Tusmo clampdown is dhaji Somali baad tahay ahaan doontaa wliga maxaa kaa khaldan yaakhii wa am waa amar alle way dhamaani samir yeelo weligaa tusmoy ha fududaan 😊😊😊😊 xxxxxx
Waa gaalada aan isku dhiibnay oo aan xarigi illaahey ka furanay xasbnallaah wanicmal wakeel 😢 Cid nagu beerto majirtee Cuquwada illaahey oosoo daktay Xaaraanta ilmaha lasiinayo halaga daayo Ragii wey diideen in ey ilmahooda ushaqestaan o ay xalaasha siiyaan .weey diideen 😢 Dumarkana wey diiden in ey ragoda ka dabeyaan
Waar gaalada laftirkeedu ku badan yahay waa cuntada oo bug ah iyo dawooyinka oo cuduradaba keena allah haloo noqdo oo si dhaba hsloo caabudo waxba inaga xumaan maayaan xalaadha ha la quuto. I ducadeena loo aqbalo
Maa shaa allah safia Tusmo waxaad sheegaysa waa run oo aniga igu dhacday ugu horaay waxa igu dhacay xaas kayga ilmihii ugu horeeyay waxaa laygu yidhi ma umuli karto ee waa in lagu qalaya dabeedna waan u fakaray oo waxaan idhi dumar ka yagu caadi bay u umuli jireen wadan ka yagii imikana mid walba waa lagu qalaa ilmaha marka hadaanu nahay community Haa somalida waanu ka shirnay go aana waxaanu ku gaadhay dhakhtar kasta oo hooyo somaliyeed ilma ku qala in aanu maxa kamad la tagno oo ashka teeyno waayo marka midh wayfta igu tidhi saxeex form kii lagu qalaayay dabeedna waxaa dhacay in aay u yeedho doctor oo aay u sheegto wixii aan ku idhi dabeed waxa dhacay in doctor kii yidhaahdo joojiya oo caadi uga fooliya form kiina hortayda lagu jeex jeexo caadi baayna u umushay maa shaa allah waxa kale ee igu dhacay in ilmo kale oo xaaskay yur kiisa leedahay la yidhahdo wadnaha daloola oo waa laga soo saraya kiina waan diiday caadi buuna u dhashay isagoo caafimaad qaba Maa shaa allah waxaa kale oo igu dhacay in lay yidhi ilmo caruurtayda ka mid ah oo tiisam buu qaba waanan oga oo dhegaha xanuunayay ilmaha waanan ka diiday oo wuu caafimaad qaba wana nin wayn imika illahay baa wayne waana wiilka aan is odhan karo wuu ugu caliga badan yahay ubad kaayga maa shaa allah marka somaliyey waxan idin sheegayaa in cancer ka oo tiisamka iyo dumar ka ilmaha lagu qalaayo aay gaaladu ku shaqaystaan dakhaatir tana lacag lagu siiyo waalid ba cancer ka faleem baha loo raaciya somalida maxase laynooga baahan yahay waxa laynooga baahan yahay in wadan walba somalida joogta ka shirto community ahaan oo goaan ka qaadano kana dacwoono dhibaa tooyin ka sida gaar ka ah laynoogu hayo waa bilaahi tawfiiq from london
Safia tusmo all isnot true every siek otisam allah bring i belive human people they cant bring any think but our people somali is 100/98 is muslin and they doing shirki( means they belive people bring siek health poor rich boys girl that in sin danbi becare full first you need to belive allah writing when in your mum tummy means allah write when i was 4 month in my mum tummy calool👍👍👍👍
@@fadumoosman5365 Asala alekum you want to tell me something but I donot get the whole point for your comment. It is not anything with the Qadr but it is good question ourselves about this health condition. Please next time reply in Somali I will understand you more. Thank you.
