NIMCAAN HILAAC HEES - GAYAAN - 2021 4K vedeo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лип 2021
  • Hees
    Gayaan
    Codka #Nimcaan Hilaac
    Erayada #Yaasiin Halyey
    Laxanka #Nimcaan Hilaac
    Music #Xamari
    Duubista #Deeq Darajo
    Editing #Maxamed New-York
    Directed by #Weriye British
    @Copyright #Hillaac_Music
    @Hillaac Music
    #Copyright

КОМЕНТАРІ • 496

  • @yaasiinhalyeey2317
    @yaasiinhalyeey2317 2 роки тому +484

    MAHADSANID WALALKAY NIMCAAN HILAAC HESTAAN WAMID DAREEN AAN KU QORAY ADNA AAD HAGARLA AAN U QAADAY DUCAADA ALLAAH HANOO AQBALO DUCADAADA 🙌

    • @abdiafcadeofficial4145
      @abdiafcadeofficial4145 2 роки тому +6

      Gudoomiye yaasiinow waan ku salaamayaa anigoo kamid ah bahda guusha

    • @fadumomohamud9021
      @fadumomohamud9021 2 роки тому +5

      Mansha allah yasiin waxaad ka mid tahay Dhalinyaro yar oo ku jira baraha bulshasha anan si ada oo lab furan aan u tagero walal guleyso gor waba adiga iyo inta samaha jecel adiga iyo Bodhari aad ayaan idiin jeclaha gurigaga habixiyen wiilal iyo gabdhaba oo xufaad ah oo adun iyo aqaraba ku angfaca sidada oo kale aqalaq badan somalinimada ku wentahay iyo alla kacabsashada iyo tagerada somali aad uhaysid amiin ya rabi guri barwaqo iyo alla kacabsi iyo xushmadi tallo iyo tolka iyo somaliwenba laga jecel yahay.

    • @mabdi1406
      @mabdi1406 2 роки тому +4

      Abwaan qarsooon baa tahay yasin

    • @mabdi1406
      @mabdi1406 2 роки тому +2

      Congratulations 👏👏👏👏

    • @alhamdulilaahalluakbar595
      @alhamdulilaahalluakbar595 2 роки тому +1

      Amiin amiin dhamteen ✅

  • @Hillaacmusic
    @Hillaacmusic  2 роки тому +364

    Gayaan waa hees ka mid ah heesahi aan ku duubay Minneapolis heesaha aan duubay aadbay u badnaayeen waxaan usoo daynaya Hal Hal waad ku mahadsantihiin Taageerada aan ila garab joogtan Mahadsanidiin bulshada ku xidhan #Hillaac_Music

    • @mubarakabdi7068
      @mubarakabdi7068 2 роки тому +1

      Hye zxp shupadi ku dhashay wase

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 2 роки тому +6

      Hilaac one and only

    • @khadardugul1686
      @khadardugul1686 2 роки тому +2

      @@mubarakabdi7068 War ninka hooyadis maxa ka rabta bro

    • @zalmanuura1138
      @zalmanuura1138 2 роки тому +1

      @@mubarakabdi7068 walal xisho

    • @jamalaarka3293
      @jamalaarka3293 2 роки тому +1

      Hye adaan kaa sukaynaaa hubalkena da ada yaraa cimrikaa hawaaro sxb marna wall guleyso mar waliba 🙏❤💯💯

  • @abdulsalamahmedsheikh3661
    @abdulsalamahmedsheikh3661 2 роки тому +53

    Alxm hadhow caruurteyda waxaan ooga sheeken doona inaan Nimcaan Hillaac isku jiil ahayn oo aha boqorka codka❤🙏

  • @Tiinafareey
    @Tiinafareey 2 роки тому +96

    Legend 🤴

  • @hamseshaacirent4400
    @hamseshaacirent4400 2 роки тому +34

    Cod baa ilahay kugu manaystay rabbi hakuu barakeeyee Hilaac Tagero buuxda🙏

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 2 роки тому +37

    Heesihiisa way Qarxaan Hillaac sababtuna Soomaali🇸🇴ayaa wadata😘

  • @BarwaqoMahameD-nw2vu
    @BarwaqoMahameD-nw2vu 23 дні тому +1

    Hestan waxan soo boqan doona malinka is guursano geesigaygi inbadan anu isku samirnay ila 2018-2024 alle nabad haygu tuso hada wuxu jogo muqdisho anah magalo kale inchllah ❤apdiqani salax yusuf Du,aale Eidle

