CATOOSH YARE OO LAGA SOO DUUBAY MUUQAAL, ASAGA OO QAAWAN, XASAN TOP OO KU FARAXSAN SIDUU U BAHDILAY!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

КОМЕНТАРІ • 61

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt Рік тому +1

    MashaAlah nacima alaha ku barakeyo

  • @dalsanmedia1247
    @dalsanmedia1247 Рік тому +2

    Maasha Allaah Naciima qaali

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Рік тому +2

    Masha allha sax waye

  • @zahraali5427
    @zahraali5427 Рік тому

    Marsha Allah Allah a ku barakeeya

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 Рік тому +4

    Asc abaayo mashaa Allaha
    Allaha ku xafido afkaaga caano lagu qabay hadal kar ayaa tahay sheikh qanawaa tahay soomalida Adiga oo kale Allaha ku badiyo mashaa Allaha sister ❤❤❤❤🥰🥰🥰💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @luuldaahirmuriidi7543
    @luuldaahirmuriidi7543 Рік тому

    Maasha Allah illaah ha ku xafido xbt

  • @dahaboibrahim9159
    @dahaboibrahim9159 Рік тому +3

    Subxaanallah;Ummaddaan Allaha u Kalmeeyo
    Xaqana Allaha Fahamsiiyo. Adigana Ajar Rabbi
    Ha ka Siiyo Bidnillaahi Kariim. Watching from USA.

  • @maryancali5387
    @maryancali5387 Рік тому

    M.a walaaheey adiga iyo caruurteyda iyo dumaaahi geeyga ilxumi ilaaheey haidin kahaayo walaasheey mcn waan idin salaamay🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mohamudali9917
    @mohamudali9917 Рік тому

    Masha.Alh jizakallahu kheyr

  • @JH-ec7tv
    @JH-ec7tv Рік тому

    Mashallah jazakallahu khar ❤❤ 🥰🥰🥰👍🤲🏻

  • @abiyowfaqi4588
    @abiyowfaqi4588 Рік тому +1

    Masha allah

  • @deeqocumar1414
    @deeqocumar1414 Рік тому +1

    Mashaa allaah ilaah haku barakeeyo

  • @safiyaahmed8952
    @safiyaahmed8952 Рік тому +2

    MaashaAllaah Allaha ku barakeeyo

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 Рік тому

    Subxanalah yaqiinta ayaa ka maqan iyo inay ilaahay aaminaan

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Рік тому +1

    Wcs abaayo macan wallahi Naima waxaad tahay qof Aqlaaq iyo Adaab u saaxiiba

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 Рік тому

    Mashalah tabaarakalah allha kuxafido aduun iyo aaqiro

  • @xukunmahad1067
    @xukunmahad1067 Рік тому

    Jeereer weyne ha igacaani mama ilahay hakushafo❤❤

  • @shukriahmed352
    @shukriahmed352 Рік тому +2

    Jareer wayne waa dad xor ah yuu xornimo uga baahanyahay

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 Рік тому

    Waa aaqiru zamaaan subxaanallaah

  • @saadiacadey3960
    @saadiacadey3960 Рік тому +3

    Wcs walshey naima Masha Allhhh ❤️👍 abyo dadaka ma ogo miya bisha anku jiro subxanllah yaab ❤️ jahilnimd dhiibkeda subxanllah

  • @maryamoruun1532
    @maryamoruun1532 Рік тому

    Aqliga allha kuusiyaadiyo mashalah maskaxda allha kuubarakeeyo

  • @hawohosh9198
    @hawohosh9198 Рік тому

    Allaha ku barakeeyo wax badan oo aan aaminsanahay ayaad ka hadashay waxaase iigu daran qofka aan wanaajiyo oo axsaankii iigu bedelo xumaanta waligey dan kama galo inuu i xumeeyo waayo marka horeba uma wanaajiyo inuu barri ii abaalgudo

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 Рік тому +2

    Abaayo waa Runta ilahayow gunguri meel xun haa naga galin Yaa Raxman Subxnllah Subxnllah 🍟🍟🍔🍕

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Рік тому

    Maansha Allah Tabaraka Allah
    Allah ceebteena ha asturo Naciima Inaader

  • @hooyomacan1923
    @hooyomacan1923 Рік тому

    Allaha na xafido

  • @kadanaliisa9998
    @kadanaliisa9998 Рік тому

    Asc nacima allaah haku barakeedo.
    Umada akhlaaqdoodii waxay noqotay camera laaxawla wallaa quwwata illaa bilaah.