anaa baray hada ka hor arintaan, waa nimankaan eberkooda e noo jooga e malintay xaaskodu uur yelato cadadiska saaraya e ku attack ya uurka una arka haday uur yeelatay inay araxda ka jabtay ayana ayadu u bahanyahay, malinkaasna ay bilaabayan inay meelaha wareegan fadhi kudirirada haba gabar daba ordaan deedna hooyadi stress bay qaadsysa cunuguuna u gudbaya cudurku😢😢😢
Wixii xun ba xaawa leh. Adeer wax walba ina rag miyad la soo doonanysaan? Inta ad iswada buufiseen oo af kun iyo kow keemikal ah aad marsataan ayaad cid kale ceebteeda la doonanaysaan. Orod oo bal soo ogow sababta ay soomaalida ugu badan yahay xanuunkani. Sababto qof ka isdiidsiinaaya waa halkiisa ee sababtu waa daawooyinkan aad isku cadaynaysaan. Mida kale soomaalidu naturally ba ADHD, schizophrenia, Paranoia, PTSD, DD iyo waliba Histrionic personality disorder. Xanuunka ugu badan ee haya dadka soomaalida ah ee ay waliba inantani Safiya Tusmo ay ka midka tahay waa HPD. Caruurta sideedaba uma wanaagsan qof maskaxda ka jiran in ay ku ag koraan, waayo ilmahaasi waxa ku dhacaayan confusion oo ay hadhowto ay ku adkaato in u bulshooyinka kale iyo caruurta kale la da'da ah ba uu la jaan qaado. Autism ku waa xanuun ka ugu fudud xanuunada dhimirka ee ku badan soomaalida marka la eego dhibaatadiisa. Tusaale ilmaha autism ka ihi in uu naftiisa ama qoyskiisa la yara rafaadaan mooyaan bulshada wax kale oo dhibaato ah uma gaysto halka kan HPD gu uu hayo uu lhadaaraha ugu ba'an ee bulshadeena ragaadiyay uu sababta uu yahay. Dad badan oo shaashadahan ka qayliya oo reeraha iska maaga ee siyaasiga leh, sheekha leh, fanaanka leh, dumarka leh ee waayeelka leh. Sheekh Mustafa hore looga hayay soomaalidu waa ummada kaliya ee kooda waalan dhagaysata.
Anigay igu dhacade cunugaygi curad xoga cunug wuxu noqde ohin iyo murugo la nola o ad i dhibay abihis bana iga oysin jire i ad i dhibay o nolasha konbo iga dhigay cunugina sidi unbu noqde alx wax xanuna ma qabo Midna ogada Alle halo cararo aniga wilkayga manta alx baryadi Alle waxbay kabadashe
Dadkeena soomaaliyeed oo 100/98 muslim ah waxaad sameeysaan shirk ilaahay baad wax la wadaajisaan waanu danbaabnaa ha ku dhiman iska ilaaliya marka wax kuugu dhaco aamin in ilaahay kuu qoray adiga caloosha hooyadaa ku jirto oo 4 bilood ah ku qoray saan waaye sidaan waaye looma baahno danbiga shirkiga beenta caayda xumaanta aan iska dayno shirkiga ilaahay awoodiisa ood qof bini aadan siinaysaan isku mid ka dhigaysaan naartaa lagu galaa is ilaaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Qurba jooga waxa haysta cuqubo Dalkii ayey lacag u soo dirayaan si laysku laayo oo qoriyaha iskugu dhibayaan Dalkii dhibtad ku haysan ayaa caruurihini ka soo baxday
Oromo ehel kulama aha waayo Oromo buuraha afrika ayey ka timi ayagoo axmaar iyo tigree ay u shaqeyn jireen marka jooji xabashi kuuma EKa waana cadow halis ah oo aan abaal lahayn ❤❤
Walashey talalka ciyaalka ayaan u maleynaya Kudar caruurta soomali walidka ayaa bey ada na korisey kuwa soomaliya ka yimi Marka kuwaan dhalleyna bey adaa korisey Xagee loo noqo kuwa soomaliya joogana waa magafayaal. Wadan kii kunool
Waa baryada ALLAH OO NAGU YAR WAA XASUUSTA ALLAH OO AAN BADININ😢😢😢 WAA DAMBIGEENA KUSALIYA SUUBANAHA WAAN LIIBAANEYNAAYE
Safiyay walaalo cuntada aan cuno iyo tan caruuta aansiino ayaa wax ka khaldan yihiin, walaalo sonkorta, burka, caanaha loda intaaba halaga daayo, waa wax kasta oo bur kayimid, iyo wax kasta oo Canon laga sameeyey, iyo wax kasta oo sonkortu ku jirto.
