Been Maaha anaa ka mida inta la dalbaday hadana darbi lagu dhaafay inta waliba ilmo looga tagey alx hada waxaan ilaahay calaf iigu daray mid iga dhaqay wixiiba ilaahay ha ii daayo🤲🤲🤲🤲
Waaw inaba caadi ma ahin heestan xaqiiq waa hees duruufta wadankeena taalo Hooyo mcn ama gabdhaheena ayaa meel walbo ku dhiban Fanaanadan waa number one ma kala dhahaan heesaheeda midna mida kale ka daran i love her wey u qalantaa bilad dahab waana jilaa she’s the best fanaanad Walaahi i ever see it well done sister ilaahay ha ku xifdiyo
Somali waxaa gu nacay comment goda inaa aqriyo like tuuksi ufff waliba waa lakladaran yahay qaraa nabiga scw gu soo qoraa meel hees lagu falan qeynaa oo tuugsaa war naka daya dadyohow like maxee taree
وربي انو هذه اكثر اغنية شفتها تعكس واقع حريمنا الصومالين سوء في البلد او حتى في الغربه المرأة الصومالية هي الي تدفع دم قلبها وتعبها عشان اهلها وعيالها 😞😞😞😞😞💔💔💔💔💔
woow sidaan u sugaayay lee heestaan Ck inuu reaction kasoo bixiyo Aabaha reactionka keep going brather heestaba mrkd reaction ka bixiso bey high noqotaa❤❤❤❤👌🙏🙏
Ck legend an reaction kisa ka dalin wa niinka kaliya an you tubeka ku jogno dhanka somalida waan ku tageera my brother cumar kirish hore usoco
Runta waa wlhi walal qofka kaliya oo reaction sidu yaahy uga hadala waa wlhi ck keep going 💪👍👍👍👍👍
@@adontialle673 ck wa legend ma isku racnay taas wll qli
@@ayanlemohammed8105 haa wallo halyeey lahubo wa Allah dayo ck
@@adontialle673 wlhi beenta ma ahan wa niinka markan murug sanahay an muruga iskaag celiyo marka wa sidaas abayo qli
@@adontialle673 ua-cam.com/video/aL-_5WF3jdM/v-deo.html
Heestan waa itabatay wlhi 😥
Najmo nashaad adbe ujishay wlhi 👸
Inta ka heshay Ani cml iso boqdaa hee like an idinka arko 🧕
Plz subscribe wlaha islamka ilahey dartiisa igu sara
@@somaliboy447 wan ku sary ane isar wll
@@somaliboy447 walaal ii saar aan ku saare
Heestan waa itabatay wlhi 😢 najmo nashaad adbe ujishay wlhi 👸 lnta ka heshay ani cml iso boqdaa hee like an idinka arko🙎♀️
Allow ragena noga yel kuwa wanagsan inagana naga yeel xasas adeca ragooda inshallah rabow na tus xaqa🤲yaa Allah
Walashey subscribe isar
Ragow gabdhaha unaxariista nin soomaali qaabdarnaa koley aniga nin soomali ema qabo xmd nin ee roon baan heesta lkn gabdhaha u naxariista ufff
Aamiin wllo🤲 🥺😪
@@amrjamila3210 abaayo wiilashena weynoo wanaagsan yihiin alx kuwo xune wey jiraan wiilashenana ilaahey hanoo xafido ayagoo kale lama helo
@@amrjamila3210 haa wllo waa wax dhintay dhinac walba nimanka somaliyeed
Aaaan kuwada salino nabigeena subaan Muhammed SCW SCW SCW 💕💞💞💓💗
Ck inta ila watada oo waqti walba lasocdo
100 like igarsiya alle dartis
SUBSCRIBE igu caawi wlloh
Legend ck
Azxabta wa idin wada sarey
Inta kufaraxday. Kenya 🇰🇪 iney iskaga baxday kiiska badeena somalia 🇸🇴 like ta. Kudhooba
SUBSCRIBE igu caawi wlloh
m.a wll🥰🥰🥰
Masha Allah 🥰
2
Beentan ma ahan waa xidigta sanadka ku darso waa inan isku kalson bilaa make-up diraceda ku hesin Masha Allah 🥰🥰🥰
Axasan.hes.qirale.ragen.alah.no.hagajiyo.wlshey.wey.ku.mahda.snthy.sigey.adigan.wn.ku.salamay
