen ilahay familkaas ha caawi iyo hani❤❤❤👏👏👏👏👍👍

  • @shukri846
    @shukri846 Рік тому +3

    Wcs walal waa sax waa sida aadiga sheegtay Naciimo waan ku tageraa waa sidii aad horey noogsheegtay waa nin narsistik

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 Рік тому +2

    Baaraka allahu fiik walaalo ... waa wax lagaxanaaqo wallahi .. aduunyadaan ado yar inta qurbo lagukeenay aad dhaga xiranrahay hadana ninki aad caruur udhashey kuwaalayo horta aa wax lagusheego jirin waayo dardaarankii uguhoreeyo nabiga scw weeyi.. dumar abeesooyinna kadib aad ujabtey lkn ayada miskiin ah ee ilaahay rabbi weyn halajiro maciina ha,unoqdo...

  • @ashaabdullahi4659
    @ashaabdullahi4659 Рік тому +4

    Subxanalaah ilaahayaw aduun iyo aakhiraba noo naxariiso

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Рік тому +5

    Manshaallah been mahan ninka iyo nagaha wax u roon malahan ilahow u gargar amiin 😢 Abayuus

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    Asc. Illaahow naag Somaliyeed ha noo jebinin yaa Rabi. Hani wey ciishootey garab la’aan ayaa heysaa. Naagahaan waa cadow Illaah ayaan ka magan galney. Mahadsanid Naciimo abaayo saa ugu danqadey wlaashey.

  • @fadumoosman7235
    @fadumoosman7235 Рік тому

    Naciimo ilaahey caqliga hakuu siyaadsho xasadkana illaahey hakaa qabto

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya Рік тому +1

    So painful waaye walahi Hooyo waalan maba jirto Hooyoda hadeey ogyihin xitaa ine xanunsaneso maahan Sidaan sida Lola hadli lahaa Walaahi indhahay ilin ayaa Kaimaatay ee HOOYODAANI ILLAHAY Haugargaaro.😢

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 Рік тому

    Walhi naciimay ilaahy khayr hakusiyo walll yaa somali kadhiga sidada kale. Cidiba inagama cumateen

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 Рік тому +1

    Allaaha cawiya Hani cadowga isbeheysta Allaaha kaqabta AMIIN YARABI 🤲🤲🤲

  • @habonofficial8531
    @habonofficial8531 Рік тому +4

    Walaley sas ha dhihin naciima waxay aheed san arkeynay ama maqleynay qof farxada hani jecel hani iyaday sikale wax uqa qaldanyahin u maleyna wixi jiraba rabi unba og wayo hani hadalkeda isma lacan haday xanunsan tahay Allah cafiyo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Рік тому +3

      Habon walaal shaandheey hadalka caqligaadana kaasho!

    • @yasmiindhowrsan
      @yasmiindhowrsan Рік тому +1

      Abaayo naciimo way caytamesay oo gabdhay kujees sesay mar gabadha onaysay subhanallah arxan dhan iyo asxaanba maleh qof dumar ah daqnasho iyo dareenba kujirin camal udhaqmesay ayada iyo kuwa kalewa way afxumayen

  • @Marymaabdi4444
    @Marymaabdi4444 Рік тому

    Subxanallah illahayow kuwan waxhanogu darariin naxariis Somaali Mayaqanan dumarku Xaaid Sanaa gabadhaan halo gurmado intiina wanaagsan noow naciima warunta jiidh damqada Kuma yalo kuwan

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 Рік тому

    Asc naciimo guuleyso horay

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 Рік тому

    Aamiin ayaa rabi

  • @houdahassan710
    @houdahassan710 Рік тому

    Mashallah ❤ c'est vrai jazakala kier huno

  • @farhiyaahmed2103
    @farhiyaahmed2103 Рік тому +1

    Masha Allah wllshay khayr Alle hakusiiyo sidaad runta uga hadashay

  • @Casiisoaxmed-c8q
    @Casiisoaxmed-c8q Рік тому +4

    Nacima abayo xaqa kahadashe wa xasidin nagahas wali kuwo kale hare habarta codka wen ma arkin tas aba udaran😢😢

