NIMCAAN HILAAC HEES CUSUB PUNTLAND 2018 Lyrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 жов 2018
  • nimcaan Hilaac 2019 Hees u qaadey Puntand

КОМЕНТАРІ • 420

  • @cmhayir6240
    @cmhayir6240 5 років тому +333

    inta reer puntland gobta like isaara
    meel loo dhanyahy
    oo lagu dhanyahy
    istixgalin pulshadu
    dhabti waa puntland

    • @yaslamissa7000
      @yaslamissa7000 5 років тому +3

      I ❤️ this song and also the singer, because it’s the best of all.!! Afkaaga caano iyo waliba Malaba lagu qabey.al-Fanaan hILLAAC..boowe !!!you are the best of all.!!!!!!

    • @shamsutdore5169
      @shamsutdore5169 5 років тому +2

      Viva putland ❤️ ❤️ ❤️ my rer ayeyo.

    • @farhiyaali1183
      @farhiyaali1183 4 роки тому +1

      Waad mahad santahay wlaalkiis

  • @badriindho198
    @badriindho198 5 років тому +199

    Majerteen waa nasab tageero buuxa ini ahay boqortooyo weeyi anigoo Samaroon ah ayaa saxey 🇸🇴

    • @honeylove4100
      @honeylove4100 5 років тому +6

      Badri indho thanks wll Samaroon waan jelanahay magacaoodu haraago waa dad nasaba😍😍❤❤

    • @Naxariiso
      @Naxariiso 5 років тому +3

      Jzk Allah qayran si lamida walaale allah haku karaameeyo oo hanogaa daayo Amiin walaal somaaliyeed oo dhab ka hadlay ayaa tahay. Mahadsanid mar labaad soo dhawoow

    • @shafeecoabdi9356
      @shafeecoabdi9356 5 років тому +2

      Thanks baayo qali

    • @fahmahassen3589
      @fahmahassen3589 5 років тому +2

      Thanks wll Samaroon dadkigi an 9sano lasoqatay wan in jclhy 😘 gubnimad udhalaten

    • @shirwacoogle659
      @shirwacoogle659 5 років тому

      Kaa guddoonay walal samaroon siciid waa dadkaan ugu jecelnahay somalida

  • @ahmedfaarah7250
    @ahmedfaarah7250 5 років тому +225

    Thanks nimcaan yare
    Waxii reer dhul udug ahow Like igu qabta from Galkacyo

  • @suldancarte932
    @suldancarte932 5 років тому +86

    Hadad puntlander tahay liketa igu sharaf

  • @farxanfiyore6173
    @farxanfiyore6173 5 років тому +38

    Viva dhul-udug
    Jecliyaa soomali -melay kunooshahay
    Wixiii puntish ah liketa shuruud LA,a an iigu sara

  • @abdiadan5961
    @abdiadan5961 5 років тому +39

    Inta usoo gashay inay comments aqristaan Igula Saliya Xabiibkeeni suubana N.N.K.H Scw Scw Scw Scw ❤
    Like hayla dhaafina asxaaabey

  • @aadiyoaad7611
    @aadiyoaad7611 5 років тому +160

    Majeerteenka wa reer ugu ilbaxsan uguna nasabsan somali inkasto naga xishoon wan idin salmay from burco❤

    • @shafeecoabdi9356
      @shafeecoabdi9356 5 років тому +10

      Waan kusalamay burco 🙌🙌🙌😍😍waa ka qabnaa we love burco im from GALKACIO Puntland Somalia

    • @anuushzain9497
      @anuushzain9497 5 років тому +2

      burco boy nasabuuu

    • @hanaahmed2662
      @hanaahmed2662 5 років тому +1

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    • @xabiibyare6234
      @xabiibyare6234 5 років тому +7

      Sxb waan idin ka xishonaynaaye laascaano iskaga baxa

    • @marwosharmake1561
      @marwosharmake1561 5 років тому +2

      Kkkkkkk wan kaa qaadnay bro lkn maahmaah ayaa waxa ay ahyd wax isqabta waa ilko iyo carab Marka anagu walalo ayuunu nahy waana isqabanay kkkkk waxasna waxa ka dambeeeya waa siyaasad😂😁