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 Рік тому

    Very good

  • @asdfvcxz7681
    @asdfvcxz7681 Рік тому +2

    هو اخونا مسلم الا يهدى

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому

    XASAN TOP UMADA ALLAH KAQABTO

  • @fatimabarre936
    @fatimabarre936 Рік тому

    Subxaanallah waxan. sugnaaba wa qiyaamiihii hadiiba dishood la’antii xarko goosatey adigana walal wadkumhsn sida ad aga dhiidhidey

  • @ayanali4647
    @ayanali4647 Рік тому

    Karbash xalal

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 Рік тому

    Jazaakallaah kheyran walaal Qaali

  • @halimaali7992
    @halimaali7992 Рік тому +1

    Asc abayo mcn Allah Ku xafido insha'Allah hore u soc walla mcn

  • @libaanhassan8068
    @libaanhassan8068 Рік тому

    Maasha Allah

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Рік тому

    Waa runtaa walaashey naciimo alaha ceebteena ha asturo! Beesha jareer iyo jileec meesha mataalo dhankaas ha u leecan

    • @fadumoabdullahi8514
      @fadumoabdullahi8514 Рік тому

      Was Abaayo adigoo xumaan ufahmin hadalka naima wax jiro waaye waayo somaliya waligeed baad jereer leesku ceey jiray waxasna waxaa sababa u eh jaahilnimada ka jirto waxan keena soomali her waxay gaareen ilmaha ay dhalan haduu midka mid ah timo adag yahay kuwa kale lagu caayo jareer waxas maqarin kartaa waa wax meesha keeni inuu qof daciif noqdo maanta dhan kalsooni daro marka inshaa allah dadkeena ineey fahman naima horey uwad ayaan leeyaha hoosha wadid

  • @omarkhaali556
    @omarkhaali556 Рік тому

    Allaha badiyo adoo kale ❤❤❤❤❤ waa wax fiican inuu xumanta reebto

  • @ifrahqaasimifrah3678
    @ifrahqaasimifrah3678 Рік тому +1

    Asc wllo niciima qali koosiya jazakallah khyr qaali kolsonidu waa shayqaaniya

  • @xukunmahad1067
    @xukunmahad1067 Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @qureshi7526
    @qureshi7526 Рік тому

    Masha Allah Allah ku barakeyo .catosh kaligis ma ahan kuwa is lida wa badan yahin .dadka waxey kala fahim la yahin nolasha dhabta iyo tan benta ..3 quf ku sacbiso iyo 2 ku tagerto in lugu bahdilo wa wa ceeb .

  • @gopbaz2404
    @gopbaz2404 Рік тому

    Mshalh tabara kallh wllmcn hor usoco wll mcn naciimo ilhy haku xafido

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Рік тому

    Ani taariikhda soomaalida ee qoran ama oral ka ah kuma maqlin iyadoo beesha jareer wayn lagu adoonsaday soomaalida dhexdeeda

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 Рік тому

    habo mcn waxa tahay qof kudayasho mudan يحفظك الله ويحميك من كل شر 🥰

  • @kadijaali4753
    @kadijaali4753 Рік тому

    ماشاءالله أختنا ❤

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому

    Jisaa,kallaah kheyrey

  • @thegoats274
    @thegoats274 Рік тому

    Mansha alaah naima abaayo waa runtaa qofna ma bahdilmo ilaa uu isagu isbahdilo balse wwaxaan isleeyahey catoosh waa wiil yar oon hadana arakti dheer laheeyn ilaaheey hasoo hanuunsho.

  • @mrtssss.t4462
    @mrtssss.t4462 Рік тому

    Masha allaah alahakuxafido

  • @farxiyadagenkwt8428
    @farxiyadagenkwt8428 Рік тому

    Sax wlihi abaayo been maanasheegin yaareed hafahamsanaa lahaayeen waxba mahalaabeen allah wax hafamsiiyo adoo kalena allaha noobadiyo

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Рік тому

    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому

    Xasan top ninka labaxay qof runta usheego qacanqaadna ugu daro soomali Malaga waayey

  • @aminabashir2536
    @aminabashir2536 Рік тому

    Jizaaka laah walaasheey asagana
    Alaha soo soo hadeeyo
    Qofka kaduubaayo
    Asagana alaha soo hadeeyo
    Bulshada wax xun lama tuso
    Wixii xunba xijaaban mansuur alaha
    Nasugo anaka intii Islam eh

  • @mohamedamin-zz1ol
    @mohamedamin-zz1ol Рік тому

    Ilahay haka saaro bahdilaada maskaxdu ka gumaystay wilka yar wuu ku gabood falay 😭😭😭😭

  • @hooyoabraar
    @hooyoabraar Рік тому

    Abayo qof qiimo bdn batahay ilahay ayaa karameyay noole kasta oo dunida saran

  • @hooyoabraar
    @hooyoabraar Рік тому

    Qof cod kar ah ayaa tahay horay usoco

  • @nurjilacow3627
    @nurjilacow3627 Рік тому

    Adiiga maa shaqo sineysid

  • @osmanali2639
    @osmanali2639 Рік тому +1

    Sax

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому

    NACIIMA RUNTEED WAAYE SOOMAALIDAAN AYAGAABA DHAHAAYA UNUKA REE IBIYAALE LEE MANIHINOO 😢

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 Рік тому

    Ilahey qofna ma lidin ila qofkii asaga islido ma ahane

  • @safiyoaliabdi8765
    @safiyoaliabdi8765 Рік тому

    Wall ayada fasirka sartay ma aha ilaahay waa amray malaikta inay nabi adam u sujuudan

  • @talibnaaji-ii2vj
    @talibnaaji-ii2vj Рік тому

    حاله دنيا الله يهديك يا عتووش