  • @fahima6666
    @fahima6666 Рік тому +1

    Like like naciima dhaqq aad dhaa shir♥️♥️♥️ ala maxaad run sheegtay

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 Рік тому +3

    Very good

  • @yasmiindhowrsan
    @yasmiindhowrsan Рік тому +2

    Habo afkada caano lagu qabay aduun waxaa jogna, dadkii iskadhigayay inay wax cawinayan kamatajinaya dadka ay cawinayeen , Walahi hadal xumada gabadhas murugaysan lagula hadlayay qalbigee iholacisay

  • @maryanmacalin4595
    @maryanmacalin4595 Рік тому

    Mash,allah masha,allaah

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 Рік тому

    Alle ha ku siyaadiyo cilmigaga abaayo runta ayaatabataa keep going xabiibti ❤❤❤❤❤❤

  • @sahraabdi8364
    @sahraabdi8364 Рік тому +1

    Asc you right Allahu Akbar walaxawla walaquwati

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 Рік тому +1

    Masha Allah
    Abaayo waxan jeclahay quraanka aad kuso gashid clip yadada ❤️

  • @ifrahhaashi4879
    @ifrahhaashi4879 Рік тому

    Alaa waruntaa naciima, qeyr all kusiiyo. Fahankaga

  • @afnaanjamac5368
    @afnaanjamac5368 Рік тому

    حفظك الله يا اختي

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 Рік тому

    Amin ya Allah

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 Рік тому +6

    Allah ha u gargaaro, somaali Allah ma noo jebiyo Allaahumaa asturnaa cuyuubanaa Aamiin!

  • @farhiyafarah5659
    @farhiyafarah5659 Рік тому

    Way dhibantahy allah ha u miciino mudaan arkaye iyadoo ooysa rabigeed ha u carrto gabadh

  • @salwoabdullahhi518
    @salwoabdullahhi518 Рік тому +1

    Illaah ma mamooga gabadhaas xaalkeeda

  • @fartunqxttrrmohamevvaad
    @fartunqxttrrmohamevvaad Рік тому

    Amiin alow u maciin

  • @kiiiiinnnnnneyyyyyy
    @kiiiiinnnnnneyyyyyy Рік тому

    Allah Haka xishoodaan naagahaan subxaanalaah

  • @frdwsawye5746
    @frdwsawye5746 Рік тому

    Bismilh walhi shalay aan arkay see ubaryeysay

  • @hidayomahamed2236
    @hidayomahamed2236 Рік тому

    Masha allah waa ruunta abaayo somali jahelinta ayaa dib udhigtay ❤❤❤

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Рік тому +1

    Asc Naciimo walaal?
    Dumarku waa cadow inbadan oo kamida marka ay ku’arkaan marka wax yar oo dhib ah kugu dhacaan way kugu sii tacadiyaan. Ilaahay nooma baahiyo. Abaayadaasna ilaahay hacaawiyo. Caruur Teeda nabad ha’ugu soo celiyo.🤲. Naciimo kumahadsanid walaasheey kasoo hadalkeeda. Cidna ha’uga haybaysan. Mahadsanid 🙏 sharafeey.

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 Рік тому

    Wey dhibantahay Gabadhaasi Illaahay ha caafiyo Dumarku waa isu Cadaw Illaahay nooma baahiyo

  • @deeqo123
    @deeqo123 Рік тому

    Subxaanallaah illaahey xaqa ha tuso waa naago shayaadiin ah shartooda allaha ka qabto