  • @gabileyboy1515
    @gabileyboy1515 5 років тому +47

    Salaaan sare from Borama reer putland samo ku waaara reer ayeeygay 😍

  • @honeylove4100
    @honeylove4100 5 років тому +20

    Dad wixii kudhacay iyo kii kudhigay xalay dhali kahi dhabti waa Puntland
    Beenta mahan nasaboow afkaga canoo lagu qabey
    we love you Nimcan hilaac
    hadanahay reer Puntland😍😍😍🇸🇱🇸🇱🇸🇱
    Inta jecel Nimcan hilaac iyo Samaroon like tahayla dhafina big love from Galkcyo❤

  • @Xarago319
    @Xarago319 5 років тому +87

    Viva puntland boqortoyo 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚❤️💚

    • @Naxariiso
      @Naxariiso 5 років тому +5

      Viva...Dhulkii Udugoow.Dhulkii ilbaxnimada iyo barwaaqo sooranka somaaliyeed lahid taariiq facweene.Alllow inoo wada dhowr..Amiin ya allah...amiinta iyo 👍 saar...dhamaan Rer dhul Udugoow...👍 i saara

  • @aishashire2883
    @aishashire2883 5 років тому +56

    from Bosaso love dhul udug thanks deeyo

    • @deeyoo
      @deeyoo  5 років тому +2

      Adigaa mudan walaashey

    • @ayansaid2834
      @ayansaid2834 5 років тому +1

      Viva puntland ❤️❤️❤️❤️

  • @ramos1739
    @ramos1739 5 років тому +18

    Tnkz Nimcaanka poqortooyo puntland intii ku faraxsan heesta puntland loo qaaday liketa ha ila dhaafina👍👍👈💪

  • @qnsabna4039
    @qnsabna4039 5 років тому +14

    Meel loo dhan yhy🇸🇱
    Oo lagu dhan yahay🇸🇱
    Isdhexgalka bulshada 🇸🇱
    Dhabti wa puntland🇸🇱
    Ayyy axsan hees thanks our fanaan nagu qlia reer dhul udug like waa ku khasban yihiin ilma adeer💘♥️

  • @wanaagjecel9136
    @wanaagjecel9136 5 років тому +36

    Viva abtiyashay guulaysta dadkii layga beerow😍😍😍😍

  • @salaymanfarah6222
    @salaymanfarah6222 5 років тому +80

    Dhulkii uduga meeshii aan ka imi nasab buuxa nimcaan hilaac

  • @suleqa2149
    @suleqa2149 5 років тому +16

    Mashallah Tabarakallah Nucmaan Hilaac Alla yaa cisag....... Alloow Somali o dhan XALEY DHALEY ka dhig sida reer puntland 😍😍😍✌️✌️✌️✌️✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hamsesmart8010
    @hamsesmart8010 5 років тому +37

    heestan wan ka helay
    rer putland wan idin salmay
    inta calosha faw from somalilnd

  • @ugaaskacidda2415
    @ugaaskacidda2415 5 років тому +60

    Viva putland asal goba
    From galmudug

  • @anuushzain9497
    @anuushzain9497 5 років тому +22

    Axyaa hees dad wixii ku dhcy iyo kii ku dhigay xly dhalay ka ahi dhabtii waa Puntlnd runbdnaaa thnks nimcAn❤️❤️❤️❤️

    • @shariifyuusuf3010
      @shariifyuusuf3010 5 років тому +1

      Sxb wax firshay qoralka laga bixiyay wx intaa fahamay adan ku hayaa sxb an kula katamee gabolkee pln kasoo jedaa

    • @anuushzain9497
      @anuushzain9497 5 років тому +1

      Nugaal ayaan kaso jeda wllo Groe

  • @hamdihassan8500
    @hamdihassan8500 5 років тому +78

    Viv puntland l.am from gedo

    • @xaawocaweer1961
      @xaawocaweer1961 5 років тому

      Nin walba qumanihiisa qoorta ugu jira wllo sidaas okle ayuu qof walba ka aaminsan yahay dadkiisa kaligaa maha

    • @kigutlvcazbio2372
      @kigutlvcazbio2372 5 років тому

      ❤Gedo💜

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 5 років тому +15

    Nimcaan and our brothers and sisters from Awdal state of Somalia we salute you!
    You were always bedrock of Somalism and as I heard when I was growing up that the best “xidid” comes from that part of Somalia.