ALLAH❤❤❤❤SCW❤❤❤
Allaha caafiyo dhamaan caruurta xanunsan🤲
Safiyo waad danbaabtay ka toobad keen wax aad ogtahay waxa dhacaayo ma jirto ilaahay baa og dhaqterka hadaa waa qiyaasaa lakiin wax badan kama ogo🇸🇴🇸🇴
safiyo walal ale haku caafiyo wiilkaga iyo caruuraha kale 😢😢
Niman yahow hana ila yaabinee muxuu yahay Allow Adigaan kaa magan galnay
Ilaahey ha caafiyo ilmaha xanuunsan
Waxa sababay kimikada ay dumarku is ku cadeeyaan. Sida ay sheegeen dhaqtaradu.
Dadaka waalidakod ha nacadalin dadaku umaay keenin ilamahoda ilaahay ayaa u qoraay sideed u hadalayasa waxa waliba waa qoraal alaaha alaaha caafiyo umaadisa Subaxanalla ilaaha u toobad celehiye
Safiyo tusmo naag aqli xun baad noqotay anaga ha nacaaynin hana nacladin waa wax xun adigeey kuugu soo noqon🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴raali galin ka keen caayda iyo naclada afkaa suubso✋🏾✋🏾✋🏾
Dadkeena soomaaliyeed ee talada na siinaayo waa inaadan layka qaylinin dadka la eedeeyn oo iLaahay qoray wax kasto la amino oo qofka qori karin xanuunka caafimaadka faqiirnimada taajirnimada ilmaha ilmo la aanta gabdho wiilal dhib iyo dheef(wax fiican) nin naag ilmo waalid daris wixii ilaahay kaaga qoray dadkaa waad heli iLaahay wayneeya shirkiga iska ilaaliya saansaan looma baahno🌺🌺🌺👍👍👍🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴
Talaalka caruurta halaga daayo ilaa ay ka 7jir waa run waa lagu beeraa ee dadka halaga wacdiyo.
Walaahi Waa Runted Safiya Tusmo.😢😭😢😭
Waxaa igu soo celiyay walaal safia Tusmo illahay haku caafiyo wiilka oo haku sahlo adiga iyo walaalaha kale ee somaliyeed ba iyo muslimiin taba Aamiin yaa rabbi
Subxaanalaah qoftu waaba qofwayn ne maxay hooyooyink ulacnadaysaa Subxaanalaah astaqfirulaah
Dadkeena soomaaliyeed ee talada na siinaayo waa inaadan layka qaylinin dadka la eedeeyn oo iLaahay qoray wax kasto la amino oo qofka qori karin xanuunka caafimaadka faqiirnimada taajirnimada ilmaha ilmo la aanta gabdho wiilal dhib iyo dheef(wax fiican) nin naag ilmo waalid daris wixii ilaahay kaaga qoray dadkaa waad heli iLaahay wayneeya shirkiga iska ilaaliya saansaan looma baahno🌺🌺🌺👍👍👍🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴
Hooyo safiya tusmo ❤️❤️❤️
Tusmo clampdown is dhaji Somali baad tahay ahaan doontaa wliga maxaa kaa khaldan yaakhii wa am waa amar alle way dhamaani samir yeelo weligaa tusmoy ha fududaan 😊😊😊😊 xxxxxx
Waa gaalada aan isku dhiibnay oo aan xarigi illaahey ka furanay xasbnallaah wanicmal wakeel 😢
Cid nagu beerto majirtee Cuquwada illaahey oosoo daktay
Xaaraanta ilmaha lasiinayo halaga daayo
Ragii wey diideen in ey ilmahooda ushaqestaan o ay xalaasha siiyaan .weey diideen 😢 Dumarkana wey diiden in ey ragoda ka dabeyaan
ILmo curad baa ootsma ku dhacaa waa been marka hore qadarka allah wax ay soomaali keeni karto ma jiro ilaahaybaa xanuunka keeno🇸🇴
Wax fican bad shegaysa o wanagsan lkin habaarka io nacdasha ka reeb caadifad si dagan u sheeg habo
Habaarka iska daa caydana iska daa markad wacigalin sheegayso wxdtahy qof suugan yahana wxdtahy qof bulshadu dhaĝsato qaabqaabkañ ka qurux badan ugu sheeg wa hadii aad rabto in wx laga maqlo😮
horta aad dadka wax u sheegtide adigu isi sax oo nacalada aad sheegeysid micnaheeda baro adiga lee kugu soo noqoneysaa
You are right
I know walaahi waa xanuun anaga kaliya nagu dhacy adnah Allah kuu caafiyo walal
Safiyo adiguba leader Maa noqotid