Best somali youtuber Ever❣️✌️king
Ayaantan nga caajisty niyow 🤔
SUBSCRIBE igu caawi wlloh
Inta ila aragtey inu uekaadey Gulleed simba masha alh guurka waalagu qurux badnaada ilaahow nin fcn nasii
Rag ban dulqadka heerin😪
Ragban xilahoda dojin😭
Ragba ubadkoda deyrshoo🥺
Dalaaqana sahal ku dhiba😰
Waryaa ckoow xaliimo gobaad oo hargaysa hees ka soo qaaday reaction kasoo bixi 2 asma love reaction kasoo
SUBSCRIBE igu caawi wlloh
Inta heestu zamaYan ku YelTaY ama kaa qirotaY😥😥 like haa sarTo
Inta wllkna ck jecel like ismuujiya
SUBSCRIBE igu caawi wlloh
@@iLkacaseofficiall1 uhh
Waan wata waligeey ck
@@nafisoabdi8151 maxaa karabtaa de
Najma nashaad way u qalanta wallhi waa geesiyad😥♥️I'm one of her supporters ♥️♥️👸
Waar odaygii masha Allah sowkan qurux batay wlee meel eey dumar jogaan uun bay ragna ku badhadheen ♥️♥️♥️♥️
Suldaan seeraar heesta aamina 12 daqiiqo taasaa kabadan ck bro
SUBSCRIBE igu caawi wlloh
Ck xagee nooga mashquulaysa pro ogayd inaan kusugayneeeeh 🤗🤗🤗🤗🤗😢😢🤗😢🤗😢😢🤗🤗😢
Bidarta hora asc taa dhaxda naclatula calaka
Hadad #HOOYO mcn jcshay allh cajaaibsana mamo oo dhib inala so martay🤰🤱🤰🤱🤰wlhi Najma hesahedu waqac jiray ka hdlaan🤱🤱🤱❤❤❤🤱🤰🤱🤰❤❤🤰🤰🤰🤰🤱🤱 cidkasto hooyo jecel
👇
#LIKE___👍❤👉___#IISAARl
rar zomaliland 💚🤍♥️ is mujiya
SUBSCRIBE igu caawi wlloh
Wllo najma nashad waa awladul caasima 😌😏
💙🤍💙❤️✌️
Asc wllky ck allah ubad baariya oo saciid ah haku siiyo🤲please kaso hadal abarta gobalka gedo hooyo iyo carur yaa oon iyo gaajo udhintay 😢😢😢wxn jareynaa in aad arki doontid farinteyda🤲rabbi haku xifdiyo
Rasulka alle igula saliya walayaal مخمد صلي الله عليه وسلم😍
Meel ka khayr badan oo ka sharaf badan oo nabiga ku xusto ma garan weyday😾
Scw scw scw
Scw
Been Maaha anaa ka mida inta la dalbaday hadana darbi lagu dhaafay inta waliba ilmo looga tagey alx hada waxaan ilaahay calaf iigu daray mid iga dhaqay wixiiba ilaahay ha ii daayo🤲🤲🤲🤲
Amiin sister
Aamin abaayo🤲🤲
Msh allah
Waaw inaba caadi ma ahin heestan xaqiiq waa hees duruufta wadankeena taalo Hooyo mcn ama gabdhaheena ayaa meel walbo ku dhiban Fanaanadan waa number one ma kala dhahaan heesaheeda midna mida kale ka daran i love her wey u qalantaa bilad dahab waana jilaa she’s the best fanaanad Walaahi i ever see it well done sister ilaahay ha ku xifdiyo
Inta og heesaha somalida ine ugu dheer yihin
Heesti xasan aadan samatar iyo
Heesti suldaan seerar guhaad
Like saas 😂
Haa lama gaaro ragaas
Ck gabadhaan haloo cimaamadeyo saxib.😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😮
Wow just wow amazing song and so touching and sad May Allah bless our women and children and May Allah guide the men
Inta sugeyse reaction ck is muujiya guys 🔥♥️
Ck family 🥰 ❤️
Nayahe adigu meeel walba maad joogta
Much respect for aware strong Somalia mums may Allah grant them highs jannas
Ck and dumo Alle haa idin xiftiyo Hanbalyo Alle haa isku kin barkeeyo waan idinka laa soo rage igu qaata Wllalyaal 🥰🥰🙏✋✋
ApdikariiN ali shaaH
Nimcaan hilaac