  • @ahmedgurrey5213
    @ahmedgurrey5213 2 роки тому +8

    Wlhi ninkan meel kastuu tago waa best fanaan nimcan hilaac from hargeiza🥰

  • @abdigedifanaanadqaaliyacaa371
    @abdigedifanaanadqaaliyacaa371 2 роки тому +23

    Yaasiin halyeey illaahay ducada ha idinka aqbalo guriga ku soo kordhay umada somaliyed anigoo ah dadka ku xidhan yaasin legend markii aan fiiriyay dadka ku jira social media ee somalida raga ii xisaabsan ayuu ku jiraa
    Yasiin
    Boodhari
    Cimran
    Anigoo dagaan ahaan kasoo jeeda awdal kuna nool dalka kuwait 🇰🇼 waxan mar labaad kuleeyahay gurigiina guri nagi guuloow ka yeel sxp

    • @ayanosman2485
      @ayanosman2485 2 роки тому +1

      Allahuma aamiin waan ku dhaarta Halyeey Allaha barakeeyo asaga iyo ooridiisa 💙

  • @hodanabdi559
    @hodanabdi559 2 роки тому +7

    Mnsha allah labo legend oon tageero ayad tihiin Nimcan iyo yasin halyey 🔥🙏. Wiilal iyo gabadhaba gurigaygu buuxsamo yaa Raabi 🤲🏻

  • @cabdifitaax9613
    @cabdifitaax9613 2 роки тому +14

    Anigoo Seexan Rabo Pey Iisoo Dhacday Waana Daawanayaa Nimcaan Cod Dahapi ❤ ❤ 🇸🇴

  • @ciltireproduction7824
    @ciltireproduction7824 2 роки тому +24

    Inta cawa maqashay yasin halyey inu abwan yahay ismujia 💯💯

    • @anasiraadan6140
      @anasiraadan6140 2 роки тому +1

      hadun ban maqlya wll

    • @wasaim5143
      @wasaim5143 2 роки тому

      Rag Adag Yasin Halyey iyo Nimcan Hilac 🔥❤️🔥

  • @abdirahmanyare8503
    @abdirahmanyare8503 2 роки тому +12

    Yaasin Halyeey wlhi waa Nin abwaan ah Alaha maskaxda u barakeeyo

  • @maaidomacaane4168
    @maaidomacaane4168 2 роки тому +3

    Hilaacii hirgalay mar un wan jeclahy inaan ku arko I.a Illahey haduu na gaarsiiyo keeping hilaceena fanaan qaran ♥️♥️♥️
    Hesahaga hees aanan aqoon mlhn Wllhi 😍😍😘😘

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 роки тому +7

    Yaasiin halyey waa Abwan 🥰
    Nimcaan legend❤

  • @ayaanbalanyo8760
    @ayaanbalanyo8760 2 роки тому +4

    Allaha barakeeyo rerka Yaasiin Abdirahman Halyeey
    Iyo Ayan❤❤❤🙏🤲

  • @ahmednorfarayare6176
    @ahmednorfarayare6176 2 роки тому +3

    Heesstaan oo kale waxaan u hibeyn lahaay gabadha ayaan gayaanka ka xushay aneez DHEYMAN waxaana leeeyahay faraxad iigu waaar qalbiga ayaan kaa salaaamay

  • @jamalka_jj
    @jamalka_jj 2 роки тому +33

    From somaliland guulyso

  • @abdinasirmohmudelmi2933
    @abdinasirmohmudelmi2933 2 роки тому +11

    From Buhodle legend 🙌❤👏 #Hilaac_music

    • @abdiazizbakaal8391
      @abdiazizbakaal8391 2 роки тому +1

      BARADII DARWIISHKIYO BARTA GEELA LAGU DHAQO BUUHODLE IYO HAWD

  • @jamiilaqurux2362
    @jamiilaqurux2362 2 роки тому +2

    100%Fanaan kaa cod macaan ma hayo Hilaaca Hirgaly 🥰🥰🥰

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 роки тому +4

    Nimcaan Hilaac Hadaad Soogaartay Fankiisa Nasiib Waad Leedahay 🔥 🔥 🔥Guuleyso Legend

  • @ayaanaxmed6635
    @ayaanaxmed6635 2 роки тому +7

    Nimcaan hilaac runtii aad ayaad iigu wayn tahy aduun iyo aakhiro guuleyso ku lee yahy ❣❣❣❣🇸🇴🇸🇴

  • @allowiirumeeriyadayda3710
    @allowiirumeeriyadayda3710 2 роки тому +1

    ilaaahoow wiilaal iyo gabdho badan inaad isii saaan kaabaryayaa markaan mustaqbal samaysto