  • @hiboabdi2035
    @hiboabdi2035 Рік тому

    Mansha Allah xaqaad ka hadlaysaa Allah ha ku xafido wllo

  • @hooyoisha9883
    @hooyoisha9883 Рік тому

    Dumarka oo dhan maxuma abaayo Naciimo. Sifiican ayaa u hadashay mashaa Allah

  • @canabhabiil1976
    @canabhabiil1976 Рік тому

    Asc wllhi waa dhibaato walaalayaalow cafimaadka iyo cudurka ba cidna lamuu dhalanin cidna gaar uma laha lkn ilaahey adoomadiisa wuu isku fiiriyaa qaabkey oola dhaqmaan kooda liita… subxanallah waxan si qalbi ah oogu duceenayaa walasheen ilaahey inta cadow ah oo dhibaateeneyso haka qabto wllhi waan ilmeeyay waana lacalool xumaaday ilaahow u gargaar oo ooga hiila shayaadhiinul insiga masaakiintaas.. walashey waad ku mahadsantahay xaqa aad mar walba ka hadashid ood dulmiga ooga hortagtid adigana miisaankaaga xasanadka Allaha kugu daro walasheena gadaalsamadii nabi Yusuf Allaha siiyo inta xuna Allaha ka qabto please walayalow si kal iyo laab ah aan walasheen oogu soo duceyno 😢😢😢

  • @xaawodheer1768
    @xaawodheer1768 Рік тому

    allaahu akbar

  • @FarxiyaCaliXaaji
    @FarxiyaCaliXaaji Рік тому

    Subxana lah dad kana adunka majoogaan walaaley gabadhaan halal taliyo

  • @abshirokeyr6418
    @abshirokeyr6418 Рік тому

    Maasha Alaah a baayo waa runtaa

  • @FadumoOsmanHassan
    @FadumoOsmanHassan Рік тому +1

    ❤masha allah abayo

  • @fadumokheire742
    @fadumokheire742 Рік тому +1

    Subxana laah
    Qofka haduu jiran yahay
    Garab istaag ayay u baahan tahay
    Minnesota
    Waa Meel quruntry
    Waligey ma tagin dulmiga

  • @nastehocumar6312
    @nastehocumar6312 Рік тому

    Subxanalah walhi waxan layaba dumarka mexey cadaw isugu yihiin war idinku isku naxariista si alle idinku naxariisto malintad diciif tahay wax runa ayad kahadashay xaqa lagama gambado duni waxan ku nolnahay naxariisti ka guurtay

  • @kubra8
    @kubra8 Рік тому +1

    Xasbunallah waar gabadhan way xanuunsantahy naagahan naima jooker walaa kuwa kale halaga qabto, waxa kaliya o ay ubahantahy in social media lagadayo o counselling service io dad aqon u leh gacanta ku qabtaan.

  • @User_19567
    @User_19567 11 місяців тому

    Al xasid ma yaflax Jannah xitaa ilbiriqsi xasid nimo ( Allah yahdikal cafia Somali women

  • @JamaAhmed-c9l
    @JamaAhmed-c9l Рік тому

    Allah Ku xafido guuleyso

  • @saidoaligd7486
    @saidoaligd7486 Рік тому

    Naciimo waxaa sheegeysay waa dhaceen inuu baxar siigaliyaan ayeey rabeen warqad ciyallka agtiisa matagid ayaan ladhahay😰😰😰😰😰

  • @dccgzvhesbsbbr5893
    @dccgzvhesbsbbr5893 Рік тому +1

    Ilaahow u Guilin
    Yaa Rabi kun Ma Caahaa 🙏

  • @halimoyusuf7171
    @halimoyusuf7171 Рік тому +2

    Subaxanallah 😢

  • @ashkanqube3024
    @ashkanqube3024 Рік тому

    Gabadhan way dhibantahay allahakaqabto kuwadhibaatada kuhaya

  • @madinaomar2344
    @madinaomar2344 Рік тому

    Asc abyo gabadhaan waxaa dulmiyeyey ninka iyo naagaha daba socdo waa sax naciimo jookar iyo kooxdeeda waa abeesooyin allaha badbaadiyo hani waa miskiin caloosheedii maqanthy

  • @Reina-ex4cd
    @Reina-ex4cd Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Macinto wasax workada kuligiis