  • @inaahmed1428
    @inaahmed1428 5 років тому +5

    Adigo ay gabadh reer muqdisho
    Wale beenkuma sheegin puntland wa daad goob ah 👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 farxad abiib

  • @princesspuntland362
    @princesspuntland362 5 років тому +7

    Dad wixii ku dhacay io kii ku dhigay xalay dhalay ka ahi Dhabtii wAaa PUNTLAND😍😍
    Hees io bar iga dheh ar bal inta nimcaan hillaac jecel like igu qabo❤

  • @xarundiideise7175
    @xarundiideise7175 5 років тому +23

    Nimacaan hilaaca fanan qaran xaqisa reer puntlanad hala seeeyo. *nimcaan hilaac*

  • @mynoloshaydambmmynoloshayd507
    @mynoloshaydambmmynoloshayd507 5 років тому +68

    Wan iska jeclahay putland alla ha idin dhowree from hargaysa

  • @shairmungani7833
    @shairmungani7833 5 років тому +55

    Reer Puntland 🙏 Noolada Walaalayal

  • @elmiabdalle89
    @elmiabdalle89 5 років тому +48

    Wlaalaheen puntland
    Waan idin jecelnahay
    Thnks deeyoo

    • @deeyoo
      @deeyoo  5 років тому

      You welcome lill bro

    • @cabdullaahiismaaciil5708
      @cabdullaahiismaaciil5708 5 років тому

      Thanks Elmi ,
      we are all somalis “one family “ let’s keep it strong 💪

  • @fartadhuxuul5719
    @fartadhuxuul5719 5 років тому +4

    Nimaan Allah ha ku daayo wax ku dhiiba Alle kuma tuso inta Reer Puntland like ugu qabo from garoowe

  • @fartuunubax6825
    @fartuunubax6825 5 років тому +8

    Dad wixii kudhacay io kii kudhigay xalay dhalay ka ahi dhabtii waa puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 5 років тому +15

    Dhul udug puntland😍💖💕
    Nimcan hilaac tnxx mor fanankena😘ree Galkiod liket igu qabta

  • @asmanuura469
    @asmanuura469 5 років тому +19

    mhdsnid my fann qliya nimcn viv puntlnd😍😍

  • @faataaale
    @faataaale 5 років тому +13

    Viva Putland ❤️💗💗 i am from Muqdisho

  • @lloveyousomalia8933
    @lloveyousomalia8933 5 років тому +10

    Thank you nimcaan hilaac Miss you reer puntland

  • @johrofarah916
    @johrofarah916 5 років тому +2

    Ficnaan lahaydaa in reer somali ah ama qabiil uu xalay dhaley ka ahaan lahaa wixii somali dhex maray beenta jooji. Viva my meesha aanu somaliya ka degno.

  • @ibrahimmohamet7204
    @ibrahimmohamet7204 5 років тому +5

    my abtigy nice soon
    mama samarooh ah abbo mj ah

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 Рік тому +2

    Leged nimcaan hilaac inta reer buntuland ah ismuujiya

  • @yaslamissa7000
    @yaslamissa7000 5 років тому +4

    Meel loo dhan yahay, oo lagu dhan yahay.!!!!!.......nimcaan hillaac.!!!punt-land and punt-lander’s ❤️ you all the time.......!!!!!!!! What a wonderful singer.!?

    • @yaslamissa7000
      @yaslamissa7000 5 років тому

      I asked they kept up with the quiet side you have a lawyer so I’m over she put it in a bag on your bio got us got off mobile Alabama might want to shut the fuck up I like the light I’ll be quiet do I know you doll what is the OSHA standards

  • @shugriabdi8888
    @shugriabdi8888 5 років тому +7

    I love ❤️ puntland ❤️ dhul udug allahayow igeee ❤️❤️❤️💋💋

  • @nasraj9182
    @nasraj9182 5 років тому +11

    He’s a legend, he’s number 1 and he’s a real Somali. And of course we invite you to putland.

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 5 років тому +7

    *_Viva Puntland ❤ from Somaliland_*

  • @naimaosman5183
    @naimaosman5183 5 років тому +3

    Dhulkii udugee puntlandiyaa❤❤😘😘💋
    Meel loodhanyahay oo lagu dhanyahay👏👏👏dadkaygii Thanks Nimcaan ari Bowe.