Waar gaalada laftirkeedu ku badan yahay waa cuntada oo bug ah iyo dawooyinka oo cuduradaba keena allah haloo noqdo oo si dhaba hsloo caabudo waxba inaga xumaan maayaan xalaadha ha la quuto. I ducadeena loo aqbalo
Alaahya h ina badbaadiyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Qadar ka ilaahay aan ilaahay u too bad keeeno ilaahay aan kabaqno
Maa shaa allah safia Tusmo waxaad sheegaysa waa run oo aniga igu dhacday ugu horaay waxa igu dhacay xaas kayga ilmihii ugu horeeyay waxaa laygu yidhi ma umuli karto ee waa in lagu qalaya dabeedna waan u fakaray oo waxaan idhi dumar ka yagu caadi bay u umuli jireen wadan ka yagii imikana mid walba waa lagu qalaa ilmaha marka hadaanu nahay community Haa somalida waanu ka shirnay go aana waxaanu ku gaadhay dhakhtar kasta oo hooyo somaliyeed ilma ku qala in aanu maxa kamad la tagno oo ashka teeyno waayo marka midh wayfta igu tidhi saxeex form kii lagu qalaayay dabeedna waxaa dhacay in aay u yeedho doctor oo aay u sheegto wixii aan ku idhi dabeed waxa dhacay in doctor kii yidhaahdo joojiya oo caadi uga fooliya form kiina hortayda lagu jeex jeexo caadi baayna u umushay maa shaa allah waxa kale ee igu dhacay in ilmo kale oo xaaskay yur kiisa leedahay la yidhahdo wadnaha daloola oo waa laga soo saraya kiina waan diiday caadi buuna u dhashay isagoo caafimaad qaba Maa shaa allah waxaa kale oo igu dhacay in lay yidhi ilmo caruurtayda ka mid ah oo tiisam buu qaba waanan oga oo dhegaha xanuunayay ilmaha waanan ka diiday oo wuu caafimaad qaba wana nin wayn imika illahay baa wayne waana wiilka aan is odhan karo wuu ugu caliga badan yahay ubad kaayga maa shaa allah marka somaliyey waxan idin sheegayaa in cancer ka oo tiisamka iyo dumar ka ilmaha lagu qalaayo aay gaaladu ku shaqaystaan dakhaatir tana lacag lagu siiyo waalid ba cancer ka faleem baha loo raaciya somalida maxase laynooga baahan yahay waxa laynooga baahan yahay in wadan walba somalida joogta ka shirto community ahaan oo goaan ka qaadano kana dacwoono dhibaa tooyin ka sida gaar ka ah laynoogu hayo waa bilaahi tawfiiq from london
Waxa kena istareyska markey hoyada uurka ledahay wayo mahaysano rag naxarisleh
exactly ✅✅✅✅✅✅✅ anaa kugu raacsan, waan baaray arintaa waxaana ogaaday inay sabab u tahay hooyo ciilan o ilma dhasha ,inta dhiban ilahay dhibta haka saaro ilaahayna ha caafiyo caruurtas
Walaalo haduu stress yahay wadama badan baanu joognaa maxaa kaliya yurub iyo America kaliya ilmeheenu ugu xanuunsan yihiin mida kale wadankeenii dhibkaam mayaalo ee kolayba wax uum baajira
@@fahm3d88
Stress hadii laga qaadayo dadka wadankii jooga ee danyarta ah ayuu ku dhici lahaa.
Asc ilaahey haku xafida
Abaayo dadka dhaman
Sidaadoy kala hadii ay
Ahan lahaayan dhib DHAN
Lama arkeen ❤❤❤
Nacadashu ma fiicna waan ogahay inaad cadhaysan tahay balse jooji
Asala aleku Safia Tuso what she is saying is true something is wrong. WE have to check this deeply.
Safia tusmo all isnot true every siek otisam allah bring i belive human people they cant bring any think but our people somali is 100/98 is muslin and they doing shirki( means they belive people bring siek health poor rich boys girl that in sin danbi becare full first you need to belive allah writing when in your mum tummy means allah write when i was 4 month in my mum tummy calool👍👍👍👍
@@fadumoosman5365 Asala alekum you want to tell me something but I donot get the whole point for your comment. It is not anything with the Qadr but it is good question ourselves about this health condition. Please next time reply in Somali I will understand you more. Thank you.