  • @umiibrahim.a.4785
    @umiibrahim.a.4785 Рік тому

    Asc. Walashay waa saxsantahay .. gabdhahas xata haaday xanunsanayso in ay sidas u galan mahan .. walahi aad ayan uga xumahay Walashay hani sida logalayo hoyo ayan ahay walahi xanunkida wan daremi kara .. oyinta waaxa ka kentay dhibka hesto ilahay aya ku intixanayo abayo insha allah walashay hani ilahay ha ku fudediyo dhibkaste farxad aya ka denbaynayso.. ilahay muradkaga ha ku fudediyo ameen
    Anigu qabil ma aqano nacima joker iyo gabdha kaleba waxan dhihi laha ilahay ka cabsada idinkaba hoyo aya tihin mid ka daran aaya niqabsan karta .. midkale xasusta ilahay waxu dhahay cebta adunkayga astur ana an ku asture.. walalayal adunkan inta la jogayo ilahay aya og ee hani u naxrista oo dhibka ka dhafa .. haday aad adunka ilahay u dhafi waysan idinkana tisa isku diyariya gabdho ...
    Hani walashay qof bini adan ah ha u oynin on ku daremaynin .. walahi ilahay naxrista badan uu oy isaga aya waxa kaste hustada kenaya .. nagahan an aqonta iyo naxrista ku yartahay ha u oynin abayo ilahay u noqo isaga bas aya ku anfacayo insha allah...

  • @jinaanchannel9357
    @jinaanchannel9357 Рік тому +2

    Runtaat abaayo xaq waaye warkaga❤❤❤❤❤

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Рік тому

    Waxaa inooga baahan hiil iyo hoo walaalhayn ,Falastiin yaynaan usoo shaqo tagin ,Wax kale. Usameeya "Fundraising "Wallalaheen .

  • @luuladan9882
    @luuladan9882 Рік тому

    Laa ilaaha ila laahu waa naxdin, gabàdha waa mashruuc waana looga faaiideystay

  • @SamsamIbraahimyuusuf
    @SamsamIbraahimyuusuf Рік тому

    Yeah ciso xag Rabbi aya laga hela qof kula mid ah madaxa ha uforarin,hani Allaha cafiio ubad kedana hauxifdiyo

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 Рік тому

    Asc naagahan gabadha miscounts ah Fara ha ka qaada xaasidiin baa tihiin naagta u dhaaraneysa maxaa ka galay
    Naa daaya dad xumahay baad tihiin haday ooydo maxaa ka galay ma ninkaney rabtaa

  • @nuuran9656
    @nuuran9656 Рік тому

    Subxaanalaah abaayo Nacima waa runtaa dadka noocaan ah ayaa soomalida caaan u ah
    Aqoondaro iyo jaahilnimo hadana lasoo faafinaayo. Dadka dhiiqada walaaqda ayaa la dhageystaa qofkasta haku mashquul howshiisa iyo guryihiina ee iska daaya reeraha kale

  • @omidsherzad5070
    @omidsherzad5070 Рік тому +1

    😢 kuusoco abaayo xaaqa aayadjahadasha

  • @ruqiyamohammed6873
    @ruqiyamohammed6873 Рік тому

    Subxana allaha walaahi warun tada ayagaa walaayay

  • @munahussein9327
    @munahussein9327 Рік тому

    That’s is true

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 Рік тому

    Masha Allah waa runtaa walaahi😢❤❤❤

  • @FarhiyaMahammed-bp8hk
    @FarhiyaMahammed-bp8hk Рік тому

    Ilaahoow caawi korbiliseed kaba isma dheera way ahbineysay may ale kabaqaaan jisaakalaah qer abaayo

  • @sawdahassan9570
    @sawdahassan9570 Рік тому

    habo sida xaq udul istaagtid ilaahy hakuu garab istaago😊❤

  • @shahad2629
    @shahad2629 Рік тому

    maskiinta weysii waalaayaan dulmi aa kabatay subxaanalaah

  • @Reina-ex4cd
    @Reina-ex4cd Рік тому

    Inaaay Qatar oo kushaqeeystaaan ayaay rabaaan

  • @yurub5288
    @yurub5288 Рік тому

    Ilahayow cadow hakuu jebin dumarka somaliyeed haday ku Arkatan Adoo dhibataysan way kugu sii diganayaan gabadhan miskiinta Ah cid malaha miyaa kuwan ka celiya ilahay Ayaa Arka oo ka celin kuwaa xun ee bilaa damiir ka Ah 😢😢😢😢