  • @daljiradaljecel1471
    @daljiradaljecel1471 5 років тому +3

    Wan jecelahy puntland WA nasab noloshayda MA ilaabo gabadh reer punrland ah siday ibadbaadisay 1992 abaalkaas idilkiin bn idin hayaa

  • @mohamudjibril4731
    @mohamudjibril4731 5 років тому +3

    Gob Gob dhashay reer Puntland ❤️
    Dhamantiin qalbiga idinka salamay 👋🏼

  • @sirmedi9378
    @sirmedi9378 5 років тому +7

    Thanks nimcaan.. I'm From jubaland state.

  • @cawocuud8935
    @cawocuud8935 5 років тому +6

    Mel Lo dhanyahay Oo
    Loo Lagu dhanyahay
    Dhabti Waa Dhul udug
    From Qardho nd Bossaso❤❤❤

  • @AbdirahemSaeeddualeh
    @AbdirahemSaeeddualeh 5 років тому +63

    Buntlaan , noolaada oo samo ku noolaada, waa walaalkiin oo idin jecel, from, sanaag-somaliland.
    Walalo ayaynu nahayn

    • @shafeecoabdi9356
      @shafeecoabdi9356 5 років тому

      Waanu ka qabnaa wallo Somaliland hadanu dhalinta puntland😍😍😍

    • @habanewaikaa2448
      @habanewaikaa2448 5 років тому +3

      Adeero sanaag meshad sheegeyso ma ahee dib isugu noqo aragtida ha naga gadine bi fadlik!

    • @Naxariiso
      @Naxariiso 5 років тому

      Thank you walaal adna noloow Dariskeenoo Rer Ceergaabo mise waa ceel afwayn....hhhhh kaftamee

    • @Naxariiso
      @Naxariiso 5 років тому

      @@habanewaikaa2448 sax.gobonimo waa u dhalasho ina adeer

    • @xamdafaysal1200
      @xamdafaysal1200 5 років тому +3

      Wllo sanaag gormay noqtay Somaliland wa anig kuwii u dhasha ahay e l am puntlander ❤❤❤ dhiig u shubaa wadankyga

  • @agliaa1974
    @agliaa1974 5 років тому +2

    Maya Aniga From baydhabo Lkn Puntland Hooyadii Federalka Allow Xafid Fanaanka Qarniga Si Wacan Ayaan U Dhageestaa Heesaha Nimcaan Hilaac Taageero Dhab Ah U Ahay, ballantu waa baydhabo janaay

  • @mohabashiir8754
    @mohabashiir8754 5 років тому +7

    Gbr samroon wa in an gursada waxu waba gob

  • @munayasiinkay7711
    @munayasiinkay7711 5 років тому +9

    msha allh dhul udug meeshii aan ku bar baaray tolahi idin xiisay

  • @faysalhassanmahamud4551
    @faysalhassanmahamud4551 5 років тому +16

    Nimacan thanks .rageedii baad tahay

    • @khalafyare1260
      @khalafyare1260 5 років тому

      faysal Hassan mahamud faysal ader heestu maa sarbeb baa mise waa saxdii

  • @abyan1351
    @abyan1351 5 років тому +7

    Hilaacii hirgalay inta igu racsan like 👍💋👍

  • @a_qanisaxardiid1507
    @a_qanisaxardiid1507 5 років тому +1

    Wixi reer puntland ah like ha ila dhafinina gaar ahan reer qardho boqortooyo gurigeed qardho🇸🇱🇸🇱🤙🙏

  • @ahmedgurxan5068
    @ahmedgurxan5068 5 років тому +6

    Inteeban sugaynooo sadalinynay nimcaan hilaac king voices

  • @dalmardaahir4524
    @dalmardaahir4524 5 років тому +11

    Vivi puntland allow dhowor dhul udu📹👊👊✍✌✌

  • @caaliyaabdullahi1616
    @caaliyaabdullahi1616 5 років тому +8

    Waaw hees aan inaba caadi ahayn viva reer puntland

  • @Fatimabintuyasiin
    @Fatimabintuyasiin 20 днів тому

    Meel loo dhan yahy oo lagu dhan yahy is dhexgaleen bulshadu dhabti waa puntland 😢🇸🇱❤️🫶

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 5 років тому +11

    Puntland ❤ dhiiga iyo dhuuxa my dadkaygi boqortoyo🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @dalkanuursa7321
      @dalkanuursa7321 5 років тому +1

      💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💔💔💔💔❤❤💓💓💓🧡🧡🧡💜💜👄👄👄👄💖💖

  • @sahruujsaxardiid8065
    @sahruujsaxardiid8065 5 років тому +7

    Wwwww NIMCAAN wllo waxaad tahay wadani dhab ah allow naga xoree qabyaaladaan hadhaysay dadkeenii from somaliland

  • @yaslamissa7000
    @yaslamissa7000 5 років тому +1

    Nimcaan hilaac: boowe, you are the best of all. Boowe, you are above the top. Boowe, you are above all. Thank you and many thank’s indeed.!!!! And live for ever.!!!!!! We ❤️ you and we ❤️ your songs all the time.!!!!!!!!.........!!!!!!!!!!!!.noolow boowe for ever and live for ever.!!!!!