Abaayo aniga 2 wiil baa iga ah 4 ayaan dhalay laakiin waxaan la yaabay kii weynaa waxaa leygu dhahay waa cirbada mmr ka ah laakiin markaan u diiday kuwii kale hadana kii kale xatee waa autistic marka waan ka guuraa wadankeenii ayaan u noqonaa waana sidaasoo kii dhalyna uu isaga tegay laakiin allaah baa farajj inoo furi doona bi idni laah
Abayooy allaha ku caafiyo inteen kala soo xiriiraa suaal Baan qabaaye plz
Illaahy cafimad hasiiyo carurta xanunsan aniga gabar 24jirta baa sariirta ii saaran الحمد لله
Hbo aniga walahi hadal kaas marka hore dhahay. Why ilmaha somalida uu ugu batay xanuunkan iyo dhalinyaradan xabsiyada ku jira. Waligeynah dibad matagin. Ey somali ılmo ku heysato😢lakin waa iseeydiiye 😢
ZAYLAC IYO.LUGHAYA STATE.OF.CIISE SOMALIA 🇸🇴
anaa baray hada ka hor arintaan, waa nimankaan eberkooda e noo jooga e malintay xaaskodu uur yelato cadadiska saaraya e ku attack ya uurka una arka haday uur yeelatay inay araxda ka jabtay ayana ayadu u bahanyahay, malinkaasna ay bilaabayan inay meelaha wareegan fadhi kudirirada haba gabar daba ordaan deedna hooyadi stress bay qaadsysa cunuguuna u gudbaya cudurku😢😢😢
Waa arin macquula
Wixii xun ba xaawa leh. Adeer wax walba ina rag miyad la soo doonanysaan? Inta ad iswada buufiseen oo af kun iyo kow keemikal ah aad marsataan ayaad cid kale ceebteeda la doonanaysaan. Orod oo bal soo ogow sababta ay soomaalida ugu badan yahay xanuunkani. Sababto qof ka isdiidsiinaaya waa halkiisa ee sababtu waa daawooyinkan aad isku cadaynaysaan. Mida kale soomaalidu naturally ba ADHD, schizophrenia, Paranoia, PTSD, DD iyo waliba Histrionic personality disorder. Xanuunka ugu badan ee haya dadka soomaalida ah ee ay waliba inantani Safiya Tusmo ay ka midka tahay waa HPD. Caruurta sideedaba uma wanaagsan qof maskaxda ka jiran in ay ku ag koraan, waayo ilmahaasi waxa ku dhacaayan confusion oo ay hadhowto ay ku adkaato in u bulshooyinka kale iyo caruurta kale la da'da ah ba uu la jaan qaado. Autism ku waa xanuun ka ugu fudud xanuunada dhimirka ee ku badan soomaalida marka la eego dhibaatadiisa. Tusaale ilmaha autism ka ihi in uu naftiisa ama qoyskiisa la yara rafaadaan mooyaan bulshada wax kale oo dhibaato ah uma gaysto halka kan HPD gu uu hayo uu lhadaaraha ugu ba'an ee bulshadeena ragaadiyay uu sababta uu yahay. Dad badan oo shaashadahan ka qayliya oo reeraha iska maaga ee siyaasiga leh, sheekha leh, fanaanka leh, dumarka leh ee waayeelka leh. Sheekh Mustafa hore looga hayay soomaalidu waa ummada kaliya ee kooda waalan dhagaysata.
Xaqiiq
Anigay igu dhacade cunugaygi curad xoga cunug wuxu noqde ohin iyo murugo la nola o ad i dhibay abihis bana iga oysin jire i ad i dhibay o nolasha konbo iga dhigay cunugina sidi unbu noqde alx wax xanuna ma qabo Midna ogada Alle halo cararo aniga wilkayga manta alx baryadi Alle waxbay kabadashe
Aniga waxaan u malayni waa ciqaab rabbaani ah.