Ismaciil aarka ft haliimo gobaad
Reaction ka soo pixi shp
Hooyada somalidu waxay noogu jirtaa halkay biyihu nolosheena Ugu jiraaan😓❤
Somali waxaa gu nacay comment goda inaa aqriyo like tuuksi ufff waliba waa lakladaran yahay qaraa nabiga scw gu soo qoraa meel hees lagu falan qeynaa oo tuugsaa war naka daya dadyohow like maxee taree
Wiilkan Reer Banaadir waa nadiif oo faaladiisu way fiican tahay ,qalbi wanaagsan aya ku jira👍
Ck film and vlogs best UA-camrs in somali ilaahay iskaabulinimada haynaga saaro
SUBSCRIBE igu caawi wlloh qlli
@@somaliboy447 haye wll waankuusaaray
Cķ heesta xaliimo gobad iyo ismaiil aarka kasoo bixi REACTION
SUBSCRIBE igu caawi wlloh
King ck legend keep going
You are different other somali generation
Legend. Your reaction is so good
Cette chanson est vraiment emotional 😔😔🥺🥺😥😥😥king is always king keep going huno ck
I hope one day our man will
Understand the pain they caused😥
Ramadan waxaa ka haray 29maalin alxm hadaa ku faraxsan thy like 😏😏👆👆
Song of the year in the Really live
Inta ila aragtay mrkii #ck shaah loo keenay energetic noqday like saar
Ilahaw wax na jecel hanoo waayin Ameeen
Ck wlhi qalbi Fcnbad ledahay proh Reaction vani ah Hooyo waa beer war kuso yaca inta iga danbyzahy 💋💋💌
The best female musician in somalia no doubt bro🇸🇴🇸🇴 somali music to the world #Najma keep going I'm proud of you
Malin kasata maa lagu sheegi hargyza somliland ka naxoo nafta waa 💚♥️💭
maheli karnaa 1o qof oo janalkeena soo booqda from Eritrea 🇪🇷🇪🇷❤️🇸🇴🇸🇴🙏
SUBSCRIBE igu caawi wll
Woow Manch Allah ck qurux low uu noqday 😂😂
Ckyow brather waa ku wataaa si walbana waa ku wadan doonaaa laGen baa tahy😪😘😘😘
Wll mcn aragtidada farxax noo ah joogistadan kuqanacnaaa nolow nolow boqortooyo wll mcn❤❤🥰🥰
Odayga qoftisa cusub haku dirin 😂
@@maxamed7258 ha ku drin argtidad frxd no ah ku Lhaa😂😂😂
WaaW Najmo Nashad Runtii uqalanta Biqorada Sanadka ebilada wasidad ahegtay Ck Reactionka atkabixisay Adbe hesta umacenesa Legend👍👍👍🙏
Ck waligga Dumar haka ooyisiiinin ixtiraam oo wnaajii wayo aduunkii hada joogno dumarkeennu silic bay kunoolyihiin
Najma nashaad bilowgii sanadkaan ayaa la sii yay fanaanadii ugu dadaalka badney ee sanaskii hore
Am waiting u ar reaction bro keep going legend lama maha
وربي انو هذه اكثر اغنية شفتها تعكس واقع حريمنا الصومالين سوء في البلد او حتى في الغربه المرأة الصومالية هي الي تدفع دم قلبها وتعبها عشان اهلها وعيالها 😞😞😞😞😞💔💔💔💔💔
Very emotional 😢song 🎵,,,, ,
👌 keep going CK Bro
Ck dar ilahay ayaan ku tageera run ti hore usoco prother
yutubada hestan re action ka bixiyey wan dawaday waxa macnaha ay ka hadlayso si dhaba u fahmay waa CK wlahi keep going wllo
Miss u king ck father of reaction nolow💯💯💯
SUBSCRIBE igu caawi wlloh qlli
@@iLkacaseofficiall1 oky wll
@@iLkacaseofficiall1 ok bro
Wlh heestaan markaan arkay reaction kaaga sugaye ck legend guul iyo gobanimo insha allh inta ila mida like💟💟💟👑❤💗
SUBSCRIBE igu caawi wlloh
Masha Allaha Illahay haysukinbarakeyo isku waara CK iyo inanta xaaskisa ah ck inanta noodhowr adiguna dhawro.