  • @koutoyemohamed4124
    @koutoyemohamed4124 5 років тому +3

    Puntland wan idin slamay wllyal Wa walahihiin ciyal xamar oo idin leh Horay u socda💪💪

  • @zlsports5427
    @zlsports5427 5 років тому +4

    Mazhallaah nimcan hilaac fanaanka kaliya an tagero from Bosaso

  • @hawamahad3776
    @hawamahad3776 5 років тому +1

    Dad wixi ku dhacay iyo kii ku dhigay xalay dhalay ka ahi dhabtii wa Puntland taasan ben ahay gobo nimada waa lo dhasha alow dhowr puntland

  • @marymacabdirxamndagancabdi1326
    @marymacabdirxamndagancabdi1326 3 роки тому +1

    Puntlnd nimacn gibteeeniii bowe gulyso💚💋💙💭

  • @bilanbarwaqo7957
    @bilanbarwaqo7957 4 роки тому +1

    👏🏻🙌🏻 dhul udug allahayow nabada u adkee wan jeclahay Puntland daadka kabeermay waye barwaqo aan dhaman Ilaah hakusooro ayaga iyo Somaliween o dhaan ❤️

  • @abdulazizkaamill4235
    @abdulazizkaamill4235 5 років тому +30

    Dhul puntland ka deg
    Dadna majeerten iska dhal ah ka ahow, 😍😍😍 haddii kale mad-madow allaa ku yaqaan.

    • @shakirismail2929
      @shakirismail2929 5 років тому

      Abdulaziz kaamill iskadhal ahow ama ha ahaan xaniyaha aabaha baa wadataa garashada miyaa xoga kuguyar.

    • @kigutlvcazbio2372
      @kigutlvcazbio2372 5 років тому +3

      Dhul puntland ka deg dadna rer puntland ka ahow saasa saxan wll

  • @sahramuse4650
    @sahramuse4650 5 років тому +2

    Masha Allah afkada caano lagu qabay fanaan qaali ah nucman hilac guul puntaland 😍😍😍❤❤❤

  • @nasrapuntish587
    @nasrapuntish587 5 років тому +9

    Nimcaan hilaac💔💔💔

  • @istahililwadsan2691
    @istahililwadsan2691 5 років тому +1

    Dhaqan soo jiren
    poqortoyo dheer dhalyo jecel xigtada❤❤❤❤ my dhigykah allow Nabada u adkeeh💙🗨💚

  • @saynabahmed4724
    @saynabahmed4724 5 років тому +3

    waad mahadsantahay wllo nimcan ilahay haku dhaawro dhul udug meshan kudhashay 😘😍

  • @najmahajji5108
    @najmahajji5108 3 роки тому +1

    Dad Wixi Ku dhacay Iyo Kii ku Dhigay Xalay Dhalay Ka ihi dhabtii Waa Putland💙⚪💚💪

  • @ummusuldan7474
    @ummusuldan7474 2 роки тому +2

    nasab hda maqasho wa aniga rer abti samron rer tol nh Mj❤😘💋💫

  • @Kumaaqaan
    @Kumaaqaan 3 роки тому +1

    Meel lagu dhanyahay waa puntland sanab somaliyeed asal soo jireen ah nolaada dadkaygow🇸🇱🇸🇴

  • @yussufmaalim2750
    @yussufmaalim2750 5 років тому +1

    rer Puntland nijeclahay tlh anigo ah dhaal Ogaden from Garissa

  • @hanadahmed4394
    @hanadahmed4394 5 років тому +2

    Fanan somaliye wiilkano kala ladhahadee hore usoco geesi nimcan hilac hilacii hirgalay

  • @farxiyacali5731
    @farxiyacali5731 2 роки тому

    Thnkis wllo nimcan hilca😘🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇴❤❤❤❤❤💋💋👑