Walaahi waa runteed anigaa kulamid ah soomaali waan nacay
Wadan Ada kale oo yiri ya malaha ee maraykan iyo ingiriis baa ugu badan waxay ku sameeyay ma ogin
Yes sister that's true something is going on but I'm really sad to hear that to see that Yaa Allah 😭😭😭😭
Bisibka dad waani lkn nacdasha walidka jooji abaayo
😭🙏wlhi been maha %16 😢illahow ilmaha no badbaadi subxanallah
Anigu waxaan odhanlahah vitamino baadan ba kamagaan somalida siba vitamine D
Xata markey somaliya joogan ciid ceeda maka fikiraan qorax qaata
Vitaminada weeye is ogayseya hada hoyo tihiin insha alah
Maya abaayo musiibadii aan wadankii ka galnay wadankeena ee umada qabsan
Maxaa keenikara xanuunkaan markaan dalkii joognay majirin wwa aminsanahay in la inakubeeray
❤🌹🙏🥰👍👍🩷🩷🩷🩷🥰🙏🌹🌹🙏. Wlshy wn ku Salamy wll Nacalada I agadaa Wuruxleey Allaha ku Barakeeye Wa Uqubo Inagu dhacday 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤️❤️😂😂😂❤️❤️
Abaayo somalida wadanka ku dhashay baa baa ku badan
Oo safiyay inaan dulinahay mahadaad ogaatay
Tankale qofka uurka yesho waa ladhoraa si caruur cafimaad qabo u dhasho tankale abo iyo hoyo caruurta waa la fiiriyaa waxa dawo lagu duraayo laguma aqldi karo ahaad ilaaliso caruurtad allaha xafido caruurta somaaliyeed
Safiya tusmo wlshay qlii cadowgagu hajabo
Aaamiiiiiiinnn
Safiya adeer duco kadib docteradaa ina gabay
Waxaan u maleynayaa in Sun Lagu durey tahay. Wax baa Qaldan maxaa somalida ku badiye xanuunka.
Habadha daaya waxaykahadlayso waa run
It is true. Not only USA. Even in England most young newly married their first child is autistic.
Dadkeena soomaaliyeed oo 100/98 muslim ah waxaad sameeysaan shirk ilaahay baad wax la wadaajisaan waanu danbaabnaa ha ku dhiman iska ilaaliya marka wax kuugu dhaco aamin in ilaahay kuu qoray adiga caloosha hooyadaa ku jirto oo 4 bilood ah ku qoray saan waaye sidaan waaye looma baahno danbiga shirkiga beenta caayda xumaanta aan iska dayno shirkiga ilaahay awoodiisa ood qof bini aadan siinaysaan isku mid ka dhigaysaan naartaa lagu galaa is ilaaliya🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Daawoyinka e idin so qoraan ilamaha ka deesta aq kaladan Mel kasto idin Kala dagalamayan
AWDAL STATE.OF.CIISE SOMALIA 🇸🇴
Habar wayn oo caytamaysa
Hasbunallahu dhe
Abaayo walika haku fagarin inad dadkan la sinaado cudurka ayaka dadka ku duro qosolka benta ah ha arkin
Hadaan otisam somalidu noqoto is good we become smart don't you know otisam person is very intelligent
Waa dareey xumo walaal hadaan vitamin ka dumarka markeey uurka leeyihiin isma daryeelaan
Midkale Somaliyeey Dumar iyo rag ilmahaan aa wada dooneyno ka hor waa in laga Fikiraa hooyada ma caafimaad Qabtaa waa ineey isu diyaarisaa jirkeeda u diyaarisaa ineey nafaqeeyso vitamin ka waa inuu iyada iyo ilmaha ku Fikan yahay , hadeey iyadii ku filneen ilmo maxeey u sheege oo hooyada hadeey caafimaad keeda Liito maskaxiyan ilamaha wuu soo gaaraa, hadeey 35 ka weyn tahay waa dhibaato waa intaasoo dhan inaan ka fikirnaa Ilaahoow soomaali dabaqabo oo kuwii is caawiya oo daacad isku noqda naga dhig oo cuqdada iyo xaasidnimada naga dhexsaar Aamiin
Wa talalada markay wadanka joogaan wax vitamina lama yaqaano kuman dhaco waa wax loogu talogalag
@@umulkhayrmaxamuud4187
Aniga gabadh ayaan maqlay ka sheekaynaysa qurbahay joogtay wiil baa autism,looga sheegay waxay dhahday ma talaalayo ilmo dambe wiil kalay dhashay isna autism ayuu noqday lamana talaalin.
Walahi safiya tusmo run bay sheegaysa qabyalad ayey ka adag yihin rajo kale malaha
Ilmaha walacrara marka idhashaan.