  • @hamdaabdifatahahmett7930
    @hamdaabdifatahahmett7930 2 роки тому +4

    Fanaan wadaninimadu ku waynthy nimcaan abdiraaan xasan nimcaan hilaac🇸🇴😍👍👍

  • @lipgirl__5__official_0
    @lipgirl__5__official_0 2 роки тому +4

    Hilaac legend aan ku faano keep going pro

  • @ZuHaYP_t0mLY
    @ZuHaYP_t0mLY 2 роки тому +9

    Nimcaan hilaac guuleyso bro from somaliland 🥰👏

  • @shakibmusse1634
    @shakibmusse1634 Рік тому +1

    legend nimcaan hilaac thanks bro

  • @ismailalbana
    @ismailalbana 2 роки тому +1

    Walee nimcaan hilaac codkisa music iyo bila music waiskagato mcnkaa

  • @Kulantimes
    @Kulantimes 2 роки тому +22

    Legend

  • @ifrahabdihayaan
    @ifrahabdihayaan 2 роки тому +13

    waa hees mcn reerka allaha barakeeeyo wllkay yasin iyo dumashiday

  • @salahali1243
    @salahali1243 2 роки тому +3

    Wallahi nim Caan hilaac codkaaga macaan kiisa Allah kuu siyaa diyo

  • @rasheedahmed5617
    @rasheedahmed5617 2 роки тому +1

    Fanaan fanaan dhafat Rabbi codkaga haku barakeeyo hilaaci hirgalay🙏🙏🇸🇴🇸🇴

  • @salahahmed8807
    @salahahmed8807 2 роки тому +8

    Laba legend Abwaan Yasin iyo Nicaan Salaama ✌🏾

  • @ilhaanraahoofficial2003
    @ilhaanraahoofficial2003 2 роки тому +3

    Nimcaan Hilaaac Waa Fanaan Degan Oo Xishood iO Akhlaaq iO Masuulnimaba Ka Muuqato Runtii Alle Haku Sharfo inanyaroo Wax Badan Xeerinayaad Tahy

  • @ayanosman2485
    @ayanosman2485 2 роки тому +2

    Miiraha Abwaan Yaasiin Halyeey Codka Al fanaan Nimcaan Hilaac inaba caadi ma aha 💙💙

  • @hamzerayaale7285
    @hamzerayaale7285 2 роки тому +77

    The One and Only Legend Nimcaan Apdirahman Hassan Hilaac Keeping Up bro ❤️🔥 From Borama🙋‍♂️

  • @nagiibhazard7371
    @nagiibhazard7371 2 роки тому +7

    Wa fanaanka kliya e ka joga fananiinti hore Somaliyeed🙏💔🇸🇴

  • @pogbaciise4001
    @pogbaciise4001 2 роки тому +11

    Omg🙆‍♂️ my favourate singer nimcan hilaac🔥 hees iyo bar🎧✊🏿

    • @lulabi8837
      @lulabi8837 Рік тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @khadrahaji5636
    @khadrahaji5636 2 роки тому +1

    Maansha allaah nimcaan cod macaani Iyo heeso soojidasho Leh intii ila arag Tay love ❤️

  • @ninnah383
    @ninnah383 2 роки тому +2

    Woow I love it Yasiin Halyeey waa abwaan buuxa barakoow boowe Nimcan Hilah waan ku tageera ✌🏼

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed4928 2 роки тому +7

    One of my favorite artists.

  • @ibrahimabdi4475
    @ibrahimabdi4475 2 місяці тому

    Nimcaan Abdirahaman legend ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁❤❤

  • @abdikarimnimanfarah3825
    @abdikarimnimanfarah3825 2 роки тому +1

    SOMALILND MAAD IMANYSA HILAACOW INADER FROM BOORAMA

  • @abdirizackhappy9717
    @abdirizackhappy9717 2 роки тому +4

    Nimcaan hillac farxd ikunolow itaa nolal jirtaa wll mcn ad iyo ad ayaan kutagera qof adgaa ahen ma dakestooo coodka mcn kumelmar❤️💯💯❤️❤️❤️❤️❤️

  • @munasryare4325
    @munasryare4325 2 роки тому +5

    Fanaan mawada sinee {wacadkan kudhartee hilaac waa aabaha fanka somaliyee}

    • @suhaylahmed781
      @suhaylahmed781 2 роки тому

      Walalal marhore baanba siiyay hadana marlabaad mansha allah ilaahay haynoodaayo

  • @BushraQanii
    @BushraQanii 7 місяців тому

    Yaa rabi🤲😭 calaf io mustaqbal Qurux badan iso saar oo haydilin anigoo hooyo noqon oo wilal io gabdho dhalin hooyo ku odhan waa dareen cajiiba cid kastana ma hesho qof. Nasiib leh mooyee😢❤11/14/2023/ 10:00