Meshas dhuxusha iyo garoonka oo dhagaxaan leh 2013 ayaa igu danbeesay i miss wlhi wadankii from Deutschland
garoonkiii xawaadle
Garoonka xawadle i
First comment one love ck family🤴🏻🥰🙏
Heesta wan Zugaye lkn aan so dahe 🥺 🤴king Reaction Kama daalo 💖💖
Sual
Maku wediya king CK
Wan kuwataa wlhi lkn
Bro xaskda kabixi social media wlhi coz raag qaar xaskoda wee asturtan wlhi like dayah cml
Waa runteed abwankii sameyayna wuu mahadsanyahay rag baa dumarka sidaa u galay dayaca ugu wacan😏
Wlhi Heestan Wan Arkay 2daqiqO Xitaa Ma dawan Our Legendary Ck Sugaayay Reactionkesa Inan KudawadO the Legend💚 Came back As Early as possible♥️
Way ku guulaysatay Koobkii 2020
Insha allah waan rajaynaana 2021
Bidaar love weeye
Watching for king ck reduces stress level 🥰😍
Najma nashaad waa siiyay Bilada sanadka 2021 hadii cadalad jirto
Reaction saana loobixiyaa mse waa liskadhafaa
King ck boqorka reaction
C k waa nin naxaris badan wlhy inta ck family like dhac iigu siiya
Was waiting King CK reaction
Song of the year in the reality live allow dumarkena noo dhowr najmo nashaad fanaanad jirta keep going 🚶♀️🙏
Ck reaction kaaga waxaan jeclhy mesha ugu danbeeso markii qosol iyo qaraaxo laga soo tago waxaad u qirtaa qofka qiimahiisa iyo talentigiisa
I haven’t skip the video lil bit and the song hit different also I like how u making reactions of the video well done 👏🏻✔️
woow sidaan u sugaayay lee heestaan Ck inuu reaction kasoo bixiyo Aabaha reactionka keep going brather heestaba mrkd reaction ka bixiso bey high noqotaa❤❤❤❤👌🙏🙏
SUBSCRIBE igu caawi wlloh
Wlhi waan qiroday waa dhabta jita najma waa fanan jirta xaqiiqdi ck wllky horay u soco
Legend of the best reaction keep going ayaaan ku lee yahey
Fast to watch .wlh hestan wansugay runtiii
Sxb reactionkga muhim ii ah mesha jogtidba isku day ina update noqotid thnks legend
Ck legend👌💪 reaction kaaga ayaaba ka turjumaya wngaaga wll mcn illhy haku xafido🤲mr wlba qlbiga kaaga duceeya tageero qalbiyana kuu ahy🙋♀️
king ck🥰🥰cdowgaga u noolow legend
Waa heesta bisha absoulty Song❤️👌😱
SUBSCRIBE igu caawi wlloh
I love Somalia People Frome Indonesia 🇸🇴❤🇮🇩
Waxaaan ogahay qofwalbo inaaa maalintiisa sameyn karto xaqiiqatan ani ahan famligayga xita wee kudaawadan keep going bro 4life..
SUBSCRIBE igu caawi wlloh
Ck bidaaraha mawaalanyahay maxaw.karawa gabadha
Heesta ugu dheer waxa qaaday hasaan aadan samatar
Tan labaad waa suldaan seeraar 13 daqiiqo
This song it's not bro
Kow war orod hoyga fanka cidi heesi kumagadho xaqirada kabadate
@@rahmahussein6666 waxa ka hadleesid yka hadle bisinlow fudeed badanida 🙄🙄heesta ugu dheer mhn le ku dhahde mxa waye afi mesha Laa Aade
Waa wataa anigaba
Inta sugaysay reaction keda kuso celcesho wlhi hees Qiiro ah😥
yeees anaa usoo horeeyo
Ck top reactions brother ❤❤❤🔥🔥🔥🔥🤝
Masha allh wallhi caadi ma ahan
Team ck hestan markey so baxday ya u hordawaday
SUBSCRIBE igu caawi wlloh
Najma nashaad waa reer borama ✍️🎓weeyan👑
Wcs my king iladhashoow guuleyso best reacting
SUBSCRIBE igu caawi wlloh qlli
Inta igula qushucday muuqaalka ama reaction ka ck like ila taabta
Sidaan u sugayay waan daalay wllhi in aad heestan reaction kasoo bixiso🙏🥰❤
SUBSCRIBE igu caawi wlloh
Somali way waxaan idinka codsanayaa inaa pls SUBSCRIBE ii saara horta macaal ila soo eeg waxanu soo dhigno and share
Ck legend afkaa noo badalty bee 🤣
Hargiesa ayu daganaa dhowr sano..yuu ku gaban.
Wlee ninku wu igabanaa waa nin halisa😄
Heestaan waan daawaday hadana ck dartaa ayaan ugu ceshtay mustaf saleebaan darector buuxa
Hadii ad sugeyse Reactionki CK like saar
SUBSCRIBE igu caawi wlloh