Waalidka ha nacdalin hadaanad dadka si wanaagsan wax ugu sheegayin waxaa laguu qaatay inaad iska amusto
Qurba jooga waxa haysta cuqubo
Dalkii ayey lacag u soo dirayaan si laysku laayo oo qoriyaha iskugu dhibayaan
Dalkii dhibtad ku haysan ayaa caruurihini ka soo baxday
Abdi cajuun haayey ka caraar meesha
Asalamu aleikum Sofia
Dacwa bilaw oo aad kawacyi galineso talaalka ilmaha lasiiyo.
Dadku hadiidan talaalka.
Asc wllo safiya qali waan ku salamay qali waxdka hadashaa xaqiida waaruntaaa somali shaqaan ahayn qabiil ma laha
Asc waxaba adoon nadalin wacyi galin samee mahad sanid
Aduu maad fayawdahay
Wallahi i agree with you. something is wrong. Waxa saas noo galay waa rageenii na qaxiiyay from 1991 ilaa iyo Hadey iska soo horjeedaan qabiil dartiis wallahi waan ooyaa oon ooyaaa sidaan unacay qabiil
Safiyo tusmo naag aqli xun baad noqotay anaga ha nacaaynin hana nacladin waa wax xun adigeey kuu
Abaayo waxa aad ka cabaadaysay waxaa waaye ilahay baa ka fogaadanay
Maanshaaalaah xafidulaah
Wa wax an is weydiyay runti carabaha caruurta ku dhasho mahan saas yurub iyo America kuwa ku dhasho lee u badan
Fadlan sii 3 midh oo xabadsoowdo ah inshaallah
Siden U siiyo walal
@@tasnimmohamed2833 sadex xabo oo xabadsoowdo ah ruug inshaallah
Oromo ehel kulama aha waayo Oromo buuraha afrika ayey ka timi ayagoo axmaar iyo tigree ay u shaqeyn jireen marka jooji xabashi kuuma EKa waana cadow halis ah oo aan abaal lahayn ❤❤
Kan hada dhalay aya cadadis sidaas daremay walhi wow xanun sanyhy qalin ayu madaxa ka maray
😭😭😭😭😭😭
Cirbadaha iyo talalada weeye halayska daayo 😢😢😢😢😢
Wllo illahay ha caafiyo ilmahaga iyo intii uu hayo lkn wxd siisa dhuuxxa geela
Was run
Asc Safiyo wadmahadsantahy inkastot xanaqsantahay oo xanaaqadana xaq yahay please xabibti ha Istac maalin kalimada nacalad ah
Kalimad aad xun qatarna ah oo adiga kuso noqon karta so please soo baar dinta waxey kaqabto
Is xisaabi adigu😅 maxaad Somali iyo hooyadood u nacdalaysaa.
Yaa RABI noo gargaar 😭😭😭
Waa talaalka 😢waa cirbadaha xun oo sunta ah caruurteyda weyba kudhasheen 😢😢😢😢😢😢
Cirbadda kuwo aan la siin buu ku dhacay waa amar alle
yaa allaah no gar gaaar aaamiin yaaa allaah
Asc waxa dhibaadada klena waa hooyadu marke uurka ledahay ilamah in ay derento dhibato weelel.caadadin .murgo iyo wlmh. Wax kel oo keenah waa irbaada ilmah lasiyo marku jiro 1.5 year waxa ay kenta ootiisam.
Nacalada aad dadka nacalaydaysoh ama hooyada waxaad u egtahay qof aan diin iyo dhaqan lahayn waxaad gudbinaysoh waa ku qaldantahay
Somalida Africa half way waalan yihiin
Walashey talalka ciyaalka ayaan u maleynaya
Kudar caruurta soomali walidka ayaa bey ada na korisey kuwa soomaliya ka yimi
Marka kuwaan dhalleyna bey adaa korisey
Xagee loo noqo kuwa soomaliya joogana waa magafayaal.
Wadan kii kunool
Wa cuquubo o umadii laga so galey waxkale maahan
Sababtamataqaanaa 50kasano ayaankuqooqna sidaadokale goormanfakaraynaa marka
Allah ha kuu cafiyo wiilkaaga wllo ?
Allah caafimaad hasiiyo ilmaha lakiin huuno lacagta wiilkaaga lagu care gareeyo maadaa bixiya? Lol
kaalaxad
Waaa yaab
😢😢
Waa wax jira balse umalayn maayo in nmberku accurate yahay balse xataa gaalada ku wooda ku weena ka fiican