  • @ekraamsuleyman939
    @ekraamsuleyman939 2 роки тому +4

    Wow axya ereyo 🥺Legend abwan yasiin halyey❤️

  • @bushaarobaanday7613
    @bushaarobaanday7613 2 роки тому +17

    Legend yaasiin halyeey❤

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 2 роки тому +1

      Walal mcn subskarayb iisaar

  • @abdiabdii3504
    @abdiabdii3504 2 роки тому

    Aaamiiin ilahayo nagarsiii oo wx San nasiiii cafimad qaba

  • @cabasosmanjamac
    @cabasosmanjamac 2 роки тому +2

    Best somali singer nimcaan hillaac keep going bro

  • @najlanajib2617
    @najlanajib2617 2 роки тому +2

    ilahay awlad bariya oo isugu jira wilal iyo gabdhaba amiin ya allah

  • @nagiibhazard7371
    @nagiibhazard7371 2 роки тому +9

    Big Legendary Nimcaan Hilaac🙏

  • @anigaanigalewaye4498
    @anigaanigalewaye4498 2 роки тому +1

    Gulow rAbiyow guur daacad ah isii
    Iyo awlaad salix🤲

  • @garbahaadsheofficial7490
    @garbahaadsheofficial7490 2 роки тому +9

    🔥🔥Nimcaan Hilaac best singer, Best song🔥🔥✌

  • @zimanjigis9892
    @zimanjigis9892 2 роки тому +2

    Cod buu ilahay kgu manaystay legend nimcaan hilaac🇸🇴😘🥰😘🥰

  • @rodhahassan1388
    @rodhahassan1388 2 роки тому +2

    Omg… Amiin intaa sugeyso ilahey hagaarsiyo ❤️❤️

  • @bahjaamni8895
    @bahjaamni8895 2 роки тому

    Fan wa dhaafday Nimcaanoow illahay Codka haku barakeeyo

  • @fadumomohamud9021
    @fadumomohamud9021 2 роки тому +4

    Nimcan ku nolow nolol farxad leh somali dhaba ku wentaha somaliwen mansha allah allaha ku xafido walaal tagero miyad weyneysa adigo ku abtirsada somaliwen horey usoco.

  • @qajoobeahmedwadani4037
    @qajoobeahmedwadani4037 2 роки тому +5

    Woow eshcalaa hees iyo cod macaan

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 2 роки тому +4

    Waaw geyaan aloow geyaan is dhaqda ka dhig ax yaa fanaan nimcaan guuleyso wll.

  • @lilsamiir1m
    @lilsamiir1m 2 роки тому +18

    The best Artist of the east Africa ❤🇸🇴🙏

  • @cabdijabaarmohamed1144
    @cabdijabaarmohamed1144 2 роки тому +6

    Nimcan Hilac Legend Of Music In soomali

  • @abdulkhadirahmed4453
    @abdulkhadirahmed4453 2 роки тому

    Waaw axsan cod fanaan somaliyed nimcaan hilaac waa ku wataa aniga mudane guul waligaa

  • @abdullahishiine4522
    @abdullahishiine4522 2 роки тому +4

    Legend nimcaan 🙏❤

  • @anisosalah2679
    @anisosalah2679 2 роки тому

    Masha Allah nimcaan hilaac Allah ku xifdiyo ❤

  • @sanaadi_qurux
    @sanaadi_qurux 2 роки тому

    Gacantaa iigaga dhacdee🤩😂🕊
    Nimcaan

  • @nimcaanahmed7468
    @nimcaanahmed7468 2 роки тому

    Boqorki codka wax lagugu tilmamo ma garanyo fanan waa dhaftay wax Kle in lagugu tilmamo weyan jiro jog 👍🇸🇴❤

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 2 роки тому +2

    Legend Nimcaan Abdirahman Hilaac heesaha oo dhan noo soo daa 👍👍👏

  • @bayleofficial9555
    @bayleofficial9555 2 роки тому +2

    Bigwig nimcaan c raxman xasan hillaaac 😍😍😍

  • @isseb6289
    @isseb6289 2 роки тому +4

    Fanaan Soomaliyeed noolow🇸🇴🇸🇴♥️

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 2 роки тому

    Masha Allaah fanaanka fanaanada fanaanka aan kufaanow Ilaahey ha kuxafido matkasta iyo meelkasta Ameen🤲🏾❤️😘🥰🥰🥰🥰