  • @rayaanburhan5964
    @rayaanburhan5964 5 років тому +6

    Punrland Somali 💙💬💚💯

  • @BOSS1JAMA
    @BOSS1JAMA 5 років тому +1

    Thankz boqor nimcan nolow puntlandwa kusogysa ina mar so garti

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq4270 5 років тому +2

    Wow Boqorki codka oo u heesay puntland yasalam ❤️ nasibad ledihin Ree puntland sxbayal

  • @chelseafanschanell3161
    @chelseafanschanell3161 5 років тому +8

    Viva Dhul udug🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @qnnehal5242
    @qnnehal5242 5 років тому +1

    Masha Allah Allah ha sharfo nimcan hilaac fun qaliya
    thanks Puntland samo ku waar Aamiin 😘👌👍👑☜

  • @MohamedGargaarAbdi
    @MohamedGargaarAbdi 5 років тому +4

    Thanks a lot Mr songer nicmaan hillac

  • @parisabdirisak8941
    @parisabdirisak8941 5 років тому +1

    dad wixii ku dhacay iyo kii ku dhigay xalay dhalay ka ahi dhabtii waa puntland❤soomaalay puntland cafiska ka barta

  • @janat23m
    @janat23m Рік тому

    Thank you legend nimcaan hilaac fanaan iyo bar ❤❤❤❤❤ from puntland

  • @fatmahassan450
    @fatmahassan450 5 років тому +2

    viva puntland my land 💖💖💖💖i miss u💖💖💖💖

  • @yaslamissa7000
    @yaslamissa7000 5 років тому +1

    Allah yaa cizak nimcaan hillaac.!!!!!!thank you bro.!!!!!

  • @updishakuraarkaupdishakura9340
    @updishakuraarkaupdishakura9340 5 років тому +2

    2019/1/2 reer Puntland Bal like From Porame Al-samarooniYa

  • @fuadaden9083
    @fuadaden9083 5 років тому

    Dadki layga Beerow Salama Dhamn Umada Rer Puntland ❤️🙌 Sxp Nimcaan Thanks und Welcome Puntland Bosaso 😍

  • @xabiibyare6234
    @xabiibyare6234 5 років тому +1

    Wow dhiiga hadad tahay punlandes ah like igu qabo from qardho

  • @souljaman1866
    @souljaman1866 2 роки тому

    Dhabtii waa Puntland
    Dhoorre muxuu kafahmi karaa
    Dhab weyye Dhul udug Bartii Puntland ahayd is dhexgal Bulsho iyo Beelo Nabdoon ugu imow
    Viva Puntland Viva Somaliya
    Guul iyo Gobonimo Dadkeygii iyo Dalkaygii

  • @ubahfarah4511
    @ubahfarah4511 5 років тому +3

    maasha alaah runtii waa dhab nimcaan hanbalyo

  • @faadumohusssen4865
    @faadumohusssen4865 5 років тому +6

    nimcaan viva 👍

  • @Abshir252
    @Abshir252 4 роки тому +1

    Woooooooooooooow Amazing Song. Thank you Million times our beloved Fanaan.

  • @mohametabdulkadir1597
    @mohametabdulkadir1597 6 днів тому +1

    1st/ Aug/ 2024...
    Is Comming soon 🎉👏🇺🇿

  • @ayuubabdiqani7923
    @ayuubabdiqani7923 Рік тому +1

    Dad wixii kudhacay iyo kii kudhigay xalay dhalay kaahii dhabtii waa puntuland

  • @nagtawalan3824
    @nagtawalan3824 5 років тому +3

    Wowi puntland was dad jira meheri ismacil carab salax dad nasab ah

  • @lakijamac8678
    @lakijamac8678 5 років тому +1

    EshcallaaH hees iyo bar puntland Allah haku daayoH my dadkygiiH iyo dalkygiiiH

  • @abdwelidaud7129
    @abdwelidaud7129 3 роки тому

    Nimcaaan xilaaac iyo Cawale Aden wa 2boo wadaniyal ah Somali jeceyl

  • @boqoradapuntland9880
    @boqoradapuntland9880 3 роки тому

    Dhul udug puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @mumtaascraxman4587
    @mumtaascraxman4587 5 років тому +2

    Nimcaaan hilac fanaan somaliyed mu wadina inta igu rac san like isaaaar

  • @qalimoalim4531
    @qalimoalim4531 5 років тому +2

    viv buntland ilove you bunrland