  • @AbdifitahAhmed-g8q
    @AbdifitahAhmed-g8q Рік тому

    Mashaa allaah run ayaa sheegtay

  • @AsiaMohammed-i3f
    @AsiaMohammed-i3f Рік тому

    Ilaheey ha ka khabto umadaan subxana laah

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Рік тому

    Subaxanalhi walhi somali allha nomabahiyo iyaga aya dadaka walo yaa rabii 😭😭😭😭

  • @munahassan880
    @munahassan880 Рік тому

    Subxaanallaah walaashaas allaha ugargaaro cadowga isugu tagaayana allaha ka qabto iyadana towfiiqda allaha waafajiyo in ay naagahaan baabkooda iska xirto gurigeeda iyo caruurteeda ku ekaato

  • @fadumokheire742
    @fadumokheire742 Рік тому +2

    Abaayo USA Aan joogaa
    Maxay tahay amuurtaan
    Oo ayaga maxaa ka galay
    Comunity ayaaba jiro
    La xawlo walaa quwata ilaa
    Bilaah

  • @haldoortvchannel9320
    @haldoortvchannel9320 Рік тому

    Waa runtaa gabadha qabil baa looga hiilshay allow malaik uso dir oo qalbigeeda uso celi

  • @hiboabdi2035
    @hiboabdi2035 Рік тому

    Run

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 Рік тому

    Ax waa naago xaasidiin ah maskiin hani Allaha u gargaaro waali maxeey ugu haayaan iyagaa waalay hani

  • @AsiyoSaid
    @AsiyoSaid 11 місяців тому

    Subxanahay ilahay kacabso naciimo joker iyo naagta kale maanta hada cafimada qabtan bari cafimaada ma ahanasan jokera jooji dulmiga ilahay uhiilinaye gabdha qof ilahay lehe ma iisho

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Рік тому

    Runta ilaahay baa nagu jecel iyadu waxay kukhaldan tahay inay naagahaa qolalkooda soo qabsato iyaga war male waa iska muuqataa inay dulminayaan .lkn iyada haday family ujoogaan wadan kay joogto .waa in gabadhaa lanasiyo oo mobile ka kaga qaado.

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 Рік тому

    Hanni aniigu waxaan odhan lahaa
    Dhexda xidho dadka ku dhibaataynaya garo Illahay keliya
    Ayaa wax kuu qaban kara ee Illahay isku xidh oo dhibtaada u
    Sheego walay Illahay haku caawiyo

  • @umwaseem2681
    @umwaseem2681 Рік тому

    ربي يوفقك

  • @thelegend3431
    @thelegend3431 Рік тому

    Subxaanallah 😭😭

  • @Bunny-the-bun
    @Bunny-the-bun Рік тому

    Waa runtaa xaqaa ka hadashaa

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 Рік тому

    Waa saxa abaayo 😢

  • @fadumomohamed5133
    @fadumomohamed5133 Рік тому

    Subxaanalaah.aloo.nahabuuni

  • @jamadbarrow344
    @jamadbarrow344 Рік тому +1

    ❤❤❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 Рік тому

    Subxaanalaah markii ladhahayo dumarka soomaaliyeed iyagaa cadaw isku ah dad baa layaabaya naciimo joker shalay markii lacaayayey waa loo hiilinayey.maanta inay cashar kabarato oo ay gabadhaa uhiiliso baa larabay.

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 Рік тому

    Ayagaaba siiwalaayo naagaa waa isku cadow ilaahayow ceebta astur

  • @amalahmed7399
    @amalahmed7399 Рік тому

    Naago ayaga noolasha ka dhacay waaye. Naciimo jookar iyo tan kale. Maskiintaas. Hani ah ayagaa waalaayo

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 Рік тому

    Subxaana allah horta nin iyo naag 4 sano ka hor kala tagey maxa guri leskugu geeyey qalad + xaraan cad waaye maskiin hani illah ha caawiyo saan cawinaad mahine illah aa u maqan gabadhan iyo ilmaheeda walalayaalow ha lo duceeyo ducey mudan tahaye hani