  • @kabtancabays
    @kabtancabays 2 роки тому +2

    Masha Alaah sxbkay halyey

  • @ibrahimmohamed9491
    @ibrahimmohamed9491 2 роки тому +2

    Nimcaan hilac the one and only legend ♥️

  • @Iam.Abdillahi
    @Iam.Abdillahi 2 роки тому +3

    Big Legend 💕

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 2 роки тому

    Masha alh nimcaan hilaac legend boqorka codka horey usoco 🔥✌💯

  • @bilanmowlid5859
    @bilanmowlid5859 2 роки тому

    Wwwww masha allaaah wankutageraaaa himcaaan hillaaac🥰🥰🥰🥰🥰🤩😍

  • @naajiq7869
    @naajiq7869 2 роки тому +9

    Best singer forever nimcaan hilaac 💞💯 leader of the singers ku qirey lpx❣💥 go forward

  • @mohajeeri3061
    @mohajeeri3061 2 роки тому +2

    From Mudug Old Lechend Keep Going❤💪

  • @yahyafarah1908
    @yahyafarah1908 2 роки тому +4

    Nimcaan hilaac on fire 🔥❤❤

  • @husseinabdukadirshegow1436
    @husseinabdukadirshegow1436 2 роки тому

    Legend my dear Pro Nimcaaan hilaac

  • @anisamahamedhassan6498
    @anisamahamedhassan6498 2 роки тому

    Axsan cod nimcaan hilaac legend heesihiisa kaliya hadan dhageysto walee fanankale uma bahdo ilahow gurigena buuxi aaaaamin

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 2 роки тому +3

    Legend nimcaan ❤️❤️

  • @hagaagmedia1906
    @hagaagmedia1906 2 роки тому +7

    Nimcaan hilaac without music codkaga lagama sheekeyn kro legend 🙏

  • @sakariyedaahirelmi8218
    @sakariyedaahirelmi8218 2 роки тому

    Nimcaan hilaac Fanaan aan jeclahay keep going Brother

  • @yasinyaska8467
    @yasinyaska8467 2 роки тому +2

    Legend 😇💙💯

  • @abdifatahofficial1882
    @abdifatahofficial1882 2 роки тому

    Mashallh Fanaankygiii Hilaaci Hirgalley Fankii Waa Ciyaaloobeee Dhankaga Uun kagajir Salaamulah

  • @wlljr964
    @wlljr964 2 роки тому

    Wow best song nimcaan sharukahan somalia inaa thy ani wa qiray

  • @momsucdi5075
    @momsucdi5075 Рік тому

    Masha allaah tbaarkalaah akubarkeyo

  • @ahmedmusedamalsaid754
    @ahmedmusedamalsaid754 2 роки тому

    Masha allah sxb heesta waa ku haysta

  • @fankafunyfantastic2799
    @fankafunyfantastic2799 2 роки тому

    Adeer Nimcan Hilaac Wanku Wataa Runrii

  • @suubansaxan4865
    @suubansaxan4865 2 роки тому +1

    Team halyeykaga alah idin xifdiyo hees ma jecli ani. Rerkisa alah u barakeyo wllkeen

  • @apdifatah1813
    @apdifatah1813 2 роки тому

    Waxan fanan laga dhahaaaa walhi ❤️allow codka ku baregee bro nimcaan

  • @aminaofficial4659
    @aminaofficial4659 2 роки тому

    Jecliyaa nimcaaah hilaaaac❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏heeeees walbo qaaado tiikale way ka sii macaan tahay ❤️❤️❤️❤️

  • @fowziyamohammad9890
    @fowziyamohammad9890 2 роки тому +6

    Legend ❤️❤️❤️

  • @oscermohamed1190
    @oscermohamed1190 2 роки тому

    Nimcan iyo yaasin halyey laba nin aad u jeclhy 💙❤

  • @mayo3034
    @mayo3034 2 роки тому +1

    @Yassinhalyey abwaanka qalbigiisu nadiif yahay. Alle haku barakeeyo walal adiga iyo dhumaashi.

  • @abdikariimabdalla9018
    @abdikariimabdalla9018 2 роки тому +1

    The one only fanaan nimcan hilaac 🥰🙏

  • @legendabdirizacknurow6613
    @legendabdirizacknurow6613 2 роки тому +2

    waw amazing, Nimcan

  • @yasminburale4885
    @yasminburale4885 2 роки тому

    Hillaca hirgalay nin aan waligey tageero weyn u haayo nimcankeyga farxad ku nolow😘😘💕

  • @leylacuthmaan228
    @leylacuthmaan228 2 роки тому +2

    Keep going❤❤